Stand up comedy. MATAAN Seattle 2019

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ต.ค. 2024
  • PLZ SUBSCRIBE * SALAXLEY TV * LIKE SHARE AND COMMENT
    Live TV,
    www.sallaxley.com/
    is diiwaan gali
    LIVE SALAXLEY TV CHANNEL SEATTLE WA..
    / moee53 ,
    Ku soo Dhowaada Salaxley Tv Channel,Waa Channel Ugu Talo Galay Kala Faa'idaysiga Somalida Dhexdayda. Qof Walaba Waayo Aragnimadiisa Iyo Xirfadiisaba Waa In Uu 10 Minute Video AH ka Samayo, Dabadeed Noo Soo Diro Si Umada Somaliyeed Fursadaaas Oo Kale Helin Uga Faa'idaystaan.
    " U FAA'IDEE DADKAAGA"
    Ama Studuoyaha Noogu Kaalay Anagaa Kaa Duubi,
    All Somali Music and Sport!,
    heeso somali, somali music, heeso, heesaha, somalia,
    salaxley is the largest Somali lyrics music website that provides, high quality mp3 songs and video,
    News and information about Somalia,
    LISTEN MUSIC ONLINE,
    listen music,
    Watch Free TV Online,
    Watch TV. Watch Movies. | Online | Free,

ความคิดเห็น • 237

  • @huaweiy6prime428
    @huaweiy6prime428 4 ปีที่แล้ว +10

    From hargeisa mataan waa so funny wlahay dhiiri galin ayuu u bahan yahay

  • @hassanadow1013
    @hassanadow1013 5 ปีที่แล้ว +188

    Meshaa waxa fadhiyo laba naagod oo serious maqoslayan ma hada ila aragti liketa ha igala baqeylin

    • @goldenabdi8953
      @goldenabdi8953 5 ปีที่แล้ว +5

      waxaan u maleynayaa iney yihiin dhagool cml

    • @Chouriye76
      @Chouriye76 5 ปีที่แล้ว +4

      VideOGa Waa LazOo
      JarJaraY MaaMOYinka
      Ka DHaMaaDaH ....
      Mar QUDpaD CaaDi zOCOTaY
      AMa InTUuzan STaGeka zOo FUuLin MaTaaN aYaa La DUupaY UMaLYnaaH ...

    • @sheehboy2488
      @sheehboy2488 4 ปีที่แล้ว +1

      Hassan Adow 🤣🤣🤣🤣niinka sheekadisa kuma socoota islamaaha

    • @iknow_my_enemy9750
      @iknow_my_enemy9750 4 ปีที่แล้ว

      Hassan Adow sxb af adkidaa?
      Maa iska dhahdid labo dumar ama labo hooyo..sxb kaleexo hooyooyinka fadlan.

    • @nasirawil1232
      @nasirawil1232 4 ปีที่แล้ว +1

      Waa true story 😂😂😂😂

  • @dr_abdala8041
    @dr_abdala8041 หลายเดือนก่อน +1

    😂😂Waa nin Qalbi xaaran siduu u kaftamayaa ka garan kkkk best somali comedian

  • @nuredinahmed7801
    @nuredinahmed7801 5 ปีที่แล้ว +21

    There r two hooyo who are not in the house mean if u agree

  • @abdirahmanmohamud686
    @abdirahmanmohamud686 5 ปีที่แล้ว +6

    Mataan oo kale ayey soomaali u baahan tahay alayaa cizak kaniiniga qosolka sadaqo u niyeyso waa daawo hadalkaaga lol waa qeyb caafimaadka ka mid ah oo la barto in qofka consultaion oo wadahafal ah sameeyo viva mataan

  • @mohamedabdullahi8069
    @mohamedabdullahi8069 5 ปีที่แล้ว +17

    Murursade waa la galay ilaa dayniile ordayeen kulahaaa😂😂😂

    • @husseencagta6034
      @husseencagta6034 4 ปีที่แล้ว

      Mataan dhul murusade dayniile iyo ceelbuur ayu qaxooti ka ahaa

  • @amalrush1779
    @amalrush1779 5 ปีที่แล้ว +5

    👏🏾👏🏾✅Xirta sheikh mohamed farah Waa lagu yaqaana 😂

  • @drmahadahmed516
    @drmahadahmed516 4 ปีที่แล้ว +5

    Mataan waa nin aan taageero noolow adr

  • @farhanali8620
    @farhanali8620 4 ปีที่แล้ว +5

    Bro I saw you the other day I didn't want to make you a make me a joke about me I stay away from me the ATM was not working use out of ATM at the bank I know it was me shout out to you you're the best

  • @mohashiine7865
    @mohashiine7865 5 ปีที่แล้ว +4

    Imisa qof aya matan joga in uu dadka daweyo yaa igu raacsan
    Malayin qof ayu kaqosliya wllhia
    Illahow cimri dheer iyo caafimad sii abahen matan amin #LIKE plz ciid mubarag all muslim

  • @abdirahmanhashi5800
    @abdirahmanhashi5800 5 ปีที่แล้ว +35

    I think these two hooyo at 4:23 came to the show by force.

    • @miftahstudio9831
      @miftahstudio9831 5 ปีที่แล้ว

      Abdirahman Hashi hahaha good one

    • @idiljama8495
      @idiljama8495 5 ปีที่แล้ว

      Somaliga fahmimayaan

    • @mohamednoor6846
      @mohamednoor6846 5 ปีที่แล้ว

      The dont get the jokes...

    • @muhammadal-afazy9588
      @muhammadal-afazy9588 4 ปีที่แล้ว +1

      No. Look around them no one is laughing in that scene, and they just repeated that scene multiple times

    • @nafayusuf9219
      @nafayusuf9219 4 ปีที่แล้ว

      @@muhammadal-afazy9588 I agree with you bro, he's little dumbass..!!

  • @saciidsancademedia1594
    @saciidsancademedia1594 4 ปีที่แล้ว +5

    Mataan legend 😂😂😂😂😂

  • @khaalidqays5423
    @khaalidqays5423 4 ปีที่แล้ว +1

    Mataan is comodey

  • @abdullahielmi5710
    @abdullahielmi5710 5 ปีที่แล้ว +17

    Xariifka garka leh ee sunada ka muuqato waaba xanaaqsan yahay ma qoslaayo 😂😂😂

    • @khalifmohamed2407
      @khalifmohamed2407 5 ปีที่แล้ว +2

      Kaas cabuus weye bal mesha muxu kaso donay

    • @filsanxadroxadro5938
      @filsanxadroxadro5938 5 ปีที่แล้ว +2

      Wanba kayabay mataan ayey is dagashan yihin filaa

    • @abdullahielmi5710
      @abdullahielmi5710 5 ปีที่แล้ว

      @@filsanxadroxadro5938 Macquul

    • @amadeoelmifonka9888
      @amadeoelmifonka9888 5 ปีที่แล้ว +1

      Waa arkay kaligeyaa u maleynaayay,oo waxaan isdhahayay goormuu feertami doonaa

    • @kacakacahurdada9266
      @kacakacahurdada9266 5 ปีที่แล้ว

      abdullahi elmi malayaabtay

  • @axmedyare2404
    @axmedyare2404 5 ปีที่แล้ว +5

    Kheyr Allaha ku siiyo mr mataan Amiin

  • @abdihakiim938
    @abdihakiim938 4 ปีที่แล้ว +11

    Wiil ay hooyadaa iyo aabahaa dhaleen aan ahayn walaalkaa iyo walaashaa toona ?
    Waa ilmahayar ee dhiciska ah

    • @abdikader7613
      @abdikader7613 4 ปีที่แล้ว

      Abdi hakim Mohamed mala huba dhicis ilmo Mahe

    • @khuuriye
      @khuuriye 4 ปีที่แล้ว

      Hakiim Furre aba hakan dhugdhugle 🙏

  • @MACQUUL_MEDIA.
    @MACQUUL_MEDIA. 5 ปีที่แล้ว +16

    ALLE DARTIIS 1K SUBSCRIBE IIGU SAARA SOOMALIDAN KU FAANO IYO FANSKA SALAXLEY.

  • @franciscorivera9089
    @franciscorivera9089 4 ปีที่แล้ว +2

    Mataan waamahadsanyahay waanagaqosliyey

  • @OdiShirwac
    @OdiShirwac 5 ปีที่แล้ว +15

    Stand up mataan tru story hhhh wa ku tager sanahay 🤗🤗

  • @user-dh9bd5st6t
    @user-dh9bd5st6t 4 ปีที่แล้ว +2

    ninkaani wuxuu soomaalida kaga qoslinaya qabiillo waana waxa ay rabaan waa dad been ku nool.

  • @ahmedhire5649
    @ahmedhire5649 5 ปีที่แล้ว +10

    Maxaa ujarjarten marka jarmajo lagalayo Seattle waxan kunacay cuqdada waa dad wadaxanaqsan

  • @xyman
    @xyman 5 ปีที่แล้ว +2

    He always says "true story waaye" lol.

  • @abdallamofarah523
    @abdallamofarah523 4 ปีที่แล้ว +6

    what comes around Couse around .✌✌

  • @cashojamac3512
    @cashojamac3512 5 ปีที่แล้ว +8

    Matan legend

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue 4 ปีที่แล้ว +3

    Mataan kelmeda qaraabada wuxu kawadaa qabiilka

  • @shaunherbert7186
    @shaunherbert7186 4 ปีที่แล้ว +9

    The older ladies with jilbaab aren't laughing' they stoned faced.

    • @wownice393
      @wownice393 4 ปีที่แล้ว +1

      She hit a big joint

    • @zakmukhtar8672
      @zakmukhtar8672 3 ปีที่แล้ว

      The editor used the wrong clips for B-rolls. Soomaalida sida wax loo edit gareeyo ma yaqaanaan.

  • @abdiroble2576
    @abdiroble2576 5 ปีที่แล้ว +18

    Marki la kaftamaayo waa la qoslaa
    Markii lees wacdihaayo waa la qushuucaa.
    Hadiis isku qasto adaa qassan nooh.
    Qaras bixis aa u baahan tahay.
    Qarastana: ama iskubuuq buufis waaye
    Ama shaydaanimo la yiraa hajixinjixin ( calool adeega)

  • @mohameddahir2154
    @mohameddahir2154 5 ปีที่แล้ว +3

    True story 🤣🤣 wonderful nickname go ahead🤙

  • @afhayeenkademoqraadiyadapu2639
    @afhayeenkademoqraadiyadapu2639 5 ปีที่แล้ว +5

    The city of all depresions is seattle

  • @aboody6511
    @aboody6511 4 ปีที่แล้ว +3

    Mr True Story is a great comedian and the only improvement would be a having a good video editor because the scenes in this video are too repetitive.

  • @foothd8440
    @foothd8440 4 ปีที่แล้ว +2

    Xarifka baba suufi camera da lagu qabtay ya ila arkay

  • @waahaq8565
    @waahaq8565 5 ปีที่แล้ว +6

    True story

  • @h.e.dahirabdikadir9260
    @h.e.dahirabdikadir9260 4 ปีที่แล้ว +2

    2019 mataan waa duqoobay runtii

  • @baahiye2479
    @baahiye2479 5 ปีที่แล้ว +2

    hhhh ninkaan qiso cajiiba ayaan maanta kafaaiiday hore usoco zxb

  • @monstersamator5288
    @monstersamator5288 4 ปีที่แล้ว +1

    Dispatch anaa isku arkey..hhhh

  • @adenabdi5696
    @adenabdi5696 5 ปีที่แล้ว +3

    Mataan Reer Seattle Stresska ku badan waxan arka Qaar badan oo Qosleynin Waxa ka hadleysa xalad ka adag aa ka jirta

  • @moha6681
    @moha6681 4 ปีที่แล้ว +4

    If you are watching now you are legend

  • @mephistopheles5327
    @mephistopheles5327 4 ปีที่แล้ว +2

    magacyo xumaa, aashito, sulub, Amigo, MJ, vitamin, acuudu bilah.

  • @mohamedhanad7450
    @mohamedhanad7450 5 ปีที่แล้ว +6

    12:00 PM Markaan Jamacada Ka Imaado Lee Ku Fiirsanaaa Qosol Miiranaaa ba Tahay Wlhi 😂😂😂😂😂😂

  • @CaliCakbari55
    @CaliCakbari55 5 ปีที่แล้ว +30

    2 habro meesha fadhiyaan af somali ma yaqaaniin miyaa ama wey xanaagsanyihiin

    • @cabdicadow1472
      @cabdicadow1472 4 ปีที่แล้ว +3

      Muuris walaahi waa fuuray qosol labadaas naagood askarti siyaad bare ayey katirsanaan jireen ar qabiidsanaa yaahu

    • @milgomoumin7494
      @milgomoumin7494 4 ปีที่แล้ว +1

      Kkkkkkkkkkkkk

    • @Sayidka_Exchange
      @Sayidka_Exchange 4 ปีที่แล้ว +1

      War hablaha camerada hal la duubay ayaa lagu soo celcelinayaa xili qosol socdana kuma soo aadin clipkooda.

    • @aarkamaanta5169
      @aarkamaanta5169 4 ปีที่แล้ว +2

      @@Sayidka_Exchange bravo reer magaal aa thy, kuwaan mafahansano

  • @duriyadiisayidnuur9735
    @duriyadiisayidnuur9735 5 ปีที่แล้ว +8

    ANAS WAA ANIGA KKKK

  • @abdirahmanhassan9744
    @abdirahmanhassan9744 5 ปีที่แล้ว +7

    True story 😂

  • @abdisalanismaelmohamed4681
    @abdisalanismaelmohamed4681 4 ปีที่แล้ว +1

    Mr True story 😍

  • @Xk.music12
    @Xk.music12 2 หลายเดือนก่อน

    Murusade waa la galay😂😂

  • @tanitane4966
    @tanitane4966 4 ปีที่แล้ว

    Mataan xaqiiqdi waa icajabiyay waxaa rabaa inaan laxidhiidho hadaad haleeshaan ninkaas ilaxidhiidhsiiya saxiibayaal thanks

  • @shakurmahamedshakurmahamed4760
    @shakurmahamedshakurmahamed4760 5 ปีที่แล้ว +3

    wan tageraa sheekoyinkada adeer wad kumahdsanty sida qalbiga ufuruntahy

  • @mohamudmohamed954
    @mohamudmohamed954 4 ปีที่แล้ว

    Reer Dayniile waa dadka Soomaali u ilbaxsan, 1971 waxay lahaayeen guryo , albaabkooda lagu furo remote control, kkkkk xitaa Diyaad Barre ma lahayn, guriga XIIREEY QAASIM , waxay lahaay guryo dhexdooda lagu ciyaaro teniska dheer, MAXAMED FAARAX JIIS

  • @leeshanchannel6653
    @leeshanchannel6653 5 ปีที่แล้ว +1

    Ananah waxaan arkaa laba nin oo cadhaysan iyo mid not gadhah

  • @yasminabdalla9426
    @yasminabdalla9426 5 ปีที่แล้ว +5

    Hhhh funny man
    Scw
    Eid wangsn

  • @qasimsalah73
    @qasimsalah73 4 ปีที่แล้ว

    Maashaa Allah maashaa Allah

  • @mohamedkhalif164
    @mohamedkhalif164 5 ปีที่แล้ว +7

    CORRECTION!!
    What goes around comes around

    • @samantarxafuni9082
      @samantarxafuni9082 5 ปีที่แล้ว

      mataan shactirole ugu weyn som caadi maahi mtn guuuuiiil

    • @khadaradam6601
      @khadaradam6601 5 ปีที่แล้ว +1

      isba saas dhahay maxaad saxay wlll

    • @mohamedkhalif164
      @mohamedkhalif164 5 ปีที่แล้ว

      Maya walal asaga wuu isdawamari lee....

  • @Xk.music12
    @Xk.music12 2 หลายเดือนก่อน

    Khatar waaye ninkaan ❤❤❤

  • @mustafh1297
    @mustafh1297 5 ปีที่แล้ว +4

    Day care kii Awoowe..starbuchs..
    Kkkk

  • @barwaaqo.officialofficial1540
    @barwaaqo.officialofficial1540 5 ปีที่แล้ว +1

    We love true story

  • @hanuniyeqaaci6843
    @hanuniyeqaaci6843 5 ปีที่แล้ว +2

    Mataaan macalinkaagii shactiir ma noolyahay? Ina hooyo markaa dhahday kulciin iyo barxadii na soo xasuusiyey. Axmed wali angelo wabdul carabeey golden iyo akhsyaar kaloo badan. Any way wagii sacuudiga lagaa so tarxiilay ee ziko so fiirsatay ka sheekee 😊

  • @mustafhaji9314
    @mustafhaji9314 5 ปีที่แล้ว

    Labada hooyo hada ka hor mataana galay. Waxeey sugaayen inuu galo maamoyinka waxuu dhahay markeey tukanaayan waa suuronayaan. Mataan hooyoyinka xadiith usheeg ha ku duceeyane

  • @omarabdullahi5699
    @omarabdullahi5699 4 ปีที่แล้ว +5

    فقد ثبت عن النبي صلى الله عليه وسلم أنه قال: ويل للذي يحدث بالحديث ليضحك به القوم فيكذب، ويل له ويل له، أخرجه أحمد وأبو داود والنسائي عن معاوية بن حيدة. قال ابن حجر: إسناده قوي وحسنه الألباني

    • @zakiselfa6709
      @zakiselfa6709 4 ปีที่แล้ว +1

      Halaga baa usugnaaday qofkii bena kushekeyo siduu ugu qoslinlaha dadka

    • @abdurrahmanosmanabby2059
      @abdurrahmanosmanabby2059 4 ปีที่แล้ว

      Sidee ku hubisey inuu been sheegayo.
      Hadalkaaga u fiirso

  • @warerkaxaajiqiilmawaaye
    @warerkaxaajiqiilmawaaye 5 ปีที่แล้ว +12

    Mataan soow cali hiiraan uma eka?

  • @guledtukale9447
    @guledtukale9447 5 ปีที่แล้ว +16

    Ma ila aragren gabdha xijabka xidhan maba qoslayse waxba kutaagan

    • @sultaanomar
      @sultaanomar 5 ปีที่แล้ว +1

      Clipkaas waa lagu soo celcelinaya
      Walal

    • @hiliyahabon2796
      @hiliyahabon2796 5 ปีที่แล้ว

      Waa hooyo gabadh maha wll

    • @naruurohassan6043
      @naruurohassan6043 5 ปีที่แล้ว

      😂😂😂waxbaa ku taagan kulahaaa
      Haduu ku taaganyahay maxaa meesha keenay

  • @suudi-wx1ft
    @suudi-wx1ft 5 ปีที่แล้ว +6

    True story kkk

  • @aidaruskhalif6473
    @aidaruskhalif6473 4 ปีที่แล้ว +1

    ISLAM prohibits sinful speech that intends to cause harm to other human beings. It also prohibits excessive laughter or extreme humor.
    People in general do not think twice about what they are saying; they forget that every word they utter is being recorded and will have to be accounted for on the Last Day.
    This attitude is the opposite of that required of a believer, which is described in the following Hadith:
    The Prophet (peace be upon him) said: “Whoever believes in Allah and the last day should either speak what is good or remain silent.” (Sahih Bukhari)
    There are many forms of sinful speech, the most common of which is gossip. Gossip can be of two types: Backbiting, which means to talk negatively about a person who is absent, even if what is being discussed is true.
    The second type is slandering, which means lying while speaking negatively about others. This category includes suspicion without evidence, mockery and looking for faults in others

  • @abkaremphmohamoud5043
    @abkaremphmohamoud5043 5 ปีที่แล้ว +4

    Walo yaalo Ninkaas In la ii xiriiriyo Ayaa Jirta

  • @afhayeenkademoqraadiyadapu2639
    @afhayeenkademoqraadiyadapu2639 5 ปีที่แล้ว +3

    The of all depresion is Seattle, maalintaan ka guurey ayaa qosol iigu horeysey UF

    • @suubanabdi3720
      @suubanabdi3720 5 ปีที่แล้ว

      Abdinasser omar walaal xagee u guurtay aniga ayaa degan seattle gobolka fiican aad u guyrtay noo sheeg adoo mahadsan aan anaga faraxnee

    • @afhayeenkademoqraadiyadapu2639
      @afhayeenkademoqraadiyadapu2639 5 ปีที่แล้ว

      Suuban Abdi Fresco, CA ina adeer

    • @suubanabdi3720
      @suubanabdi3720 5 ปีที่แล้ว

      @@afhayeenkademoqraadiyadapu2639 thanks walaal laakiin dadka badankooda waxay dhahaan waxba isma dhaamaan seattle &CA waxaa ka fiican ayay dhahaan east like Newyork reer guuraa weeye soomalida walaal laakiin seattle guryaha waa qaali shaqo saas u badan malahan

  • @Sheekoiyoshaahid
    @Sheekoiyoshaahid 5 ปีที่แล้ว +7

    😂 mataan waa oday daacada oo ree magaala.

  • @huseinabdullahimohamed6159
    @huseinabdullahimohamed6159 4 ปีที่แล้ว

    Ilaa Deyniile waa ordaayeen kulahaa 😂😂😂

  • @abdicisman1232
    @abdicisman1232 5 ปีที่แล้ว +2

    Malaayacnigan mxy ka dhagaystan

  • @ubahabdi8003
    @ubahabdi8003 5 ปีที่แล้ว +4

    😂😂😂😂😂caadi mhan mataan

  • @adamosman945
    @adamosman945 3 ปีที่แล้ว

    Msha allah

  • @drkheyreeye7768
    @drkheyreeye7768 5 ปีที่แล้ว +1

    soo booqo Channelkan waxaad ka heli kartaa talaabooyin caafimaad oo naftaada wax ku soo kordhiya. mahadsanid.

  • @hassanabdirage7331
    @hassanabdirage7331 5 ปีที่แล้ว +4

    Mataaan laandheere iga dheh

  • @aliyassin8035
    @aliyassin8035 4 ปีที่แล้ว +1

    Team true story

  • @sihamcutie6102
    @sihamcutie6102 5 ปีที่แล้ว +3

    Naagaha jalbaabada khabo oo nimanka dhaxfadhiyo aankayaabanahay kaaga darane gafuur kee taagaayan

  • @maxamedbari3722
    @maxamedbari3722 5 ปีที่แล้ว +3

    Mj.inthe house

  • @CABDICASIISFARXAANTECHNOLOGY
    @CABDICASIISFARXAANTECHNOLOGY 5 ปีที่แล้ว +8

    Islaantastaas fikirasa
    Mom iska qosol dheh aduunku wu koobanyhy

    • @sihamcutie6102
      @sihamcutie6102 5 ปีที่แล้ว

      DUNIDA
      Maxaa fariisiyey hadee qosleenin waa reebadiye

  • @dinixbaashi9143
    @dinixbaashi9143 3 ปีที่แล้ว

    Mataan odey soomaliyeed

  • @mohamedismailibrahim5155
    @mohamedismailibrahim5155 5 ปีที่แล้ว +3

    Aloore dumarka dhabanka haysta ma sistarays ba haya

  • @hh-qu8jy
    @hh-qu8jy 5 ปีที่แล้ว +3

    Islanta gacantun madaxa ku haysa waysoo qaldantay

  • @xasanbabaaxasancadeok7849
    @xasanbabaaxasancadeok7849 5 ปีที่แล้ว

    Qofkii qosli wayey wuu xanunsanyhy hhhhhh

  • @amoun7430
    @amoun7430 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc wll

  • @maxamedmuuse2091
    @maxamedmuuse2091 4 ปีที่แล้ว

    True love hhhhh

  • @aliissackhillow2648
    @aliissackhillow2648 5 ปีที่แล้ว +4

    matan sxp runti ad ayan ugahelay ruwayadahada
    m istaambo

  • @shortayosharmake9045
    @shortayosharmake9045 5 ปีที่แล้ว +6

    Maamooyinka qosol maleh maxaa waaye

  • @hawakarshe7904
    @hawakarshe7904 3 ปีที่แล้ว

    Mattaan ur so funny 😆

  • @adulwahabmohamed3328
    @adulwahabmohamed3328 5 ปีที่แล้ว +3

    Habrahaa maxaa soo waalay

  • @mariammuse4153
    @mariammuse4153 3 ปีที่แล้ว

    Mantaan walahi qosop miraan ala berka

  • @saciidoyahye9200
    @saciidoyahye9200 4 ปีที่แล้ว

    Xamar waa magalo 👍👌🥰

  • @adilh9772
    @adilh9772 5 ปีที่แล้ว +4

    Mataan waa taageersanahay ee no kiisa ama emailkiisa ii sheego. Sheeko ayan u haayaa 😁

  • @idiljama8495
    @idiljama8495 5 ปีที่แล้ว +1

    Dadkan wa dad stressed ah kuli wada depression wax qoslayo male

  • @jagacmedia2793
    @jagacmedia2793 5 ปีที่แล้ว +3

    Naaguhu maxay LA dudayaaan

  • @aminaibrahim8106
    @aminaibrahim8106 5 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkk wa true story kkkkkkkk

  • @abdullahicagayare9763
    @abdullahicagayare9763 5 ปีที่แล้ว +1

    yaaqay mantanow nagadhaaf bahasha wakabadisaye😂

  • @maxamedmuuse5026
    @maxamedmuuse5026 5 ปีที่แล้ว +4

    Mashaaa allah
    #mataan

  • @kushartofficial9612
    @kushartofficial9612 4 ปีที่แล้ว +1

    “40 qof hada kaqolisiisid naarta galee” 😂

    • @ibrahimjr1436
      @ibrahimjr1436 4 ปีที่แล้ว

      Savage 😂😂 Source La Imaaw ?

  • @shahwahoffkingsomali294
    @shahwahoffkingsomali294 5 ปีที่แล้ว +2

    Kkkkklkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @zamzamshire500
    @zamzamshire500 4 ปีที่แล้ว

    Ladabad nagood oo qalbi xun baa daawanaya meesha

  • @abdidekmuhumed4510
    @abdidekmuhumed4510 4 ปีที่แล้ว

    😆😆😆💯😆

  • @hakemaali5055
    @hakemaali5055 4 ปีที่แล้ว

    Waaw Somalida qosalkiba inuu ka guray baan modayaye, Sawdigan xasusiyay in La qosli jiray 😁 alaylahe

  • @Professor4555
    @Professor4555 5 ปีที่แล้ว +4

    Qolyaha gar dheerka u eg e meesha jooga qosol in lo qoro bey u baahan yihiin

    • @abdulmoaw6333
      @abdulmoaw6333 5 ปีที่แล้ว

      abc cba gardheere ma waxaad ula jeedaa sunada yaan la raacin waryaa hooy waa ceed in laisku caayo diinta isku xishoo

  • @shaakirbootaan9874
    @shaakirbootaan9874 5 ปีที่แล้ว +1

    Kkk Garaadkii Laxda

  • @salmanuura3256
    @salmanuura3256 5 ปีที่แล้ว

    Matan cadi mahan nolow wll