QUR'AANKA IYO SAYNISKA : ABUURKA INSAANKA IYO FIKRADIHII HORE

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 287

  • @buuloxuubeey
    @buuloxuubeey  6 ปีที่แล้ว +124

    Hadii aad u baahan tahay in aad waxbadan kala socoto waxyaabo dheeri ah fadlan booqo linkiga hoose www.rdbuuloxuubeey.com/mucjisooyinka-quraanka-iyo-cilmiga-sayniska-abuurka-aadamaha/

    • @abyanhajjiahmed5582
      @abyanhajjiahmed5582 6 ปีที่แล้ว +2

      idaacadda buuloxuubeey
      Shukran wllo wan jeclahy ilaa wax nabadan ka ogaano waana cilmi aad u muhiim u ah mrk mahadsanid mar lawaad wllo

    • @Sweeti924
      @Sweeti924 6 ปีที่แล้ว +1

      idaacadda buuloxuubeey tusalo yar ayan ku sinayaa you tube ku qor (don't convert2islam ) ka dib si gud gal waxan raba inad iga shaki bixsid

    • @abdullahimohamed3901
      @abdullahimohamed3901 6 ปีที่แล้ว +1

      idaacadda buuloxuubeey nii gufanaa wllhii

    • @abdullaahikolombo7589
      @abdullaahikolombo7589 6 ปีที่แล้ว

      Mahadsanid. Faaido Ayaan helnay sxbyaal

    • @drsnajmacismaan1085
      @drsnajmacismaan1085 5 ปีที่แล้ว

      jasakalah wll

  • @hamdadahir3995
    @hamdadahir3995 4 ปีที่แล้ว +12

    Mnsha alllh ilahow awlood salixa nasi qof walpa qoralkeyga arko wxaan ka baryaya ino iso duceyo ino anooo nabad ah illahay ikala keyno🤲😥

  • @maxamedclaahi2358
    @maxamedclaahi2358 3 ปีที่แล้ว +5

    allhu akbar allhu akbar allhu akbar allhu akbar allhu akbar allhu akbar allhu akbar allhu akbar allhu akbar allhu akbar allhu akbar allhu akbar allhu akbar allhu akbar allhu akbar allhu akbar

  • @Weriyeaxmed
    @Weriyeaxmed 6 ปีที่แล้ว +132

    illaahay awood badanaa
    illaahay caruur saalix ah na sii Aamiin

    • @nimcomahamed5183
      @nimcomahamed5183 6 ปีที่แล้ว +1

      Ahmed Kaafi Pro aaaaamiin

    • @nastehohilowle9807
      @nastehohilowle9807 6 ปีที่แล้ว

      Amiin yarabi

    • @aaminayahya3817
      @aaminayahya3817 5 ปีที่แล้ว

      Aaaaaaamiiiiiin

    • @sucaadomadoweyhooyomcninol872
      @sucaadomadoweyhooyomcninol872 5 ปีที่แล้ว

      Ahmed Kaafi Pro mashallah ilaahey ha nii barakeyo wllhi inaa hooyo wan jecelhy igu ducey ilaahey ha nii barakeyo caruur xalaa ah ilaahey ha isahlo aamiin yaa rabi

    • @claahiburuuj4149
      @claahiburuuj4149 5 ปีที่แล้ว

      ilah baamad iyo cilmiba kukoo naady

  • @habiibahussein415
    @habiibahussein415 6 ปีที่แล้ว +4

    Subhanallah wallaahi diinta kaliya e xaqa ah waa diinyena mcn al diinu xaq ilahay xaqa hana waafa jiiyo anaga o dhan ya Allah ino dambi dhaf anago tamar yar ayan kibreyna bal ek subhanallah

  • @nasiimamaxamud4812
    @nasiimamaxamud4812 5 ปีที่แล้ว +4

    Wllo iso duceya in uu illah carur salix isiyo amiin dhaman iyo inti Muslim ah

  • @doctoranasmohamed2502
    @doctoranasmohamed2502 6 ปีที่แล้ว +11

    Masha Allah Doctor plz we need more videos like this(science and holy quran)

  • @mustafemaxamed2090
    @mustafemaxamed2090 5 ปีที่แล้ว +4

    subxana allah ilahoow adigaa na khalqay oo na abuuray ilahow caasigaada ha naga dhigin yarabi

  • @UZAAME01
    @UZAAME01 6 ปีที่แล้ว +58

    Alla iisanku madax adakaa bal wll u fiirso sida alaah wax u abuuro sumaxanalaah allow na hanuuni aamiin 😰😰😰

  • @idriisyasin6920
    @idriisyasin6920 5 ปีที่แล้ว +5

    Ilaahay abaalkeeda ha idin siiyo walalayal. Alle awoodiisu weyna.

  • @fatuumhisabdallah3317
    @fatuumhisabdallah3317 5 ปีที่แล้ว +10

    ‏الله اكبر والله أحسن الخالقين ☝🏻

  • @omarmohamedabukar8530
    @omarmohamedabukar8530 6 ปีที่แล้ว +30

    Wlhi taagero buuxdo ayaan kuu ahay radio xuubeey horay u soco masha allah alle haku dhoowro❤

  • @maryamcumar5895
    @maryamcumar5895 6 ปีที่แล้ว +47

    Markasto Quran ka waxa uu sheegi ayaa Sax ah Quran ka waa Hadal ilahay
    القرآن الكريم كلام الله

  • @miskisheikhabdirahman9762
    @miskisheikhabdirahman9762 4 ปีที่แล้ว +6

    SubhanaAllah,Allah is Amazing

  • @mahammedamiin7372
    @mahammedamiin7372 2 ปีที่แล้ว +3

    صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم

  • @mulkisheikhomar8021
    @mulkisheikhomar8021 6 ปีที่แล้ว +2

    Video kama dallo abwe, wax badan ayaa kaa faa’idey alle haku abaalgudo. Aduun iyo akhiro waxaa ku rajeyn farxad

  • @axmadcumar708
    @axmadcumar708 6 ปีที่แล้ว +20

    الحمدلله علي نعمة الاسلام

  • @thelionking2300
    @thelionking2300 6 ปีที่แล้ว +78

    Allow Cilmi BaDan NaSii
    IYo CiBaDo SuBan #Amiin

  • @engabdikareemimaan8637
    @engabdikareemimaan8637 6 ปีที่แล้ว +15

    سبحان الله وبحمده عدد خلقه ورضا نفسه وزنة عرشه ومداد كلماته.
    سبحان الله و الحمدالله والا اله الا الله والله اكبر

  • @kamg3450
    @kamg3450 5 ปีที่แล้ว +5

    ALAAH SCW WUXU YIDHI :: ﴿فلينظر الإنسان مم خلق﴾ ﴿خلق من ماء دافق﴾ ﴿يخرج من بين الصلب والترائب﴾﴿إنه على رجعه لقادر)
    Mahadsanidin Channel Kani barakaysan.

  • @fathimohamed5712
    @fathimohamed5712 4 ปีที่แล้ว +4

    Tusaale intasaaa Kugu filan ilaahow Na Astur Uurkiii Ugu Horeyay leeyaha Allow Ii Fududee Dhalmada

  • @amiiracaday
    @amiiracaday 6 หลายเดือนก่อน +2

    allh akbar allh akbar allhu akbar allhu akbar allh akbar allhu akbar allhu akbar allhu akbar allhu akbar allhu akbar al

  • @MohamedHassan-yz9ci
    @MohamedHassan-yz9ci 6 ปีที่แล้ว +6

    ilaah haku xafido walal masha.alah wax walba quaanka ayaa lagu sheegay waana ku mahadsantahay sida aad noo xasuusisay maadiga waxa laga keenay diinta waana quraanka waa kitaab dhameestiran 100jeer waa mahadsantahay

  • @ZafarAsad
    @ZafarAsad 8 หลายเดือนก่อน +3

    صلى الله عليه وسلم تسليما كثيرا

  • @cashiromuhiimah9217
    @cashiromuhiimah9217 6 ปีที่แล้ว +24

    Illaahey dartiis ayaan kuu jeclahay allah ku xafido walaalkeena qaaligoow

  • @dekaali4298
    @dekaali4298 5 หลายเดือนก่อน +2

    الحمدالله علي نعمة الاسلام❤❤❤

  • @digaalecompany4621
    @digaalecompany4621 6 ปีที่แล้ว +4

    Jazakallahu khayr wll 😍😍😍
    Buulo xuubey

  • @hajjizeykol98
    @hajjizeykol98 6 ปีที่แล้ว +3

    Barnaamijyada Rbx Waa wada Top Balse Kale Tage oo Xubibtanaa lahayaaa✌😍😍😍😍😍😍👏

  • @abdelazizelmi
    @abdelazizelmi 6 ปีที่แล้ว +1

    Alxamdulilah rabi baa u sugnatay oo nagu xafiday mugdiyashas

  • @view-tc4jp
    @view-tc4jp 6 ปีที่แล้ว +3

    Jaza kallah kheyr
    Hassan osman thanks bro❤❤❤❤

  • @abdiqaniibnuadan8287
    @abdiqaniibnuadan8287 6 ปีที่แล้ว +3

    mansha allaah wll qali mahad sanid ee noo soo wad macalin Thankz

  • @nastehohassan2490
    @nastehohassan2490 6 ปีที่แล้ว +3

    Maasha Allaaah
    Jazakallahu kheyran jazaa hassan

  • @lakiahmed8315
    @lakiahmed8315 6 ปีที่แล้ว +1

    وقل رب زدني علما
    Buu yidhi ilaahay wlhi waa runtii cilimgeenu waa koobanyahay

  • @fatumamohamed6086
    @fatumamohamed6086 6 ปีที่แล้ว +4

    Manshallah Allah Akbar Allah Akbar Alle.ayaa.Cilmi.dhamantis.u.sugnaday👀👂👂👍👍💘💘👈

  • @Cabdi_Indho
    @Cabdi_Indho 6 ปีที่แล้ว +19

    Walal alle haku sharfo. Dawashda waxs igaga darna abuurka alle inoo abuurya aydaha daliilka waban. Dawan kariwayay. Allle janada ha inagu kulmiyo xasan cismaan xaaji.

    • @buuloxuubeey
      @buuloxuubeey  6 ปีที่แล้ว +2

      Abdirahman mohamed offtional dhamaanteen walaal inshaa Allaah

    • @user-xm9sh5op5p
      @user-xm9sh5op5p 5 ปีที่แล้ว

      @@buuloxuubeey xxo

  • @hibaaqcismaan8910
    @hibaaqcismaan8910 5 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allah
    Radio buulxuubey waad mahadsantahiin sida aad nagu hawla gashaan

  • @kafiyaabtidoon4043
    @kafiyaabtidoon4043 2 ปีที่แล้ว +1

    الله أحسن الخا لقين☝🏽

  • @ruuxaani6868
    @ruuxaani6868 6 ปีที่แล้ว +3

    mahadsanid wllo buuloxuubey ilaahay ha idinka jasaai siiyo

  • @cabdullahishahmedshmaxamud986
    @cabdullahishahmedshmaxamud986 6 ปีที่แล้ว +1

    masha alaah buulo xubeey waa warbaahin ad wanaagsan wayo waan ku tixanahay adinkane siiwada hana ka caajisina barnaamishyada aad u wanaagsan aad soo jeedisiin oo kamaqan dad waynaha kuwa aan jaaniska u helin ogaashaha barnaamishyada aadka u wanaagsan waandan ku mahad santihiin sida fudud aad baarnaamishyada nagu soo gaar siisaan hadaan nahay bulshada soomaaliyeet

  • @hassandahir2769
    @hassandahir2769 6 ปีที่แล้ว +4

    ILAHAYO WAA BILRAMADANE UBADA XALIXINA OO DALKOD IYO DIINTOODA ANFACAKU WADIISTAYAN AMEEN AYARABII DADKA QOLKA KU JORA AMEEN IGU KALMEYNA JASAKUMULAHUL KHAYRAN

  • @ayanali9514
    @ayanali9514 5 ปีที่แล้ว +1

    mahadsanid walal qali cilmibadan kafaidnay cilmigaga allaha kaga dhigo mid aa kuintifacdid

  • @engcalanle21
    @engcalanle21 6 ปีที่แล้ว +4

    Subxanalah awooda rabi Ilaaahay awlaad saalixa hanasiiyo wlll dhamanteenba

  • @tayaysteinayuusuf3776
    @tayaysteinayuusuf3776 6 ปีที่แล้ว +1

    masha allah hore u soco wax wacan oo laga faaiidayona dadka uga faaiide wwll wan ku ducaynay #congora

  • @nuurdaalacay1211
    @nuurdaalacay1211 5 ปีที่แล้ว +1

    allaahu akbar ilaahow adaaa raxiim ah awoodna ma lihin waxaanu nahay adoo ma daadi saasoy tahyna waa ku caasinnaa ilaahow naxariistaaada ku noool nahay yaaa rabbi binu aaadam daciif ah baa nahay no naxariiso

  • @wiilka9604
    @wiilka9604 6 ปีที่แล้ว +11

    Thanks you

  • @Ahmedkafi998
    @Ahmedkafi998 6 ปีที่แล้ว +10

    Asc
    uma sugno barnaamijyadiina inaan usoo kala horayno
    balse waxaan u sugnaa inaan wax idinka faaidno
    waanu idiin mahadnaqaynaa dhamaantayo

  • @hilo1055
    @hilo1055 6 ปีที่แล้ว +12

    Allow hooyoyinka danbigoda dhaaf

  • @naajaxofficialchannel125
    @naajaxofficialchannel125 6 ปีที่แล้ว +2

    Alleh ha idinka abaal mariyo cilmiga aad umadina uso gudbinaysaan inshaa allaah.

  • @Ceerigaabo11
    @Ceerigaabo11 6 ปีที่แล้ว +3

    mahadsanidin radio buulo xuubay

  • @Najiib-4
    @Najiib-4 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha alaal walaal ilaah hakaa ajar siyo.

  • @husseinabdullahi5728
    @husseinabdullahi5728 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah idaacadda buuloxuubey aad baan idiinkaga mahadcelinayaa video gaan qiimaha badan waxaanna idinka codsanayaa inaad noosoo kordhisaan cilmigaan aadka u qaaliga ah.

  • @drraaidibnufandhiye1755
    @drraaidibnufandhiye1755 6 ปีที่แล้ว +2

    Mansha Allah alle hakaa abaalsiiyo zxp Xasan xaaji
    Go forward

  • @husnim.7810
    @husnim.7810 6 ปีที่แล้ว +2

    *JAZAKALAH KHEYR AKHII XASAN CISMAAN*

  • @BrithishBoy
    @BrithishBoy 6 ปีที่แล้ว +2

    Allaahu Akbar 😭😭
    thnaks walal

  • @wllyahye7962
    @wllyahye7962 6 ปีที่แล้ว +1

    Illaahaw caruur edabsannasii amiin amiin

  • @cabdisalaam6742
    @cabdisalaam6742 2 ปีที่แล้ว +1

    Thanks buulo xubeey

  • @nawaramohammed1819
    @nawaramohammed1819 6 ปีที่แล้ว +3

    masha allh wllkey Jazaka llh👈

  • @ombiology4u-homeofstudentp242
    @ombiology4u-homeofstudentp242 6 ปีที่แล้ว +2

    subhanallah, Allahu Akbar! Alle ha kaa Abaal Mariyo bro.

  • @hawafarahhawa2080
    @hawafarahhawa2080 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa mahad aden jaabuuti merci je vs felicity ok

  • @ahmedabdullahi6191
    @ahmedabdullahi6191 6 ปีที่แล้ว +1

    illahow cilmiga noo ziyadi yarabi aamin

  • @maxamedhsshi4120
    @maxamedhsshi4120 6 ปีที่แล้ว +2

    illaahay caruur saalix ah na sii Aamiin

  • @idmancabdifitaaxmaxamed8482
    @idmancabdifitaaxmaxamed8482 5 ปีที่แล้ว +1

    masha allah illahay ayaa ceeb anasahan illhay ajar hainkasiyo wanaga waan qirooday wlhi illhaow noodambi dhaaf kuwa kugu casiyana hanaga dhigin

  • @c.kariimcumar9659
    @c.kariimcumar9659 6 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah jasakalahu Khayr

  • @isaaqkarateey7333
    @isaaqkarateey7333 6 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah illahow cilmi&cibaada suuban

  • @khadijaabdurahman6405
    @khadijaabdurahman6405 6 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah 😊

  • @sumayaahmed4847
    @sumayaahmed4847 6 ปีที่แล้ว

    Allahu akbar Alxamdulillah Allah woxow isiiyay labo gabdhood ninkeygana waa iga fogaaday woxow raadsaday naag wiil udhasha Allah waa ka siiyay wiil ayeey hada uheeysaa anigana gabdheheygan iska korsanayaa waa sadax jir iyo labo jir waxa lakala dhahaa amina and maryam Anigana Allah haigu deeqo wiilal baari yaal ah aduun iyo akhiro I anfaco igu soo duceeya axbaabii Alxamdulillah calaa kuli xaal

  • @hassanyusuf4747
    @hassanyusuf4747 6 ปีที่แล้ว +1

    Mnshlaaah runti Wn ka faideystay Sxp thnkz

  • @18mayusoobaxareersomalilan61
    @18mayusoobaxareersomalilan61 6 ปีที่แล้ว +4

    Alle hydin dhawro idcada buulxuubey waan idin salamay

  • @Jabir-Mohame
    @Jabir-Mohame 6 ปีที่แล้ว +2

    Mansha allah ilahay haku barakeeyo

  • @abdulahihaji.
    @abdulahihaji. 6 ปีที่แล้ว +2

    Masha allh jazakumullh

  • @drosman2915
    @drosman2915 5 ปีที่แล้ว +1

    Wll codsi save download ka istilaabka ka qaad anagoo shaqeyneyno ayaa rabna inaa kula socono

  • @suhaib9811
    @suhaib9811 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah jazakallah walal

  • @annlovley185
    @annlovley185 6 ปีที่แล้ว +4

    ‏سبحان الله ‏الله اكبر

  • @safioomar3120
    @safioomar3120 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaha ku xifdiyo walaal ❤️💕

  • @naimanalka5847
    @naimanalka5847 5 ปีที่แล้ว +2

    illahow adaa awoodle awlaad baariya igu irsaaq😢😢😢😢

    • @sayiidqalliwalli1035
      @sayiidqalliwalli1035 5 ปีที่แล้ว +1

      Ameen wll ilahy waa awood badane wax walbo waa u owoda mashallh

  • @Shaydanwase
    @Shaydanwase 2 ปีที่แล้ว +1

    بارك الله فيك

  • @cabdirisaaqmohamed373
    @cabdirisaaqmohamed373 6 ปีที่แล้ว +11

    SUBSCRIBE IGA DHISA

    • @xaajihassan2205
      @xaajihassan2205 5 ปีที่แล้ว +1

      dhacdooyinka dunida tyg5ggghjk

  • @deqmohamed7992
    @deqmohamed7992 6 ปีที่แล้ว +2

    Mashalah jazaa kallaha wll

  • @updyrizak123
    @updyrizak123 4 ปีที่แล้ว

    M.n laha MHD iskale .WD mahad santahay 100% sida aad nogusoo jediso muqalda cajibka thanks

  • @nasiraden7969
    @nasiraden7969 4 ปีที่แล้ว +1

    Khyr Allah ku siiyo

  • @dalnuursheibraahin8272
    @dalnuursheibraahin8272 6 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah

  • @pessomalilovers3310
    @pessomalilovers3310 6 ปีที่แล้ว +2

    mnsha allaH Wll AllaH Haku Xifdiyo

  • @Alabhas98
    @Alabhas98 6 ปีที่แล้ว +2

    jazakaallah khayr

  • @hamseguddi5320
    @hamseguddi5320 3 ปีที่แล้ว +1

    Maashaa Allah mhdsnd wll Osman hassen💯

  • @jihaanqaali4001
    @jihaanqaali4001 6 ปีที่แล้ว +7

    Shekh de wll magac qaariya unba doonaya ina dhagysto quranka u aqrinayo

    • @buuloxuubeey
      @buuloxuubeey  6 ปีที่แล้ว +1

      jihaan qaali sheekh maxmauud Khaliil Al-Xusri

    • @jihaanqaali4001
      @jihaanqaali4001 6 ปีที่แล้ว +1

      Mahdsnid wll

  • @axmedcismaan1902
    @axmedcismaan1902 4 ปีที่แล้ว

    Ilaahey awood badnaah ilahow if iyo aakhiraba nabad baadi

  • @khadarhinomoalin1515
    @khadarhinomoalin1515 5 ปีที่แล้ว +1

    M a allow adigaa mahada leh o na abuuray alx allow ubad naga beer o owlaad baariya na sii

  • @jiniishumi2301
    @jiniishumi2301 6 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allh walal

  • @ahmednazri8582
    @ahmednazri8582 6 ปีที่แล้ว +1

    Mzha allah wllo jassakallah

  • @halimafarah382
    @halimafarah382 4 ปีที่แล้ว +2

    Mansha allah 😍😍😍😍😍😍

  • @bakaarahatv1746
    @bakaarahatv1746 6 ปีที่แล้ว +2

    Masha allaah wll

  • @xalkaadanahaadanaha1984
    @xalkaadanahaadanaha1984 6 ปีที่แล้ว +1

    Jazaka allahu kheyra

  • @iamabdorahman5910
    @iamabdorahman5910 6 ปีที่แล้ว +2

    Jzakallah akhii

  • @hanulul5511
    @hanulul5511 5 ปีที่แล้ว

    Ilahey ilmo badan qer qabo isi iso duceya walaliyal ilmo aya raba 😭 rabiyo isi

  • @hassanmohamedvlogs9990
    @hassanmohamedvlogs9990 6 ปีที่แล้ว +3

    Thnk you bro

  • @mo-gg9zx
    @mo-gg9zx 6 ปีที่แล้ว +2

    manshaallah mahad sNid saaid

  • @sahankawararka9922
    @sahankawararka9922 5 ปีที่แล้ว

    Allaha kaa abaal mariyo wanaaga aad nala wadaagto xasan cusmaan xaajiyow

  • @ALLOORE-252
    @ALLOORE-252 6 ปีที่แล้ว +1

    ilaahay awoodiisa lama soo koobi karo ilaaahaw adaaa weyn

  • @umumuntaaz7822
    @umumuntaaz7822 5 ปีที่แล้ว

    allaahu akbar 😓😓😓 ilahayow no naxariso oo xaqa nagu haniini

  • @jihaanqaali4001
    @jihaanqaali4001 6 ปีที่แล้ว

    Ad ba u mahdsnthy wll dhaman dadalkaga alle haka abal mariyo aqiro iyo adun
    Wll wxa ka codsanaya ina ishegto shekha ayadaha quran ka aqrinayo magacisa