ขนาดวิดีโอ: 1280 X 720853 X 480640 X 360
แสดงแผงควบคุมโปรแกรมเล่น
เล่นอัตโนมัติ
เล่นใหม่
Illahay ha u siyaadiyo nabada iyo horumarka Gaalkacyo. Waa xuduntii iyo hal-bawlihii Somalia. Waxaan reer Gaalkacyo ugu baaqayaa inay nabada dhawraan qoys walbana gurigiisa hortiisa geed ku beero 🌳🌲🌴 sidoo kale maamulka dawlada hoose laamiyada ha ka xaaqeen ciida ku habsatay. Dalkeena hooyo aynu qurxisano❤️
Masha allh Gaalkacyoo amni noqotay baa ii muuqata waa ilahay mahadii Qurbo joog hadaanu nahay qoraxdii iyo Gayrihii Fiidka soo dhici jirayba waa u xiisnay dalkeena alow amaan nooga dhig
Gaalkacyo Magaaladii Aan ku Dhashey, Horumar Wacan Baan U Rajeynayaa, Waa Geyi Ilbaxnimo Taal, Waana Xudunta Somaliya, Waxaase Ka Yara Maqan in La Dhireeyo ان شاءالله
Jumco mibaarak labadaas igaar OO qaaliga AH.. GALKACYO asc allaha xafido Mshadcelinayaa scbayaal
Maashaa Allah Gaalkacyo Puntland State and Galmudug State the lloydminster of Somalia
Mashallah, Gaalkacyo si degdeg ah ayay u dhismatay. Balse, dhanka beerahana fadlan nala soo wadaaga
Mahadsanid sxb, in kastoo musik an wax ka maqliweyney
asc waan kula socdaa farxaan ilaa iyo galkacyo
Aad baa umahadsaantihiin Gaalkacyo Horumar balaaran baa kasocda maansha allaah illaaahay cadowgeeda Ha qabto lkn Suuqii magaalada maydan duubin geesahaa joogtaan Musicna waanagu asqaysiiseen Almiina wax wanagsan quraan maanoosaartaan dad badan musicga diin ahaan uga cararaan clipka dhan inaybintaas darteed udaniyaan baa dhacda
Loona Sameeyo Local greens or Parks si ay usii Qurxoonaato
Somalia Nacay Somalia Waa Dhulka Abeesoyinka Kuli Somalia
Abeesadu waa nafleey adoo kale ah qofki alle u qadaray meel kasta uu joigo waa cunaysa
Imaadan Afgran
War nin yoow waxba lagaama maqlo Muuzikada awgeed Ma ugu tala gashayna?
Guuleysta
Galkacayo my home
laakiin si hadalkiina loo maqlo heesta iska bakhtiiya
Ok
hees qaabdaran ayaa videoga ku ciyaaartay
Illahay ha u siyaadiyo nabada iyo horumarka Gaalkacyo. Waa xuduntii iyo hal-bawlihii Somalia. Waxaan reer Gaalkacyo ugu baaqayaa inay nabada dhawraan qoys walbana gurigiisa hortiisa geed ku beero 🌳🌲🌴 sidoo kale maamulka dawlada hoose laamiyada ha ka xaaqeen ciida ku habsatay. Dalkeena hooyo aynu qurxisano❤️
Masha allh Gaalkacyoo amni noqotay baa ii muuqata waa ilahay mahadii Qurbo joog hadaanu nahay qoraxdii iyo Gayrihii Fiidka soo dhici jirayba waa u xiisnay dalkeena alow amaan nooga dhig
Gaalkacyo Magaaladii Aan ku Dhashey, Horumar Wacan Baan U Rajeynayaa, Waa Geyi Ilbaxnimo Taal, Waana Xudunta Somaliya, Waxaase Ka Yara Maqan in La Dhireeyo ان شاءالله
Jumco mibaarak labadaas igaar OO qaaliga AH.. GALKACYO asc allaha xafido Mshadcelinayaa scbayaal
Maashaa Allah Gaalkacyo Puntland State and Galmudug State the lloydminster of Somalia
Mashallah, Gaalkacyo si degdeg ah ayay u dhismatay. Balse, dhanka beerahana fadlan nala soo wadaaga
Mahadsanid sxb, in kastoo musik an wax ka maqliweyney
asc waan kula socdaa farxaan ilaa iyo galkacyo
Aad baa umahadsaantihiin Gaalkacyo Horumar balaaran baa kasocda maansha allaah illaaahay cadowgeeda
Ha qabto lkn Suuqii magaalada maydan duubin geesahaa joogtaan Musicna waanagu asqaysiiseen Almiina wax wanagsan quraan maanoosaartaan dad badan musicga diin ahaan uga cararaan clipka dhan inaybintaas darteed udaniyaan baa dhacda
Loona Sameeyo Local greens or Parks si ay usii Qurxoonaato
Somalia Nacay Somalia Waa Dhulka Abeesoyinka Kuli Somalia
Abeesadu waa nafleey adoo kale ah qofki alle u qadaray meel kasta uu joigo waa cunaysa
Imaadan Afgran
War nin yoow waxba lagaama maqlo
Muuzikada awgeed
Ma ugu tala gashayna?