Ax Naag10 Sano Iga Ween Ano 15 Sano Jir Ah Jeclada San Igashay

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 1.3K

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its 10 หลายเดือนก่อน +258

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤🫵🏻🕋

    • @AhmedIsakho-vl4jn
      @AhmedIsakho-vl4jn 10 หลายเดือนก่อน

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @user-ln3ob2mn4t
      @user-ln3ob2mn4t 10 หลายเดือนก่อน +4

      ❤scw scw scw ❤🎉

    • @Macaadka-ol3vu
      @Macaadka-ol3vu 10 หลายเดือนก่อน +2

      Scw

    • @aminasalad9205
      @aminasalad9205 10 หลายเดือนก่อน +2

      Scw scw scw scw scw scw scw

    • @user-zl6je3yg6l
      @user-zl6je3yg6l 10 หลายเดือนก่อน +2

      صلي الله عليه وسلم ❤

  • @sumeyaharun2142
    @sumeyaharun2142 10 หลายเดือนก่อน +69

    Wlhi wan ilmeyay markan dageysay qisadisa si lamil ah😢😢 wexey heshay wil yar quruxbathan dacad uu ah hadana wey kafaideysan weyday fursadas runti qofka wngzn qof wngzn maheli marka abowe qalbiga illahey haku qawojiyo 🤲🤲🤲🤲😢 waxad na dadka in eysan sinen sida shantada farod eysan uu sinen 💯 qof ku qalma wad heleysa inshallah ❤❤

    • @user-dh7mo7di1x
      @user-dh7mo7di1x 10 หลายเดือนก่อน +2

      Qalbigaado kale hadey qabto maskiinkan meesha qalbigisa kuma waayen apayo😢😢

    • @sadiamohamed15
      @sadiamohamed15 10 หลายเดือนก่อน +7

      Ogoow jaceylku waa two-way in hal qof keliya wax jeclaado ma aha. Sax qof wuu ku bilaaban karaa. Soomaali 80/100 one way love ❤️ anigaa ku jeclaadee I jecloow. Jaceelku waa dareen qalbiga iyo wadnaha guntiisa. Qurux muuqaal keliya ma ahan.Boodhari Hodan gabdho ka qurux badan ayaa cajiib u soo lebistey loo soo xuley. Laabta soo baneeystey.Jaceel ka runta qurux badni oo keliya ma aha

    • @Khadra933
      @Khadra933 10 หลายเดือนก่อน +3

      Mid Bilaa. Ixtirana. Ayey ahayd. Xataa. Hadii. Aysan. Ka. Helin. Wiilka Runtay. U sheegi. Lahayd. May. Lugoyseen Wan. Ka. Calool. Xumaday. Arinkaas. Mid. Ka. Khayr. Badan. Insha. Allah

    • @ismahankassim5390
      @ismahankassim5390 10 หลายเดือนก่อน

      ​@@Khadra933 dawoyinka eykadan jirta umaleena

    • @user-wn9ez3mw9v
      @user-wn9ez3mw9v 5 หลายเดือนก่อน

      ​@@sadiamohamed15waxaan la yaabay nimanka wax waraysto maxay Dumarka cadaw ugu yihiin?. Ninka la waraysanayo 17 jiray buu yiri waraystahana 15 jir wiil ah oo naag 10 sano ka wayn😅!. Gabadha haday 25 jirto waba gabar gool ah😅!. Qoyanta comandiga soo qortay ma fahmi karto meesha waxa ka jiro!.

  • @sumeyahusseinibrahim4624
    @sumeyahusseinibrahim4624 10 หลายเดือนก่อน +110

    Run waye ninka nag umustaqbal kaRabo Ciyayr Ciyar kuma tabtoo wlhi wu iilashada ogada Dumarow ❤❤❤❤

    • @ismailalihasan9519
      @ismailalihasan9519 10 หลายเดือนก่อน +2

      Dumarka hada joogo 2mitir in loo jirsado ma jeclo in laabta la geliyo oo Gaadadada Loo Salaaxo ayey jecel yihiin, kan shukaansi barad ayuu ahaa

    • @sumeyahusseinibrahim4624
      @sumeyahusseinibrahim4624 10 หลายเดือนก่อน

      @@ismailalihasan9519 Sida hablaha kale kusamaysoo Walasha ayay kajaranthy waaayo adugu aya samayay😘😘😘

    • @AeyziinAeyziin
      @AeyziinAeyziin 10 หลายเดือนก่อน

      ​@@ismailalihasan9519😂😂

    • @abdifatahali9494
      @abdifatahali9494 10 หลายเดือนก่อน

      hehehheh....

    • @abdifatahali9494
      @abdifatahali9494 10 หลายเดือนก่อน +3

      wlh ben ma ahan adgo og inadba jeceshahy o adan jirkeda u bahnen ayada ayaba xuman ufahmesa

  • @xaliimomahad8347
    @xaliimomahad8347 10 หลายเดือนก่อน +13

    Waxa kaliya ee aan mar kasta illahay ugu mahad celiyaa waxay tahay qofkii aan dhabta u jeclaa ee iga tagay in aanan cadawad/calool xumo u qaadin badalkeeda aan adayg iyo qof naxriis badan ka dhaxlay
    Illahow wiilkaas dbalinyarada ah bogiis/qalbigiida u bogsii oo ka nabad gali xumaan iyo xasad uu qaado ama soo gocdo🤲

  • @samiradhaye7621
    @samiradhaye7621 10 หลายเดือนก่อน +113

    Dadku ilmada nacasnimay modaan lkn wa jawaaab qalbiga😢😢

    • @imtaajabdirizak4408
      @imtaajabdirizak4408 10 หลายเดือนก่อน +1

      Haa wlhi

    • @muscabuusey240
      @muscabuusey240 10 หลายเดือนก่อน +2

      Dadku ilmada nacsnimay modaan lkn waa jawaab qalbiga 😢😢

    • @salmosalmo8163
      @salmosalmo8163 10 หลายเดือนก่อน +3

      Haa byo wa sababta dumarka jaceylka aysan uwalan badana dumarka wey ooyaan ogow ilintu waa nafis wixi qalbiga ka holcayay bay yareysaa halka Raga is adkeyan wana sababta ay uwaashan badankod marku jacyl ku dhaco oo qalbiga ciriri daremya markasa xididada kuxiran wadnaha ee maskaxda laxirara ba dib udhac kuyimada qof sterss bu daremya iyo isku buuq
      marka raga ilmada armay uficantHy😂😂😂

    • @samiradhaye7621
      @samiradhaye7621 10 หลายเดือนก่อน +1

      Nin u washaba ma arag anigu

  • @sumeyahusseinibrahim4624
    @sumeyahusseinibrahim4624 10 หลายเดือนก่อน +57

    Ridwan ani mid ayan kushegi Dadka markay Xaladan Kujeran Jasjaska kadhaf ladhamqooo😢😢😢😢😢

  • @AdnanMohamedMuhumed
    @AdnanMohamedMuhumed 10 หลายเดือนก่อน +45

    لكل قلب لديه قصة حب مؤلمة❤، خاصة في مرحلة الشباب، لكن هذا الألم هو الذي ينيرك ويعلمك الكثير عن معنى الحياة.

  • @israa2491
    @israa2491 10 หลายเดือนก่อน +30

    Masha allah wilkan qabi wanagsan ayu leyahay waa dadka dhif iyo naadirka ah waxyabo badan aya laga baran kara allaha barakeyo❤

    • @Buubshe
      @Buubshe 10 หลายเดือนก่อน +3

      Lakin naftiisa inuu ixtiraamo bu garan waaye
      Wuu isaga hari lahaa fakti hore😊

    • @fatimaaboker5633
      @fatimaaboker5633 7 หลายเดือนก่อน

      Vn​@@Buubshei

    • @leylacadeyx3712
      @leylacadeyx3712 6 หลายเดือนก่อน

      @@Buubshewuu yara, mana kala fahansaneeyn 😢

  • @ruun615
    @ruun615 10 หลายเดือนก่อน +68

    Naagtii ku heshaa nasiib leh powe ilaahay qalbiga haku qaboojiyo😭

    • @salmanabdi5113
      @salmanabdi5113 10 หลายเดือนก่อน +1

      Adiga mrabta 😂

    • @muh84
      @muh84 10 หลายเดือนก่อน

      ​@@salmanabdi5113see wax yeshey😅😅😅😂

    • @AnisoAlimuuse
      @AnisoAlimuuse 10 หลายเดือนก่อน +2

      Naqiiro jabanta nagajoojiya😂😂😂

    • @salmanabdi5113
      @salmanabdi5113 10 หลายเดือนก่อน

      @@AnisoAlimuuse hhhhhhh

    • @mimipuloo7879
      @mimipuloo7879 10 หลายเดือนก่อน

      ​@@AnisoAlimuusedhilo adiga oo kale waa la yaqaan

  • @abdullahiahmed2409
    @abdullahiahmed2409 10 หลายเดือนก่อน +16

    Wiilkka yar igu caawiya meel aan Kala xiriiro waxaan diyaar ula ahay dhinac kasta inaan ka caawino oo niyad dhis ugu horeyso.Waa wiil yar Maasha Allah adeer soo barbaar.

    • @user-de7dk6my6x
      @user-de7dk6my6x 10 หลายเดือนก่อน +1

      11:58

    • @ruuneysalaad8034
      @ruuneysalaad8034 10 หลายเดือนก่อน

      Sxb diyar waye aniga ayaa kugu xerayo ila so xeriir

    • @falisabdiomar
      @falisabdiomar 10 หลายเดือนก่อน

      ​@@ruuneysalaad8034aweeey wll lambarkisaaa😢

  • @Infooz2022
    @Infooz2022 10 หลายเดือนก่อน +65

    Waa qiso xanuun badan Alxm hadaba fiicanthy 😔 💔

  • @najmasaleebaan3017
    @najmasaleebaan3017 10 หลายเดือนก่อน +12

    Aniga taan cashar ha i noqoto wiilkan jeclahay ma qiyano qofna lama wado lkn xanaqa an xanaqa badanhy inu iga fogeyo ka baqaya igu so duceya inu alle qalbiga i jilciyo wiilkasna an calaf alle igu daro wllqlayal😢

  • @mohammeddeck.
    @mohammeddeck. 10 หลายเดือนก่อน +6

    So interested story it seems it's real story and emotional.
    Bro never giveup

  • @Ruqiyo889
    @Ruqiyo889 10 หลายเดือนก่อน +18

    هذا مو حب هذا تعلق الله لا يعلق قلوبنا بي احد😢😢❤

  • @fadumoali4700
    @fadumoali4700 10 หลายเดือนก่อน +9

    Wll qaliga qeer u sheeg dumarku is mid mahan inshallah waxaan illaahey kaa ga rajeynayaa mid kheer qabta inuu ku gu badalo oo ku jecel waxaan ku la talineynaa dhamaanteen inad guursado hadan guursan si aad u iloowdo xasuusihii hore inshallah

  • @aishayusuf4545
    @aishayusuf4545 10 หลายเดือนก่อน +10

    Mashaa Allah rabi haku xifdiyo brother. You're so sweet. Mashaa Allah. You will find beautiful, loving, and sweetheart Somali sister inshaa Allah.

  • @anisacabdicali7398
    @anisacabdicali7398 10 หลายเดือนก่อน +79

    Adi oo kale yaaba ku heli karo walaalkey taas kheir kuuma aheyn qalbiga allaha kuu qaboojiyo mid ku qiimeyso oo sidaad wax u jeclaato ka daran kuu jeclaato ayaad heley ha wel welin ❤❤

    • @ismailalihasan9519
      @ismailalihasan9519 10 หลายเดือนก่อน

      Waa jaanis ee ku qabso hhhhhh

    • @sadiamohamed15
      @sadiamohamed15 10 หลายเดือนก่อน +2

      😂😂😂😂😂😂wiilka true love waaye wuxuu ka hadlaayo. Ku qabso iyo ku nasiibso jaceel ma ahan

    • @anisacabdicali7398
      @anisacabdicali7398 10 หลายเดือนก่อน +1

      @@sadiamohamed15 saxiix abaayo.

  • @sulekhoali1266
    @sulekhoali1266 10 หลายเดือนก่อน +7

    Wll waxaa kaa maqnayd inaad ilahay ulabato oo aad istiqfarta iyo saliga nabiga scw aad aqrisato walahi waad ilaawi lahayd intaas hadad samayn lahayd

  • @happyhjmc1975
    @happyhjmc1975 10 หลายเดือนก่อน +37

    Taasi waa qiso sameyn leh lkn wllky cashar ayaad ka baratay lkn waxaa fiican dadka qalbiyadoda in la'aasho qofka hadan rabina waxaa fican inaad runta u sheegtid ileen adigaba ma jeclidna in lagu dhawaco insha Allah wllky waad helaysaa qof qiimahaga 🤲💯👏👏

    • @fowsiyodaahir4819
      @fowsiyodaahir4819 10 หลายเดือนก่อน +2

      Gabadha wxa laga yaaba ina mustaqbal xumo u arakaysay inay willka yar guursato oo asaga isku koobta
      Sidaa oganahay soomaalida wil ka yar gabadha haday guursato facelin aan fiaceneen ka imaanaysa familka keeda iyo kiisa heer la kala geeyo taas jirto

  • @user-er9lj7sv4d
    @user-er9lj7sv4d 10 หลายเดือนก่อน +11

    Inshallah waad heli qof qiimahaga garan doono 😢 niyada khyr u sheeg inshallah😢💔💔😥

  • @falastinfalastin6916
    @falastinfalastin6916 10 หลายเดือนก่อน +14

    M.a waAA Wiil degan wax garad leh weliba masuuliyada qadi kara ❤mid ku fahmeysaaa heleysaa insha Allah ❤

  • @mohamedyare5696
    @mohamedyare5696 10 หลายเดือนก่อน +23

    Geesi buu ahaa yarka adoo 17jir Ah naag aad jeceshahay jaceelkaaga u sheego waa lipaaxnimo Wlh😁

  • @maahircabdi7477
    @maahircabdi7477 10 หลายเดือนก่อน +24

    500k congratulations 🎉❤

  • @Team27fan88
    @Team27fan88 7 หลายเดือนก่อน +1

    Mashallah a wonderful man ❤

  • @cayuushmaxamed273
    @cayuushmaxamed273 10 หลายเดือนก่อน +10

    Qalbiyada ila liya plz😢Bogsiimo wanaagsan😢 iyado nag weyn eh hdo wiilkan quruxda bdn jeclade sas yeshe qalbi qurux bdn ayey heshe lkn kama faaideysan😢

  • @farhiyoawale6199
    @farhiyoawale6199 10 หลายเดือนก่อน +27

    Wala murugooday maskiin kaan. Qofka fiican Allah ku siiyo my brother don’t give up. 😢😢 we need part 2 qisadan.

  • @issackahmed4868
    @issackahmed4868 10 หลายเดือนก่อน +126

    Every person has a story to tell = we call it love

    • @Iskutasho
      @Iskutasho 10 หลายเดือนก่อน +1

      Not me i have another bad history not for love !

    • @SamsamSheikhahmed-mt6px
      @SamsamSheikhahmed-mt6px 10 หลายเดือนก่อน

      Sorry abowe😢😢😢

    • @user-zg9jp8kg1w
      @user-zg9jp8kg1w 10 หลายเดือนก่อน

      Ax wan ilmeye wlhi xaxun waye😢

    • @raxmamaxamuud625
      @raxmamaxamuud625 10 หลายเดือนก่อน +2

      Aboowe isoo jawan intee ka hela

    • @issackahmed4868
      @issackahmed4868 10 หลายเดือนก่อน

      @@raxmamaxamuud625 wall mahayo
      Please anyone who has the number of ridwan kindly assist her with his contact

  • @zuhuurmohamed3139
    @zuhuurmohamed3139 10 หลายเดือนก่อน +9

    Alla abowe waa ilmeyay qisada xanun said wyh😢wlh ilhy badal qeir qabo hakugu badalo i.a waad helaysaa mid ayada ka wanagsan❤

  • @sahraali3070
    @sahraali3070 10 หลายเดือนก่อน +6

    Never give up abwe dhib ta Laguma waaro mar uun wad guleysan💪

  • @user-td2rp3rk2f
    @user-td2rp3rk2f 10 หลายเดือนก่อน +14

    Balayo kugo dhacday 😢 wilki ayey nanacsisayl❤wall mcn nolosha kuma xumato inta nolosha kaga dhiman❤

  • @azhrafleo8113
    @azhrafleo8113 10 หลายเดือนก่อน +17

    Naag ka wayne inad shukansato walhi waxka mcn malaha❤ wali gabdh ileeg ama igayar ma shukansan Viva Waa wayne ka😊

    • @munadirie876
      @munadirie876 10 หลายเดือนก่อน +3

      Saan Ookle isku Diyaari Adna 😅😂

  • @sultankhaalis6429
    @sultankhaalis6429 10 หลายเดือนก่อน +12

    SalaamuAllah calaykum waraxmatullahi wabarakaatuh walal Ridwan Isaq Mahadsanid JazakaAllah BaarakaAllah ❤❤❤❤

  • @QAADONUURKAISLAAMKA3534
    @QAADONUURKAISLAAMKA3534 10 หลายเดือนก่อน +10

    500k subscribe coming soon Insha Allah 💪

  • @SirathoSuleiman
    @SirathoSuleiman 10 หลายเดือนก่อน +34

    Jumca Mubarak To All Muslims 🙏❤️

  • @cayuunimohamed2305
    @cayuunimohamed2305 10 หลายเดือนก่อน +86

    😢sorry wiil qurux badan aa tahay neve give up

    • @maxamedccasiis9221
      @maxamedccasiis9221 10 หลายเดือนก่อน +7

      Thankz abayo

    • @soumayafarah143
      @soumayafarah143 10 หลายเดือนก่อน

      @@maxamedccasiis9221
      Dhibmalaha ee horey usoco wallal maxamed allah kusiyo gabadh wanagsan wlhi wille fican ayakahay

    • @deeqaynoor7837
      @deeqaynoor7837 10 หลายเดือนก่อน

      Ax Sorry Abowe 😢😢

    • @osmankhadar2218
      @osmankhadar2218 10 หลายเดือนก่อน

      ​@@maxamedccasiis9221zxbkeyoow aad baan uga xumahay waadse. Ka kabsatay horey usii soco #geesi

    • @drsayaanmohammed4725
      @drsayaanmohammed4725 10 หลายเดือนก่อน

      ​@@maxamedccasiis9221mohmed quruxlow ayaa tahy taas adoo yar qalbiga kaxaday😢

  • @aqra2143
    @aqra2143 10 หลายเดือนก่อน +9

    يا اخي وعسى ان تكرهوا شيئا وهو خير لكم وعسى ان تحبوا شيئا وهو شر لكم والله يعلم وانتم لا تعلمون

  • @mohamedmohamudmaalimmohamu6486
    @mohamedmohamudmaalimmohamu6486 10 หลายเดือนก่อน +6

    Pole sana wllkey illahey qalbigaga haku qabojiyo I.A

  • @MaryanQurux-kf7ru
    @MaryanQurux-kf7ru 10 หลายเดือนก่อน +6

    Walahi aad ayaan uguxumahay 😢walbiga allha kuuqaboojiyo wax kaqeer bdn oo kuuqalmo ayaad heli inshaallaah ❤

  • @spanishbowy3161
    @spanishbowy3161 10 หลายเดือนก่อน

    i amena Nagtas wilka wey tagtee. Left ur head up bro. U re a king

  • @deqashabel5094
    @deqashabel5094 8 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah wilkan wa one in a million ❤❤❤❤❤❤

  • @khalidmohamed3885
    @khalidmohamed3885 9 หลายเดือนก่อน +5

    The best lesson is the one you get such a hard way.

  • @user-ln3ob2mn4t
    @user-ln3ob2mn4t 10 หลายเดือนก่อน +9

    Aan ku salino nabigeena🎉❤

  • @user-wt6hs5ls2i
    @user-wt6hs5ls2i 5 หลายเดือนก่อน +1

    biskin rabbi aya jiira ❤ niyada kheir usheg walahi oo pilahi wax aad ku farxtid aya ku imaan

  • @hannabarre2762
    @hannabarre2762 4 หลายเดือนก่อน

    Fariid weeye Mnsha Allah Mustaqbal Wanagsan Ban Kurajayn Wall

  • @aminaabikar2074
    @aminaabikar2074 10 หลายเดือนก่อน +2

    May Allah give u a better person InshaAllah 🤲🤲🤲😢😢😢

  • @kaabaax1028
    @kaabaax1028 10 หลายเดือนก่อน +4

    Sxb raag waa kii somaaro jaab qftas qeyr kuma ahen alxm dheh illahey ka badbadiyay dhagan ku dhintay sxb hoori usoco mid ka qeyr bdn ku rajenaa wxs ka dhacdo dumarka Somalia mawada xumo kuwa fcn ku jiira mid wngsn ku rajenaa wilka ❤

  • @barlinhashi2254
    @barlinhashi2254 6 หลายเดือนก่อน +1

    Saqiir wax jeclaaday ayaad ahayd edo waan ka xumahay ❤❤❤❤

  • @hamdi27889
    @hamdi27889 7 หลายเดือนก่อน +2

    Wlhy nimanka iney jeceyl saas ugu suuxsuuxaan ma u maleyneyn so 😢 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @kaafiyoahmed254
    @kaafiyoahmed254 7 หลายเดือนก่อน +3

    3 qiso oo midba mida kale kaxanun nadan ayaa isoo martay wlhi waxaan ahay hada qof iska nool oo wax ii muqdo oo rajo ah eeyna jirin 😢😢😢 wa aduunyo waxan weey dhamanayaan insha allaah iro duceeya adinkana🤲😭😭

    • @sundusahmed9848
      @sundusahmed9848 7 หลายเดือนก่อน

      Sorry abayo rabi hakuu Hagaajiyo nolosha😢
      Aduunyada mid foolxumo badane

  • @FaatinAbdiraxman
    @FaatinAbdiraxman 10 หลายเดือนก่อน +18

    ilahayow dadka qalbiyada uqaboji🤲🥺

  • @HassanJr-if3xz
    @HassanJr-if3xz 10 หลายเดือนก่อน +14

    500K congratulations 🎉🎊

  • @Kowsarhussein01
    @Kowsarhussein01 10 หลายเดือนก่อน +64

    Ridwanow qofka qalbigisa ilali qosolka joji dadka qisoyinka ad ka qabaneyso ha ku qoslin wlh wa xanun😂😢

    • @queenfanaxley6777
      @queenfanaxley6777 10 หลายเดือนก่อน +4

      Horta ma ila aragtay Sidhu dadka oga qoslo .. sas mafcno

    • @ismahankassim5390
      @ismahankassim5390 10 หลายเดือนก่อน +2

      Qof professional mahan ninka program leh war dad ilali qalbigooda marku qofka qirodo inaad kaxuntahay tusi farxdana lafarax waxfican aad kenstay ishagaji😊

    • @zuuzuuyousuf667
      @zuuzuuyousuf667 9 หลายเดือนก่อน

      Ninkan jcyl yahan mahan wa geel cadiya tnkle qof wax bartay mahan ayan u maleyna

    • @yazminabdlemoha9389
      @yazminabdlemoha9389 9 หลายเดือนก่อน

      ​@queenfanaxley6777 xanunka ma dareemin noh wuu iska qosley wuuba isla fcnyhey

  • @Hali396
    @Hali396 10 หลายเดือนก่อน +12

    Malahan miyaa Part 2 wxaa umaleenayay inaad soo galinayso mise halkas ayey ku dhamaatay whatever wxy ahayd qiso murugo leh ilaahay qalbiga haku qaboojiyo apowe .....^^.....Hana ka shalaayin in aad noqotay qofka ficn xiriirka it's ok qiimahaaga ayay garanweysay diamond ayey gacanta ku haysatay lkn wey dareemi weysay as long aad soo dhaaftay it will be lesson not mistake ok so plz be kind to your self and be happy i know it's hard for you to forget her but she always be the one that makes your heart fluttered ..xitaa wxaa kugu adkaanaysa in aad xiriir kle samayso cuz iyagoo dhan sida iyada oo kle ayaad umaleenee 💎 ✨️ anyway you have a beautiful smile so keep smiling thnk you ....♧

  • @user-lm5mb6tk3b
    @user-lm5mb6tk3b 10 หลายเดือนก่อน +8

    Habo horay usoco waxad helaysa mid wanagsan oka khayr badan insha allah

  • @ciil-tire1435
    @ciil-tire1435 10 หลายเดือนก่อน +12

    Let's go to half Million TEAM DAACAD From RIDHWAAN ISSACK

  • @user-ey6pj1wm1f
    @user-ey6pj1wm1f 10 หลายเดือนก่อน +3

    Masha,slash akhlaakh ayaad leedahy allaha ku xafido

  • @hamdacalinur7780
    @hamdacalinur7780 10 หลายเดือนก่อน +11

    Wlhi jecelkaan cml waso marey waana midka ugu xanuunka bdn qofaa jeceshahy qalad walbo uu kaa galo marka aragtid wax walbo waaba iloobe 😭😭😭😭

    • @mulkiabdullahi8367
      @mulkiabdullahi8367 10 หลายเดือนก่อน +1

      true aniga i hesata hada

    • @ismailalihasan9519
      @ismailalihasan9519 10 หลายเดือนก่อน

      Ma is calfateen hada, mise dhaaanki meel kalaa Loo raray

  • @aminayusuf3019
    @aminayusuf3019 10 หลายเดือนก่อน +16

    Ax jecel dhibadanaa qof an ku jeclen 😢😢😢😢😢😢😢

  • @kaafiyocabdirashiid6187
    @kaafiyocabdirashiid6187 10 หลายเดือนก่อน

    Jah alla wilka daacad sanaa abowe qalbiga allah ku qaboojiya

  • @aysnbashir1654
    @aysnbashir1654 10 หลายเดือนก่อน +1

    Because of love wooow maashaa Allah

  • @salanismail7663
    @salanismail7663 10 หลายเดือนก่อน +5

    I feel hearts burning 🔥 😢😢😢

  • @caasha93
    @caasha93 10 หลายเดือนก่อน +8

    Anigu waxan layabay dumarka somaliyed ee soqoraya wilkan wanka helay ee iiradiya naa isku xishoda oo karamada haiska qaadina haisqiima ridina sharafta Alle idinka qaadye

    • @Mohamed_Qadar
      @Mohamed_Qadar 10 หลายเดือนก่อน

      Yeh😅😅😅

    • @kaabaax1028
      @kaabaax1028 10 หลายเดือนก่อน

      Qfta ama adiga thy sxbey 😂😂

    • @asmoabdinor9087
      @asmoabdinor9087 10 หลายเดือนก่อน

      Aaqir zamaana lajooga abooyo qaar kamida gabdhaha zamankan jooga raqiise noqden nimanka kii kahelan way raadsadan idha adeega

    • @hoodoxasan-zk2wk
      @hoodoxasan-zk2wk 10 หลายเดือนก่อน

      😂gabdh iradiya leh ma jirte ma ada ubahan iska cadeyso sis😂😂

  • @nimcocali2753
    @nimcocali2753 10 หลายเดือนก่อน +2

    Really wa qiso cajiiba waanba daaley musalsal canala ufiirsadey wlhi

  • @hony5804
    @hony5804 10 หลายเดือนก่อน +1

    Midaa naagmaaheyn alleqada wallee iyadana ninjecel maheleyso adigana midbaariya kurajeynaa inshallah my bro

  • @xamdiyusuf2151
    @xamdiyusuf2151 10 หลายเดือนก่อน +33

    wlhi waa qiso xanuun badan
    waa inan qalbi wanagsan ❤

  • @malabsaninasalad1072
    @malabsaninasalad1072 10 หลายเดือนก่อน +15

    qokii wax jecladay un bafahmikaro qisadan 😭😭😭😭😭 wiillka qalbigiisa nadiif

  • @hodoadammohammed6002
    @hodoadammohammed6002 10 หลายเดือนก่อน +1

    Taasi ilaahay baa ku dhaafiyay
    Nasiib kaa mar kale celi cugo bro 🎉🎉🎉

  • @MUNAArab-md1vy
    @MUNAArab-md1vy 7 หลายเดือนก่อน

    Wllhi.waa.qiso.xanuun badan waxad heli.qofkaagii.insha.alaah.wllky wxd thy.qof qalbi.wanaagsan ilaaahay.haku.barakeeyo

  • @IkiiQurux01
    @IkiiQurux01 10 หลายเดือนก่อน +4

    😢Sry brother Allah kamadoweyo I.a

  • @munacusman1371
    @munacusman1371 10 หลายเดือนก่อน +7

    wlhi xanuunka wan dareemay alle mel ka fican ka wngsn ay heleysa insha allah 😢😢😢

  • @mohamedibrahimhassan9109
    @mohamedibrahimhassan9109 10 หลายเดือนก่อน

    Wilkan qisadisa wan ka helay wallahi at the same time wan lamurukoday wallkey 😢❤

  • @Fardososaid
    @Fardososaid 10 หลายเดือนก่อน +70

    His smile 😢

    • @sadammubashir7504
      @sadammubashir7504 10 หลายเดือนก่อน

      Was it u, that lady🤔🤣

    • @naxwamohamed3928
      @naxwamohamed3928 10 หลายเดือนก่อน

      Anu wllky yahay makuguso qabta😂

  • @maxamedccasiis9221
    @maxamedccasiis9221 10 หลายเดือนก่อน +10

    Walahi waxaan dhi hikaraa waxaas cashir ayaan kaqaatay marka waxan lahad laayaa wiila sha jacela majira ilaahay ayaan kumahdiyaa wayo qof ana ii qalamin ayaan jaceladay abayo marka wiilasha ayaan lahad laayaa saxiiba yaal jacela majira qof daacad walahi wuu yaryahay gaba dha heena walahi waxaa kujira abayo wanaag sana ayaa kujiraan marka ku wii fiican alaha ha igu aadiya😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢mara gaba dha yaa la xumeenin haday ixu mee yaan haka aar sanina alaha ha in xafida

    • @umamumtaz
      @umamumtaz 10 หลายเดือนก่อน

      Sorry wllo dadka wax daacad ah iyo wax khiyamo badanba wayku jiran hadana cashar un baad qadatay wixi kugu dhacay guulayso 🎉🥰

    • @maria-xy3sn
      @maria-xy3sn 10 หลายเดือนก่อน

      M.a tlo fcn nasiisay adih miya qisada wilka qisada ku dhacday amh qisada cashar ka barty

    • @safaahmed654
      @safaahmed654 10 หลายเดือนก่อน

      Aboowe meel aan kaalaso xiriiro iisheeg aduuraali ah wllhi muhiim kuuahay

    • @safaahmed654
      @safaahmed654 10 หลายเดือนก่อน

      Aboowe meel aan kaalaso xiriiro iisheeg aduuraali ah wllhi muhiim kuuahay

    • @maryanmajabe
      @maryanmajabe 10 หลายเดือนก่อน

      am so sorry bro😰

  • @faadumomohamed3299
    @faadumomohamed3299 10 หลายเดือนก่อน +2

    Ooh my garooooreeeey waan jareyey 😮😢😢😢😢😢 my Allah give u Raaliyo haween bowe

  • @foozia426
    @foozia426 7 หลายเดือนก่อน +1

    Wiil qurux badan oo yar batahay. Mid 1000 ku jecel baad helaysa insha allaah

  • @ifraxcoosh6526
    @ifraxcoosh6526 10 หลายเดือนก่อน +6

    Ridhwan wilka hada muxuu kusugan yahay miyuu kasoo kabsaday hanunki qisada musan damestiri part2 am waiting

  • @Xalimokiin
    @Xalimokiin 10 หลายเดือนก่อน +51

    I like the way he narrates the story

    • @user-uc5mn5oh1w
      @user-uc5mn5oh1w 10 หลายเดือนก่อน

      Waa laga warreejiaa kaamiradda some tims

  • @user-ju5bj3gv6f
    @user-ju5bj3gv6f 10 หลายเดือนก่อน +1

    Marwalba guuleyso walal marnaba haka jabin niyad wllky mcn

  • @bushra193
    @bushra193 10 หลายเดือนก่อน +1

    Ax ax doqon bay ahayd alle Bedel khayr qaba hakusiyo

  • @Abdale97
    @Abdale97 10 หลายเดือนก่อน +8

    Wxn dhihi kara waa qisada kaliya Ee meel igataba tay intan qiso soo arkay 😢soory Wll Waxa daremi kara qof tas cml soo arka 🔥

  • @harunmaaruf2737
    @harunmaaruf2737 10 หลายเดือนก่อน +20

    The boy learnt lesson he can handle his marriage situation 😅

  • @sheikhmukhtar5091
    @sheikhmukhtar5091 10 หลายเดือนก่อน +1

    Ascww ridwan very interest history waaye waana ka xumahay wiilkeena xuruxda badan history ga ku dhacay

  • @user-ey8ug2lw1s
    @user-ey8ug2lw1s 10 หลายเดือนก่อน +2

    Wlh qisadan cml Ana igudacthii,...ya Allah qalbigaa ii qobojii😢😢😢😢😢

  • @user-vv6yr7nn2y
    @user-vv6yr7nn2y 10 หลายเดือนก่อน +3

    Alaaaaah jecelaaaa😢😢😢 Ane sow nin ii Galaayo Allah iyo anaaa isla og😢😢😢😢😢😢

  • @faadumoyuusuf1415
    @faadumoyuusuf1415 10 หลายเดือนก่อน +36

    Jcylka markaw xumaado aaqirkiisa nacaybaw isku badala sorre wll qalbiga ilahy hakuu qabujiyo🙏😥

    • @qancisokukis2496
      @qancisokukis2496 10 หลายเดือนก่อน +4

      Wlhi waa run wiil ban aduunka uggu jecla wn u waalan gaadhay 😢 hada aduunka uggu necebhy ilahy waydiistay Intan noolahy in aanan Dib U arag

    • @user-eo7td3jh1n
      @user-eo7td3jh1n 10 หลายเดือนก่อน

      @@qancisokukis2496 sorrY😢😢

    • @qancisokukis2496
      @qancisokukis2496 10 หลายเดือนก่อน

      @@user-eo7td3jh1n thnkz wll Alhm hada wn bogsaday

    • @raxmacaafi2997
      @raxmacaafi2997 10 หลายเดือนก่อน

      ​@@qancisokukis2496😢😢😢😢

  • @kertguhad5447
    @kertguhad5447 10 หลายเดือนก่อน +1

    Wey isomartey xanun jacel balse wanka rayste Alxhamdulilah 💔 mostly jacelka kobaad ma hagago but hada alx after 9 yrs Ayan heley qof wanagsan still na wanka cabsada jecelka damale

  • @Saabarin12-oh4vu
    @Saabarin12-oh4vu 10 หลายเดือนก่อน

    Congratulations 500k

  • @mohamedabdullahi6592
    @mohamedabdullahi6592 10 หลายเดือนก่อน +28

    Bro it just a lesson that you will never forget in your life and you will never love others REAL unless you married

    • @AliHassan-tq5yu
      @AliHassan-tq5yu 10 หลายเดือนก่อน

      Never trust a woman 👠

  • @khadijaawesi1435
    @khadijaawesi1435 10 หลายเดือนก่อน +4

    Allaha mid kafiican kuu saqiro taasi weyku lugoysey jacelna waxbo kama taqaano very painful love

  • @InnocentBambooForest-bh6ie
    @InnocentBambooForest-bh6ie 6 หลายเดือนก่อน +1

    May be kher maykuehen bro ia you will get good girl move on life is moving on always be strong❤

  • @user-ep3in7ku3e
    @user-ep3in7ku3e 10 หลายเดือนก่อน +25

    500k coming soon ❤❤

  • @queenrashaa4362
    @queenrashaa4362 10 หลายเดือนก่อน +28

    Wlh wil aan jeclaay baa soo xasustaay sidu ii galaay lee Allow mid ii fahmoo ii jeclaadaa ii sahaal😊

    • @shamimmuktar733
      @shamimmuktar733 10 หลายเดือนก่อน

      Asaga kuma jecleen miya abayo

    • @somaliweyntv1624
      @somaliweyntv1624 10 หลายเดือนก่อน +1

      Ameen yaa rabi xappti

    • @nasrudiinofficial
      @nasrudiinofficial 10 หลายเดือนก่อน

      WhatsApp kaga iso qor

    • @queenrashaa4362
      @queenrashaa4362 10 หลายเดือนก่อน

      @shamimmuktar733 jcl wuu ii jilii jiraay lkn abyo maa ogan lkn aniga zaid u jeclaa markuu ogday Inaan jeclhy ayuu sii xun ii gaalaay hadan shegoo qof walibaa oo qalbii leeh wu ilmeynaa

    • @shamimmuktar733
      @shamimmuktar733 10 หลายเดือนก่อน

      @@queenrashaa4362 srry mcnto markey ahataba nafsigada wuu kaso bixi doono I.a adigane mid ku ilalsado allaha kuu sahlo shrfy bilawga hore wey cala calayaan si ey noloshada ugu sobiiraan darteed bos marki aad nolosha ka siisane wey isbadalayaan nin waba nacas in kasto qaar fcn u jiro

  • @faadumomaxamuud2593
    @faadumomaxamuud2593 10 หลายเดือนก่อน

    Ilhyow wan ku baryaye wilkas okale isahal amin amin yarabi 🤲 aniga dad xun xun ba ilhy igu bega😢

  • @nuhali5917
    @nuhali5917 4 หลายเดือนก่อน

    Ridhwan Issack my friend ,where is the water? People need water when they talk for long .
    Waxan ahay lataliyaha qaaska o prograamka Ridhwan Issack .Keep going bro.

  • @nihanabdi4541
    @nihanabdi4541 10 หลายเดือนก่อน +5

    Ax adigo yar buu jaceyl ku galay hadana waxbarasho ku jira , wllhi wa xanuun mar hada kasoo kabsatay wa Alxamdulillaah, teeda kle cashir baa kaaga baxaya meeshas , dad badnna cashiray utahay , wll Dhib wa so martay , Mid ka qeyr badan Allaha kugu badalo oo kheyr kuu ah insha Allah.

    • @user-hn6zg7jc1u
      @user-hn6zg7jc1u 6 หลายเดือนก่อน +1

      😢😢😢❤❤❤

  • @dhaqansidechannel3678
    @dhaqansidechannel3678 10 หลายเดือนก่อน +20

    Marka yar tahay jacaylka waa u nugushahay.
    Waana qiso qof kaste yariintiisa ku dhici karto jacaylkas oo kale inuu soomaro😂😂😂😂😂

  • @farhaanhassan5321
    @farhaanhassan5321 10 หลายเดือนก่อน +1

    Hamplyo Zxb 500k 🎉

  • @user-do5ie8yc4v
    @user-do5ie8yc4v 10 หลายเดือนก่อน +1

    Ilaahay ayaan ka magan galnay jacayl noocaas ah sheekada qayaali ayeey iila egtahay runtii

  • @fartunali5442
    @fartunali5442 10 หลายเดือนก่อน +13

    Maxamad nin adag baa tahay
    1 nolal agoonimo
    2 nolal ardaynimo
    3 nolal ad walidka hoyo la jogin
    4 nolal jacyl an lagula wadin
    Intas aya isku kaa heshay sorry lkn wad kaso gudubtay walal mid baariyad ah allaha ku sahlo

  • @ArtanDesin
    @ArtanDesin 9 หลายเดือนก่อน +4

    Naftaada inaa qof u bahdisho waa doqonimo😊