ilowsha dhawida Abaayo -Maxamed Cabdow & Cadey Cali Axmed
ฝัง
- เผยแพร่เมื่อ 7 ก.พ. 2025
- curiye abwan Bashe Muse Jamac (Macalin Soyaal)
laxanka :-Daahir Cali Jimcale
sexsophen maxamed cali
drams cabdulahi sulfa
bercussion salax xariri
keybord shar-kanoole
lead guitar sugule
bass guitar shankar
waaaw waa hees Aad iyo Aad U macaan maxamed Cabdo iyo Caday cali
Haayoo waxay kamid'ahayd Ruwaayadii Darandoorijacayl iyo Duni'aakhirsabaan
Sep 3😢 alahayow inabad gee safarkaan maaganahay
I been looking for this song for decades wlh
Maxamed cabdow saalim
Weeye
Eshcala hees m.abdo allah yaraxma raaxiimin😢
Fanaan qaali'ah buu'ahaa Alaayaaraxma
maaha ibraahin badil ee ninkaan maxamad
Waa hees aan xusuusto oo qiso igu dhacday gabadh aan wada sheekeysan jirtay oo aad aan u jeclaa ayaa nin kale iga raacday ka dibna ninkii nacay aniga igu soo laabatay ka fibna heestan ayaan u qaaday oon gidaar kaga tagay
Axyaa xasuus waa gees wakhti hore isoo Marty oo ah 2001 gabadh jaceyl igaga baxday ayaa mudo ka Dib nabsigii igusoo celibacy markasan heestan uqaaday ka Dib hortayday ku dhacday Ana Wan ka dhaqaqay ka Dib gabadh la socotayba qaaday intaa ka Dib mudo 7 biloda away dhulyaal aheyd
Waa hawan talado ah zacaduna ee ii thy. 1:24. 2023 😢😢😢😢
Aniguna wax sasa kama dambeyn 😂🙌🏽
❤khadro cabdi xaaji faarax❤
❤samiiro maxamad cismaan❤
hees macan
Wa hees jacel macan hada jacel majiro
Adkeyso adna markaga 😢
Watching...30/3/2023..in ramaadan.
Maad kululaaty nio😂
11/09/2023...10:28am isniiin
Heestan markan raadiyaba dirqiban ku helaa.
ya salam
Eshcala hees
Waa ibrahim badil
Maya ee ha'unaxariisto waa Maxamed Cabdow Saalim