HODAN ABDIRAHMAN HEES CUSUB l UTUMA HEELADA l VIDEO HD 2020 LYRICS
ฝัง
- เผยแพร่เมื่อ 7 ก.พ. 2025
- Kusoo Dhawaada bogeeyga Kabarai Films And Lyrics Kala Soco Muuqaalo Cusub Iyo Heeso Lyrics Ah Mahadsanidiin
Contact Facebook kabarai Daadir Kabarai
Snapchat Kabarai_daimond
instagram Kabarai_Lyrics
heestani way fiicantahay,waxa ay noqon doontaa heesta arooska fadlan like my comment so many likes from Somalia❤️
Wll adiga iyo waalidkaaba Allah janatul fardawsa idin gee pleaze wll like izaar
♥️
@@amranadan8682 ìiñññnnñkk
Kuu sari maa balaya tuugsi badane
Amiin wll 👍
Hido wacan inantu waa duriyadii 😍 duriyadu like ha saarto
Waikan😂❤dhiigah
❤❤❤❤❤@@AsmaMohamed-u7z
probably i am the first Afghan 🇦🇫 listening to Somalien sobg
hees shidan mcn waan ku arkey tiktop waan soo raadiyey hodan cabdiraxmaan ku tageeraa hore soce
Heestaan aroskeyga ayaa laga shiday gabar aan jeclahay ayaan la aqal galay waan xusuustaa ilaa hada 19 kahor hambalyo isoo dhahaa
Hambalyo sxb
Abyo mcn hambalyo 😍😍😍😍
Habalyo wllo❤🎉
Hambalyo❤🎉🎉
From tiktok🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰waan ka helay
Heestaan arooskeyga aa ka shidaaa qofka like ii saaro arooska waa ii casuumanyahay 😂😂
Waryaaa where is my invitation!
Ok it me
2sano kaso waregtaye wali wa fadhiyaa ha idhihin aqwan😂
ma aroosatay weli😂😂
quruxy ma aroostay
Dhal fanaan dhalay, muhashada codka, duriyad duriyadi dhashay Samaroon siciid ah, Hodan Abdirahman ilxuni kuma aragto.
Duriyadu waa mid uun. Cidkastaa duriyad noqon wayday😅😅😅
@@Who_are_you900 usheeg bal laangaabkan xagee duriyadu usoo martay naagta heesaysa uunba samaroon ahe heesta aroos duriyada loogu talagalaye😂
@@مأجي-ز8ض 😃😃 wxii banu fahansanyn wll
Niyow Markan Arko Hees Aroos Ama Aroos Wacan Anoon Ka Xumayn Noloshooda Oo Uduceeya
Waxan Is Waydiiyaaa Tolow Calafkaagii Wali May Dhalan Miyaaaa Mise Calafkaygii Tolow Ninkale Ayay Hada Marwo U Tahay Ilaaahow Mid Khayr Qabata Ayaaan Ku Waydiisaty Oo Ehelu Diin Ah Awlaada Ehelu Diin Ah
Ilaahow Mid Khayr Qabta
Guurku waa calaf walaal inuu ilaahy kuu hagaajiyaa kuu rajyn i.n
@@queenoftheyear2477 Inshaa Allaaah Wllo
Markazta Wax Khayr Qaba Ayaaan Ilaahay Waydsanynaaaa
Guur ku waa calaf wll Allah hku siiyo mid khayr qabta
allaha kuso da dajiyo wll noo wada ducee
@@PSA4 Wax Khyr Qaba Ayaaan Kuugu Ducanayaaa Wllo
Ama Aynu Isku Darsano Labadeenuye Soo Diyaaar Garow😂😂
Hide wcan inaantu waa duriydii. Talow duriydo mtaan kasoo jeedaybaa🖤🥰🥰
Hodan Abdirahman
Codka 100%☆
Style 100%☆
Music 100%☆
Ereyada100%☆
Hodsn cabdiraxmaan waa kugu haysta wllhi aad baan kuu taageera hooyada fanka aad baan fanka ugu wayn thyanigu waan ku taageta
Hiddo wacan inantu waa duriyaddii hablo iyo wiilal heersaraa ladhashee🎉 U tuma heelada Hirwada dhaantada ❤
Hido wacan inantu waa duriyadii
Halbo iyo wiilal heersara la dhashee
Utuma heelada hirwada dhaantada
HOODAN ABDI raxamaan heestaan markeey mareeyso wiilkaaan caaawo waa halyaaay la huboo intaaaa ku qirootay farta taaagaaaa
Haa sxb anba waa intaan heesta ku qaatay.
😃
Wilku waa adiga wana lgu huba
Nice video hodan cabdirahman 💖💖💖💖💖
Qofka heesta loo qaado doonya
doonye ma hodan cabdirxmaan dheere ayaa isku qaadaye hesta❤❤❤❤
Hooyada fanka walee 💯💯🌹🌹 Hodaneeeeey 😂😂 utuma heelada!!!
Haybad iyo qurux bay u tahay Hodan ❤️🔥🥰🥀❤️
Haye😂
Inaalilahiwainaailahi raajicuun waandaremayaa xanuunla ayleedahay geerida waalidka samirkaiyo iiman mahad said frankfut gearmany20/8/21
Duriyadii meeday 🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺💪💪💪
Wanakan viva duriyada reer sh isaxq 💭💚❤✌
duriyadaa calanka Hungary wadata waa tee sxb
@@AmY-gm2qs waa idoorka
@@nadiraabdourachid hahahhahahahha waan garanayaaye waan kuyara shidayay
@@AmY-gm2qs waa sax wll waa qoomiyad wareerty weeyi calan aynan lahyna wadata
I don’t know the meaning but I love ❤️ the song love you Somalia 🇸🇴 people 🇸🇴🇪🇷🇸🇴🇪🇷🇸🇴🇪🇷🇸🇴🇪🇷🇸🇴🇪🇷the best music 🎶
Duriyaadii reer sheekh isaaq waa tan
Viva duriyada sh isaxq ❤❤
salamau alaikum duriyadii waa ku maqashay waana ku jeceshahay.
hodan abdirahman Boqrad codka 2021 viva duriyada reer sh isaxq
Is muujiya 💭💚❤
Ma isaaq umaba duriyada tan laban hodan waa samroon 😂😂😂tan sadexana calanka waan wada lenhay
@@nastehoaden8648 isaaq iyo samroon one love wlhi ano isaaqa jecel wana laba rero wada dhashy wxkastana kadhexyan💉♥️
viva reer shiikh isaaq 🥰🥰
@@keydsan VIVA labada reer ee wada dhashey kalana guursada habeen iyo dharaar Samaroon and isaaq🥰❤🥰
Duriyadii sheekh isxaaq 🥰
Zomaha pea 😂👍
Hodan Abdirahman Arooskayga inaad ka heesto ayaan doonayaa!
Cawa waa haben sllasa ah amintu thy 11:11 hestan ayan soo boqdey waxanan soo boqana hbenaka aroskya in sha alha w😊
I am Rendille, but somali and rendille language is almost 90%same❤❤
Walhi Hodan codakeed wan ku hayasata ❤❤❤
Hambalyo I will play on my wedding inshallah 💖💖💖
From tiktok thanks kabarai🔥🔥
Maamii magacaa kor hair habadeyda aan aad ugu jecelahay marka walashey ah
❤❤❤Hodan Abdirahman Queen ta fanka❤❤❤
thanks huun
Heestaan waa ka heley 😍✋
Ituma helada ii wada dhanatada
Duriyad allow barke Amiin
Utuma helada waa duriyadi
Somalilnd is mujiya🟥🟥🟥🟥🟥🟥🟥🟥🟥🟥🟥🟥🟥🟥🟥🟥🟥🟥🟥🟥🟥🟥⬜⬜⬜⬜⬜⬜⬜⬜⬜⬜⬜⬜⬜⬜⬜🟩🟩🟩🟩🟩🟩🟩🟩🟩🟩🟩🟩🟩🟩🟩💟♨️😝
Rtf
Quruxdii duriyadii 🙌🏼😍😍
Bro waykan duriyadii
Utuma helada wa boqorad somali ismuujiya somalia girls
❤️🤍💚❤️🤍💚
"Hiddo wacan inantu waa Duriyaddi❤❤❤
Hida wacan inantu waa duriyadi 😍🤚
Ayyy Hodan Abdirahman....Thnkz Kabarai lyrics🙌
thanks huun Allayacizak
Hes iga dhe
@@Kabaraayfilms manshallah
❤️👍
Heestan waxan dhagaysanyaa arooska saxibaday saka la diyarinayo oo cawa la aroosayo nasriin abdi rahmaan &amiin abdi rahmaan 🥰 nolol warta alle idin waydinayaa wanan soo boqondona
Thue:9/November malinta malinteedaa 🥰
Codkani waaa sixir hodan all ways first
5 jan 2023wa aroosa wllkey thats why uso boqde hambalyo abowe ❤️💍reerki dhisma ok dhaqma abowe mcn❤️
😭
Hodan abdirahman boqorada codka io quruxda wan ku wata gar io gardarbaa hore u soc dada hablahad hor mud u tahe
Duriyadu sidani xaqmaaha gabdhaha wada amaana gabdhaha oodhami waa amaananyihiine bahasha duriyadii uun baad ku koobteen
Hhhh baba heesaha anaga iska leh la soco
@@iam.legendar Hadad heesaha leedihiin Xaqbaa idinka saaran inaad hablaha wada amaantaan. Maaha inaad Duriyaduun amaantaan.
In my friends wedding this was the song she came into, and I love it
Listen from laascaanood so happy im back home walahi viva somalia
I’m mad this came out after my wedding loveeeeee this song 💗💗💗💗
Have another wedding sis❤
@@hoodoayaanle5447 definitely just for this song to play 😂
wiilkaan calea waa hayley lahubi
utumaheelda jirada dhaantada 💍💍👑💗💎💎💎💎
This song is played at every Somali wedding lmao 😭
U tuma heelada hirwada dhaantada hodan abdirahman heesaheeda kama daalo alle h sharfeee
Hodan UpdiraHman Hooyada fanka 💋❤💋🥰
1
Ax heestan arooskayga kashidi doono. Waa hees iyo badh wllhi. Nin abwaan maskax fiican baa sameyey. Tolow dad imika fanaanita sheegta maxay heesahanoo kale u qadi wayaan. Heesahay imika qadaan habeenka moyane habeen danbe lamashida becoause of waa bilaa xigmad
Mansh alh 💋♥❤💖 habo mcn
This song is for the Durayadii Isaaq Queens❤️ 👸🏽
All duriyaa
Thanks so much❤
Hodan abdirahman cidkeedu waa sixir xaqiiq
Somali oo dhan u tuma meelkasta aduunka🇸🇴🇩🇰
😂😂😂
Hodan abdirahman dhal fanan hesahedu mid dansan malhn wkla darnyihiin
Heestana ma heestii darteed loo jaa ifaynayey caamir zaki
Oo bulaacadu kusoo harqantay😆😆😆
Been hadaan la sheegayn heesta hodon baa kusoo baxday dhal faneed hodon cabdirixmaan dheere❤ Thank you Kabarali channel 💜
Hahah haaa waaa heesti laysku heestay
Hodan abdirahman wa another level wlh
Malintayda wan shidan donah❤
Inshalla labsdeenuba😂
Ilahaw arooskyga igu sin allaw nin wanagsan ku waydiistay allaw adaa wayno waxide
waa hees dhaxalgal ah.🎉
Nice song in sha Allah it will be play on my wedding❣
9
Incha Allah
Me too Insha allh 😅😍
93
@@monakaif71 0v
2021 poraqoda fanka hodan cod dahab
Best song hodan cabdiraxman nd kabarai lyrics keep going
Not her song
Hodan Cabdi raxman waa xidigta fanka 10 kii sano ee lasoo dhaafay, waa gabi ahaanba masraxa ka baxday geenyo oo aheed hobol la dhig ah, halka Fiska hoos u dhac weyni uu ku yimid, Ina Jamac iyo Nashaad ayaa sara kac sameeyay sanadihii danbe balse shumicii Minneapoles weli wuu ifayaa
J'écoute cet chanson cet matin car c'est le mariage de mon frère et ma belle sœur 🎉🎉alf mabrouk ❤
My wedding intarance insh allh
😂😂mlnta arooskeega la shidaa heestaan in.a🦋💛💫❤
Wax cusob la imaaw 😅😅😅😅
Deeqow yare ka xishoo gabadha Duriyaduun heesta ma lahee
P!!
Hodan qaali cod dahabilay 👏👏👏👏👏
Mansha allah hodon cabdiraxmaan Thanks wll 😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍🏆🏆🏆🏆🏆🏆🏆🏆❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Inshallah this song will be my song in my marriage day 30/11/2022 💍❤️
Hamplyo kun jeer lipax
Xalwada wan sugoynaa😂
Coming soon 25 days left
Hambalyo reerki dhismo ee dhaqmo
Allah idinka yeelo bulaala👏👏👏👏
@@liiasensio3047 waad mahadsantahay wll
@@samiramaxamud2426 maye wll, waxa haarsan hada 14 days. Alhumdulilah... waad mahadsantahay wllo.
@@omarsaeed2223 anyway
Guur qabo wll👏👏👏👏
Hodan cabdiraxmaan dheere inabti keep going 🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺
Utuma heelada hirwada dhaantada 👏👏
Heestan waa hees qaaliya baryeda aya la dhigay inaba cadi maha
My weddding entrance song inshaAllah
Seems like this song will be the entrance song for all the sumeyah gang🥰💃
@@sumayyahyussuf418 hahahah yes
When Wil be your weeding 🤣
@@alifaras6970 🤣🤣🤣
@@sumayyahyussuf418 yeah 😂😂I just wanted her to invite me kwrn hee
U tuma heelada 11.09.2021 dresden Germany
I heard this song yesterday during my sister's wedding for the first time it was amazing ❤❤❤
hodan abdirahman best wllhi
Mansha allha hodan waaan kuguheta huuno
My Fav Somali Sing Hodon Labo Maaaha Waaaaw
Mahadsanid wll qaali
masha
Abaayo I visited you my wedding Insha allah some Somalia song 🎵
Waa mahadsantaha
Dhal fanaan inay tahay way muuqataa, Hodan labo maaha. Duriyadii dunta samaroon saciid
Legemad of the legemad ceep going
Signalnimo Allahow naga soo gadh
Mach Allah nice aross
Masha allh isku waara🎉
WelEeeH Gadan heeStan wxaan zugpa hapeenka ArooskeyGa
Heesta abwaankii sameeyey ma duriyada reer sheekh isaqaaxba tolow heesta duriyada ayaa tiktok ta ku baashaale
Wooow wey iga gadantey hestu 👌👌👌👌🤗🤗🤗😘🤩🥰🙏👑👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏🎈🎈
My best song in the world 🌍
Heestan eray cod laxan itaba walala helay hodaney wan kugu heysta wll
Hodan abdirahman my favorite singer keep going sister
Waa hees macnaa runtaa wwwwwwww
Hadaan tiktok ku arkay horan kaso dajiyey
insha allah 13/10/23 🫶🏻❤️🥺our dream come true my Maan❤ hmblyada wa dhnkiina
❤mkuu rumowday wl riyadaas qurxoon😊
hodan boporada hodka♥️♥️😘
Meaning of this song I don't know... But wallah I love it❤
Heestan waxan so boqan dona malinteyda l.a 2050❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Thanks Hodan 💯🙌🏻💯
Eyreueryyeeyyeeuurr
Eytedryeeuyeiuer
@@User-m5i2z😂
❤
Pp0😊😊😊😊😊
0😊😊ppp😊plp⁰😊😊😊😊
Heestaan Gorme ley qadi doona🥺iskabulanimo🥺👏😋😂😂
Xagaad joogtaa
Boqorada codka hodan abdirahman ❤❤❤❤❤❤❤💉❤❤❤❤❤❤❤
Mashallah Allah 🎉🎉🎉🎉🎉♥️♥️♥️♥️♥️
thanks sxb sare
@@araksanahmed5148 💖💖💖💖💖
Boqorada codka Hodan Abdirahman ✌❤