Sida aad isaga xiri karto apps-ka waqtiga kaa cuna adigoo aan tirin (Android)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.พ. 2025
  • Haddii aad doonto in aad ka faa'ideysato waqtigaaga Ramadan-ka, waxaa muhiim ah in aad iska xaddido apps-ka waqtiga badan kaa cuni jiray, kaga bogo muuqaalkan sida aad isaga xannibi lahayd adigoo aan tirin. (waa Andoird keliya)
    #iM252

ความคิดเห็น • 18

  • @channalkaumada4150
    @channalkaumada4150 10 หลายเดือนก่อน +2

    Kusali nabiga scw

  • @ismacilmowlid1071
    @ismacilmowlid1071 10 หลายเดือนก่อน

    Macalin Mar horaa daledy wa soo daahisay muqaalkaan

  • @Axmedkhayre555
    @Axmedkhayre555 10 หลายเดือนก่อน +1

    Sxb. Wa so dhigtaa mid waligii aan so mute kaso Baxaan Marabo ina mardanbe daawado pls

  • @promahamedaxmed1274
    @promahamedaxmed1274 10 หลายเดือนก่อน

    Thanks macalinkayga technology ga .

  • @ABDISALAAANAadam
    @ABDISALAAANAadam 6 หลายเดือนก่อน

    Thanks you

  • @hudacadey2209
    @hudacadey2209 10 หลายเดือนก่อน

    Thanks you ❤

  • @Naamir03
    @Naamir03 10 หลายเดือนก่อน

    Thanks wll❤

  • @hassankhalif9575
    @hassankhalif9575 10 หลายเดือนก่อน

    Walaal baabuurta xamar mey yaaln

  • @Mohamed27282
    @Mohamed27282 9 หลายเดือนก่อน

    Zxp kaso hadal sida appyada xayesinta la isaga xerto iphone pls walagu dhibanyahay

  • @Mohaan297
    @Mohaan297 10 หลายเดือนก่อน

    Zxp muuqaal ka iphone ka linkgiisa iisoodir

  • @keynaynmoha309
    @keynaynmoha309 10 หลายเดือนก่อน

    Taleefanada cusub ee soo baxay oo aad ka hadli jirtay maxa isaga deysay samsungda cusub meeyy

  • @AadnanahmedDhowre
    @AadnanahmedDhowre 10 หลายเดือนก่อน

    Sxb kasohdal tealefonka A55

  • @mahamedkhader6034
    @mahamedkhader6034 10 หลายเดือนก่อน

    Sxp dabka miyeey igu cuniyaan

  • @alibb566
    @alibb566 10 หลายเดือนก่อน

    Ustaad Gmail aan password-kiis aan hilmamey wax uun xal malo heli karaa si aan u soo ceshdo

    • @caasimcqc2695
      @caasimcqc2695 10 หลายเดือนก่อน +2

      Inkasto suasha aniga igu socon haa wad so ceshan kartaa hadad taqaanid numberka lagu sameeyay
      Hadii uu hada ku kacsan yahy aanad aqon passwrdka wu kasii fudu daanayaa

  • @abdiwasacali9600
    @abdiwasacali9600 10 หลายเดือนก่อน

    Galaxy A 12 isagu malaha miyaa

    • @maryamkamaall8640
      @maryamkamaall8640 หลายเดือนก่อน

      Ampa waan ka la ahay hadii lagu soo sheego ila soo wadaag