RIDHWAN ISSACK WAREEYSIGA NASHAAD UU KA QAADAY WAX BADAN AYAA BANAANKA YIMID FASHIL!!!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ต.ค. 2024
  • #dhaqaaqaaddhaxashidee

ความคิดเห็น • 49

  • @dhaqaaqaaddhaxashidee
    @dhaqaaqaaddhaxashidee  48 นาทีที่ผ่านมา +2

    th-cam.com/video/QIiyKcFTgxE/w-d-xo.html
    MSS UUNSI KAS IYO MAAG AYAY ISKU DILI RABTAY! SUBSCRIBE SHARE IYO LIKE-TA HANAGA HILMAAMINA MAHADSANID!

  • @AsliSaid-w3m
    @AsliSaid-w3m ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Mahadsanid naciima

  • @umuyahya6866
    @umuyahya6866 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    سبحان الله.

  • @KhadroMahamoud
    @KhadroMahamoud 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Aad ayaad umahadsan tahay naciima sida aad uga hadashay guulayso baayo garowe ayan kaso salamay ❤❤❤❤

  • @zainabhassan3823
    @zainabhassan3823 31 นาทีที่ผ่านมา +1

    Waa jaahilad ha la yaabina

  • @sahrujacali4144
    @sahrujacali4144 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Walahi waan kusugayey Ani koormee kasohad Lee dhahayey naciimo Kuma waayo macando ❤❤

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

      Sahruja walaal waan soo daawanaayay, inaan kusoo degdedo ayaan diidanaa, mahadsanid!

    • @sahrujacali4144
      @sahrujacali4144 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@dhaqaaqaaddhaxashidee ❤️

    • @shamsiinaali8908
      @shamsiinaali8908 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

      ​@@dhaqaaqaaddhaxashidee
      Waan kaa qabnaa Naciima amaanta

    • @lulxirsi6787
      @lulxirsi6787 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

      Naciimo waa Qof wax baratay Oo well action waaye Naciimo Allaha barakeeyo❤❤❤❤

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

      @@lulxirsi6787
      Mahadsanid walaal Lul!

  • @abdimalikyare7940
    @abdimalikyare7940 6 นาทีที่ผ่านมา

    Puntland waa hooyada somalia Puntland waxay dhismatay markii xamar laga qaxay .intii kahoraysay xamar bay wax kasta galsheen lkn hada dhulkoodii bay ula noqdeen maa shaallah thanks naciimo xaqiiqdaa kasheegtay.wlahi

  • @amirahabdulqadir9836
    @amirahabdulqadir9836 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Mashaaa alaaaah abayo alahaku xafido adiyo coladaada

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Manshaallah Asc nacimo puntland dadka ugu badan garer weyne lagu soo dhaweyay waana ka badan yihin marka somali qabiil kama dhamanayo walaahi 😂😊 taas hadal kuma jiro Ponteland iyo heer shabeela labafaba waa dhashay nacimo

  • @sabriincadey2522
    @sabriincadey2522 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Allahuma amiin ducadada allaha noo aqbalo ❤❤

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Amiin amiin amiin amiin amiin amiin yaa raabi ❤ Amin amiin amiin amiin amiin walshey kuligeen amiin amiin yaa raabi yaa raxman yaa raaxim Amin amiin amiin amiin

  • @tamaanabdimahamad2287
    @tamaanabdimahamad2287 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Subxanalaahaa

  • @wosman9567
    @wosman9567 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Masha allah keep going sister ❤

  • @amnoali8348
    @amnoali8348 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    لا حول ولاقوة الابالله 😢😢

  • @abdimalikyare7940
    @abdimalikyare7940 24 นาทีที่ผ่านมา +1

    Waa nasiib daro qabiil baa qalbiga madoobeeyey gabadhaan kaliya maaha .sihaam tahliil ma,arkin miyaa.

  • @asmacabdulqaadir
    @asmacabdulqaadir 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Alla hbaryary saan ku sugayy wan daly lkn alxm❤
    Wxan ka sugnaba miss uunsi😢

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

      Waan soo fiirsanayaa! Waan kusalaamayaa habo!

    • @asmacabdulqaadir
      @asmacabdulqaadir 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      @@dhaqaaqaaddhaxashidee hye hbo mcn shukran dadalkaga

  • @tamaanabdimahamad2287
    @tamaanabdimahamad2287 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Kkkkkk naag ka indha adaga ma araga

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waxbarshadeda diiini iyo madi waaa qaabiil subxanllh subxanllh subxanllh ischol maay adiin xiita duugsi quran subxanllh subxanllh subxanllh ceeeby tacl subxanllh subxanllh

  • @Am_abdalla
    @Am_abdalla 44 วินาทีที่ผ่านมา

    Kkkkkkkkk tanu waa jaahilad 😂😂😂😂

  • @mariammahamed4016
    @mariammahamed4016 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Sax 💯 Waruteda

  • @samaxmahad8977
    @samaxmahad8977 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @milgoahmed2655
    @milgoahmed2655 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Wadanka nafta beni aadamka qiimo maleh

  • @امحماده-ر7ق
    @امحماده-ر7ق 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Dhalinyartaan intay social media ku mashquulsan yihiin haday wax baran lahaayeen baa u fiicneed

  • @Aalaageesood
    @Aalaageesood 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Asc nacimo lanbarkags noo sheeg

  • @Hana-yo5bl
    @Hana-yo5bl ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Walaley ilaahi ku uumay uga baq dadkaan aad maalin walbo ku dhagantahay walaahi waan kuu baqaa qabil kasto waxuu leyahay qof xun iyo qof fiicanbo marka camalkaada ilaasho yaan hg kaaqaadan camalkaada waa iga waano walaashay igana raali noqo hadii an kugu xadgudbay

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

      Hana aad ayaad u qaldan tahay, aniga runta ayaan ka hadlay ma dad aan ku xadgudbayo ayaa muuqaalkeeyga ku jirta? Taariiqda dhacday ee qoran ayaan kuu aqriyay, ma been inaan kuugu sheekeeyo ayaad rabtaa? Adigaa og inaad igu xad gud beeysid hadane waxaad leedahay waan kuu baqayaa maxaay iigu baqday oo aan haleeyay muuqaalka dib u daawo ee soo fahan!

    • @sacdiyodiriye4640
      @sacdiyodiriye4640 27 นาทีที่ผ่านมา

      Putland

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Wcs walshey naima Masha allhhh allxmduliilh allxmduliilh allxmduliilh yaab umadan jaahilnimo subxanllh wax maay baranin miyaa subxanllh subxanllh naghn is cadeyow iyo caay unbaay barten subxanllh kkkkkkkkkk

  • @ikliilaahmed1149
    @ikliilaahmed1149 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Asc Abayo naciima Horta Aniga Arki somaalia cadalad ma talo mar waxaa nogu dhacday wiil ilmo Adeer Ahen wlhi maskinko ilmo badan u jogan Allh udesto hal farmashi oo wax bdn xata usarnen telfon oo jajareya iyo wax yar dawoyin bas walaso nabi kow dheh Aniga horta Dadkeygi dad dhib badan ma Ahan Asharafa nahay wilki ilmaha Aderka Ahen mel afgye la dhoho oo dagan yahy hbn intii Alfa garuub ku ladhaho uso daten nagtis xata hal dirac bas wadato tinta ufedan tahy maala ixtiramin ilmahi xataa wa lagu jog jogsadi kulela jiray gurigod kaligod iska dagan dashka waxii jodari Ahay intii saftan Abaha hooyada ilmaha kuli mesha la sexa jiray into iso boden waxii mobil dad jajar uken saday waxii ikaa lahayen kumbiyitar intarnetka dadka logu shaqeynayi walaqati ila hada Adi ma Aragti wilki xamar ee uwaten baburka xata sixun ee ugu riten inti lug iyo gacan la is dhafiyay indhaha laga xeri walagu turi jawan cml kadib si eydhi lageyay toos maxkamad toos godka jilicow qof dambi lahen ila heerkas lagarsiyay kwrn Anaga dadkeni ilaa heerkas ma garsisno oo qof ugu dodno lkn quran 6 bil subax hbn lofadhisa jiray Alhamdulillah quranka Allah wax ka sareyo ma jirto marqatiyasha nabayen qadiga la yabi yacni kan dadka xukumayo oo maxkamada fadhiyo Hbn Aa so Aragni lexsac kulaha Aso mele tilmamen marayo Asiganeh marki cisho la dugto so farmashiga uxero gurigis loo ugu dhaxyala mel dhan ma u baxo meshas ma Aqaani oo dhahay wali naboya lkn maxkamada 6bil ee ku xukuntay Aso danbi lahen kwrn Alshabab waye lagu nabi 9 sano Allah ka badbadiyay Alhamdulillah hada wala so dayi gurigisas joga Alhamdulillah malinti laso dayi waxaa is dhahey Madax mala casumoya dadka see usoo dhaweyen dariska Askarta qaar kulaha Dadkan Dad culumo waye yalagu qaldamin mar kle Allah hana dhafsiyo shartoda qof kasto muslim dhib eh Somalia cadalad ma jirto nin dad dilay la og yahy laso deyna kii wax qof ugesanin wala xera

    • @ikliilaahmed1149
      @ikliilaahmed1149 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Qofkan sawolka oo ilmahan dabkisa ushidanoyo into ka kena ilmaha wax barashada soo ugu dhiba ila wa ilaa Alshabab waye wlhi wax yaalo badana iska jiro lkn Bila Adanka malaga nawad helayo si kasto Aman usisit walagu dulmina lee

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

      Walaal qoraalkaada waan wada aqristay waana fahmay, waa waxa waqti walba aan kahadlo waana wax jira Allaha na badbaadiyo musiibadii laga dhaxlay ayaa lagu dhex jiraa gumaadka masaakiinta! Waan kusalaamayaa Allaha ayaa garsoore ah!

  • @Maria-wb7lj
    @Maria-wb7lj 4 นาทีที่ผ่านมา

    Kkkkkanaga her galmuduga oo tuulo tuulo ukalanaqan dalka somalia ee car nawareyso Ridwaanow dadka masakintad uhoos gelisa warkee

  • @sacdiyodiriye4640
    @sacdiyodiriye4640 30 นาทีที่ผ่านมา +1

    Naciimo salaan sare

  • @UgbaadAbdihakem
    @UgbaadAbdihakem 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Inankani uu kasii daraya nicimay lakin way ka badisay su.aalaha u waydiinayey wlahi wan la yaabay manta ayn dawadayo yaab meelaha aan la yaabay waxa ka mid ahaa caruurta aad haysata ma kala Aabaa bal yaa u dirty jow inankanaa wixisu waa ka dareee 😅wllahi waa runtada waa daacad kkkk

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Haa suaalo qaldan ayuu dadka warsadaa, iyo waxaa ka mid ahaa ninka hada aad lasocotid macad yahay mise wuu madooow yahay intuu kunool yahay muxuu kashaqeeyaa IWM?

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Kkkkkk caaku qaabil iyo jaahilnimo subxanllh subxanllh kkkkkkk ceeb xishod maaleh subxanllh subxanllh subxanllh kkkkkkkkk 9 kulaha kkkkkkkkkceeeb

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Kkkkkk caaku qaabil iyo jaahilnimo subxanllh subxanllh kkkkkkk ceeb xishod maaleh subxanllh subxanllh subxanllh kkkkkkkkk 9 kulaha kkkkkkkkkceeeb