Hadaan nahay reer dulmo diid waa in aad runta noo sheegtaa xitaa hadeey dad badan dhibeyso ileen runta waxeey naga dhigee kuwa xur ah….. soomali been loo sheego ayey jecelyihiin
Miyaadan soomaali ahayn? Miyaadan muslim ahayn? Miyaadan biniaadamnimo aqoon? Naga dhaaf manoqonayso luuqad qof ku abtirsada soomaali laga filan karo waayo qofwalba dadkiisa ayuu ku xiran yahay dhib iyo dheef ba balse hadii dagaal dhaco iyo hadii ay dhintan ama dagaal ama abaar roobab waaweyn aafo hadii ay dhacdo ma waxaa la dhahayaa aan iska dhaafno taasi waa dhaqan cadawtinimo channel kan hadan iskaga baxayaa hadii ba suuriya iyo yemen ay priority ama ka muhiimsan yihiin soomaaliya waxaad ka shaqaysaan wax kale dulmidiid
Hogaanka somaliya joogo dhamaantood ha is casilaan ,Hassan sheekh somali dhibaato ayuu ku yahay,ilaahay umada somaliyeed haka qabto, wax dhaamana ala hanoo keeno insha allah
Dadka ku leh dadkeena haka hadlin waa das aan wadaniyiin ahayn mxaa annaga war shisheeye naga galay keena wxa ka jira waa in aan Ogaannaa shiikh dulmi diid
‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/
Hadaan nahay reer dulmo diid waa in aad runta noo sheegtaa xitaa hadeey dad badan dhibeyso ileen runta waxeey naga dhigee kuwa xur ah….. soomali been loo sheego ayey jecelyihiin
Noqon meyso inshaaallaha waa meeshii laga xoreyn lahaay masjidul aqza inshaaallaha
Scw scw scw scw scw scw ♥️❣️❣️ sheikh wacaleikum salam Suriya ilahayo ugargar umadah muslimane
Naga dhaaf dulmi diid Somali warkooda chanalkaan waanu ku xiran nahay inaan is dhaafino ha nagu kalifin bes haloo duceeyo iney heshiiyaan sida ruwand oo galaa ah ayaa is cafiyey iyaga oo muslimin ah isma cafinayaan
Miyaadan soomaali ahayn?
Miyaadan muslim ahayn?
Miyaadan biniaadamnimo aqoon?
Naga dhaaf manoqonayso luuqad qof ku abtirsada soomaali laga filan karo waayo qofwalba dadkiisa ayuu ku xiran yahay dhib iyo dheef ba balse hadii dagaal dhaco iyo hadii ay dhintan ama dagaal ama abaar roobab waaweyn aafo hadii ay dhacdo ma waxaa la dhahayaa aan iska dhaafno taasi waa dhaqan cadawtinimo channel kan hadan iskaga baxayaa hadii ba suuriya iyo yemen ay priority ama ka muhiimsan yihiin soomaaliya waxaad ka shaqaysaan wax kale dulmidiid
Shiekh dulmi diid is smart i wish all the somali men to be like you .
Hogaanka somaliya joogo dhamaantood ha is casilaan ,Hassan sheekh somali dhibaato ayuu ku yahay,ilaahay umada somaliyeed haka qabto, wax dhaamana ala hanoo keeno insha allah
Madax waxba kama oga Tastuurka ayaa lagu bilaabay qabiilka io faquuqa soomalia hanoolato amiin yaa Alaah
Muqaawamada Allaha Guuleeyo Yahud Allaha jabiyo Gaalo dhagartooda muslimiinta Allaha ka Haayo
Allah. Ha burburiyo yuhud Iyo yuhud Allah ha ugargaaro Palestinian
Walahi shiekh dadkii waay dhibsadeen wada somalia waayo maalin kasto waxba wax kasii daran ayaan arkeeynaa somali waxan arkaayaa MW ayaa hada war dhahaayo wazirkiina war kaas kaduwan ayuu leeyahay waan ku wareeyna tan dowlad maahan
Scw scw scw scw scw❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
صلى الله عليه وسلم
Sheikh.dulmadiid.waligaa.wacdigan.ga.deynin.kuwa.dhahaya.naga.daa.maahan.wadani.soomaali.sidaa.baro.adigana.wacdiga.waanada.ha.joojin.inshaalahu.sidan.si.ka.fiican.wey.imaanaysaa.goodluck
Wadamada gaalada ayaa ka fcn Somalia nolol ma taalo
Adigu ma gaal magac soomaali wato oo afka bartay miyaa tahay! Hadii aadan ahayn oo aad qof soomaali ah tahayna waxaan ku dhihi lahaa fikradan dulinimada ah iska Saar. Gaal wanaag maleh hadii ay ka wanaagsan yihiin illaahay gii abuurtay ma diideen shaydaana ma caabudeen,
Sh damiirkenii wuu dhintey,ee inaga daa wadanki alaha ololiyee
Walahi waa run wadanka majecli in laga warama suuriya❤
Ilaah umada haka qabto dulmidon ayaa tahay bil cakis
Alhayoow uhiil reer falastiin yaarabi yahood oo dhamaaday natus
Wadangeena waa muhiim in lagahadla in sha Allah
Sheekh,
Qabbiil ayaa kaa urraya.
Axmed Madoobe, maa ka hadashid.
اللهم اعز الاسلام والمسلمين اجمعين 🤲
Amiin Yaarabi
Yaadhagaysanaaya madaxda maantajirta soomaali ayagaa isku jeedo ee ilaahay axqa ha tuso dadkeena soomaaliyeed aamiin aamiin YaaRabii
Siyad Barre u soo duceeya Waxaan buu isku hayey
Soomaalia Alshabaab baa maamuli karta sida Afkaanistaan oo kale in qoorta laga gooyo mid walba oo Dowlad diid ah iyo dabadhilif saas baa dowladnimo lagu gaari karaa
صلي الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤🎉🎉❤❤
walaal kahadalka arinta soomaaliya waa mida noogu muhimsan iyo xamaasadaaduba in laga aamusaa kaxun mahadsanid
An hal faraxada u marno allah qolobdoda miid ka dhegaa
Sheekhqow kahadal soomaaliya waxey wadaan waa qalad
Wallahi Anaa kamid ah niyad jab baa ka qadaa adeer plis kadaa janalkan shikoyinka Somaliya
Dhalinyari soomaaliya baa ugu wacan waayo ineya iyaga qori qaato 😊
Wlhi wa run nagadaa ciidanka Somali xassan dhiiqo ayaa shirqolay kulaayo Adine wada ogtahay Somali dhan wa ogyihiin wbt
Suuriya ilaahow badbaadi 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين
Masha allah tabaraka rahman allaha idin xafido ❤❤❤
Sheekh ka hadal ileyn
Wadankale malihine
Yaa kalee umaqan
May Allah give Somalis right mind to be free from tribalism to create strong unity and security amiiin
Waa saax ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍👍👍👍👍👍👍🇸🇴
Hogaan mahan ee waaqalalaase dad abuureyo Dana gar ahleh waa dad iyo Dal la gatey mar hore
Sheikh janankan iyo ka kalaba waan dawanaye
Kaa Kaga so waran
Arinta somaliya
Waan yabane
Waku tageera shikh Somaliya kahadlay 👍
Jazakallahu kheyr
Waa duli laisku halaagay Dagaal walogii socda
Idoor Allah ha qabto
Rabiyow Naga qabo nimankaan ilmahooda Kuma dhimanaayaan dagaalka waxa wada waa siyaasiyeen iyo Maan gaab agu shaqeysanyo
للهم فر ج على اخو اننا المسلمين والمسلمات.
ASC shiikhoow hajoojin kahadalka wadankeena waayo cid u maqan malahanaan idinka ahaayn
Xasbunallahu wanicmal wakil
Xasan sh intuu jooogo nabad majirto waayo asagaa qabyaladayste ah
Ka hadal weliba inta ubadn ka ga hadal soomaliya dhexdeedad wax ka socda si aan ugu baraaruno
Wad arinta soomaaliya ayaa noogu muhiimsan
Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤
Falastiin guul
WCS SHEEKH 👋 SCW ❤ SCW ❤ SCW ❤ ALLAAHU AKBER ☝️❤
Ninkaan horey ayaan idunku shegey
Somali wax wanaagsan kama sheego
War kale Mahayo .
Wariyo nimo ayaa la xoog sanaayaa
Sheikhow wlhi wararka Somalia waa nacay fadlan naga dhaaf wadamada gaalada kasoo hdl hormar kooda iyo dhaqan kooda wanaagsan
Imisa is dhafisay qybta somalia
Dulmi Diid Wadbarakaysan Tahay
Soomaaliya nukliyar ha lagu dhufto!
Aamiin yaa rabi Aamiin
Allow guul sii. Umada muslinka
Alle haka qabto galada muslimiin ta
Sheikhaygii pls codsi miya dadka u sheegtid İnay banan baxan wayo madaxwaynaha wadanka wa xanuun saday qof aan miyir qabin wadanka dhan sow masexeexi karo ♦️
waa ku qaldan tahay inaad ka hadasho Somalia anagoo kaa sugeyno ariimaha bariga
Xasan sheikh medka wadanka kunol bada kushub
Nasru Allah qareeb
Culumaaa majirtoo miyaa wadankaa mehey afkaa iskuguhaystan 😢😢😢😢
Shekh Mohamed ! Dad cawaana hubaysan islaynaysaa oo dawlad qabiileed ay hogaamiyaan, waa in kow la dumiyaa dawlad qabiilada Ethopia hoos taga.
KOOXIHII KALA DUWANAA AYAA ISLAYNAYA...!!!
Somalia hogaanka wa ka dhintay
Asc dulmidiid walal inga dhaaf somalia 🇸🇴 arimahedaa wayo kuwa madaxda ka ah ayaa inogu sawab ah
Allah akbar Allah akbar
Ninyahow warkaaga si loo dhagaysto farataag taaga badan iyo qabyaalada aad ku dureyso dowlada ka waantoow
Bishan December 2024 5500-6500 oo qof ugu yaraan ayaa kudhintay dagaal somali dhexdeeda ah. Waa bishan kaliya
Anaan badalo ku raja weyna hay in sha allah
Nagad.xasan.gurgurte
Qoslaye dalxiisuu isaga jiraan war kuwan waa nalakuintixaamayaa
WAR SAARUUKH LAGA TUURAY QAZA MA JIRTO EE WAXAA LAGU SII BANAYSANAYAA BURBURINTA FALASTIIN EE JOOJI.
siyasad xumo xasan sheq waeye madam wadaken kamajirtp
Guul.israil
Bismilaah
Illahow dalka noo bad baadi,
Ku xirnaada dheh😂😂😂😂
Machaallah
Allah akbar 😂😂😂😂
Awoda ay Ethiopian an kuledahay wadanka aa arka aniga
Xasana sababay
Sheekh somaliya naga daa plz
Dadka ku leh dadkeena haka hadlin waa das aan wadaniyiin ahayn mxaa annaga war shisheeye naga galay keena wxa ka jira waa in aan Ogaannaa shiikh dulmi diid
Madaxweynaheena waa TH-camr aan dalka dan ka lahayn.
Somalia uduceeya xaalkeeda qatar ayuu ku suganyahay inuu illahay ka qabto siyaasiintan calooshood ushaqeystayaasha ah.
Walaal asc.walaal somali waxaay ku balameen ineey cadaabta ku kulmaan
Somalida dullmi iyo gaalnimo ayaay is ku haaysataa
War dulmi diidow soomaliya inay doowlad kadhalato waxaa kadhaw qiyaamaha ee nagada mardanbe hanoogashekayn tvyada iyo social mediaha kale ayaan unacne
.mAya❤❤❤❤
anaa ka mida ma rabo in aan maqlo
Wadankeene HOOYO warkiisa inaan maqlo
waayo waxan noqonay wax ma garato iyo iama ceshato
Waakusalamay
TikTok hala xidho waa meesh imika aafadi taal
Asc sual dowlada ma xasan shikh kaliyah baa wan yabaye awey dowladii kale.
Mahadsanid wadaagista!❤ Su'aal aan la xiriirin ayaan qabaa: Jeebkayga OKX wuxuu hayaa lacag, waxaanan haystaa 12 erey: iron observe slam major mad decorate feed photo awesome vast kitchen faint. Sideen ugu diri karaa Binance?🤔
Kulu fidna ee wadanka ka socota Tim Xasan hadan laqabaneyn haka hadlina.
Waa ku mahdasan tahay in aad ka hadasho dhibka dhulkeena kajira in dadkeenana la wacyigaliyo waa muhiim dadkeenu caqli ma
Sheikow ciidamada jabuuti waxay kaadhayaan 120000 kun oo ciidamo,sidaa darteed anagu hadii aan ahy reer jabuuti waxaan jeclaan laha in madaxweynaha jabuuti soomaaliya ugu deeqo 50000 kun oo ciidamo.anagana hadii aan ahay reer jabuuti culeysku haanaga yaraadee
Calooshaa iga xanuunta markaan maplo magaca xasan sh