Wiil Beesha Shiidle ah oo Laandheere ka ah Wadanka America Sheeko Kaa Yaabin doonta Ila arag 2023

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ส.ค. 2023
  • ตลก

ความคิดเห็น • 10

  • @user-lz2hd6gm1x
    @user-lz2hd6gm1x หลายเดือนก่อน

    Masha Allah, Shanta Shiile waaye meel kasto uu joogo
    gudaha ama dibedda Laandheere buuraha, webiyada,
    badaha iyo jasiiradahoodaba degan waaye, iska fiiiri...

  • @cibaadocabdikulane2443
    @cibaadocabdikulane2443 10 หลายเดือนก่อน +1

    Ma shaa Allah ❤️🇸🇴👌🏆✔️

  • @abibibrahin
    @abibibrahin 10 หลายเดือนก่อน

    Mansh Allah❤❤❤❤❤❤

  • @dalla112
    @dalla112 11 หลายเดือนก่อน +4

    laandhere haaa Beesha Shiidle & xasan top waa salamaya lakin USA cadaanka laandheryaal ka ah nin somali oo police ayaa si accident ah naag cadaan u dilay xabsiga la dhigay hadu cadaan ahaan lahaa police lama xireen waayo maalinkata boliis cadaan madow dileen cidna isma weydiiso

    • @mustafakediye
      @mustafakediye 11 หลายเดือนก่อน +1

      Ninkan xafadee uu kadegnaa kamsuma saxibayaal xasan top jawaab ayaa lagaa rabaa

    • @dalla112
      @dalla112 11 หลายเดือนก่อน

      @@mustafakediye reer kamsuma ma tahay armu xasan top qalday waayo reer jowharna wa maqlayay

  • @GibrilHussein-zd7nr
    @GibrilHussein-zd7nr 11 หลายเดือนก่อน +2

    Balbarka walalked aahaa kkkkkk

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c 10 หลายเดือนก่อน

    xasan top dadka markaa wareysa heyso hadalka ha dhameystaan, si loo fahmo waxoo sharxaayo adigaa ka dhinac qeyli haayo taas wareysi ma'aha.

  • @user-lu1xe1cq3j
    @user-lu1xe1cq3j 11 หลายเดือนก่อน +1

    Haha 😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @welimahat6450
    @welimahat6450 11 หลายเดือนก่อน

    Oojiga haka walin ninyahow wuxuu dili karo iyo wuxuu xiri karo ba maleh maskiinka