ILA TALI: FAMILKA MA U SHEEGA?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ก.พ. 2025
  • INTRO BY @editsby_abz ON INSTAGRAM
    FADLAN LIKE, COMMENT IYO SUBSCRIBE II SAARA.
    FOLLOW MY SOCIALS:
    INSTAGRAM: FARTUSHH
    SNAPCHAT: FARTUSH
    SONG: CHRONIXX- LIKES

ความคิดเห็น • 118

  • @aftahkaramah5368
    @aftahkaramah5368 3 ปีที่แล้ว +47

    Inta jecel xapiip keena Mohamed scw like isaar

    • @AhmedHassan-nq1gu
      @AhmedHassan-nq1gu 3 ปีที่แล้ว +1

      @Naśŕiina🇸🇴 haa wllhi sax waaye waxyaabo aan wanaagsaneyn ayaa jiro plz halis ilaaaliyo

  • @imaanmaclin4399
    @imaanmaclin4399 3 ปีที่แล้ว +28

    THE INTRO IS TO DIEEEE FORRRRRR 😍😍😍😍

  • @zay7968
    @zay7968 3 ปีที่แล้ว +20

    I disagree with everyone on the second question. When the relationship is new, there is a lot to talk about and you speak more frequently because you want to make a decision whether to marry this person or not. Once that decision is made, the frequency should reduce drastically since y’all are still ajnabi to one another and it is not appropriate to talk and text each other hours every day. That has nothing to do with ‘rabitaan’ cz if he doesn’t want you, he wouldn’t talk about marriage.

  • @fahemaomer6008
    @fahemaomer6008 3 ปีที่แล้ว +49

    Wll wlhi fartuneey dadku isku mid maha anu ma jecli nin i mashquuliya oo mr kaste ila soo hadla sababto ah guriga ana ugu wyn gurigayagana hooyo wy naga maqantay mrka ila mnta inaan hallow ku jiro dhibatan u arka ta kle ma ihi dadka nimanka bdn isku wada sababto ah maskax uma hayo ardayadna wn ahay mrka ma igu raac santihiin inaan mr kaste ninka lala hdlin !

  • @khalidjr5164
    @khalidjr5164 3 ปีที่แล้ว +7

    Intro and the editing is onother level ✊

  • @haajirayalaho3091
    @haajirayalaho3091 3 ปีที่แล้ว +5

    Yusra masha'allah ku raac sanahy runta u sheegi lahaa meesha aa sirta ka ogaaday

  • @qaaliali4741
    @qaaliali4741 3 ปีที่แล้ว +2

    Ma ogtahy sababta aan ku jeclhy fartun waa fakirkaaga waa mid ka duwan gabdhaha kale much love ❤️

  • @EbyanAxmadey
    @EbyanAxmadey 3 ปีที่แล้ว +3

    Yusra si fiican ayee uga hadashay su'aasha koowaad fikirkeeda ayaan la qabaa

  • @amyomar1480
    @amyomar1480 3 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah Nasteexo Caqli ayaa Saaran Video Kasta Fikradaheeda wan ka helay Oo iyada raacsanhy 💕😍 Caawana Maahmaah ayey soo kordhisay😁

  • @khadijaabdullah1394
    @khadijaabdullah1394 3 ปีที่แล้ว +1

    Fartuun's hijab style suits her alot Masha Allah

  • @fadumoismail249
    @fadumoismail249 3 ปีที่แล้ว +1

    Agree with yusra

  • @Hanat45
    @Hanat45 3 ปีที่แล้ว +3

    amazing intro Duvet well prepared wye masha allah❤️👸🏻

  • @purple77253
    @purple77253 3 ปีที่แล้ว +24

    Waxaso views ma like ayay saari kari wayen 🤦🏽‍♀️anyways much love sis🤍🤍

    • @kamaalmahamud3177
      @kamaalmahamud3177 3 ปีที่แล้ว

      Waan usaarnu wll. its usa meel wlba joog🤣

    • @purple77253
      @purple77253 3 ปีที่แล้ว

      @@kamaalmahamud3177 😂😂😂😂fartun meshay joogto wan joga

    • @kamaalmahamud3177
      @kamaalmahamud3177 3 ปีที่แล้ว

      @@purple77253 repot ban ka gudbin🤣

  • @ridkacade8668
    @ridkacade8668 3 ปีที่แล้ว +1

    I loved this girls♥️♥️🇸🇴

  • @Iqrujaadnaan
    @Iqrujaadnaan 3 ปีที่แล้ว +2

    Fikirkeena waa idinku raacsanahay ❤️❤️❤️I love ❤️ Fartunn🥰

  • @hshshaha1310
    @hshshaha1310 3 ปีที่แล้ว +7

    its fartuns laugh for me " ma aqAn sidaa u gashay ugu soo baxee " kulaha😂😂😂

  • @abaasnur7682
    @abaasnur7682 3 ปีที่แล้ว +3

    It’s the intro for meeee🔥🔥🔥

  • @ridhwanismael1415
    @ridhwanismael1415 3 ปีที่แล้ว +2

    Nasteha maa sha Allah tabarakallah your afsomali is lit

  • @khadrajama1754
    @khadrajama1754 3 ปีที่แล้ว +1

    waaw masha allah intro ga wa iga gadan yahay masha walshay fartuun keep going baye

  • @AbdirashiidAhmed-qe8wu
    @AbdirashiidAhmed-qe8wu 3 ปีที่แล้ว +4

    Question 1 :
    1: maxaa kuu geeyay mobile ka walashaa xaq uma lihid inaad baadhid
    2: xal lagagama baahna waayo iyadaa saas rabtay markaa waxaba ha isdaalin
    3: hadaad donaysid inaad caawiso si dadban waxa ugu sheeg lkn inaad family ga usheegto xaq umalihid waayo waa sirteedi hadii ay doonayso hasheegto hadiikale ha qarsato iyada ayay khuseesaa , waxa aad adigu kucaawin kartaa waa inaad garab istaagtid oo xanuunkeeda iyo stress ka aya ku jirto si ay uga baxdo lkn xal lagagam baahna hadaany dalban .

    • @aishahassanali3742
      @aishahassanali3742 3 ปีที่แล้ว

      Because walaashey waaye dhibkeedana waa keyga 😏

    • @AbdirashiidAhmed-qe8wu
      @AbdirashiidAhmed-qe8wu 3 ปีที่แล้ว +1

      Qalad laba qof oo kaladuwan baad tihiin 😜 qadkaagu waa qaladkaaga qaldkeeduna waa keeda

  • @hamdamahamed4004
    @hamdamahamed4004 3 ปีที่แล้ว +2

    Fartuuuuun you glowing manta mashallah 🥺🥰

  • @saamquen7928
    @saamquen7928 3 ปีที่แล้ว +3

    Naa indro fartuuney maxad nooga raagta yaray kuuso sidayda love you Xbbti waka xanajin raba from hargeisa watching Frankfurt germany

  • @hanimohamedabdi6520
    @hanimohamedabdi6520 3 ปีที่แล้ว +3

    Yusra is sooo beautifull masha'allah

    • @yusratyrow
      @yusratyrow 3 ปีที่แล้ว

      You made my day! Thank you 😭

  • @mataanyare611
    @mataanyare611 3 ปีที่แล้ว +1

    Ani ahaan wala sheekeysan lahaa waan xog wareysan lahaa hadii ay wax isheegi weyso waan usheege sidaa wax ku ogaaday markaa usheego wax walbo in aan aniga wal keed ahay oo aan dhibkeeda rabin wana laxalin lahaa oo haduu dhib ku haayo si tartiib ah ayaan udhihi lahaa kala dhmaada markaasna kula talin lahaa haduu waqtigeeda udhaamado iney gursato si arinta hoyo iyo aabo usoo dhex galin ileen hadey dabo dherto waalid ka shaki ayaa mesha imaanayo lakiin hadeey isku qancsanyiihin waax kula talin lahaa iney familka utagaan oo arintooda dhameytaa ana dhankeyga ayaan ka dhiri galin lahaa oo ku borin lahaa iney sidaan ku sii soco oo arintaan ayga bana ka keena lakiin aniga marnba walshey ma cobeen laheen waxaa dhikarta iney daruuf ku kaliftay sida ninka inoo dhaaqlo ku filan haysan ama cidee qabiil ku nacayaan ama wax barsho usocoto ama wada nolasho si ay sifiican iskugu dabeecad bartaa ayna isku bahnyihiin markaas is dhufsadeen waqtina qondestay oo ay puplic ka dhigtaa wana wax yaabo badanaa hada dhaco 🤔🙏fartuuney hooyo noo soocili ooo talooyinka dooda Hanoo dadihiso ileen aydaa naga waayo argsanee wan ku salmay wll🥰🤚

  • @ranarose9332
    @ranarose9332 3 ปีที่แล้ว +2

    Fartun I’m your number one fan sis keep going 😊😊😍😍

  • @hamdisalah4427
    @hamdisalah4427 3 ปีที่แล้ว +2

    I enjoy watching your video Fartun ❤️❤️

  • @munamohamed121
    @munamohamed121 3 ปีที่แล้ว +1

    Eshcala video hordha ah baga noga badhashy wan ku dalnaye love u fartuun ❤❤🔥

  • @CEEBLASTORIES
    @CEEBLASTORIES 3 ปีที่แล้ว +11

    Amazing intro sis. Love this trio.

  • @Yahhyea4
    @Yahhyea4 3 ปีที่แล้ว +8

    10:11 qof caqli badan weye inanta mahmahyadu waa xalinta khilaafyada

  • @aminaabdi2569
    @aminaabdi2569 3 ปีที่แล้ว +1

    Wani salme dhmntina abyo fartun wanku tagera latalintina wanka hele m.a alle hanixfido one love ❤❤💖

  • @tomir5
    @tomir5 3 ปีที่แล้ว +3

    Wlll hablahni way qaylo badnyihiin ma xiisayno xasn ama ikraan ama kaligaa naga daa kuwan waxba ma hayaane

  • @keyfabdinasir3188
    @keyfabdinasir3188 3 ปีที่แล้ว +2

    😂😂😂
    Biyo intaysan ku saa garin ayaa layska moosa waye sis.
    😂😂😂

  • @fadumasalad369
    @fadumasalad369 3 ปีที่แล้ว +1

    The intro🤩🤩🤩🤩😫💜

  • @faatimaqueenfaatimaqueen2203
    @faatimaqueenfaatimaqueen2203 3 ปีที่แล้ว +2

    My beautiful sisters❤

  • @rahmaosman3543
    @rahmaosman3543 3 ปีที่แล้ว +3

    #2
    the thought of thinking of red flags and asking for an opinion shows that you have seen some and you are confused whether to ignore those or bounce. So bounce girl, It's called red flag for a reason. If he is not up to your standards let him, go find someone who will. Simple

  • @phatmaapdirahman9470
    @phatmaapdirahman9470 3 ปีที่แล้ว +2

    Intro 🔥

  • @rahmamohamett779
    @rahmamohamett779 3 ปีที่แล้ว +1

    Intro cusub qurux waye frtuun😍

  • @fahiimafilsan2837
    @fahiimafilsan2837 3 ปีที่แล้ว +1

    Gabadhan fartun waa fariid wlhi wan ega iney wx so dhigto io inkle yada io asad hajio youtube uso gala

  • @khadijahersi7201
    @khadijahersi7201 3 ปีที่แล้ว +1

    I like nasteexo maahmaahdeda iso funny

  • @rayanhassan7843
    @rayanhassan7843 3 ปีที่แล้ว

    Ma ogi saa ugashay uga soo baxee adaa isfureesid umaleenaa 😂😂👍

  • @leylaibrahim9435
    @leylaibrahim9435 3 ปีที่แล้ว

    Natasha💖💖

  • @MBmubaarig
    @MBmubaarig 3 ปีที่แล้ว +1

    walaashaye ama walaalkaye illahay darti igu soo booqda 💕💕💕💕💕💕💕💌💌

  • @emmamohamed6581
    @emmamohamed6581 3 ปีที่แล้ว +2

    Fartuney Routine kaga naso samey videoga xiga

  • @anzalabdi524
    @anzalabdi524 3 ปีที่แล้ว

    Mash Allah gabdhaho wan idin jeclahay walal ganah

  • @fadxiapdilahi524
    @fadxiapdilahi524 3 ปีที่แล้ว +2

    Love ka mxd tidhi abayoh 😍😍😍😍

  • @MohamedHassan-jg1fy
    @MohamedHassan-jg1fy 3 ปีที่แล้ว

    Xbbti fartun you are legend bro💋💋💋💋💋💯

  • @yusratyrow
    @yusratyrow 3 ปีที่แล้ว +1

    Loveeee

  • @yuusufosman7373
    @yuusufosman7373 3 ปีที่แล้ว +4

    War gabdhaha say wlhi ah aqli badnaan🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣😂😂😂😂😂😂

  • @abdirahmanibrahim6706
    @abdirahmanibrahim6706 3 ปีที่แล้ว

    Asc Fartuney xisaabta ku darsada oo ogaada Rag waxaa Jiraan jecel in lasoo waco sida Aniga wlhi aniga naagtii aan isoo wicin maba wacdo sorry maxaa u wacaa waxna ma shukaansado wlhi lkn waan jeclahay Gabadhii isoo wac wacdo 90ka oo waqtiga ila haasaawdo lkn aniga maba jecli inaan Naag wac waco runtii

  • @زوزو-ح8ل5ن
    @زوزو-ح8ل5ن 3 ปีที่แล้ว +1

    First ❤️

  • @sucdisiman5018
    @sucdisiman5018 3 ปีที่แล้ว +1

    💕 masha Allah hora usoco

  • @Abdimajid-g2f
    @Abdimajid-g2f 3 ปีที่แล้ว

    Ikraaan nokeeen walaley

  • @arabfodi
    @arabfodi 3 ปีที่แล้ว +1

    Barnamijkan no wad wll blz blz hdad igu racsacsnthy like bl sar si ay ino maqasho fartun buuuro😃😃😃

  • @nadarmahmed1385
    @nadarmahmed1385 3 ปีที่แล้ว

    Wll alhaa hagu xiftiy meel walbo jogto waxan ka cood sanayaa video somali laga sosameya inaan ka so hadashey plz plz

  • @udgoon7256
    @udgoon7256 3 ปีที่แล้ว

    Ani kow hooyo ushegi lahaa aydana wa ushegi lahaaa waxana dhihi lahaa hana cebeyn yukuyh ninkaan

  • @mohamkofficial950
    @mohamkofficial950 3 ปีที่แล้ว

    Miss mi queen 🙏❤💯from muqdisho like igu horeye commentgi ugu hore ✌

  • @yassinyussuf1234
    @yassinyussuf1234 3 ปีที่แล้ว

    Hey Abay mcn I love u guys Mashallah 🥰

  • @saamquen7928
    @saamquen7928 3 ปีที่แล้ว +1

    Wuuuuuw so beautiful Girls du bist so süße 🥰

  • @Haniayanlehussein
    @Haniayanlehussein 3 ปีที่แล้ว

    fartun caliga ku jecelay nolow abyo mcnto✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅

  • @falasali242
    @falasali242 3 ปีที่แล้ว

    haaway goonadii blue ga ahyd👋

    • @FartunDuvetGirl
      @FartunDuvetGirl  3 ปีที่แล้ว +1

      Abaayo waa duubay lakiini qofka xalfada leh inaan sugu waayay Kama hormari karo

    • @sunshineseaandvitamind8620
      @sunshineseaandvitamind8620 3 ปีที่แล้ว +1

      @@FartunDuvetGirl Salaam Fartuun! I just literally finished watching a really good vlog, cinematic vlog mixed in with charity work. In the video posted today there is an aabo with a really ill child if you could give the brother Dakhtar exposure for his channel and that specific video so that your viewers could contribute whatever they can that would be great adiguna khair baad shaqeesatay. Hadal yaan kugu daaline please watch his latest vlog and you'll see what I'm blabbering about. The guys videos are good and he does charity work. The channel is called Dhakhtar.

  • @Sooosoco
    @Sooosoco 3 ปีที่แล้ว +1

    Natasha's somali 👌👌

  • @aaiish9097
    @aaiish9097 3 ปีที่แล้ว +1

    Labo oo maxaa is helay? Maanan maqli karin. What did they say on TikTok? Couldnt catch it.

    • @FartunDuvetGirl
      @FartunDuvetGirl  3 ปีที่แล้ว +2

      Jareer that’s what they called us 🤣

  • @mssdimple9281
    @mssdimple9281 3 ปีที่แล้ว

    🥰🥰

  • @ilhammohamed5676
    @ilhammohamed5676 3 ปีที่แล้ว +6

    I wonder where ramla went guys 👀

    • @wonderful2875
      @wonderful2875 3 ปีที่แล้ว +4

      I think Ramla pregnant 🤰 (inshallah may Allah give her all the happiness) coz fartun said in last video she will go to baby shower, I think it is Ramla one🤣

  • @onefortnite8083
    @onefortnite8083 7 หลายเดือนก่อน

    The intro sounds like when you are in the toilet and you are shotting douso. 😂😂😂🎉🎉🎉

  • @ishaaabdirahman4543
    @ishaaabdirahman4543 3 ปีที่แล้ว

    San kuku frxy leee miss you fartuunteyda😊

  • @Djtown
    @Djtown 3 ปีที่แล้ว

    👍

  • @samiiraabdi1327
    @samiiraabdi1327 3 ปีที่แล้ว

    👌👏💓

  • @zainabzainab5028
    @zainabzainab5028 3 ปีที่แล้ว

    ❤️♥️❤️❤️

  • @hudoosmanmohamud870
    @hudoosmanmohamud870 3 ปีที่แล้ว +1

    💋❣❣

  • @hodanhawsi575
    @hodanhawsi575 3 ปีที่แล้ว +1

    Maxaad ii soo wici wayday 😂😂😂 that is the worst question , ciil badanaa 🤮 simple answer oo adigu hadii aad I tabtay maxaad ii soo wici wayday,🤔 ma taraawiix aan dhamaanin baad ku jirtay

  • @Abdimajid-g2f
    @Abdimajid-g2f 3 ปีที่แล้ว

    Ikraaan wlhi wan Iska kaaa jeclahay war ikraaan igeeeya

  • @hamdaabdi6695
    @hamdaabdi6695 3 ปีที่แล้ว

    😍😍😍🥰

  • @adiljb5943
    @adiljb5943 3 ปีที่แล้ว +2

    First

    • @abubakarmahamud6298
      @abubakarmahamud6298 3 ปีที่แล้ว

      Asc walashey fartun wan ku salamay adban ku tagera walashey qali

  • @yonisshire9913
    @yonisshire9913 3 ปีที่แล้ว

    Haye fartun you are my sweet sister but wax kalaa dareemoyaa (yac)

  • @adiljb5943
    @adiljb5943 3 ปีที่แล้ว +4

    Hda niyada kugu hayay Manta exam ii dhamaday alx
    2 months of holiday

  • @sunshineseaandvitamind8620
    @sunshineseaandvitamind8620 3 ปีที่แล้ว +1

    What is that saying? Cagtan joogsan belaayeey la kulantaa lol inaad dadka waxyabaha u khaas ah fadhfadhid mey eheen walaal🙇. Gudbo siradu waa tumasho ceeb iyo fadeexad mooyaane wax kale ha ka sugin.

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 3 ปีที่แล้ว +1

    I miss you hbbt ♥️♥️♥️💪

  • @faizamahmoud5337
    @faizamahmoud5337 3 ปีที่แล้ว

    Anaa ugu horeeyo manta fartyuna

  • @Nasrinabdullahi9999
    @Nasrinabdullahi9999 3 ปีที่แล้ว

    yado kulayl ah maad busto wadata fartuuney

  • @nawalabdikani9366
    @nawalabdikani9366 3 ปีที่แล้ว +1

    Maxa walasha msgkeda ubaartay markii hore I think this sis is evil

  • @shuushuu9192
    @shuushuu9192 3 ปีที่แล้ว

    Waqti badan ka dib cawa ku firsanoya

  • @jamaalhaaji3125
    @jamaalhaaji3125 3 ปีที่แล้ว +2

    sis intaa ayan Tagero ku ahaaye xapad Talefan iphone aha mad i gadid an siwacan video yadada an ugu dawade 👍😭😖

  • @ifraaxyusuf8349
    @ifraaxyusuf8349 3 ปีที่แล้ว +2

    Nimanka sanadkan wxy barteen iso qabo wakas number keygee😏 anigana wxn dhahaa ugaarta ma raadsato ugaarsadaha🖕😂

    • @barud2386
      @barud2386 3 ปีที่แล้ว +1

      Isoqabo dulufyahay +1231667447889

    • @hodanmuse7746
      @hodanmuse7746 3 ปีที่แล้ว

      @@barud2386 😭😭😂😂😂 ma nooli

  • @faraxmahamed5148
    @faraxmahamed5148 3 ปีที่แล้ว

    Walhi ku jecelhy hppti

  • @cabdixakiimmuwaadin
    @cabdixakiimmuwaadin 3 ปีที่แล้ว

    cuntada iska kala yaree fartuuney
    waad barartay

  • @quruxdumar6862
    @quruxdumar6862 3 ปีที่แล้ว +3

    Tuuney goonadii buluugta baan sugayaa wali😂😂😂

    • @FartunDuvetGirl
      @FartunDuvetGirl  3 ปีที่แล้ว +6

      Abaayo waa dhuubay lakiini abaayada xalfada leh inaan ka hormaro marabo ❤️waa ceeb malinteeda inaan ka horsaaro

    • @quruxdumar6862
      @quruxdumar6862 3 ปีที่แล้ว +1

      @@FartunDuvetGirl owww sorry oky qaali wanoo markaa soo galiso❤️❤️

    • @meraali7575
      @meraali7575 3 ปีที่แล้ว

      Me too waan sugaayay

  • @ranarose9332
    @ranarose9332 3 ปีที่แล้ว

    First♥️