"Askarta kaantaroolka Hargeysa joogtay iyo dadkii gaadhiga ila saarnaa wey arkayeen inaan baxsanaayo
ฝัง
- เผยแพร่เมื่อ 5 ก.พ. 2025
- "Askarta kaantaroolka Hargeysa joogtay iyo dadkii gaadhiga ila saarnaa wey arkayeen inaan baxsanaayo"
Halgamaa Axmed C. Cabdalla.
Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika CBATV
Ilaahay haa uu naxariisto labadoodab , waxay ahayeen laga nin oo aad uu qiimo badan .
Intaa u ka hadlayaba waa ka muuse iyo inankiisu ka wadaan Somaliland manta
Muuse lagaa shid oo ka dhexci.
Qiso Cajiib ah
Allaa ilehe waad tallo xumeyd.
Diinta illaahay uma aadan dagaal tagin,gurboodkii aad dhashay meel cidla ah ayaad uga dhaqaaqday waxaad u baxsatay dad islaam ah dhiigoow in aad daadiso ama naf alle abuurtay aad gardaro ku disho.waxaa maanta isweydiin mudan:-
1. Waxii dad la laayey
2.waxii dad qaxay ee xanuun iyo xudur u dhintay
3.waxii hantii dadka khasaartay
4.waxii hooyo asay loo xiray
5.waxii caruur la agoomeeyey
Intaas oo dhabaato ah iyo in ka sii badan ee dhacay yaa la xidaabinaayaa illaahay hortiisa?
Fiiro gaar ah:
Illaahay sw waxuu quraan loogu sheegay nafina in aanay naf kale dambigeeda qaadeyn.
Waxii xumaan ahaa ee ay dowladii dhexe ku kacday ama sameysay ee danuub ahaa aydaa illaahay hortiisa lagu xisaabinayaa waxii ay mutaan wey helin.
Intii ak shaqaysay buburkii dhacay ee ayagu horseeday wax alla waxii danuub ah aygaa illaahay hortiis lagu xisaabin doonaa, markaas cid walba ha bixiso reer hebel ayaan u dhintay.
Kkkkkkkkk.
Halgame axmed xaaji cumar salaan sare.
Waar odaygu cadmaawe caadi ah nabar bay meesha jirta .miyaanad maqalba
Hadaad geele jire reer hawd ah soo nati lahayd waad garan waxaad lahayd nabarbay jirta, rabbac bay jirtaa, waxooga bay jirta, indoor ayey jira.
Akhiro warba bayala balmaxa kamaqan ooydonayan
😜🤪😛😝😂😂😂🤣🤣
kan bah gobo maxa walaay xasidka xun faqash caadiyu ahaa
Sharmuuto.
Isxoorey
Hadad sharaf ledahay
Maxbuus harti adoo ah bad faqash wali daba socotan 😂😂😂😂 is qariya faqash miyanay ahayn kuwa ad Ragagii ku weydey sidad u daba ordeyseen ka hadh kana xishoo faqash oromo miyanay ka dhigin intii maxbuus harti ka hadhey