Hassan Top oo Hadiyad Qaali ah lagu guddoonsiiyey Mareykanka farxadda 2023

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ต.ค. 2024
  • Hassan Top oo Hadiyad Qaali ah lagu guddoonsiiyey Mareykanka farxadda 2023

ความคิดเห็น • 104

  • @farjanotvso
    @farjanotvso ปีที่แล้ว +5

    Xasan top waa na ceebeeye meel kasta shaafto iyo isbaaro casri ah u taala fadlan xooga dhaqan kaan wax ka badel ilaa iyo inter saan ku jiri karta inaad shaafto ku qadeeyso ku labisato dadkan wax kuma dheero qarso baahidaad allaha kaa saari kara bari asaga ( inta ila qabto fikirkan like

  • @ismailakofficial2552
    @ismailakofficial2552 ปีที่แล้ว +5

    Waa kiro garigan ubar ka aya Dadka siyo si ugu shaqeyo week giiba 400 dollar waye yan la idin gaadin Anaga jogno Minneapolis sxb😢😢😢 Companay ubax ayad waceysa wadna kaso qadaneysaa

  • @DiiriyeAbdi-xh8ms
    @DiiriyeAbdi-xh8ms ปีที่แล้ว +2

    Siduu isu qal qaloociyo qfka lacagta badan leh sidaas maba u dhaqmo. Hasan top waa kasii walla

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi ปีที่แล้ว +5

    Walal dhulka aayar ku soco si kibira😂

  • @khadiijacabdiraxman1308
    @khadiijacabdiraxman1308 ปีที่แล้ว

    Qalbigaa qani laga noqdaa is qalqaloocin iyo faan ayaan arkaa subxaanalaah alxamdulilaah

  • @SahalXussein-wz2vb
    @SahalXussein-wz2vb ปีที่แล้ว +1

    WAAAAAA IINÎI SALAAMEY .HASSAN TOP. IYO.MUSTAFE XAMUD. 🎉.MAN SHA ALLAH 🎉

  • @YaasiinAbdi-t3j
    @YaasiinAbdi-t3j ปีที่แล้ว

    Shaxaad. Khatar aha

  • @difaacqaranka8896
    @difaacqaranka8896 ปีที่แล้ว +3

    Geerida in La is Xasuusiya Ayaa Ugu Kheyr Badan

  • @drsanabyassein6009
    @drsanabyassein6009 ปีที่แล้ว +3

    Subxaan allaah
    Muxuu Isla kojinayaan inanku hhh

    • @abdikariimsaid8113
      @abdikariimsaid8113 3 หลายเดือนก่อน

      Wll Isjooxaris ku waa marki lagaa waalo 😂

  • @fardowsaand-rh8lx
    @fardowsaand-rh8lx ปีที่แล้ว

    Keep going bro

  • @Mohamed-qt7ql
    @Mohamed-qt7ql ปีที่แล้ว +5

    Saaxiib la amaanay wax meesha kuma hayo . Xariif dadka is baraayo waaye welcome saaxiib.

  • @AbdullahiAli-t2u
    @AbdullahiAli-t2u ปีที่แล้ว +2

    Milkiilaha Minneapolis 😀😀😀🥰😀😀😀

  • @Abdirsaaqsamaan-vi2oq
    @Abdirsaaqsamaan-vi2oq ปีที่แล้ว +1

    Faan abaa afkaada kagama horeeya😅😅

  • @SahalXussein-wz2vb
    @SahalXussein-wz2vb ปีที่แล้ว +1

    WA.🎉.SAHAL ABDI BOULALE. OO.JOOGA. CASIIMADA 🎉. DALKA. DJIBOUTI 🇩🇯

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi ปีที่แล้ว +1

    Subxaanallaah Allaah ku mahadi mahadi 😂😂😂😂🇸🇴

  • @abdikadirak7496
    @abdikadirak7496 ปีที่แล้ว

    Mustafe nin allahaa wax siyaaay waxaan rajenaya in oo Africa iga qadoo

  • @aliabdullahi4343
    @aliabdullahi4343 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @saabiriincadey2608
    @saabiriincadey2608 ปีที่แล้ว +3

    Faaan badaaanaaa

    • @fawsiahassan357
      @fawsiahassan357 ปีที่แล้ว +2

      Maila aragtey😅 dumarka aan umalayn jirey inay fanan😅

    • @saabiriincadey2608
      @saabiriincadey2608 ปีที่แล้ว +3

      @@fawsiahassan357
      🤣🤣🤣 garbihii xitaa wa isku keening waaye fan dartiiis

    • @fawsiahassan357
      @fawsiahassan357 ปีที่แล้ว

      @@saabiriincadey2608 😂😂😂

  • @waxsoosaar
    @waxsoosaar ปีที่แล้ว +1

    Xasan Qalqaalo! Xasan Shaxaad!

  • @abdiladifaadan2536
    @abdiladifaadan2536 ปีที่แล้ว +2

    Kusali nabigeena

  • @fadxiyahassan3406
    @fadxiyahassan3406 ปีที่แล้ว +2

    Alla maxaa ruux waalan so tahriibay oo kana hada ma Minnesota nala jooga 😂

    • @abdikarimahmed444
      @abdikarimahmed444 ปีที่แล้ว

      Minnesota wax hanooga dhigin cid walba way joogta tuug iyo sakhraamin ayaa ka buuxa hassan top waa nin sharaf leh 😅😅😅

  • @HassanAliHassan1960
    @HassanAliHassan1960 ปีที่แล้ว +1

    Hassan Top jareer maahoo

  • @DiiriyeAbdi-xh8ms
    @DiiriyeAbdi-xh8ms ปีที่แล้ว +1

    Kan Mj miyaa faan badnaa

  • @farhannuh6174
    @farhannuh6174 ปีที่แล้ว +3

    Waa xaaraan in dad gaajaysan ay joogaan oo aad soo bandhigto waxyaabo qaali ah, aniguna taajir baan ahay oo ganacsigayga North America ayaan ka wadaa, baabuurtayduna waa Honda, iyo Subaru.

    • @yaasir1936
      @yaasir1936 ปีที่แล้ว

      Saaxib waa for rent run ha moodin , waa faatale

    • @farhannuh6174
      @farhannuh6174 ปีที่แล้ว

      @@yaasir1936 waa drug dealer.

    • @yaasir1936
      @yaasir1936 ปีที่แล้ว

      @@farhannuh6174 karmel lagma waayo ,

  • @Mushtaqahmed-e5e
    @Mushtaqahmed-e5e ปีที่แล้ว

    Masha allah❤❤❤

  • @calankaqaranka
    @calankaqaranka ปีที่แล้ว +1

    waryadhaheeen! waar isla yaaba oo dadka ka xishoooda

  • @SahalXussein-wz2vb
    @SahalXussein-wz2vb ปีที่แล้ว

    AAAAAAAAAAA YAÀA🎉AAAAAAÀAY. NIIN. CULUS.🎉. MAN SHA ALLAH 🎉 .GANAC SADÉE MUSTAFE XAAAAMUD. . WAN BAR TEEY 🎉 HADDII. AAN .IIMAADO MINIISOTA.MINAPOLIS🎉❤

  • @jamilaali8511
    @jamilaali8511 ปีที่แล้ว

    Mashallah

  • @rodaaden9430
    @rodaaden9430 ปีที่แล้ว

    Mashallah 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂🥪🥪🥪🥪🥪🥪🥪🥪🥪🍕🍕🍕🍕🍕🍟🍟🍟🍟🧁🧁🧁🧁🧁🥟🥟🥟🥟🍩🍩🍩🍩🍩🍪🍪🍪🥧🥧🥧🥧🥧🥧

  • @xamzamaxamed9211
    @xamzamaxamed9211 ปีที่แล้ว

    M alah

  • @mahadsaalax7319
    @mahadsaalax7319 ปีที่แล้ว

    Masha allah nin rageed waaye

  • @leylaabdirashid4392
    @leylaabdirashid4392 ปีที่แล้ว

    Mansha alah

  • @nazali5183
    @nazali5183 ปีที่แล้ว +3

    Hhhhhhhh suu isku dhigayo day 😂😂😂

  • @payitforwardpower9910
    @payitforwardpower9910 ปีที่แล้ว

    Waxan xasan dhiiqa canshuurta bajajleeyda siiyo

  • @SaidMohamed-f2i
    @SaidMohamed-f2i ปีที่แล้ว

    legend enjoy it

  • @ciisewarsame2448
    @ciisewarsame2448 ปีที่แล้ว +1

    Carwo daaniyaa vib

  • @farhannuh6174
    @farhannuh6174 ปีที่แล้ว +1

    Ninkani ma mukhaadaraadka ganacsi noocee ah ayuu qabtaa, waxaan leeyahay ganacsiyada baabuurta iyo kiraynta baabuurta sida Enterprise, Budget, Avis, National

  • @AbshirAli-he8ji
    @AbshirAli-he8ji ปีที่แล้ว

    Mustafa xaamud iga gaar Sii xasan topow

  • @aminahussein-hassan522
    @aminahussein-hassan522 ปีที่แล้ว

    Hhhhhh xasan waa naceebeysay

  • @allowikaalmeyofficialchane4488
    @allowikaalmeyofficialchane4488 ปีที่แล้ว

    Kkkk,muxuu isla qalajinaayaa?

  • @Hasanali-kt2xh
    @Hasanali-kt2xh ปีที่แล้ว

    Maxa laga shegaa gaariga u wato..😂😂😂.

  • @AhmedmohamedNur-cr7su
    @AhmedmohamedNur-cr7su ปีที่แล้ว

    Hassan kan wa bonbalo ee binadan maaha bonbalo ayaasan usocdo

  • @cabdiaxmed3577
    @cabdiaxmed3577 ปีที่แล้ว +1

    Socod kiisa kubiri ayaa ka muuqda kibirka ilaahay Ma jeclo

  • @masbalali7820
    @masbalali7820 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkkkkkk

  • @HusseinNAbdi
    @HusseinNAbdi ปีที่แล้ว +2

    Uu ku xarakoodo ama uu ku xaragoodo? Kani af Somaliga waa dile kkkkkk 😊😅😂😢😮

  • @saidissa1815
    @saidissa1815 ปีที่แล้ว

    Hassan waxaan waa ceeb ee isku xishoo

  • @fawsiahassan357
    @fawsiahassan357 ปีที่แล้ว +1

    Tesla commercial free Ay heahey lol.

  • @usseinbolt4879
    @usseinbolt4879 ปีที่แล้ว

    War ninkaan yaanaga qabto waa xayeesiin socoto kkkkkkk

  • @CxakiinAdoonkiialle
    @CxakiinAdoonkiialle ปีที่แล้ว +2

    Xasan tobow maalin dhawayd gaadhi nuuca ah ayaan ka shaqaynayey magala koln ee dalka Jarmalka gadhigii daqadii markan ku fur is idhi ayaa raadiyey meshii laga furay 😂😂 qosal ban dhacay yacnii wax walba markuu kugu cusub yahay badowtinimo maahin

  • @cadnanncali4557
    @cadnanncali4557 ปีที่แล้ว

    Habadaba catoosh so wadin

  • @masbalali7820
    @masbalali7820 ปีที่แล้ว +1

    Xasan toop waad naceebeyse kkkkk 😅😂

  • @qarawe07
    @qarawe07 ปีที่แล้ว +1

    gaariga dhinacaan Buu ka galaa kulahaa ma kor buu kaso gali lahaa mise qaybta rakaabka, yaa gaariga wadaaya markaas kkk

  • @makohassanyusuf840
    @makohassanyusuf840 ปีที่แล้ว

    Faan badana

  • @ainanshedayr7569
    @ainanshedayr7569 ปีที่แล้ว

    daanyeernimo iyo badownimo luga leh

  • @DiiriyeAbdi-xh8ms
    @DiiriyeAbdi-xh8ms ปีที่แล้ว

    Inta maa loraa kulaha Taxi miyaa marka gadaal u karaacayo

  • @wiilkaReerCigalle
    @wiilkaReerCigalle ปีที่แล้ว

    Xasan Top iyo Actorkii kenya u shidnayd ee Mustafe Top 😂

  • @esakmuktar7043
    @esakmuktar7043 ปีที่แล้ว

    America Views badan ka heshey

  • @minamoha6505
    @minamoha6505 ปีที่แล้ว

    Wuu soo kiraystay kkkk somalidu iska gadaya

  • @awilawad123
    @awilawad123 ปีที่แล้ว +1

    Maxaa isla qalqaloocinaysaan caadi iska dhiga nooh. Cid idin taqaan malahee?

  • @ibraahim-wh1gg
    @ibraahim-wh1gg ปีที่แล้ว

    Gadhigii wuu fadhay😅😅

  • @cabdiaadan497
    @cabdiaadan497 ปีที่แล้ว

    Dhorayasha america jooga boota kaliyah waye

  • @axmeddaacad9497
    @axmeddaacad9497 ปีที่แล้ว +1

    Ninka ilaahay wax siiyey bal ino so hubi inuu qaxotinimo ku joogo marekan iyo in kale kkkk

  • @abdullahihassan9265
    @abdullahihassan9265 ปีที่แล้ว

    Taajirnimo uma jeede faataalnimo ayan ujeednas

  • @yaasir1936
    @yaasir1936 ปีที่แล้ว +1

    For Rent 😂😂

  • @mariaali4935
    @mariaali4935 ปีที่แล้ว

    Asw aduun qiima ma leh faankuna waxaa la yiri nin is amaanay waa Ri, is nuugtay

  • @caliminkeyminky8725
    @caliminkeyminky8725 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkkk

  • @mohamedshiekh6510
    @mohamedshiekh6510 ปีที่แล้ว

    Tesla uber aya laguxarakona sxb hassan payment makanixinayo orad 4$ ride qaad midas kuanfaceyso hhhh

  • @bongasasa3895
    @bongasasa3895 ปีที่แล้ว

    Mustafa dude calm down maxaa isku buufinee Caadi iska dhig bro Tesla iyo lacag yesan madaxa kusaran! Farax waxid

  • @Mahdi-zt7kx
    @Mahdi-zt7kx ปีที่แล้ว

    Asc ninkan ta jir goonle weye wa hadi u ka qaban wayo qof ehelkiasa o u ka baqayo inu lacag weydisto

  • @360masters9
    @360masters9 ปีที่แล้ว

    Kkkkkk

  • @Khadar12-u6j
    @Khadar12-u6j ปีที่แล้ว

    Uu soconayaa uu nawaalaya 😂😂😂

  • @laylajama1485
    @laylajama1485 ปีที่แล้ว

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @2daysago_
    @2daysago_ ปีที่แล้ว +1

    😂😂😂 ala mxaa neefaf badan mareekan joogan. Dadka iney wax dheeryihiin bey moodaan.

    • @DiiriyeAbdi-xh8ms
      @DiiriyeAbdi-xh8ms ปีที่แล้ว

      Kuwa Hawiye ha ma is kibriyaan waa non Hawiye sida Daroodka iyo somaaliland ta .dadka ha iskuwada qabanina

  • @qassima317
    @qassima317 ปีที่แล้ว

    Been badaana rental car baantugaan kenya 🇰🇪 u celsha

  • @khdijaadan8512
    @khdijaadan8512 ปีที่แล้ว

    nin illahey waxasiyay shen coley ii sakalax

  • @abdirisakmohamoud1772
    @abdirisakmohamoud1772 ปีที่แล้ว

    Kkkk

  • @farjanotvso
    @farjanotvso ปีที่แล้ว

    Magaalo inaad ku noolaato macno badan bay u baahan tahay fadlan Reer muqdisho xasn top naga celiya qod reer magaal hada kadib noo soo dira

  • @hamsahassan5788
    @hamsahassan5788 ปีที่แล้ว

    Kkkk waa jaahil is tusaaya .Xasan miskiin adna giormaa ilbaxee naga daa magaalo joog xumida

  • @LuluSadam-lg2ox
    @LuluSadam-lg2ox ปีที่แล้ว +1

    War ninkaan aa dhal magalo sida lagu noqdo wa adagtahay 😂 yaan laga daremin waryaa be yourself

  • @abdisamadhussein3924
    @abdisamadhussein3924 ปีที่แล้ว

    🤣😂🤣

  • @CarabShiikh
    @CarabShiikh ปีที่แล้ว

    war ninkaan anaa aqaana waxba mahaysto waa qoxooti waa faan iyo istus nimo anaga daris ahayn hhh he is poor

  • @abdelrahimabdalla3309
    @abdelrahimabdalla3309 ปีที่แล้ว

    Xariifkan suuronayo waa Mj saan filaayo Gaarikeega aan kusaaraya kulaha hhhhhh walh waa cawaan caadi ah so usoconayo bal fiiri maxu isku qaad qaada hhhhhh waa xasan top walaalkis waa gaari gudiin qurbaha dadkaano kale aya joogo xasan top america shaqo aye ubahan tahy xoogas ayu ilahey ku siiyay shaaftadi xamar aya. Latimid masoconeyso e xamaalo xaar Xaar baatahay 😷😷😷😜😜😜

  • @axmeddaacad9497
    @axmeddaacad9497 ปีที่แล้ว

    I aamina ninkaan suuronayo waa mj kkkk

    • @qarawe07
      @qarawe07 ปีที่แล้ว

      ma ahan ma khasab baa kkk

    • @axmeddaacad9497
      @axmeddaacad9497 ปีที่แล้ว

      @@qarawe07 anaa ku dhahy koonfurta koley nin faanayo kama yimado Ana ka hubo kkk

    • @yaasir1936
      @yaasir1936 ปีที่แล้ว

      @@axmeddaacad9497 😂😂😂 walaahay run bad sheegtay xaqiiq weeyi faan iyo faataalimo igu imo

  • @aweyscabdiyow9413
    @aweyscabdiyow9413 ปีที่แล้ว

    Isqaqalooci ama istotoosi ayaad ku socoxee waa beentiina alle mooye cidkale oo wax iska leh ma jiraan asagoo qaawan oo calal cad ama maro maati oo cad ayaa sugeyso ee calaamadaha sheydaanka iska dhaafa

  • @yussufabdi6774
    @yussufabdi6774 ปีที่แล้ว

    Mashaallah

  • @ahmedkulowabdi821
    @ahmedkulowabdi821 ปีที่แล้ว +1

    Faan badanaa