Xate hadeysan noqon waxba dowlada uma dhibeyso o dhulki ey hada kasoo baxeenba ciidama kale ayaa joogo midaas ogaw e school iska aad o wax baro waayo qofku marko dowladnimo waxba aqoon wa iska sidaas
@@shaficimohamedomar-d6b duca Lee u baahan tahay waayo qofku marku u hadlo sida qof dhimirka laga haayo wax kaliya o lagu caawi karo waa duco e ilaahey haku caafiyo bro insha Allah
@ anaa xamar ka imaday, puntland ka shekeyne ma fahmin. Wad ogtahay qaabdarada madaxweynaha uu kala garan yhy qabiil iyo qaran. cadaalad darada udheer. Runta wa xanun waa ogahay in reer koonfur hada nahay runta ma dhibto
walal qabilada Qaar ba laga ilaliya in ciidan lo qoro uu hub gacantoda galo, rerkan cidanka wilkoda Xasana ugu hiliyay, qabilka tos Dowlad u hubaysay wa xawadle
War xawaadlow sidaan dowlad laguma noqdo e sidaan wax u dhaama xassan sheikh cid idin kaga sukeyso malahan o gabadhiini aya dhashay wiilasha dhintana asagu ma dilin odawaana ma dilin e sidaan wax isku dhaama
Odawa wa masuul daacad ah.. marka gudumiye hanoqon dooli tuuladiisa atoore ka ah ee noqo shaqsi qarankiisa daacad u ah.
Naga amuus Nuur dheree war wax kama ogiide ninkii masaakiinta tulada ijii kagubayay sow adiga meheeyn ninkii dhiibatada degmada celbaraf kadhacday aas aska u ahaa sow adiga maha nin zun batahay umada ilahay allaha kawabto
war dhulkiina jooga oo ilaashada hooy ha noqonina waa qiyaano tani hadii laaydin celiyo walee
Xate hadeysan noqon waxba dowlada uma dhibeyso o dhulki ey hada kasoo baxeenba ciidama kale ayaa joogo midaas ogaw e school iska aad o wax baro waayo qofku marko dowladnimo waxba aqoon wa iska sidaas
dhulkaafa difaaco habkahaaga gondhobka lagu wasayo difaac diciif yohow
@@shaficimohamedomar-d6b duca Lee u baahan tahay waayo qofku marku u hadlo sida qof dhimirka laga haayo wax kaliya o lagu caawi karo waa duco e ilaahey haku caafiyo bro insha Allah
@MohamedAli-rt2lw run baan kahadlay adeer dawlad majirto ee nin kastaa gurigiisa hadifaacdo
@@shaficimohamedomar-d6b haye duca qabow hadoo garaadkagu intaas la ek yahay wax aan ku dhaho maqaan e adi midi kula wacan ku soco
Odowaa cid eed ka qabto majirto abti nuur adigaa eed laguu qabaa waxaan kuu shacabki iji oo aad maalin cad guryahoodi gubtay adi cadaalada isgeey
Nuur Dheere Waa Nin Qeeb Afhayeen U ah Hirshabeele , Laakin Waa Nin Dhiigleh .
Ee Aan Tashano Wiilasha Yaanan Nalaga Laynin.
Guuleyso my heart ❤️
Isbaaro dhigta waa shaqadeena
Nin raga isbaaro dhigtee adinku gabdhaha kufsada guryahana iska guba gun yahay
dowlad ma jirto ee ilmahiina haysto
Lkn punland nabad la jeceshahay xamarna in lagu kalatago😂 ku fahansanahay iyaaa
@ anaa xamar ka imaday, puntland ka shekeyne ma fahmin. Wad ogtahay qaabdarada madaxweynaha uu kala garan yhy qabiil iyo qaran. cadaalad darada udheer. Runta wa xanun waa ogahay in reer koonfur hada nahay runta ma dhibto
Waa ilmo yaryar oo qaranimo waxba kagaraneyn meeshi laga rabe iney kawarsugaan inta lagasoo qabanayan cadowgi laaye cidanki sharafta badna ee qaranka blse qabyaalad ayey doorteen
Waxaad Tahay Nin Been Iskusheeegaayo. Intaan Sabarnay CID Sabartay Maleh !
TALO TALO TALO soojeedin ahvwaxaan oranlahaa Ciidanka gadooday 10 maalmood waa inay casuumaad kujiraan,1 bil oo fasax ah halasiiyo lacagtoodana haloo diro kaddib bacdi qancis hasoo laabteen.
Saraakiil malaha xawaadle
Kkkkk ciidanka xooga dalka kulahaa oo wuxu masaanay u wada qaaqaawan yihiin balo ku dagtay.
one love somali
War reer hiiran state meshan dowlad kama jirto a dhulkina ilashada walalayal
Waa mudan yahay sharaf iyo billad bad baadin naf
Dowlad ma jirtee xafadahiina iska jooga
Af Abgaal Hakuhadlin Bro , Wiilasheena Ilaa Kismaayo Ayeey Kudhamaanayaan War Degaankiina Jooga Oo Kudhinta.
Xawaadle Waa Dad Lagushaqeysto , Dalkaan 4.5 Ayaaa Lagu xukumaa. Ee Hadaad Wax qabsanweydeen , Naftiina Badbaadsada. Intaas Allaha Idingarsiiyo. Beerihiina Fasha .
walal qabilada Qaar ba laga ilaliya in ciidan lo qoro uu hub gacantoda galo, rerkan cidanka wilkoda Xasana ugu hiliyay, qabilka tos Dowlad u hubaysay wa xawadle
Wiilasha xawadle barashaa kaaga dhiman bro xawaadle laguma shaqeeystee e xureynta dalka ayey nambar kow ka galeón adiga yaa tahay
@
Wax Dal Ladhaho Majiro , Cadaaladna Somalia Waakafogaatay, Waxa Keliya Ee Aad Waxkuhelikartid, Waa Inaad Degaankaada Dhisato, Maalgeshato, Beerahaada Falato, Biyaahaada Nadiifsato, Maamul Canshuurta Qaada Usameysato, Kadibna Federalka Wixii Kaaga Aadan Aad Qeebtaada Libaaxa Kaqaadatid. Xaduudadaada Argagixisada Iyo Kuwa Dadkaada Laaaynaya Ka ilaashato, beritoolana Marka Shidaal Laga Qodo Wadanka Sida Galmudug iyo Meelaha Kale Aad Percentage Kaqaadatid Si Degaankaaga ugu dhisitid, Laakin Intaasba Waad Kuduudsantahay Maanta. Afar Caloosho Ushaqeystayaal ah Ayaa Xaabo Kaadhigtay , Dadkaada Waakala
qeebsanyihiin, Lagasoobilaabo Gumeysigii ilaa Maanta Goboladii Ugu Weynaa Wadanka ayaad Katirsaneyd Maantana Joohar Ayaad Kusaamitahay, Isma Taakuleysaan, Idinkaa Kalacararayo, Horgalo Ubadantihiin, Waxwalbo iyo Siwalbo Aad Xoog uuleedihiin Maalqabeenkiina ,, Ganacsatadiina Iyo Siyaasiyiintiina Dadkooda Wax Uma Ogola, Siismada Dhib ku ah, Meelokale Iyo Dadkalee Daba Ordaan. Warwaxnoqda Maa Ceeb Iyo Aflagaaado idinku ah? Qabiilkeyga inaan Kuusheego Waxmicno ah kuumayeeleyso Ee Fadhiga Kakaca , Xaafadiina Ayeey Dhiiqadu Dhextaalaaaye !
@
Waankufaraxsanahay In Dalka Laxoreeeyo, uu Nabad Noqdo laakin Umasameysno Sidaad Wax Umaleyneyso, Ee Hadiiba Dhiigaadu Dhulka Kudhamaanaayo Soo Xaq Umalihid inaad Saamigaada Heshid? Mise Sidii Cali Jeete uu Uyiri, Arey Labada Calool Aan Idiin Buu xinaa Bas, Caloosha Qoriga iyo Calooshaada? Intaas Ayaa Mag Kuu ah ? Almiino Ragga Xawaadle Hadey Sidaas Kuqanacsanyihiin , 5000 oo Rag Haddii Lahelikaro, oo Ruushka Udagaalamo,
Kiiiba 30,000 Dollor iyo Passapor Lasiinaayo Familkiisana Ilaa 150,000 Lasiinaayo oo Mag ah Hormaris ah anigaa Uhaayo , Wadan Afrika ahna Waalaga Dhoofinayaaye Soodiyaari.
30,000+150,000=180,000 *5000 oo Rag ah = waa 9e8 Ama 900,000,000 Sagaal Boqol oo Milyan Dollor .
Aduunkoow Dhan Baa Maanta Waxaa Kajira Calooshooda Ushaqeystayaal Ceeb Ma-ahan, Siyaabokale Ayaa Badan oo Lagushaqeysto intii Aad Rag Facaa ah Kuugu Shaqeeysanlahaayeen!
@
Gaadineceb lo'doone
Midigsame Xawaadle !
🙌🙌🙌❤❤❤❤❤Ilaahow Il iyo af kaa haay Odawaaa waa halyeey geesi wana masuul daacad ah guuleyso odawa yusuf raaage❤️❤️❤️❤️❤️💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻
😂😂😂😂
Ciise ratigaa xoow ahaay yaabnee
Waa jufa Ka baxda harti abgaal oo ee xawadle xudud leeyihin waxa Ka dhashay General Odawa
Dhalinyarada runtii waa maskiin,korkooda lagu qarabana oo lacag iyo mashruuc laga dhigty,4 qof ayaa 1000 qof baqtinee,ninkaas uwaramaayo beri asoo daneesty wa arkesiin, askartan inta qabiil ah meel loogesty wax qaran mesha jiro,familksto hadoo malinto xanaaqo iska sobaxo maxaa mesha yaalo,xeerka cidanka kama mid ahn in askar iska sobaxdo amar la aan
Hubkiina heeysta markaad safar soo aadeeysaane soo qaata ama bistoolado soo qaata markale yaan leedin gaadin
dagaalki argagixisad ma lagula jiray ma la fur furry ileyn qabiiladi iyaga is laynaye
War xawaadlow sidaan dowlad laguma noqdo e sidaan wax u dhaama xassan sheikh cid idin kaga sukeyso malahan o gabadhiini aya dhashay wiilasha dhintana asagu ma dilin odawaana ma dilin e sidaan wax isku dhaama
SaaS waaye hadalwanaagsan
ninkan asaga ah dagal oge o ah shabab o u shaqeya shabab nabad wax kama oga hadana waxu u so istagay dhola tus awal asaga hala dilo wasaqa
Ninweeyn oomasuul isku sheegaayo sidaan umahadlo hadalada kutiri kuteenkaana iskadaa hadii dhaliil uuleeyahay odowaa maxaad ueedaynweeysay dhacdadaan kahor iska daa laab lakaca iyo erayada aan asluubeeysneeyn oo aad meediyaha la imaaneeyso adi marka laguu soocabanaayo mawasiirkii gaashaandhiga ayaad tahay ciidanka cidaadaa ooaad udoodeeyso qafaal miyaa lagu geeyay ciidanimada 6:34 ciidanka qaranka kadaa marinhabaabinta askariga dhabtaahi waa kan ilaaliyo decipilinka ciidanka waana inuu kalasaaraa qaranimada iyo qabiilka adigana been hausheegin dhalinyaradaan shaqadoodana haseejinin ileen waxba umaqabankartida
Waxadka hoosho wax heygasiin banooniga dhulka dhiig walagu weydiina adiiga iyo ciida kuso dhiibtay aflagada madaxeed insha allah
Axmad madoobe mala so xiray
Kooleeste ayaa ta hay