Subxanallah gabadhan meydkeda marka familygeda usoo dhawadanba wuu qeylinaya Sababta kaliftay...

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 47

  • @muktaryahye1189
    @muktaryahye1189 3 ปีที่แล้ว +3

    AllAAH. Ha. Noo. Gargaaro. Ibnu. Adan. Noo. Ma. Baahiyo. Jizakalllhu. Kheyr

  • @fadumowarsame2030
    @fadumowarsame2030 3 ปีที่แล้ว +1

    Jawahir xusein wan ku salaamay wadanka aadjogto wanjecllahy walli talefonkaga ma arag

  • @seynabmohamed4298
    @seynabmohamed4298 3 ปีที่แล้ว +2

    masha alah hambalyo xabiiti

  • @zahraabdi8772
    @zahraabdi8772 3 ปีที่แล้ว +3

    Mabruuki xaabibty.. guri kheir qabo Allah sw hakagadigo...Allahumma Amiin

  • @safiaahmed2492
    @safiaahmed2492 3 ปีที่แล้ว +2

    Waa runtaa jawaahir maansha allaah dadka markaa caafimaad qabtaa lagu rabaa

  • @sahroali2647
    @sahroali2647 3 ปีที่แล้ว +3

    Guri khayr leh allha kaaga dhigo

  • @khaderjama2633
    @khaderjama2633 3 ปีที่แล้ว +3

    Mashaa Allaah , waan kusoo dhawaynaynaa.😁

  • @idilahmed4718
    @idilahmed4718 3 ปีที่แล้ว +5

    Masha allah Allah ku hafido huno

  • @Najuumfantastic
    @Najuumfantastic 3 ปีที่แล้ว +3

    Jawahir xbbty aad aya ku salamaya gutigada cusub ilahay hakaga dhigo guri kheer amiin hormar wacan aya ku rajenaya 🥰

  • @saidawil7852
    @saidawil7852 3 ปีที่แล้ว +1

    asc masha allah wllo jazaki allah khayr waa qiso cibro iyo waano leh subxana allah waa u xiisay videogagi mar hadii si nabad ah eebe kugu dhameyey hawlihi waa alxamdulila sida alle ku aburayna wllo waad ku qurux badan tahay xaya ki allah wllo mahadsanid wakhtiga iyo qisooyinka wanagsan ee aad no soo deysid

  • @fatumabarre1610
    @fatumabarre1610 3 ปีที่แล้ว +2

    Maasha’alaah, maasha’alaah,maasha’alaah xafidaka laah qaaliyee.Aamin yaa rabi ducadada habaryer

  • @sahrasaalim1740
    @sahrasaalim1740 3 ปีที่แล้ว +2

    Allaah tardis ba ku jclhy abyo alle hagu xafido barakalaah msha allaah

  • @xafsocumar8893
    @xafsocumar8893 3 ปีที่แล้ว +2

    Mashaa allah abayo wankuxiisay ducadaada wanjeclahay allaha kuxafido

  • @waanjeclahayallaah4895
    @waanjeclahayallaah4895 3 ปีที่แล้ว +1

    Jazakalah ukhti alle adnah amurahada haa ku fududeyo ani xita guris ban rabah iso ducey

  • @suadfarole5136
    @suadfarole5136 3 ปีที่แล้ว +2

    Gurigaga Janatul Firdowsa Alaha kaga dhigo walashay

  • @mankamohamed3024
    @mankamohamed3024 3 ปีที่แล้ว +2

    Hamalyo guri qayr allaha kaaga dhigo

  • @fatumaali581
    @fatumaali581 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @nasroabdullahi6997
    @nasroabdullahi6997 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa allaah xabiibtii illaahay qayr badan haku siiyo hawshana allaha kuu fududeeyo ducooyinkana hanoo aqbalo

  • @aminayusuf960
    @aminayusuf960 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashaallah greetings from nairobi

  • @adontiiallaaahali1420
    @adontiiallaaahali1420 3 ปีที่แล้ว +1

    اللهم امين يارب العالمين

  • @fardousadirir2390
    @fardousadirir2390 3 ปีที่แล้ว +1

    Subxanlaah

  • @foosiya7899
    @foosiya7899 3 ปีที่แล้ว

    asc maamo khayrbadab ayaan kuu rajanayaa wax badan ayaad noo faa iidaysay jazaakilaahu khayraa

  • @adontiiallaaahali1420
    @adontiiallaaahali1420 3 ปีที่แล้ว +1

    ماشاء الله تبارك الله اختي الله يسعدك

  • @rahmamaxamed6618
    @rahmamaxamed6618 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah guurigaaga Allah habarakeeyo💖💖💖💖💖💖

  • @amish9601
    @amish9601 3 ปีที่แล้ว +1

    Alahu akbar

  • @ceeblaabdi8013
    @ceeblaabdi8013 3 ปีที่แล้ว

    JazakaAllh qeyr walsha

  • @umsead8250
    @umsead8250 3 ปีที่แล้ว

    ماشاءالله تبارك الله يحفظك الله

  • @nihaalmoha1902
    @nihaalmoha1902 3 ปีที่แล้ว +1

    jawaahirey baabuurta qeyladoda aaba ka reysanyeynaaa😊😊 jawi dagan

  • @adontiiallaaahali1420
    @adontiiallaaahali1420 3 ปีที่แล้ว +1

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته

  • @nurtomohamedyarow3961
    @nurtomohamedyarow3961 ปีที่แล้ว

    Masha Allah❤❤

  • @sihaamofficial7845
    @sihaamofficial7845 3 ปีที่แล้ว +5

    Abaayo jawahir waan ku salaamay sthy family kwrn dhamaan abaayo
    Waxaan ahay gabar wlsha ah misane qalbiga ka gubanayso plz asxaabtada duco ii weydii waxaa iga dhintay ruuxii aan jecla misane I guursan lahaa abaayo iigu soo duceeya gacan ka xaq daran baa iga dishay plz abaayo qalbigeyga wuu gubanaya ilaahey ducadiina ha ii aqbalo ma dhinte waa ilaahey yaa rabbi qalbiga ii qabooji 😥😥😥😥😥😥😥

    • @safiaahmed2492
      @safiaahmed2492 3 ปีที่แล้ว +2

      Abaayo sihaam qalbiga allaha kuu qaboojiyo badalkiis allaha ku siiyo amen yaarabi saliga nebiga afku hay mar walbo abaayo scw scw

    • @nasteexomohamed234
      @nasteexomohamed234 3 ปีที่แล้ว

      Abaayo ilaahay hakuu dhib yareeyo wlhi waan ku dareemi karaa ma dhinte waa ilaahay samir iyo iiman mcnto

    • @sihaamofficial7845
      @sihaamofficial7845 3 ปีที่แล้ว

      @@safiaahmed2492 Amen yaa rabbi abaayo scw scw scw 😭ilaahey raali hakaa noqdo

  • @ahmedgaboow7309
    @ahmedgaboow7309 3 ปีที่แล้ว +2

    Asc iisoo duceeya in allaah i caafiyo allaah dartiis markasto dukataan

    • @aminaabdi9297
      @aminaabdi9297 3 ปีที่แล้ว

      Allah.hakucafiyo.asaga.cafimad.hayaye.walal

    • @ahmedgaboow7309
      @ahmedgaboow7309 3 ปีที่แล้ว +1

      @@aminaabdi9297 jzk markasto iisoo Duceey dukato allaah dartiis

  • @amalali833
    @amalali833 3 ปีที่แล้ว +2

    Mansha'aalah abaayo ❤❤

  • @maynunaali4673
    @maynunaali4673 5 หลายเดือนก่อน

    Amin yaa allah ❤❤❤❤❤

  • @boqoradainafarax4382
    @boqoradainafarax4382 ปีที่แล้ว

    😭😭😭😭xasbunallah🥺

  • @musaafirah999
    @musaafirah999 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah abayo

  • @fadumomude6457
    @fadumomude6457 3 ปีที่แล้ว

    Asc abayo jawahir geyada mado aya u egrahy

  • @gigi89gigi17
    @gigi89gigi17 3 ปีที่แล้ว

    😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @macaanichannel6740
    @macaanichannel6740 3 ปีที่แล้ว +1

    Keep going