La Taliyaha Amniga Waa ninkii uu eryey Farmaajo ee Xasan Sheekh soo Celiyey ha la eryo waa ragfa aaminsan in dowladaha kabaha loo qaado si dano shaqsiyadeed oo hungurigooda aan ka badneyn uu wato
Alaahu akbar Alaahu akbar Insha alaah ilahay mala igtiisa ha u adeejiyo yaman iyo falastin sirail Iyo xulufadoda tolfiqda iyo talada haka qaado amen amen insha alaah ❤❤
Abtidoon waa runtii. Amxaaro waa cadaw raba dhulka iyo badda Soomaalida. Kuwa Amxaarada u adlayina waa juhala aan waxba kala garanayn. Arrintan oo dhan waxa aabbo ka ah Xasan Sheekh.
Ha kula talin Fiqi inuu is casilo ee shaqadiisa ha qabsado Lakin waa inuu wasaaradda ka nadiifiyaa shaqaalaha aan shaqadooda aqoon ee isaga booskiisa ku haysta.
Dowladda somalieed wax bas ka qaladan ee waa inaan iska qabanas ooo meediyaha iyo aan ka hadalnaa wana Laga qaadi siinaa xilka cidkasta ooo Ethiopia u shaqayso oo Hassan shiekh kow ka yahay Insha Allaah
Xuutiga Allaha xafido, Muqawamada Gesiyada ah ee falastine ayaa guleysan.Jawasista Carapta Sacudiga Immaradka kuwa kale lahaystayasha ah Allaha ciqaabo.
Iwaxa iga Codsi ah CabdiXaafid any TH-camr oo waddankiisa jecel inaad ka hadashaaa Ethiopia inay ujeedadeeda tahay in Somalia qabsato.inaad Ku baruurujisaan umadda Somaaliyeed
Dhiig kar walahi maxaa aameeynaa aan ficil sameeyno Codsi aan wataa. Abdixaafid Engner Ahmed hadii aan muqdisho udirno madaxdaan waalan la soo hadlo tikidkisa aniga ayaa dhiibaayo ficil waa inaa sameeynaa Somalaay
Ku wan madaxada ah waa waa kuwo dan aan kalahay dal ka iyo dad.ka oo wada baahan oo ay og yihiin inay basaasii yihii oo lacag ka shagaya taan tuug tuug ah
Dawladdii dhexe ee Somalia waxaa dumiyey Jabhado Qabiil ku dhisan oo Xabashi u galay deedna dib loogu soo Hubeeeyay Somalia, maantana isla kuwii baa Ethiopian ka la shaqaynaya laakiin waa inaannu is wagdiino maxaannu u wayday Ethiopian in aha nala shaqaynayaa oo diyaar u ah burburinta Dawladnimada Ethiopia. Ethiopian Dawlad ahaan iyo dhaqaale ahaan u burbursan ayey Soomaalidii manfac iyo taageeri ka raadinayaan iyagoo Qabiil u adeegaya ama reer Hebel baan necbahay ama hebel baan necbahay waxayna Gareen heer ay heeso iyo Social media yaha la yimaaadaan waxyaabo taariikhda galay oo aanan la hilmaami doonin.
Ma idinla tahay in shacabku ku midoobayaan in haday dhowdahay ee ay culimada somaaliyeed ay ku dhawaaqaan fatwo oo siyaasiintan hanka yar wadanka laga qabto somali halka u haray waa culimadoo majlis shuura loo sameeyo wadankana diinta islaamka lagu xukumo
FALDAN | LIKE | SHARE | SUBSCRIBE | COMMENT | GUULAYSTA
Asc C/xaafid barnaamijyadaada waan ku taxanahay laakiin injineerka markuu falanqeynaayo arimaha Somalia xaadaa idhaqaaqda runtii Somalida ayuu dhiiga kiciyaa mana fahansana wadaniyada igu salaan injineerka lanbarkiisa mahaayo waa salaami lahaa
Engineer ka Arin saxa buu ka hadlay Ethobia waana xasuuqday Absolutely Ayaheena faraha hakala baxdo mr fiqi geesi waaye tariikhda Ayadaa is qorta guul forever my Somali people
Ingineer axmed waan dhagaystaa marwalba,waa ninka ugu macquulsan soomaalida.
Allah akbar guul hamaas iyo xutiyiinta free Palestine 🇵🇸 yuhuuda Allaha ha jibiyo guul islaamka ❤❤❤❤❤❤❤❤
Abdixafid kacdoon ayaa lobahanyahay lagubadbadiyo dalka, iyo dadka somaliyeed. Dowladan dadka hogaamiyo, hogamiyal umada iyo dalka mustaqbalkisa katalinyo ma ahan, dalka wuxuu udhaw yahay in lagumeysto.
Wacyagalin badan ayaalobahnahy iyo kacdoon umaded.
Allah hakubareekiyo adiga iyo teamkagag
Ibrahim,
ALLA'AHAYOW Falastininta Lubnan Somalia Yemen Syria ugargaar yaa ALLA'AH.
Xuuti guul ban u rajaynayaa.
Hadii Somalia Ethiopia keento xeebaha Xuutgi ha duqayaan
La Taliyaha Amniga Waa ninkii uu eryey Farmaajo ee Xasan Sheekh soo Celiyey ha la eryo waa ragfa aaminsan in dowladaha kabaha loo qaado si dano shaqsiyadeed oo hungurigooda aan ka badneyn uu wato
Khair Allah keeno
Eng. Ka eraga amxaan marku leyahay aad aya ugu helay wayo meshedi ayu dhigay❤
Ciidamada itoobiya weey adkaan dokntaa in dalka laga saaro haddii aan go'aan adag laga qaadan.
Alaahu akbar Alaahu akbar
Insha alaah ilahay mala igtiisa ha u adeejiyo yaman iyo falastin sirail
Iyo xulufadoda tolfiqda iyo talada haka qaado amen amen insha alaah ❤❤
Allaha u naxariisto
Asc wll abdxafid iyo engineerka Suxufiga Soomaaliyeedow, waxaad tihiin codka umadda iyo iftiinka runta.
Shaqadiinna waxay leedahay qiime weyn oo bulshada wax ka baddali karta. Ha ka caajisin inaad xaqiiqda soo bandhigto oo dadkaaga u adeegto. Waxa aad sameyneysaan waa sharaf iyo mas'uuliyad, oo waxa ay abuuri kartaa isbeddel waara oo dhaxal gal ah.
Guushaadu waa guusha Soomaaliya
Waasax injineerka Ethiopia bad marabto ee in ay naboobto ay rabtaa
❤️Fiqi❤️
Waa runtiisa.ingineerka.xiligii.2006..itoobiya.waxa ay sameysay
Engineer Ahmed- Gurey, said it right Somalia doesn't need Ethiopian in our country Somalia.
Waa mahad san
Salaan sare wariye ruugcaada Abdihafid iyo Engineer Adeer Abtidoon iyo dhamaan bahda BRTSOMALITV.
Cabdixafid injineerka waakumadsanyahay siduuwax udhigayo uurunta nogusheegayo ilaahey ajirxasanaad hakasiiyo injineerka
Abtidoon waa runtii. Amxaaro waa cadaw raba dhulka iyo badda Soomaalida. Kuwa Amxaarada u adlayina waa juhala aan waxba
kala garanayn.
Arrintan oo dhan waxa aabbo ka ah Xasan Sheekh.
ASC ABDI XAAFID WAAN IDIN SALAAMAY ADIGA IYO INJINEERKA
SXB SOOMAALIYA SHACABKEEDA OO DHAN MARABAAN ITHOBIAN LKN WA SHAKHSIYAAD HOGAAMINAYA SHACAB OO XOOG KU HEEYSTAY MARKA MEESHAAS SAXA SXB
Dawladu waxay heshiis gali kartaa markay haysato baarlamaan iyo madaxwaye dadwaynuhu doorteen,, wasaarada garsoorkana dhisan tahay xuduudaheedana ay soo afmeerto. Heshiis kasta waa dib ugu noqosho.
dhibato walba oo soomali isu gaysato waxaa Ka daran in itoobiyaan joogo wadanka somaliya
Ha kula talin Fiqi inuu is casilo ee shaqadiisa ha qabsado Lakin waa inuu wasaaradda ka nadiifiyaa shaqaalaha aan shaqadooda aqoon ee isaga booskiisa ku haysta.
Engineer Ahmed madaxdena waxey ushaqeynayaan sida muuqata Ethiopianka waa basaasiin. Allaha naga qBto basaasiinta Ethiopianka
Ruushka guul
Waa nasiibdaro maanta itobiyan in Somali dhinackasta kawalaaqo qof meelsarana la la yahay loona qosqoslaayo 😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮
Waasax ilmah caloosha kujira baa og
Waa ka xumahay dalku waa naga dhaxeyaa hadii aad qof necebtahay ama qabil ma aha in aad cadowga u shaqeysid si dadban
Shaqadii rooble oo kale ayay hayaan wasiirdawlaha iyo damumaye
Allahu Akbar ❤❤🎉🎉
cabdi xaafid waxaa tahay dowlad diid iyo shisheeya kal kaal ah
Salam abdixafid iyo ingénieur kaba, anagu waxaan rabna oo kaliya waraysiga ingénieurka waad mahasantahay
Isaga iyo balca iyo sanbaloodsh waa jaajuusiin itopia uu sheqeeyaa
Hello sxp c/xafiid
Asc
Ameen Yaa Rabb
Dowladda somalieed wax bas ka qaladan ee waa inaan iska qabanas ooo meediyaha iyo aan ka hadalnaa wana Laga qaadi siinaa xilka cidkasta ooo Ethiopia u shaqayso oo Hassan shiekh kow ka yahay
Insha Allaah
Wadamada Khaliijlka & Qatar Waxay Isku Seegaen Arinta Yemen
Xuutiga Allaha xafido, Muqawamada Gesiyada ah ee falastine ayaa guleysan.Jawasista Carapta Sacudiga Immaradka kuwa kale lahaystayasha ah Allaha ciqaabo.
Arinka dublamaasiyada iyo cayaarta abeya ragbaa fahansan ee madaxdiina kukalsoonaada oo odoroska mala'awaalkaa iyo warka gumeeysiga uhiilinaa oo qilaafka umada uhorseedaa iskafiriya oo warka calibalcad iyo lataliyaha oo horay looguyaqaan mowqifkiisii hore diburaaca oo hakuhafana siyaasada.
Oo wuxu fulaysanaa beerka kusocda allow unaxariiso reer falastiin
Asc markaan arko Eng Abtidon waxxa walba waan ka hormariyaa dhagey sigiisa ee fadlan ku dara xasuuqa arxan darada ee Gaza.
Engineer Ahmed Ilaahay haku barakeyo sidayatahay ayada u dhigataya ee hadiiaya Ethiopia dalalka Somaliya siijogodata waxaliswaydiinadon wabaa waxaajiray dalal somaliya ladhihijiray ee somaliyaya Ethiopia hanadhaafato
Wasaarad wa dhaafte
Aniga siyasada Somalia waa Ku wareery sokor iyo dhikar inuu igu dhac Ka baqa wadankii habar baa Ku dhacaay ilhy xaqa ha fahmsiyo siyasintaa Somalia 90ka bahdil iyo sharfkii dalke Ku ciyaareen
ilaa xiliguu u bilaamay wan dhagasanayay ejnerkii dagaalki wu dheranayaa bu yiri
Walahi ciil
Shaqana Uma aanandirsanin ee ajnabi baa kensadey
Yaa watay itopiya oo soomaliya soo galiyay waa mw.cabdilaahi yuusuf isagaa yiri meeshuu baasuke ka soo dhaco pm.ku rida mw.c.yuusuf ayaa yiri bakaaraha bililiqaysta iskama iman itopiya
Abdi ladiif Roble ayuu taageerayay qofkani makaaga tagnaa mise waa u sheegaysaa runta
Kkk,fiqi iyo xuseen macalin isumataqaaniin ee hakuhafana arimaha dibada oo horay itoobiya loogu adeegijiray waayoo mucaawinadii masar ee dowladii farmaajo ayeey awoodi waayeen oo wasiirkii arintaas kuluglahaa macaawinada ayaa xilka kuwaayay farmaajo kaqaaday,hada rag indhaha faraha kagelaa oo gacantana ka'afuufaa ayaa wasaaradii iyo dowladii haaya ee kashifka iyo fikirgaabida iskadhaafa horay ayaa dhiigaan la'idiinka baahnaay ee yeeynoqon gaalkeeyga ayaa kaada kawanaagsan waakaftan.
Labadiinan iyo in kale oo ka mid ah beelaha DAAROOD ayaaa xagal daacinaya hormarka soomaalia adeeryaal waxaa noo balan ah marka aad xilkaan madaxtinimada timaadaan
Waa in aan iska qabno maxaxwayenaha iyo cid kasta oo madaxada ka mid ah ok Ethiopia tageeraaayo aan iska qabno
War kuwaan madax Mahan ee shacabka ayaa bilaa damiir ah waxaa larabay in filada loogu. daato xaaranta
Maya injeneere Saass ha dhahin illaahay ha naga haayo in Ethiopia na qabsato Soomaaliyeed intay gorrgoor tahay aaan iska diidno Ciidamada Ethiopia
Iwaxa iga Codsi ah CabdiXaafid any TH-camr oo waddankiisa jecel inaad ka hadashaaa Ethiopia inay ujeedadeeda tahay in Somalia qabsato.inaad Ku baruurujisaan umadda Somaaliyeed
Waana lagayaabaa in ay itbianka u shaqeeyaan
Hadda waxbaan ka qaban karanaa ee Soomaaliyeed aaan iska diidno Ethiopia inay. Dhulkeena qaadato
Somalida qabiilka waa caabudaan
Xassan sheeq waxaas yaafaansiinaye hee
Walee engineer ka abdifaaxafid dhiiqa galiyay
Wasiir fiqi waxa lagudbon inuu si dag dag ah isu casila
Dhiig kar walahi maxaa aameeynaa aan ficil sameeyno Codsi aan wataa. Abdixaafid Engner Ahmed hadii aan muqdisho udirno madaxdaan waalan la soo hadlo tikidkisa aniga ayaa dhiibaayo ficil waa inaa sameeynaa Somalaay
Itoobiya waxaa loo baneyay dhulkii ay dadka yaga usodhinten away dadka yagii usoo shahiiday in ay kaxuroban injirey damiirkii ayaa dhintay
So true
Aaway furmajo hasan shk watug amharka jeecel
Farmaajo sowmaaha kii aby daba ordi jiray ma iloowday big brother kk
Xasan ma taageersani laakiin farmaajo wax gooni uuqabtay Malaha
Asc abdi hafid iyo inginer walaloow sidaxda Kristan ila hoganka lagawarejiyo Somali dowlaad manoqoneyso ,, darood ,,, hawiyee iyo diir waa cansardamaan,, yanotaliin
Ameen
Cafimad maqabaan waa dad dagal joogay 35 la soo dhafay
ABDI XAAFID AXMED MADOOBE IYO JUBLAND DARTEEYD AYAA BADA LOOBIXINAYAA ITOOBIYANE LOOLA HESHIINAYAA.
Madax waynaha waa 70 waa madax adag yahay baarlamaankana Waddanka ma difaaacayaan ooo waa cada qaata yaal
28.12.2024
Guushu waa dhinaca Putin insha allah
Kuwa kadaba cararaya oo udabcaya ayakoo sidaas u og
Og fiican kahaaya
Ee maanta madaxdaa
Kuwaas ayaaa ugu daran
Cali balcad waa. Jaajuus xabash ah balaayada foosha xun
Waa Duli dadka somaliyeed niyad jebinaaya
Ahmed walal sterinka ma ah ee waa bareega is ka daba hal boog iyo barnamij uma dagana arimaha gudaha iyo dibada
Ku wan madaxada ah waa waa kuwo dan aan kalahay dal ka iyo dad.ka oo wada baahan oo ay og yihiin inay basaasii yihii oo lacag ka shagaya taan tuug tuug ah
Allaahu akbar,muslimiinta dagaalka waakunoolaadaan halka qayaamada iyo kalaqeeybinta looga adkaaday,waxaan kabaqaa in barnaamijka itoobiya badacas lalaraadinaa ee reer galbeed iyo timadheer kadanbeeyaan ee reer waqooyi indha-la'aanta amxaaro uga-saxiixatay inuu qatar kuyahay mandiqada,waayoo saldhigyada jabuuti waaloogabaqay in madaafiic loogatuuro yaman waayoo hoosta ayeey isagajiraan qatartaas ee biixi waa arkiwaayay waxa geele iskamaareeyay.
Wasaarada arimaha dibada iskuma yaacsanee idinkaa isku yaacsane umada beenta kala xishoooda,
Abdixaafid waad waalatay mardhaw dhagaysigaagu wuuba macna beelay
Lataliye kama hadli karo saxaafada maxaa keenay in qaar kamid ah in ay ka had laan
Qatar Qeyib Kamaaha Qatar Kareeb
Aniga waa helay sida qabiilka loo baxayo lakiin yaa i way diinaaya
Dawladdii dhexe ee Somalia waxaa dumiyey Jabhado Qabiil ku dhisan oo Xabashi u galay deedna dib loogu soo Hubeeeyay Somalia, maantana isla kuwii baa Ethiopian ka la shaqaynaya laakiin waa inaannu is wagdiino maxaannu u wayday Ethiopian in aha nala shaqaynayaa oo diyaar u ah burburinta Dawladnimada Ethiopia. Ethiopian Dawlad ahaan iyo dhaqaale ahaan u burbursan ayey Soomaalidii manfac iyo taageeri ka raadinayaan iyagoo Qabiil u adeegaya ama reer Hebel baan necbahay ama hebel baan necbahay waxayna Gareen heer ay heeso iyo Social media yaha la yimaaadaan waxyaabo taariikhda galay oo aanan la hilmaami doonin.
Somaaliyeey aan iska Celiyo madaxdaan ttuuugada maxaxwayenaha u wayn yahay baarlanka Ku xigo
Waar heedhaha runta isku sheega labadiinaan nin waayo ,itoobiya Ankara,Garoowe,Baydhabo,Dhusamareeb,Kismaanyo,Hargeysa ayaa laga ogolaaday,sidee Xasan shiikh kaligiis u diidikaraa waligey ma,arag idinka oo runta iyo wacyiga jira wajahaya.
Anaga haday ogaaden haystan maxa nagagalay mise caqkigina yar ee doqonka ah ayaydu is lsleefihiin somali ku qadhaabta soconmayso
Damaca Ethiopia ee badda Soomaaliya waxaa ku dhiiri geliyey Xasan Sheikh oo ay Ethiopia og tahay in Xasan Sheikh aad ugu jilicsan yahay sida waqtigii Gebre .
Arrintuna nuxurkeedu waa sida BOLIVIA IYO CHILE, waa haddii aysan Soomaali Maryooleey fadhiga ka kicin islamarkaana joojin iscunka ay iscuneyso Wild Animals oo kale.
Maxa ka badali kartaa
Bugiardone
Ethpiya dadbayku abuuratay
Ma idinla tahay in shacabku ku midoobayaan in haday dhowdahay ee ay culimada somaaliyeed ay ku dhawaaqaan fatwo oo siyaasiintan hanka yar wadanka laga qabto somali halka u haray waa culimadoo majlis shuura loo sameeyo wadankana diinta islaamka lagu xukumo
Waycabsanayaan madaxda somalida
Abdihafiif nin wanaagsan aaan kugu ogayn ma leexatay sxb Qabyaaalad miyaaa ku Qaaday sorry 😔 Suleiman Haanshi & gaylan Media ogayn maku biiraty wax isula har sxb nin wanaagsan aaa tahaye
Ninkasta oodifaaco Ethiopia
Soomaali ma ahan waxuu u shaqeeyaa kana tirsan yahay Ethiopia
Somali rageeda ka subxanalah aanuniri raganimadoda garan meeyno garashadey ka aradanyihiin nin walbo kursi ayu u orda kamana hayno mid kadacad ah rabiga idiinkudeynay quusbeynu joogna yan oga dacwona dal iyo duunyo mahayno warernay ma sidan ayanu ku dhameysana waqtigena ragow dalka cadalad buraba dadka diinto lagu dhaqey raban Alle waxad lahortagtan baa laraba yaquulu yaaleytanii lama rabo allow toowfiiqda nawafaji😂😂😂😂😂
No No Amara
Onroma redsea
Hhhhh
Waxaa ka horaysa inuu cayrin karaaa
Oo uu sharciyad u leeyahay.