Asc madexweyne Marna ha Aminin Abay Axmed he is sick man balan malaha waa cadowga umada somaliyeed yaa xayyu yaa Qayuum kuceli sharkiisa Abey Axmed iyo waxii sodirsaday please ha u ongolanin in ay jogaan Etibia they must go to there homelland .Allah is suficient for us as somali people.cadowga umada somaliyeed Allah ha la jaro dhulka Amiin yaa Rabi.guul iyo gobonimo Allah hana siiyo dhamaan umada somaliyeed ee jecel diwladnimada iyo hore marka umada somaliyeed Amiiin yaa Rabi❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤scw scw sccw scw scw scwscw scw Alhamdulilah Rabi Alameen
Xasan bad ma siin karo itoobiya.xataa barlamaanka xataa ma bixin karo badda somalia..xataa itoobiya bad kiro ah ma rabto waxay rabtaa bad ay leedahay..xasan waa lagu qalday shirkii ankara.turkiye awood uma laha inuu madaxweyne xasan ku qasbo in somalia bad siiso itoobiya..
Xassan Shekh haddy ow heshiiskaan oo la boobsiinaayo ka fakankarin; is cazil aan ku leeyahay. Maahmaah: ushaada waxaa loo dhiibtaa qof aad ka qaadankartid. Marka etobia lug haddey la soo gasho baddeenna xatta ganacsi ahaan waa isku ballaariney cid naga qabaneysana male. Haddy adduunyada ey cadaalad jirto isra aa falastiin laga qabanlahaa. Ilaheyou noo maciin, waa naloo tashaday, aamiin.
Masar waxay rabtaa way gaartay. Masar Falastiin dhiigeeda ay 60 sano ku qaadanaysay lacag malaayiin dolar ma Tass aa damuljadiid isku dhiibayn in ay wax u qabato Mw Xasan shaqadiisa wadanka uu qaban lahay iska dhaafee vila Somaaliya gurigii wadanka looga talinaayey yar isaga iyo familkiisa ay nooga buuxiyey yar iyo dhiiqo aynagu soosaaidiyeen Hadane Masar iyo bilingual ay noo keaeneen kuwii Iraq iyo liibiya soo lahay somaaliyey way idin dhamaatay ilaahayse ma dhihin waxaan ka signo kuwaan waa sida Falastiin hadane ciidamadii Amison uu Xasan usaxiixaayo in ay joogaa sanad kasta uu ciidankiisa samaysan waayey uu 100 dolar qaata amaa isaga taga wuxuu udhahaayey Ee dowlada iyo ciidamada la dhisay oo loo dilay lagu dhameeyey hirshabeele. Waxay tahay Minnan ogaw how hada Ciidamada nato Ee qaramada midowbay Ee Cadaanka ah Ee shalay cardioid saaray oo hada oo somali dhamaatay xoog yaraysay oo falastiin dilaayaan haben iyo maalin diyaaradaha la dhacaayaan ayuu la soo galay hishiis waa xasanee soo na Wada somaliyey gumaysi gaalnimo kaniisnimo Ogaada ciidankaan ay badalli doorman waa siduu rabo waxaa Masar Masar lahaanina dib iska fiiriya ilaaha naga qabto aamiin aamiin midlands khayr badan
Haddii ay taas run tahay waa maxay waxa aad u tiraahdaan Soomaaliya waxaay leedahay madaxweyne? Ma waxaad ku faraxsan tihiin in Ethiopia qaadato badda Soomaaliya?
Madaxweyne go aan leh wa loo bahanyahay ee lama rabo madaxweyne sida caruurti wuxuu hada sheego hadhow aan waxba ka qabaneyn sida odigaan gurgurte ee aad modo dooro qoydaay
Aby markuu saqraamo ayuu Ku riyooda inu Bada geesiyaasha soomali qaato ee Xasan sheekh oo wadankiisa badhitaakii hore loo qaatay muxuu isagu Ku fikiraa?
Asc madexweyne Marna ha Aminin Abay Axmed he is sick man balan malaha waa cadowga umada somaliyeed yaa xayyu yaa Qayuum kuceli sharkiisa Abey Axmed iyo waxii sodirsaday please ha u ongolanin in ay jogaan Etibia they must go to there homelland .Allah is suficient for us as somali people.cadowga umada somaliyeed Allah ha la jaro dhulka Amiin yaa Rabi.guul iyo gobonimo Allah hana siiyo dhamaan umada somaliyeed ee jecel diwladnimada iyo hore marka umada somaliyeed Amiiin yaa Rabi❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤scw scw sccw scw scw scwscw scw Alhamdulilah Rabi Alameen
Xasan bad ma siin karo itoobiya.xataa barlamaanka xataa ma bixin karo badda somalia..xataa itoobiya bad kiro ah ma rabto waxay rabtaa bad ay leedahay..xasan waa lagu qalday shirkii ankara.turkiye awood uma laha inuu madaxweyne xasan ku qasbo in somalia bad siiso itoobiya..
Ethiopia 🇪🇹 Canjeeray qooshatay meeshii lagu dubi lahaa ayaa la’iska rabaa sxbyaal InshaAllah halaag ayay Ethiopia 👎🏼🇪🇹🇮🇱🇹🇷🇰🇪🇺🇸🇬🇧🇪🇺🤢🤮iyo kuwa gadaal kataagan ay’u dambayn doonaan walahi 💪🏼🇸🇴💪🏼Madaxda 5ta Somali waa sahnuuniyad aan dhiig Somali lahayn , waa cadowga shaqaalahooda shicibkana cuqdad ku’kala’abuuray si aan loo’midoobin walahi way’ku gambanayaan Somalinimada oo qabaa’iladeena way sheegteen waa sida YaHuuda ay Falastiinida u qaateen in ay iyaga iska dhigaan ilaa culumada iyo Cuqaasha iyo Madaxdooda laakiin Shicibka Somali way ka foo’jigan yihiin khiyaamadaas oo Tariklhdaas waxbay kabarteen oo Ethiopia 🇪🇹 500 oo sano ayay isku dayday oo Turkidana waligood way kaalmeenjireen walahi maantana Masaarida Ethiopia 🇪🇹 ayay garab siinayaan oo Ciidamada Masaarida lakeenayo waa Yahuud iska dhigaya Carabta masaarida waana sirdoon si ay Somaliya dhex’gasho sabab Ethiopia 🇪🇹 waxba way qaadi kari waayeen Massaarida 🇪🇬 ayaa la’adeeganayaa iyo Turkida walahi iyagoo Islaam ku gambanaya shicibow indhahiina fura oo khiyaamada aan iska jirno InshaAllah Madaxda 5ta Somalina iyagaa wadkooda soo dadajinaya, owlaadoodana godbay u qodayaan InshaAllah 🤲🏼🤲🏼🤲🏼
Abiye Ahmed waddankiisu guul gaarsiiyay.
Hassan sheekh iyo farmaajo meeshay rabeen bay soomaaliya gaarsiiyeen
Canjeerada waa la’qooshay meeshii lagu dubi lahaa ayaa la’iska rabaa sxb InshaAllah halaag ayay Ethiopia 👎🏼🇪🇹🇮🇱🇹🇷🇰🇪🇺🇸🇬🇧🇪🇺🤢🤮iyo kuwa gadaal kataagan ay’u dambayn doonaan walahi 💪🏼🇸🇴💪🏼Madaxda 5ta Somali waa sahnuuniyad aan dhiig Somali lahayn , waa cadowga shaqaalahooda shicibkana cuqdad ku’kala’abuuray si aan loo’midoobin walahi way’ku gambanayaan Somalinimada oo qabaa’iladeena way sheegteen waa sida YaHuuda ay Falastiinida u qaateen in ay iyaga iska dhigaan ilaa culumada iyo Cuqaasha iyo Madaxdooda laakiin Shicibka Somali way ka foo’jigan yihiin khiyaamadaas oo Tariklhdaas waxbay kabarteen oo Ethiopia 🇪🇹 500 oo sano ayay isku dayday oo Turkidana waligood way kaalmeenjireen walahi maantana Masaarida Ethiopia 🇪🇹 ayay garab siinayaan oo Ciidamada Masaarida lakeenayo waa Yahuud iska dhigaya Carabta masaarida waana sirdoon si ay Somaliya dhex’gasho sabab Ethiopia 🇪🇹 waxba way qaadi kari waayeen Massaarida 🇪🇬 ayaa la’adeeganayaa iyo Turkida walahi iyagoo Islaam ku gambanaya shicibow indhahiina fura oo khiyaamada aan iska jirno InshaAllah Madaxda 5ta Somalina iyagaa wadkooda soo dadajinaya, owlaadoodana godbay u qodayaan InshaAllah 🤲🏼🤲🏼🤲🏼
Waa Ciil iyo Calool Xumo in MW Shan Shiekh Bixiyo Bada Somalia MW Ethopiana ku faano inuu Ethopia usoo joogey Guul weyn
Saas maka yeeleyma Ethopia.
Maya Maya Somaliyey Gunimo ka dhiidhiya
Ilahow noo Hiili.
Dalka Somalia bad iyo Biri noo badbaadi Amin Amin
Bal siyaasiyiinou xalli keena
Bad ku liqdsy siduu bad ugu feketayey baa biyo cadaabta ilaahay ku Soo furayilaahay baa awood badan
ORDAGAN WA XARIIF, XASSAN SHEKH CUNUG CAMAL U CAYAARSIYO, ABEY ALKOOLISTE WAA WADDANI DADKISA IYO DALKIISA U DAACAD AH.
ANTONY BLINKEN WA NIN ISRA'IL AH, WUXUUNA KA SHAQEEYA WAX ALLALE IYO WIXI ISRA'IL U DAN AH, CAALAMKA MUSLIMKUNA BEEN LA DHEX MEEREYSTO.
Dagaalada soomaali haysta waxaa kadambeeya itoobiya madaxna malaha soomaaliyi shacabkii soomaaliyeedna waxaa loodhiibey reer hebel
3:00 3:04
Waxa ku dabadhigay wuxu arkay dal an rag lahayn.eritariya maa ku dhaca maya sababto ah rag aya leyihin dumarka eratariya.abi nin raged ayaa tahay.
Maalin ayuu Riyoonaya Abiy Khain Shacab kisa Burburiyay Waaye
Saacadba war nooca soomaali waa waalatey
Abii baqti hadalkii saqraanka ayuu wadaa
Kaligi.hadu is la sheekaysto wuu walanyahay
Xalka Somaliya iyo Ethiopia waa " wax ku saabsan badda yaan lala galin"
Kiro ama maalgashi,ama noockasta oo ay tahay yaan lala Galin Ethiopia aamin malahan
Waa nin waaalan ninka abey layiraahdaa
Waxaasa kasii waalan kuwa somalida hogaamiya
Fiqi wu shegay Xasan inu bixiyay bada iyo jogista Ciidanka
Xassan Shekh haddy ow heshiiskaan oo la boobsiinaayo ka fakankarin; is cazil aan ku leeyahay.
Maahmaah: ushaada waxaa loo dhiibtaa qof aad ka qaadankartid.
Marka etobia lug haddey la soo gasho baddeenna xatta ganacsi ahaan waa isku ballaariney cid naga qabaneysana male.
Haddy adduunyada ey cadaalad jirto isra aa falastiin laga qabanlahaa.
Ilaheyou noo maciin, waa naloo tashaday, aamiin.
Ethiopia marbno in bada laga kireeyo 😢😢😢😢
ABII HADII BADII SOO QAADEY MA INEY SHACABKA ITOOBIYA DAGAANBAA MEESHAAS CAJAAIB WELE
Saaxiibkiisa ERDOGAN,baa ka ballanqaaday,inuu badda Soomaaliyana u jujuubi doono si ay u helaan..
xassan doqon wuu a siyay abii gaal badenii, abii gaalase ma dhabarku sararanaa oo adis Ababa u rara sidee buu ku soo galayaa badeena
Masaru.halakeeno.bada.kana.heshiiska.haloogabaxo
Awoowiyaashis meshay mare ayu Maraya
Masar waxay rabtaa way gaartay.
Masar Falastiin dhiigeeda ay 60 sano ku qaadanaysay lacag malaayiin dolar ma Tass aa damuljadiid isku dhiibayn in ay wax u qabato
Mw Xasan shaqadiisa wadanka uu qaban lahay iska dhaafee vila Somaaliya gurigii wadanka looga talinaayey yar isaga iyo familkiisa ay nooga buuxiyey yar iyo dhiiqo aynagu soosaaidiyeen
Hadane Masar iyo bilingual ay noo keaeneen kuwii Iraq iyo liibiya soo lahay somaaliyey way idin dhamaatay ilaahayse ma dhihin waxaan ka signo kuwaan waa sida Falastiin hadane ciidamadii Amison uu Xasan usaxiixaayo in ay joogaa sanad kasta uu ciidankiisa samaysan waayey uu 100 dolar qaata amaa isaga taga wuxuu udhahaayey Ee dowlada iyo ciidamada la dhisay oo loo dilay lagu dhameeyey hirshabeele. Waxay tahay Minnan ogaw how hada Ciidamada nato Ee qaramada midowbay Ee Cadaanka ah Ee shalay cardioid saaray oo hada oo somali dhamaatay xoog yaraysay oo falastiin dilaayaan haben iyo maalin diyaaradaha la dhacaayaan ayuu la soo galay hishiis waa xasanee soo na Wada somaliyey gumaysi gaalnimo kaniisnimo Ogaada ciidankaan ay badalli doorman waa siduu rabo waxaa Masar Masar lahaanina dib iska fiiriya ilaaha naga qabto aamiin aamiin midlands khayr badan
Waa caadi wadan aan rag lahayn ayuu heelay marka waa nin rag ah abi.gabdhaha soomaaliyedaw niin daanbe oo soomaalii ah haa gursanina wax jira maa ahan rag raadsada.
Xasan isagu shacabka somaliya mow sheegey inuu ethopia bad siiyey 😂😂😂😂😂
Haddii ay taas run tahay waa maxay waxa aad u tiraahdaan Soomaaliya waxaay leedahay madaxweyne?
Ma waxaad ku faraxsan tihiin in Ethiopia qaadato badda Soomaaliya?
Munaafaqa xasan sheekh sanbalooshe Cali balcad iyo fiqi ayaa siiyey waa in ku waaa laga taqalusaa
Madaxweyne go aan leh wa loo bahanyahay ee lama rabo madaxweyne sida caruurti wuxuu hada sheego hadhow aan waxba ka qabaneyn sida odigaan gurgurte ee aad modo dooro qoydaay
Wuu xanun sanyahay
Haday bada heleen anagna shahaado sharaf nabadeed ayaan aduunka ka heleynaa yaa naga foican??mrykn waa cadow waa isaga wax daaha gadaashiisa ku jira...
Waa beentiis ee hala arko hadduu somali ka caqli badan yahay
Aby markuu saqraamo ayuu Ku riyooda inu Bada geesiyaasha soomali qaato ee Xasan sheekh oo wadankiisa badhitaakii hore loo qaatay muxuu isagu Ku fikiraa?
War orom kan injir lowga ah maxaa ina dabadhigay war orom kan injir lowga waa nin waalan qotigani waa fulay. 😢😢😢
Waxa ku dabadhigay wuxu arkay dal an rag lahayn.eritariya maa ku dhaca maya sababto ah rag aya leyihin dumarka eratariya.abi nin raged ayaa tahay.
Dhalinta somaaliyeed yaa umaqan
Qabyalada weheshada iyadaa idiin maqan kudaba fayla waa saaxiin qaaliyaa😂