Soomaalidu Waa Hooyada Dunida Oo Dhan Prof Qasim Hersi Farah Doorka Aqoonyahanka

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ก.ย. 2024
  • "Barnaamijka Doorka Aqoonyahanka"
    Waxaynu maanta ku soo qaadan dhowr qodob .....
    Qodobada:
    1)-Maxaad nooga sheegi kartaa in ay Soomaali tahay hooyada dunida oo dhan?
    2)-Maxaad ku salaysay
    Xagga diinta sidee usoosaaratay aqoon ama tafsiir aysan culimadii hore bixin ?
    3)-Nabiyaashu sow Carab iyo Israel uun ma ahayn?
    Martida:
    Prof Qasim Hirsi Farax, Canada
    Hamoogaan Hana kamaqnaan idam alle
    Presented Ayrotv....

ความคิดเห็น • 23

  • @aishaomar2695
    @aishaomar2695 ปีที่แล้ว +3

    Maashallah, waan sugayey cid Soomaali ah oo arrimaha Somalida hagaag u baara

  • @maxamedsugaal2723
    @maxamedsugaal2723 2 ปีที่แล้ว +3

    Asc yaa ustaadii yaa sheekh yaa akhi lilaah dr sheikh baaxis qaasin xirsi waan ku slaamay waxaan ilaahay ka baryayaa in wacacad iyo wanaaga iyo aqoonta muuqata ee baadigoobka ku soo hesheen in ay umada Soomaaliyeed inala fahhaanto xaqiiqooyinka nolosha hore iyo ta danbaba

  • @ygo253
    @ygo253 ปีที่แล้ว +1

    Masha'alaah prof Qaasim wuu ku saxsan yahay in nebiyadii oo idil ay diintoodii aheyd Islaam kaliya shareecada ku kala duwanaayeen.., hadba waqtigaa la joogay.

  • @mahadomar5944
    @mahadomar5944 2 ปีที่แล้ว +2

    Good point... thank you very much..

  • @dhamac4433
    @dhamac4433 ปีที่แล้ว +1

    Masha'allah Allah ha ku barakeeyo

  • @maxamudyaasin9209
    @maxamudyaasin9209 2 ปีที่แล้ว +3

    Caleehi salaam nibiyanaa ismaaciil afka somaaliga waa isma, ciil marka qisadii dhexmartay isaga iyo aabihi cs ibraahim
    Ee gawraca ahayd ismuu ciilin isma,ciil
    Bal arinkaa ila eega somaaliyeey waana salaamantiin

    • @AyroTV
      @AyroTV  2 ปีที่แล้ว +1

      Mahadsanid Maxamud waa arrin qiimaheeda leh

  • @mayusuf4094
    @mayusuf4094 28 วันที่ผ่านมา

    Soomaalia Xagay ka xigtaa Yaman ma Woqooyi mise Konfur?

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 2 ปีที่แล้ว +2

    Brafasoorka Boorame ayaan kasoo wada shaqaynay shaqadii qaranka

  • @hindai1680
    @hindai1680 ปีที่แล้ว

    Asc. Sheekadan taariikhda soomaliya, Afka soomaaliga, xidhiidhka faraaciinta aynu la lahayn, asalka dadaka, magaca somali iwl. Dad badan ayaa ka hadlay oo weliba qurbe joog u badan. Maxaad u lahaan weydeen meel webside na ahaateen la idiinku soo hagaago? Ama maalin go, an ugu balami weydeen waddankii ama meel kale aanu tigidho iu soo goosanee. Xaggee se buugaagtiina laga helaa?

  • @yusufbuulo8725
    @yusufbuulo8725 ปีที่แล้ว

    Waaxan amisanahay hadan ahay somali in Aniga 1 kaa ahay faracinta manta aduuyada jooga ina Aniga ogu weynahay

  • @abdulrahmanabdulkadir6139
    @abdulrahmanabdulkadir6139 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah meesha kawada ustad shukran

  • @user-qi5ym8ms4k
    @user-qi5ym8ms4k ปีที่แล้ว

    Xagee laga helaa profska

  • @abdiaden6252
    @abdiaden6252 2 ปีที่แล้ว +1

    Booga maqaamkeenii muqadaska ahaa halkee laga helayaa

  • @mos1954
    @mos1954 ปีที่แล้ว

    Walaal waxaan ubaahanahay buugaag dhaxalhal ah inaad umadda uga tagtaan.

  • @ijoxasan9132
    @ijoxasan9132 ปีที่แล้ว

    oo soomaalidu dad ilaahay abuuray oo sharfan ma aha miyaa? aniguna waxaan aaminsanahay dadka dalka somalia qasayaa in aanay soomaali ahayn qofka somali sidaa u yasay miyaanu isagu somali ahayn?

  • @mos1954
    @mos1954 ปีที่แล้ว

    Aadbaan idiinjeclahay

  • @abumajeedmoussa8060
    @abumajeedmoussa8060 2 ปีที่แล้ว

    Goood

  • @rashedguleed6736
    @rashedguleed6736 ปีที่แล้ว

    Horta waxaad is waydiisaan carabi waa ayo? Ma yaman baa? Ma suudaan baa? Ma masaari baa? Ma sucuudi baa? Ma soomaali baa? And so on. Carab dadka laysku yidhaahdaa waa kala qoomiyado genetically ama waa kala DNA. Halkaas halaga bilaabo dooda!!!!

  • @user-xi5hv7ih3h
    @user-xi5hv7ih3h 4 หลายเดือนก่อน

    Kani been buu Alle u sheegay

  • @husseencagta7448
    @husseencagta7448 2 ปีที่แล้ว +4

    bariga dhexe kaliya maxay nabiyada uga sob bixii jireen.??????

    • @maxamedsugaal2723
      @maxamedsugaal2723 2 ปีที่แล้ว +3

      Yaa ku yidhi bariga dhexe warka ilaahay fahan yaa walaal

    • @mikeyikey2239
      @mikeyikey2239 4 หลายเดือนก่อน

      Good question