WAXAAN HABEEN SAQDHEXE TAGAY GURIGII UU KUNOOLAA WIILKAYGA IBRAAHIIM YARE MAXAAN KALA SOO KULMAY FAR

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 29 ส.ค. 2024
  • #ayaangobdoon #qisooyinka #somaalida #

ความคิดเห็น • 1K

  • @istahil.roble7788
    @istahil.roble7788 หลายเดือนก่อน +82

    Jah jecliyaa dumarka isku hiiliya abyo maryaney isma naqaan lkn sidaad ayaanteena u daaweysay ilaahey hakuu daaweeyo kurbo iyo xanuuna ilaahey kuma tuso abyo waligaaa noo faraxsanoow abyo ❤❤❤

  • @istahil.roble7788
    @istahil.roble7788 หลายเดือนก่อน +49

    Jah naayaada gabdho Maryan haloo wada duceeyo wlhi waa boqorad waxay muujisay dumarnimo iyo ineysan dumarku isku mid ahyn mcney farxad ku nolow waligaana ilmaha waqtigu kuu keenay sidaas u ilaali hooyadoodna ha u diidin ❤❤❤❤

  • @istahil.roble7788
    @istahil.roble7788 หลายเดือนก่อน +56

    Ibrahim yare habo mcn waxad tahy wiil nasiib badan oo ilaahey hooyo uga dhigay ayaan quruxsan kuso dhowow habaryaryaal badan iyo abtiyaal badan oo ku jecel mar walbana kuu duceyn jiray ❤❤❤

  • @Sulekhahassan123
    @Sulekhahassan123 หลายเดือนก่อน +26

    Waad naga oohisey qisada Ibrahim gabadha kuu keentey wiilkaaga haysey waa gabadh boqorad ah oo fiican Ilaahay baa kuu sakhirey wanaageed kusoo xejiyey waa kufaraxney Ibrahim inaad heshey oo kula joogo alxamdililaah

  • @roodacrixmanmaxamuud6924
    @roodacrixmanmaxamuud6924 หลายเดือนก่อน +107

    Allxamdulilaah Illaahy Baa Mahad Leh Ayaanay Gabdhaas ilmaha hysey e Ibraahim ku kentyna illaahy ilmaheeda gacan cadaw kama gesho Aaamiin Yaa Rabi 🤲

    • @xamdacali8228
      @xamdacali8228 หลายเดือนก่อน +5

      Alxamdulilah Alxamdulilah ❤❤❤ masha allah hambalyo hambalyo abayo ayaan gabdoon wan kufarxay ibraahim inad heeshay Alxamdulilah Alxamdulilah

    • @Hidanhuda
      @Hidanhuda หลายเดือนก่อน +3

      Amiin yarabi

    • @sharafohassan9016
      @sharafohassan9016 หลายเดือนก่อน +1

      Allaah akbar Allaahu akbar Allaahu akbar Allaahu akbar wallhi waa farxay abaayo macaanto ayaan

    • @user-se1ii7kc4u
      @user-se1ii7kc4u หลายเดือนก่อน

      Aamiin yarabi

  • @caaishacali3353
    @caaishacali3353 หลายเดือนก่อน +21

    Illaaheey waa cadalad badane abyoh samirkada maanta waad kuguulesatay farxadiina weeku kamilmatay allaah idin xifdiyoh dhamantiin ❤❤🎉

  • @hoodocamuud2836
    @hoodocamuud2836 หลายเดือนก่อน +23

    mashallah ayaaney hambalyo waxad tahay hooyo karti leh dulqaad iyo samirkii wad ku guulaysatay wan ku farxay habo qali alle haku dhowro adiga iyo awladada 🥰🥰

  • @Inasuldan1235
    @Inasuldan1235 หลายเดือนก่อน +25

    Ayaaney farxada waan kula qaybsaneynaa😢 gabadhaasna wey kaa fujisaye ilaahay ajarkaas ha siiyo ayadana

  • @faadumoahmed1426
    @faadumoahmed1426 หลายเดือนก่อน +5

    Allh ku xiftiyo gabadha Ibraahin keentay wallahi waa gabadh geesiyada OO fariida carruurtana Alle baari ha uga dhigo

  • @user-bx2oc9dh6c
    @user-bx2oc9dh6c หลายเดือนก่อน +16

    Ayaaney wlhi wll anoon wali hooyo noqon ayaan kula ooyey aaad ayan u qalbi jilicsanahay ilahay haku barakeeyo qali awlaadada waa kula dareemaya xanuunka iyo farxada ay leedahay beerkaga oo bad badaya oo ku qaboobay ugy dambayn

  • @hafso1148
    @hafso1148 หลายเดือนก่อน +15

    Maryaney ilahey owladada hakaa aiiyo abalka aad ugashay ayaan barrina hakaga dhigo yaa rabbi❤

  • @FatimaMunachannel
    @FatimaMunachannel หลายเดือนก่อน +7

    اللهم لك الحمد والمنة الحمد لله الذي تتم بنعمته الصالحات waad naga farxisay walaashay allxmdulilah Allah kuwi khayr iyo wanaag iskula noolaada Allah ha idinka yellow adiga iyo caruurtaada ❤❤❤❤❤

  • @nastexa6091
    @nastexa6091 หลายเดือนก่อน +9

    Ayaaaneee markaad wiilkada heshay waa iga oohisay sidaa noloshaada farxadeeda inoo tusi jirty iyo sidooo qalbika kaaga jabnaaaa wllhi waxaaa ibartay wax walbo maalintoooda inay imaaa nayaaa waxbona loo joojin xabiibti dhiiri galiso ayaaa utahay inta maqalka iyo muuqaada taqaaan guuleeyso aduun iyo aakhiro rabi raali hakaa noqdo xabiibti ❤❤❤❤❤

  • @axlaammaxamed2638
    @axlaammaxamed2638 หลายเดือนก่อน +20

    Gabadhas dahab hadiyad uga dhig hadii awoodo alla farxad bdnaa gabadhas amalkeeda lama gudikaro😢

  • @Sacdiyoaxmed-nt1vt
    @Sacdiyoaxmed-nt1vt หลายเดือนก่อน +7

    Masha Allh Alxmdulillaah ilahay baa mahad leh oo ciyaalkaaga kula mideeye masha Allh Ayaaneey goormeed na tusee ibraahim qaalid waaba naranee❤😊❤❤❤

  • @mom2795
    @mom2795 หลายเดือนก่อน +7

    Masha Allah Ayaney
    Ad iyo ad ayaan kula farxay Allah haku siyadiyo Amin

  • @aishajama5525
    @aishajama5525 หลายเดือนก่อน +7

    Maasha Allah wn kula faraxsanahay ayaney farxad ban la ooyey wlhi ilaahay mar dambe idinma kala kexeeyo nolosha farxad ku dhamaysta 🥰🥰

  • @hudabuxane2294
    @hudabuxane2294 หลายเดือนก่อน +6

    Masha Allah Waa farxad gabadhasina waa Gob Alle haw caawiyo siday kuu cawisay Ayaney waan kula ooyay walahi farxad darteed. waxad ku heshay wiilashada waa Samir iyo talo sarashada Rabi waxad yeeshay si goba nimole oo Aabahood maad ceebayn Rabi baa kuu hiishay huuno farxad kuwada nolada Abid 🎉🎉🎉❤❤❤❤

  • @luulabdi8125
    @luulabdi8125 หลายเดือนก่อน +7

    Ayaan farxada illaaheey adiga iyo caruur taada ha idiin siyaadiyo abaayo dhibka laguma waaro adiguna aad iyo aad ayaad u dadaashay guuleeyso weligaa ayaan gobdoon❤

  • @user-vo6uu4se9y
    @user-vo6uu4se9y หลายเดือนก่อน +6

    M.a Abyo Allah ayaa mada usugnatay kuu soo celiyay kuna tusay wilkada Ibrahim yare🥰🥰🥰 Allah neh hakuu barakeyo ibrahim iyo carurtada oo dhanba🎉🎉🎉🎉🎉🥰🎁

  • @aishaahmed3185
    @aishaahmed3185 หลายเดือนก่อน +39

    Ayaaneey wiilashaada haka tagin Somalia kula noolaaw ama soo wado waan ku baryaa xataa walashaa haku aaminin waaa rag xiligaan ubaahan si gooni ah in loo fiiriyo

  • @deeqojaamac2762
    @deeqojaamac2762 หลายเดือนก่อน +7

    Alxamdulilah ayaaney illaah ayaa ducadi aqbaley riyadadina illaah ba rumeyey gabadhan ku hiiliseyna aadey u mahadsan tahey illaah waxey ku faraxdo hasiiyo walahi wan qiirodey ilinta cwshan wayey waana kula qeebsana farxadada waa teyda xabibti albi ❤❤❤❤

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its หลายเดือนก่อน +3

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤☝️

  • @user-bw2gl6zt8d
    @user-bw2gl6zt8d หลายเดือนก่อน +9

    ala ayaaaney waligay wax kuma so qorin wan daawan jiray wana kula dareemi jiray murugada xabbti lkn caawa farxad darteed seexan karimoooyo alxduliallh❤❤❤❤❤❤

  • @Ista565
    @Ista565 หลายเดือนก่อน +9

    Alxmdullah Ilaahay haduu ilmahaaga ku sahlo inta ayaan lamidana waan uduceynynaa inu ilahy u sahlo anagana rajo iyo hami baan lenehe rabbi ha ino sahlo wllhi waan la oyey ayaan xitaa nerve igu kacay😢😢

  • @fatmazahraqurux2324
    @fatmazahraqurux2324 หลายเดือนก่อน +3

    Muqalkaan cwa waa la oyey 😢😢😢 Alhamdullahi thuma Alhamdullahi isku waara Abid adiga iyo owladada wax idhiin kala fogeeya ilahey idhin ma tosa Gabadhaas wanaga badan Cimriga dheer o cibado suban leh Alle haa siyo waa naga wadha farxisay wlhi jazakallahi

  • @nastehoali7249
    @nastehoali7249 หลายเดือนก่อน +8

    Alxm ilahey mahad leh wiilkaaga garabkaga joogo gabarta kuheysay ilaahey ha xifdiyo

  • @samiaali9059
    @samiaali9059 หลายเดือนก่อน +7

    Mnsha allah hambalyo hambalyo wll illahaay farxad waarta ha idin siiyo walaahi cawaa waan kula ooyayy farxad ❤😢😢

  • @user-sb5zp3qr6f
    @user-sb5zp3qr6f หลายเดือนก่อน +4

    Alhamdulilah ilahay Baa mahad leh ayan inaa kusowacow aya rabaa intee kasowici karaa abayo Qali isojawab macnto❤❤❤❤❤

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its หลายเดือนก่อน +3

    Wn oyey wlhi aniga aan Hoyo aheyn waxa aan aniga daremey qof Hoyo ah side u ahan kara darenkiisa 🥹😢 ayeney wlhi waxa tahy hoyo qalbi wngsn leh iyo karti leh masha allah Alle ha ku xafido adiga iyo caruurtada abyo ❤

  • @ramla-kf49db3h
    @ramla-kf49db3h หลายเดือนก่อน +5

    Ayy wlhi vedioga ano hol hesto ayan ka arkay aso saaran notifications ka sidaan u qeyliyay le hooyo xitaa waan usheegay hooyo ayaanteni wey heshay ibraahim aan si dhahaahayayba wey ila qeylisay iyadana masha allah abyp mabruun ❤❤❤❤🎉🎉🎉 Kartibadanteena❤❤❤

  • @umumuscabsiciid2206
    @umumuscabsiciid2206 หลายเดือนก่อน +7

    Waaw mashaa allaah guul wllo qli geesiyad baadtay حفظك الله 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @MucaaadAbdiqaadir-rr9dq
    @MucaaadAbdiqaadir-rr9dq หลายเดือนก่อน +11

    ALLA HABO HAMBALIYO WAAKULA FARXAY WLHI ilahey baa mahad dhan usugnaatay 😢🤲

  • @caashomohamed6822
    @caashomohamed6822 หลายเดือนก่อน +3

    😢😢m.a Abyo mcn wllhi xanuunka waan kula daremay illahay farxadaada hakuusiyaadiyo❤❤

  • @hamdushmo
    @hamdushmo หลายเดือนก่อน +6

    ❤❤❤alAlhamdullilah, Alhamdullilah Alhamdullilah xppti illahy bas mahad oo dhan u sugnatay alx hamblyo

  • @RoyaltyHighness
    @RoyaltyHighness หลายเดือนก่อน +2

    MashallAh Tabarakallah Maryaney Cimri Dheer Cafimaad Cibaado Suuban Allaha kusiyo Jannatul Fidowza Acla Makaankaga Allaha kayeelo Ameen Yaa Rabbi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @aaminabashiir7992
    @aaminabashiir7992 หลายเดือนก่อน +6

    Maashaa allaah allow mahadaas aday kuu sugnaatay walaashayo qalbigeeda kabay wll illaah farxadaada kaama kala tuuray

  • @Hooyomacaan_A
    @Hooyomacaan_A หลายเดือนก่อน +5

    Masha Allaah Tabarakallaah Hambalyo Ayaan Karti Badaney Ano Madax Xanuun Daran Meeshan La Fadhiyo Ayaan Aad Ufarxay Wlhi ❤🎉

  • @raxmocaday3049
    @raxmocaday3049 หลายเดือนก่อน +16

    M.a ayaaney wan kula farxay wlhi❤❤

  • @xamdaapdy6514
    @xamdaapdy6514 หลายเดือนก่อน +1

    Alhamdulilah ayaaneey waxaa tahay hooyo karti badan oo samri badan alle ha ku daayo caruurtada iyo xaajigagaba🤲 ❤❤❤

  • @user-kk9ir4fu3l
    @user-kk9ir4fu3l หลายเดือนก่อน +5

    Alhamdulliah hooyokartileh batahy❤❤❤ waa ilahaya mahadii guul guul

  • @amuulacaddey4360
    @amuulacaddey4360 หลายเดือนก่อน +5

    Masha Allh mabruuk walsheyda ayaan Alle kuso celiye ku mahadsan waligiine farxad ku wada jira❤😢

  • @Mixess_cr7
    @Mixess_cr7 หลายเดือนก่อน +7

    Farxadda Allah ku siyaadiyo abayo dhexdina cadow alle ma keeno mardamba❤🎉

  • @AishaUgaas-o2o
    @AishaUgaas-o2o หลายเดือนก่อน +5

    Wlhi waa ku farxay hambalyo abyo allah Haku xafido ilmahaga adigna waxbdn kaa barty hooyo karti bdn thy hore usoco abyo❤🎉

  • @Fatima-dagan
    @Fatima-dagan หลายเดือนก่อน +13

    Markaan afurayay baan niyada igaga soo dhacday kolkaasaan kuu duceeyay duca min qalbiyyana. Hada markaan maqrib tukadayna video gan baa iga soo horbaxay aad baan ugu farxay inaad midawdeen ibrahim cadde. Ilaahaw maryan siday ayanteena ugu hiilisay ugu hiili ubadkeedana uxifdi

  • @faisawarsame3348
    @faisawarsame3348 หลายเดือนก่อน +2

    Maa sha Allah abaayo Awlaadaada illaahay ha kuu xifdiyo muraadkaaganah oo dhan illaahay ha kuu fududeeyo gabarta ku caawisay illaahay ajar iyo xasanaad Allaha kasiiyo

  • @shamsohussein
    @shamsohussein หลายเดือนก่อน +4

    Wcs abayo qali alxmdullhi alxmdullhi alxmdullhi alxmdullhi inaad heshaye Ibrahim yare mabruuk Alfa mabruuk abayo qurux ❤ Allaha hakula garab galo hana kula kuriyo hana kuu xifdiyo abayo qali keep going guuleyso abid ayaan qalbi wanaag ❤❤

  • @luulabdi3476
    @luulabdi3476 หลายเดือนก่อน +2

    Masha allah habbo rabbi hakuu dhamaystiro farxadaada soomalidu waxay tiraahda barasho horteed haynicin hada gabadhaas way wanagsanthy awalna wax kale ayan ka aminsana

  • @NaimaMohamedAli-k6k
    @NaimaMohamedAli-k6k หลายเดือนก่อน +8

    Masha allaah dhamaan hooyoyinka caruurtooda laga heeysto allaha uso sahlo😢❤❤❤

  • @abumaxamed1925
    @abumaxamed1925 หลายเดือนก่อน +2

    سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم

  • @mushtakseed8376
    @mushtakseed8376 หลายเดือนก่อน +4

    Mansha allah ayaaney 🎉congratulations 🎊 alle hakuu xifdiyo

  • @halimayusuf1477
    @halimayusuf1477 หลายเดือนก่อน +2

    Maashaa alaah alxamdu lilaah ayaaney aad baan kula faraxsanahay alaha kuu barakeeyo awlaadaada

  • @hawaweheliye1842
    @hawaweheliye1842 หลายเดือนก่อน +4

    Alxamdulilah maasha allah Ayaaneey qalbigaaga rabbi hakaaga meyro dhibtii kusoomartay siniyadana god dheer itaadqodit ku’aas rabbi hakulagarabgalo mas’uuliyadda aad heysid. Tirtir dhamaan fiidiywyadii aad ugahadashay dhibtiilaguugeyste amaba aadsoomartay xafidu allah dhamaatiin qalbiquruxeey Aamiin Aamiin Aamiin yaa rabbi ❤❤❤👮🏼👮🏼👮🏼👮🏼💙💙💙📿📿📿📿🌹🌹🌹🌹

  • @amiramohamoud824
    @amiramohamoud824 หลายเดือนก่อน +1

    AlhamduliAllah Ayaan Abayo Wallhi farxadaa la oya’aye 😢Allah mahad is kaleh. Eeda wax layahay khair aan dhaman Allah ku siiyo waad naga wada farxisaye Allah kasakow. Hooyo iyo caruurteda maka la maq naan garaan🎉🎉🎉🎉🎉🎉Guuleyso Halyeeyo caruurta Allah kaga dhigo🙏🎉🎉🙏🙏

  • @nimcoabdi5901
    @nimcoabdi5901 หลายเดือนก่อน +5

    Mansha alah wll qali farxadadu waa farxadayada wll qali ❤ cadwgaa unolow u uquruxbadnow

  • @user-ri4cc6ik8w
    @user-ri4cc6ik8w หลายเดือนก่อน +2

    Masha Allah aad iyo aad ayan
    Ugu farxay walahi farxad darted
    Ayan lacoyey alxamdulilax😢😢😢

  • @Musbaq
    @Musbaq หลายเดือนก่อน +3

    Alhamdulilah happy for you wallahi ❤❤❤

  • @Xaliimo-sd5gp
    @Xaliimo-sd5gp หลายเดือนก่อน +2

    Masha allah hore usoc guuuuuul insha allah nolaw inta nololi jirto allah kuxiftiyo qaali wallhi waa ku la ilmey jiiraya markada so fadhisato oo aad dhahado beerkayga iga maqan

  • @Xamda-wp9pz
    @Xamda-wp9pz หลายเดือนก่อน +21

    Qisada anigo dhamaysanban qoralkan soo qoray haday run tahay 🎉🎉🎉 wankulaa farxnay❤

    • @Xamdimaxamad-bh1qm
      @Xamdimaxamad-bh1qm หลายเดือนก่อน +8

      Ani xata ma dhamesan blse wa sax abyo weyne heshay ilahow rabiyow dib ha ukala fogen😢

    • @FaizaDaahir-x7j
      @FaizaDaahir-x7j หลายเดือนก่อน +1

      Been mexee kaga sheegee

  • @hodaneali
    @hodaneali หลายเดือนก่อน +2

    Ma sha allah ayan aleh wayne ilmahagi allah kudhwuro xbbti alah ilmo adeca kaga dhigo amin

  • @user-er4um3ti8p
    @user-er4um3ti8p หลายเดือนก่อน +4

    Ilahey baa Mahad leh oo Ibrahim yare Dib kugubsoceliyey😢❤❤🎉

  • @Laylaabdullahi12312
    @Laylaabdullahi12312 หลายเดือนก่อน +4

    ayan salama Caleykum maasha Allah abayo illahay haku brakeeyo ciyaal ka aamiin yaa rabi illahay baa ma had leh ga ba dha ibraa him hee say qeer illahay ha siiyo aamiin yaarabi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 หลายเดือนก่อน +3

    Illaahay baari Allaha kaaga dhigo caruurtaada allaahuma aamiin yaa rabi xabiibti

  • @sacdiyanur7583
    @sacdiyanur7583 หลายเดือนก่อน

    Masha’Allaah Tabaarakallaah Baari Eebe hakaagadhigo ilmahaada Dhamaantood Ayaan Tareey❤️👏

  • @XikmoFaarax
    @XikmoFaarax หลายเดือนก่อน +5

    Ilaahay Hakula garab Galo Ayaanay farxadana ilaahay hanii siyaadiyo Maasha Alaah yaarayt Hooyadey Hadee saan iijeclaan laheed

  • @tasniimmuxumed5213
    @tasniimmuxumed5213 หลายเดือนก่อน +2

    Alxamdu lillaah hadii caruurtaadii alle gacanta kuusoo galiyey. allena baariyaal hakaaga dhigo iyo kuwii ku guulaysta aduun iyo aakhiraba

  • @fowzmuhumed
    @fowzmuhumed หลายเดือนก่อน +7

    Hambalyo abaayo🎉🎉🎉🎉🎉m.a farxadada wafarxadeyda mcnto we love❤

  • @amalissa9362
    @amalissa9362 หลายเดือนก่อน +3

    Mashallah walal alf mabruk aadban kugu farxay illahay qalbiga ku qabojiyey aya mahadle illahow hooyo walba ka farxi amiin amiin amiin yaa raab

  • @nastedave9842
    @nastedave9842 หลายเดือนก่อน +5

    Ala Maryaney Ayaan kaliya kama aadan farxine anagoo dhanaa naga farxisay. Muiqaalkan ooyinuu igu dilay. Allow hooyo ha dhibin hana cadaabin. Maryaney Ilaahey sidaad nooga farxisay ha kaaga farxiyo abaayo in sha Allah 📿🤲

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its หลายเดือนก่อน +2

    Alxamdulilaah ilahy baa mahad leh ayaney abyo gabadhas ilmaha hysey e ibrahim ku kento malin ilahy ilmaheeda gacant cadaw kama gesho waxa tahy qof qalbi wngsn i.a abyo niyada qer usheg❤

  • @user-oh7tk4zf8t
    @user-oh7tk4zf8t หลายเดือนก่อน +3

    Ayaaney dumar ku cadaw ma wada aha ee qof xun dadka dhan uu ku jiraa. Wxaan oo sharable ah oo ku daawada wey ku jecelyihiin
    Maashaa Allah illahay ilmahaaga kuu sahleybaa mahadleh allxamdu lillaah

  • @user-dm6rs1sb7m
    @user-dm6rs1sb7m หลายเดือนก่อน +3

    M.a abyo mrka sheekenaysi waan qiroodayi alx abyo adiga io awladadab illhyi ha idin barakeeyo aamin dhamanteenbaa❤❤❤🎉🎉🎉😢😢😢

  • @maidahassancabdulhi635
    @maidahassancabdulhi635 หลายเดือนก่อน +6

    M.a Runtii Hadaan Dhameestey Muqaalka Ilahy Ha Idin Xifdiyo Dhamaantiin Ilahyna Hakula Garab Galo Jidka Toosan Inaa Ku Hagto❤

  • @user-ox4zv2yi2x
    @user-ox4zv2yi2x หลายเดือนก่อน +1

    Maashaa Allaah.
    AYAAN XIRSI, ILAAHAY, ha idin barakeeyo!

  • @user-vt6up9co2r
    @user-vt6up9co2r หลายเดือนก่อน +2

    Axl hadan helnay walahi wakula ilmeyey welina wax madhalin❤❤❤❤❤❤

  • @fadumohirsi8086
    @fadumohirsi8086 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah abaayo waa Illahay mahadii in uu Alle kusoo celiyay Ibraahiim farxad ku waara❤️

  • @aaminasaxardiidcabdilahi5275
    @aaminasaxardiidcabdilahi5275 หลายเดือนก่อน +5

    Masha allha tabarka allha
    ALXAMDULILAHA
    Allha ayaa mahad iska leh
    Walli waan farxay si min qali ah
    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Aniso528
    @Aniso528 หลายเดือนก่อน +2

    Allhamdullh🤲😢 wlhi Qalbigaa kadareem😢Ayaaney Hamaplyo🎉🎉🎉❤ m.a allhw Adigaa mahad iskleh Hooyo iyo Caruurtod kulmisay ❤ Allhamdullh🤲😍 allh kul garbagalo insh allh🤗 aamiin yaarbi🤲🤗😘

  • @FatushNoor-bc3kx
    @FatushNoor-bc3kx หลายเดือนก่อน +5

    Alxamdulilah ayaney ducadadii iyo teeniiba Allah wuunaga aqbalay

  • @user-hu2wc7qh3s
    @user-hu2wc7qh3s หลายเดือนก่อน +2

    Alxm Xbti mcn wlhy aaad baan kuguh farxay qalbiyeye markasta waan kuu soo duceeyey si qalbiyan ah allow mahadaa iska leh allow is ku daah iyadah iyo caruurtah allow isku daaah yaarabi iyo sawjeedkah Allow u Khasab gabdhah hysah wiiilka Baan ku duceenayey markasta oo ku soo xasuustah ayaaaney Alxm

    • @user-hu2wc7qh3s
      @user-hu2wc7qh3s หลายเดือนก่อน +2

      Allha kula garab galo mcnto. Allha kuu xafido Kuwah baariyaaal ah kaa gah dhigoh. Kuwoh is jecel oo gacanta is qabsadah Allha dhigo. Yaarabi uguh dhig. Insh

  • @user-my7cv6qk1s
    @user-my7cv6qk1s หลายเดือนก่อน +7

    Ayaaney wllo mad zoo noqotay

  • @naduushxalane8464
    @naduushxalane8464 หลายเดือนก่อน +1

    Wlhi waa ooyay ayaaney adne waa sabartay hoyo adag aa tahay wlhi qaali sabarkaaga mirihiisa waa guratay alxamdulilaah , ilaaha ku mahadsan gabadhaasne sidey kaaga farxisay allaha oga farxiyo

  • @deeqawehliye6302
    @deeqawehliye6302 หลายเดือนก่อน +3

    Ayaaney wad nakasbatay Allah haku dhowro sharafey Allah ayaa mahad oo idil usug naatay alx

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 หลายเดือนก่อน +2

    Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi qaaliyey

  • @anisaahmedabdallah758
    @anisaahmedabdallah758 หลายเดือนก่อน +3

    Intaad la jeceshahay wiiilashaada rabi hakugu simo abaayo alx hadalba gam wanaag baad kusoo koobtay🤐🤏♥️✨️🫶♥️♥️

  • @ayaanahmed7946
    @ayaanahmed7946 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah tabarakallah Allaha kuxifdiyo Abaayo Allmuma
    Aamiin Abaayadas qeer Allaha siiyo

  • @Mr7Kza711
    @Mr7Kza711 หลายเดือนก่อน +3

    Alxdulilha abyoa ilha mhada leha walha waxay ahead qofa ficna Wana hoyo ficana yarabiiia ❤❤❤❤❤❤

  • @MaamaLeyla-sp5rb
    @MaamaLeyla-sp5rb หลายเดือนก่อน +1

    Hampalyo abyo ayaan goobdoon alle ayaa mahad alle oo kusoo celiyey wiilkaka ibraahim gabadhii garab ku siiyey ee ilmahaaga heysey waa qof wngsn oo qiimo badan ayadana alle hau xiftiyo ooladeeda alle dhib ma tuso amiin

  • @amuulacaddey4360
    @amuulacaddey4360 หลายเดือนก่อน +4

    Lk ayaaney qisada aad so tabise gabdhaas sameyn amee ku yeelataa

  • @abdijama1984
    @abdijama1984 หลายเดือนก่อน +2

    Maashaa allaah guul guul aad ayey ufarxay allaah ha kuu dhooro wiilashaada❤❤❤❤❤❤

  • @sumayacumar4252
    @sumayacumar4252 หลายเดือนก่อน +5

    M.a hambalyo habo mcn wan ku farxay video gan ❤❤

  • @ramloraali1358
    @ramloraali1358 หลายเดือนก่อน +2

    Allha kulgarbagaloo abaayo wlhi idhiiga ileenakasoocooto lkiin alle ayaase mahad usooganaataye ❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-lq7sg8xf5o
    @user-lq7sg8xf5o หลายเดือนก่อน +3

    Masha allaah waa qof wanaagsan

  • @fartunabdullahi9804
    @fartunabdullahi9804 หลายเดือนก่อน +4

    Masha Allaah Alxamduillaah 💯❤❤❤✅🙏

  • @idilqalanjo
    @idilqalanjo หลายเดือนก่อน +2

    Alxamdulilah Abaayo ilaahay ubadkaaga kuusoo ciliyay maryana ilaahay khayrha siiyo

  • @hibosead7212
    @hibosead7212 หลายเดือนก่อน +8

    Gabadha maryan alle hasharfo sidee gabadha ayaan uga farxisay😊

  • @user-qd7uz9dc3s
    @user-qd7uz9dc3s หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah wlashey waa ku farxad in Ilaahay kuu saqiray arintaadii,walawhey ayee haysataa arintan usoo duceeya iyadana ilaahay inuu u sakhiro.

  • @falishassan528
    @falishassan528 หลายเดือนก่อน +10

    Alhamdullilah

    • @hindahinda3035
      @hindahinda3035 หลายเดือนก่อน +2

      Masha Allah' abayo

  • @dekoali5533
    @dekoali5533 หลายเดือนก่อน +1

    Man sha alaah abaayo mcn wlaah wan ku faray in aad heshay ibraahin wan kula ooyay ilin ayaa igasoo daadatay walal wan kula calool xumooda hadana wan kula farax sanay ❤ guulayso mcnto

  • @nafisofaarax2934
    @nafisofaarax2934 หลายเดือนก่อน +3

    Wllhy ayaaney walalahy anigoo ku dhex jiro ayaan ku dhagaysanayay intaan kaligey bananka fariisty ayaan ooyay wllhy saan u farxay in aan aniga ilmadhalay la ii keny ayaad modaa wllhy ilaahy abyo.....wllhy waxaan ku dhoho ma aqaano😭😭ilaahy sidaad jeceshahy iyo sika fiican bo hakuu wado xbbt😢