Maxaa Sidaan Loogu Galay Gabadhaan ? | Fadeexad Heer Caalami ah .

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ก.ค. 2024
  • kanaalka : / ogaansho
    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

ความคิดเห็น • 656

  • @user-wz4qd5hc7q
    @user-wz4qd5hc7q ปีที่แล้ว +101

    Waa sababta aad dhamaan youtuberada soomalira ugu sareero waayo wax walbo xaqiiqda ayaad ka hadasha ustaad omar inshaar ❤❤

  • @JackCadnaan5
    @JackCadnaan5 ปีที่แล้ว +71

    Hadaad U Jeedo Magaca Nabigeena Muhammad ❤ﷺ❤
    Like Saara🤲🥰❤

  • @Jackcadnaan2
    @Jackcadnaan2 ปีที่แล้ว +139

    The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad ❤ﷺ❤💝❤❤

  • @Ibnunucman
    @Ibnunucman ปีที่แล้ว +145

    Jimcaa soogalaya kusali xabiibka nabi muxamed scw 🌿

  • @japouti_poi
    @japouti_poi ปีที่แล้ว +62

    Somalia gormuu qabiil ka dhamana 😢🇸🇴

    • @bobbybrown1726
      @bobbybrown1726 11 หลายเดือนก่อน

      We will forever be qabiil

    • @AtikaIsse-jv4kt
      @AtikaIsse-jv4kt 11 หลายเดือนก่อน

      Insha alah maalin

  • @salmanayaanle-dv2rn
    @salmanayaanle-dv2rn ปีที่แล้ว +71

    40 qof ducadoda wala aqbla marka azxapey marka iso duceyya in natijo fcn imatixnka dowlada !!👍🏿

    • @maria8081
      @maria8081 ปีที่แล้ว +4

      Illahey ha ku siiyo natiijo fiican oo kaa farxisa adiga iyo dhamaan ardayda kale

    • @user-ww9ud5xy7u
      @user-ww9ud5xy7u ปีที่แล้ว +3

      Walaal dhamaanteen ilaahay ha inagu guulaysiiiyo😢❤

    • @SAMIA.19
      @SAMIA.19 ปีที่แล้ว +1

      Allaha idinka farxiyo inta natiijada imtixaanka sugeyso🎉

    • @aminaaden-ox6ke
      @aminaaden-ox6ke ปีที่แล้ว

      Alle hakuu fududeeyo

    • @MohaydinMose
      @MohaydinMose ปีที่แล้ว

      Insha alah❤️‍🔥

  • @hanadgamer1832
    @hanadgamer1832 ปีที่แล้ว +57

    ربنا ولا تحملنا مالا طاقة لنا به ❤

  • @ibrahimali6609
    @ibrahimali6609 ปีที่แล้ว +238

    ربنا ولا تحملنا مالا طاقة لنابه

    • @Kalid____
      @Kalid____ ปีที่แล้ว +8

      آمين 🤲

    • @abdirahmanabuubakar6818
      @abdirahmanabuubakar6818 11 หลายเดือนก่อน +1

      اللهم آمين 🤲🤲

    • @tafatiraha5632
      @tafatiraha5632 11 หลายเดือนก่อน +1

      Amiin

    • @moha__berdilacshe
      @moha__berdilacshe 11 หลายเดือนก่อน +1

      آمين

    • @allfurqaniyachannel6496
      @allfurqaniyachannel6496 11 หลายเดือนก่อน +1

      اللهم امين امين امين يارب العالمين والصلاة والسلام على رسول الله صلى الله عليه وسلم

  • @himilo101
    @himilo101 ปีที่แล้ว +51

    The best person ever the most knowledgeable and the most shine All Allah created is prophet Scw 🧠❤😢

    • @m.k.7788
      @m.k.7788 ปีที่แล้ว

      Afsoomaali Qor

    • @iqrofaarax7448
      @iqrofaarax7448 11 หลายเดือนก่อน

      صلي الله عليه وسلم

  • @MascuudXikmaawi-me4us
    @MascuudXikmaawi-me4us ปีที่แล้ว +12

    Dugsi maleh qabyaaladi waxey dumiso mooyee❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Best_Of_This_World
    @Best_Of_This_World ปีที่แล้ว +43

    Insha Allah Maran dherayn 1m Subscribers ku rajeynaa Legend “ogaansho”

  • @zakyhmohamed9572
    @zakyhmohamed9572 ปีที่แล้ว +2

    wax kale oo ka mudnaa inaa soo gudbiso ayaa jiray mr ogaansho

  • @atikaali7606
    @atikaali7606 ปีที่แล้ว +16

    Cumarow hadad madaxwaynanimo isku soo sharaxdid wa diyarbakir wllhi wa laguna doranaya❤❤

  • @MaxamedsiciidDuaale-hr9xs
    @MaxamedsiciidDuaale-hr9xs ปีที่แล้ว +21

    Maanshaa allah
    Gabadhu somalaali cayilan
    Imisay caalamku inaga faafinayeen somaali gaajaysan

    • @Hana-997
      @Hana-997 ปีที่แล้ว +1

      😂😂😂

    • @runkahadasho8495
      @runkahadasho8495 ปีที่แล้ว

      😂😂😂

    • @dagandaacad5812
      @dagandaacad5812 11 หลายเดือนก่อน

      😂😂

    • @hidan268
      @hidan268 11 หลายเดือนก่อน

      Xariif baabka dhan wad badashay lajin hada maqasho adi waaye jah😂😂😂😂

    • @xasanaxmed8688
      @xasanaxmed8688 11 หลายเดือนก่อน

      ​@@hidan268😂😂

  • @fadxiyahassan3406
    @fadxiyahassan3406 ปีที่แล้ว +13

    Somali dad aan ka naxayn calooshoda ushaqaysts yaala soo diray wadaninimo ku jiran sharafts wadanka dan ka lahayn kala jeclayn guul iyo guul daro

  • @bilicdawadanka4199
    @bilicdawadanka4199 11 หลายเดือนก่อน +4

    waa dhirigilisey angan waad na waanisey hadaa nahay gabdha somaliyeed❤ orada iyo raga ajnbiga ah inaan dhax galno ma ahan

  • @yasinshuceyb397
    @yasinshuceyb397 11 หลายเดือนก่อน +5

    Ogaansho 🎤❤️👍🇸🇴
    Wall Cumar inshaar❤

  • @abo.ase.1071
    @abo.ase.1071 11 หลายเดือนก่อน +7

    ﮼اللهم ﮼صلّ﮼وسلم ﮼على ﮼نبينا ﮼محمد🌻ﷺ🌱.

  • @ZiyeshJiin
    @ZiyeshJiin ปีที่แล้ว +1

    Wll omar ilaahay ha kuugu wda wdada hada aad ku socotid ee wx baarida iyo wx soo gudbinta wxaadna aad ugu fiican thy taariqda iyo markaad soo gudbinysid xaqiiqo jirta allah haku barakeeya ogaansho omar inshaar abuu faysal

  • @PKYUSUF743
    @PKYUSUF743 ปีที่แล้ว +37

    Hadi aad soo boqato channel kayga ilahay gacmaha ha ku barakeeyo ❤😊🎉

  • @ZiyeshJiin
    @ZiyeshJiin ปีที่แล้ว +3

    Wll omar ilaahay ha kuugu wda wdada hada aad ku socotid ee wx baarida iyo wx soo gudbinta wxaadna aad ugu fiican thy taariqda iyo markaad soo gudbinysid xaqiiqo jirta allah haku barakeeya ogaansho omar inshaar abuu faysal❤

  • @ZakiApdilahiHussein-eo9sh
    @ZakiApdilahiHussein-eo9sh ปีที่แล้ว +25

    ربنا ولا تحملنا مالا طاقة لنا به 😢❤

    • @Alpha95927
      @Alpha95927 ปีที่แล้ว +1

      امين يارب العالمين

  • @sultankhaalis6429
    @sultankhaalis6429 ปีที่แล้ว +1

    Wacalaykum Salaam waraxmatullahi wabarakaatuh Ustaad Cumar Mahadsanid jazakaAllah BaarakaAllah ❤❤❤❤❤❤

  • @ibrahimaadan1412
    @ibrahimaadan1412 ปีที่แล้ว +82

    Inta leh qabiil baa lagu waday farta taag😂

    • @A.RIZACK_ALI1
      @A.RIZACK_ALI1 ปีที่แล้ว

      Aniga ☝️😅

    • @Tasniim1
      @Tasniim1 ปีที่แล้ว

      ☝️.

    • @ahmedmohamud4294
      @ahmedmohamud4294 11 หลายเดือนก่อน

      ☝😂

    • @Ogsoor
      @Ogsoor 11 หลายเดือนก่อน

      WAA WAX ISKA CAAD NIO😅

  • @zeinabmohamed1224
    @zeinabmohamed1224 ปีที่แล้ว +28

    ( ربنا ولاتحملنا مالا طاقة لنا به واعف عنا واغفر لنا وارحمنا أنت مولانا )
    اللهم آمين .

  • @marshal1542
    @marshal1542 ปีที่แล้ว +7

    Alla haynoo sahlo walaahi aad baan uga xumaaday ❤❤❤

  • @tearsofunseen5374
    @tearsofunseen5374 ปีที่แล้ว +1

    Aad ba ku salamaya ogaansho mahadsanid soo ururinta wixi dhacay wan ka sugaynay
    Fadiixadan somali oo dhan ba qabta

  • @salamali54
    @salamali54 ปีที่แล้ว +22

    😢😢😢😢😢😢
    Inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun
    Somaliyey magaceena dhulka lagu jiiday waxaana Ka dambeeya xildhibaanada iyo xukuumada faashilka somalida😢

    • @Meraqueen-vb5hn
      @Meraqueen-vb5hn ปีที่แล้ว

      Ceeb weynba nagu dhacday 😢

    • @KAMAALSHAH-sc9ms
      @KAMAALSHAH-sc9ms ปีที่แล้ว

      Kkkkkk ala qosol waynaa markaasaa waliba la leeyahay somalia waa dawlad waar dawlad maahee kaliya waa magac uyaal lagu tilmaamay dawlad wax ka jiraana ma jiraan

  • @malablehassan5362
    @malablehassan5362 11 หลายเดือนก่อน +1

    Janalka ogaansho waa janal wanaag san horay usoco walaal waxaa kugu jec laaday diin jaceelka iyo gaala naceebka mashllh alle haku bara keeyo difaaca dii ta kudadaal

  • @AhmedIbrahim-ew8jg
    @AhmedIbrahim-ew8jg ปีที่แล้ว +10

    Somalida waa bulsho an xishoon oo xumaanta isku raacda. Dhaqanka noocas ah waxuu ka tarjumaya in ay somalida xayawaanka la caqli yihin. Ilaahay waxan ka baryaay inaan somalia dib ugu noqon. Ameen.

  • @Iqra_Warzame
    @Iqra_Warzame ปีที่แล้ว +20

    Soomalidu waa dadka keliya ee kuwooda guul darreysto ku qosla
    Kuwooda guuleystana xaasida😢😢

    • @niciimaawil8726
      @niciimaawil8726 ปีที่แล้ว +2

      Waa run

    • @Ogsoor
      @Ogsoor 11 หลายเดือนก่อน +2

      Guuldarradu sxp waa mid Ku timaday Corruption 😑

    • @Iqra_Warzame
      @Iqra_Warzame 11 หลายเดือนก่อน +2

      @@Ogsoor waa runta lkn in laga dhigto wax inagii aynu ku qosolnaa waa Ayaan darro😖

  • @dhool77
    @dhool77 11 หลายเดือนก่อน

    Firii yaah aduunka si aay guul u helaan qof xitaa aan u dhalan wadankoda ayaa matala anagana kuwii somalida ahaa ee xirfad u leh oo gul ka keeni lahaa ayn qabiil uga reebna wnka xunhy allow umuraha Sahal

  • @Suu02
    @Suu02 ปีที่แล้ว +3

    Waa habeen jimco Iisoo duceeya wlalayal culeys ayaan I heysta pls inuu illaahey iga dulqaado 🥺🤲

    • @zamuuaden8991
      @zamuuaden8991 ปีที่แล้ว +1

      Allaha kaa dulqaado culayska walaashey caawa Waa jimce uga faaiidayso saliga nabiga calleyhi sallatu wasallam ❤

  • @abdallaxuseen8572
    @abdallaxuseen8572 ปีที่แล้ว +24

    Somalia meelkasta musuqba dilay allha dhibatada haka saaro wadankena

  • @NimcoMuxudiin-gs4hr
    @NimcoMuxudiin-gs4hr ปีที่แล้ว +10

    ربنا ولا تحملنا ما لا طا قة لنا به❤

  • @munamohamed6215
    @munamohamed6215 11 หลายเดือนก่อน

    Dhiiqadi wadanka ka jirtay miyaan caalamki la tagnay 👏
    Dowlada somalia shaqadeeda waa bas ineey xil magacaawdo lkn xilkaas shaqadiisi wax qabto iyo wax isku xisaabiyo malahan, mida kale waxaaba ceeb kuugu filan inaa meel lasoo istaagto qof diray lama ogo gabadhaas macnaha wazaarada qofki rabo maa wixi oow rabo ka sameeysto o iskaga sii socdo meel dhan o maamul iyo kuxigeen leh sidee ayadoo laga warqabin qof lo diraa subxaanallah illhy hana asturo wadankaan wa lagu daalaa un rajo malahan.

  • @IfrahMubarak
    @IfrahMubarak 11 หลายเดือนก่อน +1

    Allow ceebtena astur 🤲🏻
    Keep going bro Omar like isar ❤

  • @cabaas8626
    @cabaas8626 ปีที่แล้ว

    Raggii diray maxkamad hala soo taago hana la fadeexeeyo inkaar alle haku ridee.

  • @Xayd1982
    @Xayd1982 11 หลายเดือนก่อน

    Thanks

  • @abdifitahadawe4863
    @abdifitahadawe4863 ปีที่แล้ว +14

    Allahu akbar❤❤

  • @user-my8vl9yi5n
    @user-my8vl9yi5n ปีที่แล้ว +16

    First person First views First liked First comment

  • @hanifaarax8711
    @hanifaarax8711 ปีที่แล้ว +1

    Somalia siyaasad iyo sports wa isku mid wayo wll sharaf iyo karama waxey kajecel yihin lacagta ama dhaqaale raadis wa eber allah habah dile uf iyo aqas

  • @mariamuthaqifah6708
    @mariamuthaqifah6708 ปีที่แล้ว +4

    Omàrow ilaahay igama kaa qaado❤

  • @IFTIIMKAMASKAXDA
    @IFTIIMKAMASKAXDA 11 หลายเดือนก่อน

    Wa waxa halka nadigey miyudahay. Waa runtiis hadii san jiri leheen Somalia ayan mathali leheyn

  • @Cr71251
    @Cr71251 11 หลายเดือนก่อน +2

    Golden voice 🎉❤✨

  • @user-wc4ti9oi7p
    @user-wc4ti9oi7p ปีที่แล้ว +2

    Wllhi damu jadiid asaagayo bay naga reebeen inkaar idinku dhacdey

  • @taqwatube1372
    @taqwatube1372 ปีที่แล้ว

    Ustaad inkaar waan ku Salaamay.

  • @kaderismailmiigane
    @kaderismailmiigane ปีที่แล้ว +32

    Inshaar wexenu waa prank 😂marka caadigaa waa ordaysaaa

  • @ubdykhadir259
    @ubdykhadir259 ปีที่แล้ว

    I support you ❤teacher Omar inshaar

  • @Abdulducaysane
    @Abdulducaysane 11 หลายเดือนก่อน

    Waa run ustaad omar gabdha malahann qalad ee waa dadka sooo xulaY maskuinta wAY DhagreeN waana difaaacdaY mahadsid

  • @Ogaal776
    @Ogaal776 ปีที่แล้ว +2

    Walaahay video gan kii iigu xanuunka badan waaye saan caadi ma ahan Illhoow Somaliya dad xukumo u keen

  • @ahmedkeyse949
    @ahmedkeyse949 ปีที่แล้ว +5

    OGAANSHO CHANNEL 👏✔️

  • @mohaakram2780
    @mohaakram2780 ปีที่แล้ว +3

    Somaaliye qabiilka an ka xurowno😢 Allah qalbiyadena ha mideeyo😊

  • @Amal_UK
    @Amal_UK ปีที่แล้ว

    SubhanaAllah

  • @user-eu2iv1zd3f
    @user-eu2iv1zd3f 5 หลายเดือนก่อน

    wawa dameer soconaya

  • @munasarabuukar9917
    @munasarabuukar9917 11 หลายเดือนก่อน

    Gabiil nimo wee nadile sa as xaa bey aan dood no walahi sidaan sax ma ahan

  • @royalfarah524
    @royalfarah524 11 หลายเดือนก่อน

    Waad mahadsanthy

  • @user-wt2kd4np6z
    @user-wt2kd4np6z ปีที่แล้ว

    Waa xasan dhiiqo iyo wasiiradiisii

  • @user-pn4gb1mz9p
    @user-pn4gb1mz9p ปีที่แล้ว +4

    Internet maalmahan masoo galin video gii iigu horay xogoo Maqnaasho kadib kanoo noqday oo aan la calool xumaaday taas wexee tusaale u tahay xanuunada social media laga qaado illaahoow naxariistadan kuweydisanay 😢😢

  • @mohammedwanaag5699
    @mohammedwanaag5699 ปีที่แล้ว

    Wallaahi waan isbadaley subxanallah

  • @fowsiyohussein5150
    @fowsiyohussein5150 11 หลายเดือนก่อน +1

    Subxanallaah gabdhan waa la khalday wax information ahna ma aysan haysan wixii khaldayna waa qayru masuul kuli ha la cersho ceeb intaas noogu filan😭😭‼️

  • @canabhassan2354
    @canabhassan2354 ปีที่แล้ว +28

    Samaliyeey Qabyalada iyo qurunka goorman kadhamaneynaa war cayaaraha Qabiil malaha een qofkii Wax barta ee calanka kor uqadaya nokeena nagadaya musuq masuqa subxana Allaah tanina way nodanbeysay 😳😳😞😞😡

    • @KING_ZACK_275
      @KING_ZACK_275 ปีที่แล้ว +1

      Haye insha allah laakin adigu qolomaad tahay 😂

    • @canabhassan2354
      @canabhassan2354 ปีที่แล้ว +4

      @@KING_ZACK_275 Somaali 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @ikranhaji2241
      @ikranhaji2241 ปีที่แล้ว

      @@KING_ZACK_275😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @cabaas8626
      @cabaas8626 ปีที่แล้ว

      😂😂😂

    • @cabaas8626
      @cabaas8626 ปีที่แล้ว

      Waad iga qoslisay anigoo qalbiga ka gubanaya arintaan darteed

  • @mahamedyasiin633
    @mahamedyasiin633 ปีที่แล้ว +1

    Ilahay wuu arkaa khiyanada lo gaystay waxba unoqon mayso insha Allah 😢😢😢

  • @MarwoCiise-yr8fc
    @MarwoCiise-yr8fc ปีที่แล้ว +15

    Aduun war seen yelna somaliyey meel walbo fadexad no taale😢

    • @Ogsoor
      @Ogsoor 11 หลายเดือนก่อน

      Waa tuugta Dalka Joogta aan ka tashano intee inola talin xalku waa sidaas✅

    • @UmmxmdAbshir
      @UmmxmdAbshir 11 หลายเดือนก่อน

      Intee noo taalaa Sumcad soomaali oo towacalan leh oo mid mid isu reexaayo gawadaan yaa layaaben milwbo ayaa kadimanay

  • @xamdidarajo3149
    @xamdidarajo3149 ปีที่แล้ว +1

    ربنا ولا تحملنا مالا طاقة لنابه 😍

  • @cabdiraxmaanmaxamed2722
    @cabdiraxmaanmaxamed2722 ปีที่แล้ว +40

    Hadaad u jeedo magaca nebigena
    Suuban muhammed ❤scw❤
    Like 👍 saar🤲🥰😍❤️

  • @cafifanuur1950
    @cafifanuur1950 ปีที่แล้ว

    Ilaaheey idin ceebeey waana ceebeeyen kuwaas,Dowlad ku sheega tuugada ah

  • @Ahmed_deck1
    @Ahmed_deck1 ปีที่แล้ว

    Somalia guul bay usoo hoysay

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel ปีที่แล้ว +28

    Keeps goings my brothers ogaansho another's levels point's ♥️😍😍👍🥀💯💯❤

    • @khalidahmed5448
      @khalidahmed5448 ปีที่แล้ว

      War mxaad soo qortay bro😂😂 English ku aad buu kuugu yaryay si fiican u soo baro

    • @MohamedAli-xh8vt
      @MohamedAli-xh8vt 11 หลายเดือนก่อน

      ​@@khalidahmed5448😂😂😂

  • @user-cs5li8yc9x
    @user-cs5li8yc9x 11 หลายเดือนก่อน +1

    Horay usoco walaal

  • @mubaarakmogadishawi
    @mubaarakmogadishawi ปีที่แล้ว +1

    ربنا ادلا تأخذ مالا طاقة لنا به 😥

  • @omar57holly
    @omar57holly ปีที่แล้ว +1

    Soomaaliyay allahaa jino fordoowso naga waraabiyo✋

  • @SPORTSMAN42
    @SPORTSMAN42 11 หลายเดือนก่อน +1

    Tartanka orodka maa aniga lii soo qabto waliba da'yarta record caalami ayaan dhigyaa oo aan dalkyga ku caybaynen💯🙏

  • @hasanadem2848
    @hasanadem2848 11 หลายเดือนก่อน +1

    Subxanallah gabadha Maxa Sharafta loga qadey weyo gabadhu umaba eeka oroodyan

  • @AqoonBileChannel28
    @AqoonBileChannel28 ปีที่แล้ว +1

    Ok

  • @BilanQorane
    @BilanQorane ปีที่แล้ว +1

    Markii u horeysey ma ahan wiligiin baan waa meel daran taagneyn ilahow fadeexadii u danbeysey ka dhig

  • @ZAKARIE44
    @ZAKARIE44 ปีที่แล้ว +2

    Ustaad waxaaba qalad ah in gabar muslimad ah ay tartan orod ka qeyb gasho

  • @Itsyoboishuaib
    @Itsyoboishuaib 11 หลายเดือนก่อน

    ASC brother cumar waa sax gabadha ceeb malaha ee waxaa ceeb ahh wasarada sidaas samesay in adaga xilka laga qaadado

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 ปีที่แล้ว +3

    Way isla fiican tahay oo waabay ku dhex ciyaaraysaa meesha Subxaanalaah

    • @ahmedmohamud4294
      @ahmedmohamud4294 11 หลายเดือนก่อน +1

      kuwii soodireybaa idhi kusoo dhex dalxiis😂😂

  • @user-rl1mo3hq4q
    @user-rl1mo3hq4q 11 หลายเดือนก่อน

    Wllhy xasan guur guurte bal siduu noo galay daya ceeb u dhimo

  • @NuurMohamed-st5bf
    @NuurMohamed-st5bf ปีที่แล้ว +1

    Fadeexadii uga weyn waaye😊

  • @shaahyahangeneral1096
    @shaahyahangeneral1096 11 หลายเดือนก่อน +1

    Maasha Allah
    Aad baan kuugu bogaadinayaa in aad uga qayb gashay tartanka orodada 10000 ee meter adigoo metelaya Jamhuuriyada Soomaaliya

  • @Somalidrama1
    @Somalidrama1 ปีที่แล้ว +9

    Walaal hadii aad jeceshahay barashada luqada English-ka kamid noqo ardeyda TH-cam-keyga ku xiran , waxan soo dhigi doona qaabka ereyada English-ka loo dhawaaqo mahadsanid 🎉❤

    • @abdallexabeb
      @abdallexabeb ปีที่แล้ว

      M.a zxp wax badan ayaan kaa faaidey horey usoco😊

  • @user-pn4gb1mz9p
    @user-pn4gb1mz9p ปีที่แล้ว +4

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢 sorry 😞 magaca Somalia 🇸🇴 qalad baa lagaa galay 😢

  • @Bashka______poi
    @Bashka______poi ปีที่แล้ว +2

    1 MILLION coming sooon

  • @user-kq1sf7jk9u
    @user-kq1sf7jk9u ปีที่แล้ว +3

    Wll umar Waxaad kahadashaa
    Fanaanka weenaa Islaamiga ahaa
    عبدالله المهداوي
    Taarikhdisa

  • @ahmedali-jq4wf
    @ahmedali-jq4wf ปีที่แล้ว +2

    Scm Omar Inshaar, shalay waxaad kahadlaysay wasiir Finnland ah, oo Soomaalida caws Ku tilmaamay.
    Hadaba maanta su'aal iswaydii Soomaalidu ma caws ba mise way kasii liitaan????

  • @ahmed-abdirahman
    @ahmed-abdirahman ปีที่แล้ว

    Ha isoo xasuusin

  • @MajidMajid-yf2tt
    @MajidMajid-yf2tt 11 หลายเดือนก่อน

    Wlh waa fadeexo

  • @xirfomedia3898
    @xirfomedia3898 11 หลายเดือนก่อน

    Alla ceeb waynaa😢

  • @qisotamam
    @qisotamam ปีที่แล้ว +1

    Horey usoco

  • @wadefreeman7340
    @wadefreeman7340 ปีที่แล้ว +4

    Condolences all somalis and world

  • @leylamuse5441
    @leylamuse5441 11 หลายเดือนก่อน +2

    Iso duceya walalayal murug ayn dremaya inu illahy ifududeyo 😢

    • @saarasaid278
      @saarasaid278 11 หลายเดือนก่อน +1

      Wll tasbiiixso dawo aaan dikri ahynmalahan murugada ألا بذكرالله تطمئن القلوب 😢

    • @saarasaid278
      @saarasaid278 11 หลายเดือนก่อน +1

      Illhy haka qaado qalbiga Haku qabojiyo Sallisaw nabiga badso wll

  • @cabdulahiaxmed8660
    @cabdulahiaxmed8660 10 หลายเดือนก่อน

    allah is one☝️😭😭

  • @Sami_Abdirizak
    @Sami_Abdirizak ปีที่แล้ว

    Alle ha ku xafisdo meel walbo aa aad joogto

  • @DeeqNaasirAxmed-kk3cc
    @DeeqNaasirAxmed-kk3cc ปีที่แล้ว

    Mo farah aankaa saxo saxib magaciisa ee waxa la yidhaa xuseen kahin cabdi

  • @oneatatime4468
    @oneatatime4468 11 หลายเดือนก่อน +1

    Hawiye,Hawiye, Hawiye, Hawiye,👍🏻👍🏻👍🏻💙

  • @mohamudosman164
    @mohamudosman164 11 หลายเดือนก่อน +1

    fadlan iska daaya gabadha, khalad ma galin iyada iyo habaryarteed toona, waxay fulinayeen Go'aankii Madaxweyne Xasan sheekh

  • @hujuumboy5175
    @hujuumboy5175 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi inta aan saan nahay waligeena hormar xitaa malaga yaabo in aan gaarno 😮

  • @lulyusufsamantar1227
    @lulyusufsamantar1227 11 หลายเดือนก่อน

    🙉SubhanaAllah ceeb meel kasta. Frm hajj to Olympic.