DEG-DEG Puntland oo Ethiopia U Dhiibtay Dilaagii Waynaa ee Jeel Ogaadeen

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ก.ย. 2024
  • SSTV is a 24 hours News Channel that brings you the latest All Somalis News, Videos covering, News in Business, Politics, Entertainment and technology.

ความคิดเห็น • 35

  • @muhiyedinmahamad9302
    @muhiyedinmahamad9302 5 ปีที่แล้ว +24

    Hadaad coment aqris usoo gashay
    Soonka allah haka aqbalee
    Like i sar wll🤣🤣🤣

  • @ilyaasyoonis8745
    @ilyaasyoonis8745 5 ปีที่แล้ว +5

    puntland way saxantahay
    ddsi bey ku wareejisay

  • @AliHassan-jz4tz
    @AliHassan-jz4tz 5 ปีที่แล้ว +1

    Good news

  • @youzufahmed2809
    @youzufahmed2809 4 ปีที่แล้ว

    Walaahi. Waa wax laga naxo wixii ka dhacay jeelkaa ogaadeeniya, waxaan xusuustay wixii dawladii siyaad bare ay nagu samaysay, adeeraday waa la gowracay, ninkii gawracay wuxuu ahaa magacisu Ducaale Ganaane, meel joogo mar uunbaa la heli haduu noolyahay isaga iyo tacadiyada u gaystay dadka

  • @abdinurabdi9874
    @abdinurabdi9874 5 ปีที่แล้ว +2

    Madaxda somaliyeed waakuwo kuligood aan somalinimo iyo ISLAAMNIMO midna lahayn waa kuwo dhiiga umada kamacaasha kana baayac mushtara wakuwo iyagoo dad umadaxa wadankale u adeegaya waakuwo dhintay oon nooleen dhamaantood waakuwo ina hoos geenaya itoobiya dalkeena war uma hayno goormaa ruux soomaali ah uu xabashi noqday oo itoobiya loo dhiibi jiray yey ka arkeen falka noocana Gobol laguumaysto ayaa dadkiisii oo somali ah oo dadkay ku abtirsanayeen usoo fakaday xagooda amaan soo biday ay ku hungoibeen oo udhiibayaan kuwii ay amaan soo bideen laftirkooda shacabka miyeysan arkin waxan wadankeena kadhacaya soomaali dhiig ayey lahaan jirtay ee meeye danbi walba oo uu ninkani leeyahay maahan itoobiyaan ee waa soomaali ku hadla somaliga dhiigiisuna yahay somali miyeysan somalida ogeen in jeelka ogaadeeniya loo yaqaano uu yahay ka ugu sahlan ee itoobiya kuyaal waxaa jira qaar kadaran waana midka ugu sahlan ee ogaada inay itoobiya jeelashoodu kuli ciqaabtooda kala daranyihiin

  • @Ahmedmohamed-wo2fv
    @Ahmedmohamed-wo2fv 5 ปีที่แล้ว +1

    Wasa xaaraamiga xun

  • @iamamillionaireiamamillion4205
    @iamamillionaireiamamillion4205 5 ปีที่แล้ว +5

    Cabdi iley Tigree, ayaa Qabay
    Mustafe Oroma Qabto
    Shalay ree isaaq ayaa la ugaadhsanayay,
    Maanta ree Cabdile
    Ogaadeenka kale waxaan dhihi lahaa Hogaanka halaga wareejiyo Labada qoys, ee iska maseyro

    • @daahirgeedi5906
      @daahirgeedi5906 5 ปีที่แล้ว

      Maya inoodaa saas hakusoco

    • @awoahmed2337
      @awoahmed2337 5 ปีที่แล้ว

      faarax samatar have respect Subhan’Allah

    • @ibrahimderia6111
      @ibrahimderia6111 5 ปีที่แล้ว

      ma Ogaadeen uun baa isku wareejinaya.
      ha boqleyso.

  • @xariirgmbar8713
    @xariirgmbar8713 5 ปีที่แล้ว +1

    kan bosso ku yaaala mala arki wayay jeeeyga laga cuno jeedallkuna dheeeryahy diitanic halatgo

  • @sacdiyofooljaawe5459
    @sacdiyofooljaawe5459 5 ปีที่แล้ว +1

    Maheerteen sooqabasho kama weynaadaan miyaa

  • @daahiryare463
    @daahiryare463 5 ปีที่แล้ว

    ilma adeerayalow kolba in will LA'isu dhiidhiibo waxa ka wanaagsan in la'is Cafiye Re Dds Caqligu hashaqeeyo plz

  • @mimediskender1786
    @mimediskender1786 5 ปีที่แล้ว +2

    WAAR GOORMA LALA XISABTAMIDONA KUWAAN KALEE DHIIGA UMADA GACMAHA KA DA'AYO (XUKUMADA SOMALILAND, PUNTLAND, IYO GABIAHANTOOD QUDHUUN LAND YADAAS OO DHAN!!!!!!!!)

  • @user-pp3xq1bp3v
    @user-pp3xq1bp3v 5 ปีที่แล้ว

    Sidii ubahdilan yahay fiiri

  • @mohamedxaji6298
    @mohamedxaji6298 5 ปีที่แล้ว +2

    Kkkkkk ogaden siyaad bare ayaa kamaah maahay waxuu yidhi ogaaden waa qodax kumuda iyo qodax laiskaga saaro

  • @siciidkooshin5472
    @siciidkooshin5472 5 ปีที่แล้ว

    Asaga iyo ina laba goale waxay ahaayeen labadii nin ee dadka dhibay

  • @craxmaansoodaani652
    @craxmaansoodaani652 5 ปีที่แล้ว

    Sidii dadka uu uciqaabijiray waa inlo ciqaabaa daalinka ilaahay wuu qabtaa waa cibro qaadasho

  • @dhagardiidnasruallaah4213
    @dhagardiidnasruallaah4213 5 ปีที่แล้ว +1

    War hala daldalo

  • @baarealiomer4333
    @baarealiomer4333 4 ปีที่แล้ว

    naanaofilm

  • @sodabiryar7580
    @sodabiryar7580 5 ปีที่แล้ว

    Meed cageeye maa laa soo xito

  • @iamamillionaireiamamillion4205
    @iamamillionaireiamamillion4205 5 ปีที่แล้ว +2

    Ogaden Caqli Yaraa
    Doqonkii Ogaadeen ahaa
    Hadba Magac lagu ugaadhsay
    Danbiile madifaacayo
    Balse yaa ballan qaadayo, Dad Bilaa Danbi ah oo Magaca Ogaden lawadaago, inaanan loogu marmarsiinyoonin, jeel Ogaden
    Puntland, Somaliland, Galmudug iyo Hiiraan, Dadkii ONLF soodhiibi jiray Sooqabta
    Oromka Abiye Tigreega, ayuu lashaqeyn jiray
    Ogaden kolba Mid Sidii EEYGI intii dadkiisa lagu diro, Hadana isaga halooga Aar-gudo
    Geetaajowna Bilaa Danbi, ha iska Tamashleyo Maqale

    • @daahirgeedi5906
      @daahirgeedi5906 5 ปีที่แล้ว

      Ogadenku ilaa dhaqankooda badalaan waa lasoodhibayaa oo magacayada unbaa lookalabadayaa.

    • @daahirgeedi5906
      @daahirgeedi5906 5 ปีที่แล้ว

      Way soconaysaa ilaa dhaqanka badalayaan sida somalidakale kanoqonayaan

    • @mahiigaanproducts3370
      @mahiigaanproducts3370 5 ปีที่แล้ว

      @@daahirgeedi5906 aamusnaanta yaad kufiicantahay bal noo sheeg dhaqanka ay badalayaan ogaadeen

    • @daahirgeedi5906
      @daahirgeedi5906 5 ปีที่แล้ว

      @@mahiigaanproducts3370 maxaytahay sababta shalayna onlf loodhinayey maanta liyupolice maxaa markasta kaadhigay danbiile waa dhaqankaga