Cajiib allah wa kan ugu awooda badan 😮😮 ilaahey abuuritaankiisa waa wax lala yaabo dabcan lakiin banii aadamka wa jizaar nimcadi uu allah uu siiyay uga ma mahac celinayan alle ma mudna in lagu caasiyo lakiin kaalay banii aadamkan madaxa adg wax u sheeg si kasta aad wax ugu sheegto waxbo ma maqlayaan
Asc wll Xassan Cismaan qisooyinka nabiyada nusoo diyaari inta igu raacsn like saara waan u xiisny qisooyinka fadlan hanaga ilaawin
Kasoo daawo waaberi media
After 3weeks welcome ustaad Hassan🙏😍jazakallahu khayr for sharing this
Waxan dhaway wall
3:16 wlhi aayadaas gaalada hadey caqli leeyihin waa u calaamad weyn mahadsnid macalin❤️✔️
سبحان من خلق
الحمد لله
Allaahu akbar ilaahow adigaa kugu shugriyay alxmdu shukru rabil caalmiin
الحمد لله على كل حال
جزاك اللهُ خيرً
Walal xasan cusman
Yaaa allah
Rabbiyoow jaliilow inoo danbi dhaaf aniga iyo walidkeey walalaheeyga muusliimta ah Rabbiyoow inaga dhig kuwo u taagan cibaadada rabbiyow hanaga dhigin kuwo marwalba kugu caasiya adigoo intaan oo dhaan nasoo ekeesiiyay nasimay 😭😭😭
M.A USTAAD HOREY U SOCO.
RAMADAN WANAAGSAN 🌙🌙🌙🌙🌙🌙🌙🌙🌙
M.a ramadan kariim❤
Manzhlh wll barnamijka noo wad inzhlh inta ramadanta lagu jiro
Jazakallah🥰
Alaahu akbar illaah aya mahad oodhan usugnatay
الحمد لله الحمد لله الحمد لله الحمد لله الحمد لله الحمد لله الحمد لله الحمد لله الحمد لله
Alx illaahay ba mahad oo dhan u sugnaa tay
Subxana allah allahu akbar allahu akbar allahu laaillaha illallah muxamadu rasuullullah
Allaah khayirka wuu nawafajin idamka illahay sxp qli ku ah dhalinyarada ku guxidhan
Maasha alaah waa aayaad cad-cad oo cibro qaadasho mudan qaabka alle aadamaha uabuuray.
*ilaahoow* *naga* *yeel* *kuwo* *kugarta* *ku* *mahadiya*
Jazaka allah zxb qli
Kuu xiisnayba xasanow
Allaahu akbar
Jazakallaahu kheyran jazaa wll
Darsigii Koowaad M.A 🙏🌹Bilow Qurxoon💫
Muqal aad u fa'ido bdn jazakallah wll xasan
m.a baranaamijyada jeclaaa allaha ku sharfo wll
Masha allah shukran jazakallahu kheyr
MashA allah ♥️ walaal xasan cuthman welcome back ♥️♥️♥️♥️ ramadaan kariim 🕋🌙🌙🌙🌙💘💓
Subhannallah
Masha allaha soon wangsan brother thanks ☝🏻
الله أكبر ولله الحمد الله اكبر ولله ملك السماوات☝️
RABI SUBXAANAHU WATACAALA AYAA NAFTAYADA ISKALE MULKIILAHA NAFAHA ISAGAA AH
Wllo xasan qisooyinkii nabiyada nooso gudbi hyd thy macquul 🙏🙏💯
Asaalum calaykum waraxmatulaahi wabaraktuh wada salamaantihiin dhamaantihiin maalkasto aad kajoogdan aduunka dacalkiisa Ramadan Mubarak sanad wanaagsan sanadkan sanadkiisa ilaahay hana garsiiyo anaago caafimaad wada qabno dhamaantanba wall waad mahsanthy markasto masha Allah caleyki ilaahay haku xifdiyo yaa Ustaad xasan ilaahay hanu wada naxriisto dhamaantanba aduunka and Akhirba
Alxamdulilah rabil calamin
allahu akbar jasakala khayr
Masha allaha aad bad umahadsantahay wall
Mansh allah ilaahey haku xifdiyo wll
Masha Allah wlll Xasan alle haku xifdiyo Amiin Amiin amiin
Xasanow sxb ALLE haka ajarsiyo khayrka aad faafinyso
Maasha Allah thanks alot noosoo video gan waan ka helay alxamdulilah
Mashallah jazakallah ♥️
Alxamdulilaah YAA allah ✊🤝🕋🙏
Alhamdulilah
Allahu Akbar 😭❤️❤️❤️
MashALlaha hore usoco alle caafimaadk aiyo cimriga iyo cilmiga hakuu barakeeyo
Jazaaka Allah
I love this channel
Masha allah
Wll aad iyo aad ayaad ugu mahadsnty fikirka iyo suugudbinta fiidyawgan
Alleh hakasiyo ajarkiisa
Anagana waanagu dhirigalisay inaan eegno oo aan qiiroono
Mahdsnid wll😭💫
Subxaanalllaah Subxaanalllaah Allaahu Akbar
Alle haka abal mariyo sidaa wacn eed nigu so gudbisay wll jasaka Allhu khayr wll
Ramadankan hlkee kabaxdey qisooyibkii macanaa inoosoo deyn jirtry hlkey kabaxeen waa lagu tabey wll
Mansha allah wall xassaan cusman xaji
jazaaka LAAH wllo soonka ALLAH hanaga aqbalo
iyo acmaasha Wanaagsan Oo dhan Kuligeen Aamin
Wll aad baad ugu mahadsan tahy barnaamij kan qiimaha badan leh, waxaan ka codsan lahaa inaad noo joogteyso intaad awoodid
Masha allah wll wan mahadsanthy☝️👋✍️👏👏🤝✍️👋✍️👏🤝✍️✍️👋☝️✍️👏👏🤝☝️
MaashaaAllaah
masha allah ustaad hassan jazaka allah
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭ilahow inaxariso janatul firdaus kabaryayaaa
Jasaaka laahu khayr..
Waa waqtigi Tarawixda .
ماشاالله
Alle ayaa wayn oo wax la awood ahi aysan jirin waa arrin ku qaadasho mudan sida qur'aanku u sharaxay sidoo la inoo abuuray
الحمد لله رب العالمين
Alle hakaa abaal mariyo xasanow.
الله أكبر
You are greatest one 😊
Ilaahay awoodiisa ayuu inoo soo bandhigay si aynu ugu cibra qaadano سنريهم أ ياتنا في الآفاق وفي أنفسهم حتى يتبين لهم أنه ألحق
Wll madanbiyaa bacriminta alle kasukoow 😢😢😢😢😢😢😢😢
Wll iisoojawaab pls 🙏 😢😢😢😢
Masha allh wll
سبحان الله العظيم
Allahu akbar
Mansha allah sxb soo soo badi
Allahu Akbar.
ALLHAMDULILAAH
Mnshallah ❣
Thanks buddy soo badi
Welcome ustad xasaan
Jazakallaah
Asc wll hassan nosoo diyaari qisooyinkii nabiyada thanks
Masha allh
Taxane inooga dhig wll AllE Haku Barakeeye
Wan idin salamay bulxubey media
Asc wll seethy 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🍉🍉
Cajiib allah wa kan ugu awooda badan 😮😮 ilaahey abuuritaankiisa waa wax lala yaabo dabcan lakiin banii aadamka wa jizaar nimcadi uu allah uu siiyay uga ma mahac celinayan alle ma mudna in lagu caasiyo lakiin kaalay banii aadamkan madaxa adg wax u sheeg si kasta aad wax ugu sheegto waxbo ma maqlayaan
Allahu akbar❤❤🤲
Waaaw walagu waayee
Zxp faaidooyinka soonka
Kasoo hadal
Isoo duceeya walayal muraad ayaa leeyhy
Alxm🤲🤲
Masha’Allah.
Bishii barakaysneed ayaan ku jirnaa ee qisooyinka nabiyada ma so wada?
Mahadsanid wll qaali maxaa ayaad ku dhan abuurida bani aadamka 😭😭😭😭😭
subxaanallaah
Mansh Allah 💕
وفي أنفسكم أفلا تبصرون
❤❤❤
❤❤❤❤❤❤
Aad baan kuu dhagestaa
Marwalba walalkayow form djibouti
Wll please qisooyinka noosoo Badi
Bisha Ramadan
جزاك الله خيرا
M.A
Dadka dislike video miyey Muslim ahyn😔😔Jazakalah 🥰🤩
💞
M.a guleyso radio bulo xubeey
Allahayo adaa naleh adaana na abuuray alle rabiyo maxa abaal nagu leedahay abaalkaaso ah inaa kucaabudno
sheekhan qur anka aqrinaaya magaciis
Wallal waa mhd santhy wxaan kacodsan lahaa inaad qisooyinka nabiyada noogu soodarto