5 App ee aad u baahantahay 2025
ฝัง
- เผยแพร่เมื่อ 5 ก.พ. 2025
- 💡 Fadlan like saar, subscribe dheh, oo la wadaag saaxiibbadaa si ay iyaguna uga faa’iidaystaan Videogaan!
❤️ FOLLOW US ON SOCIALS:
✅ Tiktok - / muse_shire
✅ Instagram - / muse.shire
Waxaa u baahantahay apps kaa caawin kara in waqtigaaga si fiican aad u maareeyso sanadka 2025, Video-gaan waxaan kugu soo bandhigayaa 5 productivity apps oo muhiim ah oo kaa caawin doona inaad wax badan qabato, waqtigaagana si fiican ugu qorsheysato, oo aad noqoto qof wax ku ool ah!
Apps-kan ayaa ku habboon shaqsiyaadka raba iney wakhtigooda maamulaan, sida dadka ganacsiga ku jira ama ardeyda, iyadoo diiradda la saarayo maamulka wakhtiga iyo inaa qaab u sameyso qoraaladaada iyo howlaha maalinlaha ah. Haddii aad rabto inaad ka faa'iideysato teknoolojiyadda casriga ah, apps-kan waa kuwo lagama maarmaan ah 2025!
Waxaan ka hadlaynaa apps-ka soo socda
📌 Notion: App-ka ugu fiican ee isku darka qoraallada iyo abaabulka xogta.
📌 Apple Calendar: Jadwal maalinle kaa caawin kara inaadan hilmaamin dhacdooyinka muhiimka ah.
📌 Google Keep: Xusuus-qor degdeg ah iyo abaabul fudud oo telefoonkaaga kuugu jiri kara.
📌 Obsidian: App-ka maskaxdaada isku xiraya, kaasoo kuu fududeynaya inaad fikradahaaga isku xidho.
📌 Apple Notes: Oo aad ku qoran karto documents
Goals 2025 (Qorsheynta 2025) : Notion:
• Goals 2025 (Qorsheynta...
💡Ha hilmaamin inaad subscribe saarto, like gareyso, oo aad la wadaagto saaxiibbadaa!
Waad mahadsanid wallp❤😊