PRANK || WALIGAA NINKAAGA OO OGEYN HOTEL HA KIREYSAN....

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 699

  • @amazinganimalsvideos3097
    @amazinganimalsvideos3097 3 ปีที่แล้ว +445

    yaa u xiisay Prankigii Atarisho badiyo iyo nuuradiin KL ismuujiya

  • @marwodagan2271
    @marwodagan2271 3 ปีที่แล้ว +207

    Atarisho waa naag qurux udhalatey lakiin way xanunsantahay wayna ka maquutaa atarishada in ay xunun darani kudhacay fadlan markaa iskadhafaa way folxumatahay iyo sidan ayey noqtey maxaaidin kagaly ,kadaranka odyga haday pranka kusamaysy maxaa idin ka galay

    • @cadaarcabdirisaq5326
      @cadaarcabdirisaq5326 3 ปีที่แล้ว +1

      yaab adaba xanun iyo balayo sheg soqoraye maxa umad kale wax ukushege

  • @camaarapdalla3548
    @camaarapdalla3548 3 ปีที่แล้ว +405

    Kusali nabi Mohamed scw scw 💕💕💕💕💕💕

    • @zuhuurabdirashid5376
      @zuhuurabdirashid5376 3 ปีที่แล้ว +1

      Scw scw scw scw scw scw scw

    • @amina8948
      @amina8948 3 ปีที่แล้ว +2

      Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw 🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋

    • @sucaadnuur8
      @sucaadnuur8 3 ปีที่แล้ว +1

      Scw scw scw

    • @kingabdala8730
      @kingabdala8730 3 ปีที่แล้ว

      Scw scw scw scw scw scw

    • @ruqiyohaji4454
      @ruqiyohaji4454 3 ปีที่แล้ว

      Scw scw scw

  • @fatuushdahir2426
    @fatuushdahir2426 3 ปีที่แล้ว +466

    Inta war jcli uso carartey Marke prank maqashay👍😂

  • @Hanna44_Hoodo
    @Hanna44_Hoodo 3 ปีที่แล้ว +145

    Gurigiinu yuusan prank dartiis u dumin iska jiro dhalinyarooy! Shaydanku yuunan idin qurxin waxan quruxba laheyn isku wara ❤😊

    • @rodayusuf865
      @rodayusuf865 3 ปีที่แล้ว +10

      Miskiin ba thy qali waxn walisla ogyhy prank waka bariiska laga samynayo🤣🤣🤣🤣

    • @deqomohamudahmed2418
      @deqomohamudahmed2418 3 ปีที่แล้ว +1

      @@rodayusuf865 haaah sis wala xanaaqi lhaa

    • @marianali9559
      @marianali9559 3 ปีที่แล้ว +2

      Prank ha isku furina

  • @munahmohamett1747
    @munahmohamett1747 3 ปีที่แล้ว +313

    Atriisho prank funny keep going ziz🥰💞

  • @zuhuurabdirashid5376
    @zuhuurabdirashid5376 3 ปีที่แล้ว +96

    Fadumina Abaayo maxaa ku helay ma xanunsan tahay misa Awlaad ayaa caloosha ku galay Rabi nabad Ha kugu kala keeno mcnto

  • @maaidamaanka6229
    @maaidamaanka6229 3 ปีที่แล้ว +298

    Inta prank maqashey so carartey love isaar

  • @salahsahal9259
    @salahsahal9259 3 ปีที่แล้ว +51

    Atirisha badiyo waa qof qalbi wanagasan masha Allah illahaye haa ku barkeeyo amin

    • @fadnachannel4664
      @fadnachannel4664 3 ปีที่แล้ว +2

      wl fadlan subscribe ii saar khayr allah kusiiyo wlle

  • @mohammedsaid2850
    @mohammedsaid2850 3 ปีที่แล้ว +23

    SHURI YAKO Inta Ila Maqashay Liketa Haila Dhafina

  • @faizaelmoy4970
    @faizaelmoy4970 3 ปีที่แล้ว +10

    Kusali nabii Mohammed scw scw

  • @cadeycadey2892
    @cadeycadey2892 3 ปีที่แล้ว +67

    Abaayo waxan ma fiicna waxan qoyskaaga ayuu duminaa plz😢😢😢iska dhaaf

  • @koofiyadofficial1808
    @koofiyadofficial1808 3 ปีที่แล้ว +262

    INTA ATARISHO ILA ARAGTA INAY UUR LEEDAHAY LIKE SAAR
    👇

    • @amalkaaba3178
      @amalkaaba3178 3 ปีที่แล้ว +2

      Xisho nacdyow

    • @hibomohamed1462
      @hibomohamed1462 3 ปีที่แล้ว +3

      Akhas waxsba nin isku shegaya

    • @mohakaabe2937
      @mohakaabe2937 3 ปีที่แล้ว +1

      Wllo biyaha sificn ucab markaad uur yelato ogane in ay atrisho baadiyo biyo cabtey 😁

    • @anisoabdillahi4065
      @anisoabdillahi4065 3 ปีที่แล้ว

      Oo xaa galay mrka

    • @koofiyadofficial1808
      @koofiyadofficial1808 3 ปีที่แล้ว +3

      RAALI GALIN KABIXINAYA HADALKAAS HADAY MACQUUL TAHAY MEEL XUN WAX KAFIIRIYAY HALA IGA RAALI AHAADO🙏

  • @hindaothman7758
    @hindaothman7758 3 ปีที่แล้ว +84

    Wlhi blhi atariisho ayadoo uur walipa dhali rabto kuriyooday 🥰💯 illahow rumee riyadaas

    • @ayanhassan8225
      @ayanhassan8225 3 ปีที่แล้ว +2

      Gabdhana 4 unuga u joogto maxa mida ka kowda ma ahan

    • @fadnachannel4664
      @fadnachannel4664 3 ปีที่แล้ว

      wl fadlan subscribe ii saar khayr allah kusiiyo wll

    • @fadnachannel4664
      @fadnachannel4664 3 ปีที่แล้ว

      @@ayanhassan8225 wl fadlan subscribe ii saar khayr allah kusiiyo

    • @ayanhassan8225
      @ayanhassan8225 3 ปีที่แล้ว

      @@fadnachannel4664 ok

    • @xamdacisman8941
      @xamdacisman8941 3 ปีที่แล้ว +1

      Amiiiiiiin amiiiiiin rabi hawrumeeyo oo awlad bariyiina haku arsoooqo oo aduun iyo aakhiraba anfacda

  • @ibrahimabdirizak9274
    @ibrahimabdirizak9274 3 ปีที่แล้ว +37

    Abyo prank iska dayo wayo adiga ayaa nixi karo nurdi ayaa nixi karo marka sika dayo family farxadisa uma roona wan idin salamay

  • @dhuuboqurux639
    @dhuuboqurux639 3 ปีที่แล้ว +85

    Prank wa laisla ogyhy😂😂

  • @najmanituu7749
    @najmanituu7749 3 ปีที่แล้ว +39

    Ilahay Amarkii prank markan maqlo baxsad🏃‍♀️🏃‍♀️🤣

    • @fadnachannel4664
      @fadnachannel4664 3 ปีที่แล้ว +1

      wl fadlan subscribe ii saar khayr allah kusiiyo wll

  • @shukriabdi6470
    @shukriabdi6470 3 ปีที่แล้ว +14

    ku sali xabiibkeena maxamed scw❤

  • @naimaali1494
    @naimaali1494 3 ปีที่แล้ว +5

    Alaa daacad aa iga qoslisay atariisho😂😂 "hotel aa joogaa"nurdin "Maxa kasameenesaa. Atariisho "shir aa kujiraa"😂😂

  • @iqlaasabdu1116
    @iqlaasabdu1116 3 ปีที่แล้ว +156

    Fadumiin waad isba dashey waa nacadudey in dii ila ark gar deey leek isar🙄

    • @ifraahdagan2897
      @ifraahdagan2897 3 ปีที่แล้ว +1

      Haa wlhi aad io aad😪😔

    • @khayrhesho4463
      @khayrhesho4463 3 ปีที่แล้ว +5

      Nacadudey wamaxay ? Hhh waligay ma maqal

    • @shamzdinmohamud6616
      @shamzdinmohamud6616 3 ปีที่แล้ว +5

      @@khayrhesho4463 anaaba yaabane ma ila yaabtay mana maqal amba😁😁😁

    • @sihaamabuukar4930
      @sihaamabuukar4930 3 ปีที่แล้ว

      @@khayrhesho4463 waad cayishe cml

    • @khadarwadani6289
      @khadarwadani6289 3 ปีที่แล้ว +2

      War afsomaligan i bara😅

  • @bubuqurux4672
    @bubuqurux4672 3 ปีที่แล้ว +34

    Waar nuuradiin iyo saxaaaf marka prnk lagu sameeyo weji mlhn dawecd eber lkn se wax u qasayaaan ayaga

    • @fadnachannel4664
      @fadnachannel4664 3 ปีที่แล้ว +1

      wl fadlan subscribe ii saar khayr allah kusiiyo wllo

    • @zahraashhajji6252
      @zahraashhajji6252 3 ปีที่แล้ว +4

      Ma ila argty horta,😂🤣 siiba saxaf in libin ama guul laga helo majeclo

    • @sophiaahmedomar1059
      @sophiaahmedomar1059 3 ปีที่แล้ว

      Iska jeclahay mrka nuuradiin prank lgu sameynayo idinku wataa asxpy

  • @sumeyasumeya6186
    @sumeyasumeya6186 3 ปีที่แล้ว +31

    Sorry wllakey waiskcdi😂🤞💓❤️

  • @umuahzab1357
    @umuahzab1357 3 ปีที่แล้ว +57

    Asc inta iga danbysa 👂👂🦻 prank jacayl

    • @Worldnewertv
      @Worldnewertv 3 ปีที่แล้ว

      wlll iisaar subscribe Iyo Adoo raaliya

  • @haniboqorto9410
    @haniboqorto9410 3 ปีที่แล้ว +51

    3k igarsiya Somaliyey 🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️📌

  • @blackbinkfangirl3768
    @blackbinkfangirl3768 3 ปีที่แล้ว +35

    Atariisho badiyo abaayo wan ku tagera qofki ugu horeye oo ku vedio gan sawanoya ahy like dhac iigu sii 😘😘

  • @kaahaahmed6778
    @kaahaahmed6778 3 ปีที่แล้ว +31

    Kkkkk atariisho wxd la maqneed ma yara tnx

  • @hodancabas6237
    @hodancabas6237 3 ปีที่แล้ว +49

    Ninka ciyarta kadhaaf🙏😀

  • @maxamudcisman1280
    @maxamudcisman1280 3 ปีที่แล้ว +26

    Ninkaa fakaraaya saalooma galo abaayo ee inkaartiisu yay kugu dhicin ragu inkaar bay leeyeheen

    • @umuaniizacollections7020
      @umuaniizacollections7020 3 ปีที่แล้ว +2

      inkaarta wamaxay abayo waxwalbo waakalsooni nin xaaskiisa saan ugashakinayo kwrn nin adoo meel aadey sidaan kulahadlayo

    • @nadiachennal3203
      @nadiachennal3203 3 ปีที่แล้ว +1

      🤣🤣🤣🤣🤣 inkaar

  • @Ramlaruun347
    @Ramlaruun347 3 ปีที่แล้ว +16

    Idin xizay runtii l.ntii nolo ma jirto🔥😍😍🥺🥺

  • @samiraabdi3534
    @samiraabdi3534 3 ปีที่แล้ว +25

    Mash Allaaaaaaaaah atiitisho badiyo io nuuradiin kl
    Farxda kunolada dadkygiii💙🇸🇴❤🥰

  • @daahirmb
    @daahirmb 3 ปีที่แล้ว +17

    Fadlan booqo janalkeyga asigoo mahadsan wl ilahay dartiis

  • @monaabdilahi8030
    @monaabdilahi8030 3 ปีที่แล้ว +30

    Kalsoonidu waa muhiim 😙

    • @fadnachannel4664
      @fadnachannel4664 3 ปีที่แล้ว

      wl fadlan subscribe ii saar khayr allah kusiiyo wllo

  • @hibaqadan5726
    @hibaqadan5726 3 ปีที่แล้ว +18

    3:40 faduumina reysaal wazaara ma thy kulaha🤭😂😂😂😂😂 favourite couples 💗NF💗

  • @naimoabukar7635
    @naimoabukar7635 3 ปีที่แล้ว +32

    Anoo og prank yada ine been yihin ayan hadana ruwayad cml udaawada

    • @fadnachannel4664
      @fadnachannel4664 3 ปีที่แล้ว +1

      wl fadlan subscribe ii saar khayr allah kusiiyo wllo

  • @badriyoabdirishid2357
    @badriyoabdirishid2357 3 ปีที่แล้ว +33

    Anaaa naxay bisinka kn camal mardanbe hzameen 👍🙏💖💥❤️

  • @rahmomohamed9760
    @rahmomohamed9760 3 ปีที่แล้ว +40

    atariisho prankiyadan is kada halis kuu yihiin

  • @asliali5685
    @asliali5685 3 ปีที่แล้ว +23

    🤩🤩🤩🤩❤❤❤❤❤❤❤❤fadumo qalanjo maaashaa Allah ❤❤❤

  • @kinneyabdinoor2736
    @kinneyabdinoor2736 3 ปีที่แล้ว +22

    Comment ana ugu horeya 😂😂😂waithin salama Somali Mohammed 😘

  • @cawofani186
    @cawofani186 3 ปีที่แล้ว +107

    ana uhoreye manta liketa halysaro

  • @isackqamis1109
    @isackqamis1109 3 ปีที่แล้ว +6

    Raisul wazaare maa tahy inti maqashey 🥰🥰🥰🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @habooncabdi2614
    @habooncabdi2614 3 ปีที่แล้ว +8

    Atiisho Fadumo ka daaa brank Nuradiin ka daaa plz qali😥

  • @xafsomuqtaar5623
    @xafsomuqtaar5623 3 ปีที่แล้ว +9

    Prank Iska Daa Apaayo Kalsoonida Ayaa Sii Nusqaameyso Wlh Mana U Fcno Noloshiina

  • @somaligirl3047
    @somaligirl3047 3 ปีที่แล้ว +2

    Atarisho badiyo iska daya waxa yabahaa aan qalbiga uu fcnen dad isku quruxbadan tahin masha allah lkn iska daya iska naxinta

  • @yasmeinabdallaa9827
    @yasmeinabdallaa9827 3 ปีที่แล้ว +15

    Keep goin faadumina cadeey waaku jeclhy

  • @cabdisalaamyacquubyare8989
    @cabdisalaamyacquubyare8989 3 ปีที่แล้ว +5

    Nurrdiin Wlhi Ani Cml Waaye Keep Going legend

  • @naimaismail7266
    @naimaismail7266 3 ปีที่แล้ว +37

    Inta aragtay nuradin inuu masersan tahay

  • @farxiyofiska3747
    @farxiyofiska3747 3 ปีที่แล้ว +17

    Atariishada maxa miyeey xanuunsatay ani mudo igu danbaysay iyaado qurux badan ogaa lkn hada xanuuna ka muuqda

    • @fadnachannel4664
      @fadnachannel4664 3 ปีที่แล้ว +1

      wl fadlan subscribe ii saar khayr allah kusiiyo wl

    • @ikraamqaali8785
      @ikraamqaali8785 3 ปีที่แล้ว

      Haa saa waaye lkn waxaa urajeynaa in uu yahy xanuun qeer qabo ilaahy na ha uadkeyo insh allh

  • @ramlakorean9161
    @ramlakorean9161 3 ปีที่แล้ว +3

    👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻 best youtubers walahi sis keep going your real 😂😹😹😹 netflix adiga prankiga ayaa kafican 😹😂😂

  • @sacdiyojaxaf7352
    @sacdiyojaxaf7352 3 ปีที่แล้ว +65

    Nurdin io Fadumina prank real ah baan ku jeclahay

    • @najmocadey2630
      @najmocadey2630 3 ปีที่แล้ว +2

      Real mahan we isla ogyihin se hawada uga maqan yihin hal mare wexe isla ogyihin no so galinayan ani waba nacay sa u jeclay kuwan

    • @sacdiyojaxaf7352
      @sacdiyojaxaf7352 3 ปีที่แล้ว +1

      @@najmocadey2630 dookhaaga baad ka hadashay wlly

    • @salmadahir4390
      @salmadahir4390 3 ปีที่แล้ว

      @@najmocadey2630 aniga ahaanteeda waan wataa lamaanahaan

    • @faygestageysta8213
      @faygestageysta8213 3 ปีที่แล้ว

      inuu been yahay waxaad ku agoonee fiiriya daqiiqada 8:03 illaa 8:08

    • @najmocadey2630
      @najmocadey2630 3 ปีที่แล้ว

      @@faygestageysta8213 oo ya ku yiri waa run waa ben socoto wll wexe isla og yihin weye intan firsady istaqfurulah 😜

  • @wizer1594
    @wizer1594 3 ปีที่แล้ว +11

    Welcome back legends best couple how I miss you😔😔😊😍

  • @zapnadiadduunka3772
    @zapnadiadduunka3772 3 ปีที่แล้ว +23

    Fadumina Waad Catowday ruuntii Maxa ku helay abyo😥😥

    • @fadnachannel4664
      @fadnachannel4664 3 ปีที่แล้ว

      wl fadlan subscribe ii saar khayr allah kusiiyo wllo

  • @drsiqriina5794
    @drsiqriina5794 3 ปีที่แล้ว +2

    yaa uxiisay brnkigii atariisho baadiyo iyo kl nuurdiin nio wxs hayeelin soo aarso team nuurdiin is muujiya

  • @najmoomar2573
    @najmoomar2573 3 ปีที่แล้ว +2

    Wllhy waa iga waano prnkyada sana iska daaya waxaan jecelnahay farxadiina adikana farxadeyna ayaa u samenesaan marka wada jirkiinaa jcelnehee iska daaya waxa dhexdina unkeenayo niyad jabka guul wllo🙏🙏❤❤

  • @mehranm7130
    @mehranm7130 3 ปีที่แล้ว +11

    Intii ila aragtay nurdin kl prank in lagu sameyay like sara

  • @Fariihahaashi
    @Fariihahaashi 3 ปีที่แล้ว +10

    Masha allaah my family imiss you welcome back❤❤❤💯🥰🥰🥰

    • @fadnachannel4664
      @fadnachannel4664 3 ปีที่แล้ว +2

      wl fadlan subscribe ii saar khayr allah kusiiyo wll

    • @Fariihahaashi
      @Fariihahaashi 3 ปีที่แล้ว

      @@fadnachannel4664 adigana iisar ana wakusaara wll

  • @yameniboy9606
    @yameniboy9606 3 ปีที่แล้ว +4

    prank waa la isla ogyahay 😂😂

  • @nashaadmanka201
    @nashaadmanka201 3 ปีที่แล้ว +5

    Woooow first anaa eh mnte

  • @haniabdirashid706
    @haniabdirashid706 3 ปีที่แล้ว

    Atariisho aduunka waxaan kajelahay baraangi gaaga baleh wasiiqoslaa naag iyo nus shiraakujiraa xildhibanad miyaa

  • @ubaxfarx1910
    @ubaxfarx1910 3 ปีที่แล้ว +11

    Atirisho kula ahaa anaa mudan meeshey dhihi laheed adaa mudan ayey ku badashey ana mudan hhhhhhhh

    • @canabetacadey702
      @canabetacadey702 3 ปีที่แล้ว

      Anbo anaa mudan aa dhaha 😂😂 dhib lee la maroya intas 😳🥰

  • @Ubahapdilahi
    @Ubahapdilahi 3 ปีที่แล้ว +6

    Walal waxaad haysata wlhi qof ku jecel oo ku danaynaye walaal ilaasho talo walal ahaana waxa iga ah in aad prankiga iskaba dayso wllo 🙏😥

  • @raznashire1643
    @raznashire1643 3 ปีที่แล้ว +3

    8:54ilaayo 8:58uu is ilwey cameradu eegi💃🏻😂

  • @Shaquille4037
    @Shaquille4037 3 ปีที่แล้ว

    Awww dumarku Markey Niinkoda sasa ba yaan see uu jacel yhiin

  • @muxudiinmoddel916
    @muxudiinmoddel916 3 ปีที่แล้ว +14

    War dadkan ilmo ma no maleysan
    Prangigan benta naga dhafa hada tol io qarabo nahay

    • @fadnachannel4664
      @fadnachannel4664 3 ปีที่แล้ว +1

      wl fadlan subscribe ii saar khayr allah kusiiyo wllo

  • @astahilmohamedburale5118
    @astahilmohamedburale5118 3 ปีที่แล้ว +6

    Mashllh abyo wllh wan idin xiiiisnay
    Wad cajisanthaa umlena allha kucfiyo abyo wax qer ah idin rjenya

    • @fadnachannel4664
      @fadnachannel4664 3 ปีที่แล้ว

      wl fadlan subscribe ii saar khayr allah kusiiyo wllo

  • @faygestageysta8213
    @faygestageysta8213 3 ปีที่แล้ว +12

    Fiiriya daqiiqada 8:03 illaa 8:08 telefan maba ku hadlooso atariisho baadiyo.

  • @deeqocabsisalam9845
    @deeqocabsisalam9845 3 ปีที่แล้ว +4

    Nuurdiin xaskada wey kaftan badan tahay m.a aduunka dadka kaftama waan jeclhy keep going ❤

  • @sudaali7266
    @sudaali7266 3 ปีที่แล้ว +14

    Videogan marka si caadi ah loo fikiro ilama wanaagsano waan ogahay in ey tahy qorshe isla ogtihiin oo pranki eheen lkn mid ogow ninkaada markaa tiri hotel aan joogaa oo uu kaa maseeray waxey ka dhigan tahay in uu kugu kalsoonen oo aa tahay. Gabdhaha hotelada nimanka ku balansado sharaf ahaan videogaan iska masax

  • @ayaanabdi7368
    @ayaanabdi7368 3 ปีที่แล้ว

    Maxa waye nurdin qeyli bdanaa asi ayab labaryaa mesha naagta labaryilaha ilaahow ninkega sidaa kama dhigo

  • @fahmoabdille2541
    @fahmoabdille2541 3 ปีที่แล้ว +16

    Abyo mcn Miss you Queen 👍😍😍😍😍😍😢😢🙏🙏🙏

  • @amalmoha6519
    @amalmoha6519 3 ปีที่แล้ว +7

    Fatma waa catowday maxa ku helay huno

  • @caydaruuscismaan2499
    @caydaruuscismaan2499 3 ปีที่แล้ว +1

    Ku Salii rasuulka scw wll

  • @idiliinapeaidiliinapea4805
    @idiliinapeaidiliinapea4805 3 ปีที่แล้ว +23

    Ala abayo maxanusatay wlhi waa babaday cadey 😔😔😔 adi dhan dhamada noqotay abayo😔😔

    • @fadnachannel4664
      @fadnachannel4664 3 ปีที่แล้ว

      wl fadlan subscribe ii saar khayr allah kusiiyo wll

    • @mohamedabdirashid3944
      @mohamedabdirashid3944 3 ปีที่แล้ว +4

      Waligaa wraygaas qof lama dhaho aby niyad Jab waye Hada isticmasho iska Jar hadalada Nocas Talo walal Nimo

    • @idiliinapeaidiliinapea4805
      @idiliinapeaidiliinapea4805 3 ปีที่แล้ว +1

      @@mohamedabdirashid3944 haye abayo ma isticmalyi💯🥀🥰

    • @maxamedfaarax2954
      @maxamedfaarax2954 3 ปีที่แล้ว +2

      Xaamilo waaye gabadha xoolooy

  • @umeimacarab2166
    @umeimacarab2166 3 ปีที่แล้ว +1

    Atirisho shadiya sharf camal waye wlhi umadena ma aha shiran kujira kulaha 😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @shukrimohamed4874
    @shukrimohamed4874 3 ปีที่แล้ว +7

    My sister prank he can do a lot of thing so I'm telling you the same brand is not good to do what you husband you think it's funny but I know the TH-cam they gonna make you like subscribe and share but if you break your home that you alone so stop doing these dangerous prank with your husband please and I'm sorry✋✋✋🙏🙏🙏🙏😭

    • @faygestageysta8213
      @faygestageysta8213 3 ปีที่แล้ว +2

      Waxaan waa been waa isla ogyihiin daacad sanidaa🤦🏽‍♀️

    • @cayto2857
      @cayto2857 3 ปีที่แล้ว +1

      Wll afkaga mad ku hadashid intad english isku qasbayso 🤣🤣lol

    • @faygestageysta8213
      @faygestageysta8213 3 ปีที่แล้ว

      @@cayto2857 😂😂

    • @shukrimohamed4874
      @shukrimohamed4874 3 ปีที่แล้ว

      Sorry I can't understand Somalia but it's difficult to right😅😅😅😅

  • @somaliastar9512
    @somaliastar9512 3 ปีที่แล้ว +7

    Brank dhan somalida sameso wa mid risla ok yahay beenta nakadaya 🤭

    • @isaaqibrahim3284
      @isaaqibrahim3284 3 ปีที่แล้ว

      Heer Malaysia na uguma sii jirto 😂😂

  • @fufu7330
    @fufu7330 3 ปีที่แล้ว +7

    Msha allh atarisho waxn umaleyna iney walcthy ilaahey haku atkeeyo dedka markey walc yihin qaarkod wey dhib badanyihiin

    • @fadnachannel4664
      @fadnachannel4664 3 ปีที่แล้ว

      wl fadlan subscribe ii saar khayr allah kusiiyo wll

  • @yaasmiincabdalla558
    @yaasmiincabdalla558 3 ปีที่แล้ว +3

    Fadumiina abyo maxaa kugu dhacay waa catowday🤲🏻🤲🏻🤲🏻👨‍👩‍👦😢

    • @fadnachannel4664
      @fadnachannel4664 3 ปีที่แล้ว

      wl fadlan subscribe ii saar khayr allah kusiiyo wll

  • @zaarabeautyofficial5857
    @zaarabeautyofficial5857 3 ปีที่แล้ว +1

    Wll is ka dhaafa prank gurigiina mustaqbalkiinu wx yeelayaa is ka daaya

  • @aasiyofray8450
    @aasiyofray8450 3 ปีที่แล้ว +2

    Wax yabaha aad ku kaftamesan iska daayo waxaan u maleenaa sidaan isku furtaan hadaad sii wadaan waa arkeenaa🙄🙄🙄🙄🙄🙄

  • @mahadsaalax4878
    @mahadsaalax4878 3 ปีที่แล้ว

    Nuurdiin inuu brank yahay wuuba ogyahay muxuu isku dabalinaa

  • @saamo_____qurux1061
    @saamo_____qurux1061 3 ปีที่แล้ว +3

    abayo maxaaa madow ayaaad noqotay maxaaa qaldan 😍😘🤩🤗😜😝👸👸👸👸👸🤴🤴🤴👍💋💘❤💓💕💖👄💝💞💗💟👑👑👑👑🤩

    • @fadnachannel4664
      @fadnachannel4664 3 ปีที่แล้ว

      wl fadlan subscribe ii saar khayr allah kusiiyo wlle

  • @sabnabea2580
    @sabnabea2580 3 ปีที่แล้ว

    Biryhn nurdiin wey ku socoto maskiin wlhi😁😁😆😆

  • @xamdaquruxofficial7581
    @xamdaquruxofficial7581 3 ปีที่แล้ว +15

    Team atirisho baadiyo subscrbe isara adinko mahadsn

  • @abdiazizali2255
    @abdiazizali2255 3 ปีที่แล้ว

    Nurdiin kl wlhi waa nin jiro oo aad ujecel xaskiisa xaqiiq wlhi atariisho allah kuu barakeeyo nurdiin kl masha allah

  • @king...3695
    @king...3695 3 ปีที่แล้ว +13

    Hala isoo booqdo waa wlaasheen salma la jecleey...

  • @BintiBarkhad
    @BintiBarkhad 3 ปีที่แล้ว +1

    Ninku indho adka mxa rabta mxy thy niyaw gbdhani wy samir badan thy wlhi

  • @nalkaxaaji7123
    @nalkaxaaji7123 3 ปีที่แล้ว +13

    Prank wan la helaa
    Baryhan nila waaa

    • @MaalincusubOfficial1
      @MaalincusubOfficial1 3 ปีที่แล้ว

      Asc. wll adiga oo mahadsan subscribe & like dheh channel-keyga illaahey ajer hakuu furo🤲🏽
      th-cam.com/video/U7_3ROqpr_Q/w-d-xo.html
      th-cam.com/video/m6CXR3VpXx8/w-d-xo.html

  • @anisoniiza2472
    @anisoniiza2472 3 ปีที่แล้ว +10

    Keep going atarisha💖💖💖💖

  • @zawdahcabdiraxiim7004
    @zawdahcabdiraxiim7004 3 ปีที่แล้ว +1

    Faadumiino dbibley kulhaa shiran ku jiraa Jini maala shiree😂

  • @eymaniita6815
    @eymaniita6815 3 ปีที่แล้ว +1

    Abyo mardambo haku sameyn ninkaga prnk funs kaga kuma badali karaan ninkaaga plz iska ilaali wax yabaha qaladka idiin keeni karo❤🙏

  • @queenesra5409
    @queenesra5409 3 ปีที่แล้ว +1

    Raysal wasare ayaa noqotay atariisho badiyo😂😂😂👌😋

  • @shugrigeeseyofficial2975
    @shugrigeeseyofficial2975 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allaha abayo

  • @mahadmusa9820
    @mahadmusa9820 3 ปีที่แล้ว +1

    prank iska daaya dadki xitaa waa nacen prank tageero ku kasban meysin in aad ku weysiin maahe

  • @ramlosalaad6385
    @ramlosalaad6385 3 ปีที่แล้ว +3

    Atariisho iyo nuuradiin waan idin salama abaayo qarnk noo soo badi

    • @fadnachannel4664
      @fadnachannel4664 3 ปีที่แล้ว

      wl fadlan subscribe ii saar khayr allah kusiiyo wl

  • @fatxicadey6327
    @fatxicadey6327 3 ปีที่แล้ว +4

    Waxaan ookale haku sameen ok waxkale kusamee niin naag tiisa kama dheelo

  • @cabdulaahinuureyni3146
    @cabdulaahinuureyni3146 2 ปีที่แล้ว

    Nuurdiin Atariisho kuheshe walah😂😂😂😂

  • @nasriabdulahi9800
    @nasriabdulahi9800 3 ปีที่แล้ว +7

    😂😂😂atarizho cdi ma ahan😂😂

  • @hakiimaqueen7367
    @hakiimaqueen7367 3 ปีที่แล้ว +15

    8:03 Var Var
    Massenger kii ay dhex taagnayd ayay nooga dhigaysa inuu soo wacay qabatay😁😁😁prank beena

  • @ciiltireproduction1622
    @ciiltireproduction1622 3 ปีที่แล้ว +11

    Family aan taageero u ahay nolosha ha idiin wacnaato

  • @suadomer8737
    @suadomer8737 3 ปีที่แล้ว +1

    Wax laa isla ogyahy ayay ku leyihin prank 😜😜😜😜