Gaalkacyo | Maxaa loola jeedaa magaca Gaalkacyo, Yaase deegaameeyay? | Waaberi Show | Xalqadda 17aad

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 22 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 143

  • @Sharmake_ismaiel
    @Sharmake_ismaiel ปีที่แล้ว +27

    Gacmaha ilaahay hakuu barakeyo hadii aad janalkega boqato

  • @ozzylink
    @ozzylink ปีที่แล้ว +5

    I am from Hargeisa, I was studying about Gaalkacyo today and I am absolutely impressed of this city. Its beautiful and even perhaps way more organised than all Somali cities

  • @fm__ahmedhanadfm__ahmedhan1125
    @fm__ahmedhanadfm__ahmedhan1125 ปีที่แล้ว +8

    Magalada dadka ugu badan ay ku noolyihiin galmudug wadatana magaca diintii hore ee soomalida (diinta_waaq) ee Caabudwaaq🇸🇴
    Ka soo hadal zxp👏🙏🙏

  • @ebrahimaden7664
    @ebrahimaden7664 ปีที่แล้ว +8

    Aad baa usugayay ustaad magldyda😊❤ qofkii la sugayay🤚

  • @rooblecali9126
    @rooblecali9126 ปีที่แล้ว +4

    Wow m.a Galkacyo Gurukayga ❤wll mahadsanid codsigayka waad tixkalisay ❤

  • @abdikanisuleimam9543
    @abdikanisuleimam9543 ปีที่แล้ว +21

    Gaalkacayo magaaladaydii❤ i miss u😢 laakiin labo taallo bay leedahay, tii galmudug kaliya baa sooqaadatay waxay dee😂

    • @Mohatopg
      @Mohatopg ปีที่แล้ว

      Wa yabanahay baraxley bu thumbnailka saray

    • @galka134
      @galka134 ปีที่แล้ว +1

      Waa meesha ugu bilicda wanaagsan magaalada

    • @abdikanisuleimam9543
      @abdikanisuleimam9543 ปีที่แล้ว

      @@galka134 halkaas naga hubso abti

    • @abdulaahimustafa5716
      @abdulaahimustafa5716 ปีที่แล้ว +1

      niyadeyda hilowgedaa buuxiyay

    • @Maalinlechannel
      @Maalinlechannel ปีที่แล้ว

      Sababta waxa waa yarkaan waa ree puntland marka saa ufahan saxb😂

  • @salmamohamed5001
    @salmamohamed5001 ปีที่แล้ว +8

    Hello maqal majiraa heer Galkacyo🎉

  • @salmanhassan1644
    @salmanhassan1644 ปีที่แล้ว +8

    Ree mudug is muujiya👑👋

  • @yasinsaid2529
    @yasinsaid2529 ปีที่แล้ว +1

    M.A MY HOME GALKACYO IN SHA ALLAH WAXAN RAJAY NAYAA SOMALIA 🇸🇴 ❤️ OO WADA MIDA UL IYO TIIR KEED IN SHA ALLAH SOMALIA 🇸🇴 HANOLATO JIRO JOOOG CADAWGA CAGTA HOOS TISA IN SHA ALLAH

  • @leaderzachariachannel9691
    @leaderzachariachannel9691 ปีที่แล้ว +4

    Waad mahad santahay mudo dheer sugeyney our city galkaio

  • @lipantotti9831
    @lipantotti9831 ปีที่แล้ว +5

    Qofkii ugu horeyay inan ahy ma la iga dareemaya 😂

  • @zakariadahir4120
    @zakariadahir4120 ปีที่แล้ว +2

    Dir dhabe iyo jigjiga iyo godey iyo dhaman umada somaliyeed gar ahaan dds

  • @Allsportshighlights1600
    @Allsportshighlights1600 ปีที่แล้ว +6

    Maya Maya tariikhdaas khaldan ilmaha ka ilaali dhulkaan Oromo ma Laheen ee waa dhul Somaliyeed, waqti gaan anaga ey teena na heysataa adna taariikh kale aad noo wadaa😢😢

    • @gujiyegarle5927
      @gujiyegarle5927 ปีที่แล้ว

      Wlahi wa runtaa sxb ninkani dib ha loo eego isirkisa.waayo magaloyin badan ayuu oroma u nisbeeyayay. Ma garanayo ninkani waaberi in ay aqoon daro katahay in kale.xitaa haday shekado runtahay. Inu dunmaro weye waayo eithopia o ay hogaaminayan qarnigan oroma da. Qiiil bu samena.sxb waaberi kor ugabax sheeko da o kale.

    • @cuntokariyecadced864
      @cuntokariyecadced864 ปีที่แล้ว

      @@gujiyegarle5927 ninkani wa bastar been badadan ona qabilista ah

  • @ahmedabdiazizaden1457
    @ahmedabdiazizaden1457 ปีที่แล้ว +2

    M.a waa magalo fac wayn oo astaan u ah gobonimada doonka somalia Galkacyo puntland

  • @abdullahisaed10
    @abdullahisaed10 ปีที่แล้ว +4

    My home 🏠❤thanks Waaberi Media

  • @fardowsohasan744
    @fardowsohasan744 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah waa magaalo aan jeclhy❤❤❤

  • @abdulaahiaxmed7152
    @abdulaahiaxmed7152 ปีที่แล้ว +3

    Gaalkacyo hadii aad didaa ku fairway
    Kaal kacyo
    Baar gaale
    Daba gaale
    Ab gaal
    Iyo kuwa kale gaal ku dhamaada
    Gaal afka maayga waa geel
    Gaal jecel waa geel jecel waa af maay sidaas la soco

  • @Warsameamir8
    @Warsameamir8 ปีที่แล้ว +6

    Galkacyo Waxay Daganada kale kagaa Duwaan tahay Daadkeedu wa wadaniyiin Jacayl Midnimada Iyo Somalinimada 🇸🇴

    • @jiilkacusub3019
      @jiilkacusub3019 ปีที่แล้ว

      waa magaalada ugu qabyaalada badan somalia 🇸🇴🇸🇴
      xaqiiqatan ma arag goob ka qabyaalad baadan

    • @ahmedcabdirisaaq6539
      @ahmedcabdirisaaq6539 ปีที่แล้ว

      ​@@jiilkacusub3019 waa sida burco oo kale waa laba daamood ama qaybood mj vs h.g iyo h.yoniz vs hjeclo 😂

    • @abdalaomar1439
      @abdalaomar1439 5 หลายเดือนก่อน

      ​@@ahmedcabdirisaaq6539 h.j iyo h.h waa hal qabiil oo isaaq lakiin mj .h.g wa hawiye iyodrood lakiin burco hal mayaor bay ledahay gaalkacyo lakiin waa laqayb iyo laba maamul

  • @abdulaahimustafa5716
    @abdulaahimustafa5716 ปีที่แล้ว +1

    cawo nasiino ima dhimana alla maxan ku xiizay 💯😍😍

  • @abdullahhassan7323
    @abdullahhassan7323 ปีที่แล้ว

    اللهم انزل ،وجعل بين الكرب و الاثقا ء مرديك الحق ،ور حم لمن اشتن بعا د وءلم حزن ،وبدل خير النعم ،امين ،ا مين.

  • @AbdiqadirRoble-nl1ul
    @AbdiqadirRoble-nl1ul ปีที่แล้ว +2

    I miss u my real city❤

  • @nuurhaaji2270
    @nuurhaaji2270 ปีที่แล้ว +2

    Amazing topic

  • @EBYAN5
    @EBYAN5 ปีที่แล้ว +2

    Galkacyo my home alllh maxaa uxiisay insha alllh inan sanadkaan tagi dono rajaynaa ayeyday si aan usoo arko insha allllh

  • @ibraahimabdinour7813
    @ibraahimabdinour7813 ปีที่แล้ว +5

    Viva garsoor

    • @salmamohamed5001
      @salmamohamed5001 ปีที่แล้ว +3

      Viv israac😂

    • @ahmettmohamedMuuse
      @ahmettmohamedMuuse ปีที่แล้ว +2

      ​@@salmamohamed5001 israac nimo💔

    • @axmed556
      @axmed556 ปีที่แล้ว +1

      Viva garsoor [ gaar ahaan dur-dur ]

    • @pdf5_
      @pdf5_ ปีที่แล้ว

      Garsor ha isracdo😂

  • @ahmedkarama9853
    @ahmedkarama9853 ปีที่แล้ว

    Waabri mahadsanid sidaad codsigeya u aqbashy🥰

  • @khaliidibozz5582
    @khaliidibozz5582 ปีที่แล้ว +2

    Wallka NFD SOMALIA 🇸🇴 kasoo hadal😢😢

  • @maganmahamoud923
    @maganmahamoud923 ปีที่แล้ว +2

    Galkayo bilan❤❤🎉

  • @maandeeq6947
    @maandeeq6947 ปีที่แล้ว +3

    GaLkacyo❤

  • @BAARQAB.CIIDED
    @BAARQAB.CIIDED ปีที่แล้ว +4

    Deeganka somalida ma jigjiga uunbad ku daysay sxb somaliya uunbad wad wadaaye

    • @goodlyrics2243
      @goodlyrics2243 ปีที่แล้ว

      Waar zxp macala magaladi diredhawa wuu iska dayaay iyadoo wxanoo dhan kawyanba iyadoo aad ogtahay in laynagu haysto

    • @BAARQAB.CIIDED
      @BAARQAB.CIIDED ปีที่แล้ว

      @@goodlyrics2243 Haa sxb waa yaabanahayba

  • @ashiryare8165
    @ashiryare8165 ปีที่แล้ว +1

    Dhusmareeb kasoo hadal Zxp ❤

  • @BisharShiil-fc5hg
    @BisharShiil-fc5hg ปีที่แล้ว +1

    Hori usoco sxb waa ku wataa

  • @adanabdulle4477
    @adanabdulle4477 ปีที่แล้ว

    RAMAANKA ALLE HANAGA
    AQBALO DHAMAANTEEN
    USTAAD WHERE IS THE
    WARSHIIKH
    #AAWAY CADALE 😳

  • @ahmedkarama9853
    @ahmedkarama9853 ปีที่แล้ว

    Fadlan hobyo kasoo samee we wait hobyo

  • @Guuldoon24
    @Guuldoon24 ปีที่แล้ว

    Waabariyow cadaado ka soo hadal saxib waa magaalo wayn oo taariikh leh

  • @Warsameamir8
    @Warsameamir8 ปีที่แล้ว +6

    Magaladaydii Aan ku dhashaay kunnaso barbaraay 🇸🇴 lkn tariikhda iga Sax oromo Iyo Ethiopia waligeed Cagaha maaysan So galin

  • @sahrocrypto9621
    @sahrocrypto9621 ปีที่แล้ว +3

    Haddii aad rabtid in aad barato cyrptocurrency iyo sida loo helo lacagaha ugu wanaagsan ee lamaalgashto nasoo raac 💯❤❤❤❤❤❤❤

    • @Aries22391
      @Aries22391 ปีที่แล้ว

      Ma isiin karta information ku sabsan wan kuso racaya e

  • @faadumosharmaake4065
    @faadumosharmaake4065 ปีที่แล้ว

    Waaberi Mahadsanid t❤😊

  • @raabciiseraab4559
    @raabciiseraab4559 ปีที่แล้ว

    Gaalah Gaalo mahin Af oromo Gaalah waxaa la dhahaa Geela kolay magalo geel bdn ayay ahayd filaa in kaste oon wali arkin Galkacayo sxb Diri dhaba ka soo hadal

  • @zakariadahir4120
    @zakariadahir4120 ปีที่แล้ว +1

    Qabri dahar iyo dhagaxbuur iyo dhaman magaloyinka degaanka

  • @aliabdi9848
    @aliabdi9848 ปีที่แล้ว +1

    Galkayo bilan🥰

  • @Mursal235
    @Mursal235 ปีที่แล้ว +1

    My home galkacyo

  • @abwaancirrodabey8169
    @abwaancirrodabey8169 ปีที่แล้ว +3

    Gaalkacyo waxaa gaalada kakiciyey gaala eri cismaan oo ahaa ninkii hogaaminayey ciidamada somalida e maxaad uga tagtay taariikhdiisa

  • @MajidMajid-yf2tt
    @MajidMajid-yf2tt ปีที่แล้ว +1

    Keep going

  • @santuurnuur5493
    @santuurnuur5493 ปีที่แล้ว +1

    Asc.Walaal.soo.dhig.magaalada.Goldogob..mahad.sanid.🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @fataato2792
    @fataato2792 ปีที่แล้ว

    My city really I miss ❤ long time ago ??

  • @hayaan2418
    @hayaan2418 ปีที่แล้ว +5

    Magaalo hawiye

    • @siciidcabdi8945
      @siciidcabdi8945 ปีที่แล้ว +2

      Baraxleey bey dgan yihiin ayaan dhaw baan booqdey waxad moodaa Baraxleey iney tahay Kaam hoostaga magaalada inta dadka kale dagan yihiin.

    • @Mohatopg
      @Mohatopg ปีที่แล้ว +1

      😂baraxley iyo galkacyo kala saar

    • @Cabdiraxman..Gaalkacyo
      @Cabdiraxman..Gaalkacyo ปีที่แล้ว

      Magaalo rabi

    • @cuntokariyecadced864
      @cuntokariyecadced864 ปีที่แล้ว +1

      @@siciidcabdi8945 konfurta wa galmudug waqooyi wa susacleeyda igu urka badan ee adrodka daga nlcdba kudhashay

    • @cuntokariyecadced864
      @cuntokariyecadced864 ปีที่แล้ว +1

      @@Mohatopg susackeey iyo galkacyo kala saar

  • @pdf5_
    @pdf5_ ปีที่แล้ว +2

    Magaladii lawada sugeyey ayaa soo qaptey legend 👍🌴🤍

  • @abdulrahmanabdullahi4388
    @abdulrahmanabdullahi4388 ปีที่แล้ว

    As wr wb bro kasoo hadal cadale waa degmo qadiimiya ee gobolka sh dhexe jazakalaah

  • @HaykalMoha88
    @HaykalMoha88 ปีที่แล้ว

    THANKS SXB WAAN KA HAYAA GALKIO😢❤

  • @Akhyaar142
    @Akhyaar142 ปีที่แล้ว

    Galkacyo ila Dhusamareb iyo Hobyo wxy kamidyihin dhulwaynaha boqortoyada mj inta gcnta kamaqana waykuso noqon donan insha allah

    • @amaalabdi4175
      @amaalabdi4175 ปีที่แล้ว +2

      😂😂😂😂 kaly iga so casho 😂😂

    • @HealthyToday24
      @HealthyToday24 ปีที่แล้ว +1

      Gorowe waxa ay ka mid ahy HOBYO EMPIRE

  • @cabi500
    @cabi500 ปีที่แล้ว

    Zxp dhusamareeb nh🎉

  • @CarabShiikh
    @CarabShiikh ปีที่แล้ว

    c/raxmaan waabariyoow waxaad ka tagtay ama khaladday ninkii meesha gaalada ka kiciyay oo ahaa gaala eri AHUN

  • @MiskiMohamed-iy3ms
    @MiskiMohamed-iy3ms ปีที่แล้ว

    Thanks🎉

  • @AbdiqadirRoble-nl1ul
    @AbdiqadirRoble-nl1ul ปีที่แล้ว

    Manta Lee magaladeyda la hadashay ❤

  • @caamirpro6625
    @caamirpro6625 ปีที่แล้ว

    Thanks pro

  • @maxamedfaarax6996
    @maxamedfaarax6996 ปีที่แล้ว +2

    Waraayee adigu dhullkaba oromaad siisqy taariikhda aad ayayaad uqaldaysaa waxaagi waa oday jaahilawarkii ee iskadaa kawaranka waxaanad aqoom

  • @cabdirixmanabuubakar4491
    @cabdirixmanabuubakar4491 ปีที่แล้ว

    Hadaad hobyo ka tagtay sxb mglooyin kama aadan so hadlin

  • @RaahipPro
    @RaahipPro ปีที่แล้ว +1

    Abdirihmaan omar saxiib Galkacyo waa magaalo aad u tariikh fog lkn waxaa ka hor marisay Magalooyin ka tariikh yar maanta waa xili ay soo daahday inkastoo ay waligeedba jirtay marka nio magaaldas inaa magaloyiinkii hore ku darti bay aheed intaas waa kaftan saxiib keep going 😂

  • @maymunmacalincabdi8083
    @maymunmacalincabdi8083 ปีที่แล้ว

    Wll magaalooyinka gobolka galgaduud maxaa usoo gali waysay

  • @HannanIsmail-y7h
    @HannanIsmail-y7h ปีที่แล้ว

    Galkacyo❤😢

  • @zakariadahir4120
    @zakariadahir4120 ปีที่แล้ว

    Kaso hadal waberi aaad ku tageernaa ré dds hadan nahahy

  • @thecentury1200
    @thecentury1200 ปีที่แล้ว

    ❤❤galkayo from her twin burco

  • @zakarianoor3674
    @zakarianoor3674 ปีที่แล้ว

    Sxb adoo raali ah Tarikhada magalada galdogob ka so hadal koley waa Tariiikh dheer baa maqley sxb adoo raali ah mahasanid

  • @Drs__InaApdu123-io4qf
    @Drs__InaApdu123-io4qf ปีที่แล้ว

    Cabdirahmaan omaroow ma taqaanayna ma ogyne😅😅🤣🤣

  • @M-KHALIF
    @M-KHALIF ปีที่แล้ว +1

    From GLK

    • @abdalaomar1439
      @abdalaomar1439 4 หลายเดือนก่อน

      Waa magaalada kaliy somaali laba maamul ka Aimiyaan ttasad ilowdayy wabari

  • @yusufahmed6190
    @yusufahmed6190 ปีที่แล้ว +1

    Wllo tiridhaba kasoo hadal ee deganka somalida

  • @foox4080
    @foox4080 ปีที่แล้ว

    Taariikhda sida saldanadu ku burburtay wey kaa qaldantahay.
    Saldanada waxay iskhilaafeen talyaaniga isaga ayaana cali yuusuf soo qabtay oo xamar ku xiray.
    Iska hubi taariikhda.

  • @bajadhuunyare3785
    @bajadhuunyare3785 ปีที่แล้ว

    War ma SSDF Baad tiri jamhad mujaahidiinta somaliyed,Galkacyo magaalo igu wayn

  • @odaykasheekee6929
    @odaykasheekee6929 ปีที่แล้ว

    Kulaabo halkaa Talyaaniga ayaa burburiyay saldanadii hobyo isagaana ina Keenadiid xamar ku xirey ee xamar odayga iskama aadin
    Teeda kale gaalkacyo iyo Dhowr magaalo oo kale dadaal Waad samaysay hayeeshe weli wax badan baad isku qastay anyway ku mahadsanid dadaalkaada

    • @cuntokariyecadced864
      @cuntokariyecadced864 ปีที่แล้ว

      Hoyada was tariiq bena aya dadka usogudbinaysan

    • @odaykasheekee6929
      @odaykasheekee6929 ปีที่แล้ว

      @@cuntokariyecadced864 hooyada iyo hooyaday iyo dhamaan hooyooyinkeena Soomaaliyeed allaha janeeyo Adigana afkaaga wanaaga allaha baro

  • @Reallyfaami
    @Reallyfaami ปีที่แล้ว

    Haadad hobyo ka tagto maqaxida wa laga xira😂

  • @alisaladahmed424
    @alisaladahmed424 ปีที่แล้ว

    Mudug waa magaalo taariikh dheeer 💯💯🇸🇴
    18ka gobol ee soomaaliya wa gobolada ugu magaca dheer
    .
    Dad geesiyiin ah oo hadal cad cad ayaa kasoo jeeda waxay is shabahaan togdheeer 💯
    Lkn waxaan aad uga niyad jabaa gobolkii mudug inuu 2 u qaysanyahay maanta oo lagu leeyahay war haddii qoraxdu dhacdo dhankaas ha u gudbin 😢😢😢😢😢😢🇸🇴🇸🇴,.
    Soomaali haday cadaabta ku wada gurmaan qabiil baa ku guray 🏃🤮 merde

  • @abdisalamsidow
    @abdisalamsidow ปีที่แล้ว

    Magaalada Marko maxaad ku haysataa

  • @princessamal5959
    @princessamal5959 ปีที่แล้ว

    Magaladan oromo ma laheene wax kale sheeg

  • @suusaanabdi5058
    @suusaanabdi5058 ปีที่แล้ว

    My home

  • @cabdiraxmaanjinoole-oi3et
    @cabdiraxmaanjinoole-oi3et ปีที่แล้ว +1

    Goldogop kasoo hadal

  • @abdijunior8945
    @abdijunior8945 ปีที่แล้ว

    Next Haafun ma soo badal ader

  • @boono2912
    @boono2912 4 หลายเดือนก่อน

    galkacyo 90% PL baa maamusha. tag oo soo arag.

  • @abdalanour8393
    @abdalanour8393 ปีที่แล้ว +1

    First

  • @saahidsaid3347
    @saahidsaid3347 ปีที่แล้ว

    Maaha magacu sidaa Fikirkan aad sheegtayna waxa faafisay Ethopia iyago ka dhigaya in dhulkan ay Oromadu lahayd.

  • @alisaladahmed424
    @alisaladahmed424 ปีที่แล้ว

    Maah maahyada ree mudug laga dhaxlay
    Ninka beeerta falayoow futa gaduud 😂😂

  • @yonissayid6073
    @yonissayid6073 ปีที่แล้ว +2

    Dhulkeena oromo ma lahayn ee afkeena yeynaan ku siin

  • @honcabdulahi3744
    @honcabdulahi3744 ปีที่แล้ว

    Marka caday ayaa dhiman

  • @SultanNour
    @SultanNour ปีที่แล้ว +1

    Harardheere

  • @anwaar.adaan.maxamud
    @anwaar.adaan.maxamud ปีที่แล้ว

    Gobolka ugu wayn somaliya ma bariba mise wa geedo ya ishegaya qof ayan kumuranaye kalabad muran male o wa sanage

  • @jabiye8593
    @jabiye8593 7 หลายเดือนก่อน

    war nimanyhow tariikhda somaliyed ee dhulkan illa 3000 iyo dheerad oo sano wey kabadantahay ee oromo oo geeska africa usoo qaxdey 400 sano kahor kanoo soo qaxdey kenya iyo uganda ,hanugusoo caan bixinina dhulka SOMALI baa LAHEYD, LEHNA , LAHANDOONTANA IDAM ALLE

  • @aishamohamud7747
    @aishamohamud7747 ปีที่แล้ว

    Hee baraxlat leee soo qadan dhanka kalan away 😂

    • @cuntokariyecadced864
      @cuntokariyecadced864 ปีที่แล้ว +1

      Dhanka kale so susacley maha sabishada kubuuxi🤣🤣🤣

  • @FadumoAbshir-et7vi
    @FadumoAbshir-et7vi ปีที่แล้ว

    Reer keeno diid maxa lag wadaa

  • @husseinnuur7567
    @husseinnuur7567 ปีที่แล้ว

    Sultan cali yuusuf talyaani ayaa la dagaamey ilaa markii dambe uu talyaaniga gacanta lagu dhigay xamar Mugadisho xabsi kutaal kuxirtay sultanka
    Ku laabo taariiqda mudug iyo Saltan caliyuusuf waxba kama ogidee 😂

  • @cabdirisaqxasan4619
    @cabdirisaqxasan4619 ปีที่แล้ว +3

    Waryaa beenaale kani ma orombaa waaban kashakiyeye taariikhda wuu khaldayaa soomaaliyey taariikhdiina barta oobaara ninkan ookale idinka faa iidaysane kani waa orom ama waa shisheeye kalkaal taariikhda gaalkacyo iyo magaalooyinkalaba wuu khalday iska jira waxkasta ha rumaysanina soomaalay waad hurudaan

  • @somaligroupgemeston8933
    @somaligroupgemeston8933 ปีที่แล้ว +2

    War maalimaham waad soo waalanaysa maxaad oromo nagadaba wada waryaa cabdiraxman cumar magaceena iyo awoodeena ka hadal oromo iska dhaaf dib hanoguso lifaaqin

  • @malikibrahim4628
    @malikibrahim4628 ปีที่แล้ว

    wall garissa iyo gobolka waqoyyi bari tariikhdisa kaso hadhal

  • @habiboelmo7877
    @habiboelmo7877 ปีที่แล้ว

    Gaal kacyo waa gaal qof aan muslim ahayn oromo kenya ayay dagned lakin gaalkacyo ayay rabtay inay lawaregto waa laiskacabiyay adigana maxa nokentay bal eeg

  • @bishiali1671
    @bishiali1671 11 หลายเดือนก่อน

    somalida faankoodii wuxuu gaaray dhulkoodii inay oromo siiyaan ay dhahan wan ka cayrsanay bal waxaas arag wuxu ku hadlo

  • @AAA-sx5ej
    @AAA-sx5ej ปีที่แล้ว

    Been badaana. Gaal, somalidi horey wexey uu taqiinen geela. Bariga magaada awaa xiliga xaaga ah aya duufaan geela dhiba oo kiciya aya marmaar yimada. Dabeyshu ama dufaanta aya wax lo yiqiin gaalkacshe... markas ba magaladi layiri gaalkacyo. Abahay ba galkacyo ku dhasheey, ani aga wareysta.

    • @mohamedsahanley
      @mohamedsahanley ปีที่แล้ว

      Gaalkacyo gaalo eri baa ka xoreyey oramdi gaalo

  • @abdifatahmahamed4719
    @abdifatahmahamed4719 ปีที่แล้ว

    jigjiga ayeey sheega naysaa oromo adna gaal kacayo ayaad ugu yeedhay haygu soowadin

  • @silverloola726
    @silverloola726 5 หลายเดือนก่อน

    beenloogaan taariikdu been kasheegayaa

  • @husseinnuur7567
    @husseinnuur7567 ปีที่แล้ว

    Been badanaa

  • @SadikVardi
    @SadikVardi ปีที่แล้ว +1

    SİTTİ NAA

  • @abdikanisuleimam9543
    @abdikanisuleimam9543 ปีที่แล้ว +1

    Gaalkacayo magaaladaydii❤ i miss u😢 laakiin labo taallo bay leedahay, tii galmudug kaliya baa sooqaadatay waxay dee😂

    • @sakariyecabdulaahiaxmed1419
      @sakariyecabdulaahiaxmed1419 ปีที่แล้ว

      Dhiba malah wall qolada dhigoda ku badan yahay ba iska leh

    • @abdikanisuleimam9543
      @abdikanisuleimam9543 ปีที่แล้ว +1

      @@sakariyecabdulaahiaxmed1419 Yaa badan marka?

    • @Mohatopg
      @Mohatopg ปีที่แล้ว +1

      Baraxley bu thumbnail ka saaray wa yabanahay nio

    • @cuntokariyecadced864
      @cuntokariyecadced864 ปีที่แล้ว

      @@Mohatopg hada ma susacley ba laga dhigi laha