Somaliland, May 18 - Ileyska Kuwii shidoow- Sahra Ahmed

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 192

  • @GuuledAhmed-y2h
    @GuuledAhmed-y2h 5 หลายเดือนก่อน +14

    14/July/2024 ayaan dhagaysanayaa alle how naxaristo sahra Ahmed jamac waan jecely heestan 2:35 habnimo ayaan❤dhagaysanayaa like ta hayla dhafin😂

  • @ayaanandih
    @ayaanandih 7 หลายเดือนก่อน +23

    Yaa dawanaya 18 may 2024 illahy ha naxaritso sahra axmed😢

  • @Ttiuikxtzkyxykzxto6zk5zkj
    @Ttiuikxtzkyxykzxto6zk5zkj หลายเดือนก่อน +2

    2024/11/13 maalin aay doorasho ka socoto somaliland oo dhan Alx😊❤
    Illahayow wxn ku waydiisanaya in aay somaliland sii jirto intay aduunku jiro Ameeeen yaa rabi ❤

  • @AhmedIsmail-kn5ue
    @AhmedIsmail-kn5ue 5 ปีที่แล้ว +14

    Yaa dawanaya 18may 2019 like hayila dhaafin wll

  • @ahmedakhyaar5701
    @ahmedakhyaar5701 ปีที่แล้ว +1

    15 May 2023 ayaan badhtanka Hargeysa ku dhageysanayaa. What a song and what a voice.

  • @nabadraadshe
    @nabadraadshe 17 ปีที่แล้ว +10

    It is natural to get old & develop some physical changes but Sahra's voice is still the same. Just close your eyes & listen this golden voice & you would surely agree with me.

  • @mssomaliland4044
    @mssomaliland4044 5 ปีที่แล้ว +17

    Alle auna xaristo Sahra Ahmed 😢😥 Xasuus dheer baay igaalisaay heestani waxan dawaaday 2006 maarkey sobaax day long time 💚💭♥️👈Markan dhaagaysanayo waxan xasuusta Hargeisa waaliba Xafadaydi Sheikh madaar iyo goljano Reer sheikh iyo Reer goljano Faarta taagaa😘 I miss you 😉 Reer Hargeisa all one 💓 Love

    • @amalnor
      @amalnor 5 ปีที่แล้ว

      Ms Somaliland heesti waxay soo baxaday 1992 markii wadanka lasoogalay ee timacada riwaayadaha lagu dhigijiray

    • @abdifatahfeysal3516
      @abdifatahfeysal3516 4 ปีที่แล้ว

      Sheekh madar

    • @abdirsaqnasir7037
      @abdirsaqnasir7037 ปีที่แล้ว

      1

    • @abdikanihassan1204
      @abdikanihassan1204 7 หลายเดือนก่อน

      Abwaan wayn mujaahid snm Ibrahim gadhle ayaa sameeyay heesta erayo culus

  • @GISSTUDIOHARGEYSA
    @GISSTUDIOHARGEYSA  6 ปีที่แล้ว +13

    RIP Eedo Sahra Axmed Jamac she was truly a legend in Somali Music.

    • @hibafarah7949
      @hibafarah7949 6 ปีที่แล้ว +3

      Somali Oldies - Heesihii Hore ALLAAH haw naxaristo qabriga haw nuuriyo firdawsal acla haka waraabiyo danbigediyo dhana ha dhaafo gerideda sidan uga naxay fanaan kale ugama nixin miskinad bay ahayd nolosheda gurigeda hargeisa ku dhamaysatay

  • @haaheehuu2020
    @haaheehuu2020 6 ปีที่แล้ว +7

    Still iam watching 2018 June ramadaan Kareem
    Alla yarxamak maamo sahra axmed 😭😭❤

  • @hajiabdu
    @hajiabdu 15 ปีที่แล้ว +15

    i 100% support somaliland for stand up for there people. i am from the south we need to follow up there foot steps and be proud somali.....

  • @leilafan123
    @leilafan123 13 ปีที่แล้ว +6

    This songs turns me into tears :'( i am so proud to be a somalilander :L Somaliland4ever. Sahra Ahmed, god bless you. xxx

  • @hadiyamohamed9399
    @hadiyamohamed9399 7 ปีที่แล้ว +7

    wooow mom.sahra ahmed walhi heestaani waa xaqiiqo insha allah lokala abtirin maayo ubadkaa somaliland guul.iyo gobaanimo

  • @ahmedmo1489
    @ahmedmo1489 7 หลายเดือนก่อน +9

    18 May 2024 alle haw naxaristo sahra ahmed guul somaliland

  • @leilafan123
    @leilafan123 13 ปีที่แล้ว +32

    I am from Somaliland, and I feel so sorry for Somalians/: They have time for my country, but not for theirs. ''Great Somalia'' will never ever happen, thanks to said barree. Also, if Somalia& Somaliland were the same country, why is Somaliland still in peace? Hating us won't change the fact. Jealousy is a poison. Grow up and accept the facts viva somaliland

    • @abdirahmanmuktar3946
      @abdirahmanmuktar3946 3 ปีที่แล้ว

      There is no hate my dear, it's only some different political power brokers .

  • @geelegeedi2948
    @geelegeedi2948 7 ปีที่แล้ว +2

    Big respect for sahro axmed. Wa fanaanad mizan leh viva from
    Puntland ❤️

  • @markihoremaxadtidhi916
    @markihoremaxadtidhi916 2 ปีที่แล้ว +4

    This is When somalilander were united and aspiring to a higher goal!
    Niin aan talin jiriin marku yimado, nin aan tagiin jiriin aya taga!!

    • @abdirizakmohammed1024
      @abdirizakmohammed1024 7 หลายเดือนก่อน

      Jamhuuriyadda Somaliland way liici lkn weligeed jabi mayso insha allah.

  • @marisacillahi1537
    @marisacillahi1537 6 ปีที่แล้ว +3

    Wwee sahra Axmed illhow udanbi dhaaf oo unaxariso masha allah ilayska ninkii shidayoow abaal ban kuu hayaa 😘😘😘

  • @nimanabdi7032
    @nimanabdi7032 ปีที่แล้ว +2

    ❤❤❤ Iam so proud to be Somaliland 💚🤍❤️

  • @maajidkilaasvlogs3870
    @maajidkilaasvlogs3870 4 ปีที่แล้ว +2

    Yaa dawanaya 2020 like ta yaan laysla dhaafin

  • @kingkhadar100
    @kingkhadar100 12 ปีที่แล้ว +5

    ilahay haddaayo somaliland iyo inta jecelba hormarkeeda iyo wanaageba

  • @ahmeddeeeq7820
    @ahmeddeeeq7820 7 ปีที่แล้ว +5

    Happy 18 may somalilanders 2017 One Love my people

  • @kimkiz5207
    @kimkiz5207 2 ปีที่แล้ว

    Who's listening 2022.14may 18may is near
    This is my childood songs bt now i understand very well😭💯❤

  • @Ciltrevalogs
    @Ciltrevalogs 2 หลายเดือนก่อน +1

    Heesta orgenlkeeda waaakan shaw love isaar sis and pro

  • @Warsan614
    @Warsan614 7 ปีที่แล้ว +9

    Maasha Allah noolow boqorada codka sahra Axmed heestan waxay ka hadlaysaa wax run ah run ahaantiii lkn waa loo kala abtiriyee insha Allah markaan madaxweyne noqdo anaan ukala abtirin doonin,,,,ilayskaa kuwii shidoow abaal ban kuhyaaaaaaaaa agoonta nin kii qadshoow,,,,,,, kugu raaacay sahra

  • @mohamedkayse6054
    @mohamedkayse6054 2 ปีที่แล้ว +1

    😭😭Alle godka ha unuuro way inala hadashay Edo Sahra ahmed jamac

  • @aadamcumar2142
    @aadamcumar2142 หลายเดือนก่อน

    Hal sano Jir baan ahaa markii la qaaday heestan😂 allow barakee soomaliand from isbedelka 🧡2024

  • @xamdayaasiin1870
    @xamdayaasiin1870 ปีที่แล้ว

    2023 🙈😫💜alle haku naxaristo Zahra ahmed

  • @hodoahmed527
    @hodoahmed527 11 ปีที่แล้ว +13

    Ilayskaa kuwii shiddoow abaal baan kuu hayaa
    Agoontaa ninkii qadshoow Inkaar baan kugu ogahay.

  • @DhegbourYoung
    @DhegbourYoung 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ereyadii allah ha u naxariistee
    Ader ibraahim aw saleebaan (ibrahim gadhle)
    Codkii edo sahra ahmed jaamac allah ha unaxariiste
    12/09/2024

  • @Arwamohamet
    @Arwamohamet 7 หลายเดือนก่อน +1

    19/may/2024❤
    Ilahow nabadad na siisay noo siyaadi

  • @abdalajamaal
    @abdalajamaal 5 ปีที่แล้ว +3

    2019 👆

    • @maahir24
      @maahir24 6 หลายเดือนก่อน

      2024

    • @sakiizmail3034
      @sakiizmail3034 4 หลายเดือนก่อน

      Cabda jamaal cabdala

  • @JamaalCaafi
    @JamaalCaafi 7 หลายเดือนก่อน +1

    18 May 2024 Suuqa Burco Ku Dhex Dawanayaa❤️
    Allah Haw naxaristo Sahra Ahmed🥲

  • @shaakirhusein1281
    @shaakirhusein1281 7 หลายเดือนก่อน +1

    2024 18may ayaan dhegaysanayaa💚💭❤
    Alle hakuu naxariisto maamo🤲

  • @fatimaessa2841
    @fatimaessa2841 4 ปีที่แล้ว

    Mama sahra ahmed jamac alle how naxriisto dhawan ayey dhimaty 2018 maglda hargeisa alle jandi ha geyo amiiin🙏🙏🙏

  • @SamiyaMohammed-eu5dk
    @SamiyaMohammed-eu5dk หลายเดือนก่อน

    Alxm Maanta waan Farax sanahay waayo waa malin weyn oo wadankaygii waa guulaystay heestan markii la qaaday waan yaraa Maanta Se waaniga faraxsan msnha allh Somaliland allow dhawr

  • @abdiqaniabdilahi9777
    @abdiqaniabdilahi9777 6 ปีที่แล้ว +1

    Allow kuu naxariiso oo cadaabta kaa dheeree Hooyo Sahra Axmed Jaamac, waxaad aheyd shamac iftiinkiisu noo wada baxayo oo Alle naga jeclaadey maanta. AHN

  • @aaminozmohamed991jamactimo5
    @aaminozmohamed991jamactimo5 8 หลายเดือนก่อน

    SNM geesiyashii dhidibada uu dhigay Somaliland noolada guulaysta markastba mancha alh intii dhimatayna alle haw naxariisto aamin yaa rabbi ❤❤❤❤❤❤

  • @asmaali1365
    @asmaali1365 ปีที่แล้ว

    🎊🎊Somaliland gul iyo Gobonimo💚💚🤍🤍❤️❤️❤️ 🎉🎉

  • @AidarosHassan
    @AidarosHassan 3 ปีที่แล้ว +1

    21 02 2021 Heestani Waxan Filaya inay.tahay heestii Kugu Dabeysay ee Ay Qado Habo Sahara Ahmed Jama
    Laxanka Waxa Saray Abdinasiir Macallin Caydiid

  • @xtreme8264
    @xtreme8264 6 ปีที่แล้ว +1

    Allah yaraxamak edo sahra ahmed jamaca ur lagecy will live on somaliland will allways love u mama 💖💖💖

  • @udu4eva
    @udu4eva 12 ปีที่แล้ว +1

    Great night. Great song by great artis 4 her lovely country. viva somaliland

  • @axmedmuuminismaciil7082
    @axmedmuuminismaciil7082 2 ปีที่แล้ว +2

    Waa heestaan ugu jecelay heesaha wadaniga 14 sano kahor ilaa imika kama xiiso dhaco walaah allahaw naxariisto sahra axmed jaamac

  • @MrMusdapha
    @MrMusdapha 13 ปีที่แล้ว +34

    Haters.If you hate us (Somaliland) why you watching our videos. Somaliland for life.

  • @hiboSiyaad-w9k
    @hiboSiyaad-w9k 11 หลายเดือนก่อน +1

    Allha u naxriisto sahar axmed hoyo wa nala qaaday wllhi 😢😢😢😢 hoyo allha u naxriisto nolo ma haysano somalilan wa la ka la qaady hoyo hashii wa la so meeya hoyo allha ku naxriisto adi iyo somalilan ba manta xabashi baa la siiya borma iyo lughay saylac dadkii dalkan u dhintay rali iga noqda wllhi malin ista wax fadhiya tacsi deen maxmed xaji ibraahim adeero wad nagtaty lkn daahir riyaale nagtahy wax ka dhamaady xilka axmed baa qabty wa ka dhamaady manta muse bixi bahay lkn wax lagu farxo ma kamahayno adeero maxmed allha u naxriisto man jeclan inaan ku waayo wllhi wan ku jeclahy igu so ducey dhamaan somalilan ragii asasya farxadan ku dhashay ragii ka shaqiiya 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😊

  • @danabbcumar3137
    @danabbcumar3137 9 ปีที่แล้ว +28

    ubadka way deeqaysaa somaliland hadaan loo kala abtirin min boorama iaa lascaanood

  • @shako7423
    @shako7423 7 ปีที่แล้ว +3

    Afbaa lagu ciilbaxaa gacanbaa lagu aarsadaa talaa oday lagu noqdaa
    Afkaaga caano lagu qabay hooyp mcn wlhi wn xasuusta xuskii 18 may 2007 ee london anigoo aad u yar ayan tv ga kadaawan jiry wan ku ceshan jiry boqolaal jeer layskama dhigee waaloo dhashaa wadani 😥😪
    jecliyaa dalkayga somaliland

  • @damalhadhsade3042
    @damalhadhsade3042 5 ปีที่แล้ว +1

    Allah ha unaxariisto sahra iyo mujaahidiintii dhaxalka noo reebay.

  • @BahjaDahir
    @BahjaDahir 4 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢😢😢😢xannun weeyan heestan

  • @kkin7066
    @kkin7066 7 หลายเดือนก่อน

    Allah ha unaxariisto Abwan Ibrahim Garley iyo Zahra Ahmed

  • @mohanahmed7736
    @mohanahmed7736 3 ปีที่แล้ว

    Still I'm watching 2021

  • @jabiye8928
    @jabiye8928 3 ปีที่แล้ว

    Rabi hajaneeyo Eedo Sahra Ahmed jama somaliland dhiig iyo nafo badan ayaa u baaba ay ilahay hajaneeyo intii u dhimatay halganka heestan marwalba waan Dhagaysta waayo Waa Hees Qiimo badan.

  • @hamzemuniir824
    @hamzemuniir824 2 หลายเดือนก่อน

    2024 yan hargaisa ku dhagaysana ale how naxariisto sahra axmed

  • @musbaaxmaxamedmusbaax4476
    @musbaaxmaxamedmusbaax4476 4 ปีที่แล้ว +1

    Qofki garanayaa erayada heesta oo sax ah plz nala wadagaa

  • @kaamilabdirahman210
    @kaamilabdirahman210 7 หลายเดือนก่อน

    Jamuuriyada barakaysan ee Somaliland ❤

  • @abdirizakmohammed1024
    @abdirizakmohammed1024 7 หลายเดือนก่อน

    Ilahay naxariistii janno haka waraabiyo Sahra Axmed

  • @ClrisaqMaxamed-c1q
    @ClrisaqMaxamed-c1q 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤allow u axeraso

  • @hamdaismail4263
    @hamdaismail4263 7 หลายเดือนก่อน

    18may 2024
    Somaliland allow dhawr

  • @Atoor01
    @Atoor01 3 หลายเดือนก่อน +1

    SNM ALLE DHAMANTOOD HA U NAXARISTO WAA HESAHA QALBIGA I TAABTA😢

  • @SleepyCat-df7ez
    @SleepyCat-df7ez 7 หลายเดือนก่อน

    Ilayska kuwii shidoow
    Abaal baan kuu hayaa SNM😭❤️

  • @idirsali115
    @idirsali115 ปีที่แล้ว

    Music nin ka tumay waa ayo wll plse

  • @barutmohametjoseph1348
    @barutmohametjoseph1348 6 ปีที่แล้ว +1

    allow u naxariiso hoooy sahra maanta oo 4.4.018 ayaa la aasay u duceeya wllyaal

    • @ahmedadem7349
      @ahmedadem7349 6 ปีที่แล้ว +1

      hooyo mcn out ilahay janat fardowsa haka waraabiyo qof qalpi wngsn be ahed ilahay waka dhafi donah danbigdei odhan inaganah alle haynoga daba naxariistoh

    • @barutmohametjoseph1348
      @barutmohametjoseph1348 6 ปีที่แล้ว

      aamiin aaamin wllo

    • @abdixakiinncnc2962
      @abdixakiinncnc2962 6 ปีที่แล้ว

      hooyo mcn out alle jannatul firdawsa haka waraabiyo wllo

  • @mariomario1227
    @mariomario1227 5 หลายเดือนก่อน

    Alle haku naxarizto mamo

  • @samiircaydiid6940
    @samiircaydiid6940 6 ปีที่แล้ว

    Ilaaaahay hawxanariiisto sahra axmed jaaaamac 04/04/2018

  • @abdirsaqnasir7037
    @abdirsaqnasir7037 2 ปีที่แล้ว

    Ax ax ax ax inaalilaahi wa inaali laahi raajucuun edo ilaahay ha u naxariisto

  • @Abdikadir_Abdirahman4611
    @Abdikadir_Abdirahman4611 25 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 4 ปีที่แล้ว

    ilayska kuwii shidow abaal baan ku hayaa ilahow u naxariiso sahra Ahmed

  • @jamaomer9757
    @jamaomer9757 10 ปีที่แล้ว +7

    heestani waxay sheegaysaa astaanta somaliland wixii loo dagaalamay geesiyadii naftooda u huray nimcada aynu haysano maanta iyo in aan la ilaawin agoontii ay ka dhinteen iyo nabada cadaalada somaliland ay caanka ku tahay guushii waynu gaadhnee aloow noo gargaar waayo maanta hadii shacabka reer somaliland ay codkooda ku doranayaan kuna ridayaan madaxweynaha waa guul sareeyow ma nusqamoow bal aan siduu yahay eege kana siib kana saar

  • @wiilsanaagstudio
    @wiilsanaagstudio 12 ปีที่แล้ว +7

    sahra ahmed jaamac ilahay cimrigeeda ha dheereyo waa fanaanad u dhalatay magala madaxda gobolka sanaag ee ceerigaabo

  • @Layla6793
    @Layla6793 6 ปีที่แล้ว

    Inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajucuun Raboow qabriga waasac uga dhig oo u naxariiso Sahra Ahmed Jaamac Amiin.

  • @ismailjama178
    @ismailjama178 4 ปีที่แล้ว +1

    Sahra Axmed waxay aheyd Hargeysa,Hargeysina Sahrey aheyd.Waa fanaanada aan ka tegi jirin Hargeysa inay ruwaayad qaado mooyee.Ilaahow u naxariiso.

  • @wizlion3808
    @wizlion3808 2 ปีที่แล้ว

    Alleh hakuu naxariisto mama

  • @robert7203
    @robert7203 5 ปีที่แล้ว

    RIP sahra ahmed May Allah mercy on your soul you hear from this song no gabil somali people

  • @MOHAMEDMOHAMED-er2qi
    @MOHAMEDMOHAMED-er2qi 7 หลายเดือนก่อน

    Ilahay qabriga haw nuuro janadi ha geeyo inshallah

  • @omarali7115
    @omarali7115 6 ปีที่แล้ว +1

    somalilkand guul mar walba isku duubni iyo qaranimo hora loo soconayaa

  • @abdirahmanhala8372
    @abdirahmanhala8372 6 ปีที่แล้ว

    Alle ha unaxaristo Sahra Ahmed

  • @hunni221
    @hunni221 15 ปีที่แล้ว

    God bless Samarooon Reer Awdal iyaga jiritaanka somaliland heerka soo gaadhsiiyey god bless them Aamin Aamin

  • @saadiq.mohamedismail
    @saadiq.mohamedismail 3 ปีที่แล้ว

    God bless you mama sahra 😍❤️

  • @Caliya2020
    @Caliya2020 5 ปีที่แล้ว

    Ilahay haw naxariisto queen sahra sharaf

  • @MrHaji24
    @MrHaji24 11 ปีที่แล้ว +1

    she is a queen Sahra Ahmed

  • @dayaxqariye1132
    @dayaxqariye1132 5 ปีที่แล้ว +1

    Ilho konxriso sahra axmed Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin

  • @jirfe
    @jirfe 5 ปีที่แล้ว

    Ilaahaw u naxariizo jannatul fardoowsa

  • @zainabhersi7079
    @zainabhersi7079 2 หลายเดือนก่อน

    Juweerya jano ayaa laga cod fiican heestan marxuumada ilhay haw naxiisto😊

  • @isir2011
    @isir2011 12 ปีที่แล้ว +1

    Eedo quruux

  • @guledmaxamed2646
    @guledmaxamed2646 6 ปีที่แล้ว

    waxan u baahanahay ereyada ama lyricska cid isoo qorta heestan waxogaa ayaan la fahmeyne inta kale wa la fahmayaaye

  • @danabbcumar3137
    @danabbcumar3137 9 ปีที่แล้ว +4

    kulmiye ayaa ogoontii qadiyay cadaabi waa guudkooda, viva somaliland

  • @ibrahimabdi6399
    @ibrahimabdi6399 4 ปีที่แล้ว

    Allahaw naxariisto mamo sahra Axmed jaamac

  • @cabdiraxmannuur2529
    @cabdiraxmannuur2529 5 ปีที่แล้ว +1

    heestan waxaan xusuustay maalintii garoonka hargaysa ay kaqaaday 1994 karanaya uunbaa garanayaa qofkii joogay uunbaa fahmi kara

    • @amalnor
      @amalnor 5 ปีที่แล้ว

      Cabdiraxman Nuur walaahi waan joogay waxay ahayd hubkadhigistii coidamada beelaysnaa laqaramaynayaay xasuus anaa kula garanaya

    • @mustafeccw6053
      @mustafeccw6053 4 ปีที่แล้ว

      Zxp heestan may ahay ee waxay ahayd haragaysaay ha dheeliyin

  • @abokor-abokor3682
    @abokor-abokor3682 11 ปีที่แล้ว +5

    Afbaa lagu ciilbaxaa gacan baa lagu arsadaa eeeshqiyasak Guul somaliland

  • @hamseali6585
    @hamseali6585 7 ปีที่แล้ว +1

    alle cimriga ha udheereyo

  • @binintransportllc4622
    @binintransportllc4622 7 หลายเดือนก่อน

    SNM ❤

  • @nuuromarahmed6402
    @nuuromarahmed6402 3 ปีที่แล้ว

    Dardaranki Sahra ahmed manta ayay tagan tahay agoontaa ninki qadshow inkar ayaan kugu ogahay 2021

  • @mukhtarothman2184
    @mukhtarothman2184 5 ปีที่แล้ว +2

    Qabiilbaa la aasayaa
    dulmaa iil laguu wadaa
    dhirtii ubaxbaa ka baxay
    xaq baa la aroosayaa
    aagaanka waxaan ucunay
    Ibaha qanjo ku yaal
    Eebaa maanta hashii gudhnayd
    ayaankaybaa igu simoo
    ubadka way deeqaysaa
    haddaan loo kala abtirin
    ilayskaa kuwii shidoow
    abaal baan kuu hayaa
    agoontaa ninkii qadshoow
    inkaarbaan kugu ogahay
    Sahra Axmed Jaamac (AHN)
    Heesta Ilayskaa Kuwii Shidoow

  • @crisaqcrisaq3712
    @crisaqcrisaq3712 4 ปีที่แล้ว

    Waaw

  • @alihaji2109
    @alihaji2109 6 ปีที่แล้ว

    Alleh swt haku naxariisto 😥

  • @jilbodhige
    @jilbodhige 12 ปีที่แล้ว

    maasha allah allo dhowr

  • @Burcaawi2010
    @Burcaawi2010 12 ปีที่แล้ว

    Sahra Axmed queen of nice songs.

  • @kamalhasan-pu5ff
    @kamalhasan-pu5ff 10 ปีที่แล้ว +1

    hees wacan....waar manta ayay taagan tahay waxay sahra ahmed ka heesaysay

  • @youngdhegbour17
    @youngdhegbour17 5 ปีที่แล้ว +2

    ubadka way deeqaysaa somaliland hadaan loo kala abtirin
    ilayskaa ku Wii shidaw abaal baan kuu hayaa
    agoontana ku Wii qadshaw inkaar baan kugu ognahay
    heestii sahra axmed
    ereyada AHU abwaan ibraahim gadhle

  • @yestomc
    @yestomc 15 ปีที่แล้ว +5

    AL XAADA hestani meel wayn ayey iga damaqdaa markaa dhaqaysto ninkii damiirlaw kac

  • @mustafabarkhad2482
    @mustafabarkhad2482 4 ปีที่แล้ว

    Waan fananad qaaaliyay ahayd anigu waxaan aad utageera heesaheeda