Asc ugu horeyn dhalinta manta jirta waa 3 qayb Qaybta 1aad: waa dhalinta raacday dhaldhalaanka aduunka sida social media iyo haasawe in ay waqtigii o dhan lagu bixiyo Qaybta 2aad: waa dhalin hami iyo qorsho nololeed leh lkn sugaya qof hamigooda iyo hankooda ku garab gala oo ku caawiyo, tusaale inay dowlada fursado siiso ama shaqo u abuurto Qaybta 3aad: waa dhalinta aan cidna ka sugin inay hankooda ku caawiso oo ilaahay talada u dhiibtay Ugu dambayn waa inad ogaata wax kasta inay xag Alle ka qoran yihiin inaga wa dadaalayna o kaliya Wasalamu calaykum
Wlhi been maha 3daa qay bood aad kala sheeg tay ayun bay ukala bacayaan anigu shkhsi aahn hadaan iska hadllo waxaan ahy qaybta 3aad Waxaa nan Sugaya Farajka ilaahay inatuu imanayo anigoo Da daal dheeriyana bixinaya Aiigana sidaa soo kale ayan ku rajaynaya
Salaama Al Ustaad Aaden Sahan 👍 Aad baan kaaga mahadcelinayaa mawduucaan waqtiga badan aad galisay waa xaqiiqada qadhaadh ee Maanta Dhalinta Soomaalidu wajahayso. Talo ahaan waxaan ku dari lahaa Dhalinyarooy 2 qodob aan xoogga saarno waxaan qabaa in aan ku badbaadayno hammiyadeenuna ilaahay inagu guulaynayo insha allaah. 1. Waxbarasho joogto ah ( self learning) maanta internetka wax kasta ayaad iska bari kartaa markaa aynu xirfadaha shaqo lagu abuuri karo aan xooga saarno. 2. Shaqo abuuro Technology based ah ama freelance waxaana ay ku noqonaysaa qodobka koowaad ee ah wax isbar xirfad is bar shaqona ku abuuro maanta haddii aad dhaqaale soo saarayso wadada Horumaka ayaad cagta ku haysaa ee janagale halkaa kaga hay. Mahadsanidiin talo walaalnimo.
Waxaan Ku Dari lahaa Talooyin Anfacaya aniga Iyo Jiilka Soo Kacaya 1. In Qof kasta Allah Talo Saarto 2. In Qof ku Qorshe Yeesho Qorshahaasna ku Dadaalo 3. In wakhtigiisa ka Faidayso Sida I uu wax barto 4 . In Qof kasta Luuqada iska Dhiso waayo Waa Furaha wax kasta 5. Duco Waayo waa Furaha wax kasta Waad Mahadsan Tihiin Dhamaan From HARGEISA SOMALILAND
Waan Daawaday Barmaamijkani Maalintuu soo Baxay Oo Ahayd 2022 Hadana Waxaan Daawanayaa 2024 Alxamdulilah Maalintaa Kaan Ahaa Ma Ihi . Ilaahay Cidaan Ahayna Abaal Ugama Hayo Iyo waliba Waalidkay Oo I Dhalay Ina soo Koriyay Iyo Marwadaan Maalintaa Wada Sheekaysan Jirnay Maantana Xaaskayga Xalaasha Ah Mooyaane Alxamdulilah Waxaanan Ku Darayaa intaa " Aamin 100% Qof Nimadaada Kana Saar Cidkastoo Kale Inaad Wax Tar Ka Sugto Ama Isku Howsho Inaad Cid Kalle Naftaada Ka Hor Mariso "
Wllhi bllhi adanow intaan Chenal kaagh ku xirnaa waa Viedo ga kaliye ee Waxa naiyaday da ka kuuxaya kujiray ayuu banaan ka keenay anigoo aanan gara nayn Cid aan la wadaago sa bab too ah Qodobadaa aad soo Wada sheeg tay Cid ku la daree maysa ama kula fah maysaa ma jirto aan ka ahayn allh☝ Markaa wllhi Iyadoo ay sidaa tahy Naf Qiff walbaaba Barta uu Dhigo Naftiisa ayun buule yahy Mahad sanid zhp 🙂💯💯👍👍👍
Aadan khadar waa talo wanagsan Talo ahaan : waxan dhalinta somaliyed ku biirin laha " Alle ka cabsi, Aafada oo ay iska ilaaliyan, mar walba dhaqaaq, waayo waxa uu ku suurta galinaya guulo badan meelna wad ka iftiimi doonta." Kuwii guulaysta Alle hanaga yeelo
Asc WLKEY meshn wx baan rba inan ku reebo fariin yar Wlkeygw mudo wn kgu xirnahy Wli wx aan ka cod Sady ma jirn mante wxan wata codsi Wxan rba inan kla wadgo arin qaas ah Haday surta gal tahy meel an kla so xiriiro i reeb La hadl aan kla hadlo wxay nqan karta nlol qof iney u badasho qaab Wngsan Wn ku sugya gorty nqato wna sugya reply gaga🙏🙏🙏💯intas ka codsna
@@sahanka97 Wllhi bllhi adanow intaan Chenal kaagh ku xirnaa waa Viedo ga kaliye ee Waxa naiyaday da ka kuuxaya kujiray ayuu banaan ka keenay anigoo aanan gara nayn Cid aan la wadaago sa bab too ah Qodobadaa aad soo Wada sheeg tay Cid ku la daree maysa ama kula fah maysaa ma jirto aan ka ahayn allh☝ Markaa wllhi Iyadoo ay sidaa tahy Naf Qiff walbaaba Barta uu Dhigo Naftiisa ayun buule yahy Waxaa nan kaa Cod san laha inaan Si Caadiya kuula Soo xiriiro anigoo jeclaan lahaa inaan kuu Soo Gud biyo Xogo Badan oo kala Duwan wll Mahad sanid🙂💯💯👍👍
M.a wll waad ku mahadsan tahay Talada wacan aad na sii say insha Allah tii na anfacdo Allaha ka dhigo, Anna waxaan ku darsan lahaa in baraha bulshada la yareeyo waqti aad wax ku qabsataa helee 1 saac ba Allaha ka dhigee markaa dhalin yaro tahay jir ahaan waad kori maskax ahaana inaa korto waa muhiim ku dadaal inaa maalin waĺbo ugu yaraan wax kororsato.
Sanadkii dhawayd ayaan u arkay inan san wax uwada inay fikirkayka mustaqbalka u adegayn balse go,anka qaatay wuxu ahaa inan anigu hogaanka naftayda qabto san donayana wax u maamulo balse waxa iga so hor jeestay walid zhp walal iyo asxab ila hada fakarkayga gar ayaan la ahay wanan ku rajo waynahay inan ka guul gadho ilahay idankii
Waa Xaqiiqo wey xanuun badan tahay Haddana waa lama huraan...... Waalidka alle ha noo ilaaliyo anagana alle ha naga ilmo lagu nasto oo waalidkood daryeela intay ifka joogaan..... From 24 jir degree 1 aad Jamacada hysta Haddana aan waxba qaban.... Tani ma ahan waxan Subax kasta aroorta hore u kalihi jirey , waan la kulmey, wey i dhibeysaa , waan aqbaley, walina rajo ayaan qabaa waan halgamayaa....... Dhalinyarada alle ha Ilaaliyo oo hadafkooda wngsn alle ha u sahlo.....
24jir degre haysta wa best chance. waxanba odhankara wad dedaashay sxb lakin, isku day inad fursad shaqo abuurato. bulshadeenu wa sidaa aadan sheegayo adigay kusugayan nin lasugayow adna yad sugi. Dadkeni waweyna wa qorax si dhacaysa, dhalintenan dambena dhaxal ugamaysan tagin. Marka just be creative, make legacy and don't blame anyone upon your issues bros go ahead.
Warun wll anaga wa inan horta midow naa hadii aan nahay dhalan yarada qurwalba waxa uu hayyo walal kii ufaide yaa waxa inla dhagesto wet fican thy balse waxaa kasi fcn in aan dhaqan galino wlhi run tii aqoonta aan ka faa iday lama sokobi karo wll adan marna hajojin sogud binta anaga kuwii ku an faca allah inaga dhigo
Makeup Art man inan noqdo jeclahy lkin waxaa arkaa in dadka caay iyo fikir kale igu imadan taasoo iigu riday niyad jab 😭😭 waana mida kaliya ooka danbeyso dib u dhaca somalida 🇸🇴
Asc ugu horeyn dhalinta manta jirta waa 3 qayb
Qaybta 1aad: waa dhalinta raacday dhaldhalaanka aduunka sida social media iyo haasawe in ay waqtigii o dhan lagu bixiyo
Qaybta 2aad: waa dhalin hami iyo qorsho nololeed leh lkn sugaya qof hamigooda iyo hankooda ku garab gala oo ku caawiyo, tusaale inay dowlada fursado siiso ama shaqo u abuurto
Qaybta 3aad: waa dhalinta aan cidna ka sugin inay hankooda ku caawiso oo ilaahay talada u dhiibtay
Ugu dambayn waa inad ogaata wax kasta inay xag Alle ka qoran yihiin inaga wa dadaalayna o kaliya
Wasalamu calaykum
Dhabtii waa sidaas aad sheegtay wlal.
Saaid wlhi abaayo ilahy kuwo ku kalsoon oo dadala naga dhigo
Wlhi been maha 3daa qay bood aad kala sheeg tay ayun bay ukala bacayaan anigu shkhsi aahn hadaan iska hadllo waxaan ahy qaybta 3aad Waxaa nan Sugaya Farajka ilaahay inatuu imanayo anigoo Da daal dheeriyana bixinaya
Aiigana sidaa soo kale ayan ku rajaynaya
Ani waxaan ahey 3❤😊😊
Waa moowduuc xiiso leh runtii 100%💥
Dulucda mowduuca: Halgankaagu waa kugu keligaa.🔰
Faaladeeyda: Runti wa arin wanaagsan in qofku naftiisa asiga hormariyo oo dal,doowlad,bulsho,asxaab iyo ehelba ku xerin hormarkiia.
Talo : ✍ Hadii aad rabto in aad libin gaarto ama guuleeysato aduun iyo aakhiraba
1. Alle ka cabso 2. Hami waa inaad la haata 3. Dadaal na waa lama huraan.
Ugu dambeeyn:✍Ha iloobin waxa laguu abuuray oo ha hilmaamin aakhiro. 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
Xaqiiq wllhi
Absolutely
10:34 qofna uma abuurna inuu ku caawiyo, qof waliba tiisa ayaa cusleysey.
Murti dhaxal gal ah Masha ALLAH
Waa ta kaliya i anfacday wlhi waxan is dhihi jiray qof walba muxuu sidaa rabto u noqom waayey
Salaama Al Ustaad Aaden Sahan 👍
Aad baan kaaga mahadcelinayaa mawduucaan waqtiga badan aad galisay waa xaqiiqada qadhaadh ee Maanta Dhalinta Soomaalidu wajahayso.
Talo ahaan waxaan ku dari lahaa Dhalinyarooy 2 qodob aan xoogga saarno waxaan qabaa in aan ku badbaadayno hammiyadeenuna ilaahay inagu guulaynayo insha allaah.
1. Waxbarasho joogto ah ( self learning) maanta internetka wax kasta ayaad iska bari kartaa markaa aynu xirfadaha shaqo lagu abuuri karo aan xooga saarno.
2. Shaqo abuuro Technology based ah ama freelance waxaana ay ku noqonaysaa qodobka koowaad ee ah wax isbar xirfad is bar shaqona ku abuuro maanta haddii aad dhaqaale soo saarayso wadada Horumaka ayaad cagta ku haysaa ee janagale halkaa kaga hay.
Mahadsanidiin talo walaalnimo.
Shaqo iyo qorsho toona ma haayo Hadana diinta barashadeeda iyo adeega diinta waqti uma haayo balse diinta laga aamino in iyada dib noo dhigtay oo fooda la dheereesto, cadowga laysku ekaysiiyo la jeclaado, tumasho la raboodo, waalidkii lagu caasiyo hadana lasii riyoodo sariir la’aan iyo hurda la’aan oo iphone 14pro max weliba aan soo bixin, intaas oo dhan SHAQO iyo QORSHO la'aana la yahay.
خسر الدنيا والآخرة ذالك هو الخسران المبين
DIINTA ALLE BARTA HADEY SHAQO LA’AAN IDIN HEYSO OO SALAADA ISKA SAXA MARKAY UGU YARTAHAY IYO FAATIXADA IYO SUJUUDU SAHWIGA.
وبالله التوفيق
Wa sax boowe ilaah xaqa hana tuso
Aad iyo aad baad umahadsan tahay mudane
ILLAAHAY ADUUN IYO AAKHIRABA HAKU XIFDIYO🤲❤💯
جزاك لله بخير يا أخي العزيز الشريف
Liked by
Fadlan dhalinyaro markaad wax qorsheyney saan INSHA ALLAH in aad ku dartaan Ha halmaaminina
Asc. Magacaygu waa Maxamed waxaan ku noolahay magaalada hargeisa waxaan jiraa 27 sano waxaan leeyahay hami iyo mustaqbal isoo duceeya walaalayaal 😋💯
Alah haku rumeeyo❤️
Mahadsanid Adan khadar dhinac kale ayaad nolosha naga tustay
Mahadsanid ustaad.
Waxa keliya ee si dhiibsan ugalay maankeyga ayaa ah …
qofnaba haka sugin waxqabad, waalidkuna adiga ayey waxqabad kaasugayaan’e.
Mar walba uu yaraado isticmaalkaaga khadku waa mar walba aad naftaada jaanis uhesho waxna uqabato.
Wxaan rajaynayaa ineynu kawada faaideysanno Wakhtigeeena qaaligaa, inagoo uga faaideysaneyna wax ina anfacaya aduun iyo aakhiro.
Ustaad Bookga 📖 nosoo tuurjun ustaad
The productive muslim ☪️
Waa buug fiican English fududna wuu ku qoran yahay buug wanaagsan weeyaan buugaa
Waxaan Ku Dari lahaa Talooyin Anfacaya aniga Iyo Jiilka Soo Kacaya
1. In Qof kasta Allah Talo Saarto
2. In Qof ku Qorshe Yeesho Qorshahaasna ku Dadaalo
3. In wakhtigiisa ka Faidayso Sida I uu wax barto
4 . In Qof kasta Luuqada iska Dhiso waayo Waa Furaha wax kasta
5. Duco Waayo waa Furaha wax kasta
Waad Mahadsan Tihiin Dhamaan
From HARGEISA SOMALILAND
Shafici thanks boowe ilaah ka awal mariyo raiyadaan qurxan anaga kuwii ku dhaqma o na anfaca naga dhigo
إنما يوفى الصابرون أجرهم بغير حساب
Mashaalah runtii abwaan aad iyo aad ba u mahadsan tahay waxa ka hadashay waa xaqiiq runtii Alle haku sharfo aaqiriyo aduunba wll guuleyso ❤❤👑👑
جزاك الله خيرا 🙏
Mahadsanid walal qaali from Mogadishu. Ilahey adiga ookale umadeena hakubadiyo caaqilkeenoow
Mahadsanid Ustaad
Mahadsanid
Mahadsanid ustaad ❣
Mawduuc xiligiisa la jaan qaadaya baad soo gudbisay
Mahadsanid wlle
حماك الله يا أستاذنا
Legend wn ku taageraa wlhi alle haku xifdiyo
Jazaka allh wll aadam allaha kubarkeyo
Masha Allah Allaha Ha ugargaaro dhalinta wadenka iyo ku dibada
جزاك الله خيرا وامنا وامانة وبركا بإذن الله يا أخي الكريم
Waan Daawaday Barmaamijkani Maalintuu soo Baxay Oo Ahayd 2022
Hadana Waxaan Daawanayaa 2024 Alxamdulilah Maalintaa Kaan Ahaa Ma Ihi .
Ilaahay Cidaan Ahayna Abaal Ugama Hayo Iyo waliba Waalidkay Oo I Dhalay Ina soo Koriyay Iyo Marwadaan Maalintaa Wada Sheekaysan Jirnay Maantana Xaaskayga Xalaasha Ah Mooyaane Alxamdulilah
Waxaanan Ku Darayaa intaa " Aamin 100% Qof Nimadaada Kana Saar Cidkastoo Kale Inaad Wax Tar Ka Sugto Ama Isku Howsho Inaad Cid Kalle Naftaada Ka Hor Mariso "
Thnkz powe qali allaha kuu siyaadiyo caqliga,caafimaadka ,cimriga iyo dhamaan shaqsiyada wanaagsan ee aad nala garab taagan tahay markasta
Aamiin
Masha Allah wll ilaahay caqliga hakuu barakeeyo wllhi talo dhxal gala ayad bixisay runtiina XAQIIQ ayad ka hadashay wa runta
Mahdsanid wll alle haku karaameeyo🌻
Muqalkan waxan dawanayaa 9 Desember 2024 saacada 20:53 mahadsanid❤
جزاك الله خير اخي
بارك الله فيك
Maasha allaah ustad aadan
ha joojin dhaqdhaqaaqa iyo faro taagtaaga hhh
good point 😂 ilaahay haku sharfo brother
Maasha allaah illaahay ha kaa abaaliyo fidinta khayrka
Aadan khadar cali mahadsanid wlle
Wllhi bllhi adanow intaan Chenal kaagh ku xirnaa waa Viedo ga kaliye ee Waxa naiyaday da ka kuuxaya kujiray ayuu banaan ka keenay anigoo aanan gara nayn Cid aan la wadaago sa bab too ah Qodobadaa aad soo Wada sheeg tay Cid ku la daree maysa ama kula fah maysaa ma jirto aan ka ahayn allh☝
Markaa wllhi Iyadoo ay sidaa tahy
Naf Qiff walbaaba Barta uu Dhigo Naftiisa ayun buule yahy Mahad sanid zhp 🙂💯💯👍👍👍
Mahadsanid wlkaY waa talo iyo tusaalayn muhim
Aadan khadar waa talo wanagsan
Talo ahaan : waxan dhalinta somaliyed ku biirin laha " Alle ka cabsi, Aafada oo ay iska ilaaliyan, mar walba dhaqaaq, waayo waxa uu ku suurta galinaya guulo badan meelna wad ka iftiimi doonta."
Kuwii guulaysta Alle hanaga yeelo
Ilaahay hakaa abaalmariyo walaal Aadan .
Mahadsanid macalin
Dadaalku waa inta aad waddo uun, kol hadii aad joojiso dadaal ma noqonayo💫
Xaqiiq weye arimahan odhani dhalintenena hal dawlad ayaa ino dhisan taasina waa 2da waalid
Dawladaha somalida u dhisanina ayagaaba dhalinta inta ka dhiman kadhimay
hadad aragtan somali hadafkisa ka midha dhaliyayna wa mid an asxab ku xirnayn haduba ku xidhayna wa mid anku dahdaahin
Dhamaanteena allh hamigeena hayno rumeryo wbilaahi tawfiiq
Mahadsanid inbadan abowe 💯 🙏
Aadan alle haku barakeyo wllo
Xaqiiqdu waa saas aad sheegtey.Ok.
Talada aan dhalinta ujeedinyaaa waxay tahay :-
Intaad yartahay naftaada horumari oo ku dedaaaaal inaad ka caado yeeladu
1: AKHRINTA DHIGANAAYASHA KU ANFACAYA ,WAAQICANA KU FAHANSIINAYA
2: BARASHADA XIRFADAHA SUUQA UGU FIICAN
3: BARASHADA ASAASKA DIINTA sida FIQHIGA IO XADIISYADA
Ka dibna waxaad u kuurgashaaa sidaad dadkaaga wax u tari lahayd diintana ugu shaqeyn lahayd.
Alle ha inaga dhigo kuwii naftooda, dadkooda, dalkooda iyo diintoodaba anfaca ee wax u tara🤲🤲Aamin aamin
Wcs ustaaad adam allh ku sharfo aaadbu muhiiim uyahy mowduucan
Runtii watas.
In qorshaha wa wanaagsan yahay.
M.a horay usoco wllkey aadan sahan nin wax bdn noo iftiimiyey
Masha allah ustaad keep going mahdsnid allah ku barakeyo mawduuc wanagsan keep giong bro
mawduuc muhiim ah weeye wlhi soo badiya mawduc yadan
شكرا لك ياأخي
Shukran ustad Aadan.
Ilaahayna aynu talo saarano
Aakhirana yaynaan hilmaamin
Asc WLKEY meshn wx baan rba inan ku reebo fariin yar
Wlkeygw mudo wn kgu xirnahy
Wli wx aan ka cod Sady ma jirn
mante wxan wata codsi
Wxan rba inan kla wadgo arin qaas ah
Haday surta gal tahy meel an kla so xiriiro i reeb
La hadl aan kla hadlo wxay nqan karta nlol qof iney u badasho qaab Wngsan
Wn ku sugya gorty nqato wna sugya reply gaga🙏🙏🙏💯intas ka codsna
aadankhadar1996@gmail.com
@@sahanka97
Wllhi bllhi adanow intaan Chenal kaagh ku xirnaa waa Viedo ga kaliye ee Waxa naiyaday da ka kuuxaya kujiray ayuu banaan ka keenay anigoo aanan gara nayn Cid aan la wadaago sa bab too ah Qodobadaa aad soo Wada sheeg tay Cid ku la daree maysa ama kula fah maysaa ma jirto aan ka ahayn allh☝
Markaa wllhi Iyadoo ay sidaa tahy
Naf Qiff walbaaba Barta uu Dhigo Naftiisa ayun buule yahy Waxaa nan kaa Cod san laha inaan Si Caadiya kuula Soo xiriiro anigoo jeclaan lahaa inaan kuu Soo Gud biyo Xogo Badan oo kala Duwan wll
Mahad sanid🙂💯💯👍👍
@@jesskamaal279 asc wll waxaan kamid ahay fans ka sahanka xogaha ee aadan sahan ee wll meel aan kala xidhiidho mahaysaa 😢😢😢😢
Jazakallaahu Kheyr ustaad
Walaalo guul iyo gobanimo , hore u soco
Waa mahadsantahy wll adan sahan .
Alahaku sharfo ❤
Ustaad aadan aad ayaad umahadsantahy
M.a wll waad ku mahadsan tahay Talada wacan aad na sii say insha Allah tii na anfacdo Allaha ka dhigo, Anna waxaan ku darsan lahaa in baraha bulshada la yareeyo waqti aad wax ku qabsataa helee 1 saac ba Allaha ka dhigee markaa dhalin yaro tahay jir ahaan waad kori maskax ahaana inaa korto waa muhiim ku dadaal inaa maalin waĺbo ugu yaraan wax kororsato.
Waa runta wllky illahey haku xifdiyo ☝ 😍
Allah hanoo gargaaro
ياالله
M.a mahadsanid wllkay
Walal adan wad mahadsan tahay
Mahadsanid wll adam
ما شاء الله حياك الله قلبك😍
Masha allh walal mowduc dhab ah oo manta hysto dhalin fara badan oo soomaliyed lkn waa in la fikira Allah latalo saarta
Thanks ustaad
Sanadkii dhawayd ayaan u arkay inan san wax uwada inay fikirkayka mustaqbalka u adegayn balse go,anka qaatay wuxu ahaa inan anigu hogaanka naftayda qabto san donayana wax u maamulo balse waxa iga so hor jeestay walid zhp walal iyo asxab ila hada fakarkayga gar ayaan la ahay wanan ku rajo waynahay inan ka guul gadho ilahay idankii
Arinkaasi
Waa run
Waana waxjira
👍👍👍👍💛💛💛
ladareenka dhaliinta 🙂
MaHadsanid walaal
Jasak Allah khyr wll
Waa Xaqiiqo wey xanuun badan tahay
Haddana waa lama huraan......
Waalidka alle ha noo ilaaliyo anagana alle ha naga ilmo lagu nasto oo waalidkood daryeela intay ifka joogaan.....
From
24 jir degree 1 aad Jamacada hysta
Haddana aan waxba qaban....
Tani ma ahan waxan Subax kasta aroorta hore u kalihi jirey , waan la kulmey, wey i dhibeysaa , waan aqbaley, walina rajo ayaan qabaa waan halgamayaa.......
Dhalinyarada alle ha Ilaaliyo oo hadafkooda wngsn alle ha u sahlo.....
24jir degre haysta wa best chance. waxanba odhankara wad dedaashay sxb lakin, isku day inad fursad shaqo abuurato. bulshadeenu wa sidaa aadan sheegayo adigay kusugayan nin lasugayow adna yad sugi. Dadkeni waweyna wa qorax si dhacaysa, dhalintenan dambena dhaxal ugamaysan tagin. Marka just be creative, make legacy and don't blame anyone upon your issues bros go ahead.
M.a waxaan dareemsyaa waxyaalo badan oo iqiseeya inaad taabatahy
Mahadsanid huuno qli❤
Warun wll anaga wa inan horta midow naa hadii aan nahay dhalan yarada qurwalba waxa uu hayyo walal kii ufaide yaa waxa inla dhagesto wet fican thy balse waxaa kasi fcn in aan dhaqan galino wlhi run tii aqoonta aan ka faa iday lama sokobi karo wll adan marna hajojin sogud binta anaga kuwii ku an faca allah inaga dhigo
wlhi waa ucadaysay ninkii damiir leh mahadsanid
Alle haku barakeeyo adan sahan😍
Thanks Ugaas
Run
Wax badan oo noloshayda anfacaya ayaan kala baxay muuqaalkan. mahadsanid walaalkay
2024 march 22 haben ramadan ah 9.36 habeenimo ayaan daawanayaa muuqalkan ramadana ay tahay cawa 13 wow❤😂
anna isla 2024 11April maalintiii 2aad eee ciidda ❤
@@AxmedMaxamuud-fd8yn ana 2024 octobar 13
Barnaamijkan waxan ku tilmaamo garan maayo balse waa xaqiiqo biyo kama dhibcaan ah .
Aadanow inan so kordhisaan kasi jeclaan lahaa saxib
Aad baad u mahasantahay maadamad na baraarujisay koley anigu waan ku barusan balse dhalnyarda ku maqan Tikiko iyo wii maalayaniya
mahad sanid wllhi waa muqalkeyga 🥰🥰🥰🥰🥰
Mahadsanid pro❤
I.a waxan rajeynaya in hadaldan si daren leh ii taabtay inaan mirahooda helo iyagoo ficil ustd adna kun jer mahadsanid🙏💯
Muuqaalku wacanaa laba jeer baan ku ceshtay☺
Mansha allah
Aadan wll barnaamijka ka soo diyaari
Sababta Africa caasimadu ay qayb libaax wax loogu siiyo ama loogo hormarsho gobolada kale
Jasakallah bro
Makeup Art man inan noqdo jeclahy lkin waxaa arkaa in dadka caay iyo fikir kale igu imadan taasoo iigu riday niyad jab 😭😭 waana mida kaliya ooka danbeyso dib u dhaca somalida 🇸🇴
Pyoh mcn wxa wlba waa sameen krtaa wliba her saro ayaa ka gaari krtaaa ilhay un talk saaro wxa qasi kartidan qasa ugu danbeen waa keeni😘
Qof wlba han ayuu leeyhy ilhay hnoo rumeeyo🤲🤲
@@msssammy mhd snid
Thank you wll
I love your voice
Wallhi wad I dareen kicisad dhallintana dhmantenba saasan u rajaynayaa
Wll Ani waxaan Rajay Nayaa in aan wax ka Badalo dalkeena
Waa talo fcn m.a
Zxp xaqiqda ayad ka hadasha wxn ka faa,idna wax badan oo aragtiyo nolol wad mhdsantahy zxp