Heesihii Halganka Dalka Somaliland

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 149

  • @mustafad.jibriil325
    @mustafad.jibriil325 4 ปีที่แล้ว +29

    Dhalinyarada somaliland waxaan ku dhiiri galainayaa inay ciidamada qaranka ku biiran si ay wadankooda u dufaacaan haddii mar danbe laysku dayo in weerar gardaro ah lagu soo qaado💪❤

  • @slandbuuhoodle8378
    @slandbuuhoodle8378 8 ปีที่แล้ว +84

    snm guuuuul waligiin janada fardoosa insha alah inti dhimatay

    • @abdikarin6569
      @abdikarin6569 7 ปีที่แล้ว +2

      thanks somaliland for ever

    • @muuseibro5146
      @muuseibro5146 7 ปีที่แล้ว +8

      s/land buuhoodle dhalad somalilanders ayaa tahay dhawr meelod horena comment ka bixinaysana Waan arkay ilahay ha ku ciseyo wllshay

  • @apdirahimahmedothman147
    @apdirahimahmedothman147 5 ปีที่แล้ว +15

    snm way guulaysteen dhaxalna waynaga tageen anaga inaanu. Ilashano dhaxal kooda iyagana u ducayno uunbaa nagawaajiba 💯

  • @hajiali5480
    @hajiali5480 9 ปีที่แล้ว +25

    We proud of who we are Somalilanders every minute of every second Long live the Republic of Somaliland....SNM 4 Life

  • @MrXaguuga
    @MrXaguuga 10 ปีที่แล้ว +31

    abwaankii midhaha heesaha oo dhan sameeyay iyo weliba majaajilooyinku wuxuu ahaa Ibraahim Gadhle allah yarxamhu

  • @suldaanridwaan9259
    @suldaanridwaan9259 9 ปีที่แล้ว +5

    maasha alah waa heesihii halganka aad ayaan uugu raaxaystaa wakhti walba snm fore ever guul

  • @ayaanmohamed1862
    @ayaanmohamed1862 3 ปีที่แล้ว +5

    Dhalaankeniyo caruurta waraabe ku dhawri mayno marku leeyahy wan iska ooyay
    Alx ilaahi iga dhaliyay dad dhiig leh
    Walee somalia ayanan u qiiron 💚🤍❤
    SNM Alloow u naxariisto inti shahiday ama dar Alleba u dhimatay inta noolna sharaf iyo cizi iyo cafimad Alle haku waariyo ❤❤

  • @abdisalad6879
    @abdisalad6879 4 ปีที่แล้ว +13

    Asc.
    Allah haw naxariisto inta dhimatay 👋👋Dhamaan damashii Hargaysa iyo Burcuu daadasan yahay maydku.💚🤍♥️

  • @ozzyduale9303
    @ozzyduale9303 7 ปีที่แล้ว +15

    Allahayow nasiib xumiyaa waqtigii ninkii noolaa ayaa iganasiib fiicanaa

  • @iskanderelkabiir2084
    @iskanderelkabiir2084 8 ปีที่แล้ว +11

    woow heesta u horeysa ee inantu qaadayso iyo heesta u danbaysa ayaa aniga itaabatay

  • @nimcoalihaybe8693
    @nimcoalihaybe8693 7 ปีที่แล้ว +6

    Walee daacad samirtayeey ha sugi waayine wakhtiga wow heeso dhiiri galina ayay ahaayeen maasha allaah

  • @citizenofafrica
    @citizenofafrica 13 ปีที่แล้ว +14

    THANK YOU SNM FOR LIBERATING OUR HOMELAND...VIVA SNM....RIP FOR THOSE WHO DIED IN THIS NOBLE COURSE

  • @duaalesomalilander5452
    @duaalesomalilander5452 7 ปีที่แล้ว +4

    SNM geesiyadii naftooda u huray xoreenta dadkooda iyo dalkooda ILAAH naxariistii jano haka waraabiyo intii dhimatay, Aamiin

  • @MohamedAli-ig2vb
    @MohamedAli-ig2vb 10 ปีที่แล้ว +3

    Dabkaa kuwii noo shiidow abaal ban idin haynaa.. Alle intii nool cizzi haku nooleeyo intii dhimateyna ha u naxaristo. We proud Snm

  • @abdisamedmire2955
    @abdisamedmire2955 5 ปีที่แล้ว +7

    we will never forget #snm true people from east africa

  • @TALESUNTOLD1
    @TALESUNTOLD1 7 ปีที่แล้ว +17

    Mujaahid Allaystay! Alleylehe Geesi nolol dhicis ah dhimasho ka doortay, gunnimadana geeri ka jeclaaday. "Shil ku dhimo nin ragi waa geyaa, sharaf ku nooloowe". Ninka ragga ahi, ama wuu dhintaa oo dunida xabaal ayuu ka galaa ama sharaf ayuu ku noolaadaa. Taariikhduna waa mid waaraysa, ninba bogga uu isu qoro ayuun baa lagu xasuusan doonaa!
    Alle ha u naxariisto halyeeyadaas wax walba oo qaali ahaa u huray dib-u-xoraynta dalka iyo dadka. Aaamiin.

    • @sulekhamaxamed651
      @sulekhamaxamed651 7 ปีที่แล้ว

      mahamed abdirahman
      Ameen

    • @musse143theboy4
      @musse143theboy4 6 ปีที่แล้ว

      mahamed abdirahman aamiin aamiim sxb waan kufaanaa snm alle ha unaxariisto intii dhimatay inta noolna ebe cizi iyo caafimad ha ugu deeqo

    • @boqoradasomaliland6351
      @boqoradasomaliland6351 3 ปีที่แล้ว

      Amiin amiin

  • @ahmedjama9112
    @ahmedjama9112 11 ปีที่แล้ว +33

    aad baan u qiirooday, sababtoo ah waqtigaa iyo wixii dhacay ayaan goob joog u ahaa, alla maxaan khatar galay, alle diluunbaa dhinta., waxaan xasuusta markii hargeysa la soo galay ee u horreysay ciidda ayaan dhunkaday, haybad waxaad ku leedahay dhulkaaga hooyo.

  • @cambaroceebla9710
    @cambaroceebla9710 12 ปีที่แล้ว +2

    masha allah waa halgankii dhabtaa ahaa ee lagu soo xoreeyaay dalkaayga sharaftaleh

  • @mursalodawaa2038
    @mursalodawaa2038 4 ปีที่แล้ว +2

    intii dhamaaty snm janadii alle haidin geeyo

  • @dhaladsomalilandcabdalasac4207
    @dhaladsomalilandcabdalasac4207 6 ปีที่แล้ว +1

    Inta aydunida ay jirto magaca snm it mujahidiinta walee ma iliiwni aduunka cafimaad ku niilaada aqieona jadada aamiin

  • @sadaamxariir2033
    @sadaamxariir2033 7 ปีที่แล้ว +5

    SNM alle intii ka dhimatay haw naxariisto intii nolna nolol sareedo le haku nilaysiiyo wlhi waa hees tabanaysa qof kasto muwadina alle dalkena dadkena ba hayno ilaaliyo viva Somaliland

  • @MJama-wu7vm
    @MJama-wu7vm 7 ปีที่แล้ว +26

    We never and never forget
    our dark history with Somalia even we were children in that time but we can
    remember anything that happened and we did the right thing for a better future
    to our kids When we separated from them ... ..... ..... thank you so much somaliland
    for this independence

    • @reo9475
      @reo9475 7 ปีที่แล้ว +3

      Mohammed Jama
      1988 I was six and I will never forget that
      It's simply unforgettable
      U can just erase memory specially memory of early childhood
      It's engraved into my memory for good
      😢😢😢😢 although I was born in Hargeysa waan ku dhashayay umaan dhalan
      On behalf of my innocent fathers tribe daroods I'm so sorry my reer abtiyaashayoo😢😢😢😢😢😢😢

  • @exhargeisawi8176
    @exhargeisawi8176 7 ปีที่แล้ว +44

    Wlhi markan so xasuusto dhibkii lo somaray jamhuuriyada Somaliland wan iska ooya gobanimo inanu ku noolano ayad u dhimatayn iyo sharaf intii dhimatay mujaahidtii alle haw naxariisto jana fardawsana ha geey0 inta noolna allé cimriga haw barakeyo

    • @musse143theboy4
      @musse143theboy4 6 ปีที่แล้ว +3

      Ex HARGEISAWI guuul ayaan kagaadhnay sxb

  • @asmamahamud1096
    @asmamahamud1096 7 ปีที่แล้ว +13

    dhalinyarada ha ilaashadaan abaalkii snm ilaahay hawnaxariisto wixii dhintay intakalana caafimaad iyo cimri dherer ayaan u rajaynayaa

  • @samatarwaceys4508
    @samatarwaceys4508 11 ปีที่แล้ว +8

    alla jecliyaa somaliland.....allow somaliland noo barwaaqee oo noo dhowr..aamiin

  • @mohamedothman7519
    @mohamedothman7519 9 ปีที่แล้ว +38

    abaal ayaan idiin haynaa geesiyadii nafta u huray qaranimada jamhuuriyada somaliland allow idiin naxariiso intii dhimatay intiinna klena nolol raaxo leh ku noolaada

  • @sheekhmooldhe8104
    @sheekhmooldhe8104 6 ปีที่แล้ว +3

    LB channel thank you waligeey ma arag qof tariikhahaa dib u uruuriya please do more

  • @cadnanm.mascuud5052
    @cadnanm.mascuud5052 7 ปีที่แล้ว +2

    Alle ha unaxariisto dhamaan mujaahidiintii dhimatey inta noolna cafimaad iyo ciri dhareer ku waara wale Af iyo adinba waad ugu hiiliseen wadankiina

  • @aminhussein578
    @aminhussein578 5 ปีที่แล้ว +6

    Viva SNM
    Inti dhimatay alle (swt) ha u naxaristo mujahidintu ma tacab khasarin hadafkodi way gadhen somaliland bay keenen

  • @gabadhahabeenkstaiskukadis4280
    @gabadhahabeenkstaiskukadis4280 8 ปีที่แล้ว +17

    ilahay haydin naxariisto laguma qasarin halgankiniii

  • @barisamaadtv5176
    @barisamaadtv5176 5 ปีที่แล้ว +1

    Alle hawnaxariisto Snm intii dhimatay
    Erayadii abwaankii waynaa
    Ibraahim Gadhle AHUN

  • @bestqueen3771
    @bestqueen3771 7 ปีที่แล้ว +8

    Illhyw u naxariisoh inti Ku dhimatey janatul fardawsa hka warabiyo Aaamiin wad guleysten Alla ya ushega inanu nabad Ku damashadeyno ax

  • @mubarikbile3867
    @mubarikbile3867 9 ปีที่แล้ว +14

    manshaaleh ALLEH halgan dheer iyo mujahidin adkaa

  • @naasirbiihi4036
    @naasirbiihi4036 3 ปีที่แล้ว

    Alle yaa raxma intii u dhimatay dalka inta nool alle nolol karaama leh hasiiyo

  • @coutinhoyare6678
    @coutinhoyare6678 7 ปีที่แล้ว +15

    #SNM WLHI LEGENDS TAARIKHDA IDIN XUSI DOONTA

  • @sahraibrahim1758
    @sahraibrahim1758 7 ปีที่แล้ว +2

    Allaah ha u naxariisto dhamaantood intii dhimatey

  • @nimcaaanismaciiil4558
    @nimcaaanismaciiil4558 9 ปีที่แล้ว +3

    dhalinyaradayadu alaa dhiiirane maxay mayd dhiigen ama dhiig qubeen mujaahidiinti snm intii dhimatay allow u naxariiso inta noolna caacimaad iyo cimri dherer rabi ha siiyo

  • @shako7423
    @shako7423 7 ปีที่แล้ว +19

    Dhalaankeeniyo caruurta waraabe ku dhawri mayno 😰aabayaashen allow u naxariiso dhiigooodi ayan hadhsanynaa

  • @cabdiraxmaancoowl7484
    @cabdiraxmaancoowl7484 6 ปีที่แล้ว +2

    Heesta hore ii sheega sxbayaaal

  • @haybehalgan9712
    @haybehalgan9712 8 ปีที่แล้ว +3

    Damashii hargaysiyo
    Burcuu daad sanyahay maydku alle haydiin naxariisto mujaahudiintii soomaland

  • @genmustafeburcaawi6972
    @genmustafeburcaawi6972 4 ปีที่แล้ว

    Alle ha u naxariisto intoodii shahiiday inta noolna alle cisi haku nooleeyo dhamaantayo SNM baanu nahay

  • @xuseen83
    @xuseen83 10 ปีที่แล้ว +39

    heesihii halganka dalka somaliland

  • @aarkasomaliland9308
    @aarkasomaliland9308 11 ปีที่แล้ว +1

    yaasalaamviva SNM iyo SOMALILAND iyo waliba SOMALILANDERS ka LBCHANNEL sxb thnks muwaadin bad tahay wlhi sidaas ayaa laga rabaa alle ha noo ka daayo insha aalah aamiin geesiyadaan gaban allow guulee mar kasta

  • @z012y
    @z012y 3 ปีที่แล้ว

    Mujaahidiinta intii dhimatay Alle ha u naxariisto

  • @Eng-Hilal_Abdirashid
    @Eng-Hilal_Abdirashid 5 ปีที่แล้ว +5

    Xasuus aan duugoobeyn SNM qalbiyada ayaad ku taalaan wallahi

  • @saydhiyemediaproduction4865
    @saydhiyemediaproduction4865 7 ปีที่แล้ว +3

    ax ax ax
    dalkani nimu ciyar la yahaw ninbu ku wayn yahe ta niyada ku hayi waxan arka qof snm aha wan oya allaw unaxariso inti hoyatay inta mola cimri dherer allaw sii

  • @profmahad8691
    @profmahad8691 7 ปีที่แล้ว +13

    Bal dhawra halyayga
    Dhulkeena xoreeyay
    Bal dheehda naftiisa
    ku dhaadhacday iilka
    si aan u dhannoo
    wanaag u dhaxnuu
    u dhiidhiyayoo
    u saydhiyay dhiigee
    raboow dhabihii rasuulkiyo
    janada ku abqaal

    • @profmahad8691
      @profmahad8691 7 ปีที่แล้ว

      Xigasho (c.casis mahmed muhmed (suldaan) )

  • @Warsan614
    @Warsan614 7 ปีที่แล้ว +4

    Ilayskaa kuwii shidoow abaal ban kuhyaaaaaaaaa sahra ahmed

  • @muntaazissa152
    @muntaazissa152 7 ปีที่แล้ว

    masha Allaah walee geesyo naga dhashay Allaah baa mahadleh mujaahidintii cadowgii ciilka baday ilahay janada dhaamantiiin guurigiina ka yeel

  • @xorbaynoloshukuteheceelafw9270
    @xorbaynoloshukuteheceelafw9270 6 ปีที่แล้ว +1

    Alla dhirana dhalinyaradayatu dhamac iyo dab kala dhex galay guul duriyada

  • @almocompany1104
    @almocompany1104 8 ปีที่แล้ว +6

    viva somaliland hore u soco

  • @MrShutfuckup
    @MrShutfuckup 12 ปีที่แล้ว +3

    Dhalaamkeena iyo Caruurta Waraabe ku dhawrimayno

  • @ahmedjama9112
    @ahmedjama9112 11 ปีที่แล้ว +3

    aad baan u qiirooday, sababtoo ah waqtigaa iyo wixii dhacay ayaan goob joog u ahaa, alla maxaan khatar galay, alle diluunbaa dhinta.

  • @zhacniqalpihnurah7150
    @zhacniqalpihnurah7150 6 ปีที่แล้ว +2

    Snm👄❤ rapih haydiin zharfoh intiih nool intiih dhimataynah janadiiih😭😭😭
    Hoooooy dhaliyaroooy qapyaladah ka paxa ooo dip u xazuuztah wxi wadankah lagah zo maray😭😭😭😭

  • @sanaagbeeyoltd6282
    @sanaagbeeyoltd6282 6 ปีที่แล้ว +1

    Guul iyo gobanimo Qaranka Somaaliland

  • @maxamedaxmed876
    @maxamedaxmed876 3 ปีที่แล้ว +1

    Karamaan Idin hynaa dhmntiin mujaahidintii snm heesta car wir ku dhac dhuxul danbas huwan wax sameeyay alleh hw nxriizte abwankii waynaye cali sugule (dun carbeed

  • @MrShutfuckup
    @MrShutfuckup 12 ปีที่แล้ว +4

    waa ragii usoo halgamay dhulka somaliland waxaana nasiib daro ah inaan la dagaalamaynay oo sida cadawga inuu laynayeey walaaladeena somaliyeed ee koonfurta waxan ilahay ka baryaya in somalilandna barwaaqo noqoto somaliana ay nabada ayagan uu aale siiyo wixii horena layska dhaafo mahadsanidin

  • @MrHangool
    @MrHangool 8 ปีที่แล้ว +21

    waxan xasuustay anigoo yar markay SNM tu raafayso ragii ku dhex dhuuman jiray islaamaha Iyo dumarka xeryihii DULCAD

    • @hiigsimedia1892
      @hiigsimedia1892 7 ปีที่แล้ว +2

      Walaahi anaad ixasuusisay cajiib kkkkk

    • @abdihasan7668
      @abdihasan7668 6 ปีที่แล้ว +2

      Mo Ajeb kkkkkkkkk sxb anba waan yaraa waan xasuustaa wllhi

  • @mohamedbk475
    @mohamedbk475 8 ปีที่แล้ว +4

    waxaan kagaranayaa fanaaniintaa sahra Halgan iyo axmed gacayte ilaahow unaxariiso dhamaan intiidhimatay

    • @Totalboyh
      @Totalboyh 7 ปีที่แล้ว +1

      axmed gacayte waar muu joogin maaalmahii snm soogshaybuu dhiintay axmed dahiyaar dhee

  • @crahmanaadan3056
    @crahmanaadan3056 7 ปีที่แล้ว +1

    allah haw naxariisto janatu fardawsana allah haka waraabiyo

  • @hakansas9669
    @hakansas9669 7 ปีที่แล้ว +3

    Waan idiin hayaa abaal SNM

  • @sakandar31
    @sakandar31 12 ปีที่แล้ว

    waaaaaaaaaaaaaay yaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa salaaaaaaaaaaam , waaaaaaa mujaahidiintii oo ku dhaaranaya dhulkooda

  • @HassanMohamed-gv1ft
    @HassanMohamed-gv1ft 7 ปีที่แล้ว +3

    God bless SNM

  • @ghettowun
    @ghettowun 13 ปีที่แล้ว +5

    SNM haa noolaato

  • @arbacshow8243
    @arbacshow8243 7 ปีที่แล้ว +1

    Wale waa jeeso dhaxal gal ah oo marna aan deewanga ka bixin ilaahay ha idin naxariisto dhamaan mujaahifinta snm.

  • @faizaali9531
    @faizaali9531 4 ปีที่แล้ว

    Geesiyaal wallee waa laydiku gamay 💪💪💪💪❤❤❤

  • @sheekhmooldhe8104
    @sheekhmooldhe8104 6 ปีที่แล้ว +4

    Kuwan iska qiiranayoow car kumaa dhulkii intuu tagay dhulkii soo maray dhulkii silaca iyo darxumada kusoo marnay dib usoo xusa SNM guul

  • @yasinhassan2309
    @yasinhassan2309 5 ปีที่แล้ว

    Remambarim that day is unforgettable and no back off

  • @marcopolo9538
    @marcopolo9538 9 ปีที่แล้ว +1

    Heesta ugu horeysa magaceeda yaa aqaana?

  • @khadaraadan3597
    @khadaraadan3597 11 ปีที่แล้ว

    Ilaahay ha naxariisto dhamaan mujaahidiinta SNM kuwa ku dhawacmayna ilahay ha siiyo caafiimad dagdag ah

  • @diamondnuura2047
    @diamondnuura2047 6 ปีที่แล้ว

    ILahay inta dhimatay unaxariiso inata nool cafimad iyo cimi dherer snm abaalkiina magudi karno

  • @colmlander3447
    @colmlander3447 3 ปีที่แล้ว +2

    Faqash way tegaysaa sii tukhaantukhyaay

  • @diamondnuura2047
    @diamondnuura2047 6 ปีที่แล้ว +2

    Somali isaaq ayaa isku keenay isaaq kala diray libaxyadi snm dhiigoda no huray

  • @colmlander3447
    @colmlander3447 3 ปีที่แล้ว

    Maxsmed yuusuf rabow u naxariiso

  • @sahalmoha7690
    @sahalmoha7690 9 ปีที่แล้ว +1

    Guusha ya leh snm alow unaxariiso intii dhimatay inta noolna cisi iyo sharaf

  • @warsaniyoweedhsan9417
    @warsaniyoweedhsan9417 7 ปีที่แล้ว

    dhamaan jano fardawsa iinsha allahu

  • @nasradindaib2692
    @nasradindaib2692 7 ปีที่แล้ว +4

    SNN AHUn shuhadada naftoda hurayasha

  • @warsaniyoweedhsan9417
    @warsaniyoweedhsan9417 7 ปีที่แล้ว +2

    dhalinyarta maanta jirtaa waa bilaa abaal haday illaawan abaalkii SNM ta

  • @adanmadaxay9335
    @adanmadaxay9335 7 ปีที่แล้ว

    Gaadhigu waa sabaaxii yuusuf aw cabdi oo gurmad ka guraaya tuulaayinka waxa kaloon aragnaa hooyooyin wiilashoodii lasii dardaaarmaaya

  • @MrShutfuckup
    @MrShutfuckup 12 ปีที่แล้ว +1

    thanks snm

  • @ijoadan2061
    @ijoadan2061 4 ปีที่แล้ว +1

    Sahara halgan halagalo
    Dagaalada hala bixiyo duunyada
    Waxba yaan dubloo. Dhigan

  • @mursalodawaa2038
    @mursalodawaa2038 4 ปีที่แล้ว

    waaa qiiroday walahi

  • @FarahAbdul
    @FarahAbdul 6 ปีที่แล้ว

    Gaas moohaarka ayaan ugu nebcaa anigu ragii daqiiqda xamaali jiray qaxoontiyada anigu wali ma ilaabo markii wadanka la xoreeyay 1991, waxaan joogay meel u dhaw Rabaso 10 jir ayaan ahaa.

  • @Mohedjamaa
    @Mohedjamaa 11 ปีที่แล้ว +1

    Yaaaaaaaaaaaaaaa SalaaaaaaaaaM Simply......The Best

  • @arbacshow8243
    @arbacshow8243 8 ปีที่แล้ว +6

    waa heeso gubaabo aha oona u baahan in dib loo jileeco

  • @abshirhassan7946
    @abshirhassan7946 8 ปีที่แล้ว +1

    Lagma yabo in an khasarino himiladii abayaashay never come back somalilnd

  • @salmanbashe9770
    @salmanbashe9770 8 ปีที่แล้ว +1

    axyaa heeso viva snm

  • @saidtahar1574
    @saidtahar1574 8 ปีที่แล้ว +1

    waan jidhidhocooday

  • @mrabdirahman9641
    @mrabdirahman9641 7 ปีที่แล้ว

    illhyaw idiin naxariisto intiina dhimatay intiina noolna caafimaadka idiin siyaadi

  • @nadiailyas5131
    @nadiailyas5131 4 ปีที่แล้ว +1

    Viva snm

  • @mudanemudakar8456
    @mudanemudakar8456 9 ปีที่แล้ว +2

    Lb channel sxb adoo mahadsan hadaad hayso meel iigu sheeg hees uu qaado mujaahidkii #maxamed-mooge-liibaan ee ahayd mayagoo hamuun qaba hashoodii irmaanayd wali lagu hor maalaa ma burciyo hargaysay horarkiyo waraabuhu wali kala hor joogaan please hees wax badan waan raadiyee

    • @LBchannel
      @LBchannel  9 ปีที่แล้ว

      +Mudakar mudakar Sxb heestaa maan maqal.

    • @cilmifaradheere
      @cilmifaradheere 8 ปีที่แล้ว

      Heestaa waxaa la yiraa "Soomaalidu ma huruddaa"
      Waad ka heli kartaa youtube adigoo ku raadinaya magacaa.

    • @calicabdiabdi79
      @calicabdiabdi79 8 ปีที่แล้ว

      allaw unaxariiso

  • @hoobaanhawd
    @hoobaanhawd 6 ปีที่แล้ว +1

    Waad aragta dhalin yarada reer somaliland hadalka mujahidiinta
    Adigan hargaysay kuso halgamayaa

  • @FarahAbdul
    @FarahAbdul 4 ปีที่แล้ว

    Anigu waxa aan dhashay 1980 toos ayaan u xasuustaa markii uu dagaalku bilaabmay 1988 iyo markii uu xoroobay 1991 waxa aan joogay meel la yidhaa tabayl Wayne oo ka Soo hoosaysa Rabaso. Laba dagaal ba waan ka ag dhawaa kii Sharmaarke iyo Habaaswayn. 1988 waxa aan taganaa tuulada Sharmaarke waan arkayay madaafiicda lagu garaacayo Hargeisa habeenkii wali ma ilaabo sidii xidig fog oo dhacaysa ayaad mooday madaafiicda dul laydhinaysa tirta dusheeda ee laga ridayo Madaarka Hargeisa oo markaa dhanka galbeed naga xigay ilaa masaafo 10 kilometer ah wali way ii muuqataa sidii hada la riday.😭😭😭

  • @ahmedtortorian4485
    @ahmedtortorian4485 10 ปีที่แล้ว +4

    Somaliland fore ev lagam yabo inaanu abayshay ka khasaarino himiladoodi

  • @MrXaguuga
    @MrXaguuga 11 ปีที่แล้ว +1

    #4 Mujaahid Cabdi Falaash oo markaa nin yar ahaa

  • @zuhurbilan6922
    @zuhurbilan6922 7 ปีที่แล้ว +1

    Nabadan caawo ku hurdo 1:Alay. Iska le 2: snmAlo idiinnaxariiso

  • @zaammohamed8743
    @zaammohamed8743 11 ปีที่แล้ว

    Illahow u naxariiso kuwii dhintay kuwa noolana hibo ku noolaadaan

  • @civil6844
    @civil6844 7 ปีที่แล้ว

    Heesta ugu hor 00:00 waa maxay?

  • @CAGMADHIGE09
    @CAGMADHIGE09 13 ปีที่แล้ว

    fadlan qawdhan waxaan kaa codsanaya walaal in aad soo galisid heesta halganka ah ee hargeysa #9 ayadoo dhamaystiran hadaad awoodid thanks... god bless snmsomaliland1988

    • @huseinkhadar8916
      @huseinkhadar8916 8 ปีที่แล้ว

      mujaahidiintaasi way guteen wajibkoodii ee hada yaynaan gabin waajibkeena dhalinyarta ayaan la hadlayaa

  • @hilibruuge
    @hilibruuge 13 ปีที่แล้ว +2

    @LBchannel waadku mahadsan tahay sxb inaad dib noo soo xasuusiso halgankeeni..laakin anigu mid baan kuu bidhaamin lahaa. waxaan arkay adoo dhowr video oo snm ood soo galisay adoo ku qoraya ''from qawdhan ama from lb channel'' laakin miyaanad ogayn mujaahid aadan oo dhowr videoyo snm ood soo gashatay meesha oo ay tani kamid tahay uu noolyahay. at least videoyada mujaahidka soo duubay xus ilayn waa copyright materiale.