Maxaa Dila Soo jiidashada Naagaha?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น •

  • @drsomali19
    @drsomali19 2 ปีที่แล้ว +104

    Your podcasts have imensely helped me, I have changed a lot about my life now, I track my expenses, setting up a small business, building my skills and a lot more coming In Shaa Allah 🥰

    • @thedailyhero8966
      @thedailyhero8966 2 ปีที่แล้ว +6

      This is Incredible; Congratulations my guy, keep going!

    • @ibrahimshidane7920
      @ibrahimshidane7920 2 ปีที่แล้ว

      Good job bro keep going never stop

    • @Ohanzahj6
      @Ohanzahj6 2 ปีที่แล้ว +3

      Shaqo wacan Bro

    • @somalipill7408
      @somalipill7408 2 ปีที่แล้ว

      Amazing 👏🏾👏🏾👏🏾

    • @sadishabella8205
      @sadishabella8205 ปีที่แล้ว +1

      Zxp iso jawaab podcast maxo ula jeeda

  • @salahudinahmed5052
    @salahudinahmed5052 ปีที่แล้ว +52

    manta ayan ogaday Xaliye inusan ahayn Macalin Ardayda toosiyo sababto ah halmar lagama heeyo asago dhahayo war ilaahey halaga baqo war aakhiro jirto war qabri aya na sugayo just waxad aragta inu nagala hadlayo adunyo only awoowe aduunyo wax matarto ee Aakhirada Ilaahey hano wanajiyo insha Allah ☝☝

    • @deqowDahir
      @deqowDahir 11 หลายเดือนก่อน +6

      Wacdiga io is xuxuusinta Alle SWT waxa u joogo culimada soomaliyed tan xaliye waxu ladardarmaa Danyeerada 46:08

    • @alibarale1077
      @alibarale1077 9 หลายเดือนก่อน +3

      Dadka kala baro neefow Dr dhahaya ilaahay kabaq aakhiradiina kudadala waligaa ma,aragtay just cudur iyo sida loo daweeyo kahadlataa xaliyana waa sidoo kale adigu hadad umad wax usheegayso channel furo

    • @MohamethCusmaan
      @MohamethCusmaan 9 หลายเดือนก่อน

      Dr aan diin aqoon kaas dr maaha wofku wa inuu wax walpa diinta ku daro​@@alibarale1077

    • @cismaanxasan6555
      @cismaanxasan6555 7 หลายเดือนก่อน +1

      marba haddii laga wacyi geliyay siigada iyo naaga ceeriska iyo lacag dirista oo hoyadaa u baahneyd oo ad u dirto alle ka cabsida kuu dhiman oo lagaaga wacyi gelilahaa xay thy hadduu dugsiga ku anficin dhaqaaji sxb sawsaw

    • @Sheikhabaladka
      @Sheikhabaladka 7 หลายเดือนก่อน

      Legend allah ku sharfo lpx ❤

  • @xaliyeninculus6287
    @xaliyeninculus6287 ปีที่แล้ว +10

    One year ago awoowe still coming back here nd rewatching it. Big respect big up to you 🫡 🤝

  • @pan-africanism8344
    @pan-africanism8344 2 ปีที่แล้ว +22

    Its amazing topic actually we benefited more , thank you

  • @ismacillapasta138
    @ismacillapasta138 2 ปีที่แล้ว +21

    Legend wax badan ayaa ka faaiiday waad ku mahadsanthy waliba faaiidooyin fara badan ka faaiiday hada anigaba jaanis leeygu raadiyaa

  • @siciidgeedi9325
    @siciidgeedi9325 ปีที่แล้ว +9

    Thank you brother you give the best advice to every laba xiniyoodlayaal

  • @qarnicusub5339
    @qarnicusub5339 2 ปีที่แล้ว +8

    Ninka caqliga le ayaa kaa faaiidaysanaya Dr xaliye waa cashar qaali ah it's another level inspiration

  • @sheeylong9946
    @sheeylong9946 ปีที่แล้ว +13

    Cashirka wuxu uqalma $10k pure gold 🔥 thanks baba 🙏

  • @toosnaashomedia1539
    @toosnaashomedia1539 ปีที่แล้ว +8

    Waad I jiheeysay lpx waad na mahadsantahy .I.a waqtigaan waqtigisa inaa meel wanagsan aan ku haminaayo inaa jogaa rajeyna Inshaa Allah

  • @Farhan27723
    @Farhan27723 ปีที่แล้ว +35

    Xaliye waa iftiin u soo baxay dhalinyarada soomaaliyeed.
    Dhalinyaro arimahaan sameeya.
    1. Jooji Balwadaha xun-xun.
    2. Shaqeyso.
    3. Wax akhri.
    4. Caafimaadkaga kawarhay.
    5. Yaree dumarka badan 1 xabo sameyso.
    6. Ku dadaal style-kaaga.
    Xaliye waan taageeraa runtii.
    27/1/2023.

    • @MaxamedCabdiraxmaan10-sp4me
      @MaxamedCabdiraxmaan10-sp4me 7 หลายเดือนก่อน

      Sidoo kale sxb ani xitaa.wn taageeraa lakin saliga nabiga marna ma ilaawin scw scw scw scw scw scw 🤲🤲😘

    • @libanbariyoow8327
      @libanbariyoow8327 2 หลายเดือนก่อน

      Adoon waxba heesan ayaad qalbigana faqri kasii noqotay yaahuu

  • @Mohamedaliadam-gy2gw
    @Mohamedaliadam-gy2gw ปีที่แล้ว +3

    Haliye is the best man of somali men around the world. He talks the reality of this life according the circumstances of women's life any side. However I'm apologize for advanced to change our life so thanks our role model 🙏

  • @qarnicusub5339
    @qarnicusub5339 2 ปีที่แล้ว +7

    That's Wright Dr xaliye
    Mashallah khabiir Ku takhasusay xaliimooyinka ragga soomaalida baabiiyay
    Dr xaliye nooloow ragg badan baa isbedelay

  • @xaliyeyare6067
    @xaliyeyare6067 2 ปีที่แล้ว +8

    Lajin macali guleyso ilahay janada hakufeyo

  • @ahmedabdulahimahamud3272
    @ahmedabdulahimahamud3272 2 ปีที่แล้ว +6

    Mogadishu adban ku salamayaa macalin Xaliye

  • @MaxamednuurFiilow-ck9lq
    @MaxamednuurFiilow-ck9lq ปีที่แล้ว +3

    Thank you teacher I support you for ever

  • @ibrahimshidane7920
    @ibrahimshidane7920 2 ปีที่แล้ว +13

    astonishing show more to come Insha Allah big up Leggend xaliye

  • @adanmohamed7826
    @adanmohamed7826 2 ปีที่แล้ว +4

    Asc maclim xaliye wallahi caadi ma tihid ee sii wad caawinta cabdiqasara yasha aniga waxan ogahay rag oo u maxabuus ah nagaha wallahi run bad ka hadashey maclim sii wad howshan

  • @hogsade
    @hogsade 2 ปีที่แล้ว +5

    Mr. Xaliye labiskagu waa uu shidan yahaye sxb jar shaaribada mar kasta oo ay soo baxaan.

  • @ahmadnuur489
    @ahmadnuur489 2 ปีที่แล้ว +8

    Thanks teacher 👍👍

  • @Aadan_ciise
    @Aadan_ciise 7 หลายเดือนก่อน +2

    Awooowe xaliye wuxuu sheegaayo oodhan ha aaminin ,sababtoo ah ninka guur doonka waa layaaaanaa ,ee ragoow naaguhu unaxariista naxariistu waa muhiim❤❤❤❤🎉🎉

    • @saadaq__abdi_weli
      @saadaq__abdi_weli 7 หลายเดือนก่อน

      Dᴀᴀɴʏᴇᴇᴇʀ sɪɪɢᴏ ᴅɪsʜᴇʏ ʙᴀᴀ ᴛᴀʜᴀʏ ᴀᴡᴏᴡᴇ

    • @Buneeste
      @Buneeste 7 หลายเดือนก่อน

      ​@@saadaq__abdi_weliattttty hayeelin bro😅

    • @Aadan_ciise
      @Aadan_ciise 6 หลายเดือนก่อน

      Daanyeerada siigada dishay way is garanayaan,,,

    • @saadaq__abdi_weli
      @saadaq__abdi_weli 6 หลายเดือนก่อน

      @@Aadan_ciise Daanyeer nimada siigo kudheer kula yabi mayo

    • @abdallamohamed5794
      @abdallamohamed5794 4 หลายเดือนก่อน

      ​@@Aadan_ciisewll adiga daba orod naagaha adiga arki doone natiijada.

  • @abdirahmanhad
    @abdirahmanhad 2 ปีที่แล้ว +8

    xaliye necbaheey ba la isku shokansadaa macalin waad ika qoslisee dila danyeerka guy focus on your self inhance your self

  • @MM-hz3eb
    @MM-hz3eb 2 ปีที่แล้ว +7

    take care yourself first and then u can take someone else and space 👏🏽👏🏽👏🏽

  • @DhabLibaaxPodcast
    @DhabLibaaxPodcast 2 ปีที่แล้ว +30

    Every time Xaliye uploads, wadnahaa Xanuuna all the feminist 😅

    • @axmedadan9297
      @axmedadan9297 2 ปีที่แล้ว

      😂😂

    • @efoot-ball845
      @efoot-ball845 ปีที่แล้ว

      hhhhhhhhhhhhhhhh

    • @akdream5313
      @akdream5313 ปีที่แล้ว

      Szb shubooyinka Feminism waxba inagama gelin eee inagu aaynu Nolosheena Raganimo Dhisno Taasaa ina Hurane

  • @caafi-channel12
    @caafi-channel12 2 ปีที่แล้ว +7

    Macalin xaliye is badal farabadan ayaan kusameyay noloshayda intaan kusoo biray podcast igaaga mahad zanid baba xaliye

    • @kingbaazhe2705
      @kingbaazhe2705 2 ปีที่แล้ว +2

      Maclin sharaf baad leedahay

    • @drsomali19
      @drsomali19 2 ปีที่แล้ว +1

      imisaa lagu bixiyaa podcast sxp?

    • @Ohanzahj6
      @Ohanzahj6 2 ปีที่แล้ว +1

      @@drsomali19 Podcast lacag maahan Bro, Waxaad ka heli Apple podcast, Spotify ama Google podcast.
      Platforms oo dhan bad ka heli kartaa.

    • @Crka8282
      @Crka8282 2 ปีที่แล้ว +1

      @@Ohanzahj6 sidee wll

  • @faaraxmahamud8228
    @faaraxmahamud8228 ปีที่แล้ว +1

    Thank you so much Macalin xaliye.

  • @MohamedAhmed-bs1wd
    @MohamedAhmed-bs1wd ปีที่แล้ว +1

    Mohamed Ahmed Degen Lascanod Xaruntii Daraawiishta❤🐎 7:13

  • @CabdirahmaanfarhaanAbdi-rm5yh
    @CabdirahmaanfarhaanAbdi-rm5yh ปีที่แล้ว

    Wllhi macilka waxan kusoo biray dhamaadkii 2022 waxa badan baan Ka faiiday The best teacher👍😂

  • @SUHAYBJOKEF2021pk
    @SUHAYBJOKEF2021pk ปีที่แล้ว

    Macalin xaliye waad ku mhdznthy macalin ❤

  • @khadijasamanmohamed6999
    @khadijasamanmohamed6999 ปีที่แล้ว +2

    Dr. Haliye, you are doing a good job but stil we need you to look solutions for our innocent girls as we have many of them who need such wise counselling. Therefore we reinvent the somali culture and the community itself.

  • @AbdourahmanOmar-h6s
    @AbdourahmanOmar-h6s 6 หลายเดือนก่อน

    Keep going our legend❤❤

  • @MohamedAhmed-ql9eo
    @MohamedAhmed-ql9eo 2 ปีที่แล้ว +9

    Asc ustaad xaliye wax badan ayn is ka bedeley dhanka nolashad podcast audio ka Mar walbo wn dhageysta xaley aa iku danbeysey

  • @abdurahmanalimohamed7011
    @abdurahmanalimohamed7011 ปีที่แล้ว +3

    Soo jedin wanagsan xaliye lgend

  • @nuurcali9008
    @nuurcali9008 ปีที่แล้ว +1

    Macalin xaliye baramishka waxa ka dawaha Switzerland 🇨🇭 sxb xalimo isalantana wala ahy se wax yela lasagne wahestaye

  • @mohamedfarah1269
    @mohamedfarah1269 ปีที่แล้ว +9

    Macalin aniga shaxda waan fahamsanaa lkn cid kale lama wadaagi jirin😁
    Iska daay mid isbarasho noo socoto inaa waqti kudhumiyee… ee midan qabo dabsaar hadan uga baahdo hadey is micneyso si kasta u bahahanay Ok aan dhahaa thank you cml baryana majirto i😂
    Anigo ku xisabtamaya shaxda😁
    Taas waxey iga dhigtay inaan noqdo ninka loogu xiisaha iyo rabitaanka badan’yahay🥰🥰
    Lkn cabdi khasarayaashu ma fahamsana wlh sorry🥹🥹

    • @IbnukasimIbrahim-lu5vx
      @IbnukasimIbrahim-lu5vx ปีที่แล้ว

      Hadaad fahansaneyd shaxda mar hore maxaa noogu sheygi waaysay oo yuutuubka usoo fadhiisan weyday awow?

    • @SUHAYBJOKEF2021pk
      @SUHAYBJOKEF2021pk ปีที่แล้ว

      ​@@IbnukasimIbrahim-lu5vx😂😂😂

    • @SUHAYBJOKEF2021pk
      @SUHAYBJOKEF2021pk ปีที่แล้ว

      ​@@IbnukasimIbrahim-lu5vxbut you know pro 🤝

    • @saciidcabdi9251
      @saciidcabdi9251 หลายเดือนก่อน

      Taas maxaad ka shegeysaa libaax waqti xadarkaan latagan yhy ayaa dhaca socdaa siba just now benta waa xaraan xaliye kohor marag naag in liska Gadin waxa ibaray io in waxbo lasiinin wakan professor xaliye wye ok caadi ahow the best caoch absolutely amazing just iam feeling so well thanks teacher xaliye waa figead abo io hoyo kahelin waa shax farii ah ❤

  • @قدوسقدوس-ر5ي
    @قدوسقدوس-ر5ي 2 ปีที่แล้ว +4

    xaliye ustad dhabtii wad na dhiiro gelisey

  • @thedailyhero8966
    @thedailyhero8966 2 ปีที่แล้ว +7

    As usual W stream 👏🏾👏🏾👏🏾

  • @mohamedomarali5218
    @mohamedomarali5218 ปีที่แล้ว +4

    Wlhi bilaahi xaliye waxuu kashaqeynayaa mustaq balka somaliya naag iyo ninba lakiin taas naagaha ma oga markey shaafto wayaan naagaha daacad ayey noqonayaa naag walbana waxey ku dadaleysaa guur xalaal ah lakiin inta ey shaafto heleyso lagama yaabo iney guur deg deg gasho naagaha waxey u maleyaaan xaliye ayaga inuu. Ku taagan yahey marka sidaas ma ahan dan ayaa idinku jirta

  • @1shaafka703
    @1shaafka703 2 ปีที่แล้ว +4

    Sax weeye xaliye

  • @engmohamedisse8564
    @engmohamedisse8564 ปีที่แล้ว +7

    Hey lad you also need to talk about the effect and the destructive mindset of gold digging strategies uppermost in the head of 85% of today's females as that would be a very insightful information for most of the Somali dudes lagging way behind in the dating games. Thanks

  • @abdulazizadanahmed
    @abdulazizadanahmed ปีที่แล้ว +3

    Macalim xaliye Waxan kadawanahaya South sudan 🇸🇸

  • @sabircade4933
    @sabircade4933 2 ปีที่แล้ว +5

    Legend💯🦁

  • @hassanabtiile9347
    @hassanabtiile9347 2 ปีที่แล้ว +1

    Dr. Awoowe libaax baadatahay

  • @HodanMatan-q7b
    @HodanMatan-q7b 4 หลายเดือนก่อน

    Xaliye Ebiir ban ku Haya ee mxa Xal Ah😂

  • @elms1886
    @elms1886 10 หลายเดือนก่อน

    Thank you chief

  • @CabdallaMoha-zj4yu
    @CabdallaMoha-zj4yu ปีที่แล้ว

    The Best teacher

  • @MaxamedCabdiraxmaan10-sp4me
    @MaxamedCabdiraxmaan10-sp4me 7 หลายเดือนก่อน

    Asc macallin xaliye video kasta ad soo dhigto horre ayan ku dawanaya talooyin badana waad bixisaa rag badan ayaa is ilaalinayaan. sanadaxan dambe 2020.ilaa.2.24.t ah. Awood baad la soo baxdy Nio fiir naagahiina wey ku naceyn magacaga xita wey ku cararaayn 😅😅😅

  • @abdalarockstar915
    @abdalarockstar915 2 ปีที่แล้ว +7

    Go forward awoow

  • @maxamednuur4511
    @maxamednuur4511 ปีที่แล้ว +1

    Macalin waa mahadsantahay inbadan

  • @maxamadshire9653
    @maxamadshire9653 ปีที่แล้ว

    Macalin aad iyo aad isbadal weyn ayan helay m.a

  • @abdirahmanahmed1463
    @abdirahmanahmed1463 ปีที่แล้ว +1

    Xaliye, iso qabo bro

  • @KhalidCaato4
    @KhalidCaato4 ปีที่แล้ว +1

    Teacher ❤😊

  • @cabdifataxmnuoh1559
    @cabdifataxmnuoh1559 2 ปีที่แล้ว +12

    Asc dhalin yaro xaliye shekada uu ka hadlaya wa cashar hiil raaga
    Wana wax dhaba

  • @Abumix
    @Abumix ปีที่แล้ว +2

    Waan kuwataa Awoowe.

  • @lilmoh8631
    @lilmoh8631 2 ปีที่แล้ว +2

    Alle ya cisik 🎉

  • @liibaanaxmad4773
    @liibaanaxmad4773 2 ปีที่แล้ว +2

    Mageceygu waaliban mac xaliye waxagadawn soud afriga

  • @MohamedAhmed-en6yz
    @MohamedAhmed-en6yz 2 ปีที่แล้ว +2

    Kkkk xalayi ragbadan sxibo nahay ayaa wada u saxaday waan Ku wadanaa

  • @omaroomaar
    @omaroomaar 2 ปีที่แล้ว +1

    Saana karaba macalin xaliye

  • @habadomohamoud7870
    @habadomohamoud7870 ปีที่แล้ว +2

    Markus aqliyeeys oo lacag helo wax uu sheegayo isaga ayaa la yaabidoonaa nolosha allah kacabsi ayaa lagu dhisaa waligey aayad iyo xadiis midna maka maqasheen xataa Asc kumasoo galo Waan idin salaamay Awowe muslimiinta gacmaha isdhaafay jeceyl ayaa ka dhasha Waxaan oran karnaa ninkani Waa sadaqa maanic

  • @sharubmiyiroffice1425
    @sharubmiyiroffice1425 7 หลายเดือนก่อน +1

    macalin Yuotopkaga cawa ayaan soboqay hada ka hore waxaan kala socday dhannka facebookga

  • @maawyare933
    @maawyare933 9 หลายเดือนก่อน

    Macawiye hassan mohamed
    Nin daallan ayan ahay❤

  • @BSAKA-d8h
    @BSAKA-d8h 11 หลายเดือนก่อน

    The best of thecher🎉

  • @undssgarowe3898
    @undssgarowe3898 ปีที่แล้ว +2

    Xaliye. Why don't you tell me this tricks before I got dowrned to the sea.

  • @nuurabdullahi6074
    @nuurabdullahi6074 ปีที่แล้ว +3

    Side umbulas kulahaa legend

  • @habibtahirgardaran1463
    @habibtahirgardaran1463 3 วันที่ผ่านมา

    Asc sxb xaliye waxad ka dhawajisay somaliland iyo muqdisho In aad number ay deeqda ku soo diran aad u sameyneysid somalida kale maxad ugu tala gashay mise kuma jirno sida somalida ethiopia , djibouti iyo kenya

  • @kamaalmahamuud8238
    @kamaalmahamuud8238 ปีที่แล้ว

    tnks

  • @rubleaadan-oz9gz
    @rubleaadan-oz9gz ปีที่แล้ว +1

    Keep going pro 😮

  • @Abdihakim926-q5g
    @Abdihakim926-q5g 7 หลายเดือนก่อน

    salanta islaamka waa assalamu aleikum ,maahan waa idin salamay

  • @asiagalow39
    @asiagalow39 ปีที่แล้ว +3

    Waad ku faraxsanthy Howshan aad hayso

  • @QaaliClaahi-h3j
    @QaaliClaahi-h3j 7 หลายเดือนก่อน

    Macalin keep going

  • @Just2facts2
    @Just2facts2 ปีที่แล้ว +1

    Somali red pill community 🎉🎉

  • @abdiali8862
    @abdiali8862 ปีที่แล้ว +1

    Macalin xaliye isoqaboo nio awoowe

  • @ahmedhussienabdillahi7341
    @ahmedhussienabdillahi7341 ปีที่แล้ว +3

    WLHI XALIYE RUN BUU NOO SHEEGAY NAGAHA MA JECLO DABA CARARKA IO DHUUSO DHUUSADA WLHI NAGAHA CARELESS KA NOQO 😑 ALLA MXY IGU DHACDAY WANAG IO QARASH IO DABA CARAR ALLA MAXAAN KA DHAXLAY AFXUMO IO DHUUSO BDN AYAA ALLAH NAAGI WANAG MALAHAN

  • @AbdulhiBashirAbdule
    @AbdulhiBashirAbdule 11 หลายเดือนก่อน

    Barnamishka waxan ka dawana South Africa Pretoria

  • @CabdifataaxSiciidxuseen
    @CabdifataaxSiciidxuseen ปีที่แล้ว

    Hargeysa kasoo dawanaya ❤

  • @muscabfaras8027
    @muscabfaras8027 2 ปีที่แล้ว +4

    Wisdom✌✌

  • @peyazahassan2303
    @peyazahassan2303 2 ปีที่แล้ว +3

    EVC PLUS niyahow waxaa loosamayn number margent oo adne kala soconkartid lacagta kusso dhacday numbers kaaas xaga online ah website si qof ka haayo aad ugu kalsoonaato

  • @efoot-ball845
    @efoot-ball845 ปีที่แล้ว +2

    xaliiye the lengd

  • @somalipill7408
    @somalipill7408 2 ปีที่แล้ว +3

    Let’s GOOOO!!!

  • @AXMATO_
    @AXMATO_ 2 ปีที่แล้ว +1

    Wan dhawahey bro Wxan Ka dawanayaa hargreisa Somaliland

  • @cismaanxasan6555
    @cismaanxasan6555 7 หลายเดือนก่อน

    alxaqiiiqa ustaad

  • @AbaaxJamaal
    @AbaaxJamaal 5 หลายเดือนก่อน

    Xaliye xafidahulaaah

  • @xildiid6708
    @xildiid6708 2 ปีที่แล้ว +2

    sxb naago badana godkoda biyo ugu sogaley abdi Khasaare dambe majiri doono

  • @amalabdisamed8523
    @amalabdisamed8523 ปีที่แล้ว +2

    Abdikhashare waxan ku nacay waa Manipulation miidhan, only faan bay kaga dhagtay,be you waryaa xaliye howl fiican buu idiin hayaa wax ka barta,raga somaliyed abdikhashare ku badan ku qasbaya oo gentleman ahayn,daal bay nagu dileen,war ragow be you,just be you,qofkii ku raba in aad qanciso uma baahna, waxasi shaqsiyadooda dilaystaa, Gym aad caloosha Iska rid,dhar fiican iibso,isqurxi just do for yourself ragow.

  • @CabdiIbrahim-qz2dx
    @CabdiIbrahim-qz2dx 11 หลายเดือนก่อน

    Dr xaliye salan sare🫡🫡🫡💯👍👀

  • @aminayussuf7042
    @aminayussuf7042 2 ปีที่แล้ว +3

    Nagaha maxaa kugudiray, Danyeraada halaiskaa dhuuqee. However it's true what you are saying l think.

  • @xaliyeyare6067
    @xaliyeyare6067 2 ปีที่แล้ว +2

    Macalin waxaa badashay nolosheydi odhan guleyso

  • @maxamedxasan6398
    @maxamedxasan6398 ปีที่แล้ว

    Maxamed xadan degan moqdisho

  • @xaliyeyare6067
    @xaliyeyare6067 2 ปีที่แล้ว +3

    Takiyu macalin guleyo

  • @taclimtechnology
    @taclimtechnology 3 หลายเดือนก่อน

    Macalin ma anaad isheegaysa tolow😂 walahi waa qosley😂

  • @abdullahijama9171
    @abdullahijama9171 ปีที่แล้ว

    Asck ustaad xaliye good lucky

  • @MustafaAhmed-cb4hq
    @MustafaAhmed-cb4hq 7 หลายเดือนก่อน

    Nin lacag rabo oo saan u hadlaayo maxaa waaye, isjilci sxb waxaa rabto lacag waye, like iyo share ma ehee

  • @bilanahmed5816
    @bilanahmed5816 ปีที่แล้ว +1

    Alah ileen ujeedadu waxay ahayd dumarka lacagta ka jara oo aniga isiiya miyaa arinku ceebadanaa

    • @Ayuubliiban
      @Ayuubliiban 2 หลายเดือนก่อน

      Waxaas waxaa fahmi karto ee orod soo xaar

  • @cabdifitaah-jd5jm
    @cabdifitaah-jd5jm ปีที่แล้ว

    Wn ku salaamy maclin

  • @jamaamal5573
    @jamaamal5573 ปีที่แล้ว

    balaayad awow u noqotaaye waxan yaa media soo gashay yakh 😊😊😊

    • @abdallamohamed5794
      @abdallamohamed5794 4 หลายเดือนก่อน

      Amal meqa lacag kusoo dira awoowe

  • @yasinhaji1806
    @yasinhaji1806 2 ปีที่แล้ว +2

    Legend

  • @leeyloladan4705
    @leeyloladan4705 ปีที่แล้ว +1

    wax kale

  • @nugaal7690
    @nugaal7690 ปีที่แล้ว

    Wlhi waa run

  • @HamdiVlogs238
    @HamdiVlogs238 ปีที่แล้ว +3

    Ninkan raga runtiu u shega 😂😂

  • @abdikarimabdulle8015
    @abdikarimabdulle8015 ปีที่แล้ว

    Walaal xaliye wali kaamaanan maqal illaahay,maxaa dhacay

  • @XasanCali-g3k
    @XasanCali-g3k ปีที่แล้ว +1

    Xasan Ali