ขนาดวิดีโอ: 1280 X 720853 X 480640 X 360
แสดงแผงควบคุมโปรแกรมเล่น
เล่นอัตโนมัติ
เล่นใหม่
Mansh Allaah haku xiftiyo Maayer Mooge Aamiin❤❤❤
Masha allaah tabarikalaah illaahayow noo xiftiyo Mohammed Ahmed mooge Taarikhada qori ❤❤
Cabdikariin dheh
Alle ha xifdiyo Mudane Mooge🤲🤲🤲
Maansha allaah ilahay ha barakeeyo aamin 😊
Hore u soco maayir Mooge❤❤❤❤
Waa yaaab dhabanahays Lacagtu xagayqabanaysay Dab iyo colaaadba kadhacday
Waxan hubaa maanta haduu ku dhawaaqo inuu yahay musharax madaxwayne oo aan u baahnayn xusbi, inay ciidu dhaqaaqi lahayd oo cidhif ilaa cidhif looga codayn lahaa ina mooge.
Waa run isga oon lahubin keliya hadalkiisii oo u muuqday qof daacada ayuu ku noqday qofkii ugu codka badnaa maanta oo lawada arkayna maxaad u malaynaysaa
I agree with you
Masha.alaah.wuu.gaadhi.doona.madxeyne.insha.alaha
Mansha allah
Mayir masha alaah habalyo👍✅
Alah ha xifdiyo waa mayer qaran qabiil waxmataro madaxda kalana haku dayato
Guul mayer mooge masha allah
Ina Mooge ha nolado madaxweyne mustaqbalka❤❤❤❤❤
Masha Allah hargeisa rooba uday mooge yare
mooge waa nin fiican allaha dhowro
Mashallah geesi
maash alaah wuu gaadhi doonaa madaxweyne insha allaah ina axmed mooge
👌
Dadku waa markhaatiga aduunka dhammaantood wey kamarkhaati kaceen waxqabadkiisa!Allow meel ka Saraysa gaarsii waafajina wanaag oo dhan. Tolnimo nama deeqdo waxqabad iyo amaanado naloo dhawro iyo walaalnimada ayaa nadeeqda.
wadada hadhuudhka halaga daayo waxkle halaga beero
Ilaahay baaa mahad leh oo ina dhaafiyeey kii caloosha weynaa solteko imaaanka Allah kaa qaad ka nax oo nafta waaaaa
Guuuuuul somaliland
Waa anti ku ah cadagude iyo nooca sumeysan ee dadka u kala abtirinaada
Haaa waayo mooge waa isaaq lkn reer hargeysa madaxweyne batuun hadu doortan
HARGAYSA SHACABKEDA HARADAN YAHAY OO BIYO HELIN IYO MAYIRKAN DHIR CAGARIN BAL HAYS QABADSIIYO🤔🤔🤔🤔🤔WAA ADUUYON CALOSHA LAGA RARAY!!!+
Negative
@@ayaannuuramohamoud9933 RUNTA MA NEGATIV U TAQAAN?
MAALINTII UU DHAHAY WAXAAN RABAA IN MAAYIRKA LAY DHIIBO KUWA UGU HOREEYA EE KASOO HOR JEESTAY WAXAY AHAAYEEN FAYSAL CALI WARAABE IYO CABDIRAXMAAN CIRO WAXAY WATEEN NIN WAALAN OO LADHAHO CUDHAY KKKKKKKKKKKKK OO MEELAHAA ISAGOO QAAWAN CLIPS KIISA LAWAREEJIYO KKKKKKKILAAHAY AYAA INAGA BAD BAADIYAY KAASI MAGAALADA WUU IIBSAN LAHAA
Mansh Allaah haku xiftiyo Maayer Mooge Aamiin❤❤❤
Masha allaah tabarikalaah illaahayow noo xiftiyo Mohammed Ahmed mooge Taarikhada qori ❤❤
Cabdikariin dheh
Alle ha xifdiyo Mudane Mooge🤲🤲🤲
Maansha allaah ilahay ha barakeeyo aamin 😊
Hore u soco maayir Mooge❤❤❤❤
Waa yaaab dhabanahays
Lacagtu xagayqabanaysay
Dab iyo colaaadba kadhacday
Waxan hubaa maanta haduu ku dhawaaqo inuu yahay musharax madaxwayne oo aan u baahnayn xusbi, inay ciidu dhaqaaqi lahayd oo cidhif ilaa cidhif looga codayn lahaa ina mooge.
Waa run isga oon lahubin keliya hadalkiisii oo u muuqday qof daacada ayuu ku noqday qofkii ugu codka badnaa maanta oo lawada arkayna maxaad u malaynaysaa
I agree with you
Masha.alaah.wuu.gaadhi.doona.madxeyne.insha.alaha
Mansha allah
Mayir masha alaah habalyo👍✅
Alah ha xifdiyo waa mayer qaran qabiil waxmataro madaxda kalana haku dayato
Guul mayer mooge masha allah
Ina Mooge ha nolado madaxweyne mustaqbalka❤❤❤❤❤
Masha Allah hargeisa rooba uday mooge yare
mooge waa nin fiican allaha dhowro
Mashallah geesi
maash alaah wuu gaadhi doonaa madaxweyne insha allaah ina axmed mooge
👌
Dadku waa markhaatiga aduunka dhammaantood wey kamarkhaati kaceen waxqabadkiisa!
Allow meel ka Saraysa gaarsii waafajina wanaag oo dhan.
Tolnimo nama deeqdo waxqabad iyo amaanado naloo dhawro iyo walaalnimada ayaa nadeeqda.
wadada hadhuudhka halaga daayo waxkle halaga beero
Ilaahay baaa mahad leh oo ina dhaafiyeey kii caloosha weynaa solteko imaaanka Allah kaa qaad ka nax oo nafta waaaaa
Guuuuuul somaliland
Waa anti ku ah cadagude iyo nooca sumeysan ee dadka u kala abtirinaada
Haaa waayo mooge waa isaaq lkn reer hargeysa madaxweyne batuun hadu doortan
HARGAYSA SHACABKEDA HARADAN YAHAY OO BIYO HELIN IYO MAYIRKAN DHIR CAGARIN BAL HAYS QABADSIIYO🤔🤔🤔🤔🤔
WAA ADUUYON CALOSHA LAGA RARAY!!!+
Negative
@@ayaannuuramohamoud9933 RUNTA MA NEGATIV U TAQAAN?
MAALINTII UU DHAHAY WAXAAN RABAA IN MAAYIRKA LAY DHIIBO KUWA UGU HOREEYA EE KASOO HOR JEESTAY WAXAY AHAAYEEN FAYSAL CALI WARAABE IYO CABDIRAXMAAN CIRO WAXAY WATEEN NIN WAALAN OO LADHAHO CUDHAY KKKKKKKKKKKKK OO MEELAHAA ISAGOO QAAWAN CLIPS KIISA LAWAREEJIYO KKKKKKK
ILAAHAY AYAA INAGA BAD BAADIYAY KAASI MAGAALADA WUU IIBSAN LAHAA