israa,iil ma jirto miyaa qof ka celiso Qasa oo dhan kasta lagala dagaaley oo Xasuuq ba,an aan kala sooc laheyn lagu haayo , ma jiro miyaa Dal muslim ah oo ka celiyo aan aheyn Xuutiga, Dunida Muslim kale ma jiro miyaa !!? waa yaabe !!!!! Muslimka inta sheeganeyso waa badan taheye ma la cabsaa !!!? ileyn Gaalada waa isu hiilineysaaye , Muslimka waxuu u batey munaa fiqiin gaalada ka daran ! waa ayaan darro haddaan leysu hiilin maanta , Muslimka indha ayey ka fiirsa naayaan Qasa bur burkeeda !!!
اللهم انصرالمجاهدين في فلسطين وخاصة في غزة يا قوي ياعزيز ووحداللهم صفوف المسلمين والف قلوبهم يارب العالمين
Ilaahayi intidhimatayi haunaxaristo
Innaalillah wainaa illayhi raajicuun aĺlahu akbar yaarabi allah yahuuda uga gargaar ree falastiin falastiin falastiin ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ ma beel caalam baa jirta beesha caalamku waa yahuud keliya tooda uun baa shqayn
Illahow jabi israail iyo kuwa garabka siiyo
Warkadha mardamba dageysanimahaya
Benlow warkaaascinwaanka kadikti macana benlow
israa,iil ma jirto miyaa qof ka celiso Qasa oo dhan kasta lagala dagaaley oo Xasuuq ba,an aan kala sooc laheyn lagu haayo , ma jiro miyaa Dal muslim ah oo ka celiyo aan aheyn Xuutiga, Dunida Muslim kale ma jiro miyaa !!? waa yaabe !!!!! Muslimka inta sheeganeyso waa badan taheye ma la cabsaa !!!? ileyn Gaalada waa isu hiilineysaaye ,
Muslimka waxuu u batey munaa fiqiin gaalada ka daran ! waa ayaan darro haddaan leysu hiilin maanta ,
Muslimka indha ayey ka fiirsa naayaan Qasa bur burkeeda !!!
Warkaga mar danbe la dhageysanmayo
Warka cinwanka aad ka dhigtay aaway.benta dadka ka da kuma bogin.
Alahayowugargaardadkareerfalastiiniyodhamaanmuslimiintadhiban