war aduunkoo dan baa ah qofka isa ga iyo gadiidkiisa lagu qabto dowladuhu la wareegan war somali caqlidhan ma leh wallahi aqli lixsaan midhaan aa mesha jooga kan xara bbc ka hadlaya dabaal waye wallahi waa ogyahay shuruucda dowladaha hadii babuur kontarban ah la qabto in qofka la xiro babuurka na la lawareego barta qanuunka somaliyey babuurka an dowladu la waregi karin waa midka wax jiidha aksidhan oo ula jeedlaheyn xawaro loogu taligalin kuscoda waa qofka la xidhaa lakiin babuurka wakhti ayaa dadka lasiiya ay kubixiyaan lacag furiin ah lakiin gadhigu haduu wado kotarabaan waa qasab in ay dowladu la wareegto
Asc bbc ramadan kariim hal mar an ku salino xabibkena mohamed scw❤❤ scw hayla dhafin like plz thank
Scw
Magaca Rasulka (scw)haku raadin like meesha waxkale baa laga hadlayaaye, nacasyahow bilaa iimaanka ihi
War jaad nolol maahe ilaahey wx ka qeyr badan alaha idin sahlo waa bil ramadane
Asc bbc somalia dhamaan bahda shaqaalaha bbcda jimca Karim 💯💯💯
M.a
Dawladu gaadika shacabka ha u celiso
✌✌✌✌✌✌✌✌✌✌✌
Iman isu yela qadka wa in laljojiyaaa
waa astanta qaranimo
Subscribe ha leygu saacido walaalayaal plz waa iga codsi
Waa xaaraan.in lagula wareegi karo.baburta shacabka jaad....xashishada iyo khamriga baburti lagu qabty maxa loola wareegi waayey?
WLL WAA SHARCI IMMERGENCY AH WAA IN RAGGI GEFAYV WAA IN 10 SANO LAGU CUKUMAA QOFKIIBA
Qaadkaan waa in sharci loosameeyo hadii aan laxaka meynkarin dhan ka dowlada fedraalka somaliya
Aad baan isoodhaweenayaa go.amaadaas ey xukumada Somaliland qaadey
Ragan aan iska cellino niyaw jeegaanta jeegaantu dhshay
Qadaadweyn
Dalka ragbaa usoo halgamay
war aduunkoo dan baa ah qofka isa ga iyo gadiidkiisa lagu qabto dowladuhu la wareegan war somali caqlidhan ma leh wallahi aqli lixsaan midhaan aa mesha jooga kan xara bbc ka hadlaya dabaal waye wallahi waa ogyahay shuruucda dowladaha hadii babuur kontarban ah la qabto in qofka la xiro babuurka na la lawareego barta qanuunka somaliyey babuurka an dowladu la waregi karin waa midka wax jiidha aksidhan oo ula jeedlaheyn xawaro loogu taligalin kuscoda waa qofka la xidhaa lakiin babuurka wakhti ayaa dadka lasiiya ay kubixiyaan lacag furiin ah lakiin gadhigu haduu wado kotarabaan waa qasab in ay dowladu la wareegto
halala wareego cidkastoo jabisa sharciga dadlka
Shuruucda dalka ciddii jabisa hala mariyo abaalkiisa.
Laakiin yaa sharciga ku tumanaya oo sidii ay doonaanaan u meel marsada xoolaha umada
Waar Somaliland marada iskutirayesaan uunbaad kawarataa waa Loosheegaye inlawareegidoon hadii aye qaadkukeenaan miye walalihiin
Somaliya hanoolato
th-cam.com/video/U3eAKzEXe6M/w-d-xo.html
th-cam.com/video/cGQMnixVIng/w-d-xo.html
**MUSLIMKA BALKANS 1992 MAXAA KU DHACAY**
dawladan muuse donayo in wadanka qalalaaso iyo dagaal laga rido way imanaysaa
muuse dhiiqyacab isaga iyo askartan dhiigyacabka ahiba wadanka u daneen maayan
ee lkn anu waxaan kula talinayaa dadkaa dulmanashaashaa dagaal qaada oo ku qada madax tooyada sidani waa gun nimo
muuse bilaa aqoon dadkii baabii