DHALADAAN DHAMEEYSO, WAX BADAN AYAY KAABADALEEYSAA! DAAL IYO TABARDARO MAKU HAYAAN??

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 13 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 40

  • @abdijaliilabdi7847
    @abdijaliilabdi7847 ปีที่แล้ว +3

    Asc daaha hortiis dafanaa jooga nowad sharaxaada

    • @adigaisahaaw
      @adigaisahaaw  ปีที่แล้ว

      Runtaada waaye danbeeyo magaaro doqonina calaf maleh soo maaheen!

  • @adoonalahinaaadan3202
    @adoonalahinaaadan3202 11 หลายเดือนก่อน +1

    Wacaleykuma salaam waraxmatullahi wabarakaatuhu.
    Allahumma salli wasalim wabaarik calaa sayidnaa Muxamed wacalaa aalihii wasaxbihii wasalam.
    Ilaahay ha u gargaaro walaaleheena Reer Falastiin.
    Aamiin Aamiin

  • @RuqiyoMuse-j9k
    @RuqiyoMuse-j9k 11 หลายเดือนก่อน +1

    Jisakalaah qeer.

  • @ayanadam9073
    @ayanadam9073 ปีที่แล้ว +1

    Qeyr adun iyo mid aqiro ilaahey haku siiyo wan radinayey fitamin aad u wanaagsan😊

  • @deqa868
    @deqa868 6 หลายเดือนก่อน

    mashalahaa abaayo jzlqeer❤

  • @aminaahmedmohammed1056
    @aminaahmedmohammed1056 ปีที่แล้ว +1

    Wcs shukran ajir iyo xasanaad Allah ha kaa siiyo adiga iyo waalidiin- taada Aamiin, masha Allah wax badan aan kaa faiidney mahadsanid !

  • @umusalmaan7231
    @umusalmaan7231 ปีที่แล้ว

    Mahdsanid mudo kuma arkin

  • @warsanjama5151
    @warsanjama5151 10 หลายเดือนก่อน

    Mashallh ❤

  • @FarxiyoXaaji-ed8dd
    @FarxiyoXaaji-ed8dd ปีที่แล้ว

    Shukran qaalli❤❤

  • @HusseinMohamed-z9t
    @HusseinMohamed-z9t ปีที่แล้ว

    Masha Allah
    Jizakumullahu kheyr
    Walaasheey

  • @farhiyagutale8792
    @farhiyagutale8792 2 หลายเดือนก่อน

    Shugran

  • @sacdiyo172
    @sacdiyo172 ปีที่แล้ว

    asc wannku salamaya walsha ya adiga iyo familkad micrja aay u yartahay maxamed u wenyaha jasakal qayr

  • @khadhragabow2822
    @khadhragabow2822 ปีที่แล้ว

    Shukran habibty❤

  • @rodaabdile2730
    @rodaabdile2730 ปีที่แล้ว

    Illaahay haku barakeeyo mcnto Naciimo adiga io family kaaga insha Allaah jisaakallaah qeyr mcnto ❤❤❤❤❤

  • @SalmaKhaliif-h6g
    @SalmaKhaliif-h6g ปีที่แล้ว

    Tabartada aduunka aney idishy wllhi abyoh shukrn ❤❤

  • @RoodaXuseen-np5fo
    @RoodaXuseen-np5fo ปีที่แล้ว

    Wall qali kiininkaa xagaan kaaheelikaraa ishoosheg marwo xaji

  • @fouziaabirahman5007
    @fouziaabirahman5007 ปีที่แล้ว

    asc wr wb naciimo xbbtii umusabyan maxaa lo isticmala hadaf aqoon uledahay wllshey ❤❤❤❤

  • @marwohaji6951
    @marwohaji6951 ปีที่แล้ว

    Sharoobadan mnsha allh xili an xaamilo ahaa oo tabar daro ihaysay bn cabay kalay is arag aadbn dhaqso wax iga dremay

  • @Af-S1
    @Af-S1 ปีที่แล้ว

    Talaagad ma haysto, waana u baahanahay. Somalia xaalku ku adakaa!

    • @ceebla1617
      @ceebla1617 8 หลายเดือนก่อน

      Kininbey ledahy

  • @fouziaabirahman5007
    @fouziaabirahman5007 ปีที่แล้ว

    shukraan xbbtii umusabyan maxaa lagudaweeya ❤❤❤❤

  • @Sahratijar-ju7br
    @Sahratijar-ju7br ปีที่แล้ว

    Joog oo jir

  • @maryamamohamed6063
    @maryamamohamed6063 ปีที่แล้ว

    Hadaa helo midkale oo feero ah ma istcimali karaa mahadsanid

  • @khadhragabow2822
    @khadhragabow2822 ปีที่แล้ว

    Waganjoga nairobi 🇰🇪

  • @hodon5696
    @hodon5696 ปีที่แล้ว +1

    Wcs wll

  • @kaltunahmed3518
    @kaltunahmed3518 ปีที่แล้ว

    Masha àllah shugran

  • @HawoMaxamed-cc8fb
    @HawoMaxamed-cc8fb ปีที่แล้ว

    ASC wll nacima man Sha Allah Khair Allah Haku siyo adiga iyo. Familkaga

  • @Mandeeq6707
    @Mandeeq6707 ปีที่แล้ว

    Talagad hadanan heysana wl

  • @BureeqoRoble-pt6rl
    @BureeqoRoble-pt6rl ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @hodon5696
    @hodon5696 ปีที่แล้ว +1

    Wll dadka qabo sokorta iyo dhiiga karka ma'isticimalikara

    • @adigaisahaaw
      @adigaisahaaw  ปีที่แล้ว +2

      Walaal baahi ma uheeysaa horta?

  • @ifraxmaxamed5258
    @ifraxmaxamed5258 ปีที่แล้ว

    Asc abaayo waan ku salaamey kan kaniinigiisa ayaan qaataa maxey ku kala duwan tahay aniga urkisa ayaa i dhiba sharobada

    • @RoodaXuseen-np5fo
      @RoodaXuseen-np5fo ปีที่แล้ว

      Wall xagaan kaahelikaraa ifrx

    • @ifraxmaxamed5258
      @ifraxmaxamed5258 ปีที่แล้ว

      Holland & barrett
      Walaal hadaad joogto yurub waad ka heleysaa

  • @Sahratijar-ju7br
    @Sahratijar-ju7br ปีที่แล้ว

    Bishi labad ayan ku jira

  • @khadhragabow2822
    @khadhragabow2822 ปีที่แล้ว

    Nacimo walashey English mahalugudaha

  • @istarcadey5938
    @istarcadey5938 ปีที่แล้ว

    sokor Qof qabo oo markasta daalan Qaasatan galbihii, sokortiisa markuu cabirana Normal ay tahay . Ma cabi karaaa?