Ismail Dannan - Guur Khayr

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ต.ค. 2024
  • Directed and produced by: Biillboard (Ayanle Omar Ali)
    / biillboard
    Produced and sponsored by: Ocean Recordings
    / ocean.recordings
    Music produced by : Ismail Dannan
    Vocal Harmony: Biillboard, Salka, dannan
    / ismail_dannan
    Special thanks to: Salka, Mustafe Dicino
    Xasuustii : Abdiqadir (Sanka )🙏

ความคิดเห็น • 3K

  • @kaatiploqmaankaatip1829
    @kaatiploqmaankaatip1829 4 ปีที่แล้ว +1303

    cadi ma ahan lkn waxa kfcn laheed inaa codkaada quran ku aqriso dad badanaa qoraalkaan arki doono oo iska idha tiri doono 🥰🥰✅

  • @shaakiraxmed2994
    @shaakiraxmed2994 4 ปีที่แล้ว +459

    Suuqa Bakaaraha ban maalin wanagsan idinka soo leyahay 😂❤️
    Izmac¡¡L Danaan 🍁♥️😍

  • @nashwaaakaindho1270
    @nashwaaakaindho1270 4 ปีที่แล้ว +122

    Wilkan dunida u jecalahay ima fahmayo asoo og dunidan quruxda badan in aan ugu jeclahay in u ale xalbiga I xasiliyo asagana calaf igu daro qerna naga dhex bero iyo ubad salax ii duceya please inta ila midka rabi haka farxiyo 🤲🤲😢

    • @axmedcamay5024
      @axmedcamay5024 4 ปีที่แล้ว

      walshy allaah haku sakhiro calafna hakugu daro qalbigisana hakuso jeediyo

    • @zaynab8abdi124
      @zaynab8abdi124 4 ปีที่แล้ว

      Allh hakuu zahlo wllo calana hakugu daroh

    • @abdifatahhilowle1081
      @abdifatahhilowle1081 4 ปีที่แล้ว

      wll allah isku kiin calfo qalbigisana kso jediya

    • @lallanalallana4268
      @lallanalallana4268 4 ปีที่แล้ว

      Allaha ku sahlo abyo

    • @bilankainan7272
      @bilankainan7272 3 ปีที่แล้ว

      😪😪💔💔🔐 jecelka an dhamadka lehen💝 hadana markuu kaaa galo gumesi wa xanun 💔💔💟❣

  • @Shaxshaxlow5194
    @Shaxshaxlow5194 4 ปีที่แล้ว +710

    Ismail danan now waa nawaalee wlllh ismail danan hadaad taageerto like saar☝️🔥

    • @leginxiizofficial3272
      @leginxiizofficial3272 4 ปีที่แล้ว +2

      wll *subscribe ii saar allh haku sharfo wll.mcn*

    • @anshaxphotographer8752
      @anshaxphotographer8752 4 ปีที่แล้ว +1

      th-cam.com/video/3BXYJ6L6v5Y/w-d-xo.html wll mcn allah dartii subscribe ugu caawi badel qeyr qabo allah kaa seeyo wll mcn 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

    • @drdiinledmd2768
      @drdiinledmd2768 4 ปีที่แล้ว +2

      Been ka maadan sheegin wllo sxb keep goion ismaciil danan

    • @khadiijoahmedhassan1685
      @khadiijoahmedhassan1685 4 ปีที่แล้ว +1

      ❤❤

    • @leginxiizofficial3272
      @leginxiizofficial3272 4 ปีที่แล้ว +1

      @@khadiijoahmedhassan1685 abaayo.subscribe ii saar

  • @amiiraadan3017
    @amiiraadan3017 4 ปีที่แล้ว +1439

    Isoo hambalyeeya asxaabey manta meherkaygu ahaaye🤷‍♀️😊😂like 'na isara 3

  • @yoonismohamoud6749
    @yoonismohamoud6749 4 ปีที่แล้ว +1279

    Two years ago , I was achristian and now I'm a Muslim😊

  • @rahmaa8394
    @rahmaa8394 4 ปีที่แล้ว +109

    Away Gobtee Reer Borama 💚🤍❤️

    • @waryaawariiri1812
      @waryaawariiri1812 5 หลายเดือนก่อน

      🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @LEOABALLAWllboss
      @LEOABALLAWllboss วันที่ผ่านมา

      Somalinimo 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🎉🎉🎉

  • @abdilaahicawke1587
    @abdilaahicawke1587 4 ปีที่แล้ว +632

    Hadad aminsatahay Inay Hestani Qabsan doonto aroosyada like😂😂

    • @mohamedyusuf700
      @mohamedyusuf700 4 ปีที่แล้ว +6

      Hestani ma cusbo, this is not a new song

    • @yusufabdirahman7474
      @yusufabdirahman7474 4 ปีที่แล้ว +3

      Wll ma cusba waxa qaday Cabdiqadir sanka waxa so cusbonaysiyay cabdihani hadana waynagan ismacil danan hada dhagaysanayna.🤣

    • @kowtharhassan4888
      @kowtharhassan4888 4 ปีที่แล้ว

      Heestan hora loqady

    • @lilstudio62
      @lilstudio62 4 ปีที่แล้ว

      Been maaha

    • @abdirahiimguddi725
      @abdirahiimguddi725 4 ปีที่แล้ว

      Heesta laba fanaan oo horaa soo qaday cabdihani iyo cqadir sanka

  • @rihannaruhii1421
    @rihannaruhii1421 4 ปีที่แล้ว +122

    Heesta 🥺 1M ineygaaraso inta aminsan like isaara ♥️🥀🤏

  • @abdirahmantuurre5587
    @abdirahmantuurre5587 4 ปีที่แล้ว +98

    Hadaad aaminsantahy jaceylka aad heestaan uqabto inaad Qur'aanka uga jecyl badantahy....like iigu muuji abaayo/aboowe

  • @khaliilkhadar6450
    @khaliilkhadar6450 4 ปีที่แล้ว +90

    A little artist with his voice imaginable and his acting dance skills so cutte go forward PROUD 💟

  • @haniabdi5230
    @haniabdi5230 2 ปีที่แล้ว +36

    Am from Eritrean and I love this song.
    Somalia are the best.
    Love from Eritrean.

    • @IsmailAbdimumin-r1h
      @IsmailAbdimumin-r1h 9 หลายเดือนก่อน

      😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😂😅😅

  • @HornOfAfrique
    @HornOfAfrique 4 ปีที่แล้ว +35

    Best remake of one of the best Somali wedding songs! 😍❤️ Ismail Danan 2020 is your year

  • @apdikanimohmet1206
    @apdikanimohmet1206 4 ปีที่แล้ว +23

    Boramawiyinta Bilboard & Danan waxba la idinkma qaban karo ✔🔥👏👌

  • @sasalouhahahaha4920
    @sasalouhahahaha4920 4 ปีที่แล้ว +1319

    I'm Brazilian 🇧🇷 I love Somalia 🇸🇴😘

    • @maqsudhashi3294
      @maqsudhashi3294 4 ปีที่แล้ว +57

      we love you too thank you❤️i never knew you guys even knew about us lol

    • @sasalouhahahaha4920
      @sasalouhahahaha4920 4 ปีที่แล้ว +20

      @@maqsudhashi3294 thanks❤

    • @raqiyagopaadofficial113
      @raqiyagopaadofficial113 4 ปีที่แล้ว +14

      Me too

    • @abrulgggalonzo7348
      @abrulgggalonzo7348 4 ปีที่แล้ว +10

      We love you brothers and zizters

    • @qadarnow1408
      @qadarnow1408 4 ปีที่แล้ว +8

      We are your ancestors hahahaha we love you too. I'm happy music connect us all.. one love 🌏💚💖

  • @ayaanhassan7634
    @ayaanhassan7634 4 ปีที่แล้ว +35

    Wof caleyk Waad Na Waaleysaa Wiilyohow💖🤗🤗

  • @igucaawi50ksubscribers30
    @igucaawi50ksubscribers30 4 ปีที่แล้ว +405

    1.Heestii Tolmoon 1million
    2.Heestii Saylici 1Million
    3.Heestii Qushuuc 1million
    4.Imikana Heesta 1million iska filo.
    Hadday kula tahay inay heestan hal bil gudaheed 1M gaadhayso like dhac kusio

    • @adenali8450
      @adenali8450 4 ปีที่แล้ว +1

      Maanta waa copy wuxuu noosoo cawriyeeyay

    • @liibanboojo1673
      @liibanboojo1673 4 ปีที่แล้ว +2

      Tolmoon 1m maa gaarin😏🙄🙄🙄

    • @nimcoabdi9719
      @nimcoabdi9719 4 ปีที่แล้ว +1

      2hrs ayay 19k maraysa 1month maxad ka filan

    • @zakicabdi8886
      @zakicabdi8886 4 ปีที่แล้ว +2

      Ma mudoyinkan bad ka maqnayd youtubeka qushuuc 5 million bay maraysaye

    • @igucaawi50ksubscribers30
      @igucaawi50ksubscribers30 4 ปีที่แล้ว

      @@zakicabdi8886 wan hilmaamay

  • @kousar1233
    @kousar1233 4 ปีที่แล้ว +50

    Just came from watching Dirisle reaction but I thought since I enjoyed his song so much I had to come to give him a like and save this to my playlist. Danan love ya

  • @shiinetube2102
    @shiinetube2102 4 ปีที่แล้ว +2106

    Aroos walba iyo sanad walba
    2015
    2016
    2017
    2018
    2019
    2020
    2021
    2022
    2023
    2024
    2025
    2026

    • @Zain12311
      @Zain12311 4 ปีที่แล้ว +12

      War nio waxaa isku soo qabaneesid waa mxay like ta mxaad ka dhefesaa waba yabeee somali meel munkar aad ogthiin qur'an ka kenesaa walhi yaab🙆‍♂️

    • @dr-abdala8403
      @dr-abdala8403 4 ปีที่แล้ว +15

      Waa kugu ceeb walal inaad meel hees iyo wuxuusan Rabbi raali ka ahayn magaciisa ku xusto😔Haku raadin like wax ilaahay ka sii fogaynayo. Mahadsanid

    • @cabdiwaasacdy386
      @cabdiwaasacdy386 4 ปีที่แล้ว +3

      Waxad doni ka hdal wll lkn waxay like tan ad baryasid isku xisho

    • @cabdiwaasacdy386
      @cabdiwaasacdy386 4 ปีที่แล้ว +2

      Midkle diintu in like lgu radsdo uma bahno bro

    • @suhaib9811
      @suhaib9811 4 ปีที่แล้ว +4

      Dislike 👎

  • @yoosbakhouz5803
    @yoosbakhouz5803 3 ปีที่แล้ว +186

    I don't understand anything but i do love this song.
    Love from Sudan ❤️🥰

    • @Ameen_hussein.
      @Ameen_hussein. 3 ปีที่แล้ว +11

      sul, It's lyrics all about successful
      marriage. 🙌🌹

    • @yoosbakhouz5803
      @yoosbakhouz5803 3 ปีที่แล้ว +5

      @@Ameen_hussein. it's a beautiful song thank you for the explanation ❤️❤️

    • @daauudmahamuud2759
      @daauudmahamuud2759 3 ปีที่แล้ว

      This is somali music so how can understand but u feeling bro

    • @yusufal-kathiri3693
      @yusufal-kathiri3693 3 ปีที่แล้ว +1

      I’m half Somali and I didn’t understand all of it😂😂 good luck

    • @yoosbakhouz5803
      @yoosbakhouz5803 3 ปีที่แล้ว

      @@yusufal-kathiri3693 😂😂😂

  • @misslildutch
    @misslildutch 4 ปีที่แล้ว +90

    I’m so obsessed with this song! ❤️❤️❤️

  • @shacnidhaladkiiboorama5783
    @shacnidhaladkiiboorama5783 4 ปีที่แล้ว +242

    Aaway Gobtaydii❤️🥰 Ree Boorama🇸🇴💙 is Muujiya Bal❤️🥰🌹🥀 ( Ismail Danan❤️✊ )

    • @sareeyeofficial6849
      @sareeyeofficial6849 4 ปีที่แล้ว +1

      Wall subscribe iisar waa iga codsi....

    • @shacnidhaladkiiboorama5783
      @shacnidhaladkiiboorama5783 4 ปีที่แล้ว

      SAREEYE OFFICIAL ok wllo

    • @mohanahmed8525
      @mohanahmed8525 4 ปีที่แล้ว +2

      Wall hadaa reer hebel soosheegato anna aankatirsanayn ogow kaama tagtee walaalkaa ayaan ahaye dislike baan kuusaarayaa ....somali waa isku mid

    • @suhaybmn4072
      @suhaybmn4072 4 ปีที่แล้ว

      Waanakan 🕶💟💌

    • @kiranm7198
      @kiranm7198 4 ปีที่แล้ว

      Wooow

  • @cabdiqanicumar3390
    @cabdiqanicumar3390 4 ปีที่แล้ว +311

    Intii nabiga jecel like iisara walalayal

  • @adiamria2723
    @adiamria2723 3 ปีที่แล้ว +415

    I’m Eritrean and love my brother and sister Somalia’s🇪🇷🤍🇸🇴

  • @apdirahmanrakatic2719
    @apdirahmanrakatic2719 4 ปีที่แล้ว +199

    1M☝🏾 malinkaY garto like igusoo casuuma✌❣❣😥😥

  • @ishaaziiz
    @ishaaziiz 4 ปีที่แล้ว +600

    😍❤️❤️

    • @nasabboy3580
      @nasabboy3580 4 ปีที่แล้ว +2

      Isha lovely sis❤

    • @hpsomaliteam7146
      @hpsomaliteam7146 4 ปีที่แล้ว +3

      Tii meelaha ka qadhaaban jirtaan ku moodayaya magacaaga waa lgu qarabtaa
      Rebot ka bixi 🙏👸👸

    • @oomanesaw5566
      @oomanesaw5566 4 ปีที่แล้ว +3

      Kkk Isha raga love u da ku haya thanks uun bal dhe wax kale kama rabane 😂🤣🤷🏻

    • @sahraadam5692
      @sahraadam5692 4 ปีที่แล้ว +1

      💏😘❤

    • @sahraadam5692
      @sahraadam5692 4 ปีที่แล้ว +1

      🙏🙏😘😘💖

  • @ahmedfiiraan3383
    @ahmedfiiraan3383 4 ปีที่แล้ว +733

    Inta iyagoo Heesta Dhagayisanaya Hadana Comenti Akhrinaya Like Isara 🤣

  • @queenayaanita9775
    @queenayaanita9775 4 ปีที่แล้ว +341

    Insh allah waxan rajeynaya inan mardhaw Aroos Galo ilahey haiso dadajio calafkeyga aniga intii ila mid ah riyadeyda ilahey hai Rumeyo amiin iso dhaha😢🤲🏻🤲🏻🤲🏻

  • @abdisalamamoore3569
    @abdisalamamoore3569 3 ปีที่แล้ว +64

    I admire the moves and flavour he has added on the song.A musician must have such energy and confidence and produce high rated song like these one.Keep moving bruh

  • @Sainab431
    @Sainab431 9 หลายเดือนก่อน +4

    I 'm from china🇨🇳.I love somali people❤❤❤❤❤❤❤❤ 😊😚😘

  • @AhmedAhmed-lv3xc
    @AhmedAhmed-lv3xc 3 ปีที่แล้ว +16

    This is pure talent, Ismail danan is gifted instrument player, not to mention the great voice.
    , He is conducting orchestra and bring live to the song

  • @munadalac1700
    @munadalac1700 4 ปีที่แล้ว +7

    Waxkale Ismail danan wuxu kasojeda Dad fanka iyo dhaqanka somalida hogaan u ah Samaroon💞🇸🇴💞🇸🇴💞

    • @hanadqumane4542
      @hanadqumane4542 4 ปีที่แล้ว +1

      Waxa Kudarta Aqonta

    • @munadalac1700
      @munadalac1700 4 ปีที่แล้ว +2

      @@hanadqumane4542 haa cilmigana ayaga uheysto😥💕💪

  • @tekietewolde2745
    @tekietewolde2745 3 ปีที่แล้ว +257

    No clue what this dude saying but this slaps man lol, heard it on tiktok and now im here listening to it over and over again. 🇪🇷

    • @sumayamahad900
      @sumayamahad900 3 ปีที่แล้ว +25

      Hey ....am somali and i can't most of his lyrics. .but let me tell you he is one of the most underrated Somali artists....He is freaking amazing.😊😊

    • @jamaalabdi9319
      @jamaalabdi9319 3 ปีที่แล้ว

      @@sumayamahad900 He is amazing so you are

    • @Samira-sk3fo
      @Samira-sk3fo 3 ปีที่แล้ว +2

      You and me both loool I love it

    • @foosiyamuusedaahir2227
      @foosiyamuusedaahir2227 3 ปีที่แล้ว +1

      Ģýýý

    • @foosiyamuusedaahir2227
      @foosiyamuusedaahir2227 3 ปีที่แล้ว

      78,mkkk

  • @abdinasirmohamedfarahhassa1862
    @abdinasirmohamedfarahhassa1862 4 ปีที่แล้ว +128

    7 Minutes Watched 700 Views. That is Every 1 Minute Viewed 100 person Legend Ismail Dannan💖

  • @nemo8124
    @nemo8124 4 ปีที่แล้ว +116

    This song goes out to my little sister who's getti g married this September. Thank you ismail for another amazing song.❤

    • @abdikafiahmed9832
      @abdikafiahmed9832 4 ปีที่แล้ว

      SUBSCRIBE DAYN BADANA LA IGU LEEYAHAY EE II SAARA🙏🙏🙏🙏😂😂😂

    • @MulkiIsmaacil
      @MulkiIsmaacil ปีที่แล้ว

      ​@@abdikafiahmed9832 waaw

  • @sumeya5740
    @sumeya5740 4 ปีที่แล้ว +218

    Can’t wait to play this at my wedding . 🥰🤩

    • @abshirali2284
      @abshirali2284 3 ปีที่แล้ว +3

      Was it good

    • @samsamhuseen10
      @samsamhuseen10 3 ปีที่แล้ว +1

      Mashalah wallkay iismacil Dana magacag iyo moqag 🤩💯😍👍❤

    • @Zahraa-wx9zz
      @Zahraa-wx9zz 3 ปีที่แล้ว +2

      Same here😂😂

    • @naimam3976
      @naimam3976 2 ปีที่แล้ว +2

      me too and I'm in my 30s and feel like a little girl listening to this haha.

    • @samara-lm3fi
      @samara-lm3fi 2 ปีที่แล้ว +1

      @@naimam3976 😂😂😳😂😂😂😂

  • @kariemabubakar4304
    @kariemabubakar4304 4 ปีที่แล้ว +16

    Samarooniya, makaahiliya ❤️

  • @e.diva4485
    @e.diva4485 3 ปีที่แล้ว +15

    im obsessed with this song...i literally have this on repeat

  • @saidabdi1390
    @saidabdi1390 4 ปีที่แล้ว +51

    I am Tunisie. I LOVE SOMALIA.

    • @abdiidil8972
      @abdiidil8972 2 ปีที่แล้ว

      نحن بنحبكم أيضا يا تونس الخضراء

  • @fahiimaxaaji5366
    @fahiimaxaaji5366 4 ปีที่แล้ว +4

    Woooow maaha allah codkaa ku dhamaaday horay u soco💜💜💜💜💜💜👌🏻👌🏻👌🏻👌🏻👌🏻❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻

  • @abdifatahmohamedyusuf8508
    @abdifatahmohamedyusuf8508 4 ปีที่แล้ว +6

    Inta ila aragtay vidiogan in uu dubay best camira men 🙏🏾bilbourd like ha IgA xasdin isii 👍

  • @apdullahicarab2461
    @apdullahicarab2461 4 ปีที่แล้ว +167

    Hadaad ogtahay in heestan asalkeeda uu leeyahay Abdiqadir Sanka, Cabdi Hani isna uu qaaday Sidii Ali Winkey isna uu qaaday lkn Ismail Danan uu ugu shidan yahay inta Copy ga ah farta taag

    • @abdinasirguruuje5645
      @abdinasirguruuje5645 4 ปีที่แล้ว +1

      erayadana uu sameeyey abwaan/macalin cabdirsaaq axmed geedi (aakhiro) ku dar

    • @abdurahmandalmarsomalia489
      @abdurahmandalmarsomalia489 4 ปีที่แล้ว

      Waa sax hees cusub ban moodayay wallhi
      Adaa i so xusuusiyay sxb

  • @jookar1143
    @jookar1143 4 ปีที่แล้ว +4

    Ismail danan heestan xoog buu nagu marsiiyay 😁😀😀 wallhi wuu naga gaday kawrn 😀😀🇸🇴💙💙🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @_mohaz
    @_mohaz ปีที่แล้ว +13

    I’m South African 🇿🇦. I love somali people❤❤❤🥰

    • @Josef-b9s
      @Josef-b9s 10 หลายเดือนก่อน +1

      Why kill somali pro somali maxa uleysaan Meeqa ka qabtan

  • @Fadumo-v7r
    @Fadumo-v7r 6 วันที่ผ่านมา +1

    Laxanka khaalid kaamil,baa,leh daawadayaasha❤❤❤❤❤❤

  • @wardaqueen5997
    @wardaqueen5997 4 ปีที่แล้ว +52

    @ismail_Danan
    Fanan iga dheh mashallah 💞
    Codka 100%
    Erayada 100%
    Dhesha 100%
    Camera 📸 100%
    Editing 100%
    Guurkina guur khyr.

  • @KhadarMediaPro
    @KhadarMediaPro 4 ปีที่แล้ว +16

    Legend Ismail Dannan Bro you nailed it 👌 on point 💯✔️

  • @habonahmed4547
    @habonahmed4547 4 ปีที่แล้ว +36

    Wow, I’m very impressed his move and meaning behind all the best Somali people 🙏🏿🙏🏿🙏🏿🙌🏾🙌🏾💃🏿💃🏿👍🏿👊🏼✊🏾😀

  • @vihiimaapdilahi406
    @vihiimaapdilahi406 4 ปีที่แล้ว +40

    Aaaaaaay Another level Brather Dankeday from Boorama ❤❤❤❤

    • @anshaxphotographer8752
      @anshaxphotographer8752 4 ปีที่แล้ว

      th-cam.com/video/3BXYJ6L6v5Y/w-d-xo.html wll mcn allah dartii subscribe ugu caawi badel qeyr qabo allah kaa seeyo wll mcn 🙏🙏🙏🙏🙏

  • @konatelassana1432
    @konatelassana1432 4 ปีที่แล้ว +189

    I am From mali I like somalian sing special this song 👍👊

  • @adensheikh2586
    @adensheikh2586 4 ปีที่แล้ว +13

    One of the top somali musics i have ever watched...

  • @somalivlogs6780
    @somalivlogs6780 4 ปีที่แล้ว +27

    Waxa La Odhan Jirey Markan Oo Kale
    Haadba Haad Kici😂😂😂😂
    Ismaaciil Danan Walee Qaar Badan ayuu Suuq La'aan Ku Ridi Doona Aroosyada❤️🥰
    Team #ismaciil_Danan👍

  • @ahmedidile1741
    @ahmedidile1741 4 ปีที่แล้ว +6

    Our boy 👦😍 ismail >>>>
    The only super start

  • @Hayattt004
    @Hayattt004 4 ปีที่แล้ว +48

    Omg this song took me ages to find it. 😘😘😘

  • @abdinasirabshir7876
    @abdinasirabshir7876 4 ปีที่แล้ว +28

    Amazing voice, beat aan cadi aheyn
    3 sep 2020 listening inToronto Canada🇨🇦

    • @habilgaraad2441
      @habilgaraad2441 2 ปีที่แล้ว

      Waa reexaasatay allow kuu siyaadi

  • @carapyare8862
    @carapyare8862 4 ปีที่แล้ว +117

    The only singer and muscian ismail danan keep going go forward legend✌🌟

  • @saarazeytuuni4858
    @saarazeytuuni4858 4 ปีที่แล้ว +128

    I’m Tanzania 🇹🇿 Ilove Somalia 🇸🇴

    • @UmuHayaad
      @UmuHayaad 3 ปีที่แล้ว

      CGHHJK

    • @Ameen_hussein.
      @Ameen_hussein. 3 ปีที่แล้ว

      heartly welcome bruh. 🌹

    • @dontknow4942
      @dontknow4942 3 ปีที่แล้ว

      ❤❤❤

    • @muhamuse8134
      @muhamuse8134 3 ปีที่แล้ว

      East Connection bro -- we ❤ you too ..

    • @bashkabea2434
      @bashkabea2434 3 ปีที่แล้ว

      Really appreciate 😊😍 dear

  • @dailyxiin
    @dailyxiin 4 ปีที่แล้ว +7

    *Ismaacil danana legendry...*
    Amazingly recorded really Billboard📹📸
    Xusuusti cabdiqaadir sanka waala yaabaY....

  • @calimahadabdi6266
    @calimahadabdi6266 ปีที่แล้ว +14

    I'm from Finland I love Somalia my country Somalia hargeisa

  • @saida4292
    @saida4292 3 ปีที่แล้ว +31

    We need someone to really embody the song like he does very few artist can actually pull it off. Definately raising our flag high proud moment

  • @andregamming3536
    @andregamming3536 4 ปีที่แล้ว +92

    Danan waad nawaaleysaa aptow ma istiri 😂❣️

    • @fartunalibile5250
      @fartunalibile5250 4 ปีที่แล้ว +1

      O cadhaa lakin celis waye hestan

    • @abdirahmanyarechannel5117
      @abdirahmanyarechannel5117 4 ปีที่แล้ว +1

      Ifkaa ayaa walal laguu yaahy Walal fadlan Subscribe isaar adhigoo mhdsan th-cam.com/video/syMcB3gk63Y/w-d-xo.html

    • @anshaxphotographer8752
      @anshaxphotographer8752 4 ปีที่แล้ว +1

      th-cam.com/video/3BXYJ6L6v5Y/w-d-xo.html wll mcn allah dartii subscribe ugu caawi badel qeyr qabo allah kaa seeyo

    • @iamabdirahaman3694
      @iamabdirahaman3694 4 ปีที่แล้ว +2

      Hees kasta waxaasad kuso dhex qortaaa
      Like maxad ku fashaa hortay

    • @MuztaphaManzour
      @MuztaphaManzour 4 ปีที่แล้ว +1

      Yacqubow mel kasta wan kugu arka ma dashid miya

  • @dahranomar6
    @dahranomar6 4 ปีที่แล้ว +11

    I love his vocal songs and beats are not long like other somali songs MashAllah...!!

  • @moussahousseinelmi9509
    @moussahousseinelmi9509 4 ปีที่แล้ว +11

    Maan Arag borama❤❣ hoyga franks lkin waan jeclahy inaad tago bientôt

  • @mujungubernard1382
    @mujungubernard1382 3 ปีที่แล้ว +42

    Am from uganda (Kampala) living in kisenyi#somali village in uganda. I want to use the opportunity of listening to the Somali music to learn the language

    • @hamdiabdikani7658
      @hamdiabdikani7658 2 ปีที่แล้ว +2

      Greetings to you. I love Uganda 🇺🇬 the pearl of Africa. I miss Kampala

    • @Ahmedsomali53122
      @Ahmedsomali53122 ปีที่แล้ว

      ❤❤❤

    • @mkhmahamud2394
      @mkhmahamud2394 ปีที่แล้ว +2

      we somalis love respect We will be in dabt to ugandan people their government how they opend their doors and wellcomed thank you guys

  • @ptcweall6945
    @ptcweall6945 2 ปีที่แล้ว +36

    I was on a Somali wedding a few days ago, I am Original Austrian and I loved it they played that Song ♥️🇸🇴

    • @AwedJR
      @AwedJR 2 ปีที่แล้ว

      You Austrian, that is great ✌🏽💜

  • @mohamedyare2211
    @mohamedyare2211 4 ปีที่แล้ว +59

    Xafladii meherkayga ayaa bari ah insha alaaah hambalyada iga soo giijiya asxaabèey like tuna waa xageena

    • @maxamedxasanibraahin266
      @maxamedxasanibraahin266 4 ปีที่แล้ว

      Alle ha isku kiin parakeyo adiga iyo sawjadaada

    • @Tachir03
      @Tachir03 3 ปีที่แล้ว

      Alle ha iskukiin barakeyo ubad khyr qaba kla hela

    • @muhanadyare1707
      @muhanadyare1707 3 ปีที่แล้ว

      hanpal yo wllo qli reer kii lagunas to noqda

  • @fuaadahmed5332
    @fuaadahmed5332 4 ปีที่แล้ว +7

    Guushiyo Barwaaqada
    Allah baa Loogu Mahadnaqaa❤

  • @libaaxcaano4894
    @libaaxcaano4894 4 ปีที่แล้ว +15

    Heestan 1M markay gaadho like igu sharaxa😂😂😂😂😂🙏

  • @abdirizakdahir739
    @abdirizakdahir739 3 ปีที่แล้ว +1

    Nin weyn Ismail Danan fankii 🇸🇴 kor Ayaa u qaaday ✊🏾

  • @mohammedmohammud4923
    @mohammedmohammud4923 4 ปีที่แล้ว +14

    Grt talent,massive respect from🇰🇪

  • @qarandoonofficial9810
    @qarandoonofficial9810 4 ปีที่แล้ว +9

    Dancer boy *DANAN* song of the year 🙏🇸🇱🇸🇱🔥🔥 Puntland ban idinka so leeyahy like haila dhaafina

  • @sabriinaynab208
    @sabriinaynab208 4 ปีที่แล้ว +23

    Amazing everything about the song is 100%100 🦋🤴❤

  • @Magafe_poi
    @Magafe_poi 4 ปีที่แล้ว +103

    IlahaY hanAGa dhiGo kuwi quRanKa markasta dhagYstA alLow hesAha Nga madoPey

  • @xogmaalchannel6545
    @xogmaalchannel6545 4 ปีที่แล้ว +20

    Legend from hargeisa👊👊

    • @anshaxphotographer8752
      @anshaxphotographer8752 4 ปีที่แล้ว

      th-cam.com/video/3BXYJ6L6v5Y/w-d-xo.html wll mcn allah dartii subscribe ugu caawi badel qeyr qabo allah kaa seeyo

  • @asom7544
    @asom7544 4 ปีที่แล้ว +3

    Heestaan Waxaa Shidaa Arooskeeyga In Shaa Allaah ee Suul Iisaar

  • @adamali2035
    @adamali2035 4 ปีที่แล้ว +14

    Dananka dananada boqortoyo salan sare❤👏

  • @Queenin1998
    @Queenin1998 4 ปีที่แล้ว +18

    I love his energy so much 💞💞 and this song is lit 🔥

  • @legendkhadiir1711
    @legendkhadiir1711 3 ปีที่แล้ว +1

    Ismacciiiiiiiiil Danaaaaaaaan👏👏

  • @daadiryare638
    @daadiryare638 4 ปีที่แล้ว +27

    I m from sudan i like Somalian song

  • @dheiwnsvshsoeh2087
    @dheiwnsvshsoeh2087 4 ปีที่แล้ว +6

    LITERALLY my fave song😭😭, i was obsessed with abdi hani’s version and now this😭😭

  • @abdiazizking3003
    @abdiazizking3003 4 ปีที่แล้ว +2

    Nankan danan iyo bilbord hala kala qabto cod 100 music 100 camera man 100💎❤💙💛

  • @fazwanyareofficial9711
    @fazwanyareofficial9711 4 ปีที่แล้ว +49

    Ismacil danaan Cod Hibo leh Iyo Muuqal Shidan Hdad Taageero Utahy ismail Danan like saar

  • @zhiinecamaar122
    @zhiinecamaar122 4 ปีที่แล้ว +104

    ismail danan fanan codkisa fanka kujoga
    like iga daba geeya somalay like😍😘💫

    • @TUSMEYN
      @TUSMEYN 4 ปีที่แล้ว

      Codkiisa bis maaha, iyo dheeshiisa 😂😂😂

    • @hamzehagproductions2462
      @hamzehagproductions2462 4 ปีที่แล้ว +1

      @@TUSMEYN subscribe ma igu caawin karta zxp thnkz

  • @mohamoudmohamednuur3118
    @mohamoudmohamednuur3118 4 ปีที่แล้ว +11

    Keep going our boy
    From Awbare town♥️

  • @mowlidnour6636
    @mowlidnour6636 4 ปีที่แล้ว +40

    Inta jiifka ku dawanysa iyagoo Amusan like from hargeisa 😍❤

  • @AbdiqadirshAdam
    @AbdiqadirshAdam 4 ปีที่แล้ว +16

    the first watching like saar 1 million mrky gaadho liketa ii saar

  • @NoorHassan-sw2gh
    @NoorHassan-sw2gh 3 ปีที่แล้ว +2

    Heestan waa qaali waxaa kaloo isoo jiitey sida xalada leh ee uu ciyaarayo wow.!!!!!!!!!!!!!!!!!!

  • @nafisadaqare6213
    @nafisadaqare6213 3 ปีที่แล้ว +8

    Damm! This guy added some spicynes in our music.bravo

  • @Laki_Mahamed_Awad
    @Laki_Mahamed_Awad 4 ปีที่แล้ว +16

    Ish calaa hees🔥♥️
    Ismail danan fanaan banaankiisa ku dhacay waan ku wataa😍🥰🥰
    Hadaad ila taageerto Danankii dunida like dhac kusii😉😋

    • @leginxiizofficial3272
      @leginxiizofficial3272 4 ปีที่แล้ว +1

      laki wll *subscribe ii saar allh haku sharfo wll.mcn*

    • @wakiilcaashaq8270
      @wakiilcaashaq8270 4 ปีที่แล้ว

      heesta copy waaye...

    • @xasankeyse6648
      @xasankeyse6648 4 ปีที่แล้ว

      Aniga tageero way dhaaftay saaid baan u jecalhy heesihiisa wlahida

  • @nimcocadey2629
    @nimcocadey2629 4 ปีที่แล้ว +7

    I am canadian🇨🇦 ilove Somali songs

  • @Migos7
    @Migos7 4 ปีที่แล้ว +10

    -RooxanTa Fanka ^IsMaiL^ Wnku WaTaa Aap0-🔥💪

  • @abdisalamahmedhassan6210
    @abdisalamahmedhassan6210 4 ปีที่แล้ว +7

    Legend is always legend!
    Fanaanka 10 sano ee Soo socda inu libaaxani umuuqdo ya ila qaba ✊
    #awdal_means_awlaadul_caasima💪

  • @abshirmohamed9994
    @abshirmohamed9994 ปีที่แล้ว +6

    can't wait to play this at my weeding💯✍️

  • @hamze5225
    @hamze5225 4 ปีที่แล้ว +58

    Ninkan fankiiza hadaad taageerto like saaar

  • @nafisasiman4207
    @nafisasiman4207 4 ปีที่แล้ว +13

    Ilaa heestii
    "Malaha ma ogide
    Wadnuhu kaagu
    Wehelkiisa yahy"
    Ilaa hda heesahaaga wan wataa dananow😘

    • @leginxiizofficial3272
      @leginxiizofficial3272 4 ปีที่แล้ว +1

      nafisa abaayo *subscribe ii saar allh haku sharfo wll.mcn*

    • @nafisasiman4207
      @nafisasiman4207 4 ปีที่แล้ว

      @@leginxiizofficial3272 kuu saaray wll

  • @AhmedAkOfficial1
    @AhmedAkOfficial1 4 ปีที่แล้ว +8

    Dananka❤️😇

  • @itsnasira1853
    @itsnasira1853 4 ปีที่แล้ว +22

    I'm in love with his voice💙✨🔐🌏

  • @yahyekabadahab5954
    @yahyekabadahab5954 4 ปีที่แล้ว +9

    Iskaabulo nimo idishay iso duceeya wllayaal inan qof aan ku daggo ilaahy i siiyo

  • @ilyasahmed6428
    @ilyasahmed6428 3 ปีที่แล้ว +1

    Uwww yeah ya choha halkan June 1 💖💖💪

  • @cabdicasiismaxamud3560
    @cabdicasiismaxamud3560 4 ปีที่แล้ว +53

    Hadaad hablaheen soomaaliyeed jaceshay ❤
    👇