Nabadoon Shamuuq "War Xawaadlow dowlad na kala dhexgasha meeshaas ma joogtee aan anagu tashano"

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 12

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 18 วันที่ผ่านมา +3

    soo dhiiba dadki sida xun udilay ciidanki qaranka si hawshu udhamaato abgaalow laakin intad dembilayasha gurada marsatan bad weli eedeyneysan xawaadle iyo dowlada

  • @salebanomar76
    @salebanomar76 18 วันที่ผ่านมา +3

    XASSAN SH WAZIIR TIKTOK SANBALOLSHE ETHOPIA IMARAD YAHUUD KENYA 🇰🇪 WAXAY GO AAN SADEN IN UMADA LEESKU LAAYO DAGAL SOKEYE 1991DII AYAA LONOQONAA XASSAN SHEIKH WUU KA DHABEYAY VILA FAMILY CALI GAAF VILA MORYAN BILILIQO QABRI BOOB DHUL BOOB LACAG BOOB

  • @faaysalluq7413
    @faaysalluq7413 18 วันที่ผ่านมา +2

    Nimankii wiilshaa xawadlee diilay si islamnimadaa ka foog ma heeysiin abgalow?

  • @AbdiaziizIsse-w5r
    @AbdiaziizIsse-w5r 18 วันที่ผ่านมา +1

    Xasan biiq gurigisi bey ku Soo noqoty

  • @theonlyman1405
    @theonlyman1405 18 วันที่ผ่านมา

    Abgalow cidanka ad dishay ma ahan xawadle oo gada wa cidan somali wa mantay Mel ay dagto oo mada somali ma jogaysan ma mare dontan wlhi abgalow mantay idenko madaxwayne ka ah ayad San samesay in adh laysan cidanke wadanka oo shaqaynayay abgalow somali waxay iden taqan in. Adtehen Al shabab to ayad tehen marka sad somali kama med tehen mantay magacen into jogo xassan sheikh wad Jo gaysan somaliya only

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 18 วันที่ผ่านมา +1

    ciidanki qaranka sixun ba loodilay wain dembilayaashi laso qabto tan labad oo khalada wain ciidan cadheysan shacabka lagusi dhex daayo taas wa khalad kale ee dowladu may xakameyso

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 18 วันที่ผ่านมา +1

    odayaashu wa runtode ciidanka gadooday halaga qabto waxba reebi maayan oo wax kasta cagtay marinayan ee dowladu wainay xakameyso oo lahadasho ciidankas inta dembilayaasha laso qabanayo

  • @warsameahmed4633
    @warsameahmed4633 18 วันที่ผ่านมา +1

    odagaan iyo kuwa la mid ah waa in la xiraa oo meel fog la geeyaa.

    • @sallabdull3048
      @sallabdull3048 18 วันที่ผ่านมา

      YAA XERI KARA HEE

    • @warsameahmed4633
      @warsameahmed4633 17 วันที่ผ่านมา

      @sallabdull3048
      haddaadan dowladnimada taageerin oo marka nin walaalkaa ahi xukunka hayo aad diido in aad la shaqeyso markii ina farmaajo yimaadana ama mid kale aad maydka dameeraha ku qaadatid soo guul darro abgaal u soo hoyotay maaha. xagee jiray odagaani markii dariiq walba la xorey oo xataa labadii madax weyne la dili rabay . malaha kabad baa kor saarnayd. Markii Madaxwayne Xassan sheekh ilaahay noo keeney in aad dowladnomo diido waa war dib layska warsan doono.waan ku kal soo nahay in dowladdu ay tilaabo ku haboon qaadi doonto kuwa dowlad diidka ah ee aan waxba garaneyn ee aad adigu kamid tahay.
      markii xeero iyo fandhaal kala dhacaana carari doona.

  • @MEl-t5i
    @MEl-t5i 18 วันที่ผ่านมา +1

    Shabaab iska cesha hadha oohinta iska joogiya😂