Heesta Marwo Codki Xasan Gacan HD

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 451

  • @mustafaaden736
    @mustafaaden736 11 หลายเดือนก่อน +9

    Most underrated fanaan. Xasan waxa uu ka mid yahay fannaaiinta ugu codka wanaagsan Soomaalida, nasiibkiisa muu helin heeso badan oo uu ku luuqeeyo.
    Dhanka qofnimadana, Xasan waxa uu leeyahay dadnimo iyo qodnimo aan cidna la wadaagin. Noolow Xasan.

  • @abdulhakemaditya325
    @abdulhakemaditya325 3 ปีที่แล้ว +61

    This song touching my Heart 😭
    December 2020/20 War Hada iga dabeso Like hayla dhaafin
    Haka Baqan Gacmha madhan Tii ilahayba maqane Amazing song 🌍❤

  • @aidarusyusuf138
    @aidarusyusuf138 ปีที่แล้ว +9

    Still listening 🎶 2023 .... 1995 ayaan bartay xasan gacan oo waagaas jaad leh ahaa hargaysa , aniga oo dugsiga dhexe dhigta stander 5 ahaa , xaafada goljano markaan ka imaado ayaan sii hor mari jiray , waa fanaan ehlu diin ah wanagsan , markii danbe waanu is baranay

    • @CarabShiikh
      @CarabShiikh ปีที่แล้ว

      hada ma hargaysuu joogaa fankase miyuu kabaxay

  • @amyann2180
    @amyann2180 4 ปีที่แล้ว +44

    Chilling with da song while cooking just for me just finished my studying. Viva Somaliland 😘

    • @jamaabdi
      @jamaabdi 3 ปีที่แล้ว +2

      still in this year r you chilling or😁😂

    • @idrisali8533
      @idrisali8533 3 ปีที่แล้ว

      MashaAllah my students

    • @farhiyoabdiahmed5134
      @farhiyoabdiahmed5134 2 ปีที่แล้ว +1

      @@jamaabdi 🤩🤩🤩🤩😍😍😍😍😍🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🤑🤑🤑🤑🤑😋😋😍😍😇😇😇😉😉😉😉

  • @alihassa2295
    @alihassa2295 5 ปีที่แล้ว +57

    1995 aragiisa barashadiisa magaciisa iyo maqalkiisa iigu horaysay isaga oo markaa qaadle ah isaga iyo maxamed bursi anaga oo markaa dagan xaafada xawadle dagan iyuu kaban aad u macaan tumanjireen isaga iyo inamo adeeraday ah oo markaa fasax kaga yimid Qadar Doha from that day ilaa imika aad ayaanu isku naqaana waa nin mutakar ah ehlu diin ah fankana aad u xiiseya hibana u leh

    • @maxamed7258
      @maxamed7258 3 ปีที่แล้ว +3

      Anaa kaaga marqati ah

    • @cabdiraxman6731
      @cabdiraxman6731 3 ปีที่แล้ว

      Ali hassa sxb wa qalad ina xafad ugu magac dartan qabiilkega magaciisa xawadle hada ka badala pls

    • @alihassa2295
      @alihassa2295 3 ปีที่แล้ว +1

      @@cabdiraxman6731 wll looguma magacdarin xaafadaas magaca reerkiina laakiin waxa la odhan jiray nin magaciis ayay ahayd oo ah ninkii aasasay xaafadan aya la odhan jiray xawaadle oo dagana degankan oo madhan 1930 oo ganacsande wayn oo caan ka aha geyigan somaliland iyo somali galbeed

    • @digaalerooble4296
      @digaalerooble4296 2 ปีที่แล้ว

      @@alihassa2295 Xawaad af soomaali ahaan waa Xoolo badan,
      marba hadii ninkaas uu ahaa ganacsade , la yaab ma leh in magacaas loogu yeeray {qof xoolo badan leh}

  • @saynab88
    @saynab88 5 ปีที่แล้ว +30

    My ex love baa heestan ii barey....aduunyo waa saas...qof aad is lahayd noloshada dhan weye hdana aadan ogayn meeley ku sugan yihin 💔

  • @Zaynab_033
    @Zaynab_033 5 หลายเดือนก่อน +2

    Meher yaanu kuugu dhicin🥺🔥 Qalbi hadlaa qoray walee intaa

  • @ahmedakhyaar5701
    @ahmedakhyaar5701 5 ปีที่แล้ว +27

    Ereyadii cabdi iidaan faarax Alle ha u naxariistee

  • @hamzeseid9888
    @hamzeseid9888 ปีที่แล้ว +7

    I was looking for another song and got stumbled upon this amazing song tht I totally forgot about it in a while
    May 2023 still going❤️

  • @alifyare3218
    @alifyare3218 4 ปีที่แล้ว +5

    Heeskan micno weyn ayee ku fadhisa qofkii fahmi karo aya micnaha yaaqana beautiful song🔥

  • @engsaedabokor4080
    @engsaedabokor4080 5 ปีที่แล้ว +22

    Yaa dhegaysanya 2019 tii ilaahaybaa maqan 🙋‍♀️🙋‍♀️🙋‍♀️🙋‍♀️

  • @najuuu-
    @najuuu- 9 หลายเดือนก่อน +2

    cawa ayaan nasib u yeshaY inin dhagysto xald ayaa igu kaliftaY😢

    • @Mohodeeq
      @Mohodeeq หลายเดือนก่อน +1

      Alle haka dulqado 🥹

  • @maxamedxuseen8387
    @maxamedxuseen8387 7 หลายเดือนก่อน +3

    Intu marinku xiranyahay muska ooda laga gurin mar uun ila sug caashaqa anba waygu mara
    2024 waqti aan ku suganahay ereyadaan inkasta oo aan ku kalsoonahay mataantayda❤
    Iaka samir mar uun tii ilaaheybaa maqan

  • @hassanhussein272
    @hassanhussein272 24 วันที่ผ่านมา

    Wuu xaday heesta waa tuug gacan, heestan waxaa 1986skii qaaday nin Ciidagale ahoo jacayl u dhintay, waxaad youtube ku qortaan cabdilaahi maxamed canbuul

  • @mounakaapah598
    @mounakaapah598 4 ปีที่แล้ว +34

    YadhegYzta 2020 aniGa inaY ikuzabzantahY lamoda😢😢

  • @nasiibmaanka8183
    @nasiibmaanka8183 6 ปีที่แล้ว +29

    Hhhhhhh safaaan hallac aaba fadhiya Ood moodid shimbir roob kuda.ay🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @ugbaadsaid5156
      @ugbaadsaid5156 4 ปีที่แล้ว +1

      Kkkkkk digaad baaldhig ku dhacay dheh kkkkkk istaqfurallah

    • @mohametyoyo8526
      @mohametyoyo8526 4 ปีที่แล้ว +1

      Ma aragta 🤣🤣🤣

    • @buuxciise2167
      @buuxciise2167 3 ปีที่แล้ว

      😅🤣🤣😅😅😅🤣🤣😅😅😅🤣🤣😅😅😅😅😅🤣🤣😅😅😅🤣🤣😅😅😅🤣🤣😅😅😅😅🤣🤣🤣😅😅😅🤣🤣😅😅😅😅😅😅🤣😅😅😅😅🤣🤣🤣😅😅😅🤣🤣😅😅😅😅🤣🤣😅😅😅😅😅😅😅😅🤣🤣😅😅😅🤣🤣😘😅😅🤣😅😅😅🤣🤣😅😅🤣😅😅😅😅🤣😅😅😅🤣😅😅😅😅🤣🤣😅😅😅🤣🤣😅😅😅😅😅🤣🤣😅😅😅😅🤣🤣😅😅🤣😅😅🤣😅😅🤣😅😅😅😅😅😅😅🤣🤣😅😅🤣🤣😅😅🤣🤣😅😅😅🤣🤣😅😅😅🤣🤣😅😅😅🤣🤣😅😅🤣

  • @maaadamm298
    @maaadamm298 หลายเดือนก่อน +1

    Yaa kahadlay sida wacan ey gabadha u xasuusisey teembada heesta.

    • @cabdinuurafeey
      @cabdinuurafeey 26 วันที่ผ่านมา +1

      Qof miyir ahaa jooga, fanna ah ayaad tahay - masha ALLAH.
      Malaha, dheesha iyo xaaladda ayaa la tagtaye, waxa uu hilmaamay 'in la gaaray' halkii uu ka gali lahaa. Xitaa marki ay xasuusiday kore kama uusan fahmin, ee way ku barantay! Fiiri reaction-kiisa. In uu is dhahay (Maxaa dhacay?) Camal ayaa ka muuqata.
      Mahadsanid.

  • @paded.5492
    @paded.5492 4 ปีที่แล้ว +9

    Hestan hapenka live ka horn wn dawanyay ilaaa 2020 wn dhagaystaaa 😘😍2020 like

  • @mustaferays73
    @mustaferays73 ปีที่แล้ว +1

    Woow muruq iyo nin malaa ina kala maquurshee meher yaanu kugu dhicin wixi legend heesta aad ayay u fahmayaan waxay ka hadlayso ' ani wabay igu socotaa sida xadiiska ?...

  • @asmamaweel6532
    @asmamaweel6532 3 ปีที่แล้ว +4

    Waa sanad cusub 2021
    Insha Allah waxan rajayn sanado kaloo badan in alle farxad inagu gaadhsiiyo

  • @sakiizmail3034
    @sakiizmail3034 ปีที่แล้ว +3

    Hasan wada Old Artist. It's an amazing time 2023 A year that taught me many things ❤

  • @legendd291
    @legendd291 4 ปีที่แล้ว +3

    Intuuu uuuu uuuu 😍😍😍
    2020 August 20keedii yaa dhagaysanaya

    • @legendd291
      @legendd291 3 ปีที่แล้ว

      2021 August 22keedii ayay hadana iga soo hor baxday 🔥🔥

  • @engrzakariemohmoud5577
    @engrzakariemohmoud5577 7 ปีที่แล้ว +9

    Wow ilaaa haddada waaan dhageestaaa walhi waaa axla hees

  • @alishalove4959
    @alishalove4959 4 ปีที่แล้ว +3

    Reer waqooyiga codmacaanaa cod iyo moro macanaa

  • @cabdiraxiin6880
    @cabdiraxiin6880 ปีที่แล้ว

    Waa heestii iyo midhihihii AHUN Abwaan Abdi iidaan faarax

  • @maahirxaamudxassan3970
    @maahirxaamudxassan3970 5 ปีที่แล้ว +86

    Arageena kala maqan muuqeena kala dheer maankeena wada jira isku muhashadeene malaa dhabay noqon .......
    2019 yaa daa wanaya

    • @zakariezaed8352
      @zakariezaed8352 5 ปีที่แล้ว

      Ani daawanaya ☺

    • @F13500
      @F13500 5 ปีที่แล้ว

      I'm here waleyga maqan yahay 8.6.2019 time 2:50am 😭😭💏

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 5 ปีที่แล้ว

      somaliland waa la wada leeyahey qabiil meesha ma socdo hadii qabiil ku kalanatee xukunka ma laaga yaabaa kuwa ku badan somaliland baay amiinsanyahiin kuwa laaga badanyaheyn kama qaay galaan dhisak a wadanakaa wa la baadhi

    • @khalidanwar3680
      @khalidanwar3680 5 ปีที่แล้ว

      Abdullahi Omar Ali tartiibta ninku somaliland kama hdle wx hubso magaca un ba somaliland ugu qorane

  • @cashanura1739
    @cashanura1739 2 ปีที่แล้ว +2

    Waa sanad susub 1July 2022 incha allah sanado badan alle hayna daayo

  • @CabdiraxmanAxmed-x9t
    @CabdiraxmanAxmed-x9t 2 หลายเดือนก่อน

    Hagabaqn gacmaha
    Madhan iskasamir
    Marunoo tii illhay ba
    Maqan❤❤❤❤😂😂😂

  • @alishalove4959
    @alishalove4959 4 ปีที่แล้ว +5

    Waaw reer soomalialnd waa waxay soomaali idiinka hari ladahay

  • @RayaanApdirashiitT
    @RayaanApdirashiitT ปีที่แล้ว +6

    Arageena KaLa MaQan😥
    MuuQena KaLa Dheer🥺
    Maankeena Wada Jira🫂🫶
    Isku Muhashadeena💝🥰♥️🔐
    Hesteydii Kama DaaLo😩
    29/7/2023🎵

  • @youzufahmed2809
    @youzufahmed2809 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa dareen kalgacal xoog leh wata marka aad dhegaysato, xusuus dheer iyo jacayl

  • @Jekeey1
    @Jekeey1 4 ปีที่แล้ว +3

    Intuu marinku xiranyahay,
    muska ooda laga furin,
    mar uun ila sug caashaqa,
    amba way igu laran yahay❤️

  • @sakariaadan3176
    @sakariaadan3176 5 ปีที่แล้ว +2

    Maansha allah heestan waxa eryadeeda iska leh abwaankii waynaa ee cabdi iidaan faarax hanqadh

  • @123somalilnd
    @123somalilnd 4 ปีที่แล้ว +2

    Xasuuso hore iyo waayo jacayl oo tagay xasuustood mar kle yaa wakhtiga halkiisii ku celiya 2020

  • @hanan952
    @hanan952 9 ปีที่แล้ว +4

    MashaaAllah nice song with cool singer and the girl she's so nice MashaaAllah garab fiican ayeey siisay si wacanna wey o dhiiri galisay

    • @nagiibabdirashid1441
      @nagiibabdirashid1441 6 ปีที่แล้ว

      hanan952 iyada sharaf u tahay inay ag istaagtay Hassan gacan iyadu may dhalan heestan Markuu soo saray

  • @deeqajaamac4520
    @deeqajaamac4520 หลายเดือนก่อน

    Waxan dhagaysaj jirey toban sano kahor anoo ciyaala. Hadana waaa 1/10/2024
    Timen10:26 Am ❤

  • @kingdarmaan5092
    @kingdarmaan5092 3 ปีที่แล้ว +17

    Still Yaa dHagysaNaya 2021 Oo Qof uu jeceLyaHy tapaYa😵😿♥️

    • @aminaadan7247
      @aminaadan7247 5 หลายเดือนก่อน

      2024 ban dhageysanaya ano tabay😭

  • @saamikhalifa1760
    @saamikhalifa1760 5 ปีที่แล้ว +39

    Still listening #2019
    Farta yaag like me

  • @nazapzame3751
    @nazapzame3751 4 ปีที่แล้ว +2

    2014 ilaa imika 2020 wn dhegaystaa good song

  • @abdikadirqasim920
    @abdikadirqasim920 6 ปีที่แล้ว +2

    Waaaaaaaw waa heestii heesaha xasan gacan ereyadii cabdi iidaan aleh hawnaxariistee

    • @skdkfjxjjf5531
      @skdkfjxjjf5531 5 ปีที่แล้ว

      abdi heesan waligeedba wa jirtay nin kale ayaa qadi jiray luuqda iyo musigba oo anan magaciisa hada saxayn szb 86 ayaan dhagaysaty

  • @zakariagoh6687
    @zakariagoh6687 4 ปีที่แล้ว +2

    Wakaa codka la doonayaa wa kuwaana erayada loo boogi karaa♥️

  • @SadiqH.A
    @SadiqH.A 7 ปีที่แล้ว +28

    very calm and cool singer with amazing song absolutely best song😍😍😍😍

  • @blackwolfwolf2510
    @blackwolfwolf2510 7 ปีที่แล้ว +31

    xasan gacan caleek Somalilander. miyeey ku garanayaan xasanoow imikey ku arkeene

    • @alihassa2295
      @alihassa2295 5 ปีที่แล้ว

      1995 ayaa aragiisa barashadiisa magaciisa iyo maqalkiisa iigu horaysay isaga oo markaa qaadle ah isaga iyo maxamed bursi anaga oo markaa dagan xaafada xawadle dagan iyuu kaban aad u macaan tumanjireen isaga iyo inamo adeeraday ah oo markaa fasax kaga yimid Qadar Doha from that day ilaa imika aad ayaanu isku naqaana waa nin mutakar ah ehlu diin ah fankana aad u xiiseya hibana u leh

    • @maxamed7258
      @maxamed7258 3 ปีที่แล้ว

      He’s been singing in Hargeysa last 35 years

  • @Eng.AhmedKhalif
    @Eng.AhmedKhalif 6 ปีที่แล้ว

    Eesh cala hees
    Erayada heesta wax loo dhiga ma jirto.
    Abdi iidan alle haku naxariisto

  • @cabdixasan1969
    @cabdixasan1969 4 หลายเดือนก่อน

    Abwaan Cabdi iidaan faarax Alle ha u Naxriisto

  • @zuhurali3615
    @zuhurali3615 4 ปีที่แล้ว

    Heestan cawke mabaan ku xasuusta alle naxriista jano haka waraabsho axmed xasan cawke

  • @rioafrica4883
    @rioafrica4883 3 ปีที่แล้ว

    2016 Xasuus igu gaar ah Waaye Heesta Boqorada aan jeclaa aamino Amiisha from nairobi waan ku slaamay

  • @cabdiqaniaxmadnuur1374
    @cabdiqaniaxmadnuur1374 5 ปีที่แล้ว +1

    Abwaan cabdi iidaan faarax ayaa erayada lahaa,Alle ha u naxariisto'e.

  • @musekhadir3888
    @musekhadir3888 3 ปีที่แล้ว

    Reer Hargeisa waxey raban iney reer Djibouti barejeyan,plz madaxa astura

  • @misszaamy6559
    @misszaamy6559 ปีที่แล้ว +2

    Iyado laga joogo 2 sanno kala hadhkaygi ayan manta arkay markasan so xasuustay heestan oo u codkisa igu qadi jiray 😢

  • @rayaanxuseen286
    @rayaanxuseen286 7 ปีที่แล้ว +7

    wwww wan jeclahay heestan lakiin ma fahmo inta badan erayadeda innaba caadi ma aha

    • @RR-cp3we
      @RR-cp3we 6 ปีที่แล้ว

      rayaan xuseen axc

  • @hanuuniye3868
    @hanuuniye3868 2 ปีที่แล้ว

    Allah yaraxma abwaan ABDI IIDAAN FAARAX midhaha midhaha ayaad ka garanaysaa culayskooda inuu nin culus sameeyay ereyada

  • @Cc-cs9zz
    @Cc-cs9zz 5 ปีที่แล้ว +4

    Arageena kalamaqan
    Gabdh baa ilaa 14 jeclahay wali jacaylkeeda uma sheegin waana kala dheernahay
    Gabr kasta oo aan is dhaho meel bay uga eegatahy ayuun baa hawaystaa

  • @abduuabdullahi
    @abduuabdullahi หลายเดือนก่อน

    Heesta yaaa leh orginalkeeda

  • @hamdaahmeth7218
    @hamdaahmeth7218 5 ปีที่แล้ว

    Masha allah murti culus abwaan cabdi iidan faarax alle haw naxariistee

  • @matanibnujibril1601
    @matanibnujibril1601 หลายเดือนก่อน

    2014 Ayan jida ku dhegaystay maanta ayaan kuddooo lasbtay

  • @munibalhaj5741
    @munibalhaj5741 6 ปีที่แล้ว

    Barigay nimco samriye daadihiyaha horn caple tv ahayd...imika wa marwo reerkeda dhaqata

  • @cabdiraxmaanciise5984
    @cabdiraxmaanciise5984 ปีที่แล้ว

    Ereyadii ilahay ha u naxariiste cabdi iidan faarax

  • @ابوشير
    @ابوشير 5 ปีที่แล้ว

    Maashaa allaa codkaaga waan jeclaa aragaaga iyo da'da aad tahay fanaan buuxa

  • @I_Ali131
    @I_Ali131 5 ปีที่แล้ว +2

    Iedle yaraa kufsaday heestaN inkastoo si heer sare ula keenaY😍😍😍

  • @yasinmagan2244
    @yasinmagan2244 5 ปีที่แล้ว

    Abwaan Cabdi Iidaan oo lahaa midhaha heesta illaahay naxasriistii Janno ha ka waraabiyo.

  • @ugbaadsaid5156
    @ugbaadsaid5156 4 ปีที่แล้ว +2

    Rag ba fadhiya aad modo inu shuban biyod ku dhacay lakiin imika is bedelay ba jogaa

  • @khalidawga4985
    @khalidawga4985 4 ปีที่แล้ว +2

    Xasanow heestan ninkii hore u qaaday wuu noolyahay inaad waa xasuus hore tidhaahdo ayay ahayd waxa heeska qaaday 70-nadii maxamed cabdilahi cambuul

    • @hassanhussein272
      @hassanhussein272 24 วันที่ผ่านมา

      Sxb maxamed cabdilaahi canbuul miyuu nool yahay soo Ciidagale muu ahayn, waan xasuustaa inuu isagu heestaa lahaa canbuul

  • @yahyeawali4229
    @yahyeawali4229 4 ปีที่แล้ว +2

    Waar nio heestan wan iska jcelahyo mrksta wan kuso ceshada😉

  • @sayray9524
    @sayray9524 10 ปีที่แล้ว +5

    waa heees aaad u macaaan midho iyo coodmacaan great song

  • @walaalsoomaali4599
    @walaalsoomaali4599 4 ปีที่แล้ว +2

    Sanado qurux badan baa agtaada kuso qaatay inkasto hada an kala fognahaY wan rajeena ina dib u midoowno mar kale!😘🙌

  • @abdirahmaanahmed9696
    @abdirahmaanahmed9696 7 ปีที่แล้ว +10

    inaba caadi mahan walhii wan jecelhy heestan

  • @amiinabdihakiim8669
    @amiinabdihakiim8669 4 ปีที่แล้ว +1

    2014 sii live ah ban habenkaa u dawanaayey barnaamijkan hadana cawa oo ay tahay 2020 ayaa dawanaya ✌️✌️🤣

  • @farxaannuur2371
    @farxaannuur2371 3 ปีที่แล้ว

    allah hawnaxariisto cabdi iidaan farax waa codkii xasan gacan

  • @yeeleabdi5314
    @yeeleabdi5314 2 ปีที่แล้ว

    Heestan waxaa sameeyay Abwaan Cabdi Iidaan Faarax ilahay Ha u naxariisto

  • @naasirjaamac
    @naasirjaamac ปีที่แล้ว

    Fadlan nugu caawi Erayada heestan Abwaanka sameeyay

  • @googlegmail3753
    @googlegmail3753 7 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah waa ragi hesaha laha oo lodayay heeso kale maqada

  • @maxamedxasan2730
    @maxamedxasan2730 3 ปีที่แล้ว

    heestan waxa qaadi jiray maxamed cabdilaahi canbuul erayada abwaan mualif gabyaa cabdi iidaan

  • @sahamiyehd6293
    @sahamiyehd6293 10 ปีที่แล้ว +6

    There u go HG2....one love! great song!

  • @abdijalilnur6437
    @abdijalilnur6437 5 ปีที่แล้ว +4

    Waxaa modaa in hadda ane la i sameeyay 2019 ma ila daawanysaa
    Arageena Kal maqan
    Muuqeen kala dheer
    Maankeena Wada jira
    Isku muhashadeenii
    Intuu marinku xiran yahay
    Muska ooda laga gurin
    Mar uun ila sug caashaqa
    Anaba weygu maran yahee
    Haka baqan gacmaha madhan
    Mehar yaana kuugu dhicin
    Iska samir mar unoo
    Tii ilaaheey baa maqan

  • @raliyaabdi1632
    @raliyaabdi1632 2 ปีที่แล้ว

    2022 November 5 11:37pm hbnimo
    Aragena kala maqan muuqena kala dheer Abdaw

  • @lovealwaysgood515
    @lovealwaysgood515 7 ปีที่แล้ว +3

    Haka baqan gacamaha maran iska samira abdi Mohamed iidan 😎😎 abwaanki weyn caruurta qaxa ku dhaltey

    • @abdirahmanfarah7268
      @abdirahmanfarah7268 6 ปีที่แล้ว

      love always Good magaca iska sax Abdi Iidaan Farah weeye

  • @safiyalucky7893
    @safiyalucky7893 5 ปีที่แล้ว +3

    Heestan xasuus wiil an jeclahy aya isodiray August 17 /2019 ma ilobo heestan

  • @abdillahimohamud3899
    @abdillahimohamud3899 6 ปีที่แล้ว +2

    Abwaan Heeska Sameyay Waa AHN Cabdi Iidaan Faarax Alle ya arxamu
    Originaly Fananka ku luqeeyay Waa Maxamed Cabdillahi Canbuul Indho sibidhle
    Codka iyo laxankuba waa isaga
    Origenaly Heestu waa Afar Bayd sidan si ka quruxbadana loo qaadayo
    Isaguna wuu soo jarjaray oo kaso dhex xushay intuu uga baahna
    Markaa fanaka heeska laha inu xuso ayay ahayd
    Waanu Noolyahay maxamed cabdilahi canbuul

    • @cajabcajab4823
      @cajabcajab4823 5 ปีที่แล้ว +1

      Sxb miyu nolyahay fananka hesta originaly lihii

    • @abdillahimohamud3899
      @abdillahimohamud3899 3 ปีที่แล้ว

      Haa zxp wuu Noolyahay Originalkeeda youtube-ka waad ka helaysaa
      Mohamed cabdilahi canbuul hees Marwo
      Kuqor zxp

  • @mohamedcade6781
    @mohamedcade6781 4 ปีที่แล้ว +1

    Jacelka dadPa dhel dhel u heesta lkn malinta wax jeclato adunka aYaa adun cusuP ku ku NaqanaYo aniga malinta aqli yesh taY ilhada jacelka Wan qemeeYa 🙏🙏🙏🤕😌😌

  • @dr-abdala8041
    @dr-abdala8041 ปีที่แล้ว

    Maankeena wada jira..
    isku muhashadeena💖

  • @daadihiye629
    @daadihiye629 4 ปีที่แล้ว

    Alla.maye heesten.siyaad bara laha midhaheeda

    • @saciid_iid
      @saciid_iid 7 หลายเดือนก่อน

      Godka ugu gee

  • @samiraomar5388
    @samiraomar5388 4 ปีที่แล้ว +3

    Ya dhageysanya 2020 March 29

  • @CwahaabQaasim
    @CwahaabQaasim 7 หลายเดือนก่อน

    Way hees dhaaftay😮

  • @abdirahmanliban5577
    @abdirahmanliban5577 10 ปีที่แล้ว +4

    Daniel Mohamed. heestan waxa sameyeey abwaanki weyna cabi iidan faraax wa Ninki Heesta Jacayl biri ma gooyso biyo kama maydhan Laha. (AHN) Iyo waliba Heesaha u qado Mohamed A kuluc.

    • @daadihiye629
      @daadihiye629 4 ปีที่แล้ว

      Siyaad barra laha jeestan

  • @sumaayaawaale1602
    @sumaayaawaale1602 4 ปีที่แล้ว

    Hasan Gacan waa jeclahay heesahiisa waa nin dagan

  • @gureykabtan4398
    @gureykabtan4398 5 ปีที่แล้ว +1

    2014 qofta heska shawga ka cayareesa wllhi wax kale aheed tolow hada halke bay ku dambeesay

  • @maxamedjamaaccadawe2054
    @maxamedjamaaccadawe2054 5 ปีที่แล้ว

    Alla ha unaxariisto cabdi iidaan

  • @ShucaybMohomed
    @ShucaybMohomed 3 หลายเดือนก่อน

    Heestaas barigii uu barnaajimkaa socday inan ayaa jecelaa oo si dhab ah ayaa qlbiga ugu haya imaka ayaan dib usoo dhagystay inatiina waa la iga guursaday oo wali si dibii ayaan ahy

  • @Mohodeeq
    @Mohodeeq หลายเดือนก่อน

    Arageena KaLa MaQan
    MuuQena KaLa Dheer
    Maankeena Wada
    Jira-Isku Muhashadeena.
    Hesteydii Kama DaaLo
    1/10/2024 🥹❤️

  • @mahamedabdiqadir6295
    @mahamedabdiqadir6295 6 ปีที่แล้ว

    Hees Aad u wacan.wlhi Abwaanku waa Nice weyaan

  • @strikerbaarigabeledxaawo9805
    @strikerbaarigabeledxaawo9805 6 ปีที่แล้ว +11

    Marka Xigana Sheekada Waxaa ii Marqaati Ah Muruq Iyo Nin Maal Leh Ayaa Inakale Maquursheee
    Haka Baqan Gacmaha Maran
    Tii Illaahey Baa Maqan
    Esh Calaa Heees

  • @ildheereproduction3753
    @ildheereproduction3753 5 ปีที่แล้ว +2

    Habeenkaa Iyo maalmihii xaafadaydii sh madar iigu danbeeyay 2014

  • @abdinajiibdirir6311
    @abdinajiibdirir6311 3 ปีที่แล้ว +3

    Xasuus gooniyay heestaasi gu leedahay ilaahay ha dhowro iyada iyo ubadkeedaba 😓

    • @jeexdinTV
      @jeexdinTV 2 ปีที่แล้ว

      Calafkaa idinkal geeyay

  • @dahirduale5650
    @dahirduale5650 3 ปีที่แล้ว

    Yaa heestan dhageysta 2021 ha taagaan farta

  • @abdirahmaanabdulahi5683
    @abdirahmaanabdulahi5683 4 ปีที่แล้ว

    Ilaaihoh 2020 waan iskaga celcelsanaaa

  • @awoabdi5552
    @awoabdi5552 4 ปีที่แล้ว

    Woow best song waxan dhegeysty 2014

  • @mohamedabdiibrahim8094
    @mohamedabdiibrahim8094 4 ปีที่แล้ว

    Hassan Gacan heesta malaha oo waxaa iskalahaa fanaanka la yidhahdo Maxamed Cabdillahi Cambuul laakin xasan ma sheego inuu fanaan kale lahaa heesta

  • @umalkheirmohamed9563
    @umalkheirmohamed9563 ปีที่แล้ว

    27/05/2023 Tii ilahayba maqan 😢💔 haben sabtia time 2:15 habenimo 💔

  • @foodcali3404
    @foodcali3404 6 ปีที่แล้ว

    mansha allah ninkani waa nin dagan cod mcn mansha allah