BEESHA SHIIQAAL HAWIYE MIYAA?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 311

  • @faarx51
    @faarx51 3 ปีที่แล้ว +22

    Kan been badnaaaa magac sheekhaal wa sheeeq ee jamac culumo ma ahan carabiga so baro
    Odayga fiqi cumar ayey asal ahn ku abtirsadaan cidna waxba laga weydin maayo adiga

    • @TheQuranExplainsItself
      @TheQuranExplainsItself 3 ปีที่แล้ว

      Kalmada shiikhaal aa jamac eh.
      Fiqi cumar maxaa ku xiggah?

    • @elgonza7419
      @elgonza7419 3 ปีที่แล้ว

      @@TheQuranExplainsItself fiqi omar buni shamsudiin

    • @TheQuranExplainsItself
      @TheQuranExplainsItself 3 ปีที่แล้ว +2

      @@elgonza7419 ii wad sheekada mala socotaa adiga iyo carab inaad DNA kala duwantihiin.
      Ma taqaana xataa wuxuu DNA yahay?

    • @elgonza7419
      @elgonza7419 3 ปีที่แล้ว +3

      @@TheQuranExplainsItself hhhh DNA test anigaaba is tijaabiyay cooldown bro waxaana ka dhashtay sheekhaal gendershe anaga un ba is guurguusana i’m 13percent somali

    • @TheQuranExplainsItself
      @TheQuranExplainsItself 3 ปีที่แล้ว +2

      @@elgonza7419 gendershe naag banaadiri Ayey ka dhasheen laakin odaygii gendershe looboge iyo qudub ayuu la dhashay sxb.
      DNA gaagi iyo kan carabta wuxuu yahay ma taqaana?

  • @Ikhlaseyy
    @Ikhlaseyy 3 ปีที่แล้ว +36

    Lobage Ahay naag hawiye ahay😂

    • @idiotsmorons3344
      @idiotsmorons3344 2 ปีที่แล้ว

      Duf kubax
      Looboge Waa Sheekhal Anagay nala dhasheen Hawiyena maaha 😡

    • @mahamedhassan5103
      @mahamedhassan5103 ปีที่แล้ว +3

      shiikhaal hawiye ma'aha
      dirna ma'aha daaroodna ma'aha

    • @mahamedhassan5103
      @mahamedhassan5103 ปีที่แล้ว

      xoolo

    • @Ikhlaseyy
      @Ikhlaseyy ปีที่แล้ว +2

      @@mahamedhassan5103 Waxa thy Kuma wedin

    • @Ikhlaseyy
      @Ikhlaseyy ปีที่แล้ว

      @@idiotsmorons3344 Excuse Me Ya thy adi Horta 💅

  • @HafsaJama-i9s
    @HafsaJama-i9s 11 หลายเดือนก่อน +3

    Qudub ayaanhy ❤

    • @Libaax00
      @Libaax00 10 หลายเดือนก่อน

      Soo hawiye ma tihid huno

    • @MohamedSaid-gw9if
      @MohamedSaid-gw9if 2 หลายเดือนก่อน +1

      Angaa wasa haweya waxan ahay shiikaal

    • @NasroMaxamed46-cm5dp
      @NasroMaxamed46-cm5dp 2 หลายเดือนก่อน

      Sax

  • @luulhassan80
    @luulhassan80 3 ปีที่แล้ว +16

    Sheekhaal hawiya mahaa

  • @FartaXaaji-x2v
    @FartaXaaji-x2v 14 วันที่ผ่านมา +1

    Yaahuu waxa uu ku hadlayo eeg

  • @ilhaam6927
    @ilhaam6927 3 ปีที่แล้ว +14

    Ninkan wa runtis anigo sheeqal ah ba tas idin sheegayo anigo kuwa hawiye ban ahaye lakin rer owxsan wa . 5 kuwa kala jiro oo ah asharaf iyo anigo qudub iyo lobagaye ka so jeedo oo hawiye ah

    • @Waqiiq
      @Waqiiq 2 ปีที่แล้ว

      Waxas LA imow fagaraha ninkan Wuxuu kudhahy wax ladhaho shiikhal Majirto magaca shiikhalna waa uruuris ayu kudhahy marka adi Maku racsan tahy in lagu dhaho qabiil shiikhal ama rer fiqi cumar ladhaho majiro
      Kala tag waxas meesha nasab dhiman yahow uf ❌👈

    • @axmedcumarxaaji6268
      @axmedcumarxaaji6268 2 ปีที่แล้ว +2

      Nacas aan waxba ogeen baad tahay kala baro ilmo foq cumar sidey u kala baxaan doqon kaan warkiis haraacine ilmo foq waa 13(1)awqudhub fiqi cumar (2)fiqi ayuub fiqi cumar(3) sheekh axmed fiqi cumar(4) sheekh cusmaan fiqi cumar(gendershe)(5) sheekh cali fiqi cumar(cali xafiif)(6) sheekh xasan fiqi cumar(kalweyne)(7)sheekh abiib fiqi cumar (8) muhumed fiqi cumar(shiiqaal jaziira iyo guudle)(9) siciid fiqi cumar(10) abdi fiqi cumar(abdi shiikh)(11) Daa.uud fiqi cumar (12) ibraahiim fiqi cumar(13) abdi baxru diin fiqi cumar(abdi rahmaan) walaal sidaas ayaan u kala baxnaa plz ha rumeysan dadka dacaayada naga bixinaayo ogoow in aan nahay dad jiro lahubo ilmo fiqi cumar waa 13 walaalo balse isku meel mawada degin ok qeyr badan insha allah

    • @hooyoardoabdulahiali2545
      @hooyoardoabdulahiali2545 2 ปีที่แล้ว +1

      @Axmed Cumar Xaaji wll reer aw siciid maa hilmaamte😂

    • @sucadoahmed3387
      @sucadoahmed3387 ปีที่แล้ว +1

      ​@@hooyoardoabdulahiali2545Ree aw siciid wa Ibrahim fiqi cumar wll

  • @warsamemohammed9422
    @warsamemohammed9422 ปีที่แล้ว +1

    War shiikhaal wa dad an isla dhalan oo isu kenken ah arrintan horey ban u maqley balse ninkan si fican buu u yaqan .hadda ka hor ban maqldy inay dhaladho wadagin ee aay yihin wadaado isu tagey. Lakon gender she wa carab ban maqley ummana eko shiikhal.loobogry wa dad foolfoolxun oo abgaalka ay is dhalen . Hiraab bey la dhshen.iyo madhibanka

  • @king.celtic.wembley.harles4955
    @king.celtic.wembley.harles4955 2 ปีที่แล้ว +25

    Shiikhaal HAWIYE maaha🖐💯

    • @Yilka-r3k
      @Yilka-r3k 11 หลายเดือนก่อน +2

      Sax❤

    • @omarmohamedmoalim5182
      @omarmohamedmoalim5182 8 หลายเดือนก่อน +1

      Yaakuu sheegay adigase yaa tahay

  • @thesimgaohios
    @thesimgaohios 2 ปีที่แล้ว +9

    I’m sheeqal loboga hirab gorgorte hawiye lakin rero kalo magaca sheeqal nala wadago ba jiro lakin ana dhalasho wadagin kuwa cad cad iyo kuwa jareer ah ba nagu jiro iyo kuwa somali pure ah

    • @Maryama-idil
      @Maryama-idil 7 หลายเดือนก่อน

      Intaa hawiye hoosta gashaneesid walaalaha kula dhashe sheegato ku tilmaan 😏
      Ani shekhaal loboge ban ahay hawiyana waa isla dagnaa waana is guursane bis
      Abtirsi nagama dhexeeyo

    • @AbdiAziizFarax
      @AbdiAziizFarax 2 หลายเดือนก่อน

      DNA kwrn😂​@@Maryama-idil

    • @Maryama-idil
      @Maryama-idil หลายเดือนก่อน

      @@AbdiAziizFarax Diyaar wye 😂❤️

  • @AliAhmed-fh3sk
    @AliAhmed-fh3sk 3 ปีที่แล้ว +12

    Anaga beelweeynta reer cabdi sheekh waxaa nahay maxamed mudulood waa curadkii mudulood ka magaca dheer

    • @deqah
      @deqah 3 ปีที่แล้ว +1

      Masha Allaah curadkena Maxamed Mudulod Hiraab

    • @AliAhmed-fh3sk
      @AliAhmed-fh3sk 3 ปีที่แล้ว +1

      @@deqah haa abaayo mudulood kor Allah ka dhigo mahadsanid ❤️🙏

    • @deqah
      @deqah 3 ปีที่แล้ว

      @@AliAhmed-fh3sk Eebow Amiin Amiin yaa Allaah Allaha Xafido Mudulod Amiin Amiin Allahuma Ana Mudulod ahay Abgaal. Adamudan waa wajib Tolkey Mudulod ❤️😍❤️

  • @abdifatahmmusa9285
    @abdifatahmmusa9285 2 ปีที่แล้ว +3

    Sheekhaal iyo Hawiye waxba iskama galin dadka kala baro

    • @SamiiraMaxamudcali
      @SamiiraMaxamudcali 7 หลายเดือนก่อน

      Really inader waxba garan maayo😂

  • @qaalixuseen6543
    @qaalixuseen6543 3 ปีที่แล้ว +7

    Sax u sheeg qudub lobage gandashe waa hawiye

  • @naciimahamza9095
    @naciimahamza9095 3 ปีที่แล้ว +14

    This guy seems like his reer oo Hassan something is fishy here🥴don’t play with sheekhal like this old guy

    • @maxamudmuqtaar6299
      @maxamudmuqtaar6299 3 ปีที่แล้ว +2

      Ma ahan Waa Loobage xita adeer igu aadan yahay🙈🙈🙈 ma aqaan waxa ka qaldan! maybe waa mashruuc loso dhiibay😂😂Allahu Aclam

    • @socdaal
      @socdaal 2 ปีที่แล้ว

      @@maxamudmuqtaar6299 qoftaan qiireysan iga qabo eebow dulmiga ma naqaane 😂

    • @mohammedjibreel1498
      @mohammedjibreel1498 2 ปีที่แล้ว

      Kkkkkkkkk I see

    • @spartapride
      @spartapride ปีที่แล้ว

      Rer ow xasan shiikhal miya

    • @socdaal
      @socdaal ปีที่แล้ว

      @@spartaprideMaya.

  • @siinbasiinba8185
    @siinbasiinba8185 3 ปีที่แล้ว +9

    Lobage iyo Qudub waa hawiye. Gandershe iyo reer jasiira waa carab

  • @Glxyrblx798
    @Glxyrblx798 2 ปีที่แล้ว +9

    MàshAllah shiiqaal wa Hawiye wa
    Hiraab

  • @aydarusabubakar5052
    @aydarusabubakar5052 ปีที่แล้ว +2

    Subxaan Allah Beenaale Soo Barro Beelwaynta Sheekhaal

  • @deqah
    @deqah ปีที่แล้ว +1

    Cabdi Sheikh waa Mudulod Hiraab, lakin waxey isla degaan Shiiqal ❤

    • @koke8711
      @koke8711 ปีที่แล้ว

      Ha nagu soo dhisin anaga cabdi shiiq maxamed mudulod nahney shiqaal shaqo kuma nahni maxamed mudulood nahney rer awxasan iyo rer awsaciid sidee u geen u goney🙄

    • @ONEPIECE-js3hn
      @ONEPIECE-js3hn 11 หลายเดือนก่อน

      ​@@koke8711dadka isku dajinesin ngaa dhafa waa nacebesen

    • @koke8711
      @koke8711 11 หลายเดือนก่อน

      @@ONEPIECE-js3hn Hhh haye

  • @abdinasir685
    @abdinasir685 2 ปีที่แล้ว +5

    Thnks bro ana reer ow qudub ah intaas walalo ayaa nahay waa sax wlhi

  • @TheQuranExplainsItself
    @TheQuranExplainsItself 3 ปีที่แล้ว +9

    Ninkaan taariikhdiisa waa yaqaan

  • @mahamedhassan5103
    @mahamedhassan5103 ปีที่แล้ว +2

    dadbaad u sharaxeeysaa waxeey yihiin shiikhaal soomaaliba ku dhaqan maaha

  • @elgonza7419
    @elgonza7419 3 ปีที่แล้ว +11

    Kan Ya i geeya Caadi u dili laha😏😏 sheekhaal wa fiqiomar😏😏😏

    • @faizamohamuud9309
      @faizamohamuud9309 3 ปีที่แล้ว +1

      Wax la dilo ku banan yahay wlhi 😏

    • @elgonza7419
      @elgonza7419 3 ปีที่แล้ว +4

      @@faizamohamuud9309 anago fiqiomar na dhalay bu leeyahy aabe ee ku abtirsadan majiro xaywan dheh hawiye inte ka galna siyadad le no geyse🙃

    • @mohameda.hussein6030
      @mohameda.hussein6030 3 ปีที่แล้ว +3

      Waxaan ku weydiiyay Martiile Hiraab yaa la yiraahdaa hadii aysan sheekhaashu Hawiye eheeyn?

    • @elgonza7419
      @elgonza7419 3 ปีที่แล้ว +1

      @@mohameda.hussein6030 sxp martiile micnaha waa marti kuraasta siyaasada un ba lagu kala qaata ee sheekhaal wa fiqiumari google kaso baar asalkodana wa carab waxa dhalay fiqiomar

    • @TheQuranExplainsItself
      @TheQuranExplainsItself 3 ปีที่แล้ว

      @@elgonza7419 at Somali soo Baro kalmada ku dhamaato “LE” waa lahaasho sida taxiiLE harqaanLE martiiLE waa kan marti looyahay sida taxiiLE u yahay kan taxiga wado ama harqaanLE u yahay kan farsamada sameynaayo.
      Sxb DNA 🧬 aa kuu diidey carabtaad isku dhajineysid ee isku ilow filinkaas.

  • @Xivmixm
    @Xivmixm 3 ปีที่แล้ว +5

    My guy recited all the ancestors of Looboge… shout outs lol 😂

  • @aliadan9897
    @aliadan9897 3 ปีที่แล้ว +5

    Cabdisheekh waa mudulood o maxamed mudulood ah wlal ma aqaano sababta aa meeshaan ugu soo dartay adigoo sheekhaal ka hadlaayo.

    • @fatumaabdi9926
      @fatumaabdi9926 3 ปีที่แล้ว +1

      mudulood Abgaal maqla ma asaga cabdi shiiq shiikhal waye aamus anga kuso caan bixinano

    • @mohamedhassa4360
      @mohamedhassa4360 2 ปีที่แล้ว

      @@fatumaabdi9926 habartaa aa shiiqaal ah laangaabeey, C.sheikh abtirkiisa waa Hiraab, daamo gorgaarte, irir samaale, Mudulood, Maxamed mudulood C.sheikh.
      Wirsidaas u abtirso laangaab yahay ciilan🥶

    • @koke8711
      @koke8711 ปีที่แล้ว

      U sheeg ina adeer ilaahey Hano kaadeeyo anaga cabdishiq nahney maxamed madulood shiqal shaqo kuma nahni dad dhan nagu faano oo curad u nahney

  • @abdifatahmohamed8531
    @abdifatahmohamed8531 3 ปีที่แล้ว +4

    Abdishiikh waxay u dhasheen Maxamed Mudulood Hiraab. Waana Hormuudkii Daladda Shiikhaal. ..

    • @allow3397
      @allow3397 3 ปีที่แล้ว

      Hahahahah Hahahahah
      Warkaan waa been waana laga daba tagi doonaa insha Allah.........
      Cabdishiikh waa maxamed mudulood oo hawiye waa been iska cad

    • @mohameda.hussein6030
      @mohameda.hussein6030 3 ปีที่แล้ว +4

      Beelweynta Cabdisheekh muran kamataagno oo waa curadkii mudulood lakin xa wax maleh iyo waa leedahadahay halaga daayo marka walaalaheen martiile iyo qub iyo gandarshe waxaan isuku nahay Hiraab

    • @fatumaabdi9926
      @fatumaabdi9926 3 ปีที่แล้ว

      @@allow3397 walalo waa maxay beenta leeg sheekhal cabdi shiiq kuwa yare koofur joogay sow ma ah goormay mudulood noqdan yaab

    • @mustafe3456
      @mustafe3456 3 ปีที่แล้ว

      @@fatumaabdi9926 shikhal waa qabilka kaliya lagu warersanyahy abtirsigisa kowalpba waxbuu dhaha yab wlhi

  • @horsanhn1045
    @horsanhn1045 ปีที่แล้ว +1

    edeb lahoow sheekhaal adigoo cawaan ah beey diinta kuula yimaadeen . abtirka sheekhaal si'fiican beey u yaqaaniin . somalida iyagaan abtirkooda aqoon

  • @nasiromar7817
    @nasiromar7817 2 ปีที่แล้ว +1

    Shiikhow waxaad tahay shiikh fiican Oo Wax,badan Og
    Aaway reerkii reer bin xaniif Ee yibro ee shiikhaal dhalay maxaa ugu soodari wayday
    Shiikhaal aabahood ku soodar please
    Aaway reer bin xaniif aaway reer Ow,xassan iyo fiqishini aabahood?

  • @aliyusuf1165
    @aliyusuf1165 2 ปีที่แล้ว +1

    Cabdi sheeq waa maxamed mudulood waa curadki mudulood beenta dadka kala tag.

  • @deqah
    @deqah 3 ปีที่แล้ว +2

    Mudulod Hiraab iyo Martile Hiraab waana isku hooyo taas ogada waxana curad ah Mudulod Hiraab

    • @aadanc.qaalikh665
      @aadanc.qaalikh665 2 ปีที่แล้ว

      Martiile magacbaa mise waa naaniis??

    • @deqah
      @deqah 2 ปีที่แล้ว

      @@aadanc.qaalikh665 Waa magac mudulod na waa magac

    • @Maryama-idil
      @Maryama-idil 2 ปีที่แล้ว

      Maxamuud hiraab =Duduble
      Iyo madar kicis hiraab=Habargidir
      Intaas ba ilmo hiraab laysku yirahdaa

    • @deqah
      @deqah 2 ปีที่แล้ว

      @@Maryama-idil Yaa ah curadka Hiraab?

    • @Maryama-idil
      @Maryama-idil 2 ปีที่แล้ว +1

      @@deqah Reer Abtigay💚
      Mudulood hiraab ba Curad ah

  • @sahracr1073
    @sahracr1073 3 ปีที่แล้ว +6

    Shiikhaal waa shiiqyaal ama mashaaiq

  • @sharulove1432
    @sharulove1432 3 ปีที่แล้ว +6

    Adeer beenta naga daa qabilkayaga wax ha kasheegin dhalad caraba ayaan nahy

    • @mohameda.hussein6030
      @mohameda.hussein6030 3 ปีที่แล้ว +2

      Gandarshe ayaa carab u dhaw marka hawiyaaada wax kuu dhaama malahan tolkaa ha ka ordin.

    • @TheQuranExplainsItself
      @TheQuranExplainsItself 3 ปีที่แล้ว

      Looool DNA 🧬 soo fiiri adoonyahow

    • @akninweyn7084
      @akninweyn7084 ปีที่แล้ว

      ​@@TheQuranExplainsItselfadi is cadee shiikhaal waxee thy laguuma dirsanee boonaw

  • @mustafaibacha7611
    @mustafaibacha7611 3 ปีที่แล้ว +7

    That is totally wrong ,
    Sheekhaal is 1 tribe , linear of Fiqi Omar .
    Original of Abubakar Al Sadik ( Radia Allah Anhuu )
    Seekhaal is Sheekhall
    Sheekhaal is DIIR by Groupment
    Are you Sheekhaal first ?
    There is no sense how you explain Sheekhaal Tribe .

  • @oskamohaofficial8007
    @oskamohaofficial8007 3 ปีที่แล้ว +2

    Ninkan tariikhada kabarta shikhaaley

  • @ilhaam6927
    @ilhaam6927 3 ปีที่แล้ว +9

    Sheeqal lobadgaye iyo qudub wa hawiye wa martile hirab dame gorgorte hawiye wuxu la dashaye abgal hg wadalan silcis wacadan ujeedan mublen hilibi oo ku abtirsta gorgorte hawiye

    • @kawsarabdulahi1925
      @kawsarabdulahi1925 2 ปีที่แล้ว +1

      @@Ahlam30951 Sheekhaash waa duriyadii sayidunaa Abubakaru Sidiiq

    • @HussenMohammed-lf2pu
      @HussenMohammed-lf2pu 3 หลายเดือนก่อน

      Kuma caayi karo lkn WA qaldan tahay👎

  • @Mohamedibrahim-fi4cp
    @Mohamedibrahim-fi4cp 3 ปีที่แล้ว +4

    shiiqaal cabda sheeq waa naxamed nudolood ma ahan shiiqalaal waa niman naxamed mudilood

    • @faarx51
      @faarx51 3 ปีที่แล้ว +1

      Adiga shekhaal dhahaya hadana muduloood 😀😀😀

    • @boqorka2517
      @boqorka2517 ปีที่แล้ว +1

      Macnaha ayuu rabaa inuu ku sheegow beesha cabdi sheikh mahamud mudulood aya la dhaahaa lkn waa hawiye sidaa ayuu kawadaa lkn dadka ayaa u yaqanow sheekhaal cabdi sheekh suda waca u fahan

  • @shaafiiromeo4057
    @shaafiiromeo4057 3 ปีที่แล้ว +4

    Was hooyadaa qabiilka hanaga qaldin shiiqaal waa wll Wana ilma sheekh abadir faqi cumar Wana maxamed shamsudin abubakar sidiiq martiile hirabna wa midow

  • @mustafaibacha7611
    @mustafaibacha7611 3 ปีที่แล้ว +3

    You say :>
    I will teach you Very well ==> Sheekh Omar Al Rida Abadir . ( Karama Allah waga uu ).
    You’re not sheekhaal that why you say what ever coming to your mind.
    Sheekhaal has a linear book , and no body can say something wrong on that.

  • @mohamedhassan7514
    @mohamedhassan7514 2 ปีที่แล้ว +2

    Hoyadaa siilkeed laangaab ciilan waxba hana kala qaadin💪💯

  • @ahmednageye823
    @ahmednageye823 ปีที่แล้ว +1

    waawarbixin taariikh ah ما شاء الله

  • @abdimohamed4944
    @abdimohamed4944 3 ปีที่แล้ว +2

    Beel waynta Shiikhaal Anoo Afkooda Kuhadlaya Waxaan Dacwo Kanahay Horyaal TV Waa In Ay Raali Galin Buuxda Ka bixiso Aflagaadada Ay Baahisay Oo Lagu Jaa Ifaynaayo Beel Waynta Reer Fiqi Cumar Dameerkan Aad waraysanaysiin Dad iyo Diin Waxka yaqaano In uu diinta kabaxo ayuu Qatar ugu jiraa? SABABTOO AH ILMIHI ABUUBAR SADIIQ R.C. OO KU BATIRSADA KHAYRU KHALQILAAHI AYUU YIRI WAA SHIRKAD CARA ALLE KUGU DHACDAY? QOFKI U BAAHAN SHIIKHAAL IYO INTA AY TAHAY IYO ABTIRISIIMADOODA ANIGA HAYLA SOO XARIIRAAN? HORYAAL TV WAXAAN KA RABAA NINKAAS DULIGA AH TEELKIISA AMA CINWAANKIISA AMA MEEL LAGA HELO?

    • @oskamohaofficial8007
      @oskamohaofficial8007 3 ปีที่แล้ว

      Adigaa dameer ah fakin baa tahay

    • @oskamohaofficial8007
      @oskamohaofficial8007 3 ปีที่แล้ว

      Caro adiga haku dhacdo carab somalia xaa keenay noo sheeg

    • @mohameda.hussein6030
      @mohameda.hussein6030 3 ปีที่แล้ว

      Adiga dhahaa waxaan dacweynaa halkeed ku nooshahay sheekhaab masideey ahaan jirtay mase sida ey hada noqotay waagiihore sheekhaal hawiye daarood iyo dirba waa ey ka koobneey waxeyna ahaayeen dad diin ku midoobay lakin sheekhaasha waa la faqacumareeeyay marka adiga laftaada ayaa qaldan ee wax baro

    • @nivergiveup5829
      @nivergiveup5829 3 ปีที่แล้ว +1

      @@oskamohaofficial8007 marka adigo xun o african caqli yar ah miya carab wax ka qaadi karo doqon yahow meel joog awalba wadankaaga le wax ku aheyd car wa ka wadankaaga kaso baxe e hanjabaad dhiibo madaxa lagaaga istaaga wllhi

    • @mohamedhassa4360
      @mohamedhassa4360 2 ปีที่แล้ว

      Shiiqaal wax la yiraa oo qabiil ahi ma jiraan midowgaas diimeed waa bur buray ee laangaabow asalkaaga raadso ninkaas runtuu sheegaye

  • @siinbasiinba8185
    @siinbasiinba8185 3 ปีที่แล้ว +2

    Shiqaal gandershe waa Iran

  • @IsmaciilXaaji-e5k
    @IsmaciilXaaji-e5k 6 หลายเดือนก่อน

    Meeqaa weel oo waxkuqaatan wallaahi shiiqaalbo hadiisidaan waxkuqaatan habadalaano magaca layiraahdo shiiqal

  • @cabdisuley7469
    @cabdisuley7469 3 ปีที่แล้ว +4

    wll howsha waxa ay ku wanagsaneyn tahay isbahaysiga shiikhaal waa shiikhaal
    soomaalida waxa ay yiraahdaan dhurwaagu dhankii uu u ordo wado aya u jirta waxan ku sheegaya soomaaliya ma jiro qabiil sax ah oo la hubo aniga waxan qaba shiikhaal cidi kama aqoon wanagsana dhan waliba kolkii laga eego xaquuqda soomaaliya kaga maqan ha ku raadsato guud ahan magaca shiikhaaleed taas aya sax ah gacan bir ah haleysaga qabto ururka
    al islaax oo dr cali baashi rooraaye hogaamiyo
    iyo duqda luga dheere qabo waa Sahra sheekh Xuseen
    labadaas shaqsi aya ku ciyaary magaca iyo masabka shiikhaaleed beesha kala qubquby oo jahawareerka ku riday siyaasadda shiikhaaleed halaga saaro
    2 daas shaqsi kadib naq iyo roob aya la doogiye
    by barqad yare

    • @axmedcumarxaaji6268
      @axmedcumarxaaji6268 2 ปีที่แล้ว +1

      Wll nacas kaan waxba makala oga dacaayad buu wada beesha shiikhaal 13 wiil hal habo dhaley waxaana leysku yiraahda ilmo faq cumar

  • @ibnabdullah11
    @ibnabdullah11 2 ปีที่แล้ว +1

    Xoolahan waa Looboge. Only Loobage talk like this crap. I dont think loobage are in anyway Sheekhaal as they always claim to be martiile hiraab. Aw Hassan, Aw Qutub, Gendershe and Jazeera are definetly sheekhaal who claim to be Quraysh

  • @anzalali6313
    @anzalali6313 3 ปีที่แล้ว +1

    Nin waalan weeye inaga qudub hadaan nahay kolay abtirkeena maqarinayno hawiyana meel igama sogalo sabab aan nasabkayga uqariyo aamba jirin wixi hawiye sheegtay asagay jirta wah❤️

    • @مكتبةالاسرار-ع1ط
      @مكتبةالاسرار-ع1ط 2 ปีที่แล้ว

      Aniga oo looboga ah walhi inan yeelen in aan hawiye noqdo 😑

    • @axmed9577
      @axmed9577 2 ปีที่แล้ว +1

      @@مكتبةالاسرار-ع1ط beenta jooji aniga Abgal aan ahay xaaakeyga waa Shiikhal waliba looboge ah markaa soo doontay waxey igu dhahen waxan nahay walaalkiin martile hiraab waxan ka nahsy shiikhdl waxan kasii nahay looboge waxan kasii nahay Mahad Alle loo boge.
      Marka hadeysan Hiraab aheen why ee usheeganayan .
      Warkiina waxa u fahmay sheekada daarodka oo mar walba dhaho qabiil hebal hawiye ma aha

    • @akninweyn7084
      @akninweyn7084 ปีที่แล้ว

      ​@@axmed9577xaaskaada shiikhaal oo dhan mee matashaa ?

    • @sucadoahmed3387
      @sucadoahmed3387 ปีที่แล้ว +1

      ​@@axmed9577miya wll mcn loobage hawiye maha magacoda saxda eh wa axmad fiqi cumar Binu shamsu diin aridaa hawiye waxey kubiiren 1991 waxana sababay dagalkii hawiye io darood waxalagu yiri shiiqaley hawiye io darood mid raca madama lobage degan ahan hawiye isla dagan danta waxey biday iney hawiye racan waliba hiraab madama ey habar gidirta aad uladagan hodayashii io masuliyiinti kadan beyay waxa ka mid aha Allah unaxariiste jrl liiqliiqato siyasad unbaa kadexeyso lkn abtri ahan waxba iskama galin abtirka sacad dauud qudbaale martiile hiraab wa mid been eh waxba kama jiro

  • @mohammedahmedhasan7200
    @mohammedahmedhasan7200 3 ปีที่แล้ว +3

    hadaadan nasab lahayn, dadka nasabka leh wax haka sheegin, hadii soomaali qabiil nasab lihi jiro waa sheekhaal eh, beenaale yaa tahay eh nin waliba aabihii dhalay wuu yaqaanaa eh, yaad aabihii u sheegi

    • @amatallahbintuabdallah9900
      @amatallahbintuabdallah9900 3 ปีที่แล้ว

      Wll beesha shekhal waxan ku oga intay culimo yihin o asalkodi yahay carab ey xasan iyo xussen ku abtirsadan lkn 2021 waxan maqlay wa hawiye weliba hiraab ee maxa ka jiro??

    • @5376a
      @5376a 3 ปีที่แล้ว

      @@amatallahbintuabdallah9900 sxp wax kama jiro aniga waxaan ahay qudub marka sheekhaal wa nanees magaca saxda wa fiqi Cumar wuxuuna ku aas san yahay magaalada harar halkaasi ayuu ka ahaa Amiirka kow Waad ee harar waxa laf kamid ah sheekhaal ay abti uyihiin Hawiye waxaana ladhahaa lobage kuwaas ayaa isku dayaaya in sheekhaal Hawiye kadhigaan mana soor toweso

    • @amaniyoussef7198
      @amaniyoussef7198 3 ปีที่แล้ว

      @@5376a sheekha harar ku duugan mareexaan qaarkood buu dhalay

  • @farhanfeysal6971
    @farhanfeysal6971 5 หลายเดือนก่อน

    Sheekhal iyo hawiye waa halkeed ukala wadaa ma adigu bal waxan eeg ku le abitirsiin maaha sheeahal waa naanys ee fiqi cumar ayaa la dhihin jiray janada alaha ha geeyee awoowgayo iska aamus hadaanad wax garnayn

  • @madashawanaga6577
    @madashawanaga6577 2 ปีที่แล้ว +1

    horta mid baa hubaala in dadku isku qasamay oo waxad arkaysa qof marka laga eego dna noqonaya reer kale qof kale oo isna noqonaya reer kale oo aan ahayn kuwii isu malanayay dad badan isku qasamay baa jira lakiin sheekhaal wa carab inta aan arkay dna gooda

  • @ahmedmohamoudahmedgass8172
    @ahmedmohamoudahmedgass8172 3 ปีที่แล้ว +5

    Sheekhal cabdi sheekh waxay kasobaxen abgaal hada wa sheekhal

    • @adanomar6830
      @adanomar6830 3 ปีที่แล้ว

      Doqonta loola ma yaabo

    • @adanomar6830
      @adanomar6830 3 ปีที่แล้ว +3

      Cabdisheekh waa dad mudulood hirab ah waa curud mudulood

    • @samiralaki6917
      @samiralaki6917 2 ปีที่แล้ว

      Ya lagu layabin walalo Cabdi sheikh waa yaranki shiiqaal 😂😂😂

    • @safiyaali9794
      @safiyaali9794 2 ปีที่แล้ว

      😂😂😂

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 25 วันที่ผ่านมา

    Sheekhaali goormay hawiye noqotay

  • @axmedcumarxaaji6268
    @axmedcumarxaaji6268 2 ปีที่แล้ว +2

    Subxaana allah wll been intaa la eg maxaa kugu kelifey inaad sheegto waa runta shiiqaal waa 13 wiil oo walaalo dhashey ah waxeyna kala yihiin 1)aw qudhub fiqi cumar (2)fiqi ayuub fiqi cumur (3)sheekh axmed fiqi cumar (4) sheekh cusmaan fiqi cumar gendershe (5) sheekh cali fiqi cumar.cali xafiif (6) sheekh xasan fiqi cumar (kalweeyne)(7) sheekh abiib fiqi cumar (8) Muhumed fiqi cumar ( shiiqaal jaziira iyo guudle)(9) siciid fiqi cumar(10) abdi fiqi cumar(abdi shiikh)(11) DAA UUD fiqi cumar (12)ibraahiim fiqi cumar (13) abdi baxrudiin fiqi cumar (abdi rahmaan) Walaal intaas ayey u kala baxaan marka hana xaqirin hanaga dhigin dad aan jirin halmid waa xaqiiqo ilmo fiqi cumar hal meel wada degana mid carabta meel kamid ah ayuu degey qaar itobia degeen qaarna kenya inta kalena goboloda somalida degaan plz adigoo wax hubsan waa laga fiican yahay siqaldan wax u sheegto somalida qaar waxaa jirto dhoor qabiilo isku yimid laakin ilmo fiqi cumar waa intaas kala baro ASC WR WB

    • @mohamedhassa4360
      @mohamedhassa4360 2 ปีที่แล้ว

      Cabdi fiqigaaga was laangaab yahow ciilan c.sheikh isagaaba u dhigma sheikhasha aad sheegeyso ee google gal oo soo baar C.sheikh cidee tahay🥶

    • @sucadoahmed3387
      @sucadoahmed3387 2 ปีที่แล้ว

      C sheekh yala daha ifahansi wall🤔

    • @fatkahasani2012
      @fatkahasani2012 2 ปีที่แล้ว

      War see wax u wada saciid faqa cumar halkee ku maqashe saciid ibrahim macow (DIR)

    • @axmedcumarxaaji6268
      @axmedcumarxaaji6268 2 ปีที่แล้ว

      Soo kala baro

    • @aliadan203
      @aliadan203 ปีที่แล้ว

      Wlal waa siduu sheegay reerow saciid waa dir, cabdisheekh waa maxamed mudulood, reerow xasan waa asharaaf, loobage waa martiile hiraab.

  • @abdifatahmmusa9285
    @abdifatahmmusa9285 2 ปีที่แล้ว

    Waa beentiii ugu wayneed oo lasoo dhoob dhoobay wr shek

  • @143-k1d
    @143-k1d 3 ปีที่แล้ว +3

    Kan Beenta Qandaraas Mooku Soo Qaatay? Weligee Ma Arkin Nin Ka Indha Adag

  • @MohamedGas-r1s
    @MohamedGas-r1s 9 หลายเดือนก่อน

    GANDARSHE HAWEYE MA AH FAARIS AYAY KAYIMAADEEN WAA IIRAANIYIIN

  • @naxteexowali6175
    @naxteexowali6175 3 ปีที่แล้ว +1

    Shiikhaal waa abadir omar al ridah binu shamsi diin kuna magac dheer fiqi cumar ee umada beenta kadah balo madax wabe

  • @mohammedahmedhasan7200
    @mohammedahmedhasan7200 3 ปีที่แล้ว +3

    waa dadkii sherkhaal u khidmayn jiray, cuqdad yuu qabaa saas darteed, yuu nasabka sheekhaaleed inuu is bahaysi u sawiro ama u ekaysiiyo isku dayayaa.

    • @oskamohaofficial8007
      @oskamohaofficial8007 3 ปีที่แล้ว

      Ninkan shiikhaal ma ahan lkn waa rer faqa cumar sdidaas u fahan shiikhaal qabiil ma ahan

    • @mohammedahmedhasan7200
      @mohammedahmedhasan7200 3 ปีที่แล้ว

      @@oskamohaofficial8007 hooyadaa yaan qabiil lahayn oo adoon ahayd,
      sheekhaali waa qoreesh

    • @mohammedahmedhasan7200
      @mohammedahmedhasan7200 3 ปีที่แล้ว

      ciirtaada dhame yaa caydaada yaqaana yay soomaali horay u tidhi,
      dadka sheekhaal wax ka sheegaya oo dhan waa kuwii waysada iyo masalaha u qaadi jiray

    • @mohammedahmedhasan7200
      @mohammedahmedhasan7200 3 ปีที่แล้ว

      soomaaliduba waa adoon sheenhaaleed, wax aanu xoraynay iyo wax anagoon xoraynin naga dhuuntay labadaasay u qaybsantaa, kuwa sii hadal xumi waa kuwii dhuuntay

  • @nawaalabdifataah7329
    @nawaalabdifataah7329 2 ปีที่แล้ว +1

    Qudub nag hawiya ahay hhj

  • @hajibarreofficial6482
    @hajibarreofficial6482 ปีที่แล้ว

    Walhi bilaahi Tolaahi Eeygaan eeygu Dhalay Suufiga ah in la garaaco ayuu istaahilaa walhi Nasab ahaanteena ayuu u gafay Nacala ku dhalay Sacdi loobage xitaa wuu ceebeyay

  • @hajibossnation4864
    @hajibossnation4864 3 ปีที่แล้ว +3

    Sheeqaal waa Ex's Leelkase 💯🤣

    • @ilhaam6927
      @ilhaam6927 3 ปีที่แล้ว +1

      Lelkase wa ina mayle samaale xawadle maxamed mayle samaale bu la dashaye ha is ceeb hooyedey danado wa darood lakin asago wuxu dhalasho Ader ugu adan yahay dir iyo hawiye 🙄

    • @amaniyoussef7198
      @amaniyoussef7198 3 ปีที่แล้ว +1

      @@ilhaam6927 you wish xawaadle is leelkase tanade daarood

    • @eagle276
      @eagle276 3 ปีที่แล้ว +2

      leelkase waa xawaadle

    • @amaniyoussef7198
      @amaniyoussef7198 3 ปีที่แล้ว +1

      @@eagle276 maya saaxiib xawaadle ayaa leelkase ah hawiye ku dhex jira

    • @KhaalidKhaalid-x2o
      @KhaalidKhaalid-x2o 2 หลายเดือนก่อน

      Leelkase ma sidado kale ayaad bilaa aabo iyo nasab moodeysa xayawan leelkase wa darod qadhmuunyahow camal yeelo afkaga uraya nooga qaad reerka

  • @Waqiiq
    @Waqiiq 2 ปีที่แล้ว

    Kan beenaale Cad waye. Shiikhal waa dad wada dhashy MA aha uruuris qof dhagysan Kara majiro shiikhal waa ilmo fiqi cumar WAana 13 toban qabil isugu taga ow fiqi cumar Mana galan hawiye mana aha uruuris beenaale kidaab ah waayec❌❌❌❌❌

  • @aliadan9897
    @aliadan9897 3 ปีที่แล้ว +2

    Cabdisheekh iyo sheekhaal maxaa iska galay o aan hawiyenimo aheyn.

    • @koke8711
      @koke8711 ปีที่แล้ว

      Beel wenta cabdi shiiq maxamed mudulood sooma aheen goor mee shiqal noqden waaba dad curad madulood ah🤔

  • @mustafaibacha7611
    @mustafaibacha7611 3 ปีที่แล้ว +1

    Learn before you say.
    Do not comment something you don’t know .

  • @jayjay201023
    @jayjay201023 2 ปีที่แล้ว +1

    What about British shiiqal

    • @Afiifa-mohamed
      @Afiifa-mohamed 11 หลายเดือนก่อน

      Kkkk. Ka daranoo dibi
      Walaal Carab iyo hawiye aa la yaabneen ona isku heesanee ma British shekhaal baa lasoo shirtagtay
      Abkowgeey waa loobage 😂😂😂😂😂

  • @FarhiaismailMohamud-z4y
    @FarhiaismailMohamud-z4y 4 หลายเดือนก่อน

    Lobage hirab waye shiqal cadcad shiqal waye ow xasan kaliya dhalanin logabage qadum u aha u shaqey jiray koriyay marka ka dardarmay gerideyda ka dib ow xasan shiqal ma tihid qofka dhahdo shiqal ah waxa ku habaray INEY farac go do yiri owowe lobage marka sida dardaranki awowgod u fuliyen everything awod qaybsi bel wax lagu qeybsado waxi shiqal so hesho shiqal ow xasan la siya dowlada kasto timado so bara dowlada waxi xil shiqal hesho ow xasan la siya shiqal ow qudub itopio degan iyo lobage wa is la dhashen hirab maxamad damo gorgarte hawiye waye

  • @axmedcumarxaaji6268
    @axmedcumarxaaji6268 2 ปีที่แล้ว

    Bisinka kan been badanaa shiikhaal 13 qof walaalo ah isla dhashey waaye ilmo foq cumar leysku riyaahda

  • @Ahmedshariif87QoodhkaMudug52
    @Ahmedshariif87QoodhkaMudug52 9 หลายเดือนก่อน

    Adeer shiikhaal hawiye maaha

  • @Mohamedibrahim-fi4cp
    @Mohamedibrahim-fi4cp 3 ปีที่แล้ว +4

    war nimanyahoy yaan been laysku sheegin sheqal reer owxasan waa asharaaf shiqal ma ahan shiiqaal reer ow saciid waa dir shiiqaal cabdada sheeq waa maxamed mudolood waa curudka belaha mudulood marka shqaasha waa loobege qudub guudle bas inta kale waa magac kudhagay waxana ladhhay naa nees iyo musiibo marbey kugu dhacaan

    • @rukiaosman4192
      @rukiaosman4192 3 ปีที่แล้ว +1

      Sas waye dhashi Ali abi dalib 👑 waye ree awxasan

    • @Abdikaaf
      @Abdikaaf 3 ปีที่แล้ว +2

      Walaal aniga shiikhaal reer awxasan ah reer mahdi ah, waxaan nahay Shiikhaal dhalad ah

    • @socdaal
      @socdaal 2 ปีที่แล้ว

      @@Abdikaaf TH-cam ciyaarta ka daa 😂

    • @mohamedhassa4360
      @mohamedhassa4360 2 ปีที่แล้ว +1

      C.sheikh abtirkiisa:- waa Hiraab, daamo gorgaarte, irir samaale, Mudulood, Maxamed mudulood C.sheikh.
      Shiiqaasha ciilan yeysan nasheegan laangaabta

    • @akninweyn7084
      @akninweyn7084 ปีที่แล้ว

      ​@@mohamedhassa4360adaa ciilan boontii ku dhashay wasee

  • @LovelyDrumKit-db4qx
    @LovelyDrumKit-db4qx 6 หลายเดือนก่อน

    Beentaa weeye shiiqaal abuubakar sadiiq bay ka soo jeedaan

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht ปีที่แล้ว

    Carus abow ader umada dhanba sagal iyo sugoda iskufuqsaday sagal abgal iyo saarkooda

  • @fartunjibriilali4283
    @fartunjibriilali4283 3 ปีที่แล้ว +2

    Mashalaha

  • @ahmedibrahim2917
    @ahmedibrahim2917 3 ปีที่แล้ว +4

    Beenlow

  • @AhmedMohamed-vm7oj
    @AhmedMohamed-vm7oj 3 ปีที่แล้ว

    Ninkaan war uu isagu toosistey buu rabaa inuu dadka xaqiiqo uga dhigo... Sheekhaal aa Hawiye ah yaa maqlay ka hor markey shacabkii daarood ee soomaalida kaloo dhami koonfur ku xasuuqayeen 1991-kii ka hor. Weligood lagama maqal.

  • @mohammedahmedhasan7200
    @mohammedahmedhasan7200 3 ปีที่แล้ว +2

    udaa dadka nasabkooda, adigu waxaa tahay iyo meeshaad kasoo jeedo iska sheekee waaba hadaad is taqaanee, waayo hadaad is taqaano ood qof nasab le tahay waxaad fahmi lahay dad diin ku abtirsadaa inaynan aaba aan dhalin ku abtir san haynin ileen diinta islaamka yaaba xarrim tay eh !!!!

  • @zahraabdalla4957
    @zahraabdalla4957 2 หลายเดือนก่อน

    Seekhal waa culimo Somali odan

  • @ahmedmohamoudahmedgass8172
    @ahmedmohamoudahmedgass8172 3 ปีที่แล้ว +2

    Daadka sokala baaro qabilada sheekhal

  • @ahmedmohamoudahmedgass8172
    @ahmedmohamoudahmedgass8172 3 ปีที่แล้ว +2

    Waxa mataqaniid sheqaal wa qabil wax sobaaro

  • @Ricky-jk7wl
    @Ricky-jk7wl 2 ปีที่แล้ว

    No we are sheekhaal all one but political differences

  • @fadxaahmed5585
    @fadxaahmed5585 2 ปีที่แล้ว

    Ala sheekh wax ma garanay side baan ha shegin

  • @aabehooyo7425
    @aabehooyo7425 ปีที่แล้ว

    War haybtiisa yaa yaqaana? Mise hayba maleh?

  • @wadanidaacad
    @wadanidaacad 3 ปีที่แล้ว +1

    WARYAA BEENAALE WAXNA KAMA TAQAANIDE ORAD KHAAIN BAA TAHAY MA SIDAAS AYAAD IS LEEDAHAY WAAD KU XAQIRI KARTAA BEENAALE

  • @nuurabdihaajir8492
    @nuurabdihaajir8492 2 ปีที่แล้ว

    Hoyadaa baa hiraab ah

  • @calaawi81
    @calaawi81 8 หลายเดือนก่อน

    been badanaa kan shekhaal gandarshe mahan hawiye anigaa ah shekhaal waxa aad shegoso mahan wax jira shekhal gan dalrshe asal keedu waa yaman ee benta nagadaa

  • @yasmin-zh2zn
    @yasmin-zh2zn 2 ปีที่แล้ว +1

    Sheekhaal Gendershe Maa hawiye Ah😂😂, allah odaygu wuu isku dhax dadarsamay. Sheekhal Gendershe,AwQutub,Loobage,Gudle,Cali Cafiif, Abiib waxay si saxan ku abtirsadaan Fiqi Cumar Al Rida (Aw Abadir) oo asaguna ku abtirsada Abu Bakr Al Siddique (RA). Asalkooda waa carab. Beenta naga daaya.

  • @raxmomaxamedxusen4657
    @raxmomaxamedxusen4657 3 ปีที่แล้ว

    waalhi aniga layabay markan maqlay shikhal wa hawiye

    • @amatallahbintuabdallah9900
      @amatallahbintuabdallah9900 3 ปีที่แล้ว

      Me too

    • @khadarmohamed4359
      @khadarmohamed4359 3 ปีที่แล้ว

      Shikhaaal asalkeda wa carab quresh hawiye ma aha

    • @amatallahbintuabdallah9900
      @amatallahbintuabdallah9900 3 ปีที่แล้ว

      @@khadarmohamed4359 marka maxay ushegtan inay hawiye yihin sidebu qof qabiil u ahayn ugu abtirsan kara?

    • @khadarmohamed4359
      @khadarmohamed4359 3 ปีที่แล้ว +1

      @@amatallahbintuabdallah9900 wllo wa iska siyaasad ba ka gashay aniga shikhaaal ah hawiye ma ihi Nabi Muhamed ku Qabiil ahay qureesh

    • @amatallahbintuabdallah9900
      @amatallahbintuabdallah9900 3 ปีที่แล้ว

      @@khadarmohamed4359 scw scw scw mashallah aniga gabar gugundhabe hawiye ayaad iga sharaf badan tahay madama subanehena isku abtirsin tihin lkn siyaasada waxa ka weyne asalka iyo isirka

  • @ahmedsiyad9345
    @ahmedsiyad9345 2 ปีที่แล้ว +1

    Anigu dad aan ku arkay gendershe soomaali uma ekayn ee waxay iila ekaayeen jareer ama dadka ay iska dhaleen barawaaniga &adoontu(xasan&xuseenoow allaha idinka raali noqdo)

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 3 ปีที่แล้ว +1

    Qofkii aadkubadbaadaysid baalasheegtaa haddaadan isbadbaadinkarin

  • @مكتبةالاسرار-ع1ط
    @مكتبةالاسرار-ع1ط 2 ปีที่แล้ว

    War adeero aniga looboge baan ahay howiyana ma amiyo dir baan xigaa

  • @abdiaziizabdiaziiz6868
    @abdiaziizabdiaziiz6868 3 ปีที่แล้ว +8

    Shiikhaal looboge hawiye hiraab gorgate

  • @mohahasan1395
    @mohahasan1395 3 ปีที่แล้ว +3

    Xoola waaye waa qof aan aqonin dadka somali marka waa iska hadlaa

  • @Adoonalle12
    @Adoonalle12 6 หลายเดือนก่อน

    Macamed cagane cagane loobage faqa cumar qudbale daaud maxamed cimaateen murtile hiraab daame gorgate hawiye irir samaale

  • @musemohamed4508
    @musemohamed4508 3 ปีที่แล้ว

    Waraa. Adi. Maxaa. Kugu. Waxay Beenta. Intaan. La. Eg Bismillahiye

  • @hajibarreofficial6482
    @hajibarreofficial6482 ปีที่แล้ว

    War xeeywaanka Waa beentiis

  • @hagimohamoud6653
    @hagimohamoud6653 2 ปีที่แล้ว

    Gendershe waa dad la yaqaano oo ka weyn looboge.
    Tuug beenlow eh aa tahay. Mudulood & Hiraab waa dad aa walaalo nahay. Ee adiga Cidaada raadso.
    Abgaal yuu ku dilin ee is ilaali.

  • @qadarcali4617
    @qadarcali4617 3 ปีที่แล้ว +1

    Been badana shiqal mataqnid tariqdisa

  • @madashawanaga6577
    @madashawanaga6577 2 ปีที่แล้ว

    hadalka intaa joojiso soo uruuri ooo dna ka qaad dhamantood qabiil kasta ka soo jeeeda 10 ka soo qaad waayo waxa yaab leh sheekhaal maxaa meel walaba geyey haday isku qolo wada yihin aniga waxna ogahay beelo badan oo ka mid ahayn reeraha ay sheegtan markan arkay haplogroup koa abahood halku ka soo jeedo somalida wa isku wada qasan yihin qaar badan walee

  • @abdulkadirfarah7755
    @abdulkadirfarah7755 3 ปีที่แล้ว +1

    caadi ma ahan runtii

  • @MohamedSaid-gw9if
    @MohamedSaid-gw9if 2 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂 wax kasta haawya 😂😂😂

  • @hudo5452
    @hudo5452 ปีที่แล้ว

    Caraba nahy na daa😂Fiqcumar isku nahy hana kala sarin

  • @waaceyni3103
    @waaceyni3103 3 ปีที่แล้ว +3

    KAN QANIIS MIYAA?
    SHIIQAAL ARE BANAADIRI
    HE KNOWS THE TRUTH BUT HE IS LYING

  • @amminnammiin5177
    @amminnammiin5177 2 ปีที่แล้ว

    Benale shekhaal wa mid waxd shegyso ciil ba kahayo wajigag kamuqata niyow

  • @hassuliyakale1514
    @hassuliyakale1514 3 ปีที่แล้ว +1

    Ar beenbadanaa shiiqaal waa hal. micno masameenoso dad San isku meel dagneen in gees IYO gees Dagan kuwo oromo jiri IYO aritrea marka sxb mecno masameenoso waxaba sheegesit sorry

    • @bashiircabdulqaadir7059
      @bashiircabdulqaadir7059 3 ปีที่แล้ว

      magac waa urur diimeed shiiqaal
      oo ka koban qabaa ilo badan
      kuwa kunagaaday iyo kuwa labaxay
      4 kamid waa hiraab

    • @hassuliyakale1514
      @hassuliyakale1514 3 ปีที่แล้ว

      @@bashiircabdulqaadir7059 yaku sheegay sxb martiile waa qof u so martiyaay 91 aa lasameyaay odaga shiiqaaled ilmahisa Deen we fafinayeen qabiilkastana wee ka arooseen 4.5. Markii aat lasameyaay aa lakala qarabdontay Lakin shiiqaal waa halqabiil oo Ila Ethiopia Oromo shiiqaal aa Jiro marka sxb taas waa rayigaga

    • @bashiircabdulqaadir7059
      @bashiircabdulqaadir7059 3 ปีที่แล้ว

      @@hassuliyakale1514 een 4 hiraab
      kalabaro marks hore magactaduna wey isbedelaan maxamud hiraab waa yraanki
      curadkuna mudolood hiraab madarkicis hiraab Martiile hiraab
      marka waxaa is a delay 3 magac oo ah
      mudolood ex mandale madarkicis ex madare martiile ex martali