DEG DEG Mw Xasan Sh oo Jabka Itoobiya ku Faanay Heshiiska Masar ku Tilmaamay Taariikh Cusub

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 100

  • @abdelkadir1243
    @abdelkadir1243 18 วันที่ผ่านมา +2

    Maashaa Allah Ilaahey ha garab galo dowladeena aan I duceyno in Ilaahey towfiiwda waafijiyo ❤❤❤

  • @rabiaibrahimfarayare3370
    @rabiaibrahimfarayare3370 18 วันที่ผ่านมา +1

    Xasan shiikh dadka masakinta ah ayu dhulkoodi ayu boobay dhulka dowlad ayuu ebsaday ciidanki ayu si caqlidro u dhameyay dagaal sokeeyo ayaanku jiraan itobia ay badeeni lo saxiixay Turkish wa qaain somali Allaha ha badbaadiyo amin ya Rabbi somali ha noolaato

    • @Dheeman-ky7tu
      @Dheeman-ky7tu 17 วันที่ผ่านมา

      Beenta Jooji Dhulka ayaga iskama lahayn waa Dhul markii hore dadkii lahaa kaqaaday.dowladii Milatiriga ee M. SIYAD Hadana waa loosoo celiyey haday rabaan way iibsadeen

  • @SaidAbdala-l8b
    @SaidAbdala-l8b 18 วันที่ผ่านมา +3

    Guul dalxoreeye. Hore ha loo socdo. Warxumo tashiilka, qabyaaladiistaha iyo ma garatada. Yaan la dhageysan.

  • @abdulkadirsheikhmohamed5
    @abdulkadirsheikhmohamed5 18 วันที่ผ่านมา +1

    Kuwa leh WAA SAX was WAA un Abgaal😂😂😂😂😂😂😂😂😂Nairobi

  • @PuntlandFirst1-q5o
    @PuntlandFirst1-q5o 18 วันที่ผ่านมา +2

    Somalia 🇸🇴 DAWLAD KAMA JIRTO WA HAL NIN OO BORSO HADBA DIYARAD LA KORAYA
    1. DASTUUR 🚫
    2. GARSOR 🚫
    3. Barlaman 🚫
    4. CIIDAN 🚫 DALKA ADUNKA UU MUSUQMASUQ ADUNKA #1
    6. AMISOM (ETHIOPIA KENYA DJABOUTI) CIIDAN SHISHEYE

  • @SahroSahroHusseinMohammud
    @SahroSahroHusseinMohammud 17 วันที่ผ่านมา +1

    Dalxureye adiga iyo dowladada ilahay ha idiin xafiido xaasiidkana allaha idiinka qabto waxan idiinka sugeeyna ina lacag cusub nosameysaan madama tii hore eey dhamatay iyo inaad dhiistaan jiidka isku xiira fagax ilaa war sheekh kaso dhibata weeyn ku haya shacabka waxa kaloon kacodsaneena inaad bal il naxariis leeh aad ku firiisaan shacabka reer ceelbaraf kuwaas oo dowladu dhiibateeysaay kadiib markii rag diinlawaaal ah eey ku dileen meeshaas asgarti qaranka dowlada waxa laga donaya ineey hubiiso waxa kadhacay halkaas shacabkana aneey shaqa kulahayn huriinta coladaas balse gacana kale eey meesha ku jiraan

  • @fadumonurhassan91
    @fadumonurhassan91 18 วันที่ผ่านมา +3

    Mahadsanid weriye. waxaan qabaa in dowladda Xasan Sheekh ay wax badan ka qabatay marka loo fiirsado heerka caalamiga ah, balse dowladda kaliya kuma filna dalka gudihiisa, sidaas darteed waxaa lagama maarmaan ah in dadka Soomaaliyeed oo dhan ay ka shaqeeyaan horumarka dalka. Guul midnimada Umada Soomaaliyeed 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @AbdulHasho-e3u
    @AbdulHasho-e3u 18 วันที่ผ่านมา +1

    Xasan sheekh waa munaafaq jiran ilaahey umada haka qabto Ameen

  • @xawasomalia1538
    @xawasomalia1538 18 วันที่ผ่านมา +3

    Masha allah madaxweyne xassn Sheesh waxweyn ayow sameeye.
    Midakale oo waxkastaba kafiican shabab oo wadanka laga kalayareeye.
    Taas wa allxamdulullah.
    Masha allah madaxweyne xassn Sheesh madaxaga allaha dheereiyo amiin ❤🇸🇴❤️🇸🇴.

    • @sayidjaamac1724
      @sayidjaamac1724 18 วันที่ผ่านมา

      Haa yoo xataa qabuur madhaafin waa haawey gargaarte awowgii xaarka dadka cunay midgaan gargaarte bakhti buu cunay balse midgaankaa fiicnaa balse 19909kii baa suldaa cali suldaan kaynadiid xoreeyey meeshuu midgaan gargaarte ka xorayn lahaa buu haawy gargaarte xoreeyey

  • @fadumoahmed6331
    @fadumoahmed6331 17 วันที่ผ่านมา +1

    Absolutely waa xaqiiq intaa way qabatay dowlada somalia horey u socda guul somalia

  • @habibamahad8009
    @habibamahad8009 18 วันที่ผ่านมา

    Guul guul guul madaxweyn Hassan sheekh ❤❤❤❤❤

  • @CaliCabdalla-lx7pn
    @CaliCabdalla-lx7pn 18 วันที่ผ่านมา +3

    Washaqeyay mddxsasashekh

  • @shariifmaxamuud-c5q
    @shariifmaxamuud-c5q 18 วันที่ผ่านมา +1

    aniga wlhi waxaa arka dad nicib lkeen aniga manicbe beentaa mhan aniga maha
    kudhash tay waxa laga dhigaa iskuul lacag la aan ah laamina woo maraa wlhe ok ok ok ayoo il yahay lakeen dhulk doolada halkoo adedonaa

  • @HamiGul-s2q
    @HamiGul-s2q 18 วันที่ผ่านมา +2

    Weriyiheni weli afka iyo gacantu iskuhaya asago layaban xaqirada iyo xag xagasha xasan sh lagu hayey

  • @HousseinKadieh-m4m
    @HousseinKadieh-m4m 18 วันที่ผ่านมา +3

    Wa roun guul guul

  • @gare12
    @gare12 18 วันที่ผ่านมา +2

    WAX QABADKA BIRMADE CID QARIN KARTO MA JIRO EE BIRMADE NOO JOOG

  • @AHMEDMIGUILWAISS
    @AHMEDMIGUILWAISS 18 วันที่ผ่านมา +1

    Sax weeye waayo asaaski dawlada wa shaqada ugu mihiimsan ee dawlada laga sugo. Doorashada qof iyo cod ayaa noqon doonta xaqiijintii mistaqbal ka gudbey qabqablayaashii siyaasada oo shacabku xornimo dareemi doona oo waliba degaanada la haysto dadka dagan ku abuuri doona ididiilo ay iskaga kiciyaan khawaarijta. Baybay 😊

  • @HamiGul-s2q
    @HamiGul-s2q 18 วันที่ผ่านมา +1

    Horfadhi media kalay sopoqo chanalkan cafimadka kahor intadan xag xagan xasan sh iyo xamze asad

  • @walaaljecelchannel7315
    @walaaljecelchannel7315 18 วันที่ผ่านมา +1

    Walaal jacel channel.....
    .......wll.nosara....🎉🎉

    • @alinoor6515
      @alinoor6515 18 วันที่ผ่านมา

      Hassan sheikh guul.if Eithiopia is out ❤❤❤❤❤❤

  • @AbdulahiFarah-t2h
    @AbdulahiFarah-t2h 18 วันที่ผ่านมา

    Shaqa wacan beey qabatay dowlada somaliyeed waxayna mudanyihiin in loogu hambalyeeyo guul somalia 🇸🇴🇸🇴❤

  • @DuuranAbdulewardhere
    @DuuranAbdulewardhere 18 วันที่ผ่านมา +2

    Waxay badbaadisay dalka waxayna kabadbaadisey cadowgeena Soo jireenka iyo dabadhilifyada u adeega waxay dhistey sumcada iyo dhawaalaha siyaasada waxaa neceb oo kaliya kuwa moods in itoobiya la hoos group somali iyo kuwo qabiil duleysyey

  • @hawaosman5599
    @hawaosman5599 18 วันที่ผ่านมา +2

    Masha Allah Guul,Dowlada somaliya,,,weydadashay,,waxana,,waa,qabatay,,,inkastoo, shisheye kalkal, iskudayen,,inay,Lugtaqabtan,,,hambalyo

    • @sayidjaamac1724
      @sayidjaamac1724 18 วันที่ผ่านมา

      Haayoo xataa xasan naaga laaye qabuura faage

  • @RobayOsman
    @RobayOsman 18 วันที่ผ่านมา

    Xasan waxweyn ayuqatay❤❤

  • @MariamAd22
    @MariamAd22 18 วันที่ผ่านมา

    Aniga wax wanagsan ayaa isoo baxay oo la dhiiriingaliin karo allahha guuleeyo dadka iyo dalka Somaliyed iyo madaxdena waxnaagsan

  • @atoalsheikh3541
    @atoalsheikh3541 18 วันที่ผ่านมา +1

    Waa sax guul ayaan kurajeena ✅✅✅✅

    • @sayidjaamac1724
      @sayidjaamac1724 18 วันที่ผ่านมา

      Qabuurihii caga leefkii abi sujuudii xataa gaalada madow

  • @SaidAbdala-l8b
    @SaidAbdala-l8b 18 วันที่ผ่านมา +2

    Dadka halkaan ka caaynaaya madaxdeena iyo dowladeena waa jawaasiis Itoobiya oo ka xun badii laga hor istaagay, ama waa muqafaliin maan gaaban.

  • @abdulkadirkediye2661
    @abdulkadirkediye2661 18 วันที่ผ่านมา

    Maansha allah
    Intoow awoodey waa qabtay
    Mahadsanid madaxweyne
    4 more years, 4 more years ,4 more

  • @Dheeman-ky7tu
    @Dheeman-ky7tu 17 วันที่ผ่านมา

    Mashaa allaah Walahi Hassan iyo Hamza Wax waa qabteen hadaan. La isxaqireen illaahay Hanoo siyaadiyo

  • @CabdiBahir
    @CabdiBahir 18 วันที่ผ่านมา

    Guul soomaalia ❤❤❤❤

  • @HamiGul-s2q
    @HamiGul-s2q 18 วันที่ผ่านมา

    Taatiikhda xusundonta xusidon zassab sh masaxweyne laha kuu dhamaystiroo intad nalajexeshahoo dhan taariikhda xusi doonta xusidoonta

  • @CabasAbdala
    @CabasAbdala 17 วันที่ผ่านมา

    Maasha allaah waxqabad wanaagsan waaye waxan gadood ka ahay arinta dastuurka waayo dastuurka waxa kamaqan goboladda sida shareecda qabto hadey gobolada colaad idin kadhaxeyso waa iney joogaan fadhiga baarlamaanka waxan u arkey keligii taliye nimo inta kale waa uu dhameystirey inta kale horaa looqabtey waana farmaajo

  • @HamiGul-s2q
    @HamiGul-s2q 18 วันที่ผ่านมา +1

    Sadar muuqda suaalkadhan

  • @CaliMohamoud
    @CaliMohamoud 18 วันที่ผ่านมา

    Viva xasan sheekh maxamuud madaxweeyne nooloow

  • @AbdulahiAhmedDubane
    @AbdulahiAhmedDubane 17 วันที่ผ่านมา

    waa guul usoo hoyatay walalahena somaliya sababta oo wadama xasiloon oo aan intaan iyo in kudhaw qabanin baajira hanbalyo hanbalyo

  • @calibare1641
    @calibare1641 15 วันที่ผ่านมา

    Shacabka somaaliyeed maoga wax wanaagsan oolagufaano amalaxusuusto ooxasansh somaaliya uqabtay aanahayn dhaciyoboobka hantida umada iyo shacablabarakiviyo iyomusuq baahsan umaqireyno waxwanasga xasansh waatuug allhanadhaafiyo xasansh aamiin allahadhafiyoaamiin

  • @HamiGul-s2q
    @HamiGul-s2q 18 วันที่ผ่านมา +1

    Alabu akbar alabu akbar

  • @edbankhalif587
    @edbankhalif587 13 วันที่ผ่านมา

    Wax fiican bey noo qabtey guuul v❤

  • @dalmarmacoow8905
    @dalmarmacoow8905 17 วันที่ผ่านมา

    Masha Allah waa guul

  • @CaliXasan-m2y
    @CaliXasan-m2y 17 วันที่ผ่านมา

    Haa maashalaah

  • @hawaosman5599
    @hawaosman5599 18 วันที่ผ่านมา

    Adiga,,cabdulahi, dacad,,fanmiyad,,,uargta?Aniga,,waxan,uarka,Guul Dowlada danqaran ❤

  • @abdirahmankablow3438
    @abdirahmankablow3438 17 วันที่ผ่านมา

    Qof & Cod ciddii hor istaagtaa wax ba ka reeban meeyno,sifa walbaan ula dagaalamayaa.
    Insha Allah.

  • @HassenAmaan
    @HassenAmaan 18 วันที่ผ่านมา

    Asc walaal dowladu waxeey ilowday hormrkii qabuuraha iskoool bulasiiya ey kagaadhay ee haku darsato

  • @AbdulahiAhmedDubane
    @AbdulahiAhmedDubane 17 วันที่ผ่านมา

    Good somaliya

  • @abdigudud5564
    @abdigudud5564 18 วันที่ผ่านมา

    dawashadi aan arkay waa mid aan kuqancay iguna dhirigalisay inaan dib ugusoo laabto wadankeygii aan kudhashay waxa arka madaxweyne R/W illaa askari oo kuhowlan hora umarin naqancsay allaa baa mahadle iyo inta ku howlan horumarka dalka

  • @AhmedhersiAweys
    @AhmedhersiAweys 18 วันที่ผ่านมา

    Mw xsan shiik mohamud iyo rw Xamza iyo gudoomiyaasha labada aqal iyo xildhibaanadooda shaqo balaaran ayey qabteen sido kale waxaa amaan mudan ciidamada kala gedisan ee As duurka ku go'doomuyey .

  • @AliALI-fi4rh
    @AliALI-fi4rh 17 วันที่ผ่านมา

    Asc sxb wax badan ayeey xukuumadaani
    Kaga duwantahay kuwii kahoreeyay
    Gaabis badana meelo badan kajiraaa

  • @mohamedmohamud909
    @mohamedmohamud909 18 วันที่ผ่านมา

    Dadka somalidu waa ka dhargasanihiin xaqiiqada, waa indha sarcaadin

  • @maxamedcisicabdi8764
    @maxamedcisicabdi8764 17 วันที่ผ่านมา

    Haa haa waxa la ,ogaa iyada xaaladu xumayd mou itoobiyo smland eexaaranta aha in madaxweynu aaday shirkii midowga africa si ugu soo bandhiga xaalada itoobiyo ka abuurtay inay bad aomalia qaybka ka mida qaatado iyada mdxynaha lagula taliyey inaan usafrin addis abeba naftiisuna khatar ku gashay

  • @Munira-ug3go
    @Munira-ug3go 18 วันที่ผ่านมา

    Waa sax

  • @RbleFiicane
    @RbleFiicane 18 วันที่ผ่านมา

    XASAN XABAALE QOTE ,MAATIDA DHACE HA NOO AMAANIN

  • @guledgled8695
    @guledgled8695 18 วันที่ผ่านมา

    Madaxweyne doqon ah ma rabno muxuu qabtay waxba weeye nagadaa beenta iyo iigu shubta

  • @maxamadshiikh8384
    @maxamadshiikh8384 17 วันที่ผ่านมา

    Inta la,sheegay waa saxiix dowlada Ayqabatay laakiin waxaa lugaha Ku dheggan waa maamul Gobolledyada ???

  • @guledgled8695
    @guledgled8695 18 วันที่ผ่านมา

    War shakhsi waalan oo kaligii dal xukumaya waxba ka dhagaysanmeyno

  • @Carfon-ly5hv
    @Carfon-ly5hv 18 วันที่ผ่านมา

    Cunqabashada iyo deyn cafinta waa dowladdii hore baa iska leh

  • @NorIbrahim-pc7ys
    @NorIbrahim-pc7ys 17 วันที่ผ่านมา

    Wax qabadkii dull boobka kii qabuuraha dadkii la barakiciyey layntii ciidamada kuwaasna waa la ilaaway

  • @CabdiraxmanQolay
    @CabdiraxmanQolay 17 วันที่ผ่านมา

    Mw wax badan ayuu qatay

  • @baadodhugad4157
    @baadodhugad4157 18 วันที่ผ่านมา

    Geel ,Libaax, lo, Waraabe,Arri iyo Dawoco Ayaa Xero laysugu geeyay Hadayba horumar tahay Waxaad Doonto iska Sheeg

  • @mussemohamedhassan516
    @mussemohamedhassan516 18 วันที่ผ่านมา

    Haaa good

  • @Carfon-ly5hv
    @Carfon-ly5hv 18 วันที่ผ่านมา

    Waxbarasho qabyaalisan

  • @HirsiFarah-h4k
    @HirsiFarah-h4k 18 วันที่ผ่านมา

    Hanti lunsi umadeed musuqmaasuq iyo isku dir waxaan ahayn maqaban

  • @CabdullahiHawarwaaa
    @CabdullahiHawarwaaa 18 วันที่ผ่านมา

    Dowlada soomaali waxay ku guuleysan weyday iney ka hortsgto dagaalada ka socdo cida soomaali oo qabqabiil isku dhameenaayaan oo isku diyaalo hub wey aan horay aan loo arag

  • @somaliasomalibaleh7822
    @somaliasomalibaleh7822 18 วันที่ผ่านมา

    War naga aamusa dulliyahow mana ku dhageeysaneeyno wax ku saareeyno ma leh.

  • @almasahmedali3967
    @almasahmedali3967 17 วันที่ผ่านมา

    Love ✨️💙🇸🇴🇸🇴💙✨️💯👮🫅💯❤️👌✅️👍🏽🧕🏻💯👍🏽

  • @abdixamidhashi2315
    @abdixamidhashi2315 16 วันที่ผ่านมา

    WAX KASTA OO RUNTA LAGA SHEEGO SOOMAALI MACNO UMA LAHAN WAAYO CDANTOODABA WAXAA KALA WAYN MUNAAFAQA DHACA. DILA. XIRA BEENAALAHA QABYAALADA BADAN WAX LALA XADAAYO AYAA KALA QIIMO BADAN DAL. DAD IYO DIIN WADANI DIFAACAAYA KKKKK
    MARKA WAA UMAD CUQDAD IYO CCUQUBO ISAGU DARSANTAY XAASIDNA AH

  • @DhuuxIsnaciil
    @DhuuxIsnaciil 18 วันที่ผ่านมา

    Dawladu waxay Kariya ooy qabatay iskahorkeenka dadka soomaaliyeed iyo xaraashka hantida qaranka

    • @SaidAbdala-l8b
      @SaidAbdala-l8b 18 วันที่ผ่านมา

      Mayee dalkey ka badbaadisay hororka Abiye Axmed oo qaadan lahaa badeena. Hdaadse jaasuus Itoobiya tahay yeelkadaa.

  • @AbdikaadirMahamud-mf5yx
    @AbdikaadirMahamud-mf5yx 13 วันที่ผ่านมา

    Bara kicinta shacabka masaakiinta ka ganacsiga dhulkii dowlada burburintii qabuirihii burburintii ciidankii farmaajo dhisay markabkaan waa markab dagaal oo aduunkoo dhan ku wareegaya. Waa ninkii yiri hooyo Somali waxba kama galin hadaan dhisto dabaqyo wariyaha beenta baahinaya ogoow maalin baa cadaalada lagu horgeenayaa ????

  • @CaliMohamoud
    @CaliMohamoud 18 วันที่ผ่านมา

    Dadka caaynaya waa cadaw soomaali

  • @HDE.4
    @HDE.4 18 วันที่ผ่านมา

    Xasan sheekh dalka halaga badbaadiyo Waa muuryan

  • @aliakilwe1734
    @aliakilwe1734 18 วันที่ผ่านมา

    Ruufyaan baad tahay sir.

  • @kiinadan6786
    @kiinadan6786 18 วันที่ผ่านมา

    Xassan mooryaan muxuu doonayey inuu Darood dagaal geliyo oo Darood Ethiopia la dagaalaan waa lagu fahmay markaasuu Raxanweyn ku dayey way ku fahmeen , hadana wuxuu u cararayaa sidi carsanyadii gesskasta u carar baa ku dhacday tuug la qabtay talo ma leh! Ala ku qabay waa ninka Oromo dhumdhunkaday wuu ceebeeyey Somaali!😪😪😪

  • @CaliCabdalla-lx7pn
    @CaliCabdalla-lx7pn 18 วันที่ผ่านมา

    Gudh

  • @YuusufJeeri-tv2tm
    @YuusufJeeri-tv2tm 17 วันที่ผ่านมา

    Dhul dhildowladed dadmalahan karo dhuldowladed horta matàqama markas kahadal miskiinyahow qofdhulkiisa isaga ayaaleh warqadbuu uhestaa lagamana qaadikaro tuug warliisa hanokemin

  • @HDE.4
    @HDE.4 18 วันที่ผ่านมา

    Xasan sheekh Waa dhiibaato Ka dhalatay dhiigii ummmadda islaamka

  • @shabdialashariyi1946
    @shabdialashariyi1946 18 วันที่ผ่านมา

    لالالالالا ه‍ذاالقول ليس بصحيح

  • @DuuranAbdulewardhere
    @DuuranAbdulewardhere 18 วันที่ผ่านมา

    Qabiiliyaal tuugo ah

    • @SaidAbdala-l8b
      @SaidAbdala-l8b 18 วันที่ผ่านมา +1

      Jaasuus Itoobiya?

  • @ABDiwahabMohamedOmar
    @ABDiwahabMohamedOmar 18 วันที่ผ่านมา

    Lacagihi dolarka oolo safriyo dalalka deriska guryo waaweyn oo bietole nalaga ceyrindono bietole ayaan kadhisanay dalalbadan oo aduunyada kuyaalo waxaas oodhan waa horumar

  • @AbdulqadirAdan-d4m
    @AbdulqadirAdan-d4m 18 วันที่ผ่านมา

    SOMAALIYA WAXAY ISKA NOQOTAY RAASHIIN IKA BISIL SAXAN SAARAN CID KASTA GACMAHA LAGA LEESO YAAB WAAYE

  • @madinaali6274
    @madinaali6274 18 วันที่ผ่านมา

    War xasan dhibaato wax yeelo mahee waxtar malaahayn

  • @HDE.4
    @HDE.4 18 วันที่ผ่านมา

    Beenaale

  • @AbadirIbrahim-s8z
    @AbadirIbrahim-s8z 18 วันที่ผ่านมา

    Waa hadal meel waayey booth isku qaris tuugo boob iyo dhac hantidii qaranka dhacday weeye