zacharie mohammed sxb sare wa macquul inu noolyahay, laakin dhowr qoraalo ama pages tsaale nuxur.com/warar/?p=13850 aan ku arkay in magaciisa markii laso qaado lagu hor qoro (AUN), ilaa muddo 5 sano ku dhawaad waxaan u heystay inu dhintay balse hadi u nool yahay rabbi caafimaad ha siiyo isaga iyo inta muslimiin ah. mahadsanid sxb.
Vivo Caasha cabdoow...legend waaberi1...Heer Qaran waxa ay ku heestaa luqadaha Carabiga Soomaliga & Sawaaxiliga..Waana reer kismaayo Qofta Ay Ku faanaan.
Legend Caasha cabdoow Heestan waxaa la qaaday Fannaankii Weynaa Suufi Cali AUN..1969..kii.....
1963
Love it!. Gave me 60s music vibes. Ilaahay u unaxariisto dhamaantood 💕
Heestaan hadaa lawada hada soo qaadeen kusoo aragteen (like)👍
Casha Abdoow legend Somali
legend
@Abdihakim Mohamed sxb waxaa la dhahaa fanaanka la qaadayo Caasho Cabdoow (suufi Cali) Alle ha u naxariistee.
+mohamed malin Allah u naxariisto intii muslim ah walal lkn suufi cali wuu nool yahay waxaad ka daawan kartaa TVga Qaranka soomaaliyeed
zacharie mohammed sxb sare wa macquul inu noolyahay, laakin dhowr qoraalo ama pages tsaale nuxur.com/warar/?p=13850 aan ku arkay in magaciisa markii laso qaado lagu hor qoro (AUN), ilaa muddo 5 sano ku dhawaad waxaan u heystay inu dhintay balse hadi u nool yahay rabbi caafimaad ha siiyo isaga iyo inta muslimiin ah. mahadsanid sxb.
+mohamed malin Aamiin Aamiin sxp sare
Legend Caasha cabdoow Heestan waxaa la qaaday Fannaankii Weynaa Suufi Cali AUN..1969..kii.....
Vivo Caasha cabdoow...legend waaberi1...Heer Qaran waxa ay ku heestaa luqadaha Carabiga Soomaliga & Sawaaxiliga..Waana reer kismaayo Qofta Ay Ku faanaan.
Runtii heesaha caasha cabdow waa ay fiican yihiin laakiin waxaan rabaa inaan ogaado ninka la heesaya
Abdihakim Mohamed
Waxaa laqadaaya
Abdihakim Mohamed suufi cali AUN
mohamed hassan mohamed
Suufi cali cusmaan AUN
Baba siifi laqaaday pro Allaya raxma 🤲🤲
👍👍👍👍
eesh calaa faniin kuwa danbe sidaa lagama helayoo
waaan dareemay markan laba ciyalki dambe ah kuso arkay inay iyo badhrahay
Caasha abdow iyo suufi cali hees jaceyl oo dhan iyagaa inooga filnaa lknse naf iyo shaydaan ayaa heeso kale inaga saladay
waaaw casha codkada wan kahelaa
Heestan markan dhagessto waxna aan ani aheen iska darema wlhi inta igu raacsan like
Waalwijk cash alaaf yicizak