Gabadhaha Soomaaliyeed Waxan kula dar daarmi laha in ay sidaan isku asturan Hadeysba ka marmaarmin Xafladaha nooca ah bal fiiri Bal Wlashy soomaaliyeed Quruxda Ka muuqata Jawi degan Isku waara oo ubad baari ah kala hela ❤❤❤❤❤
Mansha allah gabadhi uku horeysay ee aan ku arko dhar asturan iyado fanaan uwacatay 😘😍🥰 hees u qalantana wuu uqaday my fanan keyga dayax waan ku tagera
Masha Allaah tabarakallaah gabdhan Allaha'asturo aduun iyo aakhiro wa gabar Dhawr soon oo si xishod iyo akhlaaq leh Ka muuqato.maxa u diidaya gabdhuhuna Inay sas o kale quruxda badan isku so Asturaan haybadodana quruxeed Alle siiyey Qarsadan.gurigiini guri nagi iskuna waara Amiiiiin
bublik jeerdanbe masoo horsoconaaye horjoogsanaayina.qiimodari tan waa special qiimobadancadceeddumaroomashaaaaaaaaaaaaaaaalah.jeernaba saan lama ahado waa meelaha layskagafaaiidaysto.haa iyaaaaaaaaaaaaahqatarqatar aaakhiroooow iyo duniba qiimbadnyarta
Qofteyda mustaqbalka u qaadaya walibo bilaa music codkeyga ayado sxbteyda ii hoorinayan Ee hada lamaba haye Illahey hakeeno ilmaheyga hooyadod maalin uun bey noqon doontaa I.a🙏
Farxad ayan daremay markan arkay madexada oo asturan alle haku asturo wll
Second version ma aragtay😂😂
Ameen ya Allah
@@moupdynaser5004 hje
@@moupdynaser5004 💛💛💛😮😯😬🙄
Gabdhuhubhaday sidaa u asturnaadaan maxaa hely bal quruxda ka muuqata fiiriya masha allh ❤
WAA SI AAN CAADI AHAYNBAA LOO DUUBAY HEESKA KAMARADA ABSAL CAADI MAHA WALAAHI OO BILAAHI
Cizak bro
Asturnaantee walal saan ma asturad ah
Amaan wad mudantahoo adaa hablaha ugu astun❤🔥
Gabadhaha Soomaaliyeed Waxan kula dar daarmi laha in ay sidaan isku asturan Hadeysba ka marmaarmin Xafladaha nooca ah bal fiiri Bal Wlashy soomaaliyeed Quruxda Ka muuqata Jawi degan Isku waara oo ubad baari ah kala hela ❤❤❤❤❤
Not sure what
Dis is an xanunsanahay my bro is
First run to my bro and
How are enjoying my day is
Maasha Allaah aroos jawi dagan, gabar aroosad ah oo quruxleey ah misana asturan hadana labis qurxoon xiran, ninka helay waa nasiib badanyahay, Rabbi ha isku barakeeyo
Sacad edit bultlant has jubland bbc se👶♨️💣
Amaan way uqalantaa gabadan masha Allah asturnaanta Alle iyo ummadiisa dan aya kujecel love the way she dress
Daayx arooska kali ad u hagarbaxday waye wlh inta iguracsan liket dhaab kudhaha
Waa runtaa naagta ayaa Ina adertiis ah oo shiikhaal ah
Dayax iyo simba Midkiin baa arooskeyga ku qoran is diyaariya❤🔥🔥
M.a
Wasax
Saan ahow ama iska joog asturnanta qurx wye M.a💯❤👊🌹😍adigaa hablha ugu qiimabdn
Haaaa Masha Allah sas waye wlhi quruxley ❤️
@@لاالهالااللهمحمدرسولاللهص.ع.وس nambar sheeg
@@saliinmedia2253 wakas
Ninka Xamar Iska Leh Dayax Dalnuurshe ❤
M.a Gabadhan Allaha xafido Wlhi wan kufarxay Asturnanteda
Aroskan dad Axlaq leh ba wada yimid mashlh gawadha quruxda ka muqata wa gabasarka🥰🥰🥰
Dayax♥️🥺Gabdhan wu uhagar baxy wlhi m.a ineed saas cml
Asc
aww, hee haahee tani yartaaaan hablaha ugu qiimobadanahayyyyyyyyyy Run saxsax sayttahay gabadha yarta horusocoto aan hakin.qadarin waan istaahila ihihihihiiiiiiiiiiiiii.
Mansha allah gabadhi uku horeysay ee aan ku arko dhar asturan iyado fanaan uwacatay 😘😍🥰 hees u qalantana wuu uqaday my fanan keyga dayax waan ku tagera
Woow m.a gabdhaha asturnaanta bey ku qurux badan yihiin al-fanaan dayax dalnuurshe waa bilay arooska runtii
Gabdhaha somaliyed marki la gursanayo hadey sida gabdhan o kle isku asturi lahayen wey ficnalahyd madax fedan ayey qurux modan lkn qaawnida wa folxumo m.a gabadhan allaha isku barakeyo iyada iyo seygeda hampalyo❤❤
Arooska xaflada noocan ba dambi ah, adna waxad ku mashquuslantahay gabadha waxa madaxa uu saaran😅
Masha Allaah tabarakallaah gabdhan
Allaha'asturo aduun iyo aakhiro wa gabar
Dhawr soon oo si xishod iyo akhlaaq leh
Ka muuqato.maxa u diidaya gabdhuhuna
Inay sas o kale quruxda badan isku so
Asturaan haybadodana quruxeed Alle siiyey
Qarsadan.gurigiini guri nagi iskuna waara
Amiiiiin
Hubaal waye qadarin iyo amaan waad mudantaxa aturnan kugu dhamate masha Allah ❤
ManshAllah gabar qurux iyo asluub isku darsatay, Allah ha barakeyo gurigeeda❤❤❤❤
Hambalyo lamanaha nolosha ku midobay iyo team cabsal production guleysta
Masulkeena mahadsanid
Dayax fanaaan qaran🥰🔥
DAYAX DALNUURSHE XAMAR ADAA LEH ❤
Gabar asturan markan argo aadban u farxa masha allh ❤❤❤
2
0
2
4
OLD IS GOLD.🤴❤️
STILL WATCHING.💯♣️
Wa gabadhi ugu horeyse o aroos ah o asturan masha allaah
Asturan m.a🥰💋
❤🥀🥀🤩
Qoor dheer sidhiii qalin gel ..........qof ayn kusoxasusteee wlx
Hijap🧕is gold ✨👌
Jjyr456
Best production of all the time
Cabsal production🔥🔥🔥
mahadsanid Bro
@@Cabsal Asc dadkeyga somaliyed naxarista badna Arim ba iheysata Alle swt Dartii $30 ya igu cawin kara
@@لاالهالااللهمحمدرسولاللهص.ع.وس a¢
🖤🙆♂️
@@Cabsal ìii
Runtii dayax waan kuwataaa bwe horay usoco mudane arosadana aallh ubad khaur ha idinsiiyo❤💋🔥🔥🔥🔥❤guushu waa dhankeena team dayax dalka nuurkiisa
Nkdudk
qadari wannistaahilaaatanitan hablaha ugu qiimobadanahey nololba akhirooooy taba wanaagsano wacan inshalah qatimo qeyr jano.yarta yartaan
Dayx wa fananka kaliyeh an tageero wllo wng badan iyo ixtiiran badan dushisaa ayay ka muqta walid shumad madan iny barbariyen masha allh
Asturan sidii hooyade 😊❤
Masha Allah the way she wear her hijab 🥰
On fire waaYe wllhi 🍾🥂😥
rantan besbes ah waamayaaaaa wan uwataa haweendumar layga soo dhawaystoo dooqoo jeclaadayyyyy waxbadan dagan yreey. nabad iyo caano aww.waaaaamayeeeeeeeeeeeeeeeey
Maashalah allaw barekee walahi aad ayan ugu farxay asturnaanteeda🥰🥰🌹❤
runweeeeeeeyxaqiiqo, aww nabad iyo caaaaano khayryaaashay waan dhaaaafaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa aaakhirooooooy tawbah yaaarabi dunina xayaaatowanaagsan. mashaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaalah saxsax
Hobey hoobalayow hobey hoobalayow ani waaba ka dhargi la, ahey hambalyo lamaha is aoosey
Qorshaha wuu hagaagaye
Qurxoon qamar nuur badneey
Hobeey hoobaalayoow
Axyaa wu ka baxsaday👏
M.a quruxda waa asturnaanta gabdhaheen allah hasoo xanuuniyo xijaabka ayeey ku qurxoonyhiin❤❤❤❤
Dayax the one only singer ❤
ihihihihihihihihihihi yartaanihihihihihihihih qiimobadan saxsaxhobeee hoobaalaayiooo qadarin waan istaahilaa iyoiyo ihihihihihihihihii. wayway
Masha allah quruxi waatan❤️
as, soon wanaagsan, buplik inbadan run. EhEEEYE yartaan qadari wan istaahilaa iyoiyoba. qatimokheyr janono , ya rabi towba buplik cawro carab
Masha allah allah ku xifdiyo abaayo waad asturan thy sidaan ahow waligaa
Hesta qaramigeeda ya qaday nio🤠🙏🏻ex mar hore laga shaqeye u egthy
Shimaali
Masha alhh legend dayax qf asturan oo ceeb lahayn
layooow ihihihihihihihhi saxsax nacam hEEEtE qiimobadneeeey
Mashalah quruxda ilahey kuu hibeeye mashalah ilahey hakuu sii sidaa diyo abayo
mash slash gabadhaan was asturantahay
M.a Asturnaanta bal Fiiriya see uquruxbadan thy Dayaxow is diyaaari Arooskeyga ❤️
Hhhh kaaga Anaa ka hesaya inader
Mashallah wlshyda asturnaanta wa quruxda dumarka isku waara inshlh
Waa sidaa😢😢😢
MnshAllah, asturanta wa guraxda gabdaxenaa..🥰🥰🥰❣💞💯🥀
bublik jeerdanbe masoo horsoconaaye horjoogsanaayina.qiimodari tan waa special qiimobadancadceeddumaroomashaaaaaaaaaaaaaaaalah.jeernaba saan lama ahado waa meelaha layskagafaaiidaysto.haa iyaaaaaaaaaaaaahqatarqatar aaakhiroooow iyo duniba qiimbadnyarta
Mansha Allah qalanjo asduran mabrouk wallo❤
qadari waan istaahilaaba iyo runrun tantan hablaha ugu qiimobadanaheee iyoiyo daganyarEEEEEy
M.a qadarin baa mudantahay adi hablaha ugu qimo badan😘😘😘
Alla qurux badanaa gabdha heena 🇸🇴 somali markey asturan yihiin
Wllkey Dayax Dalnuurshe ❤❤❤
Madha allah gabadha wn kahelay sey ulabisanthy ale hau barakeeyo arooskeda 1000 %🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
Heesta way qurux badantahay, wayna macdahay, laakiin waxaa kasii fiicnaan lahayd fanaanka hadduu ahaan lahaa suldaan seeraar
Queentii ila dhalatay wlashey ayan 😪
Fanaan ku ugu haysta fanka ee aan anigu ad utageero
Amaan waa ka dhantahy gabdhan mansh Allh, asturnan wax ka qurxoon lawa, sida asturnantada ay bulshadu ugu faraxdey ilahy gurigaga farxad haka yeelo
Haaaa, qadarin waan istaahilaa yartan hablaha aniga anaa ugu qaran seney ugu qiimo badan hihihihi.
Waxaasaa waahwah ah, ahaa ahaa iiiihiiiii, yartaan wakuuta aniga habalahaan ugu qiima badnahay aniga hablahaan ugu qiimo badnahay qadarin waan istaahilaa haahaa caday yartaan dumar ugu mashalah.iiihiiii.asww
I have listened this song more than 30times ❤️
Asc
Wsc
@@aweysarbac3441 0
Not very thugish
Fiiri sida ay uGu Qurux Bdn tHy HijaBka m.a🥰
Gabdhaha xaflada jooga meesha mey nuuriyaan oo Jaanta iyo sacabka mey isla hooriyaan ama Somali maryooleey waaye 🙏
Mya ee hadey qawanAAN laheed walonuriila soma ahn ilahey hasoha diyeeyo
😂😂😂🙄
Habluhu Asturtunaanta ku wacana🎉❤❤
Adoo Asturan Arooskaga shido🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
Asc dadkeyga somaliyed naxarista badna Arim ba iheysata Alle swt Dartii $30 ya igu cawin kara
@@لاالهالااللهمحمدرسولاللهص.ع.وس 😜😜
Ilaahayow Dumarken Sida Ganadhaso Kale Ee Asturan Ka Dhig Balaaya Ku tidhaahda Habeenka Arooska Isaso qaawiye
Viva dhalanti somaliyeed ismuujiye sababtan darteed gabadhan oo madeexeda asturan
Rcmyq
Cyril
.
Dayax leyenda❤❤
Asturku waa qurux salan sharaf waa kuu saaray
Asturnaan masha allh arooskayga san cml uu noqona ama 40 bari tabliiqa iska baxa
Masha allah
Inshaa allah abwe 🥰🥰🥰
Insha alh 🥰🥰🥰
Dayax cod macane oo dacad sana wlh lagend aya thy
Fanaan Qaran ❤❤❤
Walashey ayaan curada Edo❣️💢
yartaaaantan qadari waan istaaahilaaaa gu qiimobadanahayyy iyoiyo boqoradprincseseseseseseses amiirad.qabanqaabinay qabanqaabiyeey qaaci yartan
Masha allh❤️❤️ nidaamka 😍👏🏾👏🏾👏🏾❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Qofteyda mustaqbalka u qaadaya walibo bilaa music codkeyga ayado sxbteyda ii hoorinayan
Ee hada lamaba haye Illahey hakeeno ilmaheyga hooyadod maalin uun bey noqon doontaa I.a🙏
I.a sxp
Legend my bro 🙏 👑👑🦁🦁🦁❤❤💯👌
Mash Allah dayax 🥰❤
Ihhihhhiiihi haaaaa saaaas.
I will dance this song my wedding day insha allh 🥺❤
niyada beenta ka daay
Waaitan qadari qiimobadan.ihhhhhiiii haaaaa yartaaan.
soo dhawow inbadan lasoo koobidooninba.Ya
Lgndry dayax dalnuurshe
Xidiga muqdisho🙏🙏🙏
Waaw hees shidan
Dayxow ana gormad i amani hargaisa markad timado izo zheeg macaan baad tahahe
Gabadhan amaan wey uqalantaa m.sh
Legend dayah best singer in the world
The worst is this is a qarami song's
Unfortunately it's old version music 🎵 he has copied it
Shimaali axmed shimaali❤
gabar asturan 💚💚💚💚
Ma aha alah❤❤❤❤❤❤🎉🎉
dayax wanekowta❤❤❤❤
Dalka Nuurkiis ❤❤❤
farxiyoooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooos yareey tu walba ma aheeeeeeeeeeeeeeeee yartaaaaaaaaaaaaan naaaaaaaaaaaaaaaaaaagohaween dumaarrrrrrrrrrrrrrrrrrrrrr waan uwataaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa absutttttttlyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyy yartayarta