Fadeexo: Wasiir Oomaar oo Gabar Soomaali LACAG kA Dhacay.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 15

  • @abdiqaniabukarmohamuud3324
    @abdiqaniabukarmohamuud3324 4 ปีที่แล้ว +1

    Tuugo ayaa kuheshay dowladii ayaaba ugu horeyso tuuganimada allow naga bixi

  • @adangudhane336
    @adangudhane336 5 หลายเดือนก่อน

    Ladney hadaan lagu wasin

  • @suweydahassan3873
    @suweydahassan3873 4 ปีที่แล้ว

    Nasiib xumo alloow noo sahal umuuraha

  • @abdiqaniabukarmohamuud3324
    @abdiqaniabukarmohamuud3324 4 ปีที่แล้ว +2

    Mid ka qoriga sita talefan buu kadhacaa mid ka qalinka sita qoraal buu kugu dhacaa mid wasiirkaa afsomali buu kugu dhacaa alow naga qabo tugada

  • @maryandhibka1818
    @maryandhibka1818 4 ปีที่แล้ว

    Dadka Soomaaliyeed iska joojiya dadka deenta aad siineysiin.
    WAXAAGA HADHIBIN HADII AAD DHIBTANA HAKA DABA DHIMANIN

  • @adangudhane336
    @adangudhane336 5 หลายเดือนก่อน

    Naa hadaan lagu wasin waad hadneyn

  • @libanmohamws1796
    @libanmohamws1796 4 ปีที่แล้ว

    Waa cajiib. Masuul waxa ka suuroba in uu jiri karo. Somali lama amini karee amey na qaldeysa naagta

    • @abbasxagar3033
      @abbasxagar3033 2 ปีที่แล้ว

      Waar ilaahay ka cabso ma waxaad garabsiinayaa daalimiinta miskiinta waxeedii cunay ee askarta u adeegsaday cashuurteeda mushaharka uqaata maxad dilmaysaa oo dhcdysaa gabadhaa aad aragto akhlaaqdeeda iyo daacadnimada kamuuqata ee indhaheeda ilmadu kasoo daadsnayso ciil dartii

  • @abdnasiraliahmedaweys3561
    @abdnasiraliahmedaweys3561 4 ปีที่แล้ว +1

    Toron torow aad wax walagu qabaaa

  • @maryandhibka1818
    @maryandhibka1818 4 ปีที่แล้ว

    Wlk dhibkan kuguma dheceen hadii aad dhihi leheed lacagta halasoo hormariyo.
    Somali horay ayeey u mahmahday waxaga hadhibin hadii aad dhibtana haka daba dhimanin

  • @yassinawil5158
    @yassinawil5158 4 ปีที่แล้ว

    Wasirku sawkan iska dhiganaya masuulkan inanta lacagteeda siiya

  • @kaydyasin7826
    @kaydyasin7826 4 ปีที่แล้ว

    Waa inla xirxia raga tuugada ah

  • @leylahilowle2168
    @leylahilowle2168 4 ปีที่แล้ว +1

    ILLAAHOOW XAQA UMMADA IYO MASAAKIINTA KU CADAAB ADUUNYO IYO AAQIRO ADIGAA AWOOD LAHE YAARABI. th-cam.com/video/QrFJEFj0Tds/w-d-xo.html

  • @Tahmeenaful
    @Tahmeenaful 4 ปีที่แล้ว

    Dowlada Farmaajo oo tuugada isugu timid in ay shacabka dhacaan. Markaasuu leeyahay Dowlad goboleedyada hala dumiyo. Farmaajo waa cudur aan daawo lahayn!