HABBOON S2 XALQADA 24-AAD | "INTAAN KADIB MA AQAAN WAXAAN SAMEEN DOONO"

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 ก.ย. 2024
  • HABBOON S2 XALQADA 24-AAD | "INTAAN KADIB MA AQAAN WAXAAN SAMEEN DOONO"
    DIRECTED BY: ABSHIR RAGEH
    1ST ASSISTANT DIRECTOR: AHMED OLOW
    2ND ASSISTANT DIRECTOR: AMIN MAHAMUD
    PRODUCER: SAYID HUSSEIN
    EXECUTIVE PRODUCER: ASTAAN MEDIA
    DOP'S: MO LIBAN - CABEEY
    1ST ASSISTANT CAMERA:AHMED HURDAYE
    2ND ASSISTANT CAMERA: A/QADIR AKA
    EDITOR'S: ENG GACMA - MOLIBAN- CABEEY
    GAFFER'S: DJOSMAN - ALI BAANA -IBRAHIM
    SOUND ENGINEER: MAHAMED NUUNE
    SOUND ASSISTANT: ATAX OSMAN
    SCRIPT-WRITERS: ABDISIYAAD - AHMED OLOW - ABSHIR RAGE
    SCRIPT-EDITORS: HUSSEIN HASSAN - HASSAN YUFLE - XAMARAWI - SAYID HUSSEIN
    MAKE UP: LIINA - UMU FUAD
    LOGISTICS: ABDIMANAN AHMED - FARHIA - ABDI JAMA - QRO QOORYARE - SAYID ALI FAROOLE - XASAN TARMUUS - AWEYS COOK
    CAST:
    ASHWAAQ = SIRAJI HABBOON
    ABDIWALI OMAR = JAMAAL
    AADAN AFEEY = DUCAALE
    FARTUUN BAAJUUN = AMRAM
    SAGAL ALI = ISMAHAAN
    MAHAMED WARSAME = XIRSI
    MUNA ABDI = ISTAR
    XAMZA YARE = CUMAR YARE
    FARTUUN TAMAAM = MARYAN
    MARYAN YUSUF = IDIL
    ABDIRISAAQ JAKAARTA = SUBEER
    FAATUUSH = XAMDI
    SUWEYS XASAN = FAIZO
    ABDALLA ALI = SAMATAR
    RAMLA AXMED = SALMA
    MAXAMED ISSE = XASAN
    SALMAAN = JACFAR
    FAADUMO = AAMINO
    SPECIAL THANKS: SUMMER CAFE - SILVER STAR CAFE - SIMAD UNIVERSITYHABBOON S2 XALQADA 22-AAD | "FULAY AYAA TAHAY WAANA SABABTA AAD MARKII HORE U GUUL DAREESATAY"
    DIRECTED BY: ABSHIR RAGEH
    1ST ASSISTANT DIRECTOR: AHMED OLOW
    2ND ASSISTANT DIRECTOR: AMIN MAHAMUD
    PRODUCER: SAYID HUSSEIN
    EXECUTIVE PRODUCER: ASTAAN MEDIA
    DOP'S: MO LIBAN - CABEEY
    1ST ASSISTANT CAMERA:AHMED HURDAYE
    2ND ASSISTANT CAMERA: A/QADIR AKA
    EDITOR'S: ENG GACMA - MOLIBAN- CABEEY
    GAFFER'S: DJOSMAN - ALI BAANA -IBRAHIM
    SOUND ENGINEER: MAHAMED NUUNE
    SOUND ASSISTANT: ATAX OSMAN
    SCRIPT-WRITERS: ABDISIYAAD - AHMED OLOW - ABSHIR RAGE
    SCRIPT-EDITORS: HUSSEIN HASSAN - HASSAN YUFLE - XAMARAWI - SAYID HUSSEIN
    MAKE UP: LIINA - UMU FUAD
    LOGISTICS: ABDIMANAN AHMED - FARHIA - ABDI JAMA - QRO QOORYARE - SAYID ALI FAROOLE - XASAN TARMUUS - AWEYS COOK
    CAST:
    ASHWAAQ = SIRAJI HABBOON
    ABDIWALI OMAR = JAMAAL
    AADAN AFEEY = DUCAALE
    FARTUUN BAAJUUN = AMRAM
    SAGAL ALI = ISMAHAAN
    MAHAMED WARSAME = XIRSI
    MUNA ABDI = ISTAR
    XAMZA YARE = CUMAR YARE
    FARTUUN TAMAAM = MARYAN
    MARYAN YUSUF = IDIL
    ABDIRISAAQ JAKAARTA = SUBEER
    FAATUUSH = XAMDI
    SUWEYS XASAN = FAIZO
    ABDALLA ALI = SAMATAR
    RAMLA AXMED = SALMA
    MAXAMED ISSE = XASAN
    SALMAAN = JACFAR
    FAADUMO = AAMINO
    SPECIAL THANKS: SUMMER CAFE - SILVER STAR CAFE - SIMAD UNIVERSITY

ความคิดเห็น • 2.1K

  • @xamdiitoibrahim8723
    @xamdiitoibrahim8723 ปีที่แล้ว +536

    Inta Dareensan Haboon inuu Dhamaad yahy 😩💔
    Best musalsal Team haboon 💕🫂

    • @hamseisko3247
      @hamseisko3247 ปีที่แล้ว +7

      Adiga comment walba maad ku jirtaa waa yaabe

    • @hudachanel2495
      @hudachanel2495 ปีที่แล้ว

      Wllo subscribe isar please

    • @gudoonibrahim6150
      @gudoonibrahim6150 ปีที่แล้ว

      💔🥺

    • @darishore814
      @darishore814 ปีที่แล้ว +11

      3 xalqo ayaa hartay meel kusii qoro qeebta make up ka Gabar ka shaqeysa Ii sheegtay

    • @somaliqueen7492
      @somaliqueen7492 ปีที่แล้ว

      @@darishore814 abyo nooh jaamal iyo haabbon ma iss aroossaayn ya og he

  • @HeliwaaMedia
    @HeliwaaMedia ปีที่แล้ว +275

    Caaisha Rc ayaa Irbad ka luntay wey raadisay way weyday nabiga scw ayaa u soo galay dabadeed, Irbadii wey heshay waxayna tiri; wajigaaga maxa ka Nuur badan nuur badana. Waxuu yiri; "Hoog waxuu u sugnaaday qofkii nuurkaas laga qadiyo maalinta qiyaamaha"!!!
    Allow Nuur ka nabiga scw ha naga qadin.
    Aamiin Aamiin ❤️🥀❤️❤️

  • @Nuurkeyhaji
    @Nuurkeyhaji ปีที่แล้ว +638

    NASIIB aa leedahay hadaa haboon season 2 daawaneeyso ...caafimaad iyo nabad allah nagu gaarsiyo bisha soon🥰🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @hassankhadar4794
    @hassankhadar4794 ปีที่แล้ว +570

    Wuu Ku jeclaa wuuna Ku soo ducaanyn jiray Adigoon aduunka joogin 😘 cidkale maahe waa Nabi mahamed scw ❤️

  • @ismaanapdullahi2082
    @ismaanapdullahi2082 ปีที่แล้ว +105

    Allaha ku mahdiya inta qofood caawa cafimaad ku daawate sanadkii hore dad walaala ah sanadki hore nala jooge ayaa caawa naga hoseeyo runtii qof walba 100 jeer Alhamdullah dhaho wax weyn ma ahan lks allaha sharafta iyo ciziga leh mahad leh Ii ogalaade in aan idin xusuusiyo walaalaheyga mar walba alle ku mahdi Insha Allah

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW ปีที่แล้ว +463

    Qof aan illaahey iyo Rasuulkisa aqooni Love kama rabo.😎

    • @hudachanel2495
      @hudachanel2495 ปีที่แล้ว +1

      Wll subscribe isar fadlan

    • @allehakubarakeereyo6405
      @allehakubarakeereyo6405 ปีที่แล้ว +3

      @Habeenka Nolosha ليلة العمر ku darso gaalada ilaahay subxaana watacaala kaliya ayey yaqaanin lkn nabiga sallahu calayhi wasalam ma rumaysana

    • @cumarnuurcabdi
      @cumarnuurcabdi ปีที่แล้ว

      Xujo

    • @kamalhussein5603
      @kamalhussein5603 ปีที่แล้ว

      Dambi hagalin intaad like raadineysid

    • @riyaanmohamed4666
      @riyaanmohamed4666 ปีที่แล้ว

  • @canabmuuse403
    @canabmuuse403 ปีที่แล้ว +294

    Inta ku faraxday in DNA tast laga qado jacfar iyo haboon love sara ❤

    • @janaralseynabsomali
      @janaralseynabsomali ปีที่แล้ว +2

    • @maryanswety9637
      @maryanswety9637 ปีที่แล้ว +5

      Filmka damadh uu egyHay Maxa xaal no ah 😭😭

    • @hafsaadan2297
      @hafsaadan2297 ปีที่แล้ว +2

      @@maryanswety9637 kii arday ahaa noo soo socda 😂😭😭

    • @hodanmuhammad8895
      @hodanmuhammad8895 ปีที่แล้ว +1

      💔

    • @ubahdhool8158
      @ubahdhool8158 ปีที่แล้ว +2

      ​@@hafsaadan2297 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣kaasi iskuhalayn wayn kama qabo

  • @marisacillahi1537
    @marisacillahi1537 ปีที่แล้ว +253

    Inta markuu musalsalkan haboon dhamaado Arday sugasa sidaydo kale wan salaamay
    Ramadan mubarak 🌙

    • @suadohashim
      @suadohashim ปีที่แล้ว +1

      Waa kaa qaadnay

    • @akhilaismail
      @akhilaismail ปีที่แล้ว +2

      Ilaahay nabad iyo caafimad ha nagu gaarsiiyo 😢🙏🤲🤲🤲🤲🤲

    • @marisacillahi1537
      @marisacillahi1537 ปีที่แล้ว

      @@akhilaismailaamiin wlle

    • @qadrishmohamed9537
      @qadrishmohamed9537 ปีที่แล้ว

      Abayo Xagee laga dawada flilmkaas

    • @akhilaismail
      @akhilaismail ปีที่แล้ว +1

      @@qadrishmohamed9537 wali masoo bixin abayo

  • @dafacchannel5998
    @dafacchannel5998 ปีที่แล้ว +178

    Jacfar siduu eedadii u ilaalinayo inta ka heshay like 👍

    • @nimcoali4726
      @nimcoali4726 ปีที่แล้ว

      Aad iyo aad aniga aya ku fahamey

  • @namelos2963
    @namelos2963 ปีที่แล้ว +275

    Qaxaa iyo balan balkaas markaan soo xasuusto oohin iyo calool xumo😭 inta ila dareemaysa like saara😭😭

    • @maryamaqalbisaafi31
      @maryamaqalbisaafi31 ปีที่แล้ว +6

      ani xitta waan ooyay

    • @namelos2963
      @namelos2963 ปีที่แล้ว +4

      @@maryamaqalbisaafi31
      Ilaahow ino qalbi dhay intii dhibku ka soo gaadhay dagaalada ilaahow u sahaal amiin

    • @hoodofaisal6709
      @hoodofaisal6709 ปีที่แล้ว +1

      Anna wxn is dhaha mxd xiliga u joogi wayady

    • @namelos2963
      @namelos2963 ปีที่แล้ว

      @@hoodofaisal6709
      Maxaad sameen laheed??
      Ilahaagii dhib iyo qaxaar ku tuusiin u mahaadceli walhi qofkii qaax soo arkee waaludkiisa ku waayey ama kala lumeen baa dareemi kara dhibkay leedahay .😭

    • @hoodofaisal6709
      @hoodofaisal6709 ปีที่แล้ว +1

      @@namelos2963 wa run wlhi Lkn wax badan o lagaga sheekeyay ayn wx ka pagan laha

  • @poqorsameofficial7890
    @poqorsameofficial7890 ปีที่แล้ว +460

    Inta Sugaysa inay is Helaan Habon Iyo jacfar 👍

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW ปีที่แล้ว +356

    Jooji like kuraadinayso Qur'an ka iyo saliga nabiga scw ❌ pls

  • @al_ta_music
    @al_ta_music ปีที่แล้ว +252

    aaway dadkii jeclah nabigeen Muhammad salahu caleyhi waslmo ❤🥰

  • @kalafazii7055
    @kalafazii7055 ปีที่แล้ว +52

    Flimkaan waxay ila tahay soonka ka hor inoo dhamaan doono 😢 so sad wlhi lkn Flim ka Arday ayaa inoo bilaabanaayo ❤😊

    • @ramlocabdulahi
      @ramlocabdulahi ปีที่แล้ว +4

      Iskada hadi midla wayo midkafican Lee noobilaabanayo midma aha kan kan ardey saa usugi la ahay🥰🥰😁

  • @mohamedabdishakur144
    @mohamedabdishakur144 ปีที่แล้ว +74

    Inta og in haboon iyo jacfar ay walaalo kala irdhoobay yahiin love ❤ saara

  • @kawsarjamac2320
    @kawsarjamac2320 ปีที่แล้ว +104

    Wuuuuuuw waan idin salaaamy Reeer astaan inta hnoon tageeerta farta ha taagto🤣😫😭🤣😂😂🤣

  • @faizahassan1449
    @faizahassan1449 ปีที่แล้ว +170

    Guys waa xanunsanhy iso ducey inuu ilahey i caafiyo wllyaaal😢😢

  • @mohazhagio19
    @mohazhagio19 ปีที่แล้ว +29

    Nabigii ugu dulqadka badna ugu khayrka badna ugu naxariista badna inta ilahay aburay oo dhan wa nabi Muhammad Sallallahu Calayhi Wasallam (SCW) igula saliya subanah ❤️🕋☝️

  • @abdiwelibayow29
    @abdiwelibayow29 ปีที่แล้ว +35

    I wondered how eagerly jamaal and ahmed are participating the search of habboon's family.
    They paid everything they can .
    Kind guys .

  • @fosiyocumar9108
    @fosiyocumar9108 ปีที่แล้ว +42

    Inta ku farxsan haboon iyo mamdu iny heshiyen 🥺❤️

  • @Kiki_afcad-m7c
    @Kiki_afcad-m7c ปีที่แล้ว +202

    Guys ramadaan ka 9day kadhiman ma ila sugi la,dihiin 👋😁

  • @zamiamawran9595
    @zamiamawran9595 ปีที่แล้ว +176

    Aabo ducale inta u xiistay 😢 Iso raac

  • @yasinahmedosman82
    @yasinahmedosman82 ปีที่แล้ว +196

    38 Daqiiqo waa Masha allaah sidaan noogu wada hadda kadib asxaabta igu raacsan is muujiya hee

    • @ayaanaipraahimayaan738
      @ayaanaipraahimayaan738 ปีที่แล้ว

      Faarax iyo farxiyiba may ku dhanyiin meesha🤣🤣🤣

    • @umuomarumucabiira337
      @umuomarumucabiira337 ปีที่แล้ว +3

      Inta ma iiga soo horeysaa

    • @12yago71
      @12yago71 ปีที่แล้ว

      waa aduun rogan tag musasal daawanaya

    • @huseineidow5714
      @huseineidow5714 ปีที่แล้ว

      sxb flimka wuu dhamadaY
      Hada kadib Haku tashanin

  • @masbalqueen7625
    @masbalqueen7625 ปีที่แล้ว +20

    Allow aada waagaas i dhalinin inta ila midka Ah oo dagaalada ka dib dhashay alx dhaha 🥲

  • @MuhAaloveOfficial
    @MuhAaloveOfficial ปีที่แล้ว +15

    8:07 --Aabe Duaale Inta U Xiistay Filimka Is Mujiya ❤👌✅

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its ปีที่แล้ว +329

    Nabigii ugu dulqadka badna ugu khayrka badna ugu naxariista badna intu ilahay aburay oo dhan waa nabi Muhammad Sallallahu Calayhi wasallam (SCW) igula salliya subanah 🕋❤

  • @mushtaqhasn770
    @mushtaqhasn770 ปีที่แล้ว +157

    Inta haboon jecel jilinkeda like ❤️👍

  • @anisoissack5321
    @anisoissack5321 ปีที่แล้ว +106

    Inta dagaal iyo Qax iyo xabad aan weligood arkin love iisaara

  • @rumanbintimuqtaar6461
    @rumanbintimuqtaar6461 ปีที่แล้ว +14

    Anigoo og inay jilin tahy ayaan hadana ilinta ceshani waye kulankii haboon iyo hoyo amran 😢 😭

  • @cawoayaan9445
    @cawoayaan9445 ปีที่แล้ว +30

    Jacfar miskiiin suu yahay iyo filmka suu ku matalayo waa isleeyahay waaaaw ❤

  • @moha_ali_warsame
    @moha_ali_warsame ปีที่แล้ว +324

    Hadaa aragto magaca nabigeena Muxamad ﷺ ❤ ﷺ
    Like 👍 saar ❤SCW

  • @nasraabdikarem5810
    @nasraabdikarem5810 ปีที่แล้ว +34

    Hoyo amran iyo habon so emotional 😢❤🥰

  • @ayaanhamudguleed8955
    @ayaanhamudguleed8955 ปีที่แล้ว +104

    Ramadanta Alle Nabad Qab Haynagu gaarsiiyo🥰❤️

  • @sheikhaxmedsheikhmowliid7259
    @sheikhaxmedsheikhmowliid7259 ปีที่แล้ว +138

    9:32 this moment was the saddest moment in this part that is hugging between mom amran and her girl habboon 🥺💯

    • @lababaar2022
      @lababaar2022 ปีที่แล้ว +7

      Ikr😢😭😭😭I cried wallah my Allah grant my mother the highest Janna firdisa 😢

    • @sheikhaxmedsheikhmowliid7259
      @sheikhaxmedsheikhmowliid7259 ปีที่แล้ว +1

      @@lababaar2022 Ààamiiìn 💯🥺🤲🤲🤲🤲🤲

  • @hamsemohamoud3477
    @hamsemohamoud3477 ปีที่แล้ว +15

    JACFAR wiilka oogu akhlaaqsa wanaagsan ee aan ugu jeclhy filimkan 👍
    CODSI ; fadalan qaybaha kale sidan oo kale 38 daqiiqo nooga soo dhiga🙏

  • @ezrahupdirahman1747
    @ezrahupdirahman1747 ปีที่แล้ว +63

    Somali dhibkaas iyago soo maray ayay hadana 😢is laynayaan

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its ปีที่แล้ว +353

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤☝🕋

  • @ckpoi3622
    @ckpoi3622 ปีที่แล้ว +103

    Kulanka Haboon iyo Jacfar cidii ku faraxday xalqadi hore like ta👍

  • @mahadabdulahi9433
    @mahadabdulahi9433 ปีที่แล้ว +72

    intta isla rabta inay ishelan Habbon io familkeda❤️🥰

  • @marryme4690
    @marryme4690 ปีที่แล้ว +81

    Anoo iska Qiiresan Marka YacKoo iyo Kaptan Baara Arkay Qosol isku Celin Waaye Wallhi😂😂😂
    Dadka Dhan Wee is Cafiyeen Filmka Waa Dhamad❤

    • @nimcofarah7982
      @nimcofarah7982 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂😂😂wllhi same

    • @sahafionline8875
      @sahafionline8875 4 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂😂

  • @dagandaacad5812
    @dagandaacad5812 ปีที่แล้ว +61

    Allow waalidkeen dambigoodi hore iyo koodi dambaba dhaaf waxaanoo dhiba bay inala soo mareen😢

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its ปีที่แล้ว +79

    Musalsalka haboon inuu dhamaad ku dhaw yahy intii dareentay like 👍

  • @ruweydaibrahim245
    @ruweydaibrahim245 ปีที่แล้ว +46

    Soomaaliyey ii soo duceeya in ilahay stresska iga qaado🤲🤲🤲🤲

    • @nastehoabdi555
      @nastehoabdi555 ปีที่แล้ว

      Ilahay ha ka qado insha allah

    • @engineerissa8793
      @engineerissa8793 ปีที่แล้ว +4

      Istaqfarta badso wax aad daremesid OO murugo ah ama stress Malahan mahadsanid❤

    • @engineerissa8793
      @engineerissa8793 ปีที่แล้ว

      Adhkartaaa

    • @munomanka5509
      @munomanka5509 ปีที่แล้ว

      Allh hakaaqado wll

    • @mushtaaq2088
      @mushtaaq2088 ปีที่แล้ว

      Kula mit ayaaa ahay walhi

  • @Hafsa981
    @Hafsa981 ปีที่แล้ว +20

    Inta aabbo ducaale u xiistay love ha saaraan🥰

  • @abdihollandshow2147
    @abdihollandshow2147 ปีที่แล้ว +7

    Wllahi xasuus ayeey igaliyeen waxaan soo xasuustey malintii aanka lugeyney suuqbacaad ilaa madiina illaahow wadankeena noo hagaaji aamin yaarabi

  • @morsal_fanpio
    @morsal_fanpio ปีที่แล้ว +82

    Musalsalka kaliYen Hada raG nahaY Dawano😭😂

    • @suweybaxamid899
      @suweybaxamid899 ปีที่แล้ว

      Hhhh

    • @isteelka5588
      @isteelka5588 ปีที่แล้ว

      Wllh ben ma sheegin kkk

    • @abshirxasansiyad3470
      @abshirxasansiyad3470 ปีที่แล้ว +1

      SaaS waaye lkin kuwa wadamada kale madaawano

    • @fartuunxaaji7307
      @fartuunxaaji7307 ปีที่แล้ว +6

      Maasha allaah musalsalka rag iyo dumar maaha ujeedada waa faaidada uu leeyahay bro ❤️🤴🏻

  • @shukriaomer186
    @shukriaomer186 ปีที่แล้ว +28

    Hooyo Amran caawa waaiga ooysiisay 😭😭

    • @funnyahmed9619
      @funnyahmed9619 ปีที่แล้ว

      Hooyo waa hooyo si kasta ha ahato

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its ปีที่แล้ว +458

    The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤☝🕋

    • @rahma3470
      @rahma3470 ปีที่แล้ว +5

      عليه افضل الصلاة والسلام

    • @mssailen
      @mssailen ปีที่แล้ว +4

      Scw

    • @naxariis_badan312
      @naxariis_badan312 ปีที่แล้ว +4

      sᴄᴡ

    • @aminamohamud6015
      @aminamohamud6015 ปีที่แล้ว +1

      ​@@rahma3470 haboon maqosashit

    • @amrilabdirizack5508
      @amrilabdirizack5508 ปีที่แล้ว

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @sucaadoapdi
    @sucaadoapdi ปีที่แล้ว +110

    Unbelievable 38 minute aaa thanks my Astan ❤❤❤

  • @qallimoalin6426
    @qallimoalin6426 ปีที่แล้ว +60

    Inta ku ooyasay hooyo amran iyo haboon markey laabta is geliyeen dembigeedina qiratey hooyo amran like igu qabta😢😢😢

    • @fatimafatimayou7082
      @fatimafatimayou7082 ปีที่แล้ว

      Walaheya Aniga markey ka sheekeneysay 😢

    • @mssqosol
      @mssqosol ปีที่แล้ว

      Ani waab iska ooyay😭😭😭

  • @mahdra-
    @mahdra- ปีที่แล้ว +50

    inta jecel haboon inay reerkeeda la midowdo🥰🥺

  • @naiambelle3251
    @naiambelle3251 ปีที่แล้ว +48

    Rabi Ramdanta cafimad iyo Nabad qab ha inagu garsiyo dhamantenba walalyal❤️🥰

  • @caaliyafaray8553
    @caaliyafaray8553 ปีที่แล้ว +243

    Unbelievable 38 minutes thanks famly astaan tv👑❤

    • @hudachanel2495
      @hudachanel2495 ปีที่แล้ว

      Wllo subscribe isar please

    • @NK.135
      @NK.135 ปีที่แล้ว +1

      34 min 2 minute xayasiin

    • @MoMo-206
      @MoMo-206 ปีที่แล้ว +2

      We're getting close to the end of the season. Pretty sure next episode will be long as well.

  • @nasirudiincadhaa9198
    @nasirudiincadhaa9198 ปีที่แล้ว +47

    Ahmed miraculously stopped simping and all of sudden, he became a respected gentleman 👏

    • @iscokuno7392
      @iscokuno7392 ปีที่แล้ว +1

      Girls feel more important when given more attention bt will die for uh wen uh show less interest in her 😂

    • @queentanya3787
      @queentanya3787 ปีที่แล้ว

      True Haboon will fall in love with him at the end

  • @najmoshsidownajmasheikhsid6560
    @najmoshsidownajmasheikhsid6560 ปีที่แล้ว +34

    Caawa waan qanacsanhy bilaahi 38 daqiiqo thanks yaaqaay😂😂

  • @deganbintuyusuf7184
    @deganbintuyusuf7184 ปีที่แล้ว +145

    Aabe duaale sida uu Sinta ugu sido haboon it’s amazing 🤩 Dady ❤️Masha Allah Hooyo amran I love the way she hugs 🤗 haboon its so emotional 🥲🥰❤️🥹 I hope Jacfar’s Dady he will not passed away with that travel 🥹

    • @hudachanel2495
      @hudachanel2495 ปีที่แล้ว

      Wllo subscribe isar please

    • @fadumoabdullemohumad-my5wt
      @fadumoabdullemohumad-my5wt ปีที่แล้ว

      Kk kk ok 💕 you

    • @darishore814
      @darishore814 ปีที่แล้ว +2

      Luuqad soo malihid aaway luuqadaada 😣

    • @cuud4726
      @cuud4726 ปีที่แล้ว

      @@darishore814 Maqoslikaroo 😂😂😂😂😂

    • @cuud4726
      @cuud4726 ปีที่แล้ว

      Duqa safarka ayukudimandona sidan filayo darenkas baigujiraa

  • @Quen_Filsan_Said
    @Quen_Filsan_Said ปีที่แล้ว +143

    Hadaa jiif ku Daawaneyso
    Like ta ha iLa Dhaafin👍👈

  • @salmoabdirahmaan4791
    @salmoabdirahmaan4791 ปีที่แล้ว +35

    Ayy 🥰 xalqadan wax kale waaye 😩 haboon waa la raligaliyay 💜 lkn duqa safar inuu aado marabin🥴

  • @Diinaarishow
    @Diinaarishow ปีที่แล้ว +19

    Nolosheeda filim lama ooyin lkn tan haboon caadi ma ah astaan Hollywood waad ka sareeysaan ❤❤😢😢

    • @Qasaac55
      @Qasaac55 ปีที่แล้ว +1

      Waa qiso dhab ah

  • @haboonhaboon3804
    @haboonhaboon3804 ปีที่แล้ว +20

    Yackoo allha caafiyo wllken aan udoceeno 🤲xsidka inuu illhy kaqbto

  • @Tasmaking
    @Tasmaking ปีที่แล้ว +155

    SEASON 1 ILAA SEASON 2 Musasalka Haboon Hadaa Ila Dawaneyso Like Dhac Kusiiya Bal Family Astaan 😍❤️👊

  • @bishaaromaxamed596
    @bishaaromaxamed596 ปีที่แล้ว +154

    Inda abe ducale uxisdy like 👍 👌

  • @hoodohussein-kb9ou
    @hoodohussein-kb9ou ปีที่แล้ว +29

    Anigon ilmaayn badhamado 😢sidoo kale aabe ducaale wanteby wanusalmaa abe😢❤

    • @ayaancarab9996
      @ayaancarab9996 ปีที่แล้ว +1

      Me two xbbti wlhy ilmadii wa iga dhmatay

  • @MaliKalej
    @MaliKalej ปีที่แล้ว +30

    The best rwd I watch so far is like watching lifetime shows mashallah..keep going guys muah

  • @maxamed7258
    @maxamed7258 ปีที่แล้ว +32

    Season 2 waa gabogabo ramadanka Ka hor ayu dhamaanayaa. Ramadan Kareem ☪️
    Waxa noo Bilaabanaya musalsalkii UniversalTV Yusuf Ceegaag iyo Hibaaq!!

    • @AMIN-wp2tb
      @AMIN-wp2tb ปีที่แล้ว

      Arday aya shidan kas Ramadan dawo

    • @nastehomahdi5199
      @nastehomahdi5199 ปีที่แล้ว

      Arday ayaa ramadaanta la dawanayaa

    • @samiyamustafe654
      @samiyamustafe654 ปีที่แล้ว

      ​@@AMIN-wp2tb xagaa laga soo dynaa

  • @bushromaxamed713
    @bushromaxamed713 ปีที่แล้ว +58

    ALLOW RAMADANTA NABAD NAGU GARSI 🤲❤

  • @sulaymanadam6352
    @sulaymanadam6352 ปีที่แล้ว +54

    Allah Bisha Ramadan khyrda haanasiyo Dhamantan nabad qabna nagu simo i.n

  • @libanabdule548
    @libanabdule548 ปีที่แล้ว +11

    Haboon inta og in uu dhamaad yahay love saara

  • @ruweidamj
    @ruweidamj ปีที่แล้ว +11

    Inta ila og inuu filmka gabogabo yahay 👍❤

  • @adankheirmohamed8656
    @adankheirmohamed8656 ปีที่แล้ว +124

    Jamal winning both his love and promotion ma sha allah 😅 congratulations in advance Jamal

    • @hudachanel2495
      @hudachanel2495 ปีที่แล้ว

      Wllo subscribe isar please

    • @darishore814
      @darishore814 ปีที่แล้ว +13

      Af somali ku hadal Walal luuqadaada luuqad kale haka hormarin daciif Ha iska dhigin

    • @maryamahasansaid
      @maryamahasansaid ปีที่แล้ว

      ​@@darishore814 Haa wlhi waa sax

    • @adankheirmohamed8656
      @adankheirmohamed8656 ปีที่แล้ว

      Cafwaan...diyar

    • @darishore814
      @darishore814 ปีที่แล้ว +1

      @@adankheirmohamed8656 mahadsanid sxb waxgarad thy

  • @fatimamohamed-gq5rq
    @fatimamohamed-gq5rq ปีที่แล้ว +32

    xagan waxa ka salama qof kasta oo cawa so xasustay qax😢 io murug xasus wayo wayo

    • @sacdiyohassan-ow2zp
      @sacdiyohassan-ow2zp ปีที่แล้ว

      Wan soo xasuustay hadana dawaday wlh Degmada hurway ilaa io madina marka waxeynay Alla xanun badnaa manta muqdisho nabada joognay Axl

  • @amuunalinour1498
    @amuunalinour1498 ปีที่แล้ว +56

    Ku Sali nabigeena maxamed scw

  • @teamarimaheena9981
    @teamarimaheena9981 ปีที่แล้ว +45

    Haboon waa dhamaad inta aaminsan like 👍 👌

  • @deeqodegan2236
    @deeqodegan2236 ปีที่แล้ว +8

    Filinkan waxan kusii jecladay Markan maqlo degmada yaaqshid gaari ahan xafada towfiq bartan ku dhashay❤️

  • @hiboyussuf4539
    @hiboyussuf4539 ปีที่แล้ว +20

    Cajiib filmkan waa top waxaan la yaabay sida aabe ducaale oo yar loo jilay!

  • @nuuracumarnuuracumar4945
    @nuuracumarnuuracumar4945 ปีที่แล้ว +51

    Xalay wxaaan waayey sxbtaY ila saawaN jirtaY filiMka sorry lkin Caawa waaa Mayd ooo qabribaY jiiftaaaa igusoooo duceeYa 😢

    • @salmaabdala6896
      @salmaabdala6896 ปีที่แล้ว +1

      Allah yarxamu allah qabriga unuuriyo anagana allah nooga daba naxariisto🥺😭

    • @kaderhussein-eq8uv
      @kaderhussein-eq8uv ปีที่แล้ว +1

      allE ha u naxariisto

    • @sumayosalad6946
      @sumayosalad6946 ปีที่แล้ว +1

      Ax allah unaxariisto

    • @queensaprinah4813
      @queensaprinah4813 ปีที่แล้ว +1

      So sad allah uraxmado 😢😢💔💔💔

    • @LoveMe-jd9ei
      @LoveMe-jd9ei ปีที่แล้ว +1

      Allah u naxariisto

  • @lailaabdi-wk1ki
    @lailaabdi-wk1ki ปีที่แล้ว +51

    Yaa ila jecel habon iyo jamal inee is hantan🥺

  • @Degaliah
    @Degaliah ปีที่แล้ว +17

    Ismahaan oo hagaagtay filmku wa dhamaad 😂😂😂😂

    • @Moonah0
      @Moonah0 ปีที่แล้ว

      Aaheey😂Ismahan xirtayda kamid ahay

    • @Degaliah
      @Degaliah ปีที่แล้ว

      @@Moonah0 haaahahah film kaba iyadaa shidaysa iyo xildhibaankaa jecel iyada

  • @inantaSomalilandkufanta7766
    @inantaSomalilandkufanta7766 ปีที่แล้ว +7

    One day kadib ayan dawanaya inta musalsalka ardey sugeysa sideyda👋🏼

  • @moha_ali_warsame
    @moha_ali_warsame ปีที่แล้ว +293

    The best person ever the most knowledge able and the most shine created prophet Muhammed (Hadaa aragto magaca nabigeena Muxamad (ﷺﷺ)❤ 🕋☝ 😅💯

    • @liibanomar
      @liibanomar ปีที่แล้ว +3

      Scw Scw Scw

    • @mohan4620
      @mohan4620 ปีที่แล้ว +2

      صلي الله عليه وسلم وبارك على سيدنا محمد

    • @samritaalimedia5301
      @samritaalimedia5301 ปีที่แล้ว +2

      Salalaahu Calaeyhi wasalam

    • @raxmaaxmedxaaji
      @raxmaaxmedxaaji ปีที่แล้ว +4

      Salalhu calyhi waslam 🥰 lkn filtarka qoslka wmxy

    • @katimaiman
      @katimaiman ปีที่แล้ว +1

      Scw

  • @ducaalewayrax-er1ur
    @ducaalewayrax-er1ur ปีที่แล้ว +27

    Xiligii dagaalada Somaliya waxa lugu waayey boqolaal haboon oo kale ah insha Allah waxan rajaynaya qoysaska kala lumay inay dib isu helaan

    • @xafsasaleymaan2468
      @xafsasaleymaan2468 ปีที่แล้ว +5

      Haa wll wasx anaga xita wax jirto gawr 30 iyo dhowr sano jirto oo xiligas lahely aakorsny ani 25 sano jiraa wey isoo korisy hoydey wey cawin jirty ugudanben markii xaldah degeyn dadked way ishelen alxm meysn nagawdnin ilaa laga guursado hoyadey ugurisy caruurteda qangari rawo !

    • @kowsarmaxamuud5910
      @kowsarmaxamuud5910 ปีที่แล้ว +2

      @@xafsasaleymaan2468 m.a walllhi waa arin wanagsan

  • @sadamali9355
    @sadamali9355 ปีที่แล้ว +118

    Hibbo is such a caring friend

    • @hudachanel2495
      @hudachanel2495 ปีที่แล้ว

      Wllo subscribe isar please

    • @darishore814
      @darishore814 ปีที่แล้ว +6

      Walal luuqad ayaa leedahay luuqadaada ha yasin

    • @cumarabaz
      @cumarabaz ปีที่แล้ว

      @@darishore814 kkkk

    • @aidarusmohamed877
      @aidarusmohamed877 ปีที่แล้ว +1

      ​@@darishore814 niyahow adiga dagaal aanan xisaab lahayn ayaad ku jirtaa 🤣🤣

    • @caynixasan3540
      @caynixasan3540 ปีที่แล้ว +1

      ​@@aidarusmohamed877 kkkk

  • @nawaalnalka4532
    @nawaalnalka4532 ปีที่แล้ว +44

    Alla xusuusta another level waa wllhi😭❤️❤️

  • @raaxoinaartan398
    @raaxoinaartan398 ปีที่แล้ว +9

    Fillimku inuu dhaman raba u moda xoga mnts no badiseen thkz saas nogu wada reer ASTAAN TV❤️

  • @saadiaali6454
    @saadiaali6454 ปีที่แล้ว +33

    Jamal iyo hersi markay yarayen qurah badnayena🤣

  • @aishaiman9782
    @aishaiman9782 ปีที่แล้ว +73

    Ilahey Ramadanka nabad io khair hanagu garsiiyo amin

  • @Abshir-Ahmed
    @Abshir-Ahmed ปีที่แล้ว +214

    The meeting bwleteen Haboon & Jacafar is very encouraging one, but the travel of Jacafar’s father has thrown everything into unwanted stress. With regards to the DNA testing of Jacfar’s step mother all they need is her toothbrush and comb to take her hair samples without knowing her. Ismahan seemed confused with the morning sickness of Istar in the toilet. By the look on her face, I hope she was not plotting something evil for her😂

    • @ednamohamed9353
      @ednamohamed9353 ปีที่แล้ว +11

      I think the show is about to end since ismahaan is changing in a batter way 😅

    • @Cadaroosh
      @Cadaroosh ปีที่แล้ว +11

      Jacfar's father will die to travel, and that is another issue

    • @ednamohamed9353
      @ednamohamed9353 ปีที่แล้ว +3

      @@Cadaroosh it looks like that way

    • @ednamohamed9353
      @ednamohamed9353 ปีที่แล้ว +4

      @@Cadaroosh plus axmed is winning over jamaal
      Ahmed is being super protective and caring

    • @hudachanel2495
      @hudachanel2495 ปีที่แล้ว

      Wllo subscribe isar please

  • @fardowsofilsan4191
    @fardowsofilsan4191 ปีที่แล้ว +10

    اللهم بلغنا رمضان🌙🤲🤲🤲📿💚

  • @khadijocabdifitax5980
    @khadijocabdifitax5980 ปีที่แล้ว +6

    Musalsalka waaba dhamaad waxan isleeyahay xalqada ugu danbeeso waa tan kuxigta ama hadii kale 2 xalqadood bes Dhiman inta Ila dareensan like

  • @osmanaden5879
    @osmanaden5879 ปีที่แล้ว +26

    Very emotional to see how Ducale carried baby Habon on his back & the effects of war to the families.

  • @raxahaaxamed6092
    @raxahaaxamed6092 ปีที่แล้ว +66

    dhalinyaranimada aan ka faaidaysano waa furasad qaaliya wallayal🥺🥺🙏🙏

    • @sucaadshugri7856
      @sucaadshugri7856 ปีที่แล้ว +2

      Rammadaanta Nabad allahha nagu gaadhsiiyo inshahhal Waxana kadhiman 9bari

    • @aaminaxasan9833
      @aaminaxasan9833 ปีที่แล้ว +3

      Masha allah commentigii ugu quruxda badnaa ❤

  • @mohamedabdulkadir3014
    @mohamedabdulkadir3014 ปีที่แล้ว +53

    Mahadsanidiin Astaan TV, waxaad narusteen in dadkeena iyo Televisions keenuba tayo iyo aqoon aykusoo saari karaan Films tayo sare leh leeyihiin. Well appreciated AstaanTV 🖤

  • @munimarvisuals
    @munimarvisuals ปีที่แล้ว +7

    Also, Haboon and Jacfar iyo Haboon marke yareyd wey isku eg within. Well done!
    Aww so cute Hirsi wuxu isku diyargareenaya abonimada😄👏🏾👏🏾 bravo.

  • @WARMOOG804
    @WARMOOG804 ปีที่แล้ว +23

    Best film walahi dhalayaro quruxbadan inta film Somali fiirsanay film ka uga ficaan aan arka waye kaan keep going May Allah with your

  • @xamdaxilkas2163
    @xamdaxilkas2163 ปีที่แล้ว +46

    Cawa weydhereyen musalsalka hada ila aragtay like dhac dhac kusiii👍👍👍👍👍👍🥰🥰

  • @nasiixamacalim1473
    @nasiixamacalim1473 ปีที่แล้ว +42

    Aabe Ducaale wan kuxiisnay lkn Alx hadiiba Habboon iyo Maama Amran sidodii noqdeen 🥰🥰

  • @DarululomTv
    @DarululomTv ปีที่แล้ว +30

    Boss Yackoo and Boss Kaptan Bara 😂😂😂😊

  • @sacdiyoraaxo7552
    @sacdiyoraaxo7552 ปีที่แล้ว +4

    Siiinka Maama amran iyo haboon aaad ayuu iiga oohiyay 😢
    Dhab inay tahy ayan umodayba waan ooyay ila cunaha ay ixirmeen ilahy dadka isdhaly iyo kuwa isjecel ha isku daayo waayo adunkaba waa inyare 🤲🤲
    😂waan qoslay marki wariyuhu yiri amaa lagusoo tuuray siduu ahmed usoo booday perfect astaan dadka mesha iga muqda way kala duwanyihin reero ahaan waana wax lagu farxo mudana in la idinku bogaadiyo shaqo abuurka aad intaso qof usamysen well done bahwaynta Astaan 👌❤️

  • @hasennourabdi4815
    @hasennourabdi4815 ปีที่แล้ว +1

    Inta jecel inay Somalia 🇸🇴 horumar gaadho love ❤️ saara

  • @kheirahussein4410
    @kheirahussein4410 ปีที่แล้ว +22

    Ilahow somaliya nabad kadhig yarabi 🤲🤲😭😭