Musalsalka Habboon:- Xalqada 12-AAD:- " Waxa la ii sheegaayo maxaa ka jiro "

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 8 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 1.7K

  • @carabotawa
    @carabotawa 2 ปีที่แล้ว +971

    Jaceylkii Dunida ugu qiimaha badnaa wuxuu dhex Maray Nabi Mohamed SCW iyo aswaajkiisi iyagana Allaha karaali noqdee. Wuxuu gaaray heer ay ugu samraan xoola la'aantiisii iyagoo tiro ahaan aad ubadnaay taasina waxa eey daliil utahay in ninku haddii uu xaaskiisa kaliga siiyo kalsooni iyo naxariis iney qanceeso illaa xad😍.
    Kudayashadeena waa Nabiga SCW😍🙏.

  • @inasheikh150
    @inasheikh150 2 ปีที่แล้ว +275

    haboon jalbaabka ay ku qurxantahay ints iga raacsan like ii saara

  • @Mohamett72
    @Mohamett72 2 ปีที่แล้ว +2809

    Qofkii ugu fiicnaa uguna khayrka badnaa, uguna aqoonta fiicnaa, uguna naxariista badnaa, uguna akhlaaqda badnaa, uguna udgoonaa rabbi inta uu abuuray waa nebi Muhammed SCW ❤

    • @najmamohamud4325
      @najmamohamud4325 2 ปีที่แล้ว +5

      Salallaahu caleyhi wasalim

    • @امتسنيممحمد-ي5ف
      @امتسنيممحمد-ي5ف 2 ปีที่แล้ว +3

      Sallallahu Calayhi wasalim😍😘🤗🤗🤗

    • @anuushhayati7386
      @anuushhayati7386 2 ปีที่แล้ว +3

      Scw scw scw❤️❤️❤️❤️❤️

    • @gurmadqaranchannel1479
      @gurmadqaranchannel1479 2 ปีที่แล้ว +3

      Mansha Allah wll

    • @aliyaabdiraxman6614
      @aliyaabdiraxman6614 2 ปีที่แล้ว +2

      Scw N.N.KH scw N.N.KH scw N.N.KH scw N.N.KH scw N.N.KH scw N.N.KH scw N.N.KH scw N.N.KH scw N.N.KH scw N.N.KH scw N.N.KH scw N.N.KH scw N.N.KH scw N.N.KH scw N.N.KH scw

  • @najahmahamed3487
    @najahmahamed3487 2 ปีที่แล้ว +282

    Caawa waa jimcee aan kuwada salino nabigeenu suubana Muhamett scw ❤️

  • @ahmedmoahamedadan4385
    @ahmedmoahamedadan4385 2 ปีที่แล้ว +1959

    daqiiqadaha in lasoo badiyo inta qabta ismuujiya like ta 👍

    • @ayajama84
      @ayajama84 2 ปีที่แล้ว +1

      Sax weeye

    • @tanaawi
      @tanaawi 2 ปีที่แล้ว +5

      Haa at least nus saac

    • @curin22
      @curin22 2 ปีที่แล้ว +6

      Hadii Daqiqadaha La Badiyo See Dhaqaalo Looga Sameena Xalqad Walba Waa Dhaqaale Kooni ah Oky

    • @adnoNour
      @adnoNour 2 ปีที่แล้ว

      Ma ujeeda😭

    • @safiyosaafi4437
      @safiyosaafi4437 2 ปีที่แล้ว +3

      1.2k aya codsigaan like saartay astaan codsigeena tix giliya please 🙏

  • @muuminchannel4304
    @muuminchannel4304 2 ปีที่แล้ว +203

    Walal allaah dambigaaga aduun iyo aakhiro ha dhaafno Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto
    Kaliya nagusoo biiir
    💙

  • @gobadhashi5221
    @gobadhashi5221 2 ปีที่แล้ว +369

    Team Haboon is muujiya Waxay Cawa inanta wayka walene sorry Haboon 😪🙏

    • @zuhuurmohamett5350
      @zuhuurmohamett5350 2 ปีที่แล้ว +3

      Sorryy hapoon

    • @abdijibarmabdilahi4795
      @abdijibarmabdilahi4795 2 ปีที่แล้ว +3

      Haboon gabadh adag waaye xaalad walba way ka dabaalan karta film ka maahan xitta nolosha caadiga😂 waan ku salaamay abaayo reply iso gal 😂

  • @halimahashaash2571
    @halimahashaash2571 2 ปีที่แล้ว +24

    Gabar Hooyo la'aaan xanuun ka xun ma marto😭ciil Iyo calool xuma badana😭 ilaaahy Hooyoyinka no daa Inta dhimatay rabi unaxariiso

  • @dhameysmohamout8735
    @dhameysmohamout8735 2 ปีที่แล้ว +621

    Xalqada cawa waa another level 😍🥰

  • @ironlady8943
    @ironlady8943 2 ปีที่แล้ว +48

    Masha Allah wllhi muqdisho aad bay u qurux badantay dhismaheeda iyo wadooyinkuba form hargeisa ♥️🥰

  • @ibrahimmohamad6153
    @ibrahimmohamad6153 2 ปีที่แล้ว +120

    Calayhi afadalu walagu wasalam aadban ku jeclahay nabbiga widka ugu wacan as ee konkan somaray Ku Sali walal qali 🥰✓astaan wan idinka mahad celinayaa dalabadkan so gudbisannay ood no fuliseen Saa kuwada .melahan oo kale wamelaha shacabka lagabadali Karo oo waxlogu so kudbinkaro 🥰 we appreciate you Astan

    • @azma4456
      @azma4456 2 ปีที่แล้ว

      Salalaahu aleyhi wasalam ❤️❤️💯❤️‍🔥❤️‍🔥💯💯❤️❤️💯❤️‍🔥

    • @sukhraapdirahman9961
      @sukhraapdirahman9961 2 ปีที่แล้ว

      Scw

    • @maryammacalin6658
      @maryammacalin6658 2 ปีที่แล้ว

      Waxa kale caadiyaa u qorty saliva nabiga mxaa u jajabinee scw

  • @simankahiye7428
    @simankahiye7428 2 ปีที่แล้ว +198

    .........😔ma aqaani Jamaal walaga yabaa in aan ani qaldanahay waa ogtahay guriga culeys badan iga saaran mana u maleynaayo inaad mid kale igu sii dareyso iga raali noqo hadaa wax qaldan ku dhahay 😭💔habooon 😞💔

    • @AYuubCashuur-o2g
      @AYuubCashuur-o2g 2 ปีที่แล้ว +3

      Xanuun Waaye Hadalkaan wlhy😭😭😭😭😭

    • @ilhanisha2813
      @ilhanisha2813 2 ปีที่แล้ว +1

      😫🥺🥺

    • @nastehaomar8663
      @nastehaomar8663 2 ปีที่แล้ว +1

      😭😭😭😭😭😭

    • @ekranmohamud6683
      @ekranmohamud6683 2 ปีที่แล้ว +3

      Xanuunkii adunka waaye 🥲🥲filinka waa haboona iyo jamaal👍💯

    • @khadijayasin8522
      @khadijayasin8522 2 ปีที่แล้ว +1

      Wlhy hadalkas xanun waye saaid💔

  • @sahraosman2290
    @sahraosman2290 2 ปีที่แล้ว +182

    Astaan waxa idinka codsanaya haday macqul thy inad naga daysan xilqadii hore ee aad nogu daraysan tan cusub asxaabey intii saas jecel iso raaca✌

    • @nastehaomar8663
      @nastehaomar8663 2 ปีที่แล้ว +1

      Sas ayaa logutalalagalay mcney series ayaa ladahaa

    • @sahraosman2290
      @sahraosman2290 2 ปีที่แล้ว +2

      Qlbiyey musalsalat ka kle ma ku arakysid in xilqadii hore lagu bilaabo tan cusub wa i filinkan haboon.

    • @lilabdaaz2965
      @lilabdaaz2965 2 ปีที่แล้ว +1

      Isxasuusin xalqadi hore waaye wax dhib malahan

    • @sahraosman2290
      @sahraosman2290 2 ปีที่แล้ว +1

      @@lilabdaaz2965 waqtigo yar io xalqadii hore isma qaadan karan nio

    • @bisharohussein8844
      @bisharohussein8844 2 ปีที่แล้ว +1

      Haa wlhi ciil nagu dilen

  • @fahadsame7961
    @fahadsame7961 2 ปีที่แล้ว +89

    Hadaanu nahay team haboon waxaan leenahay Drs faragalin shisheeyey nagu wadaa😂😂

  • @Omarmohamed-ef3kw
    @Omarmohamed-ef3kw 2 ปีที่แล้ว +211

    Team ASTAN 🔥 Musalsal kan haboon habeen dhaaf halosobadiyo labo habeen wey nagu dheertahay plz 🔥✌️

  • @bluenight3007
    @bluenight3007 2 ปีที่แล้ว +98

    Ayyy xalqadan cwa wax kle inta 1 up to 12 inta la socote is muujiya ❤

  • @kiinsufian
    @kiinsufian 2 ปีที่แล้ว +98

    Cawa waa jumcee igula saliya xabiikeeni ❤️SCW SCW SCW ❤️❤️

    • @fardosayusuf3911
      @fardosayusuf3911 2 ปีที่แล้ว +3

      S.c.w s.c.w s.c.w

    • @gurmadqaranchannel1479
      @gurmadqaranchannel1479 2 ปีที่แล้ว +3

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @aminougas9237
      @aminougas9237 2 ปีที่แล้ว

      Scw scw scw scw

    • @ummuhamza8129
      @ummuhamza8129 2 ปีที่แล้ว +1

      Salalahu caleyhi wasalam

  • @lakiahmed4647
    @lakiahmed4647 2 ปีที่แล้ว +197

    Xalaqadan laba qofba ciil iga qabsaday jamal oo dacad ahayn oo ka muqudo damaca raaag iyo qumayadi ismahan 😂😂😂😂😂😂😂

    • @umuibtisaam3910
      @umuibtisaam3910 2 ปีที่แล้ว +6

      Kula mid paan ahy😁Viva haboon💪

    • @abdielmi6521
      @abdielmi6521 2 ปีที่แล้ว +8

      Wlhi waa ila haysa ismahan waxey sameyneyso xanun

    • @xafsocabdi7902
      @xafsocabdi7902 2 ปีที่แล้ว

      🤣😅

    • @mrwithoutmrs4842
      @mrwithoutmrs4842 2 ปีที่แล้ว +1

      jecel xaasid mawaayo😏

    • @asliinaofficiall2805
      @asliinaofficiall2805 2 ปีที่แล้ว +1

      Labadaba musalsalka halaga saaro dayuusiinta😂😂😂

  • @ismailyare1016
    @ismailyare1016 2 ปีที่แล้ว +138

    Inta haboon ila jecel you welcome 😂😍

  • @hawoabshirhassan304
    @hawoabshirhassan304 2 ปีที่แล้ว +101

    Alhamdullaah 30 Sand ayaa jiraa cimriga allah nobarkeeyo
    Waligeey musasal kuma xirmin lkn haboon waa iga gadmay

    • @Qeybdiid25
      @Qeybdiid25 2 ปีที่แล้ว +5

      Sodon jir aan musasal daawan
      Xagay joogtaa ma baadiye

    • @monabeautychannel2931
      @monabeautychannel2931 2 ปีที่แล้ว

      @@Qeybdiid25 😂😂

    • @ziman4448
      @ziman4448 2 ปีที่แล้ว

      😳🙄🙄🙄

    • @amisha3087
      @amisha3087 2 ปีที่แล้ว

      @@Qeybdiid25 yurub laga helaa ani hataa musalsalkii igu horeysa oo af somali ku daawadda waaye.

    • @cadargure239
      @cadargure239 ปีที่แล้ว

      Me to

  • @koofiyadofficial1808
    @koofiyadofficial1808 2 ปีที่แล้ว +519

    YAA ANI CAMAL SUGAYO MUSALSALKAN TEAM XIRSI ISMUUJIYA🤣🤣🤣🤣
    👇

    • @amiramohamed5655
      @amiramohamed5655 2 ปีที่แล้ว +6

      Aniga wan sugila ahay inta skulka i dhamanayo🤣🤣🤣🤣🤣🤪

    • @heblaayohebel4542
      @heblaayohebel4542 2 ปีที่แล้ว +5

      Waaba sugi layahy

    • @abdifitahfarah8773
      @abdifitahfarah8773 2 ปีที่แล้ว +3

      Anaa kow ka eh waan sugi la ahy

    • @nasroaxmad9439
      @nasroaxmad9439 2 ปีที่แล้ว +1

      Sam xirsi udhibsado lee 🤣

    • @saafiyuusuf1724
      @saafiyuusuf1724 2 ปีที่แล้ว +2

      Xalkada caawa aad bay ushidan tahay lkn haboon waa ladhaxilarabaa

  • @mahamedhirsi3716
    @mahamedhirsi3716 2 ปีที่แล้ว +77

    Naag aan adiga Jacelahay Iyadana I jaceshahay Hadane daredeya loo dhibatenayo miyaa dhihi karaa waa wllshey Goor aan dhaho waa Nolosheyda ayaan waayi lahay sorry Habboon Jamaal Qalad wey ayaad sameysay
    Inta igu raacsan ha isoo racaan Ilave ❤❤🙏🙏🙏

    • @maryamaabdikadir9612
      @maryamaabdikadir9612 2 ปีที่แล้ว +4

      😔sax wlhi walashe waye marku dhahay waan naxay sida aan wada ognahay inu jecel kadhexeeyo 🧐

    • @zalmitaupdull761
      @zalmitaupdull761 2 ปีที่แล้ว +1

      Dadka way War badanyihin sidas darted waye wayo mama walkeyga waye ayey ku turi hade baranka ku dhahan jeclkeyga waye marka ma qarsumayo marka sas ayey u dhahen wllo nhy

    • @nimcorun1255
      @nimcorun1255 2 ปีที่แล้ว

      Taas been eheyn

  • @naimaabdullah5966
    @naimaabdullah5966 2 ปีที่แล้ว +148

    Xalqada caawa xiiso gaaray leedahay wan sugi la ahay runti keep going team Astaan

    • @hodaniitaabdi9013
      @hodaniitaabdi9013 2 ปีที่แล้ว +2

      Aniga kadaran wan sugi layeyba lkiin maxan sameyna wey rajiyen

  • @haboncabdilaahi5024
    @haboncabdilaahi5024 2 ปีที่แล้ว +16

    Cawa waa jimce nabiga halagu saliyo scw scw💯🥺

    • @ummuhamza8129
      @ummuhamza8129 2 ปีที่แล้ว

      Salalahu caleyhi wasalam

  • @hamdimuhudin7061
    @hamdimuhudin7061 2 ปีที่แล้ว +71

    Walaalaheyga qaaliga please iiso duceya muraad ayaan leyahay Inu ilahey Ii fududeeyo🥺

  • @anassalah1707
    @anassalah1707 2 ปีที่แล้ว +38

    Kan Musalsal mahan wlhi ee wa musalsalyalo thank you astaan team pls inta rabto daqiiqadaha in 40 Min laga dhigo Farta taaga🤗👋

  • @jookeryareinahassan2833
    @jookeryareinahassan2833 2 ปีที่แล้ว +71

    Inta 5saladdod soo tukatay ismuujiya 💡

  • @adnanshanaana5614
    @adnanshanaana5614 2 ปีที่แล้ว +11

    Haboon Masha Allaah actor nimadah iyo dhaqan keydah vary sweet and she’s model walaahi I never knew same one like her live in somalia Mogadisho she’s beautiful ilaahey haku xafdiyo Amiin yarabi educated girl waaye

  • @ameliarotina141
    @ameliarotina141 2 ปีที่แล้ว +113

    sheekada wee kulushahy cwa inta ila aragatay✌️✌️🤣🤣🤣

  • @sagalmohamed7355
    @sagalmohamed7355 2 ปีที่แล้ว +64

    Xamdiyeey Dhimo Maku dhahaa Maseer Nagu Dishay😏🙆‍♀️😂

    • @xamdixusen9691
      @xamdixusen9691 2 ปีที่แล้ว +2

      Alla mgaceyga wadataa imtaxaanada kadaa hadhihinee😅😅😅😅😄

    • @hamdaabdule71
      @hamdaabdule71 2 ปีที่แล้ว +2

      Ani xita🙆🙆🤣🤣

    • @queenxamda6700
      @queenxamda6700 2 ปีที่แล้ว

      @@xamdixusen9691 ani xitaa😂😂

  • @ckhaliqmohamed2814
    @ckhaliqmohamed2814 2 ปีที่แล้ว +122

    1 ila 12 hadii lasoctay like isar i can't wait 😀

  • @jecliyadalkayga3346
    @jecliyadalkayga3346 2 ปีที่แล้ว +18

    Film kan qofta kaliya een ka dhax arkay wa haboon ninka kaliya ay igu baxdo na wa Xirsi😂😂👏

  • @nadiirayuusuf6887
    @nadiirayuusuf6887 2 ปีที่แล้ว +52

    Caawa haboon waan la hinaasay hayaay xamdi balo kujiidhay ish jacayl xaasid Ax😂😂

  • @shibienyoung4756
    @shibienyoung4756 2 ปีที่แล้ว +5

    Haboon sharaf iyo karaamo quruxley hdane xishood gabdhaheena allow saas ka dhig dhaman😍💐💐

  • @Quen_Filsan_Said
    @Quen_Filsan_Said 2 ปีที่แล้ว +113

    1 iLaa 11 Hadaa Dawatay
    12 na aad Sugeyso.
    Like ta ha iLa Dhaaafin👍.

    • @yinti9397
      @yinti9397 2 ปีที่แล้ว +1

      11 xita waa sugaya 12 inte jogta

  • @maslahmohamedabdullahi2516
    @maslahmohamedabdullahi2516 2 ปีที่แล้ว +11

    Haboon Ilinteeda Wa I dhibeeysa
    Yaa ila qabo Asxaabey😥

  • @Dr_bahjaa
    @Dr_bahjaa 2 ปีที่แล้ว +103

    Haboon dulqaadka badi
    Marna maamada marna diktooreysada marna ismahaaan 😍

    • @aslipella6391
      @aslipella6391 2 ปีที่แล้ว +4

      Atariisho wye sheko hindi wye dulqadka atarishda lga rpaa💃😂😂

  • @blackgiganosaurus
    @blackgiganosaurus 2 ปีที่แล้ว +21

    Great drama show mashaa Allah mughadisho is so beautiful 😍💘

  • @walaltigerofficial3568
    @walaltigerofficial3568 2 ปีที่แล้ว +57

    Waa dhararaa musalsalmkan maalin walpo wllh sidii inaa mushaar bille ah sugayo oo kle😊🙈🙈🙈🙈🥶

  • @samiiramohamedabuubakar8759
    @samiiramohamedabuubakar8759 2 ปีที่แล้ว +21

    I like haboon her reaction 😅 tarmuuska pasta waa kushubana

  • @maryamacabdiraxman2536
    @maryamacabdiraxman2536 2 ปีที่แล้ว +59

    Saan kuwada mcn noga dhiga dadka dhahaayo daqiidaha yar xayeysiin Kuma jirto cadi waaye wax yaroo mcan waye Astan wa idin wataa wax dhaliila idinma hayo aniga kep going 😍👏

  • @manbiil
    @manbiil 2 ปีที่แล้ว +7

    Allaha awooda leh waxan ka baryayaa in uu wadankeena nolasha sida iyo mid ka macan inoga dhigo qalbiyada umada somalida isku furo noqono ku dantoda garto amiin amiin amiin

  • @Hamze478
    @Hamze478 2 ปีที่แล้ว +32

    Xalqadii kowaad ilaa imika inta la socota like sara

    • @queendeeqa2473
      @queendeeqa2473 2 ปีที่แล้ว +1

      Musasalkan sidan sugayay wan dalay team haboon is muujiya

  • @sabaabdi2215
    @sabaabdi2215 2 ปีที่แล้ว +5

    Hooyo la'aantu xanuun banaa Allow hooyo macaan noo dhowr💗💗💗💓💓💓💓💓💓💓💓💖💖💖💖

  • @kingaskaritube
    @kingaskaritube 2 ปีที่แล้ว +113

    Love 1🥰 Maya adi wa uqalanta asaa kuu qalmin
    love 2 🥰mxa ani mxa iga qaldan
    love 1:🥰maya ayada lee kaa qurxoon
    3xeeye🤣lkn jmaal wuu Qurux pdnyehee aniga Doqeyga waayee
    love 1🥰 aniga jamal wu volxunyahy madhihin. adi ina qurxantahy le usheegay🤣🙏
    🤣🤣dadalkeyga wa ujeediin sa udaaly ee Subscrb dhac nagu siiyah🙏🐪🙏♥️🤣

    • @asiaosman184
      @asiaosman184 2 ปีที่แล้ว

      🤣🤣🤣🤣

    • @mariaali8500
      @mariaali8500 2 ปีที่แล้ว +1

      Shaqadiyo qofa faraha kafalan thy

  • @yasminosman1359
    @yasminosman1359 2 ปีที่แล้ว +4

    illaa iyo hada waxa aan la yaabanahay goormey haboon iyo jamaal is jeclaadeen ayago bb isleh unba aragne sidakale filimku wa top Mahadsanidin astaan team

  • @filsanmohamed7702
    @filsanmohamed7702 2 ปีที่แล้ว +43

    Xamar cadey wan rajeynya inshala inan marun so booqdo🤍

  • @najmaneehaa2076
    @najmaneehaa2076 2 ปีที่แล้ว +54

    musalsal ay somali samaysay kii igu horeyay ee 1_12 la socdo kana ka arkay wlh cajaaib shekhow😅 keep going astan tv

    • @aqoontaqadka2537
      @aqoontaqadka2537 2 ปีที่แล้ว

      Ani ima soo jiidan waayo background malaha codkooduna wuu hooseeyaa

    • @aqoontaqadka2537
      @aqoontaqadka2537 2 ปีที่แล้ว

      Dadka markay hadlayaan filimku waa in ay saarnaataa muusik soo jiidasho leh iyo qeybaha farxada , naxdinta , hadalada kediska oo dhamaan keh shanqaro muusik ah

  • @nimcoabdi5922
    @nimcoabdi5922 2 ปีที่แล้ว +34

    Wllo inaan qof bn jecelehee please iigu duceeya inuu ilaahy calaf iigu daro 🥰

    • @huddajelle480
      @huddajelle480 2 ปีที่แล้ว +1

      Hadii U khyr ku yhy ALLAH isku kin sahlo.
      Wxn drrmya mrkad qof jcshhy Hadu khayr ku yhy xata way kula cuslan O wxadba kalsoni ku qabin qofkan marwlba inu khhyr kuyhy Anywy
      Isku brkoba

    • @nimcoabdi5922
      @nimcoabdi5922 2 ปีที่แล้ว

      Thanks wllo

  • @sundusdhalo3742
    @sundusdhalo3742 2 ปีที่แล้ว +10

    Ismahaan anoo ku dhahaayo hooyo ha usheegin baad sheegee🥺🥺intaas waxaaba iiga daran Hamdi taas amaan toogtaa ninkaas habboon lee leh🥺💔💔❤

  • @halimoabdiaziz105
    @halimoabdiaziz105 2 ปีที่แล้ว +9

    Cawa habeen jimacah igu la saliya subanaheena scw scw

  • @hudaabdihakinomer8345
    @hudaabdihakinomer8345 2 ปีที่แล้ว +10

    Xiisihii filinkaba xilqadana lasiiyay😂
    Wiilalow Ducadi bari jimcaha hanagaso ilaawininina inshlaaah💜🙏

  • @xyz-wv9nb
    @xyz-wv9nb 2 ปีที่แล้ว +270

    It breaks my heart seeing Haboon being helpless and lonely while surrounded all her "family".

    • @somali.liibaan6059
      @somali.liibaan6059 2 ปีที่แล้ว +7

      Af inaa leedahay ma ogid miyaa? yaabnaa wa fajacnaa walaahi 🤔

    • @hooriyaosman5069
      @hooriyaosman5069 2 ปีที่แล้ว +5

      Stay string aaa maxa filin ma ahan miyaa qisada? 😂

    • @adontiialle8171
      @adontiialle8171 2 ปีที่แล้ว

      Me too

    • @xyz-wv9nb
      @xyz-wv9nb 2 ปีที่แล้ว +7

      @@hooriyaosman5069 that is my level of sympathy. Many orphone girls live this drama as a reality. It is a true story.

    • @rushdaa1840
      @rushdaa1840 2 ปีที่แล้ว +11

      @@somali.liibaan6059 war ya ilahay yaqan ila xalqadi 1aad qofki english ku hadlaba comment gad u geleysaye ma afsomaliga security lagaga dhigay?

  • @alibulle7612
    @alibulle7612 2 ปีที่แล้ว +28

    Wow this episode is outstanding can’t wait to watch it keep it up the good work team Astaan.

  • @madaxey1994
    @madaxey1994 2 ปีที่แล้ว +96

    Caawa sheekada aadee uqaraartahay haboon cawada wee ciilantahy 😢
    Ayadoo maamada kasoo ooyisay hadane qoftan diktooreesada ah aaba xanuunkle oo qalpiga kusiiridooso 😢

    • @gurmadqaranchannel1479
      @gurmadqaranchannel1479 2 ปีที่แล้ว +2

      Wllhi runtaa aniga xataa waa unaxay

    • @ismalurto1331
      @ismalurto1331 2 ปีที่แล้ว +2

      Rubtii jamaal uma qalmo ayda

    • @madaxey1994
      @madaxey1994 2 ปีที่แล้ว

      @@gurmadqaranchannel1479 haaa maskinta 😢

    • @madaxey1994
      @madaxey1994 2 ปีที่แล้ว

      @@ismalurto1331 beenta maahn lkn waa iska caadi waa flim lee 😂

    • @s..5631
      @s..5631 2 ปีที่แล้ว +1

      Jamaal aanba damac ku jiraaa is leeyhyh ani wlhi suu u dhqmaayo mrkaa argto

  • @amal0217
    @amal0217 2 ปีที่แล้ว +14

    Wlhey waa film mcn oo aan iska jecelahey
    Maanzhlah 💞❣️💓💞❣️💓💞❣️💓🤩😍😘

  • @hiboabdikarem8406
    @hiboabdikarem8406 2 ปีที่แล้ว +40

    inta musalsalka dhararsan is muujiya 😎🙈🙈😶😶

  • @zharmakhajji2103
    @zharmakhajji2103 2 ปีที่แล้ว +21

    XalqadaaN waa Another level 💯👏

  • @nadarmohan5957
    @nadarmohan5957 2 ปีที่แล้ว +16

    Ayadoo faleenbo isudhnthy dawanayaa pray for me😭♥️

  • @kerolosemad7211
    @kerolosemad7211 2 ปีที่แล้ว +11

    Naagba Naagtay kafool xuntahy kadhib badan Haboon Ha iga ooyin bbe ♥️😅

  • @fofom8013
    @fofom8013 2 ปีที่แล้ว +184

    this episode looks so interesting can't wait to watch 😍😍

    • @amaalmuhdiin2447
      @amaalmuhdiin2447 2 ปีที่แล้ว +2

      Somali mathy

    • @tusmouhmed6861
      @tusmouhmed6861 2 ปีที่แล้ว +2

      Waa horu Mar aangadhnay Mar hady cadaankii nadwanyan

    • @fofom8013
      @fofom8013 2 ปีที่แล้ว +3

      @@tusmouhmed6861 don’t make assumption if you don’t know the person behind the comment 😌

    • @somali.liibaan6059
      @somali.liibaan6059 2 ปีที่แล้ว +1

      @@tusmouhmed6861 war waxaan waa soomaali aan damiir laheyn. Afkooda ayey ka fanayaan..

    • @maria8081
      @maria8081 2 ปีที่แล้ว +3

      Ina adeer yaalo waaba yaabee somaliga ku hadalkii ma qasab baa hadii uusan rabin in uu ku hadlo maxaa karabtaa 🤔🤔waan bayaabee

  • @ismailqurbaawi7858
    @ismailqurbaawi7858 2 ปีที่แล้ว +31

    I can't wait part 13 thanks team Astaan 👏🙌👍👍🤟🤝

  • @jookeryareinahassan2833
    @jookeryareinahassan2833 2 ปีที่แล้ว +33

    Waxan kugu bushaaraynayaa bisha ramadaan inay soo dhawdahay diyaar garaw geedana laga baxan yahay

  • @sumayaali9374
    @sumayaali9374 2 ปีที่แล้ว +64

    I would love it if 10 minutes were added making it 30 minutes. Otherwise I love this episodes m.a .

    • @somali.liibaan6059
      @somali.liibaan6059 2 ปีที่แล้ว +6

      War afkiina ku hadla miyaa la idinka la yahay? Yaaaaaab

    • @cumaryare4738
      @cumaryare4738 2 ปีที่แล้ว +1

      @@somali.liibaan6059 hhhh

  • @nabiilbulle4956
    @nabiilbulle4956 2 ปีที่แล้ว +32

    Xalqaddan xiise gooniya u yeesheen team astaan. Welldone 🙌

  • @mariemali7027
    @mariemali7027 2 ปีที่แล้ว +7

    jamaal io haboon jacaylkiina Amaa walaalnimda ku weydaan ❤️😫😫😂🤣

  • @amishbea8049
    @amishbea8049 2 ปีที่แล้ว +26

    Waar laaso dhaqsada yaqeyow waan dhararsane 😃😃✌🤩

  • @zilloverhapep1163
    @zilloverhapep1163 2 ปีที่แล้ว +3

    QOFKII UGU FIICNA UGUNA KHAYRKA BADANA UGUNA AQOONTA BADNA UGUNA NAXARISTA BADANA UGUNA AKHLAQDA WANAGSANA UGUNA UDGONKA BADANA INATA UU ALLE SAREEYE ABUURAY " NABI MAXAMED " NNKH aYNu KuSaLiNo MaR WaLiBa WaLaLaHaYoW " أللهم صل على سيدنا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم "❣🌸❣

  • @filjannochannel496
    @filjannochannel496 2 ปีที่แล้ว +50

    Diktoorisooy naga daa walaaqa de meshu cisbitaalkii maahe ar anoo hinaase kaw ah uun is arkay😂😂😂😂

  • @yusufmohamed9296
    @yusufmohamed9296 2 ปีที่แล้ว +50

    One of the best Somali movies ever!

    • @somali.liibaan6059
      @somali.liibaan6059 2 ปีที่แล้ว

      English bur bursan intaa soo qori laheyd. Afkaaga hooyo maxaa kuu diiday?

    • @umuabdirahmanchannel3169
      @umuabdirahmanchannel3169 2 ปีที่แล้ว +1

      @@somali.liibaan6059 umadeyna ma tihid maxa jacda ugu dhejine😂😂😂

  • @Anna-od5vp
    @Anna-od5vp 2 ปีที่แล้ว +28

    ismahan illo dheer rufiyan😭😭😭

    • @xamdixiis8180
      @xamdixiis8180 2 ปีที่แล้ว

      Istaqfullah 😂😂😂

    • @dheemaney7670
      @dheemaney7670 2 ปีที่แล้ว

      😅😅🤣🤣🤣🤣

    • @nasraomer2819
      @nasraomer2819 2 ปีที่แล้ว

      🤣🤣😆😆😆😆

  • @husseinabdullahiahmedafrah1000
    @husseinabdullahiahmedafrah1000 2 ปีที่แล้ว +15

    Haboon halaga Leexdo 🥺😌🤦‍♂️

  • @hafsacabdi5130
    @hafsacabdi5130 2 ปีที่แล้ว +15

    musalsalo badan oo i nacasiiyey masalsalka habooon😁

  • @amal0217
    @amal0217 2 ปีที่แล้ว +5

    Maanzhlah wllo Alle haydin xafido
    Balse xalqadda 13 la soo dhakhsada öky 😘😍😍🤩💓💞❣️

  • @Abdollahi7
    @Abdollahi7 2 ปีที่แล้ว +14

    Team xirsi ismuujiya 😂XIRSI waa wata Ani 😍😂

    • @ellarehman8095
      @ellarehman8095 2 ปีที่แล้ว +1

      Wara team ma weysy😂😂

    • @mohamedmaarey9638
      @mohamedmaarey9638 2 ปีที่แล้ว

      @@ellarehman8095 😀😀😀
      Istaqfurallah

  • @fadumomohamed8284
    @fadumomohamed8284 2 ปีที่แล้ว +33

    Waaw waa qeybtii ugu xanuunka badanay lagu ogaan lahaa jacaylkii qarsoodida aqyaarta daawata qaxwo ama shaax usoo qaata ☕️🍵 but no cunto

  • @yahyehared5262
    @yahyehared5262 2 ปีที่แล้ว +9

    balo ayaa shukaansan Jirtay inan aad wax isku tihiin 🥺hadda ina abtiday ayaan is jecelnahay talow sidii xaalku noqon 😥

    • @muhamedahmed83
      @muhamedahmed83 ปีที่แล้ว +1

      Adinka waadba is shukaansataan bal kwrn marka ina abtidaa ku jeclaato oo saad iskaga reebto weydid 😂😂😂😂

  • @kinghamedoffical
    @kinghamedoffical 2 ปีที่แล้ว +25

    Original Musical Voice

  • @marigabdi4473
    @marigabdi4473 2 ปีที่แล้ว +2

    Waa musalsal fcn lkn wuxu ku wngsan yahay hbn walba in lasoo daayo
    Inta igu raacsan like

  • @hanadnurali8391
    @hanadnurali8391 2 ปีที่แล้ว +21

    1-12 hadaad la socotay oo baska ka dhicin is muuji ✅

  • @mohamedabdirashiid4281
    @mohamedabdirashiid4281 2 ปีที่แล้ว +2

    Filimku wuu wacanyahay
    Af Somali kaliya ku ekeeya
    Thanks xitaa ka saara✅💯

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828 2 ปีที่แล้ว +4

    Waaw waaw manshallah hambalyo masasalka ugu wanagsan tariqda somaliya Love ❤ you ♥ ❤

  • @raxmoruun1559
    @raxmoruun1559 ปีที่แล้ว +1

    Kusali nabi Muhammed scw

  • @CuntoFududChannel
    @CuntoFududChannel 2 ปีที่แล้ว +20

    Musalsalkan yaa dharara in lasoo daayo like 👍

  • @khaalidaxmed3094
    @khaalidaxmed3094 2 ปีที่แล้ว +31

    Amazing what a Touching my heart ❤

  • @sabirboxser
    @sabirboxser 2 ปีที่แล้ว +54

    Keep going my bald ❤️❤️❤️🔥✊🏽🥊

  • @AS-gy2qc
    @AS-gy2qc 2 ปีที่แล้ว

    M.a intaaan dawanayey masalsalkaan waa markii ugu horsay aan arkay farin diini ah amase salaad la tukanayo
    Wan ku farxsanhy codsigii dawadayaasha in loo tix galyey
    Love dhc siiya

  • @to2557
    @to2557 2 ปีที่แล้ว +4

    Haboon markay XIJAABKA wadato io bal markle isku qiimeya yey qurux badantahay 🖤❤️🖤

  • @teamarimaheena9981
    @teamarimaheena9981 2 ปีที่แล้ว +2

    ANOTHER LEVEL
    1:DUUBISTA
    2:DIRECTION
    3JILAYAASHA
    4:BAHDA ASTAAN
    WAX KALE💖🌷💖

  • @hanaamohamed7550
    @hanaamohamed7550 2 ปีที่แล้ว +5

    Horto musalsalka daqiiqadaha soo badiya doqon nimada iskadaaye

  • @caasho3777
    @caasho3777 2 ปีที่แล้ว

    Waa musalsalkii ugu horeeye ee aaan afgeyga hooyo iyo dadkeyga saxda kufirsado Jamal anaba kahelay sacan hadan qeb Ka ahan laha hore kadafi lahaa 😍🇸🇴👌👌

  • @Muscap_Designer
    @Muscap_Designer 2 ปีที่แล้ว +54

    1 hour 10k another level 🤔✊💫

  • @cabdiqanifanka529
    @cabdiqanifanka529 2 ปีที่แล้ว +1

    Dr Xamdi plz maanta cabitaan shuud ah cabtay plz hanagu soo laaban

  • @munocadeey3701
    @munocadeey3701 2 ปีที่แล้ว +44

    Wah Astan xetahy sidaan haddan jecelnhy Filimkaan sidaa manoo ciqabeysaaan Ar naga soo daya🤣🤣🤣🤣🤣

  • @sihaamcabdisalan213
    @sihaamcabdisalan213 2 ปีที่แล้ว +21

    Axsan musalsal 🥰❤

  • @Rama____1
    @Rama____1 2 ปีที่แล้ว +19

    Kaftanka haboon iyo jamal jeclahy😂😂😂😂

    • @fatumamohamed9377
      @fatumamohamed9377 2 ปีที่แล้ว +1

      Ha anaaba isa soo xasuuste marki la ii weydiyo kkk

  • @aragsanluula4802
    @aragsanluula4802 2 ปีที่แล้ว +1

    Cakuu hooyo iyo gabadheeda
    Allow gbr wlb o hooyaded la joogin nolol qurux bdn sii rabiyow tarjumada flimka cadiyan u daremaya

  • @lihaancadey1030
    @lihaancadey1030 2 ปีที่แล้ว +8

    jah waliiga sohormaray jamal iyo habon kuhesta ani❤❤❤❤

  • @cabdiraxman9118
    @cabdiraxman9118 2 ปีที่แล้ว +9

    Woow m.a waa xalqad cajiiba, waxan jeclan lahayn in daqiiqadaha nalo kordhiyo 30 mnt xita waa macquul mahadsanidiin Stan.

  • @MohamedAhmed-mu3cw
    @MohamedAhmed-mu3cw 2 ปีที่แล้ว +12

    Dadkeena. Hollywood iyo booliwood
    American ama hindi ayaa la cabsiiyey
    Afkeena hooyo.wax lagu.jilay
    Wax la siisto.ama loo dhigo .male Astaan TV 📺 👌 absolutely Great 👍🏾 job Mahadsanid in badan
    Laakiin. Xalqada.noo yara dheereeya.
    Ama joogteeya. Habeen kasta
    Saseey ila tahay Aniga
    Adiga maxay kula Tahay???