qaabka aan suheib u hadal baray

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 75

  • @shukriaadan9392
    @shukriaadan9392 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah abayo dar ilahay ayan ku jeclahay ilahay ha ku barakeeyo

  • @fadumaosman1862
    @fadumaosman1862 5 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah xabiobtii dadaalkaaga waad kamira gaartay ilaahay hakuubarakeeyo awlaadaada waxaatahay hooyo ga,aan leh silamidah quraanka ubar ،

  • @farxiyoomar2068
    @farxiyoomar2068 5 ปีที่แล้ว

    Ilaahey ha u ziyaadiyo suhayb. Masha Allah hooyo fiican ilmaheeda wax way bari karta

  • @nimofarah8193
    @nimofarah8193 5 ปีที่แล้ว +1

    Manshaa allaah wllshay marwo sahra laki allaah hakuu barakeeyo caruurta iyo adigaba mahadsanid walaal waad noofaaiidaysay

  • @anyaxali4945
    @anyaxali4945 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah xbiibti ad ayan ugu farxay marka wax uqortay side u aqriyay masha allah allha kubarakeyo abayo carurta

  • @shukriahmed9493
    @shukriahmed9493 5 ปีที่แล้ว +1

    Maashallaah waa daadashay hooyo ilmaha waqti u sameyso cuntolee muhiim ma ahan ii maskaxda laga dhisaaa iyo akhlaqada

  • @oumyloukman7645
    @oumyloukman7645 4 ปีที่แล้ว

    Mashallah fa iido weyn jazakallah kyr huno

  • @ayanali9084
    @ayanali9084 5 ปีที่แล้ว +4

    Shukran abayo sa nola so wadagtay abayo aniga wala shekesta ilmahayga hadana ma aqan wax walbo wu fahma laki maama BAAba ida isii ho bis ayu ya qana

  • @dekoabdulle5683
    @dekoabdulle5683 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah Allaha kuubarakeyo ciyaalka, dadaalkagana maaha mid lasookobikaro horay usoco anaga waxaanoo tahay tusaale iyo hooyo kudayoshamudan guuleyso.

  • @khadrahassan6086
    @khadrahassan6086 5 ปีที่แล้ว +1

    Jasakalaa wllo qli gabadh yar oo labo sano iyo shanbilood jirta walina hadal badan ma tiraado imiso sano ayaa laga rabaa inuu ilmuhu ku hdlaa qaali

    • @zuhralakiChannel
      @zuhralakiChannel  5 ปีที่แล้ว

      khadra hassan abayo sida cadiga wa 2 iyo cunuga marku jiro inu hadlayo

  • @Anfa-99
    @Anfa-99 5 ปีที่แล้ว +1

    Maasha Allah talo i anfacaysa weeye qayr Allaha ku siiyo cunug sanad iyo bar jiraa ii jooga thanks 🙏 xbbty

  • @hooyochannel2964
    @hooyochannel2964 5 ปีที่แล้ว +1

    Maanshaa allaah tabarakallaah allaah ku xifdiyo gabadhayda 25-01 dhalatay sidaa suheyb

  • @zalmiinazagal302
    @zalmiinazagal302 5 ปีที่แล้ว +1

    Thank your abayo jazakallaaah kheir

  • @fartuunwarsame9085
    @fartuunwarsame9085 5 ปีที่แล้ว +2

    Mshaa allah xbbti suhra wxaa tahay wlshey aanku daydo hoyo dadaal badan allah hakula garab galo abayo wxaad ugu dartaa caruurta wxa aad guriga ku bareyso qur'aan ka oo aad uga bilaabeyso alif betada shukran xbbti horey usoco

  • @alishaalexa4099
    @alishaalexa4099 5 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid abaayo aniga gabadheyda 5 sano ayay December buxine gurigana wan ku cawiya haben walba wan la shekesta buug ban aqrinaa 3 jir ayaa ka yar o ayadana ku dayaneso hadal fican kuma hadleso ayadana waxa kaliyah isla jogno waa helg xisabta somaliga wan baray waxan kaa faidey magnetic rittavla InshaAllah waxa rajeyna sanadka dambe inteysan skolka bilabin ine hadasho hadal fasiix ah waxa kale ay idiren o ay uga shaki qaban autism sababto ah dhexgalka bulshada ayay jecleen InshaAllah kher

    • @sundussaalax4810
      @sundussaalax4810 5 ปีที่แล้ว

      Wllo aniga wiil baan haystaa 3 jira mana hadlo dhawr kalmadood buu yaqana hada balan buu leeyahay bisha koobaad oo buuxinaya sadex sano dhagahay ka baadhayaan
      Anba waan ka baqa xanuunada ay sheegan waayo markuu xanaaqo dhulku isla dhacayaa illahaw noo gargaar

  • @hafsajama6505
    @hafsajama6505 5 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah ilaahay haku barkeeyo awlaada abaayo mcn

  • @Hanbiirsha
    @Hanbiirsha 5 ปีที่แล้ว

    New subie. Wad mawduuc baahi wayn loo qabo. well done sis

  • @fartunmohamed6925
    @fartunmohamed6925 4 ปีที่แล้ว

    Wll mahadsanid ani wiil yar ii jooga oo sanad iyo 10 bil jira hadal la yaqaano cuntadana la cuno xanaana wan geeyaa oo cuntooyinkooda kama cuno ana ilmihii igu horeeyey weeye wadanka Sweden joogaa wadanka wan ku cusbahay oo wax badan kama fahansani ee hada ilmaha labadaa sano buuxinaya hadalka saaas miyaa ku baraa

  • @adnakhalanjo7810
    @adnakhalanjo7810 5 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allaah abayo rabi haku xafdiyo

  • @lulmohamed181
    @lulmohamed181 5 ปีที่แล้ว +1

    Maansha Allah abaayo Allah Ha Ku xafido

  • @hooyourooncadeey4311
    @hooyourooncadeey4311 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah illaah hakuu xifdiyo qaaliyeey

  • @Faizasworldbeauty
    @Faizasworldbeauty 5 ปีที่แล้ว +2

    MashaAllah

  • @hiigsiganoloshadhabta5799
    @hiigsiganoloshadhabta5799 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah hore u soco xbbti

  • @Yahyeaj
    @Yahyeaj 5 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah keep going sis wan kusoboqday adna iso boqo abyo

  • @ikranawale5450
    @ikranawale5450 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah tabarakallaah wllo mcn shugran qli

  • @sharifohassan9536
    @sharifohassan9536 5 ปีที่แล้ว +1

    Abayo ana wil 3jiro sas igayahay 6bilkadibhadal lagaraba sadyeshay bansameyn insha all h

  • @muhaawil7331
    @muhaawil7331 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah Allah haku xifdiyo

  • @umuasma5881
    @umuasma5881 5 ปีที่แล้ว +2

    Sahrow baye gabadayda markay sanad iyo sideed bilod jirtay ban waxa dhihi jiray maxay hadalka u baran weyday alx labo sano iyo sedex bilod jirtay Bay sifican u baray hada wa 3 jir wax walba wey taqana

  • @farxiyoomar2068
    @farxiyoomar2068 5 ปีที่แล้ว +1

    Soomalida ilmaha wax ma baraan TV gey ilmaha ku mashquuliyaan. Hala sheekeysto ilmaha. Quraan ku aqriya il bini aadmi waaye

  • @ifrahfarah3374
    @ifrahfarah3374 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha.allah wlh qof kudayasho mudan

  • @shukricumar6487
    @shukricumar6487 5 ปีที่แล้ว +1

    masha allah

  • @muniiromaandeeq3359
    @muniiromaandeeq3359 5 ปีที่แล้ว +1

    Mcnto hadalka haduu kareynin maxaan samenkaraa

  • @muniiromaandeeq3359
    @muniiromaandeeq3359 5 ปีที่แล้ว +2

    Maasha allaah thankis mcnto

  • @ifrahosman7928
    @ifrahosman7928 5 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah

  • @halimatalks3091
    @halimatalks3091 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah abaayo horay usoco anigana iso boqo subscribe isii adigana wakusaray

  • @hassanmahmoud5403
    @hassanmahmoud5403 5 ปีที่แล้ว +1

    Maansha allaah

  • @sharifohassan9536
    @sharifohassan9536 5 ปีที่แล้ว +2

    Abayo jasakalah

  • @farxiyoomar2068
    @farxiyoomar2068 5 ปีที่แล้ว

    Maskaxda wax walba la bari karaa. Lakin specialistiga wu u soo Caawinaa school bay u gashay sida ilmaha wax loo baro

  • @farxiyoomar2068
    @farxiyoomar2068 5 ปีที่แล้ว

    Abaayo waa cilad maskaxda ka timid hadalka daahayo sida uu hadli lahaa

  • @muhaawil7331
    @muhaawil7331 5 ปีที่แล้ว

    Maalmahan waad naga raagtay video noo soo bada

  • @faadumomursalmursal3641
    @faadumomursalmursal3641 5 ปีที่แล้ว +1

    Asc anaa u so horeeya cawa

  • @qalihasan512
    @qalihasan512 4 ปีที่แล้ว

    Abyo aniga wiilkeyga erayga kudhawaaqiisa ayaa dhibku ah aad ayaan umurugsanahay maxaasameyaa

  • @umu.1234
    @umu.1234 5 ปีที่แล้ว +3

    Ilmaha meqa sano ayee sfcn uhadlaan?

    • @Umu.abdallah
      @Umu.abdallah 5 ปีที่แล้ว

      Cunug walbo waa ka duwan yahay midka kale waxa ugu fiican waa in hooyada la sheekeesato bugaagta soomaaliga oo loo aqriyo ilmaha iyo qisas nabiyada aad ee caawinee ilmaha dhanka luqadooda hooyo ilaaheey ka sokoow ilmaha waa in juhdi aa ka galisaa dhanka diintooda iyo luqadooda ilmaha erayada waa weeyn waa in lagula hadalaa aakhirki weey fahmaayaan inshaa alaah marnaba luqad aan eheen tan hooyo guriga in lagu hadlo ilmaha fiicno si ee konfuyuus ugu qaadaan luqadaha kala duwan

  • @farxiyofarax7619
    @farxiyofarax7619 5 ปีที่แล้ว

    Masha aallh

  • @naamabuukar5860
    @naamabuukar5860 5 ปีที่แล้ว +1

    Mash allah abayo mahad sanid

  • @laylamohamed1144
    @laylamohamed1144 5 ปีที่แล้ว

    Wadankina dad ilmaha la dadalayo australia kuwa mucjisaa ayaa joga wnba dalay saan hadba meel uga dhacayey wali wax meel sax ah iitilmama baby 3 yrs bay jirtaa 40 eray ka badan ma taqano way
    Labada luqadood bay ku warertay bay dhahan somaliga iyo tvga ay dawanayan

    • @umuzaki9960
      @umuzaki9960 5 ปีที่แล้ว

      Layla Mohamed
      TV Ka jooji ee la sheekayso quranka ku aqri faataxada

    • @laylamohamed1144
      @laylamohamed1144 5 ปีที่แล้ว

      @@umuzaki9960 abyo markan dabka galo baan ushidaa hadii kale way isoo racayan khatar weye dabku cunto markaa karinaysidna mashqul ayad tahay wn iska rebaa

  • @hanaadheemanhanaadheeman2234
    @hanaadheemanhanaadheeman2234 5 ปีที่แล้ว +1

    Mashaalah

  • @fadumoali7753
    @fadumoali7753 5 ปีที่แล้ว +2

    Wall cadayga see ku bartay

    • @hayaatali1705
      @hayaatali1705 5 ปีที่แล้ว

      Wllo cadayga markaad cadayaysanayso suuliga hakula galo udhiib isna wuu cadayanayaa marku waxyar haysto aanku cadayo dheh oo u caday 1 sano ayaa lagu baraa markasta aad cadayanayso musqusha gee ha ku arko

  • @ayancaday29
    @ayancaday29 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah xabiibti 👍❤❤

  • @nacimaneyruuz663
    @nacimaneyruuz663 5 ปีที่แล้ว +1

    magacis abayo saburada yar plz

  • @farxiyoomar2068
    @farxiyoomar2068 5 ปีที่แล้ว

    Abaayo Hal luqad u daa wuu ku wareera laba luqadood

  • @bintkismayokitchen34
    @bintkismayokitchen34 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah 👌💖💖💖

  • @canabahmed8082
    @canabahmed8082 5 ปีที่แล้ว

    Asc abaayo macaanto

  • @fadumaosman1862
    @fadumaosman1862 5 ปีที่แล้ว

    ،

  • @mumtaazmuhudin6785
    @mumtaazmuhudin6785 5 ปีที่แล้ว

    Abaayo gbr sadax jir heysta hadal toos mataqan igu soo duceya wllyal

    • @Anfa-99
      @Anfa-99 5 ปีที่แล้ว +1

      Minhaj Muhudin Alloow ku bar Abayo

    • @mumtaazmuhudin6785
      @mumtaazmuhudin6785 5 ปีที่แล้ว

      Amiin abaayo hawa❤️

    • @naturallive8867
      @naturallive8867 5 ปีที่แล้ว +1

      Minhaj Muhudin ilahay huno haw fududeeyo lkin walashyba wiilkeda ma hadlo wana sadax sifican maw hadlayo

    • @mumtaazmuhudin6785
      @mumtaazmuhudin6785 5 ปีที่แล้ว +1

      Sax abaayo Allah nogu wada furo wax QEER qabana Allah kaso yeersho midakale abaayo hadalada qaar wey kudhaheesa fahmadeeda way badantahay manshallah Lkn hadalkii marka dhaho iga daba dheh weyba mashqulsantahay iyo xishood maba dhaheeeso yap

    • @naturallive8867
      @naturallive8867 5 ปีที่แล้ว +1

      Huno waxa laga yaba inan caruuri aqalka ladaganayn ensha allah way yarthay wali way hadli doonta ensha allah xadiiqada iyo gee melaha caruurta wayska baran wali wa ilme

  • @umumanalixtiraamcaruurta4236
    @umumanalixtiraamcaruurta4236 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah

  • @farxiyohajir2150
    @farxiyohajir2150 5 ปีที่แล้ว +1

    Mashaallah

  • @safiyasaid9189
    @safiyasaid9189 5 ปีที่แล้ว

    Mashaallah

  • @zakariabdizaki302
    @zakariabdizaki302 5 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allah

  • @omarmohamudelmidalmar2953
    @omarmohamudelmidalmar2953 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah

  • @ishaahmed7113
    @ishaahmed7113 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah