Cybersecurity Sideen ubaran karaa 2024❗

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ต.ค. 2024
  • Booqo Website ka Hurbad: hurbad.com/
    Libaax ama Libaaxad hadii aad doonayso in aad kusoo biirto hurbad.com, lagaagana caawiyo sidii aad isku diiwaan galin lahayd fadlan nagala soo xariir numberadaan
    ============================================================
    Maxamed Isxaaq
    +44 7970 551162
    Abdirizak Hersi
    +44 73 764 27517
    Mogadishu
    +252 615 070 785 Number kaan WhatsAPP malahan hada.
    +252 619 997 101 Kan ayaad WhatsAPP ahaan noogala soo Xariir Kartaa
    ============================================================
    CONNECT WITH US ONLINE
    Facebook Link: / hurbad
    Twitter Link: / hurbadit
    Instagram Link: / hurbad
    LinkedIn: / abdirizak-hersi
    LinkedIn: / hurbad

ความคิดเห็น • 53

  • @daddymusti7218
    @daddymusti7218 6 หลายเดือนก่อน +14

    Mahadsanid macalin 1000x Qofkii doonaya in uu cilmiga IT barto ee dadaal intaa la eg bixinaayo waa midka bilaabo ay ka go antahay in uu lugaha lagalo cilmiga balse dhalinta aan weli bilaabin ee jecel in ay bartan qodobka macalinka uu inoo kala dhigay waxay malid yihiin ragga garoonka kubadda banaanka kataaagan ee raba in ay hadana kadhahaan sida hadan yelo sidaa ayaan yeelayaa oo micneduyahay habar fadhida lagdan lafudud adeer bilaaw soo gal go aan qaado wuu ku anfaci cilmigan maalin ..dhaman bahda hurbad Ramadan Karen illah ha idinka jaaziyo cilmigaan aad nabaraysan dadbadan way jiran ee ku baraaragsun dadaalkina wan idin kaaga mahadcelinaynaa koorsooyinka loo hagarbaxay ❤❤❤

    • @barkhadibraahim1023
      @barkhadibraahim1023 6 หลายเดือนก่อน

      zhp adi wali hurbad courses ma ka qaadatey qeybta cyber ka

  • @mrazizi583
    @mrazizi583 6 หลายเดือนก่อน +5

    Courses kaga waqti ga aad bu dheer yahy like old schools cml.. Ani USA ban jogaah all the programs waa maximum 4 months waye balse waxan aad uga hele course kaga aad bay unadaam San yihin

  • @nimcanabdi9981
    @nimcanabdi9981 6 หลายเดือนก่อน +4

    Waad mahadsan tihiin bahda hurbad sida qiimaha badan eed noola wadaagteen dariiqa ay tahay in loo maro barashada cilmiga cybersecurity ga waxan rajaynayaa dhawaan in aan kusoo biiro bahdiina kana barto cilmiga it ga

  • @ccasiis9214
    @ccasiis9214 6 หลายเดือนก่อน +4

    Ustaad waxa aan ahay araday aad udoonaya in uu Barto course kan insha Allah you will be my teacher

  • @AadanIsxasq
    @AadanIsxasq 26 วันที่ผ่านมา

    Halkee laga helaa

  • @HamzaBachir-ku9hw
    @HamzaBachir-ku9hw 6 หลายเดือนก่อน +4

    maraka kobad waan idin salamaya dhaman bahda hurbad institute of technology.
    ( السلام عليكم ورحمة الله وبركاته )
    Salaan kadib manta waa malinti kobaad ee tobanka dhexe ee rabadaan sow allah dambiyadiina haa dhafo iday kiinba amin.

    • @Hurbad
      @Hurbad  6 หลายเดือนก่อน +1

      Dhamaanteen walaal aamiin

  • @BoqulkaroonBoqulkaroon
    @BoqulkaroonBoqulkaroon 6 หลายเดือนก่อน +4

    Mashaallah❤ macalin

  • @sakariyemusejama9117
    @sakariyemusejama9117 6 หลายเดือนก่อน +4

    Cyber security experts inaan noqda rajeena 😊😊

    • @barkhadibraahim1023
      @barkhadibraahim1023 6 หลายเดือนก่อน

      zhp wali hurbad courses ma ka qaadatey wali

    • @sakariyemusejama9117
      @sakariyemusejama9117 6 หลายเดือนก่อน

      @@barkhadibraahim1023 Haa wan ka qaatay aadbana ugu anfacay

  • @abdiwalibarkhad4631
    @abdiwalibarkhad4631 5 หลายเดือนก่อน +6

    Zxp lamabarkaaga intee ka heli karaa

    • @Hurbad
      @Hurbad  5 หลายเดือนก่อน +1

      WhatsApp +447970551162

  • @AdamAbdirashid123
    @AdamAbdirashid123 6 หลายเดือนก่อน +2

    ☆Waad ku mahadsantahay sida noola talisay ee noo sheegtay xog naga dahsoon.

  • @AwaleFurre
    @AwaleFurre 6 หลายเดือนก่อน +2

    Masha allah ustaad

  • @hamdaabdi6368
    @hamdaabdi6368 6 หลายเดือนก่อน +2

    Basic iyo intad so sheegtayba wan ka dhisanhay ee ma idinka dhigaya syper security inan barto rabaa

  • @TechNinjaFix
    @TechNinjaFix 6 หลายเดือนก่อน +2

    Maasha allah

  • @Ibrabosaso
    @Ibrabosaso 6 หลายเดือนก่อน +2

    Anigoo computer science ah soo mabaran karo cyper security

  • @ahmedishaaQ
    @ahmedishaaQ 6 หลายเดือนก่อน +2

    Mashallah

  • @affowlejo2659
    @affowlejo2659 6 หลายเดือนก่อน +1

    Mr madaxeey sanad dhan kuma dawan 👋

  • @Mohazsa1d
    @Mohazsa1d 6 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanid ustaad

  • @DhaxAl-Ch
    @DhaxAl-Ch 6 หลายเดือนก่อน +1

    Total lacagta waa imisa coursada oodhan❤

  • @GuledAbdirahman-z9s
    @GuledAbdirahman-z9s 6 หลายเดือนก่อน +1

    Scw

  • @BileHussain
    @BileHussain 6 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanid ustaad , waxan kaloo ku weydin lahaa si aan ubarto cybersecurity ma ubaahanahay inaan aqoon uyeesho maaddooynka programming-ka amase mala iiga baahanayahay ?

  • @maankacadde9463
    @maankacadde9463 2 หลายเดือนก่อน

    Meqaa bil Ayaa igu filan

  • @zEv533
    @zEv533 6 หลายเดือนก่อน +1

    Ustaad wxN raba inan bartO cilmigAn midkeen u adeegsadAa barashadiisA
    Computer 🖥 mise Laptop 💻 ?

    • @Hurbad
      @Hurbad  6 หลายเดือนก่อน

      KII AAD HELI KARTO waa isku mid

  • @MomedRabilleh
    @MomedRabilleh 6 หลายเดือนก่อน +1

    I realty want to learn cyberecurity so i need more information 😢

    • @Hurbad
      @Hurbad  6 หลายเดือนก่อน

      WhatsApp naga Soo xariir +447970551162

  • @AbdihafidMohamed-b4b
    @AbdihafidMohamed-b4b 4 วันที่ผ่านมา

    IT malugu shaqeysan kara ustad🤔

  • @anascanshur9412
    @anascanshur9412 6 หลายเดือนก่อน +1

    Waxaas tirada badan meeqo sano qaadan kartaa

  • @Jackson-v7o
    @Jackson-v7o 3 หลายเดือนก่อน

    Malagu shaqeenkaraa mana laisku halaykara 50%

  • @zakipoi3206
    @zakipoi3206 2 หลายเดือนก่อน

    Lamparkaga ma helee❤

    • @Hurbad
      @Hurbad  2 หลายเดือนก่อน

      @@zakipoi3206 WhatsApp nagala Soo +252619070785

  • @Hiigsiexhcnage
    @Hiigsiexhcnage หลายเดือนก่อน

    Ustaas waa qayb kamid IT baa natiiri sax marka faculty it marka doorto maka sii baran karaa cybersecurty?

    • @Hurbad
      @Hurbad  หลายเดือนก่อน

      @@Hiigsiexhcnage whatsapp naga Soo qabo +447970551162

  • @faizaabdi4754
    @faizaabdi4754 6 หลายเดือนก่อน +1

    Abowe courses ka wan rabaa lkn ma awoodi

  • @m0hamedkadar479
    @m0hamedkadar479 6 หลายเดือนก่อน +3

    Laptop laaan course man dalban karaaa

    • @Hurbad
      @Hurbad  6 หลายเดือนก่อน +2

      Laptop la'aan lama baran karo Cilmiga Computer kaa

    • @trainingforlife7420
      @trainingforlife7420 6 หลายเดือนก่อน

      @@Hurbad. Laptop ku ugu fican ke bad igula talin lahayd inan so gado.
      Ram kisa. Ado mahadsan. Quality gisa.
      Ramadan Mubarak ☪️

    • @Hurbad
      @Hurbad  6 หลายเดือนก่อน +2

      LAPTOP 💻 waxaa ugu fiican midka wata ugu yaraan
      Intel i7 ama i5 8th generation ama.kadib
      8GB RAM Kiisu yahay
      512SSD. Hard Drive ah wata
      Windows 11 Pro ama 10 Pro wata
      Shirkada ow doono ha ahaado
      HP
      lenovo
      Dell
      Toshiba
      Acer

    • @AbdullaahinuurMaxamed
      @AbdullaahinuurMaxamed 6 หลายเดือนก่อน

  • @cqanixasanwarsame2903
    @cqanixasanwarsame2903 วันที่ผ่านมา

    Anu jamacad u galin ma baran karana

  • @NaasirMaxamed-nv7mq
    @NaasirMaxamed-nv7mq 6 หลายเดือนก่อน

    Waxan ka mid ahay dadka ku xidhan hurbad
    Horta hurbad xageee ku taal ma muqdisho mise nayroobe

    • @Hurbad
      @Hurbad  6 หลายเดือนก่อน +1

      Hurbad.com ayay kutalaa walaal hurbad malahan goob gaar ah ee wax looga barto ee waa online website waxlaga barto. Elearning platform

    • @NaasirMaxamed-nv7mq
      @NaasirMaxamed-nv7mq 6 หลายเดือนก่อน

      @@Hurbad offline ahaan maan loogu dhigan Karin aan online ahayn

    • @Hurbad
      @Hurbad  6 หลายเดือนก่อน +1

      Maya Walaal l. Offline malahan hurbad waa online oo kaliya

  • @AdvibeChannel
    @AdvibeChannel หลายเดือนก่อน

    😂😂 cilmi anshsxa kabaxsan rabaa

  • @Aybmhm
    @Aybmhm 6 หลายเดือนก่อน

    Ustaadaw ramadaankaan qiima dhimis majirto miyaaa aan ku soo biiree machadka tababarada jilla mustaqblka😂

    • @Hurbad
      @Hurbad  6 หลายเดือนก่อน

      Waa jirtaa 50% qiimo dhimis any course. DIPLOMOOYINKA KUMA JIRAAN

    • @m0hamedkadar479
      @m0hamedkadar479 6 หลายเดือนก่อน

      @@Hurbad kuwee qimahothaa ladimey ustadh