4 Sano in kabadan ayaan jeclaay balse qisadan xanunka badan ayaa igu dhacday

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 95

  • @AbdullaahigargaarDAAHIR
    @AbdullaahigargaarDAAHIR 7 หลายเดือนก่อน +4

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
    Hadayn
    Gurso jclkaaga
    Wax kasta Sidaas Bad ugaraynaysaa
    Guurso
    Taladiisa yeel
    Halabayn
    Jcl Wanaagsan
    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @Cabdulqadir-by7jx
      @Cabdulqadir-by7jx 7 หลายเดือนก่อน

      Abaayo labakaaga iisheeg talo anaa kuuhayee

  • @ashaabdisalamismail5864
    @ashaabdisalamismail5864 6 หลายเดือนก่อน

    Allahu Akbar iska ilow jacaykisa o gurso nin qabilkaga ah InshaAlla ❤❤❤

    • @YasiinDharaar
      @YasiinDharaar 6 หลายเดือนก่อน

      Walahi wa arin layableh. Jacylku maha mid ka dhexeya qabil e wamid kadhexaya labaqof. Ouxuna noqonaya wa xykugoan sadan labada qof eisjecel wayo inbadan ayay isjeclayen

  • @husseinmahamed5762
    @husseinmahamed5762 6 หลายเดือนก่อน

    Queen qawan run bay sheegtay waxay tidhi naag baa dhahaysa wiil baan 4 sano wada sheekaysananey 4'ta sano waa la wasayay 😂😂😂

  • @burhaanclaahi9392
    @burhaanclaahi9392 7 หลายเดือนก่อน +2

    1Iskadaa maadaama aysan sharciga Ku banayn isla baxsadku, 2 tan labaad mar hadii waaridkii aysan kufaraxsanayn guurkiina waxaa Ka dhalanaysa in farxadii sii socon wayday maadaama inankii qoyskiisu dhibta Ka timi taas macnaheedu maaha in waaridku saxsanyahay waayo sharciga islaamku iskuna keendiidin waa caado iyo dhaqan xun EE dadka ladagtay

  • @SaynabAhmed-wn4by
    @SaynabAhmed-wn4by 7 หลายเดือนก่อน +1

    Asc samiir illaahay talo saaro saladah badii iyo salaatu laalka iyo saliiga nabiiga

    • @Qisoshow1
      @Qisoshow1  7 หลายเดือนก่อน

      Mahadsanid wll qli

  • @MahamoudMahamad-ri5hi
    @MahamoudMahamad-ri5hi 6 หลายเดือนก่อน

    Hakulesto jclku m'y sister kurso horay usoco walashay kul wacan

  • @abusaalixcarab2322
    @abusaalixcarab2322 6 หลายเดือนก่อน

    Taladu waxaytahay eeaan walaashaa kulatalin lahaa
    Waxaad iskudaydaa dhe waalid kaa in aad siuun ooga dhaa dicing LaHaye Arina taa SaaS ugu sheeg

  • @cabdinaasiraxmed-lh6xt
    @cabdinaasiraxmed-lh6xt 7 หลายเดือนก่อน +1

    Mar hadii arintu sidaa noqotey samir iyo dulqaad badan yeesho calafkaaguna waad heli insha alah

    • @AbdullaahigargaarDAAHIR
      @AbdullaahigargaarDAAHIR 7 หลายเดือนก่อน

      Wloo. Alha kusharfo
      Guurso jclkaaga
      Qabyaalad Waqurun Siduukushey
      Yeel
      Sidaas Baqabyalada Ugagudbaysan
      Marka Gurso Wiilka
      Hadii Talada
      Ok

    • @Qisoshow1
      @Qisoshow1  7 หลายเดือนก่อน

      Mahadsanid wll qli

  • @MohamedAhmed-gt7mj
    @MohamedAhmed-gt7mj 6 หลายเดือนก่อน +1

    Hadaa tahay qof jecelka wax kayaqaana labaxso hadhowna xal ayaa kadanben

  • @YusufAbas-c5e
    @YusufAbas-c5e 6 หลายเดือนก่อน

    Waa fikir qaldan wax somalida ka aaminsantahsy waxaas diin ma aha.

  • @MahamedCabdi-rb4tc
    @MahamedCabdi-rb4tc 7 หลายเดือนก่อน

    walalay iskasamir ilahaybaa waxdhama kusindoone☝🤲🤲☝

  • @Amirainadahir-ue4eh
    @Amirainadahir-ue4eh 6 หลายเดือนก่อน

    Ha ilabin hana la baxsanin lkn tas oo qabo walaso fura iska sugo hana kala tagnina Jecelka dhaba mar un wuu gulesanaya i.a ❤bayo dul qado haba iska fasaxin wilkas

  • @AbdullaahigargaarDAAHIR
    @AbdullaahigargaarDAAHIR 7 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
    Hadayn
    Gurso jclkaaga
    Wax kasta Sidaas Bad ugaraynaysaa
    Guurso
    Taladiisa yeel
    Halabayn
    Jcl Wanaagsan
    ❤❤❤❤❤❤

    • @Qisoshow1
      @Qisoshow1  7 หลายเดือนก่อน

      Mahadsanid wll qli

    • @Qisoshow1
      @Qisoshow1  7 หลายเดือนก่อน

      Mahadsanid wll qli

  • @hassanmohamedibrahim-rv6jp
    @hassanmohamedibrahim-rv6jp 7 หลายเดือนก่อน +2

    Somalida aad shegeyso waa somali xanunsan ee iskaga guura meeshaas oo dhan kasina iska iloow jaceyl ku qabey hadey walidkis ka xog badiyen iska da😂

    • @Qisoshow1
      @Qisoshow1  7 หลายเดือนก่อน

      Mhdsnid Wll

  • @YurubMahmoud
    @YurubMahmoud 7 หลายเดือนก่อน +2

    Ilahay darti waxaa uga taga ilahay ayaa bedel kheyr qaab siyaa sidaas darteed iska dhaf oo walidka u danee

    • @Qisoshow1
      @Qisoshow1  7 หลายเดือนก่อน

      Mhdsnid Wll Nagu soo biir

  • @roodaMed
    @roodaMed 7 หลายเดือนก่อน

    Iskadaa walashey qaali wanku dareemi Kara balse family aan ralika aheyn gurkina....😢

  • @abdullahabi3362
    @abdullahabi3362 7 หลายเดือนก่อน +1

    Anigu waxaan kugula talinayaa inaad jacayl idinka dhexeeya adiga iyo inankaas halkaa ku jooji waayo faquuqaa ku haystaa barina ilmahaaga ayuu hassan doonaa isaguna wax uu arintaa kaqabankaraa majirto waayo haddii uu wax ka qaban karayo wuu diidilahaa arintaas oo wuu kuguursan lahaa ilaahay baa ninkhayr qaba oo aan ku faquuqin ku siindoona maanta arintu adigay ku joogtaa barina adiga iyo ubadkaaga ayey hassan doontaa ee arintaa hakaa ku jooji

    • @Qisoshow1
      @Qisoshow1  7 หลายเดือนก่อน

      Mhdsnid Wll

  • @AmnBoy-q7h
    @AmnBoy-q7h 7 หลายเดือนก่อน

    Jacayl.ku.waa.dhawac.wayn.lkn.walidiintada.ku.
    Adkayso.abayo.macaan😢😢😢😢😢😢😢

  • @saciidarab8192
    @saciidarab8192 6 หลายเดือนก่อน

    Anigu waxaan ku oran lahaa intaydaan idinku
    Islabaxsan reerkiina kadhaadhici inay kaguraan magalada
    Unaguraan melaan
    Wiilka reerkodu daganayn adiguna raac
    Jcylkaguna hakadaba
    Yimaado halkaasna
    Qabyaaladda isku kiin
    Dinday kaga gulaysta

  • @YusufAbas-c5e
    @YusufAbas-c5e 6 หลายเดือนก่อน

    Abaayo wiilkaas wuu wngsn yahay Taladiisa iyo sida u wax kugu sojeediyey waa sax e kuraac ??

  • @mataan10hasan77
    @mataan10hasan77 7 หลายเดือนก่อน +1

    Asc walahay waa arin xun lakiin anigu waxaan leeyahay hadii adiga sidaas lagu takoray ilmahagana waa la takorin ee iska daa

    • @Qisoshow1
      @Qisoshow1  7 หลายเดือนก่อน

      Wcs, Mhdsnid Wll Nagu soo biir

  • @cabdiwarsame9088
    @cabdiwarsame9088 6 หลายเดือนก่อน

    hadii ay run kaa tahay oo aad jeshahay ninkaas ku jecel raac oo jacaylkiina daacad unoqo reerkiina waxba lama yeeli karo oo ninku asagaa kula fakaday oo ku doortay marka arinka faquuqana haw hiiline dumiya dayrka faquuqoo raac ninka ku jecel jo aan la aantaas iyo fulanimadu waa waxa laydinku faquuqayee dhiiro oo raac ninka ku jecel naagyahay hadaad talo yeeleyso hadii kale warwareeg asagana waal bay baayo

  • @QadanQadanabdi-up9uu
    @QadanQadanabdi-up9uu 6 หลายเดือนก่อน

    Labaxso ayaan ku dhihilahaa

  • @AbdirahmanAdan-ru2ou
    @AbdirahmanAdan-ru2ou 6 หลายเดือนก่อน

    Mar haddii guurkaa dhibaato uu keenaayo iska dhaafa guurkaa waayo guurku hadduu dadkii kala dilaayo waa layska deyn markaa is dhaafa guurkaa

    • @AbdirahmanAdan-ru2ou
      @AbdirahmanAdan-ru2ou 4 หลายเดือนก่อน

      Msya maya kadaa guurka waa sunnihii nebigeena lama daynaayo wuxuu leeyahay faa iidooyin badan xagga caafimaadka raaxo caruur iskaashi is dhex gal iyo wax kale badan

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew 6 หลายเดือนก่อน

    Ina adeerkaa guurso jeceeylka aad uqabtana haanta qashinka ee doowlada hoose ku rid waxaad tahay gob waadna ka facweeyntahay kana sharaf badantahay cawaanyaan aan isku kalsooneeyn oo qabiilka keliya ilaah ka dhigtay ka fogoow dhamaantood wasaqda is og

  • @MaxamedAadan-l8l
    @MaxamedAadan-l8l 7 หลายเดือนก่อน +1

    Ha sidaku ilaw wayqaldanyihin lakiin familkaaga ilaali

    • @Qisoshow1
      @Qisoshow1  7 หลายเดือนก่อน

      Mhdsnid Wll

  • @KhadraCabdisamed
    @KhadraCabdisamed 6 หลายเดือนก่อน

    Wa.qiiso.xanuun.baadan.ax😭😭😭😭

  • @AhmedAden-m6x
    @AhmedAden-m6x 7 หลายเดือนก่อน +1

    iska ilow ninkaas iyo jaylkiisa si reerkiina aysan dhibaato ula kumin

    • @Qisoshow1
      @Qisoshow1  7 หลายเดือนก่อน

      Mhdsnid Wll

  • @sahraluul5339
    @sahraluul5339 7 หลายเดือนก่อน +1

    Iska ilow hadey reerkaada dhibaato u imaaneyso

    • @Qisoshow1
      @Qisoshow1  7 หลายเดือนก่อน +1

      Mhdsnid Wll

    • @Qisoshow1
      @Qisoshow1  7 หลายเดือนก่อน +1

      Mhdsnid Wll

  • @cumarhaybecabdi7513
    @cumarhaybecabdi7513 7 หลายเดือนก่อน

    Naa ninka guurso hadaaad gobthy

  • @daganali3578
    @daganali3578 7 หลายเดือนก่อน +1

    Soubhan allah allah wakbar Somalië houchoda

  • @SumayaMed
    @SumayaMed 7 หลายเดือนก่อน

    Huno allh qalbiga hakunuriye iskada ofamiligagarac

    • @Qisoshow1
      @Qisoshow1  7 หลายเดือนก่อน

      Mahadsanid wll qli

  • @Abdiwalichannel-j5p
    @Abdiwalichannel-j5p 7 หลายเดือนก่อน

    Guuro jacaylkaga owarkisa yee abayo

    • @Qisoshow1
      @Qisoshow1  7 หลายเดือนก่อน

      MHDSNID WLL

  • @AbdullahiAdan-c3n
    @AbdullahiAdan-c3n 7 หลายเดือนก่อน

    Maxaadhcay

  • @NuurtoCismaan-o4r
    @NuurtoCismaan-o4r 7 หลายเดือนก่อน

    Walaal_waxaa-kudhihi-lahaa-tuko-salaatulistikhaarah

    • @Qisoshow1
      @Qisoshow1  7 หลายเดือนก่อน

      Mahadsanid wll qli

  • @AbdiDarar
    @AbdiDarar 7 หลายเดือนก่อน

    an u duceyno walalehen ilahaw u aQbal gurka

  • @OoLl-i6c
    @OoLl-i6c 7 หลายเดือนก่อน

    Anigana ku faquuqaynin laakin diin maleedahay?if yes welcome

    • @Qisoshow1
      @Qisoshow1  7 หลายเดือนก่อน

      Mhdsnid Wll

  • @muhumedmohamed587
    @muhumedmohamed587 7 หลายเดือนก่อน

    Labtha qows eyo culumatha hafdistena xba lislafhmi Dona enshaalah

    • @Qisoshow1
      @Qisoshow1  7 หลายเดือนก่อน

      Mhdsnid Wll

  • @caliyussuf9913
    @caliyussuf9913 7 หลายเดือนก่อน +1

    Iska dhaaf meeshaa ku ilow

    • @Qisoshow1
      @Qisoshow1  7 หลายเดือนก่อน

      Mhdsnid Wll Nagu soo biir

  • @MuuminB
    @MuuminB 7 หลายเดือนก่อน

    Gurso jecelka

  • @hassansheikh-4395
    @hassansheikh-4395 7 หลายเดือนก่อน

    Ma Adigaa ku nool burco,oo reer burco ayaad tahay ,dee warkaagu sax maaha maad iska tidhaadid Waxaan ku noolahay Gaarisa north east kenya .

    • @Qisoshow1
      @Qisoshow1  7 หลายเดือนก่อน

      Mhdsnid Wll

  • @SleepyAirboat-px5bf
    @SleepyAirboat-px5bf 7 หลายเดือนก่อน

    Mar hadilaiidin kalafaquqay Samir. Ooiskaga hash walalo ❤

    • @Qisoshow1
      @Qisoshow1  7 หลายเดือนก่อน

      Mahadsanid wll qli

    • @Qisoshow1
      @Qisoshow1  7 หลายเดือนก่อน

      Mahadsanid wll qli

  • @XaajiShow
    @XaajiShow 7 หลายเดือนก่อน +1

    Halkaa ku ilow jacaykaa

    • @Qisoshow1
      @Qisoshow1  7 หลายเดือนก่อน

      Mhdsnid Wll

  • @AziizPoi
    @AziizPoi 6 หลายเดือนก่อน

    Isla baxsada

  • @MssZadri
    @MssZadri 7 หลายเดือนก่อน

    Walal kuurso jacaylkaaga waa been waxaas haujoojin wax qabiilj

    • @Qisoshow1
      @Qisoshow1  7 หลายเดือนก่อน

      Mahadsanid wll qli

  • @NajaxApdirashiid
    @NajaxApdirashiid 6 หลายเดือนก่อน

    Naxris tu sebey u eg tahy horta😅

  • @AbdiDarar
    @AbdiDarar 7 หลายเดือนก่อน

    wn ka xuma hey wllahi

  • @AhmedAhmed-r2t9u
    @AhmedAhmed-r2t9u 7 หลายเดือนก่อน

    Walllo idlabas a to mafiicna illlh darti ugatag

    • @Qisoshow1
      @Qisoshow1  7 หลายเดือนก่อน

      Mahadsanid wll qli

  • @adenmukhtar7562
    @adenmukhtar7562 7 หลายเดือนก่อน

    Abaayo mcn hada gabr ayaa tahy sharaf ayaad leedahy waxba kaama hallesno gurigiina nabad kujoog jaceelkiisana iska fasax mid kuugaar ah oolugula rabo ookqwanaagsan Ayaad heli i.a

  • @Maxamud-oh9dc
    @Maxamud-oh9dc 7 หลายเดือนก่อน

    Abaayo iskasamar oobadisaadaha

  • @jeffreydolantwang3350
    @jeffreydolantwang3350 7 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AbdullaahigargaarDAAHIR
    @AbdullaahigargaarDAAHIR 7 หลายเดือนก่อน

    Wllo guuso wiilka

    • @Qisoshow1
      @Qisoshow1  7 หลายเดือนก่อน

      Mahadsanid wll qli

  • @saadhussein5466
    @saadhussein5466 7 หลายเดือนก่อน

    Waxaas somaalia weykadhamaatey 100 baa diyaar ku ah oo kuguursanaya ee diyaar matahey?

    • @Qisoshow1
      @Qisoshow1  7 หลายเดือนก่อน

      Mhdsnid Wll

  • @abdirahmansiyat-zw7xc
    @abdirahmansiyat-zw7xc 7 หลายเดือนก่อน

    Iskadaysa kuu roon

    • @Qisoshow1
      @Qisoshow1  7 หลายเดือนก่อน

      Mahadsanid wll qli

  • @NurtqAli
    @NurtqAli 7 หลายเดือนก่อน

    labaxsa wll mcn

    • @Qisoshow1
      @Qisoshow1  7 หลายเดือนก่อน

      Mhdsnid Wll

  • @CqaadirCabdi-u8i
    @CqaadirCabdi-u8i 7 หลายเดือนก่อน

    ss

  • @cadowali4278
    @cadowali4278 7 หลายเดือนก่อน

    Labaxaso waxayshegayan waa waxabikamajiranweyi

    • @Qisoshow1
      @Qisoshow1  7 หลายเดือนก่อน

      Mahadsanid wll qli

  • @YacinRoblehBouh-w7s
    @YacinRoblehBouh-w7s 7 หลายเดือนก่อน

    Hn sigadaaaa

    • @Qisoshow1
      @Qisoshow1  7 หลายเดือนก่อน

      Mahadsanid wll qli

  • @AbdullaahigargaarDAAHIR
    @AbdullaahigargaarDAAHIR 7 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
    Hadayn
    Gurso jclkaaga
    Wax kasta Sidaas Bad ugaraynaysaa
    Guurso
    Taladiisa yeel
    Halabayn
    Jcl Wanaagsan
    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉

    • @Qisoshow1
      @Qisoshow1  7 หลายเดือนก่อน

      Mahadsanid wll qli