Duniya Jamiila - Asha Abdow ( darandori )

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 56

  • @daruurcuratay1969
    @daruurcuratay1969 5 ปีที่แล้ว +4

    Caasha cabdow fanaanad cod raxmad ah leh,ilaahow cimri iyo caafiya ku sii.

  • @mohamedfarahmire4287
    @mohamedfarahmire4287 7 ปีที่แล้ว +3

    Legen Magaaladaada Lee ahaa Sawirkaan Kisima... الدنيا جميللا ليلي طويللا..بكسمايو..شكرا..عاشه عبدو...احيا وطن..

  • @aghader8751
    @aghader8751 6 ปีที่แล้ว +7

    Mar an kashaqenaye Radio banaadir ayan heesta hawada dadka u so Maran jire 2009 ila 2012

  • @yonishassan4131
    @yonishassan4131 5 ปีที่แล้ว +5

    the greatest song in the twentieth cencury. Sung by Mohamed Rafi

    • @mohamedmalin1950
      @mohamedmalin1950 5 ปีที่แล้ว +1

      Rip Mohamed Rafi, film ki Jaanwar 1965 ki so baxay ayey ku jirtay heestaan🙋‍♂️

    • @abdinasirmusa8777
      @abdinasirmusa8777 3 หลายเดือนก่อน

      Legend.

  • @zaydaadankheyrow8336
    @zaydaadankheyrow8336 3 ปีที่แล้ว

    Maxan radiye heestan idecada len kamaqli jiray best song I love this song

  • @husseinabdille
    @husseinabdille 3 ปีที่แล้ว +2

    Aasha abdo iyo xussen suudaani

  • @ahmedqadiifey5802
    @ahmedqadiifey5802 6 ปีที่แล้ว +5

    Yaa dhagesanya sanadka 2018 like iisaara

  • @zakihaji5815
    @zakihaji5815 8 ปีที่แล้ว

    waaw maama asha Allaw ku dhowr aduun iyo aaqiraba amiin

  • @abdallaabdullahi9812
    @abdallaabdullahi9812 5 ปีที่แล้ว +8

    Heestan asalkeeda waxaa laga keenay hees Hindi ah oo la yiraahdo (Meri Mohabbat Jawan Rahegi), waxayna Ku jirtay filimka Janwar oo soo baxay sanadkii 1965-kii. Waxaana qaaday Mohammed Rafi.

    • @muna8556
      @muna8556 4 ปีที่แล้ว +4

      Csw masha alah adaa u taqaan asalka heesta aadaan u jeclahay filinkaas uu sameeyay atooraha shami kapoor

    • @asamadhassan1419
      @asamadhassan1419 3 หลายเดือนก่อน

      Heestan waa hindi ba kaga soo koobiyey radio muqdishu ba mar mar la soo sari jirey.
      Filimkas hindiga waa dmabe ba la soo celiyey oo heestan rer kaboor baa jirey
      Meri muhadkii hee jawarihee!
      Waanu ku walnan jirney heestan waanu qadi jirtey marka shinkiisa laga soo baxo, xita waxan xasustaa wiil aynu iskul ahayn baa fasalka ku qadi jirey oo heeso dhowr ah oo can baxey oo hindi ah ba jirey oo weli maxkaxda dhalinta anan ka goin oo ay isla markiiba so qabanayan , waxaba wax kasta ka daran magaaladii & dalkii macaan ba aad & aad u soo xasusaneynsaa, alow nabad dalkayagii nogu hibee madama dad caqli nagu higamiya aynu la'a nahay, mispaiajo my people and my city and my country ! One day we'll meet if we a life insha llah adios

  • @dearabii
    @dearabii 6 ปีที่แล้ว +1

    Duniya Jamila is my favourite song of yours

  • @hubaalmedia296
    @hubaalmedia296 2 ปีที่แล้ว

    Old is gold
    18/01/2022
    Hargaysa somaliland
    Sheekh madar

  • @tallman6660
    @tallman6660 3 ปีที่แล้ว

    Ma sino haweenka markay suuqa joogaa waa hees aad u wanaagsan

  • @dearabii
    @dearabii 6 ปีที่แล้ว +2

    Mamo so nice wad good time to by your side

  • @BirijaanKooco
    @BirijaanKooco 3 หลายเดือนก่อน +2

    Mondey 01 jul 2024 10.19 am

    • @dahabamohamud6925
      @dahabamohamud6925 3 หลายเดือนก่อน

      Jcyl ku daremy hesta Ano Hoyo Ah Allow I Daa My Love❤

  • @sheikheyomar205
    @sheikheyomar205 8 ปีที่แล้ว +1

    Best song ever ❤️❤️❤️❤️

  • @hamidabdi2669
    @hamidabdi2669 5 ปีที่แล้ว +3

    2019 yaa dhageysanaayo

  • @MohamedSaid-fd9sx
    @MohamedSaid-fd9sx 2 ปีที่แล้ว

    Old is gold
    15/12/2021

  • @abshir2010
    @abshir2010 2 ปีที่แล้ว

    Casha waa boqorod Soomaali

  • @yonishassan4131
    @yonishassan4131 5 ปีที่แล้ว +1

    Waqtiyow maxad na ciishay..... Allow dalka iyo dadka kuwi hore nooga dhig

  • @waliyare5843
    @waliyare5843 5 ปีที่แล้ว +1

    2019 ya dhageysanaya

  • @daruurcuratay1969
    @daruurcuratay1969 5 ปีที่แล้ว

    Yaa dhagaysanaya 2019

  • @osmanyusuf9493
    @osmanyusuf9493 ปีที่แล้ว

    2023❤❤❤❤❤

  • @MrLooyaan
    @MrLooyaan 6 ปีที่แล้ว +1

    Heestaan Waxaa Coppy Laga Sameeyey Hees Hindi Ah Meeri Muhabatkee jawaara Hii Hee, Caasha Cabdow & Hussein Suudaaani.(الدنيا جميلا ابيت ليلا ليالي طويلا )

  • @ibraahimabdirashid9059
    @ibraahimabdirashid9059 11 ปีที่แล้ว

    waaaaaaaaaaaaw nice song maama caasha aloow ku daaaaaaaaaaaaaaaaa aaad iyo aad ah bee umacaantahay heestaaaaaaaaaaaan isha baxarka

    • @abaycadey8491
      @abaycadey8491 6 ปีที่แล้ว +1

      Casha cabdow iyo suufi cali

    • @daruurcuratay1969
      @daruurcuratay1969 5 ปีที่แล้ว +1

      Abay Cadey
      Suufi cali maaha waa suudaani

  • @fahadabdiqadirulusow3677
    @fahadabdiqadirulusow3677 3 ปีที่แล้ว

    caasha cabdow malika iyo xuseen suudaani

  • @mohamedabdullahi4534
    @mohamedabdullahi4534 5 ปีที่แล้ว +2

    Any one in 2019

    • @abood4477
      @abood4477 3 ปีที่แล้ว

      Any1 2021 baby

  • @MohamedAhmed-wr3fz
    @MohamedAhmed-wr3fz 7 ปีที่แล้ว

    heestan waa meeqa luqadood carabi somali wan fahmay

    • @aghader8751
      @aghader8751 6 ปีที่แล้ว +1

      Mohamed Muhidin Ahmed Somali Arabic kiswahili hindi iyo xoga Italian

    • @libanwarsame5428
      @libanwarsame5428 3 ปีที่แล้ว

      Soomaali, Carabi iyo Urdu/Hindi.

  • @makailyare9494
    @makailyare9494 2 ปีที่แล้ว

    Caasha lagan

  • @Nature-j6g
    @Nature-j6g 3 หลายเดือนก่อน

    2024

  • @aliabdi2886
    @aliabdi2886 7 ปีที่แล้ว

    الدنيا جميلا ابيت ليلا ليالي طويلا caasha cabdow yaala qaadaayo

    • @ahmeddahir7061
      @ahmeddahir7061 7 ปีที่แล้ว +2

      Adduunyaa jamiila. . ...Caasha Cabdow iyo Suudaani, 1963 ayaa la qaaday, Sidaaas iney tahay ayaan filayaa

    • @mrmaker1063
      @mrmaker1063 6 ปีที่แล้ว +1

      Ali Abdi kuluc

    • @sayidka6911
      @sayidka6911 3 ปีที่แล้ว

      Suufi cali.

  • @makailyare9494
    @makailyare9494 2 ปีที่แล้ว

    Mahamed rafi hindi actar shami kapoor

  • @nurali1587
    @nurali1587 10 ปีที่แล้ว

    waaaaaw maaamaa casho

  • @abshircadde9236
    @abshircadde9236 ปีที่แล้ว

    Wwwww

  • @صوماليةوافتخر-و5و
    @صوماليةوافتخر-و5و 6 ปีที่แล้ว

    Oh xasuuus wlhy

  • @ayuubayuubcade342
    @ayuubayuubcade342 7 ปีที่แล้ว

    woow nice Song

  • @makailyare9494
    @makailyare9494 2 ปีที่แล้ว

    Mahamed raafi janwar 1965 jjjjj

  • @abassbare3743
    @abassbare3743 9 ปีที่แล้ว

    casha cabdow iyo abdullahi suudani ayan umaleya

    • @sayidka6911
      @sayidka6911 3 ปีที่แล้ว

      Sufi cali armuu yahay.

  • @sincara3998
    @sincara3998 8 ปีที่แล้ว

    waxaa waaye maama caasho iyo baaba xusen suudaani

  • @daruurcuratay1969
    @daruurcuratay1969 5 ปีที่แล้ว +2

    Koobigii oo hindi ah.
    th-cam.com/video/bjeYr2h_BIg/w-d-xo.html

    • @Abdirahmanism
      @Abdirahmanism 3 ปีที่แล้ว +1

      Kee koobi ah? Ma Soomaalida ayaa heestan kaga dayatay hindida mise Hindiga ayaa original ah?

    • @daruurcuratay1969
      @daruurcuratay1969 3 ปีที่แล้ว +1

      @@Abdirahmanism
      Hindiga ayaa orginal ayaa ahaa oo filimka hindiga ee ay heestaa ku jirtay ayaa beryahaa la xiiseynayay oo socday,1972dii.