Hooyo ku ubuur ubadkaaga kalsooni

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 58

  • @nashgacalnash4970
    @nashgacalnash4970 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah lovely Mum....SHUKRAAN FOR UR MOTIVATION

  • @ugaasomohamed8613
    @ugaasomohamed8613 5 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah wll aqliga Allaha ku siyaaadyo wllhi fidyoga wan dhamaysan wayay wayo qallad badan o an sameeyay ayaad ka hadlaysa malin an ka so kexeeyay dagiska wan ku hurdudubay kadb waxay dhahaday hoyo maxad iga dudubtay malintikadimayso qaadin hada wlhi calosha i xanuunaysa lakin wali way yar tahay wa 3 år marka wa inaan isdabo qabta insha allah

  • @sahrahadafow9305
    @sahrahadafow9305 5 ปีที่แล้ว

    Mashaallah abyo mahadsanid kudayasho ayaad mudanthy wlh wax muhiim ah ayaa kahadashey barnamijkaan okale sobadi mashaallah waliba cod baad heysaa nosoo badi hobey hobey heesaha caruurta barburka caruuta❤️🌹❤️❤️ mashaallah keep goin abyo thanku for u sharing

  • @amalomar5689
    @amalomar5689 5 ปีที่แล้ว

    Walaahi waa runtaa abaayo abehey ayaa nooga shekeynjiray dhagdheer dhimatoo dhulkii nabad waan jeclaa walaahi

  • @duniyojama1463
    @duniyojama1463 5 ปีที่แล้ว +2

    Masha allaah wll wa runta aniga gabadhaydu hada wa toban rir waxay isbarbar dhigta waxay sawitay markay jirtay 3 sano iyo manta o ay jirto 10 sano aadbayna ugu faraxdaa

  • @ayaanmohamud3758
    @ayaanmohamud3758 5 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allh abayo khayr allaha ku siiyo wax badan ban ka faaidnay

  • @fawziyamohamed160
    @fawziyamohamed160 5 ปีที่แล้ว +3

    My first baby he is 6 months old in sha allaah waa usameen doonà kalsooni iyo jecelyba ❤❣❣👍👍

  • @hooyourooncadeey4311
    @hooyourooncadeey4311 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah jazakallaahu kheyran qaaliyeey wax badan aa faaiiday waxaa kaa sugeynaa videowgii ilmaha labada sano jiro sida buug loogu aqriyo

  • @luryarsamo
    @luryarsamo 4 ปีที่แล้ว

    Maasha allaah Tabaarakalaah ❤❤❤❤❤❤❤

  • @haliimodoowla6885
    @haliimodoowla6885 5 ปีที่แล้ว

    Maasha allaah abaayo qalli waxbadan oobul shadeena kamaqan ayaad kahada shay 💖💖💙💙💙💖💖

  • @caishacali4680
    @caishacali4680 5 ปีที่แล้ว

    Maasha allah ilaahay ha idiin siyaadiyo anagana allaha noo fududeeyo inaan maskaxda ka korino insha allah noona soo badi mcnto barnaamijyada caruurta ayagaa nooga muhiimsan cunta karinta

  • @Faizasworldbeauty
    @Faizasworldbeauty 5 ปีที่แล้ว +1

    MashaAllah abayo mahadsanid ❤❤

  • @aminamohamed308
    @aminamohamed308 5 ปีที่แล้ว +1

    masha Allah Tabarakallah jazakallah kheir abyo

  • @umusahra2933
    @umusahra2933 5 ปีที่แล้ว

    maash Allah Abayo warutada walahey ilahey hinodayo carurta intan hesani ilahey hasiyo carurt qerqabta oo bariya👍💕💕💕💖💋💋

  • @sumayedagan7402
    @sumayedagan7402 5 ปีที่แล้ว

    Mashaa allh thanks abaayo waa latalin wanagsa waa samenaayaa inshaa allh

  • @saadomohamed7183
    @saadomohamed7183 5 ปีที่แล้ว

    Masha allla

  • @nimcomohamud2528
    @nimcomohamud2528 5 ปีที่แล้ว

    masha allah shukran qaali ❤❤❤❤

  • @yasmiinhassanosman1452
    @yasmiinhassanosman1452 5 ปีที่แล้ว

    Masha,Allah hooyadee ayan soo,xasuustay

  • @ishaahmed7113
    @ishaahmed7113 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah

  • @maryamomohamed7975
    @maryamomohamed7975 5 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid zuhra laki aad baan kuu tageeraaa

  • @aliaabdi4059
    @aliaabdi4059 5 ปีที่แล้ว

    Mansha allaah baarakalaah Abaayo

  • @hanibashir6697
    @hanibashir6697 5 ปีที่แล้ว

    masha aleh abayo waa sax in ilmahakalsoni lasiiyo

  • @umuabdullahiofficial1575
    @umuabdullahiofficial1575 5 ปีที่แล้ว

    Asc walashey zuhra mahadsanid waxaan ahay hooyo heysata laba caruur ah hadana wLac ah daremeysa markii hore waan firfirconaa howsheyda kama daali jirin lkn hada daal cajis howsha dhib bey igu tahay abayo kaso hadal hoyada daalan oo walaca ah kheyr Allah ku siiyo

  • @lulademan445
    @lulademan445 5 ปีที่แล้ว

    Horay ayan kaboday marku notification isodacday

  • @ifraahabdi6767
    @ifraahabdi6767 5 ปีที่แล้ว

    Abayo Sweden xagee bugagta lagu gadaa hadaa rabo in aan gato

  • @hafsajama6505
    @hafsajama6505 5 ปีที่แล้ว

    Abaayo mcn lambarkaga iso sheeg

  • @naamabuukar5860
    @naamabuukar5860 5 ปีที่แล้ว

    Mash allah abayo

  • @umuabdullahiofficial1575
    @umuabdullahiofficial1575 5 ปีที่แล้ว

    Abayo waqtigas oo kale waxaad sameyn jirtay nala wadaag

  • @hamdohussein3601
    @hamdohussein3601 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah abyo wlhi saxiix 👏❤

  • @ayancaday29
    @ayancaday29 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah xabiibti 👍❣❣

  • @mumtazahmed3781
    @mumtazahmed3781 5 ปีที่แล้ว

    Masha allah abayo😍

  • @umuasma5881
    @umuasma5881 5 ปีที่แล้ว

    Malin dhoweyd xata iyado rabta ba alab doctors be qashin ku daray inta hanfashkoda karahsaday

  • @maryansalad3964
    @maryansalad3964 5 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah

  • @najahhussein7310
    @najahhussein7310 5 ปีที่แล้ว

    Inan caqli badanba tahay mansha allah

  • @hooyourooncadeey4311
    @hooyourooncadeey4311 5 ปีที่แล้ว

    Kama daalo videowyadaada wllhi masha allaah tack så jättemycket abaayo noo soo badi insha allaah

  • @saadomohamed7183
    @saadomohamed7183 5 ปีที่แล้ว

    Asc

  • @hafsajama6505
    @hafsajama6505 5 ปีที่แล้ว +1

    Suhra qurux

  • @naamabuukar5860
    @naamabuukar5860 5 ปีที่แล้ว

    Nosobadi abayo

  • @umuasma5881
    @umuasma5881 5 ปีที่แล้ว

    Ala sorry walahi gabadayda wa 3 jir inta waxbay qorta ana qashinka ku dara

  • @maryansalad3964
    @maryansalad3964 5 ปีที่แล้ว

    Waad mahadsanthy sobadi barnaamijyada caruurta iskuulka dhigta

  • @lulademan445
    @lulademan445 5 ปีที่แล้ว

    Zuhra cdy jir oo jog xbbty

  • @roowdaahmed6137
    @roowdaahmed6137 5 ปีที่แล้ว +1

    Abyo khayr allaha ku siyo waxa tahay hooyo fican baari allaha kaga dhigo

  • @burhanibrahim2687
    @burhanibrahim2687 5 ปีที่แล้ว

    Good job abaayo

  • @hanaadheemanhanaadheeman2234
    @hanaadheemanhanaadheeman2234 5 ปีที่แล้ว

    Mashaalh

  • @khadramusse3725
    @khadramusse3725 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah