Maxay yihiin 9 ka Ilmo Samaale

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ก.ย. 2024
  • Maxay yihiin 9 ka Ilmo Samaale

ความคิดเห็น • 14

  • @ANELKA4288
    @ANELKA4288 6 หลายเดือนก่อน +2

    Gurre Samaale
    Gariire Samaale
    Mayle samaale
    Maqaare samaale
    Yaabur samaale
    Xamarre samaale
    Xariire samaale
    Gardheere samaale
    Irir samaale

  • @adanmaxamed3232
    @adanmaxamed3232 4 หลายเดือนก่อน +1

    yaawur samaale♥️🩸hupeer cali🦁

  • @abdalaabdi8027
    @abdalaabdi8027 9 วันที่ผ่านมา

    Wax kajiro malaha ilmo samaale waa afar

  • @adenjailanibashir9228
    @adenjailanibashir9228 หลายเดือนก่อน

    yabuur samaale wuxuu dhalay cali. cali wuxuu dhalay 2 wiil oo kala ah hubeer cali iyo dawle cali odayga buuga haku laabto wax badan ayaa qaldan waaa iga talo waa hubeer cali yabuur samaale iyo dawle cali yabuur samaale

    • @user-yk4hu7pe7f
      @user-yk4hu7pe7f หลายเดือนก่อน

      Dawle cali yaabuur samale waa jira

  • @InamacallinCali
    @InamacallinCali 7 หลายเดือนก่อน +1

    Aqoonyahanka Hal mid been ayaa ka hoos baxday.
    Maqarre samaale waxaa ka soo farcamay ciroole iyo Dabarre.
    Ee Dabarre oo keliya ma ahan

  • @AA-uf3bl
    @AA-uf3bl 6 หลายเดือนก่อน +1

    Wax samaale la yiraahdaa maba jiraan, ee waa khuraafaad kuwo dhoodhoobeen, kuwa kaloo aqoontoodu ay aad u hooseysana ku celceliyeen.

    • @dulmidiiddhagaweeyne7537
      @dulmidiiddhagaweeyne7537 6 หลายเดือนก่อน +3

      War hadalkaada Alle uga baq malaayiin muslimiin soomaali ah nasabkooda ha durin , adoon waxba u dhimi karin. Samaale Hiil Maxamed Abroone waa oday aay 80% dadka Soomaaliyeed aay kasoo jeedaan.

  • @sayidjaamac1724
    @sayidjaamac1724 6 หลายเดือนก่อน

    Dad waayey aabe dhalay waa kuwan sifiican u dhegaysta gargaarte wuxuu dhalay max,ed gargaarte oo midgaan loo yaqaan max,ud gargaarte oo hawey ama hawiye loo yaqqn samaale mayibir gargaarte dhalaa sheeg bal

  • @MustafKarama-mr1ss
    @MustafKarama-mr1ss 6 หลายเดือนก่อน

    Dir

  • @cabdishakurjeckzon8389
    @cabdishakurjeckzon8389 ปีที่แล้ว

    Booga magacii

    • @lt7fu-892
      @lt7fu-892  ปีที่แล้ว +1

      Keydka Taariikhda Soomaaliya

  • @HanadCumar-ui1ec
    @HanadCumar-ui1ec หลายเดือนก่อน

    buuga uu hayo magacis ?

    • @lt7fu-892
      @lt7fu-892  หลายเดือนก่อน

      Keydka Taariikhda Soomaaliya