TAXANAHA ARDAY | XALQADA 9 & 10AAD | SIR IYO CAAD

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 4K

  • @xadiis24
    @xadiis24 ปีที่แล้ว +2675

    Wax.walba waxaa ka macaan Qur.aanka Aleh yaa igu raacsan 🖐 ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @UPTHALAH
    @UPTHALAH ปีที่แล้ว +160

    Wax walba waxaa ka mcn qur'aanka ilaheyy yaa igu raacsan❤

    • @myrumeyzaahmed3486
      @myrumeyzaahmed3486 ปีที่แล้ว +4

      Maxa quran mesha keenay like aad quran ku raadineeysid jooji

    • @CabdullaahiFaqash
      @CabdullaahiFaqash 5 หลายเดือนก่อน

      Ani

    • @MunaMustaphe-z3v
      @MunaMustaphe-z3v 4 หลายเดือนก่อน

      @@myrumeyzaahmed3486 run baw sheegtay sister gabigooduba waa view's raadis

    • @Themoon-xk8ew
      @Themoon-xk8ew 4 หลายเดือนก่อน

      Beenta jooji

    • @Themoon-xk8ew
      @Themoon-xk8ew 4 หลายเดือนก่อน

      Heesta ka macaan

  • @moha_ali_warsame
    @moha_ali_warsame ปีที่แล้ว +1670

    The best person ever the most knowledge able and the most shine created prophet Muhammed Scw

    • @vankeyPoi
      @vankeyPoi ปีที่แล้ว +7

      Hadalka sax ah ba Ku jadashey 👍

    • @iqracadceed1568
      @iqracadceed1568 ปีที่แล้ว +8

      صلي الله عليه وسلم ❤❤❤❤

    • @Maahir397
      @Maahir397 ปีที่แล้ว +5

      Scw ❤

    • @IbrahimMoussa-mp8xd
      @IbrahimMoussa-mp8xd ปีที่แล้ว +6

      Asad hagio ce correct

    • @amrilabdirizack5508
      @amrilabdirizack5508 ปีที่แล้ว +5

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤

  • @AbdikafiHussein-p4b
    @AbdikafiHussein-p4b ปีที่แล้ว +9

    Bile mede madaxaad noo saaran tihiin maamulkiina iyo dhalinta jilayso waayo wuxuu kahadlayaa waaqiciga maanta kajira wadanka thnks bile medi

  • @ismaip1
    @ismaip1 ปีที่แล้ว +882

    Filinkan inta anay xalqadina dhaafin wan salaamay 😂👋❤️

  • @aibros8033
    @aibros8033 ปีที่แล้ว +171

    Adigan dawanayan kula hadlaya saxp cimri dheer iyo cafimaad kunoolaw❤

  • @Hudabdouweli.43
    @Hudabdouweli.43 ปีที่แล้ว +232

    Macsalam qof walba oo aan islaa bilownay filmkan arday thanks BILE TV dalkeena Allah nabad hanoga dhigo inshallah commentigan xasuus buu ii noqon doona ❤

  • @honhassan3763
    @honhassan3763 ปีที่แล้ว +28

    Wll hadad farintayda aragto igula sali
    Xabibkena 😊😊❤❤
    نبي الله محمد صلي الله عليه وسلم 🥀🥰🌺♥️

    • @saynabcabdi-p3e
      @saynabcabdi-p3e 7 หลายเดือนก่อน

      Scw❤❤❤

    • @AbdiqaniAbdikarin
      @AbdiqaniAbdikarin 4 หลายเดือนก่อน

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @dr-abdala8041
    @dr-abdala8041 ปีที่แล้ว +1899

    Macsalama Qof walba oo aan isla bilownay filmkan arday Thanks BILE TV Dalkeena Allah nabad hanoga dhigo inshaa allah Commentigan Xusuus buu ii noqon doonaa❤️

    • @sahra-yb4on
      @sahra-yb4on ปีที่แล้ว +10

      Ma dhamaday wll

    • @dr-abdala8041
      @dr-abdala8041 ปีที่แล้ว +18

      @@sahra-yb4on Ha wll iyaga yiri 9 & 10 isku mar sii dayn saas buu ku soo dhamadey filmku😊

    • @sahra-yb4on
      @sahra-yb4on ปีที่แล้ว +11

      @@dr-abdala8041 Haa wan uxiisi dona

    • @sihaam.muxudin64
      @sihaam.muxudin64 ปีที่แล้ว +4

      Filim kii ma dhamaadaY 😅

    • @qamarcumar1119
      @qamarcumar1119 ปีที่แล้ว +7

      Dhamaad maba kuso qorine

  • @Kiki_Afcad-e7y
    @Kiki_Afcad-e7y ปีที่แล้ว +124

    Inta biri i.a soomi rabto waa idin salaamay hapipiyal 😂😭🫀

  • @dorealamin2257
    @dorealamin2257 ปีที่แล้ว +87

    That emotional speech from najma is absolutely awesome..I was unable to hold my tears..keep on guys

  • @farahsaid7501
    @farahsaid7501 ปีที่แล้ว +21

    Waa salaamayaa dadkaan isla bilownay filmkan thnks bile media comentigan xasuus iinoqon i.a

  • @khalidabdullahi1346
    @khalidabdullahi1346 ปีที่แล้ว +29

    Runtii gabadha ardayda waanineyso waanadee wlh waa waano lala ooyo oo lagu qiiroodo ilaahay kheyrkeeda haa badiyee❤

  • @anisaaragsan5950
    @anisaaragsan5950 ปีที่แล้ว +54

    Najma speech was so emotional 😭 i can't stop my tears 😭😭😭

  • @FAAD21
    @FAAD21 ปีที่แล้ว +163

    Xaqiiqoyin dhacay oo dhamaanten marqaati kanahay ayaa filmka lagu sheegay waana wacyi gelin loo baahnaa waqtigeeda kutimid
    Mahadsanidiin dhamaan Bile Tv 📺

  • @amiiracali2642
    @amiiracali2642 ปีที่แล้ว +6

    Hal maxa idin diday afkina ina ku hadashan waydinka commment sowada qoraya e proud your language 😮

  • @mohaahmed1964
    @mohaahmed1964 ปีที่แล้ว +103

    Dadkii aan isla bilawnay xalqadii kobad ilaa xalqadan ugu dambeysay waxn lee yahay waa inoo qeybta dambe i.a Bile tv aad ayaa u mahad santihiin💯

  • @mahamudahmed5591
    @mahamudahmed5591 ปีที่แล้ว +116

    This is beyond a film, it involves emotions , love and its pure bliss. Najma febro❤️❤️❤️❤️. I really love their combo 🥰😍

    • @SaadaqRaage
      @SaadaqRaage ปีที่แล้ว +1

      ❤❤❤

    • @Jamaad90
      @Jamaad90 ปีที่แล้ว

      I hope in oo badbaaado😭😭😭

    • @abuuhudeifa05
      @abuuhudeifa05 ปีที่แล้ว

      Two great actors! What a sad ending!

  • @mohamedabdifitaahdahir9817
    @mohamedabdifitaahdahir9817 ปีที่แล้ว +32

    Runtii dhacdooyinka qaar ee filimka ku jiray waxay si xaqiiq ah u taabanayaan dhacdooyin badan oo waddankeena ka dhaca haddey tahay tacaddiga dumarka, faquuqa, kala tagga iyo dad walalo ah oo is dilaya. Mahadsanidiin Bile tv runtii waxa uu ahaa flim wacyigalin ah waxaan idinka rajaynaynaa inaad sidaas u sii waddaan Wacyigelinta bulshadaan ay daashadeen dagaalada iyo tacaddiyada.

  • @Muctar11
    @Muctar11 ปีที่แล้ว +19

    Kusali nabigeena muxamad hoos ku soo qor scw❤❤❤

  • @Mawgaofficial
    @Mawgaofficial ปีที่แล้ว +43

    Hadaad ujeedo magaca nabigeena suuban muxamed scw like saar❤❤❤😢❤❤

  • @abdurazack4u848
    @abdurazack4u848 ปีที่แล้ว +68

    Taxanihii Ugu Fiicnaa Abid, Filmada Somalida We Miss ❤️

  • @museabdullahi6273
    @museabdullahi6273 ปีที่แล้ว +241

    The last scene is unforgettable, they where brothers but they don’t know each other.
    That scene remembers you that all Somali people are brothers and sisters but they don’t care that and they discriminate one to another.😢
    What a movie 🎉

  • @alibulle7612
    @alibulle7612 ปีที่แล้ว +18

    This series melted my heart and has taught me alot of lessons about what's going on inside our community kudos to bille TV team and those who implemented to present such wonderful series.
    I appreciated ur hard work ❤❤❤

  • @Waliith
    @Waliith ปีที่แล้ว +28

    Cid walba oon isla bilabanay filimkan waan u xiisi dona insha allaah tan iyo kulanti danbe xasuus ha inoo noqdo comment gan zhipayaal❤

  • @Hawaharet
    @Hawaharet ปีที่แล้ว +14

    Wadba sogashee kusali xabibkena sallahu calleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdiwalihalane1
    @abdiwalihalane1 ปีที่แล้ว +207

    Waan salaamaa qofkasta oo filmkaan xiisaha badan aan hal qayb dhaafin part 1 ilaa 10👏❤
    Happy independence day 🇸🇴❤

    • @suliemanyunis
      @suliemanyunis ปีที่แล้ว

      Salan sare Saxib 1&10 imadafi halmar

    • @BashiiryYusuf
      @BashiiryYusuf ปีที่แล้ว

      Waan kaqadey sxb 1ilaa 10 wan lasocdey season two inuuu yeshana wn rajeynaa insha allah

    • @amiinabdi5094
      @amiinabdi5094 ปีที่แล้ว

      Aado wayen 1 ila 10 ma idhafin kabtan 💯

    • @suldankacabdimalik5884
      @suldankacabdimalik5884 ปีที่แล้ว

      Waankaa qaad nay wll

    • @ZuuzuuCalizuuke
      @ZuuzuuCalizuuke ปีที่แล้ว

      👋

  • @Abdallamacnaawi
    @Abdallamacnaawi ปีที่แล้ว +51

    This is more than what we were expecting from Bile Media and just a Somali Locol media, you guys actually show off an incredible work thanks for your messages and entertainment we wish Somali film Industry a bright future ❤🇸🇴✅

  • @MohamedHassan-jm2vx
    @MohamedHassan-jm2vx ปีที่แล้ว +31

    I have never been somalia school, that's why i watch arday series to see what it contains. I love my somali people ❤ one day we will unite insha Allah 🙏

  • @Inaomar3239
    @Inaomar3239 ปีที่แล้ว +39

    Painful xalqadaani Inta Ila Ilameyzay😭😭😭💔AlloW Ceebtena Astur🥺🤲🏼

  • @Dramas.w-3
    @Dramas.w-3 ปีที่แล้ว +11

    Asigoo dhan wuxuu ahaa xaqiiqo wuuna dhamaaday lkn xaqiiqada dhaxdeena ayee taala walina ma dhamaan lkn anagaa iska indhotireyno 😭 Tnx bile media great job 👌👏😌

  • @elminasibb
    @elminasibb ปีที่แล้ว +24

    Filmkaan uma qalmin in uu halkaan ku dhammaado xaqiiqdii
    Waxaan salaamayaa gabdhihii iyo wiilashii aan isla bilownay filmkaan oo aan rajeynayo inaan filmo kale ku kulmi doonno

  • @hawosugule5982
    @hawosugule5982 ปีที่แล้ว +59

    Happy 26 June somali❤
    Mahadsanidin team bile TV
    Waan u xiisi doona filmka waxaan rajaynayaa in aad season two ka nogu soo dhakhsataan😇
    Feebaro and najma may be bast🌹

  • @iamsharmakeabdi7233
    @iamsharmakeabdi7233 ปีที่แล้ว +21

    Filin aad u qurux badan ayaad soo fasaxdeen waxan sugnaaba waa season 2 inzha allah thanks ahmed farah and bile media 🎉

    • @salmaali8162
      @salmaali8162 ปีที่แล้ว

      Wah season kan maba dhamane

  • @khadarabdidayr6973
    @khadarabdidayr6973 ปีที่แล้ว +143

    This is great series love somali people from Qadar

    • @hakimi-gaming8337
      @hakimi-gaming8337 ปีที่แล้ว +4

      😂😂😂 Adi maa saan noo galooyo jooga dheh from beelee 😂😂

    • @mmm-ww8jp
      @mmm-ww8jp ปีที่แล้ว +6

      Wym love Somali people from Qatar? You’re literally Somali too

    • @ibrahimismael6254
      @ibrahimismael6254 ปีที่แล้ว

      Ajdkdjskcndkdskadekcjsc

    • @mmm-ww8jp
      @mmm-ww8jp ปีที่แล้ว +2

      @Ramzik1016 alla 😂😂😂

    • @Mabzd617
      @Mabzd617 ปีที่แล้ว

      ​@Ramzik1016 oh I get it now😂😂😭

  • @zaek_adde1276
    @zaek_adde1276 ปีที่แล้ว +57

    Ugudanbeen flim ardey waadhmaaday. Intaaa islabilawnay waxaaa rajenaaa ineee cafimaad aabaan in sha Allah. ❤

    • @hawo8967
      @hawo8967 ปีที่แล้ว

      Oo madhammaady wll

    • @zaek_adde1276
      @zaek_adde1276 ปีที่แล้ว

      @@hawo8967 haaa abaayo 😢

    • @aaminoomar-hj4ze
      @aaminoomar-hj4ze ปีที่แล้ว

      War ma dhamanin hadaloba meel fcn marooyaa laguma soo qorin xitaa dhamaad

    • @aaminoomar-hj4ze
      @aaminoomar-hj4ze ปีที่แล้ว

      ​@@hawo8967Maya ma dhamaanin 😊

    • @zaek_adde1276
      @zaek_adde1276 ปีที่แล้ว

      @@aaminoomar-hj4ze woodhamaday wll musalsalkoo bilaaban ayeee dhaheen 10xalqo kaliya wye marka Season 1 ayuuu noqonayaa kan sanadka danbe io season 2 sugenaaa i. A ❤

  • @amiinabdi5094
    @amiinabdi5094 ปีที่แล้ว +27

    Film somali kii ugu fiicnaay abid arday 💯🙏 io ugu quruxda badan ee aan arko Bile tv thanks Dalkeena Allah nabad hanoga dhigo inshaaa 🤲

    • @AsliMclnyare
      @AsliMclnyare ปีที่แล้ว +3

      Amiin anigo og iney jiliin thy hadana najmo hadaladeeda wanla ooyey 😢😢😢😢

    • @amiinabdi5094
      @amiinabdi5094 ปีที่แล้ว +2

      @@AsliMclnyare xaqiiqda ayee ka hadashay wlhi manta somaliya wxaa ka jiiro ayee tawaney sheekada gawadha ay ka hadashay 💯🥺

  • @mohamedabdirahman3634
    @mohamedabdirahman3634 ปีที่แล้ว +30

    cawa bisha caraf ha la soomo dhamanteen allah ha inaga aqbalo khayrka ❤❤

  • @gaashaan5
    @gaashaan5 ปีที่แล้ว +473

    I've never been Somali school, that’s why I watch this series to see how it works😇
    Love my Somali people❤️💯

    • @captain12474
      @captain12474 ปีที่แล้ว +32

      This is series but the real life schools in Somalia are more beautiful than this

    • @saprinaupdy5325
      @saprinaupdy5325 ปีที่แล้ว +14

      Iskoolada scan maaha labiskooda iyo dhaqankoodaba

    • @KarimTVSOMALIA
      @KarimTVSOMALIA ปีที่แล้ว +9

      This is not real

    • @KingTamiim-xq6ir
      @KingTamiim-xq6ir ปีที่แล้ว +2

      ❤❤

    • @maryam_Ruuney
      @maryam_Ruuney ปีที่แล้ว +3

      Labiska kukaladuwan nahay inta kale waa iskudhow yihiin iskumid waaye

  • @abdirahman77
    @abdirahman77 ปีที่แล้ว +1

    👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼 World class 👏🏼👏🏼 Hats off to Ahmed Farah. Loads of thanks to you sir for eliciting all these untapped talents.

  • @nuurkey651
    @nuurkey651 ปีที่แล้ว +245

    Taxanahan Saan u Sugaayay waan Daalay Wlhi 😂😂😂😂 Alxamdu Haddaad noo Soo galiseen, Mahadsanidiin 🎉❤ Happy Independence Day

    • @nimcabarre7324
      @nimcabarre7324 ปีที่แล้ว +2

      Walahi waa sax😅😅😅😅

    • @sihaam.muxudin64
      @sihaam.muxudin64 ปีที่แล้ว +6

      Marna Qaranka Ha ubaqina🥺🇸🇴💪🫶🏾

    • @amiinyare-hu9ug
      @amiinyare-hu9ug ปีที่แล้ว +1

      Sido kle anigaba wan sugayay wll

    • @haliimoahmed7476
      @haliimoahmed7476 ปีที่แล้ว +2

      Ani xita cila iqabto marku hore udhamado😅

  • @nawalcalinawal2313
    @nawalcalinawal2313 ปีที่แล้ว +124

    Eid mubarak aaxaabta aan isla soodaawanay dhamaan xalqadihii 10ka ahaa❤

  • @Sir-ahmeth
    @Sir-ahmeth ปีที่แล้ว +66

    Film kan inta xalqadi aanay Dhaafin ee Reer Somaliland ah Wan salaamayaa 🫡🫡🫡

    • @zalmaahmet565
      @zalmaahmet565 ปีที่แล้ว

      Wan kaaqaday🎉❤

    • @zakichamac2561
      @zakichamac2561 ปีที่แล้ว +1

      Lagaa qaday wllo ❤😊

    • @suliemanyunis
      @suliemanyunis ปีที่แล้ว +1

      Aadban kakaqadi wllo lam from Somaliland

    • @Apdala-Taaktiko
      @Apdala-Taaktiko ปีที่แล้ว

      War nio ummada aad kala soo caydid iskadaa waa sababta ay somalia la hormari la dahay

    • @ayaanhamudguleed8955
      @ayaanhamudguleed8955 ปีที่แล้ว

      Waanka qaadnay wll

  • @farahmoha1132
    @farahmoha1132 ปีที่แล้ว +13

    Masha allah Najmo, alle haku daayo door aad u qurux bdan bay cayaartay, kuma ilaabi doono.❤❤

  • @kaliahmed6097
    @kaliahmed6097 ปีที่แล้ว +9

    Bile tv walaahi waad Naga oohiseen Waadna kumahadsan tihiin wacyi galinta dhalinyarada ilaahay hanaga Tirtiro Kufsiga iyo Dhaca Yaa Allaah Aamiin Thank you dhalinyaro iyo bile tv

  • @ikraancraxmaan9718
    @ikraancraxmaan9718 ปีที่แล้ว +58

    Wllhi qalbi huris weeye xalqadani allow ceebtayada astur 😭😭🤲
    26 june Happy independence day 🇸🇴🇸🇴❤

    • @nimcojaamc8287
      @nimcojaamc8287 ปีที่แล้ว

      maalintan Yaa lagu yidhi 😂😂wayleeyihiin waa DiGan marada buluuga la cararayee😂

    • @Nadiaa_07.
      @Nadiaa_07. ปีที่แล้ว

      ​@@nimcojaamc8287 cuqad baa ku haysa marada gaduuda waa tan aad ku dhoftaan😂

    • @nimcojaamc8287
      @nimcojaamc8287 ปีที่แล้ว

      @@Nadiaa_07. haaye inaad tarikhda iska saxdaa waa muhiim qadaad wayneey🤣🤣🤣

    • @ikraancraxmaan9718
      @ikraancraxmaan9718 ปีที่แล้ว

      @@nimcojaamc8287 maradu miyey ku dhibaysaa sorry wll kuuma dhawee ha sasin😂😂 mlnta anaa leh waa mlntan xornimada British ka qaatay ma ayeydaa baa kaligaa ku siisay naa daf hana soo oran 😏😏

  • @Miirkey668
    @Miirkey668 ปีที่แล้ว +266

    This series wasn't just any ordinary show. It sheds light on significant issues prevailing in our country. "Arday," it aims not only to portray students but also to educate us all. Let's hope that each person takes away something from it and contributes to bringing positive transformations, thus making our country one of the best. One love my ppl.

    • @sucaadsalam
      @sucaadsalam ปีที่แล้ว +3

      👏👏👏👏😍😍

    • @Halima-gp3ge
      @Halima-gp3ge ปีที่แล้ว +1

      Ameen one day we all go back n see the freedom until that we wil keep make dua

    • @GaaShAaNLe12
      @GaaShAaNLe12 ปีที่แล้ว +2

      Hada somali inta kusheegtid ma feedh ba ku jabi

    • @NK.135
      @NK.135 ปีที่แล้ว +2

      Very funny if you like your people why cant you speak their language sad

    • @Miirkey668
      @Miirkey668 ปีที่แล้ว

      @@GaaShAaNLe12sxb intaas iyo kabadan ayaa Somali kushegi kara. Lakin waxaa nasibdaro ah inaa kumashqushid luqadan kuso qoray intaa kumashqulilahed miraha ee ximbarsantahay.

  • @shafeeadenabdi1342
    @shafeeadenabdi1342 ปีที่แล้ว +2

    Bile media wuxu bulshada ugujira kalinta bugaagta novels oo kale that's agaasime aweys and his team

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 ปีที่แล้ว +18

    Dhaman somali wayn wan salamay flimkan wax yaabo badan ka faa'iidanay ciid mubarik ❤❤❤

  • @MsFatimaB88
    @MsFatimaB88 ปีที่แล้ว +27

    OMG IT CANNOT END LIKE THIS!!!! 😫 MY ANXIETY LEVEL WENT UP THE ROOF THOSE LAST MINUTES 😳 OH WOW...I HAD A FEELING THEY WERE BROTHERS. I was hoping he wouldn't leave Najma's house 😅 I can't believe this is it. It feels so incomplete 😢 please someone tell me there's going to be a season two. Also Najma's speech at the Cafe was so so emotional.

  • @najmosiciid2738
    @najmosiciid2738 ปีที่แล้ว +13

    Macasalaama intii ila bilàbatay ila dhamaysatay filmka arday bile media thank you so much 😊♥️

  • @Fadumo123-x4q
    @Fadumo123-x4q 9 หลายเดือนก่อน +2

    Masha allah ku xafido hooyo sidad ufakirte hadi ayufakarilahayen sanma dhacde❤❤❤❤❤❤

  • @ridwaannasir4989
    @ridwaannasir4989 ปีที่แล้ว +33

    Wan salaamaya qof walba oo aan filmkan isla bilawnay filmkan maha mid qalbikyga ka bixi doono😢❤️

  • @kdbeaut
    @kdbeaut ปีที่แล้ว +48

    Also to see that the dhar jaalo uniform still exists was a huge surprise for my mom. Thank you for allowing our elders to relive a past they haven’t experienced in some time ❤

  • @abdiwahabhusseinmohamedmra2136
    @abdiwahabhusseinmohamedmra2136 ปีที่แล้ว +33

    Sanadkaan inta aan dabaal dagin like iisaara 😀😁
    Febro ma dhintay hada 😁
    Happy 26 June 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️

    • @nimcojaamc8287
      @nimcojaamc8287 ปีที่แล้ว

      1da luuliyaad leedine taarikhdan iska saxa😂

  • @eglanabdulqadiryuusuf2213
    @eglanabdulqadiryuusuf2213 ปีที่แล้ว +2

    Waa xaqiiqoyin dhab ah oo wadankena kajiro alha nabd hanoka dhigo somalia biletv mhdsanid xasuus waye

  • @TaliyahaBirta
    @TaliyahaBirta ปีที่แล้ว +11

    Waxaan film +emotoin waa dhaafay waan sugu la,ahay part two❤😢😊 thank U bile TV
    One love ❤
    One natoin🙏
    One flag🇸🇴

  • @cayiliyocaato5689
    @cayiliyocaato5689 ปีที่แล้ว +5

    Taxanahaan maaha madadaalo oo kalaiya ee waxa uu xabaarsanyahay, waano iyo wacyi ay tahay in lagu baraarugo.
    Mhdsanidiin Bile TV iyo jilayaashaba❤

  • @mcaadif1907
    @mcaadif1907 ปีที่แล้ว +17

    What a film?!! Real sad stories are in homes. Anyone of us might had the same but never told! Let’s spread peace and Love ❤️.

  • @SalmoCali-u8r
    @SalmoCali-u8r ปีที่แล้ว +3

    Runti najmo waa gbr ad yo ad uwngsn filimka iyda daraded udawada wllhi allh xifdiyo❤ waxn ddka qaar mnta garanen ay garaty wna wx hda jira sas okle yaa oga hdlaya qof wlbo wuu aamusnyhy wyo wxn ognhy in istagen oo cidna dhgysnen allow gbdhhena sharftota xifdi 😢😢😢😢😢

  • @qadrasuleiman
    @qadrasuleiman ปีที่แล้ว +4

    Waligy ma arag film ka xiiso badan oo somali lagu jilay waw bile tv hormar wacan midkle idina sugyna in.a 🎉🎉🎉🎉 ❤❤❤

  • @FatimaAhmed-vz9gi
    @FatimaAhmed-vz9gi ปีที่แล้ว +56

    Happy independence day 26june somaliyey ❤🌹
    Musalsalka inta an ka cjisin wa idin salamay✊😉

  • @AminAbdullahi-xv1bu
    @AminAbdullahi-xv1bu ปีที่แล้ว +4

    Feebro ma dhiman karoo walakeni❤❤❤

  • @maxamedwali120
    @maxamedwali120 ปีที่แล้ว +4

    Walaal nimada mcaanaa marka la dhaha feebara waa walalka. Siduu u orday ilah ba og runti 1 wiil ila dhashtay aduunka asaga ugu jeclahay alla ha idaya❤😢❤😢

  • @ikraabdulle3943
    @ikraabdulle3943 ปีที่แล้ว +23

    Independence Day soomalaay 🇸🇴
    Mahadsanidiin bile iyo qoraaga filim kaba waala ilmeeyey caawa qeybta ay najmo hadlayso😢😢dhamaan jilayaasha filimkoow mahadsanidiin😭

  • @heyabayo
    @heyabayo ปีที่แล้ว +33

    Omg the ending was so heartbreaking subhanallah. Basically, that is all of Somalia the last 30 something years they push each other away and hate each other because of tribe. Somalis please please don't wait until it is too late to realize you're brothers and that you share the same blood. It really makes me emotional because I wish we can love each other and throw the past in the garbage.

    • @khadargudle4013
      @khadargudle4013 ปีที่แล้ว

      That’s the facts, all Somalia’s are brothers and sisters same bloody.

    • @KarimTVSOMALIA
      @KarimTVSOMALIA ปีที่แล้ว

      @@khadargudle4013Marexaan??

    • @visuali235
      @visuali235 11 หลายเดือนก่อน

      @@KarimTVSOMALIA😔 stop qabil

  • @suldaanboss5376
    @suldaanboss5376 ปีที่แล้ว +25

    Gawadhaan hadleeso raadiyo iyada dhan qurux wllhi ❤ abayo Waa kaa helay haleega gaarsiiyo 🙏😁😍

    • @sacdiaqurux4078
      @sacdiaqurux4078 ปีที่แล้ว

      Instagramkeda raadi waxa ugu qoran badriyaugaas❤

    • @suldaanboss5376
      @suldaanboss5376 ปีที่แล้ว

      @@sacdiaqurux4078 ii raadi nh😁

  • @Amina_Isse
    @Amina_Isse ปีที่แล้ว +5

    Alla maanta oohintii iga dhamaaty markan dhagysnyey hdaladdii najma iyo falcelinta thuraya iyo safa we proud jiliyasha noosoo baxy❤❤

  • @LiveRespect143
    @LiveRespect143 ปีที่แล้ว +71

    Am proud of my people one love somalinimo from Canada 🇨🇦

  • @naimamahamaud5622
    @naimamahamaud5622 ปีที่แล้ว +6

    Waxan u fahmay wiilka aay isdagalayeen eee midganka ku cayayeey inaay walaalo noqon doonaaan 😢 ❤

  • @sayidmaxamad
    @sayidmaxamad ปีที่แล้ว +9

    Alla muxuu flim xaqaqada lagama matalay yahay guulaysta cidna inma gaarto bile media iyo director Ahmed allaha in guuleeyo

  • @maryancisman7756
    @maryancisman7756 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah waan kahelay filimka nosobadiya kuwaan cml isha Allah

  • @CURIYE__CHANEL
    @CURIYE__CHANEL ปีที่แล้ว +28

    I am Canadian🇨🇦we love people of Somalia 🇸🇴 another level 😂😂

    • @abdirahmansiat6
      @abdirahmansiat6 ปีที่แล้ว +1

      So u mean u are not somali?

    • @ninwalan8039
      @ninwalan8039 ปีที่แล้ว

      Yaah😂😂

    • @casiocurious8744
      @casiocurious8744 ปีที่แล้ว +1

      Canadian kulahaa, dhafoorkaada madow meeshaan ayaa uga jeedna 😂

    • @niyaaladem
      @niyaaladem ปีที่แล้ว

      ​@@casiocurious8744 😂😂😂😂😂 bawaaah.

  • @mohametmire7433
    @mohametmire7433 ปีที่แล้ว +41

    Thank you team arday and Bile TV for being so incredible you deserve National Awards for this Series Hope you to continue next season soon insha Allah Congratulations to my all Somali People.

  • @abdiqafarabdalla
    @abdiqafarabdalla ปีที่แล้ว +21

    One of the best series ever in Somalia
    thanks for sharing your experience bile tv

  • @Osman.252
    @Osman.252 ปีที่แล้ว +10

    Sending a big appreciation and love to these boys and girls. Am super proud of you and looking forward to see you in bigger stages. ❤

  • @Mustafaaa121
    @Mustafaaa121 ปีที่แล้ว +24

    The way malyun said (congrats febaro is ur brother 😭😭😭😂😂😂 its so hilarious 😭

  • @maazimofficial
    @maazimofficial ปีที่แล้ว +17

    What a heart touchable this episode is!🙃❤

  • @TusmoTusmoahmed-zg2cb
    @TusmoTusmoahmed-zg2cb ปีที่แล้ว +20

    Waan ka xumahay in film ku dhanado😭💔 waaan salamaya qofkasto aan film ka wada daawan jirnay isu soonoqd wcn ❤😊

  • @zalaadcllaahi8403
    @zalaadcllaahi8403 ปีที่แล้ว +3

    Waxn salamaya asxati an isla bilabnay filmkan iyo jilaysha aad bad umahsabtihin dhamnti bile tv inta kabadan ban kasugeyna🫡🤌

  • @m.hannad_6709
    @m.hannad_6709 ปีที่แล้ว +20

    Cajiib!! Wali ma arkin film soomaali ah oo sidan u macaa ❤❤😊 shaqo wacan bille tv

  • @zahraahmedismo-jg8ve
    @zahraahmedismo-jg8ve ปีที่แล้ว +48

    Omg sad ending cawa, we will have to wait another 10days 😢😢. Happy 46th indepedance day to all Djiboutians

    • @chuuchuububble1572
      @chuuchuububble1572 ปีที่แล้ว +2

      I thought season 1 has only 10 episodes?

    • @AbdiqaniAbdikarin
      @AbdiqaniAbdikarin 4 หลายเดือนก่อน

      ​@@chuuchuububble1572qlqllqqlq
      Q

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW ปีที่แล้ว +64

    Inta Rabto inshaallah filimkaan inay dhameystaan farta soo taaga 👍🏾 ❤️ 😎

  • @nasraismaaciil8889
    @nasraismaaciil8889 ปีที่แล้ว +1

    Dhibaatada haysata hablaha soomaaliyeed goorma ayay dhamaanaysaa 😢😢😢😢😢😢alle ha asturo gabadh kaste

  • @sundus05
    @sundus05 ปีที่แล้ว +6

    Inta Isla so dhamesanay cafimad iyo cimri dheer iyo wadankena oo nabad ah no balan ah insha alllh dhaman wadin salamay❤❤❤❤

  • @abdikheir-ak
    @abdikheir-ak ปีที่แล้ว +6

    Amazing! Waa film wato lesson wangsn, turjumayo umada somaliyed o walala ah hadane ayaka is dilaya sawab laan. Waxa ka maqan aan isleyahay faragalinta shasheye (Foreign interest) maogi in dib loga so daari doono.
    I can say it's Wonderful,well excuted!

    • @kowtharhajiabdi1657
      @kowtharhajiabdi1657 ปีที่แล้ว +1

      Yeh godobkas baa maqan I hope ino kujiro next season inshallah 🤲🥺

  • @mohamedzubeyr1
    @mohamedzubeyr1 ปีที่แล้ว +18

    Thanks team Arday and bile tv, this is not only movie also it’s based our daily live problems.
    😮😮😮😮😮

    • @AbdiqaniAbdikarin
      @AbdiqaniAbdikarin 4 หลายเดือนก่อน

      9qppqoqoqlqlqpqlqoqoqlqlqlqlqpqpqkqlqlqpqpqpqqqpqqqpqoqoqoqpqpqqpqqlqlqlqlqlqlqpq00øpqpqpqpqqpqpqkqqpqpqpqqlqoqoqoqlqqlqlqlqlqlqqpqqqlqlqlqlqlqlqqqqlpqpqlqpqpqpqpqoqlqoqpqpqqpqpqlqoqoqqkqkqkq

    • @AbdiqaniAbdikarin
      @AbdiqaniAbdikarin 4 หลายเดือนก่อน

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hassanjesteye1395
    @hassanjesteye1395 ปีที่แล้ว +8

    Saaxiibo badan o aan isla soobilowna ayaa jir filimkaan oo lkn aan is garneyn waxa idan lahay. Noloshu hadiin wacanaato. Ilahay hano dinbi dhaafo.
    Aad ayaan ugu farxsanahay in dhameyst filimkaan. 27 /6 2023

  • @SmilewithSara1
    @SmilewithSara1 ปีที่แล้ว +20

    Ciid wanagsan walaalahayga somaliyeed❤❤❤🎉🎉. I love my people although I never been there.

  • @Caate44
    @Caate44 ปีที่แล้ว +5

    Beri inta soomi rabta Allah hanaga wada aqbalo dhamaanteen 🤲🏻🥺❤️

  • @Wacane.
    @Wacane. ปีที่แล้ว +30

    Intii ku faraxday durbana oysay 😂😢
    Fajac iyo amakaak 🥸

  • @abdirahmanabuubakar6818
    @abdirahmanabuubakar6818 ปีที่แล้ว +2

    Rabbi ha u wada naxriisto inta naga hooseysa walid , walal, deris iyo macriifaba sidoo kle dhammaanteenna

  • @Moha.Official
    @Moha.Official ปีที่แล้ว +16

    10 xalqodod o ad u qurux badan dhamana wada qanciyey inta xisaysa movies ka waxan rajaynayna dhamantaye flimadan kuwo kasi xallllad badan in ad so daysan idinka sugayna anaguna wan idin dhirigalin dona is mujiya Team Bile Media🔥🎥

  • @m.zalah09
    @m.zalah09 ปีที่แล้ว +29

    A series that deserve to stand up👏🔥💔

  • @HindaIbrahim-l8i
    @HindaIbrahim-l8i ปีที่แล้ว +14

    Filmkan inta ayna xalqadisa ay dhafin wan idiin salmay seasons 2 🥰😇🇸🇴

  • @moussamohamed7008
    @moussamohamed7008 ปีที่แล้ว +4

    Qoof walba films isla bilowne wan salmaya bileh media thank wa malin som arafo mardi 27 juin 2023 😢comontigan xasus aya i noqonaya ❤

  • @mohamedabdiabdullahi9730
    @mohamedabdiabdullahi9730 ปีที่แล้ว +29

    Not only a movie but the facts about my country. 😢😢

  • @mussehassan3659
    @mussehassan3659 ปีที่แล้ว +9

    i have been longing for this series for a long time finally thank you so much for making my day i love this series

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax ปีที่แล้ว +26

    Koob shaax ah ayaan u soo shubtay wa filim cajiib ah oo ka hadlaayo nolosha maanta ee Somalia
    Shaqo adaga ayaad qabateen bahda bile TV mahadsanidiin kun iyo kow jeer
    Abaalmarin heer caalami ah ayaad mudantihiin guuleysta mar walba iyo meel Walbo ❤❤❤❤❤❤ 👌 👍 👏 👌 👍 👏

  • @Hajirpro1
    @Hajirpro1 ปีที่แล้ว +2

    Xasuus xalqadii ugu danbeysay Oradka iga gadan hambalyo waa dhameysanay 2023.june26